Dowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Ukraine

0
Friday February 25, 2022 - 20:18:22 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Ukraine

    Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka ugu baaqday inay lasoo Xidhiidhaan safaaradaha Soomaaliya ee Biljamka iyo Jermalka. "Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duulayso xaaladda ammaan ee Ukraine o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka ugu baaqday inay lasoo Xidhiidhaan safaaradaha Soomaaliya ee Biljamka iyo Jermalka. "Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duulayso xaaladda ammaan ee Ukraine oo si xawli ah isu beddeshay, waxay kula talisay dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ay ku jiraan ardaydu in ay la soo xiriiraan Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Brussels iyo Berlin si loo soo daad gureeyo" ayaa lagu yiri war kasoo baxay dowladda Soomaaliya. No photo description available.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip