HALKAN KA AKHRISO WARARKA WAGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO ARBACO 23-FEB.2022

0
Wednesday February 23, 2022 - 09:07:11 in Wararka by
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WAGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO ARBACO 23-FEB.2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Geerida Sheikh Shalaya Lagu Qarxiyay Kismaayo
Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliy eed ee uu ka geeriyooday Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed oo ku shihiiday qarax ay kooxaha arxan-laaweyaasha Ar gagixisada ahi kula eegteen magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha ayaa xusay in Sheekh Cabdinaasir ahaa daaci weyn oo lafdhabar u ah aa fidinta diinta islaamka iyo ilaalinta caqiidada suubban ee ummadda Soomaaliyeed, waxa uuna Madaxweynuhu til maamay in falkaas arxandarrada ah uu ka marag kacayo sida ay argagixisadu duullaan ugu tahay diinta islaamka iyo nolosha haldoorka Soomaaliyeed.
"Innaa Lillaahi Wa Innaa Il ayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Cabdi naasir Xaaji Axmed oo argagixisada cadowga ku ah jiritaan ka ummadda Soomaaliyeed ay ku dhishay magaalada Ki smaayo. Sheekh Cabdinaasir waxa uu ahaa daaci weyn oo noloshiisa oo dhan u huray fidinta diinta islaamka.”
Farmaajo ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu hoygi isa ka yeelo Jannatul Firdowsa, waxa uuna caafimaad deg deg u rajeeyey culimada iyo muwaadiniinta kale ee dhaawa cu ka soo gaaray falkaas arxan darrada ah.
Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Kismaayo
Qarax laga maqlay jugtiisa inta badan xaafadaha magaa lada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa goor sii horeysay ka dhacay Isgoyska Somali Star ee xaafada Calanleey ee magaaladaas.
Qaraxaan ayaa waxaa ka dhashay kha saaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana la soo warinaya in uu ahaa qar axaanI mid gaarigiisa loogu xiray Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan.
Wararka ayaa intaas kusii daraya in Sheekh Cabdinaa sir uu qaraxaas ku geeriyooday, xilli uu dhawaan ka tagay magaalada Laascaanood, isaga oo magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland u tagay arrimo la xiriiro kulan diineed.
Ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa gaaray goobta qaraxa, iyaga oo xiray wadooyinka ku teedsan Isgoyska uu qaraxu ka dhacay, waxayna bilaabeen baaris hordhac.
Laamaha Amniga magaalada Kismaayo illaa hadda ka ma aysan hadlin qaraxaas, xilli Shalaya halkaas ay ka dha cday Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacab ka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo dee gaan doorashadoodu tahay Kismaayo.
Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dilka Sheekh Cabdinaasir Xaaji loogu gaystay Kismaayo
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo Shalaya ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa. Sheekha iyo dad kale oo la socday ayaa qaraxan lagula eegtay xaafadda Calanley, wax yar uun ka dib, markii ay ka baxeen Masaajid ay Salaaddii Duh urka ku soo tukadeen. Madaxweynaha Jubbaland ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay "Waxaan ka tacsiyeyna yaa geerida Alle ha u naxa riisto walaalkeen Sheekh Ca bdinaasir Xaaji Axmed oo gacan ka xaq daran ay ku di shay qarax miino oo gaarigi sa loogu xiray.
Alle ha u naxariistee sheekhu wuxuu ahaa daaci si weyn u anfacay ummadda Soomaali yeed oo dacwadda iyo khayrka ku faafin jiray guud ah aan dhulka Soomaalida, isagoo M/ Kismaayo u yimid faa finta khayrka iyo baraa rujinta bulsh ada.
Si gaar ah waxaan tacsi ugu dirayaa ehel kii, qaraabadii iyo saxiibadii uu sheekhu ka baxay, anigoo isagana rabi uga baryaya inuu janadii fardo wsa ka waraabiyo.”
Taliyaha Asluubta "Markii Lagu Mashquulay Siyaasad da, Al-Shabaab Waxay Kordhiyeen Weeraradooda”
Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda iyo doorashada ay kordhisay weeraradeeda Al-Shabaab.
Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka hadlayey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 52-aad ee kasoo wareegtay Aas-Aaska Ciidamada Asluubta ayaa ka ha dlay ammaan ka guud ee dalka & weerarada Al-Shaba ab.
"Xoogaa waxaad moodaa siyaasadda xageeda iyo doorashada markii loo jeestay ayaguna waa naga soo daba jeesteen cad owga dalka waxaad moodaa inay shaqdood a kordhiyeen,” ayuu yiri taliyaha Mahad Cab diraxmaan Aadan. Dhanka kale taliyaha ayaa faray ciidamada Asluubta So omaaliyeed ee uu hoggaamiyo inay u diyaar garoobaan ka hortegga weerarada Al-Shabaab iyo sugida amniga guud ee dalka.
Maxamed Xasan Cirro: Guddoomiyaha guddiga doora shada wuxuu abuurayaa xasarad cusub oo doorashada lagu jahwareeriyo
Guddoomiyihii hore guddiga doorashada Soomaaliya Md.Maxamed Xasan Cirro ayaa ku eedeeyay guddoomiya ha guddiga heer federal ee doorshooyinka inuu abuurayo xasarad cusub oo lagu jahwareerinayo doorashada golaha shacabka.
Guddoomiye Muuse Geelle ay aa Dorraad sheegay in guddgigoo da uu hakiyay natiijada kursiga Fahad Yaasiin iyo kuraas ta kale oo horey loogu doortay k/ galb eed. "Kursi doorashadiisa ho rey loo dhameey ay,waa un nuuc xasarad abuur ah.
Waqtigii 25-ka bisha wuu dhow yahay, halkii dardar gal inteeda iyo dhameystirkeeda xoogga la saari lahaa, in loo soo nooleeyo cabaqado horey looga gudbay waa xasarad abuur,” ayuu yiri Cirro.
Md.Cirro wuxuu tilmaamay inay gacme shisheeye dag aalkooda soo dhex galiyeen guddiga doorashada. Wuxuu sheegay caqabadihii isaga ka hor yimid ee horseeday inuu meesha ka baxo ay haatan haysataan madaxda guddiga doorashooyinka.
Guddiga doorashada ayaa dhexdiisa isku khilaafsan kur aasta uu hakiyay guddoomiyaha guddiga doorashada, wax aana xubnaha kasoo horjeeda arrintaan ay sheegeen inu usan jirin wax fadhi oo gudidigu ka yeeshay arrintan.
Magacyada Xildhibaanada Kusoo Baxay Doorashadii Ka Dhacday Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa waxaa ka dahcaday doorashada Shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka , oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.
Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ku guuleystay kursiga HOP#072 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soom aaliya, isagoo helay 75 cod, halka Cabdisamed Maxamed Cabdulla ahi oo la tartamayey uu helay 18 cod, waxaana xumaaday 2 cod sida ay shaaciyeen Guddiga.
Mowliid Cabdi Maxamuud ayaa hab gacan taag ah ugu guuleystay kursiga HOP#13O ee Golaha Shacabka, ka dib markii ay tanaasushay Musharax Haboon Axmed Tifow oo la tartameysay.
Maxamuud Muxumed Cumar ayaa ku guuleystay kurs iga HOP#079 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Feder aalka Soomaaliya, kadib markii uu helay 74 cod.
HOP136 uu ku guuleeystay Xildhibaan Cumar Yuusuf Qal adiid, halka kursiga #HOP112 uu ku guuleeystay Xildhib aan Cabdiqaadir Maxamed Waceys.
Dr. Xasan Sheekh: "Farmaajo waa in la maxkamadeeya hal arrin darteed”
Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur oo ka faalooda arrimaha Siyaasadda gaar ahaan midda Soomaaliya ayaa ka hadlay oorashada Golaha Shacabka ee ka socota dalka, oo uu sheegay in Golaha la iskugu soo aruuriyay dambiilayaal.
Dr. Xasan ayaa sidoo kale waxa uu dalbaday in maxkamad la soo taago madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dham aaday, maadama uu sheegay in uu dalka ka galay khiy aano Qaran.
"Waa in Farmaajo la geeyo maxkamad oo uu tago, waa in la weydiiyo dadka uu ku dilay guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, dadka uu ku dilay Gedo, Bay dhabo iyo Dhuusamareeb ayaa u maqan waa in la weydiiyo,” ayuu yiri.
"Farmaajo waa in la weydiiyo lacagta miisaa niyada me esha la geeyay, isaga ayaa qaab ilsan in la weydiiyo, wax kasta oo qas iyo qalalaase uu sam eeyay waa in lagu maxkamadeeyo.”
Sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in marnaba Golaha Shacabka u aqoonsan doonin, maadama ay soo galeen dad ku eedeysan dambiyo waaweyn iyo dilal.
"Cid ku dhuuman karta majirto Golaha Shacabka, umana aqoonsan doono Gole haddii uu noqdo dad ay kusoo dhuuntan dambiilayaasha.”
Dr. Xasan ayaa ugu dambeyntiina sheegay in kooxda Farmaajo aysan laheyn abaal, ixtiraamna u hayn dadkii ay ku meel-marsadeen damacyadii foosha xuma, xili dhawaan rag si weyn ugu dhawa loo diiday inay ka dhoofan garo onka Muqdisho. .Xigasho:casimadda.net
Musharrax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka hadlay Amniga, Abaaraha & Doorashooyinka
Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Md.Daahir Maxamuud Geelle oo Shalaya dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay xaalada dalka gaar ahaan Amniga, Abaaraha iyo Arrimaha doorashooyinka.
Musharraxa oo Warbaahinta kula hadlay M/ Muqdisho ayaa marka hore sheegay in xilligaan dalka ay kajirto Aba ar aad u xoogan sidoo kalena uu jiro sicir barar saameyn ku yeeshay Bulshada, wuxuuna Bulshada Somaliyeed ugu baaqay i ay is caawiyaan.
Daahir Maxamuud Geelle ayaa sidoo kale sheegay in maalahaan ay soo bateen qaraxyada ka dhacaya dalka, isa ga oo u tacs iuadeeyay dadka wax ku noqday qaraxyada , wuxuuna hay ’adaha Amniga ka codsaday inay dalka ba dbaadiyeen ma adaama dhaliil dhanka Amniga ah loo jee dinayo dowladda.
Arrimaha doorashooyinka, isaga oo ka hadlayay ayuu sheegay in Xildhibaannada Cusub ee la doortay ka sokow Alle ay gacantooda kujirto badbaadada dalka loogana baa han yahay inay doortaan qofkii ka Shaqeeynaya danta dad ks iyo dalka.
” Mararka qaar Xildhibaannada waxaa la leeyahay anag aa kusoo saaranay taasina kaliya maahan in wax laga ra bee in qiimaha iyo awooda uu leeyahay la rabo in la dhimo, midna ha ogaadaan in dadkaaga ama ehelka aga oo mu diiday inay ku doortaan xoog lagu ugu soo saaray dambina lagaaga abaal dhiga nayo ayuu yiri” Musharrax Daagir Geelle.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in Xildhibaannada la soo saaray ay ka hadlaan arrimo ku saabsan qadiyadda dalka loo sheegayo inay hoos isku dhigaan maadaama la soo sa artay, hayeeshee wadada kaliya uu kaga badbaadi karo ay tahay in codka halka loo rabo uu ka leexiyo.
Ugu dambeyn Daahir Geelle ayaa sheegay in dhamaan Xildhibaannadii iyo cid kasta oo u dakanoowday taliska Farmaajo banaanka la keenay, iyaga oo loo diiday inay tart amaan, isla markaana xildhibaannada Cusub taasi mid la mid ah ay sugeyso hadii aysan xisaabtamin.
Al-Shabaab oo weerar khasaaro geystay ka fuliyay Magaalada lamu
Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay weerar khasaaro gey stay ka fuliyeen tuulo hoostagta Magaalada laamu oo 12-KM ujirta deegaanka Baar Go’an ee gobalka La mu, wax aana ay ku dileen dad Shacab ah. Shacabka la dilay ayaa ku sugnaa Guryahooda, waxaana weer arku dhacay, iyada oo dadka ay jiifeen, sida ay she egeen xubno katirsan laam aha Amniga Magaalada lamu.
Majirin saldhig Ciidan oo Al-Shabaab weerareen, balse tuulada la weeraray ay degan yihiin dad Shacab ah, kuwa as oo saameyn weyn uu ku yeeshay weerarka. Saraakii sha Ciidamada Kenya ee Magaalada lamu ay aan si faah faahsan uga hadlin weerarka, waxaana la fila yaa in dhaw aan ay faah faahin Guud ka bixiyaan.
Al-Shabaab ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay kor dhiyay weerarada ay ka fulinayaan degaannada u dhow Magaalada lamu, xilli Kenya ay heegan gelisay Ciid
Qarax ka dhacay goob dahabka laga qodo oo ku taal Burkina Faso.
Ugu yaraan 59 qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax isniinti ka dhacay goob dahabka laga qodo oo ku taal koonfur-galb eed ee Burkina Faso, si da ay she e gtay warbaahin ta gudaha Dalkaa si.
Qaraxan oo ahaa mid xooggan ayaa sidoo kale sababay burbur xooggan oo ka dhacay goobta dahabka lagu sameeyo ee Gomgomb iro oo ku taal Gbomblora, oo qiyaastii 386 kilomitir koonfur-galbeed ka xigta caasimadda Ouagadougou, sida laga soo xigt ay maamulka gob olka oo ay soo xi gatay Wakaal ada wararka Burkina Faso ee (AIB).
Qaraxa ayaa Sababay Dhimashada Dad badan iyo may dad laga soo saaray goobta, Waxana maamulku ku dartay, in wali ay wadaan Gurmadka Dadka ku wax yeeloobay Qaraxa. Dalkan Galbeedka Afrika ku yaalo ee Burkina Fa so ay aa ah dalka inta badan dadkiisu qotaan Buuraha dah abka, kadib markii wax-soo-saarka suufkauu yaraaday, ma siibo oyinka ayaa ku soo noqnoqda goobaha macdan qodi sta. Kii ugu dambeeyay ayaa Jimcihii ka dhacay koonf urta,
markaasoo laba qof ay ku dhinteen dhul go’ ka dib
 
Sarkaal ka tirsan ciidanka DF Soomaaliya oo lagu dilay MUQDISHO
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil ay koox hube ysan barqanimadii Shalaya ka geysatay qaybo ka mida M/ Muqdisho, kaas oo loo geystay sarkaal ka tirsanaa ciidam ada dowladda, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah.
Sarkaalka la toogtay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdi Dheere, wuxuuna ka tirsanaa milatariga Soomaaliya, iyada oo raggii ka dambeeyey dilkiisa ay goobta isaga baxs adeen. Wararka ayaa sheegaya in xilliga la dilayey marxu umka uu gaari kala soo baxayey Garaash ku yaalla D/Dhar kenley ah oo ah meesha uu dalku ka dhacay.
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa sidoo kale goor dambe tegay goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay kasoo qaadeen maydka sarkaalka la dilay.
Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay sar aakiisha laamaha ammaanka iyo maamulka D/ Dharkenley oo ku aadan dhacdadaasi dilka ah.
Dilkan ayaa qeyb ka noqonaya falal ammaan darri oo maalmihii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan uga dhacayey gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Si kastaba, amni darrada sii baaheysa ee ka jirta caasima da ayaa waxaa loo sababeynayaa xiisadaha siyaasadeed ee taagan iyo doorashooyinka weli ka socda gudaha dalka.
Shir looga hadlayay Abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarl amanka DGK/Galbeed Xildhibaan Dr Cali Saciid Faqi ayaa Shalaya shir Gudoomiyey Shir looga hadlayey wax ka qaba shada dadka Abaartu saameysey ee ku Nool Deeganada iyo Degmooyinka K/ Galbeed sidii Gargaar Deg deg ah loo gaarsiin lahaa.
Shirka oo ka qabsoomay M/ Baydhabo ee Xarunta G/ Ba ay ayaa waxaa qeyb galey kuixigeenka Madax Hay’adda UN Ocha ee Soomaaliya Peter Ekayu , Wasiirada W/ Caafi maadka, Garaarka , Tamarta iyo Khayraadka Biyaha , G/ Gudiga Qoxotiga , Agaasimaha Guud ee W/ Gargaarka KGS & Qaar ka Mid ah Hay’adaha Samafalka ee ka how lgala Koonfur Galbeed.
Shirka ayaa diirada lagu saaray sidii gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saameeysay, iyada oo la kaashanayo Ganacsatada degaannada Koonfur Gal beed. Guddoomiyaha Baarlamaanka DGK/ Galbeed Xil. Ca li Saciid Faqi ayaa ayaa DFS Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ka codsadaan inay caawiyaan dadka Soomaaliyeed ay abaartu saaneeysay.
Degaano iyo degmooyin kuyaalla Koonfurta iyo bartama ha Soomaaliya ayaa dadka kunool waxaa sanadkaan sa ameeyay abaaro baahsan, iyada oo dowladda Soomaaliya iyo dowladaha Xubnaha ka ah ay ku mashquuleen howlaha doorashooyinka.
Booliska oo sheegay in gacanta lagu dhigay Kooxo weerar ka geystay Muqdisho
Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa gacanta ku dhi gay kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Boliiska qaar ka mid ah degmoo yinka gobolka Banaadir.
Afayeenka Boliiska Cabdi Fitaax Aadan Xa san ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weera reen Saldhigyada Booliiska Wadajir, Hodan, Howl wadaag iyo Boondheere, isla markaana gacanta lagu dhigay ragii weerarka soo qaa day Warbaahintana loo soo bandhigayo.
Afhayeenka ayaa sheegay in Boliisku qabtay 7 Ruux oo ku eedeysan inay soo weerareen Saldhigyada Boliiska.
Muxuu yahay howlgalka cusub ee ATMIS ee beddelaya AMISOM?
Dowladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda iyo Amn iga ee Midowga Afrika ayaa dhowaan shaaciyey inay he shiis ka gaareen qaabka uu u ekaanayo hawlgalka cusub ee bedelaya AMISOM.
Howlgalkaan waxaa lagu heshiisyey in loogu magac-daro ATMIS, waxuuna bedelayaa hawlgalka Midowga Afr ika ee AMISOM oo Soomaaliya ka jiray 14-kii sano ee la soo dhaafay, sida uu shaaciye Agaasimaha guud ee wasa aradda gaashaandhigga Soomaaliya.
D/Soomaaliya ayaa in muddo ahba dooneysay in haw lgalka M/Afrika uu noqdo mid ka turjumaya baahida dhis maha ciidamada iyo amniga Soomaaliya, si ay ugu suurta gasho dowladda inay AMISOM kala wareegto mas’uuliyad da amniga. Hawlgalka AMISOM waxa uu soo shaqaynayey tan iyo bishii Maarso ee sanadkii 2007-dii.
Sida uu sheegay Agaasimaha guud ee W/ gaashaandhi gga Soomaaliya Xasan Maxamed Siciid Samatar oo la ha dlay Idaacadda VOA waxaa lagu heshiiyey in howlgalka cu sub ee ATMIS uu dhaqan galo kadib marka ay ansixiso Q/ Midoobay. ATMIS waxa kusii jiraya ciidamada AMISOM ee haatan ka howlgala Soomaaliya, hase yeeshee waxaa u fur an inay waddamo kalena ka qayb-qaataan.
"Dowladda Soomaaliya, Midowga Afrika iyo Q/M. waxay ku heshiiyeen barnaamij kala guur ah, kaas oo mudo loo sa meeyey, waxaa la go’aamiyey in bisha Maarso loo gudbiyo Q/Midoobey loo gudbiyo heshiiskaan, si howlgalkaan cusu b uu u hir-galo, markey u codeeyaan 1-da Abriil waxaa Soo maaliya ka dhaqan geli doona howlgalka ATMIS,” ayuu yiri
Agaasimaha W/ Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Maxamed Siciid Samatar ayaa sidoo kale sheegay in how lgalka cusub uu uga duwan yahay kan AMISOM in DFS ay awood u yeelaneyso in wax kasta ay ku socdaan ogolaan shaheeda
"Heshiiska aan saxiixnay waxaa ku qoran in 31-ka Dec ember 2023-ka ay dalka ka baxaan ciidanka Midowga Afr ika, waxaa hari doona ciidan yar oo dhameystira daabula ada qalabka, waxaa dhici kara dib u dhacyo aan badneyn, laakiin ugu dambeyn ilaa seddax sano ayuu sii qaadan doonaa howlgalkaan,” ayuu yiri Agaasime Xasan Maxamed Siciid Samatar.
Sidoo kale Agaasimaha ayaa sheegay in heshiiskaan uu dowladda Soomaaliya u saamaxayo in waqtiga ay soo gaabiso ama dheereysato, iyadoo ku dabaqeysa hadba awoodeeda.
Dhanka kale waxa uu sheegay in heshiiskaan uu sahl ayo in ciidanka Soomaaliya laga taageero sidii ay u heli la haayeen hub ku filan, isagoo shaaciyey inuu socdo qorshe cunaqabateynta hubka looga qaadayo Soomaaliya.
"Beesha Caalamka waxaa laga codsaday inay qorshah aan taageeraan waana ogolaadeen, sidoo kale waxaa so cda dadaal ah in cunaqabateynta hubka laga qaado Soom aaliya, sababtoo ah qorshahaan ma guuleysa doono hadii aan dalka laga qaadin cunaqabateyntaas,” ayuu yiri Agaa sime Xasan.
Sidoo kale waxaa is bedelaya sanduuqii bixi jira kharashka howlgalka ciidanka shisheeye ee ku sugan Soomaaliya, Midowga Afrika oo horay u bixi jiray kharashka howlgalkaas ayaa hadda gacanta ka taagay kadib duruufo lasoo dersay, balse beesha caalamka ayaa ogolaatay inay bixiso dhaqaalaha ku baxaya howlgalka ciidanka shisheeye ee Soomaaliya ku sugan oo hadda loogu magac-daray ATMIS.
Dhaqaalaha Al-Shabaab bil walba uga baxa HUB soo iibsashada oo la shaaciyey
Warbixin uu soo saaray machadka daraasaadka amn iga ee Hiraal Institute ayaa lagu soo bandhigay xogta siyaa baha ay Al-Shabaab ku helaan hubka iyo cadadka khara shka ay ku soo iibsadaan.
Warbixintaan oo ka kooban 25-bog ayaa shaaca ka qaaday in koo xda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay bil kasta ugu yaraan 2 milyan oo Dol lar kusoo iibsadaan hub kala duwan.
Warbixintaan ayaa cinwaan looga dhigay "Saanadda Al-Shabaab” waxayna daba socotaa warbixin uu sanadkii hor e machadkaan daabacay, taas oo lagu soo bandhigay xog ta dhaqaala ha bil kasta u soo xarooda kooxda Al-Shabaab.
Agaasimaha machadka Hiraal Sami ira Geed oo la hadashay VOA ayaa faahfaahin dhe er aad ah ka bixisay warbixinta ay soo saareen, iyadoo sheegtay in hubka ugu badan ay Al-Shabaab ka helaan wadanka Yemen oo xudu ud badeed la wadaaga Soomaaliya.
Waxay sheegtay in bishii 10-aad ee sanadkii hore ay bilaabeen cilmi baaris ku saabsan sida ay Al-Shabaab ku hel aan hubka iyo lacagta ay ku soo iibsadaan inta ay dhantahay. "Waxaan helnay miisaaniyadooda sanadeedka, waxaan wareysi la yeelanay xubno horay uga tirsanaa Al-Shabaab, oday dhaqameedyo, ganacsato, saraakiil ka tirs an dowlad da iyo xubno kale oo ururka aqoon durugsan u leh,” ayey tiri Samiira Geed.
Ganacsatada, dhulalka iyo guryaha la kala iibsado ayey sheegtay Samriira in kooxdu ay ka hesho kharashka ugu badan, iyagoo afar meelood hal meel ku soo iibsada hubka ay isticmaalaan. "Dhaqaalaha ugu badan waxay Al-Shaba ab ku bixiyaan amniga, sanad kasta waxay kooxdu hub ku soo iibsataa 24 milyan oo dollar, hubka ugu badan waxuu uga yimaadaa wadanka Yemen, sidoo kale suuqyada madow ee dalka gudihiisa ah ayey ka iibsadaan hubka,” ay ey tiri Samiira.
Sidoo kale warbixintaan waxay soo bandhigtay in Al-Shabaab ay hub ka furtaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo kula dagaalama koonfurta iyo bartamaha dalka. "Gudaha iyo dibada si fudud ayey kooxdu iga iibsataa hubka, waxay leeyihiin awoodo ay ku sameeyaan waxy aabaha qarxa, sidoo kale kooxdu waxay awood u leedahay inay miisaaniyad ku bixiso soo iibinta hubka, halka dowl adda iyo maamullada Soomaaliya aysan awoodin taas, cun aqabateynta saran aawgeed,” ayey leedahay warbixintaan. Daqliga ay ka helaan dadka Soomaaliyeed waxay sheeg tay warbixintaan in Al-Shabaab uu siinayo awood ka badan tan dowladda.
"Sanadkii lasoo dhaafay waxaan sameynay cilmi baaris maaliyadeed oo aan ku xaqiijinay in ururka Al-Shabaab ay uruuriyaan ku dhawaad 180 milyan oo dollar sanad kasta, balse waxaan fileynaa in sanadkaan ay intaas ka sii badan tahay, maadaama ay ururku kordhiyaan canshuurta ay qaadaan,” ayey tiri Agaasime Samiira Geed.
Sidoo kale warbixintaan machadka daraasaadka amni ga ee Hiraal Institute waxay cadeysay in kooxda Al-Shaba ab ay ka taliso dhul balaaran oo ka tirsan Soomaaliya, isla markaana ciidanka qaranka iyo AMISOM aysan weli u suurta gelin inay ka guuleystaan kooxda.
Dowlad degaanka Soomaalida oo ka hadashay maxaa biista Soomaalida ee ku xiran xabsiyada heer fadaraal
Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar ayaa ka hadlay Maxaabiista Soomaalida ah ee ku xidhan xabsiyada heer fadaraal, iyo waxa ay dowladdiisu ka damacsan tahay maxaabiistaas.
Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in Maxaabiistaasi ay ku jiraan qaar aysan xukuumad ahaan aysan raalli ka ahayn in lasoodaayo, wuxuuna yiri Madaxwaynuhu " Raalli kama nihin in lasoo daayo, dad xukuumad ahaan iyo xisbi ahaan aan u aragno inay dambiyo galeen, dadna laayeen".
Waxa kale oo uu sheegay Madaxwaynuhu inay dhici karaan in Maxaabiistaasi ay ku jiraan qaar aan wax sidaa ah bi'in ama dambi culus galin, oo ay fiicnaan lahayd in kuwaas loo doodo, wuxuuna yiri Madaxwaynuhu isagoo taa ka hadlaya "Way jiraan ayaa laga yaabaa xubno aysan munaasab ahayn inay sii xirnaadaan, marka loo eego dambiyada ka dhacaya dalka, kuwaas inaan u dacwoono oon u tagno ayaan diyaar unahay waana samaynaynaa".
Hadallada Madaxwaynaha ayaa kusoo hagaagaya xilli muddooyinkii dambe dood ka taagnayd, sababta loo soodayn la'yahay maxaabiista Soomaalida ee ku xiran heer fadaraal, iyadoo bishii hore un ahayd markii la siidaayay maxaabiis siyaasadeed oo kasoo kala jeeda qawmiyadaha Oromada, Axmaarada iyo Tigreegga, kuwaas oo badankood ay isku xabsi ku jireen kuwa Soomaalida.
Maxaabiista Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada heer fadaraal ayaa waxaa kamid ah, Madaxwaynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubno kale oo kamid ahaa xukuumaddiisa, kuwaas oo wali aan lagu helin waxa lagu eedeynayo.
Putin oo dalal u aqoonsaday gobollo ka tirsan Ukraine, kadib soo saaray amar xasaasi ah
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa aqoonsaday laba gobol oo sheegay inay ka go’een bariga dalka Ukraine oo ay yihiin dalal madax-banaan, taasi oo sare usii qaaday xiisadda kuna abuurtay Reer Galbeedka cabsi ah in dagaal weyn uu qarxi karo.
Putin ayaa kadib amray ciidamada Militariga Ruushka inay galaan labadaas gobol si ay uga fuliyaan howlgal uu ugu yeeray "nabad-ilaalin.”
Tallaabada uu qaaday Putin ee uu Jamhuuriya do ugu aqoonsaday labada gobol ayaa aastay heshiiskii nabadda ee jilicsanaa ee 2015, wax ayna albaabada u furtay in Ruushka ay faro-gel in militari oo toos ah ku sameeyaan Ukra ine.Laba wareegto oo rasmi ah oo uu soo saaray ayuu Putin ku amray wasaaradda difaaca Ruushka inay "shaqo nabad-ilaalin ah’ ka billowdo gobollada Donetsk iyo Lugansk.
Moscow ma aanay bixin wax faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan ciidamada loo dirayo labada gobol, waxaana wareegtada lagu qoray "inay dhaqan-galeyso marka la saxiixo.”Russia ayaa tobanaan kun oo askari u dirtay xuduudaha Ukraine, ayada oo Reer Galbeedkana ay sheegeen in Moscow ay qorsheyneyso inay u adeegsato weerar dhici kara daqiiqad kasta.
Wareegtada uu soo saaray, ayuu sidoo kale Putin ku amray wasaaradda arrimaha dibedda "inay xiriir diblomaasi” la yeelato "labada Jamhuuriyad”.
Qoraal kasoo baxay baarlamanka Ruushka ayaa sidoo kale "lagu aas-aasay sharciyadda labada dal iyo joogit aanka militariga Ruushka oo loo arko inay lagama maa rmaan u tahay nabad ilaalinta gobolka iyo sugidda amni ga.”Ruushka iyo labada gobol ee goostay ayaa sidoo kale isku raacay inay wadaagaan saldhigyada militari, islamark aana ilaaliyaan xuduudaha.
Goor sii horeysay, hoggaamiyaha Ruushka ayaa ka
Dalbaday Ukraine inay hakiso howlgallada militari ee ka
dhanka ah mucaaradka Moscow ay taageerto ee Bariga
Ukraine, ama ay wajihi doonto dhiig badan oo daata
 
 
 

UNOPS JOBS


Procurement Associate

Job categoriesb                          Project Management, Procurement, Programme Management
Vacancy code                              VA/2022/B5001/23431
Department/office                    NYSC, Peace and Security Cluster
Duty station                                 Mogadishu, Somalia
Contract type                             Local ICA Support
Contract level                             LICA-6
Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,
availability of funds and satisfactory performance)
Application period 21-Feb-2022 to 07-Mar-2022
Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.
Background Information - PSC

Peace and Security Cluster
The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.
UNMAS
United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities
Under the direct supervision of the Procurement Analyst and under the guidance from the Procurement and Logistics Specialist, the Procurement Associate ensures the provision of efficient and timely support services in procurement and contract administration to the different programmers in a relevant geographical area. He/she promotes a client-focused, quality and results- oriented approach and provides support to the relevant procurement personnel. In the discharge of her/his duties, the Procurement Associate works with minimal supervision and liaises with UNOPS Programme Support Officers, Chief Technical Advisors, Portfolio Managers and Portfolio Assistants in order to ensure best support.

1. Transactional Procurement Support services
Administers a range of transactional-procurement support activities, ensuring compliance with UNOPS rules, regulations, policies and strategies, including the following:
•Incorporation of necessary steps to embed sustainability in the procurement process.
•Completeness of submissions to the Contract and Property Committees (CPCs).
•Completeness of documentation for preparation/processing of Purchase Orders, Contracts, LTAs or their Amendments.
•Provision of requested research/data on market supply by conducting routine market research to determine sources of supplies, using United Nations Global Market Place, and other external sources;
•Set-up/enhancement and maintenance of the local supplier database, ensuring regular update of data.
•Information databases, all procurement files and records updated and maintained.
•Status reports generated, as required.
•Availability of all supporting documents for audit and review purposes;
2. Procurement planning, requisitions, and sourcing
Administratively and technically supports the office’s planning, requisitions/procurement and sourcing support processes, focusing on achievement of the following results:
•Collaboration with projects personnel and Managers in the preparation of their procurement plan, awarding, administering and monitoring of all matters related to procurement for the given geographical area / project activity.
•Maintenance and update of procurement monitoring processes for projects and provision of feedback on purchase orders to requesting office;
•Provision of proposals to requesting entity on modes for providing goods, works and services, including procurement deadlines for each stage;
•Review of requisitions for completeness;
•Preparation of proper and complete specification for equipment and materials, Job Profiles and Statement of Works for the preparation of RFP, RFQ and ITB, ensuring clearance/approval by respective units of the requests.
•Constant liaison with vendors and consignee until safe delivery of goods is achieved.
•Drafting of letters, memoranda, faxes, email, etc.; monitoring of progress and liaison with vendors during the entire procurement cycle; …..investigation and resolution of post-order problems and of progress reports on procurement matters;
•Oral/written responses to queries from projects, clients, companies, etc. regarding procurement related matters
•Preparation of monthly reports on procurement matters;
•Liaison with the logistics unit or projects on receipt of goods, equipment and services in view of obtaining proper delivery report, RIR (Receipt and Inspection Report), or relevant certificates and that proper inventory is taken; 
3. Bidding and tendering processes

Undertakes or supervises technical support to bidding and tendering processes, focusing on achievement of the following results:
•Preparation of shortlists of suitable contractors/suppliers for purchases of value over designated amounts for approval of designated officer;
•Preparation and issuance of EOI, RFQ, ITB, RFP or other tender documents as required, ensuring their conformity with UNOPS approved templates or seeking legal clearance in case of required adjustments;
•Together with the requesting programme/operations clients, support review and evaluation of bids or proposals received and preparation of analysis for less-complex, contract awards and for submission to the LCPC or other, statutory, designated body;
•Preparation of HQCPC, or designated body, submission together with the requesting programme/operations component;
•Organizing of LCPC (or designated, statutory body) meetings as may be required, and circulating at least 24 hours in advance documents for review;
•Maintenance of records of LCPC or designated, statutory body
4. Contract administration
Supports efficient contract administration, focusing on achievement of the following results:
•Follow-up signing of contracts by vendors;
•Obligation of funds in Enterprise system and obtaining of appropriate signatures for approval;
•Dissemination of contract advertisement and awards;
•Maintenance of contracts and filing system;
•Maintenance of databases/rosters of best suppliers, contractors and service providers, activities and statistics
5. Team Management
•Facilitates the engagement and provision of high-quality results and services of the team supervised through effective work planning, performance management, coaching, and promotion of learning and development.
•Provides oversight, ensuring compliance by team members with existing policies and best practices.
6. Knowledge building and knowledge sharing
•Organizes, facilitates and/or delivers training and learning initiatives for personnel on procurement
•Provides sound contributions to knowledge networks and communities of practice by synthesizing of lessons learnt and dissemination of best practices in procurement
•Collects feedback, ideas, and internal knowledge about processes and best practices and utilize productively
Competencies
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements
Education:
•A first level university degree (Bachelor or equivalent) with two years of relevant experience OR
•High School (Secondary or equivalent) with a minimum of six years of relevant experience is required.
Experience:
Relevant experience is defined as experience in Procurement Management, Procurement Services, Supply Chain Management, Procurement Support, Procurement, Supplies Management or Business Administration.
•Within relevant experience at least 1 years of experience in Procurement or Supply Chain Management is required;
•Experience in Computer Literacy is required;
Languages:
•Fluency in English (writing, reading and speaking) is required.
•Fluency in Somali (writing, reading and speaking) is required.
Contract type, level and duration
Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: ...
Additional Considerations
Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...
Background Information - UNOPS
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.
UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.
Working with us
UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.
Diversity
With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.
Work life harmonization
UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands…. END

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

PLOOM

OGAYSIIS WAXAAN HALKAAN LAGU SOO BAXAY in calaamada-ganacsiga kor ku xusan ay tahay hantida JT INTERNATIONAL S.A., Shirkad abaabulan oo jirta kuna hoos jirta shuruucda Switzerland ee Rue Kazem-Radjavi 8, 1202 Geneva, Switzerland.
iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:
Fasalka 34: Tubaakada, ha ahaato mid la waarshadeeyey ama mid aan la warshadayn; tubaakada sigaarka, tubaakada tubaakada, tubaakada gacanta lagu duubo, tubaakada calalinta, tubaakada snuska; sigaarka, sigaarka elektarooniga ah, dareeraha sigaarka elektarooniga ah, uumiga tubaakada, sigaarka, sigaarka; buuriga; Qodobbada sigaarka cabba ee lagu daray fasalka 34; warqadaha sigaarka, tuubooyinka sigaarka iyo taraqyada. Ulaha tubaakada (ulaha), alaabta tubaakada ee la kululeeyo, bacaha tubaakada ee warshadaysan, qalabka elegtarooniga ah iyo qaybo ka mid ah sigaarka lagu kululeeyo.
Waxa kale oo la ogaysiinayaa JT INTERNATIONAL S.A. ay sheegato dhammaan xuquuqaha la xidhiidha astaanta ganacsiga ee aynu kor ku soo xusnay ee Soomaaliya, isla markaana ay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonto qof kasta ama cid kasta oo lagu helo inay si khiyaano ah ama jahawareer la mid ah u isticmaalayso calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay. ku xad gudubta xuquuqdeeda.

 
OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

DELIGHT

OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamada-ganacsiga sare ay tahay hantida qaran ee NATIONAL TOBACCO ENTERPRISE SHARE COMPANY (NTE),oo ah Shirkad habaysan oo jirta kuna hoos jirta shuruucda EthiopiaofP.O. Box 522/5658, Addis Ababa, Ethiopia.
iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:
Fasalka 34: Tubaakada, ha ahaato mid la warshadeeyey ama mid aan la warshadayn; tubaakada sigaarka, tubaakada tubaakada, tubaakada gacanta lagu duubo, tubaakada calalinta, tubaakada snuska; sigaarka, sigaarka elektarooniga ah, dareeraha sigaarka elektarooniga ah, uumiga tubaakada, sigaarka, sigaarka; buuriga; Qodobbada sigaarka cabba ee lagu daray fasalka 34; warqadaha sigaarka, tuubooyinka sigaarka iyo taraqyada.
OGAYSIIS WAXAA KALE OGEYSIIS AH in Shirkadda NATIONAL TOBACCO ENTERPRISE SHARE COMPANY (NTE) ay sheeganeyso dhammaan xuquuqaha la xiriira calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ee Soomaaliya oo ay qaadi doonto tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama qof kasta oo lagu helo iyagoo u isticmaalaya calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ama calaamad kale oo ganacsi si khiyaano ah ama jahawareer la mid ah, ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqdeeda.

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

ELLENI
 
OGAYSIIS WAXAAN HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamada-ganacsiga ee sare ay tahay hantida qaran ee NATIONAL TOBACCO ENTERPRISE SHARE COMPANY (NTE),, oo ah Shirkad habaysan kuna jirta shuruucda Ethiopia ofP.O. Box 522/5658, Addis Ababa, Ethiopia.
iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:
Fasalka 34: Tubaakada, ha ahaato mid la warshadeeyey ama mid aan la warshadayn; tubaakada sigaarka, tubaakada tubaakada, tubaakada gacanta lagu duubo, tubaakada calalinta, tubaakada snuska; sigaarka, sigaarka elektarooniga ah, dareeraha sigaarka elektarooniga ah, uumiga tubaakada, sigaarka, sigaarka; buuriga; Qodobbada sigaarka cabba ee lagu daray fasalka 34; warqadaha sigaarka, tuubooyinka sigaarka iyo taraqyada.
OGAYSIIS WAXAA KALE OGEYSIIS AH in Shirkadda NATIONAL TOBACCO ENTERPRISE SHARE COMPANY (NTE) ay sheeganeyso dhammaan xuquuqaha la xiriira calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ee Soomaaliya oo ay qaadi doonto tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama qof kasta oo lagu helo iyagoo u isticmaalaya calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ama calaamad kale oo ganacsi si khiyaano ah ama jahawareer la mid ah, ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqdeeda.

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

GISILLA
OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamada-ganacsiga sare ay tahay hantida qaran ee NATIONAL TOBACCO ENTERPRISE SHARE COMPANY (NTE),, oo ah Shirkad habaysan oo jirta kuna hoos jirta shuruucda EthiopiaofP.O. Box 522/5658, Addis Ababa, Ethiopia.
iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:
Fasalka 34: Tubaakada, ha ahaato mid la warshadeeyey ama mid aan la warshadayn; tubaakada sigaarka, tubaakada tubaakada, tubaakada gacanta lagu duubo, tubaakada calalinta, tubaakada snuska; sigaarka, sigaarka elektarooniga ah, dareeraha sigaarka elektarooniga ah, uumiga tubaakada, sigaarka, sigaarka; buuriga; Qodobbada sigaarka cabba ee lagu daray fasalka 34; warqadaha sigaarka, tuubooyinka sigaarka iyo taraqyada.
Waxa kale oo la Ogaysiisiyaa in Shirkadda Qaran ee NATIONAL TOBACCO ENTERPRISE SHARE COMPANY (NTE) ay sheeganayso dhammaan xuquuqaha la xidhiidha astaanta ganacsiga ee aynu kor ku soo xusnay ee Soomaaliya waxayna ka qaadi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama qof kasta oo lagu helo inay u isticmaalayaan calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ama calaamad kasta oo kale si khiyaano ah ama jahawareer la mid ah, ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqdeeda.

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

LIGGETT DUCAT
OGAYSIIS WAXAAN HALKAAN LAGU SOO BAXAY in calaamada-ganacsiga kor ku xusan ay tahay hantida JT INTERNATIONAL S.A., Shirkad abaabulan oo jirta kuna hoos jirta shuruucda Switzerland ee Rue Kazem-Radjavi 8, 1202 Geneva, Switzerland.
iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:
Fasalka 34: Tubaakada, ha ahaato mid la warshadeeyey ama mid aan la warshadayn; tubaakada sigaarka, tubaakada tubaakada, tubaakada gacanta lagu duubo, tubaakada calalinta, tubaakada snuska; sigaarka, sigaarka elektarooniga ah, dareeraha sigaarka elektarooniga ah, uumiga tubaakada, sigaarka, sigaarka; buuriga; Qodobbada sigaarka cabba ee lagu daray fasalka 34; warqadaha sigaarka, tuubooyinka sigaarka iyo taraqyada.
Waxa kale oo la ogaysiinayaa in JT INTERNATIONAL S.A.ay sheegato dhammaan xuquuqaha la xidhiidha astaanta ganacsiga ee aynu kor ku soo xusnay ee Soomaaliya, isla markaana ay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonto qof kasta ama qof kasta oo lagu helo inay si khiyaano ah ama jahawareer la mid ah u isticmaalayaan calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay. ku xad gudubta xuquuqdeeda.

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

MEVIUS
OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadaha-ganacsiga sare yahay hantida JAPAN TOBACCO INC.,Shirkad habaysan oo hadda jirta hoos timaada shuruucda Japanof1-1, Toranomon 4-chome, Minato-ku, Tokyo, Japan.
iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip