HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKAQ M. TIM3ES EE MAANTAN OO AH TALAADO 22-KA FEB. 2022-KA

0
Tuesday February 22, 2022 - 08:43:56 in Wararka by
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKAQ M. TIM3ES EE MAANTAN OO AH TALAADO 22-KA FEB. 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Rooble oo Shalay xilka ka qaadaya Cabdirashiid

Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuse en Rooble ayaa la filayaa inuu Shalay xilka ka qa ado wasiirka batroolka Cabdirashiid Maxamed Axm ed, sida ay ogaatay Caasimada Online Cabdirashiid ayaa Soomaaliya ka abuuray mowjad siyaasadeed ka dib markii uu Sabtidii shaaca ka qaaday inuu saxi ixay heshiis shidaal sahmin ah oo dowladda federaa lka ay la gashay shirkad laga leeyahay Mareykanka, taasi oo ay si Is ku mid ah u dii deen madaxwe ynaha iyo ra’Iis ul wasaaraha.

Si kastaba, Cab dirashiid oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in Ma daxweyne Farmaajo uu la ogaa heshiiskaan oo lagu qaatay 7 Milyan oo dollar, islamarkaana uusan gara neyn sababta uu hadda uga hor yimid, isagoo ku ma cneeyey in culeyska dhanka baraha bulshada ka soo wajahay uu isaga difaacayo.

War-saxaafadeed uu soo saaray Xafiiska Han tidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu shaaciyey in heshiiskii ay wasaaradda batroolka iyo macdanta So omaaliya la gashay shirkadda shidaalka baarta ee Coastline Exploration Ltd, oo laga leeyahay dalka Mareykanka, uu yahay mid muujinaya in lagu xad-gudbay shuruucda dalka.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in Rooble uu qorsheynaya inuu Shalay xilka ka qaado wasiirka, si loo mariyo ciqaabta heshiiskan uu galay oo Soomaaliya u horseedi kara caqabad dhinaca sharciga ah.

Si kastaba, Caasimada Online ayaa fahansan in wasiirka aan laga qaadi doonin tallaabo kale marka laga reebo xilka ka-qaadista, inkasta oo hanti-dhowraha qaranka uu gal-dacwadeed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud ee Qaranka, si tallaabo sharciga waafaqsan looga qaado ciddii ku lugta lahayd heshiiska.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka ee FEIT oo sheegay in la hakiyay kuuraas uu ka mid yahay Hop#086

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Fe deraal Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay in howla ha doorashooyinka Golaha Shacabka intooda badan ay qabsoomeen, sidoo kal ena inta hadda ka harsan ay si xowli ah ku socdaan dhawaana ay soo dhama an doonaan.

Guddoomiyaha oo Warbaahin ta kula hadlay Muqdisho wuxuu sheegay in ilaa iyo hadda lagu guu leystay in la dhameyatiro doorash ada labada Aqal ee Gobolada waq ooyi iyo degaan doorashada labaad ee Baraawe, wu xuuna ku sheegay in ilaa iyo 165 Xildhibaan la doo rtay 110 kalena ay harsan yihiin.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday kuraas la do ortay oo ku dhawaaqista natiijadooda la hakiyay, wu xuuna sheegay in, iyaga oo ilaalinaya habraaca doo rashada ay horay u joojiyeen doorashada kura asta Saddex kursi oo kala ah , HOP154 oo loo door tay Sareedo Maxamed Cabdalla, HOP103 oo ah kursigii uu ku fadhiyay Maxamed Cismaan Ja waari iyo HOP086 oo ahaa kursigii uu Dorraad ku soo ba

xay Fahad Yaasiin

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi ku daray guddoomi yaha in Saddexdaasi kursi habraacii loo maray uu qalmaday, sidaas daraadeedna inta laga saxayo ay sidaasi ahaan doonaan, isaga oo raja ka muujiyay in degaannada weli soorashooyinka ku harsan yihiin in si deg deg ah looga dhameystiro.

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Amray baarista heshi iska uu saxiixay Wasiirka Batroolka

Xafiiska Xeer xilaaliyaha Guud ee Qaranka ee DFS ayaa amar ku bixiyay in la baaro heshiiskii shi daalka ee uu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batrool ka Cabdirashiid Maxamed Axmed, kaas oo ay kasoo horjeesteen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Qoraal uu soo dhigay barta Twitter-ka Xeer ilaaliya ha Guud ee Qaranka Suleeyma an Maxamed Maxamuud ayuu ku sheegay in uu xeer ilaaliyaal u Magacaabay si baaris loogu sameeyo talaabada ku haboona loo qaado heshiiskii shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka iyo Ma cdanta Soomaaliya, iyada oo laga ambaqaadayo ba aritaankii hordhaca ahaa ee uu sameeyay

Hantidhowraha Guud ee Qaranka.

Hanti dhowrk guud ee Qaranka ayaa Dorraad dal badya in baaris lagu sameeyo heshiiska uu saxiixay Wasiirka, sidoo kalena Shaqada laga joojiyo Wasiir ka, taas oo keentay in Xelafiiska Xeer ilaalinta Qaran ka uu xeer ilaaliyaal u saaro baafista heshiiskaas.

Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaara ha ayaa sheegay in heshiiskaas aan lagala tashan, Isala markaana uu sharci darro yahay balse Wasi irka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya oo hadlay uu sheegay inay isla ogaayeen Madaxweynaha mud do xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo.

Soomaaliya iyoTalyaaniga oo ka wada hadl ay Arrimo ku saabsan iskaashiga 2-da Dal.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabil ay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi, waxayna kawada hadleen is kaashiga ka dhexeeeya Dawladdaha Talyaaniga iyo Soomaliya sidii loosii xoojin lahaa gaar ahaana dhanka duulimaadyad da.

Ugu horayn Danjire Alberto Vecchi ayaa Wasiir Md.Duran Axm ed Faarax warbixin ka siiyay hawlaha horumarinta duulimaadyadda Soom aaliya ee dawlad da Talyaaniga gacanta ka gaysato. waxaa uu shee gay in dawladda Talyaaniga ay ku faraxsan tahay wada shaqa ynteeda W/G&Duulista Haw adda DFS

Wasiirka Gaadiidka XFS ayaa uga mahad celiyay dawladda talyaaniga iskaashigee da ay la leedahay wasaaradda gaadiidka & hay’adda dulista rayidka ah.

Ugu dambayn Wasiirka ayaa sheegay in Hay,a daha Talyaaniga ee wada shaqaynta la leh Hay’a dda duulita rayidka uu ku faraxsan yahay sida ay wada shaqaynayaan, waxaana hay’adahaas ay ka caawiyaan sidii loo horum arin lahaa adeegyada ay shacabka Soomaaliyeed siiso SCAA.

Axmed Madoobe oo shaaciyay in Abaarta ugu daran ay kajirto Jubbaland

Madaxweynaha DG/ Jubbaland Axmed Maxam ed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kaga qey bgalay shir Weynaha Qaran ee gurmadka abaaraha oo lagaga hadlayay tageerada dadka ay saamaysay abaarta ka jirta dalka, kaas oo ka qabsoomay M/ Muqdisho.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in Jubbaland ay kamid tahay meelaha abaarta ugu daran ay ka jirto gaar ahaan dhulka ka fog wabiga Jubba kuwaas oo gargaar deg deg ah u baahan isla markanaa Jubbal and ay gurmadka wado balse loo baahan yahay taak ulo dheeraad ah.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in gurmadka beesha caalamka uu mar walba yahay mid soo daaha oo si joogto ah aan uga jawaabi karin baahiyaha deg dega ah sidaas darteedna loo baah an yahay in soomaalidu ay isku tashato oo Ganacs atada, Bulshada qeybahe eda kala duwan iyo cid wa lba oo wax awooda ay ka qeyb qaadato gurmadka socda.

Waxaa Madaxweynahu uu xusay in abaaraha & fatahaada soo noq noqday ay u baahan yihiin xal waara oo loo sameeyo bulshooyinka xoolo dhaqato beeraleeyda ah ee jiinka wabiyada iyo dhulka ka fog ilaha biyaha ku nool kuwaas oo sanadka wakhti ka mid ah wajaha fatahaado halka wakhtiyada qaara ay la soo daristo abaar aad u daran.

Kolonyo uu la socday Saciid DENI oo Qarax xoo ggan lala beegsaday + Khasaaraha

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga hela yaa khasaaraha ka dhashay Qarax kolon yo uu la so cday madaxweynaha Puntland Saciid Deni barqan imadii Shalay lagula eegtay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Qaraxa oo ahaa Miino ayaa waxaa kolonyadan lala beegsaday xilli ay marayeen afaafka hore ee M/Boosaaso, waxaana Qaraxa jug tiisa si weyn looga maqlay maga aladaasi.

Inta a xaqiijiyey waxaa Qarax an ku dhintay ugu yaraan laba Askari, halka ay ku dhaawacmeen Afar kale oo ka mid ah ciidama dii la socday Wafdiga Deni. Sidoo kale ciidamada ga lbinayey kolonyada Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay inay Ra saas fureen Qaraxa ka dib, ba lse ma jiro wax khas aare ah oo ka dhashay.

Md.Saciid Deni iyo wafdigiisa ayaa safar dhulka ah uga soo ambabaxay degmada Carmo ee G/ Bari, isaga oo markii horena ka soo bax ay M/ Qordho ee maamulkaasi.

Ujeedka safarkiisa ayaa la xirii ro doorash ada ka dhaceyso M/Bo osaaso oo ah deegaan doorasha da 2aad ee D/G/ Puntland.

M/Boosaaso ayaa waxaa maalmihii u dambeey ey ka dhacayey falal liddi ku ah Amniga, kuwaas oo u badan Qaraxyo dhaliyey khasaare isugu jiro Dhimasho iyo Dhaawac.

Sheekh USUULI oo Talo Cajiib ah usoo Jeediyey Xildhibaannada la Doortay

Sheekh Usuuli oo ka mid ah culumada Soomaali yeed kuwooda ugu caansan ayaa fariin u Diray xildh ibaanada cusub ee sanadkaan ku guuleystay inay noqdaan baarlamaanka Soomaaliya, isagoo aad uga deyriyey nooca doorasho ee So omaaliya ka socota.

Shiikha ayaa u soo jeediyey xildhibaanada inay iska dhaafa an dhaarta beenta ah, isagoo sheegay in caro Alle ay ka dhal aneyso dhaarta been ta ah, taas oo wada saameyn do onta umad da dhan.

"Madaxweynihii, ra’siiul wasa arihii, xildhibaankii ama wasiirkii la dhaariyey ee maslaxada um adda u dhaartay ee hadhow dano gaar ah ka shaqey ey, nin kaas axdiga Ilaahey ayuu gatay,”ayuu yiri Sh.Usuuli.

Waxa uu sheegay in waxa dalka ka socda aysan doorasho aheyn oo qayaano cad ay wadaan siyaasi yiinta Soomaaliya, isagoo kula taliyey in hadii dhaca & beenta aysan joojineyn ay diinta Ilaahey ku gamb ashada ka daayaan.

"Allaan idinku dhaarshee waxa dalka ka socda do orasho miyaa? Siyaasiyiintaan la hadlayaa war had aad wax dhaceysaan diinta meel iska dhiga oo haku gambanina, adigoo wax dhacaya in lagu dhaariyo oo Kirtaabka Ilaahey aad gacanta saarato, waa dhaarta as waxa ay Soomaaliya ku halaagsantay,” ayuu yiri Sheekh Usuuli.

Shiiqa ayaa xildhibaanadii horay loogu dhaarsad ay inay codkooda siinayaan qof gaar ah waxuu kula taliyey inay dhaartaas ka baxaan oo ka towbad kee naan codkoodana ugu hiiliyaan dadka iyo dalka ay u dhaarteen.

"Soomaalidu waxay isaga qanacday dulmiga, nin ka mid ah xildhibaanada hadda soo baxay ayaa isoo wacay, waxuu i yiri waa la I dhaariyey, kadib markii la iga baxshey lacagtii aan isku soo sharaxay ee xil dhibaanka aan ku noqday, marka axdigaas iyo dha artaas maka bixi karaa? Haa waa ka bixi kartaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Sheekh Usuuli.

Waxuu kula taliyey xildhibaanada cusub inaysan isku darsan inay been ku dhaartaan oo haddana soo doortaan nin umadda dhibaya oo gadanaya codkii metelaadooda,.

"Shalay xor ayaad tahay waa soo baxday cid xil dhibaanimada ka aqaadi kara malaha. Haddii lagu geliyey Kitaabkii oo aad dhaaratay uga bax ballanta Ninkii ku dhaariyey, haddii aadan dhaaranna, Qofna haka yeelin inaad u dhaarato, kii ku yiraa ii dhaaro igu kalsownaaw dheh, haddii uu kaa diidana isaga

tag,” ayuu yirin Sheekh Usuuli.

Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Qaraxii Boosaa so Lagula Eegtay

Madaxweynaha Puntland ayaa markii ugu horreys ay ka hadlay qarax Shalay lagu la eegtay magaal ada Bosaaso. Qaraxa ayaa haleelay gawaarida gal bineysay wafdiga madaxweynaha oo kasoo safray magaalada Qardho. Waxaa la xaqiijiyay geerida labo askari, iyo dhaawaca afar

kale oo ka mid ahayd ilaalada madaxweyne Dani.

War qoraal ah oo lagu soo daaba cay bogga Facebook ee madaxw eynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa loogu tacsiyeey askartii ku dhimatay weerarkii lala eegtay kolonyada madaxweynaha.

"Alle ha’unaxariistee Cabdullaahi Maxamed Shafe ec iyo Maxamed Axmed Cabdullaahi oo ka tirsanaa Ciidamada Madaxtooyada…Waxay ahaayeen gees iyaal naftooda u huray dalkooda iyo dadkooda,alle waxaan uga baryayaa inuu janadii geeyo, ehelkoodi ina samir iyo iimaan uu kasiiyo” ayaa lagu yiri qora alka

La-taliyaha Farmaajo oo kacdoon uga dhawaa qay Kismaayo markii loo diiday…

Md. Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyaha arrimaha doorashooyinka ee Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay in loo diiday inuu u tartamo kursiga beeshii sa ee HOP#072, kaas oo deegaan doorashadiisu ta hay magaalada Kismaayo ee Jubbaland.

La-taliye Cabdi ayaa sheegay in Shalay uu gaaray M/Kismaayo, si uu ugu tartamo kursigaas, balse waxa uu sheegay caqabad uu dha afi waayey inuu kala kulmay tallaa badii 1aad ee uu qaaday, si tartanka doorashada uu isugu diyaariyo.

"Markii aan soo gaaray Kismaayo waxaan abaar ay halka laga qaato warqadda xaqiijinta amniga, bal se waa la ii diiday, mar kale waxaan aaday goobtii shahaadada musharaxnimada laga qaadanayey, ba lse waxay igu xujeeyeen warqadihii la ii soo diiday ee amniga,” ayuu yiri Cabdi Cali Raage.

La-taliyaha doorashooyinka ee Farmaajo ayaa si doo kale sheegay in odayaasha soo xulaya ergada kursigaas ee liiskooda la soo saaray aysan aheyn kuwii saxda ahaa ee beesha.

"Odayaasha beesha Maqaabul wax talo ah kuma laha kursigaas, go’aankoodu waa inaysan wax sha qo ah ku laheyn wixii ka soo baxa natiijada boobka ku socda kursigaas, waxaan u sheegayaa beesha is ka leh kursigaan in boob xoog leh uu socdo, kamana hari doono ilaa meesha u dambeysa aan isla gaar no,” ayuu yiri.

Cabdi Cali Raage ayaa sidoo kale eedeyn u jeed iyey madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, is agoo sheegay in beeshiisa Maqaabul uu mudo dhe er ku soo tacadinayey, isla markaana uu hadda diya ar u yahay inuu hoggaamiyo kacdoon ka dhan ah.

"Waxaan rabaa inaan u sheego dadka in kursiga beesha Maqaabul haddii qof aysan beeshu dooneyn uu siiyey Axmed Madoobe ay ka dhigan tahay inuu bix iyey kursiga beeshiisa, arrintaan waxaa iyadoo Axmeed Madoobe kursiga beeshiisa uu bixiyey oo kale,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Ninkaan ayaa beeshiisa iyo dadka kale ee wax ka tirsanaya nidaamnka ka jira Jubbaland waxuu u gu gacan haatiyey inay ku soo biiraan dhaqdhaqaaq uu hoggaamin doono oo ka soo hor jeeda maamulka Axmed Madoobe, isagoo sheegay in la joogo waqt igii Jubbaland ay ka bixi laheed gacanta Axmed Mad oobe, sida uu hadalka u dhigay.

Xigasho:-caasimadda.net

Al-Shabaab Oo Shaacisay Magaca Iyo Qabiil Ka Ninkii Isku Qarxiyey Saldhigga Kaxda

Kooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii qaraxa ku billaabay we erarkii Todobaadkii hore lagu qaaday Saldhigga Deg mada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Hadal darda aran ah oo laga duubay Ninkaan ka hor inta uusan is qarxin ayuu ku sheegay in magaciisa yahay Cali Cu mar Ibraahim, da’diisa tahay 23 jir, islamarkaana uu kasoo jeedo Beesha Baadi-Cadde, gaar ahaan Juf ada Afgaab.

Sidoo kale, wuxuu sheegay inuu kooxda Al-Shab aab ku biiray sanadkii 2012 markaas oo uu ahaa 13 Jir maadaama uu sheegay inuu dhashay sanadkii 1999-kii.

Ninkaan ayaa kasoo qeyb galay dagaalo badan oo ay kooxda Al-Shabaab la gashay ciidamada Dowl adda iyo kuwa AMISOM ka hor inta uusan ku biirin qeybta is qarxinta taasoo ugu dambeyn keentay in la gu qanciyo inuu isku qarxiyo Saldhigga Degmada Kaxda.

Weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday Sal dhigga Degmada Kaxda ayaa waxaa ka dhashay khasaaro Naf iyo Maal ah, waxayna kooxda Al-Sha baab wadatay Laba gaari oo kuwa ciidamada Boolis ka ah oo yaalo xarunta Saldhigga.

Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlayey wariyeyaa sha ayaa sheegay in weerarka ka dhacay Kaxda uu ku billowday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, wuxuuna tilmaamay in ciidamadu ay sameeyeen iska caabin.

Cabdifitaax ayaa sidoo kale xusay in weerarkaas uu khasaaraha ugu badan uu kasoo gaaray dad rayid ah iyo dhismaha saldhigga, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in inta uu soc day dagaalka ay Kaxda gaareen ciidamo gurmad ah oo sameeyey howlgal ay kusoo qab-qabteen dad lgu tuhmayo weerarkaas.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo farriin Culus u diray Madax-Goboleedyada kale

R/ wasaaraha XFS Md. Maxamed Xuseen Roob le oo ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gaba-ga beynayey doorashada kuraasta gobollada waqooyi ayaa farriin u diray madax goboleedyada dalka.

Rooble ayaa dowlad-goboleedyada dalka ku boor riyey inay doorashada xildhibaannad deg deg u soo gebagabeeyaan, si waqtiga looga faa’iideysto, loona fuliyey heshiiskii Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu hambalyo u diray xildhibaann ada gobollada waqooyi ee lagu doortay M/ Muqdi sho, isaga oo boggaadiyey guddiga Somaliland ee qabtay doorashadaasi.

"Waxaa ku ammaanayaa guddiyada doorashada Somaliland (SEIT) iyo Heer Federaal howsha adag ay qabteen iyo inay doora shada ku soo dhammee yeen ka hor xilli gii loo as teeyay oo ah 25-ja bishan Febraayo ee sanadka 2022-ka,” ayuu yiri ra’iisul was aaruhu.

Dhinaca kale qoraal kasoo baxay guddiga SEIT ee Somaliland ayaa lagu sheegay inay sharaf u tah ay inay iyagu doorashada bilaabaan, haddana ay soo hor gabagabeeyaan.

"Waxa Sharaf gaar ah u ah Guddiga Doorashada ee G/llada Waqooyi in ay noqdeen guddigii ugu hor bilaabay doorashada, Shalayna noqday guddigii u gu hor dhammeeyay hawlaha doorashada ka hor 25/02/2022 oo ah waqtigii loo asteeyay in lagu soo afmeero doorashada Golaha Shacabka ee BJFS” ayaa lagu yiri qoraalka SEIT ee Somaliland.

Qoraalka ayaa intaasi kusii daraya "Waxa sidoo kale aanu ku guulaqysanay xaqiijinta qoondada haw eenka ee 30%, marka tirade guud ee xildhibaannada laga saaro labo kursi oo gaar u taagan oo aannay suurtagal ahayn qoondo haween laga gooyo. Waxa an ugu baaqayaa Guddiyada SIET iyo FIET in ay de dejiyaan hawlaha doorashada dalka oo muhiim u ah horumarka dawlad-dhiska iyo xasilloonida siyaasad deed iyo amni ee JFS.”. Waa guddigii ugu horreeyey ee dhammeystira doorashada Golaha Shacabka, ka hor 25-ka bisha Febraayo oo lagu ballamay in lagu soo dhammeeyo doorashada Golaha Shacabka.

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Mada xweynaha Jabuuti Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ee safarka shaqo ku joogay dalka Jabbuuti, ayaa waxa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cum ar Geelle

Kulanka 2da madaxweyne, ayaa lagaga wada ha dlay xoojinta xiriirka2da dhinac, fududaynta isu-so codka iyo ganacsiga ka dhexee ya labada shacbi, ee walaalaha ah. Waxaana kulankaa ku wehelinaayey madaxw eyneyaasha dhinaca Wefdiga Somaliland wasiirrada Arrimaha Gudaha, Maxamed Kaahin Ax med, Ganacsiga, dalxiiska iyo wer shadaha Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) iyo Warfaafinta, wacyigel inta iyo Dhaqanka, Saleebaan Yuu suf Cali Koore.

Dhinaca Jabbuuti waxa ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Gudaha, M Siciid Nuux Xasan, wasiirka Ganacsiga Mudane Maxamed Warsame Diiriye, Wa siirka Warfaafinta dhaqanka iyo Isgaadhsiinta, Md. Ridwaan Cabdilaahi Bahdoon iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Almis Maxamed Cabdilaahi.

C/C/ SHAKUUR OO SHAACIYEY XOGTA $16 MILYAN OO LAGU QAATAY HESHIISKA SHIDAALKA

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cab diraxmaan Cabdiashakuur Warsame oo ka hadlay heshiiskii uu wasiirka batroolka Soomaaliya u sa xiixay shirkad shida alka baarta ayaa soo bandhigay xogo hor leh oo ku saabsan lacagtii lagu kala qaatay heshiiskaas.

Cabdiraxmaan Cabdiashakuur oo shir jaraa’id qa btay ayaa sheegay in shirkadda Coastline Explo ration Ltd oo laga leeya hay dalka Mareykanka ay ka heleen xogta he shiisk aas, isla markaana ay ogaad een in lagu kala qaatay 16 milyan oo dollar.

Waxa uu sheegay in todoba Ceel oo ah kuwii ugu muhiimsanaa ceelasha shidaalka ee Soomaaliya la gu saxiixay min laba milyan oo dollar, taas oo tirada lacagta ceelashaas lagu kala qaatay ka dhigeysa 14 milyan, sidoo kale waxa uu sheegay in dhinacyadii Soomaalida ahaa ee ka soo shaqeey ey fududeynta heshiiskaan ay qaateen 2 milyan oo dollar.

Tirada guud ee lacagta ku baxday heshiiskaas ay aa ah 16 milyan oo dollar, sida uu sheegay Cabdira xmaan Cabdishakuur, isagoo madaxweyne Farmaa jo ku eedeeyey in heshiiskaas uu door firfircoon ku lahaa.

"Wasiirkii waxa uu sheegay in Madaxweynaha uu la ogaa heshiiskaas, sida aad ogtihiina wax kasta in ta sameeyo ama amro ayuu iska fogeeyaa Farmaa jo, balse waa cadahay in isagu uu diray wasiirka saxi ixay heshiiskaas,” ayuu yiri C/ Cabdishakuur.

Sidoo kale waxa uu ku taliyey in xogta heshiisk aas iyo ceelashii la saxiixay ay xukuumaddu la soo wareegto oo laga qaado raggii isku deyey inay luns adaan, "Hantidhowraha guud, Garyaqaanka guud iyo xukuumadda waxaan ka rabnaa inay cadeeyaan mowqifka ay ka taagan yihiin arrintaan,” ayuu yiri Cabdiraxmaan.

Waxa uu sheegay in qorshaha dhinacyada Soo maalida ah uu ahaa in heshiiskaas aan la baahin, balse shirkadu ay ku qasbanaatay inay baahiso oo Website-keeda ku daabacdo inay Soomaaliya he shiis shidaal la gashay, afar maalmood kadib markii la kala saxiixday heshiiska.

Sababta ku kaliftay in shirkadu ay baahiso heshii skaan ayuu Cabdiraxmaan ku sheegay in shirkaddu aysan awood u laheyn inay shidaalka qodo, balse ay dooneyso in shirkadaha waaweyn ee shidaalka baara ay tartan u qabato si shirkadii guuleysata ay

uga gadato xirmooyinka ay u saxiixday Soomaaliya.


Saciid Deni oo Shirkadda DP World ka ware ejiyey Dekedda BOOSAASO

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Md. Saciid C/hi Maxamed (Deni) oo wariyeyaasha la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Deked da Boosaaso uu ka wareejiyey shirkaddii gacanta ku heysay ee P&O, taas oo hoostegta shirkadda DP-World ee laga leeyahay dalka Isu tagga Imaaraatka Carabta.

Md. Deni ayaa sheegay in P&O Port ay ka baxday ballamihii ay wada-gale en ee ku aaddanaa horumarinta Dek edda Boosaaso, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay asht ago ka keeneen odayaasha dhaqanka Boosaaso, ay na ku fashilantay waxqabadkii laga sugayey.

Madaxweyneaha Puntland ayaa xusay inay haat an maamulka dekedda ku wareejiyeen shirkad kale oo iyana hoostagta DP-World, taas oo uusan maga ceeda shaacin.

"Shirkaddii P&O Port waxa ay ku fashilantay in ay qabatasho qadashadii loo igmaday, DP-WORLD si toos ah uma maamuli jirin waxaana ceeb ku noqo tay sida P&O ay wax u maamushay sidaas awgeed ayay la wareegtay oo waxa ay soo dirsatay shirkad cusub oo aan dib kasoo sheegi doono magaceeda,” ayuu yiri madaxweynaha maamulka Puntland.

Dhanka kale waxa uu sheegay in shirkadda cus ub ay dib u hagaajin ku sameyn doonto Dekedda Bo osaaso iyo dhammeystirka howlihii qabyada u ahaa P&O Port.

Ugu dambeyn Saciid Deni ayaa hoosta ka xarii qay in saamiga Puntland uu noqon doono 25% inta kalena ay qaadan doonto DP-World.

"Shirkadda abuurantay waxaa wada leh DP-Wo rld iyo Puntland, waxaana ku leenahay 25% inta kal ena waxaa qaadaneysa DP-World, waxaa saaran mas’uuliyad ah in ay wax badan ka qabato horuma rinta Dekedda,” ayuu markale hadalkiisa sii raaciyey madaxweyne Deni.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo bilihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ay ka taagneyd dood la xiriirta dekedda weyn magaaladaasi, taas oo u dhexeysay waxgaradka deegaanka iyo shirkadd P&O Port oo lagu eedeeyey inay aysan waxba ka qaban dekadda.

Jeneraal Xuud oo soo saaray war Xasaasi ah

Jen. Abuukar Xuud oo dadka reer Beledweyne uga tacsiyeeyey qaraxii is-miidaaminta ahaa iyo dilalkii ka dhacay magaalada maalmihii lasoo dhaafay, aya a wacad ku maray in halgankii kacdoonka ahaa ay sii wadi doonaan.

Waxa uu sheegay in shacabka reer Beledweyne ay maalmihii lasoo dhaa fay wajaheen dilka nabadoonkii ugu weynaa beesha Xawaadle, dilka Tal iyi hii Saldhigga Beledweyne oo Har amcad dishay iyo qaraxii is-miida ami nta ahaa ee maalin ka hor ka dha cay bartamaha ma gaalada, kaas oo galaaftay nolo sha in ka badan 20 qof.

"Isla xisaabtan ayaa jiri doona, lagu kala hari maa yo wixii ka dhacay Beledweyne, hadii iska dil ay aha an jirtay oo la iska aamusi jiray, hada lasii aamusnaa maayo, kuwii dhibkaas geystay hadey xal diyaar u yi hiin iyo hadey xoog wataanba diyaar ayaan u nahay inaan wajahno,” ayuu yiri Xuud.

Jeneraalka ayaa beeniyey inuu xiran yahay, "Wa ayahaan waxaa la waday war ah Xuud waa xiran ya hay, war ma xirniye ogaada, wadahadal ayaan Xa mar u imid, mowqifkeenii kama tanaasuleyno, wad ahadalkaas markii uu dhamaado ayaa war la iga heli doonaa,” ayuu yiri Jeneraal Abuukar Xuud oo Muqdi sho ku sugan.

Sidoo kale odayaal reer Hiiraan ah oo ayaguna warbaahinta la hadlay ayaa ka tacsiyeeyey geerida dadkii lagu laayey qaraxii ka dhacay Beledweyne, kaas oo qof naftiisa haligay uu ku beegsaday dad ku sugnaa goob maqaayad ah.

Deni oo cadeeyay Mowqifkiisa Heshiiska Shidaal ka ee is qabqabsiga dhaliyay Madaxweynaha DG/Pungland Saciid C/hi Deni ay aa sheegay inuu sharci darro yahay heshiiska Shid aal ka ee Wasiirka Batroolka sheegay inuu la saxiix day Shirkadda Costline Exploration ltd.

Deni oo Warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in Madaxda dowladda sida Madaxweynaha & R/ Was aaraha ay isku heystaan heshiiska shidaalka ee la saxiixay ee muranka dhaliyay ,isla markaana dalka uu u baahan yahay isbedel ay Puntland qeyb ka tahay, si ay u noqdaan kuwii wax sixi lahaa.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in xillig aan DFS oo hay’adihii Dastuuriga ahaa shaqeyneyn, sidoo kalena ay socdaan doorashooyinka G/Shacab ka in la saxiixo heshiis aan lagala tashan Golaheeda iyo D/G/ledyada in la galo ay qatarteedaleedahay.

Ugu dambeyn Md.Deni wuxuu sheegay in wixii mar walba ay ka digayeen ay hadda muuqdaan, Pu ntland ay dooneyso in taalada dalka la wada lahaa do oo laga wada tashado.

Madaxweynaha &R/Wasaaraha ayaa labaduba waxaa ay sharci darro ka dhigeen heshiiska Shidaal ka, in kastoo Wasiirka Batroolka Somaliya C/rashiid Maxamed Axmed uu sheegay in heshiiska uu la og aa Madaxweynaha.

Imaaraadka Carabta oo mar kale deeq gar-gaar ah soo gaarsiiyay Muqdisho

Dowladda isutagga Imaaraadka Carabta ayaa mar kale Shalay diyaarad siday gargaar kala duwan waxaa ay ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aad an Cadde ee M’/Muqdisho.

Wasaaradda gargaarka & Gu ddiga abaaraha oo ay hoggaam ineysay Wasiirudowlaha W/ Ta marta & Biyaha Shukri Maxam uud Afrax ayaa Safiirka Ima araadka ee Somaliya, Danjire Maxamed Axmed Alcuthman ka guddoomay dee qda gargaarka ah.

Safiirka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in deeqda an ay qeyb ka tahay gurmadka ay dowlad da Imaa raadka Carabta ku caawineyso dadka Soom aaliye ed ee Abaartu saameeysay.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya ayaa uga mahad celisay D/ Imaaraadka Carabta & Ra’iisul Wasaaraha dadaalkooda ku aad dan sidii loo samata bixin lahaa dadka Somaliyeed ay saameeysay Abaarta.

Waxaa ay ugu baaqday dadka Somaliyeed gaar ahaan kuwa awooda inay walaalahood Abaadta sa ameeysay ay ka qeyb qaataan sidii loogu gurman la haa.

Tan & arkii R/Wasaare Max/ed X.Rooble uu ka ra ali geliyay Imaaraadka Carabta lacagtii loogala war eegay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde sanad kii 2018-kii waxaa ay soo daabuleyen deeq kala duw an oo ay uga qeyb qadanayaan gurmadka abaaraha

Ciidamada Dowladda oo degaanno la waree gay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Shalay howlgallo ka sameeyay degaano katirsan G/ Sh/Hoose, iyaga oo Al-Shabaab kala wareegay dee gaano u dhow Janaale oo hoostaga M/Marka.

Degaannada ay howlgalka Ciidamada ka sameey een ayaa waxaa kamid ah degaannada Buulo Aru ndi, Malable, Siigaale, Busley, Daa’uud iyo Beeraha-Baay halk aas oo la sheegay inay iaaga ba xeen Xub no katirsan Ururka Al-Shabaab

Degaannada Al-Shabaab lagala wareegay ayaa waxaa ku sugnaa qoysas kasoo barakacay degaano kale oo ka tirsan Gobolada Koonfur Galbeed oo ay abaar baahsan ka dhacday.

"Ciidanka Qaranku waxay bu rburiyeen xarumo ay ku jirtay ma xkamaddii Al-Shabaab ee Gobolka Sh/ Hoose, iyagoo gur mad u fidiyey dad tabaaleysan oo dalagii uga baxaayey beerahooda ay argagixisa du ka baaday, qaarna ka gubtay.Howlgalka ayaa wa xaa hoggaaminayey Abaanduulaha ururka 84-aad ee guutada 14-ka October Cali Mahdi Beerdiide, si doo kale gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siy aasadda ee deegaanka Janaale ayaa qeyb ka ahaa hoggaaminta howlgalladaan ballaaran.

Taiwan oo Somaliland ugu deeqday lacag wax looga qabanayo Abaarta Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-si maha madaxwey naha, ayaa safiirka Taiwan u fa dhiya Somaliland ka guddoomay qaaraan lacageed oo ay kaga qeyb qaa danayaan gurmadka loogu jiro dadka abaaruhu saameeyeen. Munaasibadda wareejinta qaa raanka lacageed oo qaddarke edu dhan yahay $500,000 (Shan Boqol oo kun oo dollar) oo lagu qabtay xarunta qas riga madaxtooyada, ayaa wax a goob-joog ka ahaa xubno kamid ah gugida gurmadka abaaraha iyo madaxda safaaradda Taiwan oo uu hoggaaminayo safiir Allen lou. Madaxweyne-ku-xigeena uga mahadnaqay Taiw an tallaabada ay u muujisay shacabka Somaliland oo ay soo gaarsiiy een deeqda lacageed ee loogu ta lo galay waxka qabashada abaaraha.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Taiw an ay noqotay mid si deg deg ah uga soo jawaabtay baaqii ay u jeediyeen Caalamka ee la xiriiray in loo soo gurmado Shacabka Soomaaliyeed ay abaartu saameeysay.

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Cabdirax maan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dhammaa nba dalalka Caalamka ugu baaqay inay ku daydaan Taiwan, kana soo jawaabaan baaqooda ku aaddan inay gacan ka geystaan gurmadka abaarta saamay say gobollo badan oo Somaliland ka mid ah.

Alshabaab oo sheegatay qaraxii lala eegtay kolonyo ciiddan oo galbinaysay madaxweynaha Puntland

Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qarax Shalay lagu weeraray kolonyo ciidan oo galbi naysay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, xilli madaxweynaha iyo wafdi la socday ay gu daha usii galayeen magaalada Boosaaso.

War kooban oo kasoo baxay Alshabaab ayaa la gu sheegay, in beegsigooda uu ahaa madaxweyna ha Puntland, balse uu ka badbaaday weerarkaas, waxayna sheegeen inay ku dileen askar kamid ah ila alada gaarka ah ee madaxweyne Deni.

Qaraxa Boosaaso ka dhacay ayaa kusoo aaday xilli ammaanka magaalada si aad ah loo adkeeyay islamarkaana ay magaalada ku suganyihiin siyaasi yiin doonaya in xildhibaanno loo doorto.

Ruushka oo baqdinta ku kordhiyay Wadamada Reer Galbeedka

Ruushka ayaa kordhiyay dhaqdhaqaaqiisa ciidan ee uu ka wado xuduudda Ukraine, iyadoona Reer Galbeedku ka baqdin qabaan inay tani soo dedejiso duulaankiisa ka dhanka ah dalkaasi.

Militariga Ruushka iyo Belarus ayaa loo kordhiy ay muddada ay dhoola-tuska ka sameynayaan meel u dhow xuduudda ay dalalkaasi la leeyihiin Ukraine.

W/Gaashaandhigga Belarus, Viktor Khrenin ayaa ku dhawaaqay go’aanka muddo kordhinta ee dho ola-tuska 2da ciidan, ka dib go’aan sida uu sheegay ay gaareen madaxda dalalkaasi.

"Ka dib go’aan ay gaareen hoggaamiye-yaasha 2da dal waxaa sii socon doonto hubinta tayada ciid amada iyo dhoola-tuskooda.” Ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa yiri "Taliska Ciidamada J/ Belarus & dhiggiisa Ruushka waxay qaadi doonaan tallaab ooyin dheeraad ah, oo yoolkoodu yahay in looga ba aqsado dagaal dhaca.”

Waxa kaloo uu sheegay in mar kasta oo ay kulma an hoggaamiye-yaasha labada dal ay ka wada hadl aan, sidii looga baaqsan lahaa suu rtagalnimada dag aal dhaca, ha yee shee aanay Reer Galbeedku dhag eysan waxa ay u sheegaan.

"Labada Madaxweyne mar kastoo ay kulmaan wa xa ay ka wada hadlaan, sida looga baaqsan karo da gaal. Ma doonayno colaad, balse dhanka kale ma dhageystaan waxa aan u sheegno, waana sababta aan u diyaarinayno ciidamo u jawaabi kara, haddii loo baahdo.” Ayuu yiri Viktor Khrenin, Wasiirka Difaa ca ee Belarus.

Tani ayaa loo fasirtay mid kordhin karta cabsida badan ee laga qabo in Moscow ay qorsheynayso du ulaan ay xilligan ku qaaddo Kiev. Ukraine oo xu du ud dheer la wadaagto Belarus ay ay kol hore Wad amada Reer Galbeedku sheegeen in Ruushku uu raadinayo marmarsiyo uu ku weeraro Ukraine. Maa lmo ka hor ayay ahayd, markii dhiilo ay ka soo koror tay jiidda hore ee Bariga Ukraine, ka dib madaafiic ay is weydaarsadeen Ciidamada Ukraine iyo xoog aga gooni-goosadka ee Ruushka uu taageero.



UNOPS JOBS



Procurement Associate


Job categoriesb Project Management, Procurement, Programme Management

Vacancy code VA/2022/B5001/23431

Department/officeNYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-6

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 21-Feb-2022 to 07-Mar-2022

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

Background Information - PSC

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

 

Functional Responsibilities

Under the direct supervision of the Procurement Analyst and under the guidance from the Procurement and Logistics Specialist, the Procurement Associate ensures the provision of efficient and timely support services in procurement and contract administration to the different programmers in a relevant geographical area. He/she promotes a client-focused, quality and results- oriented approach and provides support to the relevant procurement personnel. In the discharge of her/his duties, the Procurement Associate works with minimal supervision and liaises with UNOPS Programme Support Officers, Chief Technical Advisors, Portfolio Managers and Portfolio Assistants in order to ensure best support.

 

1.Transactional Procurement Support services

Administers a range of transactional-procurement support activities, ensuring compliance with UNOPS rules, regulations, policies and strategies, including the following:

·Incorporation of necessary steps to embed sustainability in the procurement process.

·Completeness of submissions to the Contract and Property Committees (CPCs).

·Completeness of documentation for preparation/processing of Purchase Orders, Contracts, LTAs or their Amendments.

·Provision of requested research/data on market supply by conducting routine market research to determine sources of supplies, using United Nations Global Market Place, and other external sources;

·Set-up/enhancement and maintenance of the local supplier database, ensuring regular update of data.

·Information databases, all procurement files and records updated and maintained.

·Status reports generated, as required.

·Availability of all supporting documents for audit and review purposes;

2.Procurement planning, requisitions, and sourcing

Administratively and technically supports the office’s planning,requisitions/procurement and sourcing support processes,focusing on achievement of the following results:

·Collaboration with projects personnel and Managers in the preparation of their procurement plan, awarding, administering and monitoring of all matters related to procurement for the given geographical area / project activity.

·Maintenance and update of procurement monitoring processes for projects and provision of feedback on purchase orders to requesting office;

·Provision of proposals to requesting entity on modes for providing goods, works and services, including procurement deadlines for each stage;

·Review of requisitions for completeness;

·Preparation of proper and complete specification for equipment and materials, Job Profiles and Statement of Works for the preparation of RFP, RFQ and ITB, ensuring clearance/approval by respective units of the requests.

·Constant liaison with vendors and consignee until safe delivery of goods is achieved.

·Drafting of letters, memoranda, faxes, email, etc.; monitoring of progress and liaison with vendors during the entire procurement cycle; --------SEE NEXT BAGE…

·…..investigation and resolution of post-order problems and of progress reports on procurement matters;

·Oral/written responses to queries from projects, clients, companies, etc. regarding procurement related matters

·Preparation of monthly reports on procurement matters;

·Liaison with the logistics unit or projects on receipt of goods, equipment and services in view of obtaining proper delivery report, RIR (Receipt and Inspection Report), or relevant certificates and that proper inventory is taken;

3.Bidding and tendering processes

Undertakes or supervises technical support tobidding and tendering processes,focusing on achievement of the following results:

·Preparation of shortlists of suitable contractors/suppliers for purchases of value over designated amounts for approval of designated officer;

·Preparation and issuance of EOI, RFQ, ITB, RFP or other tender documents as required, ensuring their conformity with UNOPS approved templates or seeking legal clearance in case of required adjustments;

·Together with the requesting programme/operations clients, support review and evaluation of bids or proposals received and preparation of analysis for less-complex, contract awards and for submission to the LCPC or other, statutory, designated body;

·Preparation of HQCPC, or designated body, submission together with the requesting programme/operations component;

·Organizing of LCPC (or designated, statutory body) meetings as may be required, and circulating at least 24 hours in advance documents for review;

·Maintenance of records of LCPC or designated, statutory body

4.Contract administration

Supportsefficient contract administration,focusing on achievement of the following results:

·Follow-up signing of contracts by vendors;

·Obligation of funds in Enterprise system and obtaining of appropriate signatures for approval;

·Dissemination of contract advertisement and awards;

·Maintenance of contracts and filing system;

·Maintenance of databases/rosters of best suppliers, contractors and service providers, activities and statistics

5.Team Management

·Facilitates the engagement and provision of high-quality results and services of the team supervised through effective work planning, performance management, coaching, and promotion of learning and development.

·Provides oversight, ensuring compliance by team members with existing policies and best practices.

6. Knowledge building and knowledge sharing

·Organizes, facilitates and/or delivers training and learning initiatives for personnel on procurement

·Provides sound contributions to knowledge networks and communities of practice by synthesizing of lessons learnt and dissemination of best practices in procurement

·Collects feedback, ideas, and internal knowledge about processes and best practices and utilize productively

Competencies

Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements

Education:

·A first level university degree (Bachelor or equivalent) with two years of relevant experienceOR

·High School (Secondary or equivalent) with a minimum of six years of relevant experience is required.

Experience:
Relevant experience is defined as experience in Procurement Management, Procurement Services, Supply Chain Management, Procurement Support, Procurement, Supplies Management or Business Administration.

·Within relevant experience at least 1 years of experience in Procurement or Supply Chain Management is required;

·Experience in Computer Literacy is required;

Languages:

·Fluency in English (writing, reading and speaking) is required.

·Fluency in Somali (writing, reading and speaking) is required.

Contract type, level and duration

Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: ...

Additional Considerations

Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip