Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Jowhar

0
Saturday March 12, 2022 - 16:17:00 in Wararka by
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Jowhar

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

 Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriirta qarax miino oo ay dad u dhinteen oo Maanta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar.


Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan ay ku dhinteen labo ruux oo saarnaa mooto dhugdhguley ku soo jeeday magaalada Jowhar oo ka timid deegaanka Biyo Cadde.

Goobta uu qaraxan ka dhacay oo ah meel u dhexeysa magaalada Jowhar iyo garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ayaa bishii aynu ka soo gudubnay waxa ay miino kula qaraxday mooto bajaaj waxaana ku dhintay dhammaan afar ruux oo saarneyd mootadaas.

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay duleedka magaalada Jowhar - Jowhar somali news leader




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip