HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 21-KA FEB. 2022-KA

0
Monday February 21, 2022 - 08:35:44 in Wararka by
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 21-KA FEB. 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Wasiirka batroolka: "Heshiiska shidaal ka wa xaa ila ogaa madaxweyne Farma ajo, waxa ana lagu qaatay 7 Milyan oo dollar"

Wasiirka batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Aadan, ayaa ku adkaystay in madaxw eyne Farmaajo uu la ogaa heshiiska shidaal baari seed ee uu u saxiixay shirkadda Coastline exp loratation.

Wasiirka batroolka ayaa sheegay in heshiiska 15-ka bishaan qalinka lagu duugay islamarlaana ay dowladda Soomaaliya saxiixiisa ku helayso 7Million oo dollar oo bil kadib lagu shubidoono bangiga dhexe.

"Faylkaan waa si qaas ah u hayay aniga iyo madaxweynaha, muddo dheerna ka wada shaqey nayay, hadday noqoto sharcigii shidaalka, hadday noqoto in heshiiskaan lala galo shirkaddaha shidaalka," ayuu yiri wasiirka batroolka.

Wasiirka Batroolka waxa uu sheegay in heshi iska Shidaalka uu tilmaamayo in shidaalka laga qodidoono deeggaanada Koonfur Galbeed, Galm udug iyo Jubbaland, balse ma sheegin goorta uu billlaaban doono fulinta heshiiskan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Habeen hore si adag sh rci darro ugu tilmaamay heshiiskaan, wuxuu na is ka fogeeyay inuu wax ka ogyahay, isagoo shee gay in dowladda Soomaaliya ay horey u joojisay in wax heshiis ah la galo inta lagu jiro arrimaha doorashada.

R/wasaare Rooble ayaa isagana sharci darro ku tilmaamay heshiiskaan, wuxuuna ku tilmaamay qiyaano qaran oo lagu boobayo hantida umm adda.

Hanti-dhowraha Qaranka oo qaaday talla abo ka dhan ah heshiiska shidaalka

War-saxaafadeed uu soo saaray Xafiiska Han tidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu shaaciyey in heshiiskii ay wasaaradda batroolka iyo macd anta Soomaaliya la gashay shirkadda shidaalka baarta ee Coastline Exploration Ltd, oo laga leeya hay dalka Mareykanka uu yahay mid muujinaya in lagu xad-gudbay shuruucda dalka.

Hantidhowrka ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay khusayso ogaysi iyay in uu heshiiskaasi yahay wax ba kama jiraan, isagoo gal-dacwad eed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud ee Qaranka, si tallaabo sharciga waafaqsan looga qaado ciddii ku lugta lahayd.

Sidoo kale Hantidhowraha ayaa Ra’iisul Wa saare Rooble kula taliyay in shaqa ka joojin deg-deg ah lagu sameeyo dhammaan shaqsiyaadkii qabyta ka ahaa saxiixa heshiiskaas lagu xaraa shayo 7 Xirmo oo shidaalka xeebaha Soomaaliya ku jira ah.

Hoos ka Akhriso war-Saxaafadeedka oo dhameystiran

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XH GQ) waxaa uu dib-u-eegis ku sameeyay hannaan ka iyo habraacyada loo maray heshiiska la shaaci yay inuu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee ku aaddanaa bixinta toddobo xi rmood oo shidaalka Soomaaliya ah.

Waxaa Xafiiska dib-u-eegistaas uga soo baxd ay in si toos ah loo baalmaray Dastuurka Ku Meel Gaarka ah ee JFS, Sharciga Iibka Qaranka (Shar ci Lr. 22 iyo wax-ka-beddelkiisa), Sharciga Batrool ka (Sharci Lr. 19) iyo habraacyada dhaqan-galka ah ee dalka, kuwaas oo loo asteeyay in lagu maa mulo gelidda heshiisyada caalamiga ah. Hadda ba, XHGQ isaga oo gudanaya waajibaadkiisa Qar an ayaa waxa uu ku wargeliyay Wasaaradda Batr oolka iyo Macdanta iyo hay’adaha ay khuseysaba in uu heshiiskaas gabi ahaanba waxba kama jira an yahay.

Sidoo kale, Xafiisku waxaa uu warqad u gudbi yay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo hay’ada ha ku shaqada leh, si loo hubiyo loogana gun-ga aro haddii ay jiraan falal musuq ah oo saameyn ku leh saxiixa heshiiska sharci darrada ah ee ay ku lugta lahayd shirkadda Coastline Exploration Ltd, iyadoo la tixraacayo shuruucda dalkeenna, U.S. Foreign Corrupt Practices Act (FCPA) iyo shuruucda kale ee caalamiga ah.

Intaa waxaa dheer in XHGQ uu gal-dacwade ed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud ee Qaranka si ay waajibaadkooda sharciga waafaqs an uga gutaan, natiijada baaristana ay ula wad aagaan ummadda Soomaaliyeed.

Sidaas si la mid ah, XHGQ isaga oo ka jawa abaya codsi ka soo gaaray Ra’iisul Wasaaraha XFS kaas oo ku qotomay in baaris lagu sameeyo heshiiska sharci darrada ah, ayaa Xafiiska waxaa uu Ra’iisul Wasaaraha XFS la socodsiiyay in uu gutay waajibaadkii arrinkaan kaga aaddanaa.

XHGQ ayaa ku taliyay in Ra’iisul Wasaarahu uu shaqo ka joojin ku sameeyo dhammaan shakhsi yaadka ku lugta leh saxiixa heshiiska sharci dar rada ah illaa iyo inta laamaha garsoorka ay waajib aadkooda kaga aaddan ka gudanayaan.

Ugu danbayn Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka waxa uu mar walba u taaganyahay ilaa linta hantida ummadda Soomaaliyeed iyo hubanti-galinta in la dhaqan galiyo shuruucda dalka. Iyada oo taa laga duulayo, waxaan markale xusuusinay naa hay’adaha Dowladda in ay ka dhawrsoonaad aan ku tagri-falka hantida dadweynaha iyo balm arka shuruucda dalka. --DHAMMAAD--

MadaxweynihiiHore Ee Soomaaliya Oo Farriin Gaar Ah U Diray Hay’addaha Ammaanka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gu ddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay qaraxii Is-miid aaminta ahaa ee Dorraad ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.

Sheekh Shariif ayaa marka hore tacsi u diray dhammaan ehe lada dadkii isugu jiray shacabka iyo mas’uuliyiinta ee ku dhintay Qaraxii lala beegsaday, wuxuuna Alle Caafimaad uga baryay inuu siiyo dadkii dhaawacmay oo xaa laddooda la dabiibayo.

Madaxweynihii hore ee Soom aaliya ayaa waxaa uu sheegay inuu aad uga xun yahay qaraxyada lala beegsado goobaha ay isu gu yimaadan bulshada, isagoona laamaha amni ga dalka inay xoojiyaan amniga dalka gaar ahaan magaalooyinka ay socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka. "Aad baan ugu xumahay qar axyada argagixi sadu la beegsanayaan goobaha bulshada, wax aan ugu baaqayaa hey’adaha Amn iga dalka meel walba oo ay joogaan xiligan inay xoojiyaan xaqii jinta Amniga guud ahaan, gaar ahaan maga alooyinka doorashooyinka ka socda an” ayuu yiri Sheekh Shariif oo ah Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta..

Inta la xaqiijiyay 13 qof ayaa ku dhintay Qar axii Is-miidaaminta ahaa ee Dorraad ka dhacay Ma qaayada Xasan Dhiif ee ku taalla M/ Baladweyne, 30 qof kalena waxaa ay ku dhaawacmeen qara xa, Al-shabaabna ayaa sheegatay mas’uuliyadiisa qaraxaas dhacay…

Natiijada kursigii uu Wasiirka Batroolka ku fadhiyey oo la hakiyey + Sababta

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyin ka Dadban ayaa soo saaray qoraal uu ku haki nayo shaacinta nati ijada rasmiga ah kursiga Golaha Shacabka ee tirsigi isu yahay HOP#45, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Koonfur Galbeed.

Guddiga ayaa ku wargeliyey FIET inuu haki yo ku dhowaaqista natiijada kursig an oo uu horey u gu fadhiyey wasiirka Batrolka Soomaaliya oo haa tan lugaha kula jiro dood xo ogan oo kala dhala tay heshiis uu saxiixay oo ku aadan soo saa ri sta shidaalka Soomaaliya. Qora alka guddiga ay aa waxaa lagu sheegay inay dac wadda soo gudbi yeen 1-Suldaan Maxamed Axm ed Cumar 2- Mu sharrax Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo 3-Mu sharrax Jawaahir Jeylaani Cabdullahi.

"Haddaba Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doo rashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2022 isaga oo gudanayo waajibaadka shaqo ee loo igmaday wuxuu ku wargelinayaa Guddiga Hirgelinta Door ashooyinka Heer Federaal (GHDHF) in la hakiyo ku dhowaaqista natiijada rasmiga ah ee kursi lam bar HOP#45, laga bilaabo 19/02/2022 inta GXKHDD uu go’aan ka gaarayo dacwadda laga soo gudbiyey kursigaasi,” ayaa lagu yiri qoraal kan.

Sidoo kale guddiga ayaa shaaca ka qaaday in kiiskan uu kusoo dhammeystiri doono muddo illaa 7 cisho, si xal looga gaaro bashada hareysay kursiga HOP#45 ee Golaha Shacabka.

Waxa kale oo uu Guddiga Xallinta ka dalbad ay Guddiga SEIT Koonfur Galbeed inuu kala shaqeeyo dacwadda, si loo helo xog dhammeysti ran.

Kursigan ayaa waxaa kusoo baxay nin lagu ma gacaabo Maxamuud Axmed Maxamed, kadib doorasho ka dhacday magaallo xeebeed ka Bara awe ee gobolka Sh/Hoose.

Guddiga Doorashooyinka Federaalka Oo Shaa ciyay In Lagala Wareegay Bari hii Bulshada

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Fede raalka, kuna saxiixan yahay Gudd oomiyaha Gudd igaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu she egay in lagala wareeg ay barihii uu la haa sida: Webs ite-ka, Bogga Facebo ok iyo Twitter-ka.

Guddiga ayaa xusay in tallaabada lagula ware egay dhammaan barihii Bulshada Guddiga ay muujin eyso mas’uuliyad darrada iyo carqaladeyn ta lagu haayo doorashada, iyagoona caddeeyay in haatan wixii ka dambeeya in waxa laga soo qoro Guddiga ay waxba kama jiraan yihiin.

Sidoo kale Guddiga doorashooyinka heer Fe deraal ayaa tilmaamay in xogaha doorashada ay ku soo gudbin doonaan shirar Jaraa’id oo lagula hadlayo warbaahinta iyo wareysiyo, mana shaa cin Guddiga cidda la wareegtay barihii Bulshada ee Guddiga.

Doorashada lix kamid kuraasta Golaha Shac abka oo lagu qabtay Beledweyne

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dow lad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Shalay Ma gaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashada labaad ee Hir-Sha beelle ku qabtay doorashada lix kamid ah kur aasta Golaha Shacabka.

Kursigii ugu horreeyay ee lagu doorto Maga alada Beledweyne ayaa waxaa uu noqday kursigii uu ku fadhiyay Faarax Sheekh Cabduqaadir ee Hop#086 kaas oo uu ku guuleystay Agaasimihii hore ee NISA ahna la taliyaha dhinaca amniga Qaranka ee Madaxw eynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Kursiga Hop#086 ayaa waxaa ku tartamay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo helay 70 Cod hal ka musharixii la tartamayay ee Janeraal Axmed Dayib Axmed uu helay 24 Cod.

Kursiga labaad ee Hop#015 ayaa waxaa mark ale ku guuleysatay Wasiir kuxigeenka Wasaarad da Haweenka Xiis Xasan Aadan oo kursigaan ho ray ugu fadhisay kadib markii ay u tanaasushay Maryan Xasan Cabdi oo la tartami laheyd, wax aana cod gacan taag ah oo loogu codeeyay Xil dhibaan Xiis Xasan Aadan ay heshay 92 Cod, waxaana diiday 5 Cod.

Kursiga Saddexaad ee Hop#008 oo uu horay ugu fadhiyay Dr Xuseen Cabdi Cilmi ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Deeq Barre Cumar ( Fiy oore) oo kamid ah Bahda Warbaahinta Muqdisho kadib markii uu u tanaasulay musharrax Xildhib aan Ibraahim Axmed Inji, waxaana cod gacan ta ag ah oo loo qaaday uu helay Maxamed Deeq Barre Cumar ( Fiyoore) 89 Cod, waxaana diisau laba qof.

Kursiga Afaraad ee Hop#274 ayaa waxaa mar kale ku guuleystay Habdhowraha Golaha Shacab ka Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux oo kursiga an horay ugu fadhiyay kadib markii ay u tanaasu shay Fardowso Xasan Ismaaciil, waxaana cod ga can taag ah oo loogu codeeyay uu helay 78 Cod halka 7 qof ama Ergo ay diideen.

Kursiga Shanaad ee HOP#109 ayaa waxaa markale ku guuleystay Wasiir kuxigeenka Wasaar adda Gaashaandhigga Xidlhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud kadib markii ay u tanaasu shay Marwo Xamdi Maxamed Muuse, waxaana cod gacan taag oo loogu codeeyay uu helay 92 cod mana jirin cid diiday.

Kursiga lixaad ee ugu dambeeyay doorashadii Shalay ka dhacday Magaalada Beledweyne ee Hop#074 oo uu horay ugu fadhiyay Wasiir kuxige enkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Cab dullaahi Colaad Rooble oo meesha laga saaray ayaa waxaa ku guuleystay Cabdikariim Cumar Xuseen kadib markii uu tanaasulay Cabdishakuur Cabdullaahi Axmed oo Bahda Saxaafadda kamid ah. Cod gacan taag ah oo loogu codeeyay Cabdi kariim Cumar Xuseen ayuu helay 98 Cod, waxaa na sidaasi uga mid noqday Xildhibaannada Gol aha Shacabka, sida uu ku dhawaaqay Guddoomi yaha guddiga door ashooyinka Hir-Shabeelle.

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa noqday Maamul ka labaad ee bilaaba degaan doora shada laba ad, waxaana ka horeeyay Maamul ka Koonfur Galbeed soo oo geba-gabeeyay kuraastii taallay degaan doorashada labaad oo aheyd degmada Baraawe ee Gobolka Shabeel laha Hoose.

 Wasiirka Gaadiidka Somaliya oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee dalka

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Som aliya, Duraan Axmed Faarax ayaa Shalay M/Mu qdisho kula kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya ahna Madaxa Hawlgalka Nabad Ilaalin ta AMISOM, Francisco Madeira. Wasiirka oo xaf iiskiisa ku qaabilay Wak iilka Midowga Afrika ay aa kala hadlay, sidii loo xoojin lahaa amniga Gar oon ka Diyaarada ha ee Aadan Cadde.

Wasiirka ayaa sidoo kale Francisco Made ira kala hadlay dedejinta dhismaha Parking-ka gaadi idka ee garoonka, oo Wasiirku uu dhawa an dha gax-dhigay. Kulankan ayaa ku soo aadaya, iyadoo AMIS OM ay dhowr jeer cabasho ka muujisay Madaxda Dowladda Federaalka ee hubka la gasho garo onkaasi.

Xildhibaanadii ugu badnaa oo Shalay u soo baxay Farmaajo

Waxaa Shalay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan lagu doortay xildhibaanadii u ho reeyay ee deegaan doorashada labaad ee maam ulka HirShabelle, waxaana ku soo baxay xubno ay wataan garabka Farmaajo.

Kuraasta lagu doortay Shalay Beledweyne oo ahaa lix kursi ayaa waxaa la rumeysan yahay in u gacan gelinta kooxda Farmaajo ay ka damb eeyaan madaxda HirShabelle oo gacan saar la leh madaxwey naha muddo xileedkiisu dhaa maday.

Kursiga 1-aad HOP#086: Waxaa ku soo baxay saaxiibka weyn ee Farmaa jo ahna La-taliyihiisa amniga qaranka, Fahad Yaa siin Xaaji Daahir oo sidoo kale hore u ahaa Tali yihii NISA, waxaana kursigaan ka taagneyd dood badan, hase yeeshe ugu dambeyntii waxaa qaa tay Fahad.

Kursiga 2-aad HOP#015: Waxaa dib ugu soo laabatay kursigaan Marwo Xiis Xasan Aadan oo hore ugu fadhiday, waxayna kamid ah xubnaha loo xiray ee taageerada ka helay xulafada Farm aajo.

Kursiga 3-aad HOP#008: Waxaa kursigaan ku soo baxay Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) oo ah mulkiilaha Radio Danan ee magaalada Mu qdisho, sidoo kale waxaa ninkaan wata kooxda Farmaajo.

Kursiga 4-aad HOP#274: Kursigaan ayaa wa xaa kusoo baxay Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux, oo markii hore uu ku fadhiyay, wuxuuna taa geero ka helay kooxda Farmaajo, asaga oo aan taageero ka haysan beesha iska leh kursiga.

Kursiga 5-aad HOP #109: Waxaa kusoo bax ay Cabdifatax Qaasim Maxamuud oo hore ugu fadhiyay kursigaan, ahna Wasiir kuxigeenka Gaa shaandhiga, wuxuuna taageero weyn u yahay Fahad Yaasiin, saaxiibka Farmaajo.

Kursiga 6-aad HOP#074: Kursigan oo ahaa midka u dambeeyay ee Shalay la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay Cabdikariin Cumar Xuseen, waxaana meesha laga saaray Wasiir kuxigeenkii hore ee Gaashaandhiga Cabdullaahi Colaad Ro oble oo ay kooxda Farmaajo ku tuhuntay in uu xi riir la leeyahay qaar kamid ah Midowga Musha raxiinta.

Doorashada Golaha Shacabka ee dalka ka socota ayaa inta badan u muuqata mid magaca ka sidata doorasho, waxaana ku soo baxa dooran ayaal hore loo sii ogaa guushooda. Xigasho:-caasimadda.net

Siyaasiyiin si weyn uga fal-celiyey fadexada ka dhalatay saxiixa heshiiska shidaalka

Wasiirka batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa saxiixay heshiis shidaal sahmin ah oo Soomaaliya ay la gashay shirkadda Coastline Explorat ion Limited ("Coastl ine”) oo laga leeyah ay dalka Mareykan ka.

Wasiir Cabdirashiid ayaa sheegay in Madax weyne Farmaajo uu la ogaa heshiiskaan oo lagu qaatay 7 Milyan oo dollar, islamarkaana uusan ga raneyn sababta uu hadda uga horyimid, isagoo ku macneeyey in culeyska dhanka baraha bulshada ka soo wajahay uu isaga difaacayo.

Haddaba qaar ka mid ah xildhibaanada iyo si yaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka falceliyey he shiiskan, waana kuwan aragtiyadooda.

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi: Waa fade exo kale oo soo waajahday Villa Somalia (Farm aajo), maadaama wasiirka Batroolku uu sheegey in Farmaajo la ogaa saxiixa heshiiska Xirmooyin ka Shidaalka!

Heshiiskii lala dhuumanayey ee kooxaha khyaraadka dalku uu xaraashka u yahay ay sida qarsoodiga ku saxiixeeen waxba kama jiraan ay aa laga soo qaadey.

Batroolka Soomaaliya wuxuu ka dhexeeyaa ummadda Soomaaliya, waxaana muuqata in kooxo gaar ah ay saxiixiisa macaash ka raadinay aan, Raysulwasaaruhu waa ku mahadsan yahay tallaabadan uu ku joojiyay boobka khayraadka dalka.

Murashax Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Waa boob iyo khiyaano qaran in xilli kala guur ah, dal ka debediisa lagula dhuunto saxiixa heshiis shid aal oo 25 sano soconaya, kuna kacayso balaayiin doolar. Hantidii qaran iyo Dhaxalkii ummada ayaa la dhaafsaday 16 milyan oo doolar. Farmaajo 07 August ayuu soo saaray qoraal uu ku diidayo in heshiis la saxiixi karo xilliga kala guurka ah.

Waxaase u cadaatay in uusan rajo ka lahayn doorashada, oo uu go’aansaday in uu dalka boo bo. Raysalwasaare Rooble waa in uu dalka ka badbaadiya boobka hantida qaran, tillaabana ka qaado wasiirka hantida qaran lunsaday.

Senator Ilyaas Cali Xasan: Intii Doorashada la gu madhquulsanaa, Shidaalkii waa lagu baxay! Dowlad Waqtigeeda Dhamaadey heshiis noocaan oo kaleed ah mageli kartaa?

Soo uma eka in sababta xiligaan kala guurka ah loogu soo aadiyey iibinta shidaalka ujeedo ba dan? Lacagta Shidaalka lagu iibiyey soo uma eka mid larabo in loo isticmaalo Doorashada?

Dalalka Iran iyo Jarmalka oo ka wada hadlay heshiiska Nuclear-ka

Wasiirrada arrimaha dibadda Jarmalka iyo Iran ayaa ka wada hadlay heshiiska nukliyeerka iyo sidoo kale arrimaha labada dal, go bolka iyo caalamka, kulan ay ku yeesheen magaal ada Mun ich sida ay sheegeen ilo dibl omaasiyadeed.

Hossein Amir-Abdollahian ay aa u sheegay dhiggiisa Jarma lka Annalena Baerb ock in Iran ay weli ka go’an tahay inay heshiis ka ga adho wada xaajoodyada ka dhacaya Vien na haddii la ixtiraamo khadadka cas ee dalka iyo dalabaadka sharciga ah ee ay buuxiya an dhina cyada kale, ay ay wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran ku sheegt ay bayaan ay soo saartay. Wasiirka arrimaha dibedda Jarmalka Baerbock dhankeeda sheegtay in wadahadalada marayaan meel xasaasi ah iyo in dhammaan dhinacyada looga baahan yahay inay ku dadaalaan sidii ay marxalad dan uga gudbi lahaay een wakhtiga ugu yar ee suurt ogalka ah oo ay fura an cutub cusub. afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda dalka mareykanka Ned Price ayaa Arbaca dii sheegay sheegay in wa dahadaladu marayaan

heer gabogabo ah.

Beesha Cayr oo fariin culus u dirtay beesha Murusade

Odayaasha dhaqanka beesha Cayr ee Habar gidir ayaa isugu yimid kulan gaar ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo fariin culus loogu diray guddoomiyaha degmada Deyniile Maxamed Abuukar Jacfar.

Odayaasha beesha Cayr ay aa sheegay in gabar xaamilo ah oo dhakhtar aheyd ay dileen ciid anka ilaalada u ah guddoomiye Maxamed Abuukar Jacfar, xilli ay marayeen agagaarka isbitaalka xoogga dalka.

Gabadha la dilay ayaa la sheegay in meydkeeda uu weli ku jiro qaboojiye, isla markaana ay bee sha Cayr ka dalbaneyso guddoomiye Jacfar iyo dhamaan waxgaradka beesha Murusade inay soo xiraan askarigii dilay.

Imaam Cabdullahi Khaliif Rooble oo kulankaa s ka hadlay ayaa yiri, "Gabadha la dilay waxay aheyd dhakhtar dadka Soomaaliyeed anfaceysay, meydkeedii weli qaboojiye ayuu ku jiraa walaal ayaalow sida ugu fudud inaad u soo qabataan nin kii dilay gabadheena.”

Imaamka ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan doonta hadii laga jawaabi waayo baaqaan ka soo yeeray, "Murusade waa dad aan isku fiica nahay oo nala dhashay curadna noo ah, waxaan ka rabnaa inay meel ku sheegaan gabadhii, mas uuliyiinta beesha Murusade oo Ugaasku ugu hore eyo waxaan farayaa inay ka soo jawaabaan baa qeena,” Imaam Cabdullahi Khaliif Rooble.

Xubnihii ka hadlay goobta ay isugu soo bax een odayaasha iyo saladiinta beesha Cayr ayaa sidoo kale fariin loogu diray Nabadoon Xaad oo ah guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye, waxayna la codsadeen in baaqooda uu ka soo jawaabo, isagoo kaashanaya Ugaaska Mu rusade iyo guddoomiye Jacfar oo la sheegay in ila aladiisa ay dishay gabadhaas.

Ugaaska Beesha Cayr ee koonfurta Sooma aliya Ugaas Cagajabey oo ugu dambeyntii ha dalka qaatay ayaa yiri, "Waxaan kula dardaarma yaa Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdull ahi, in gabadhii shanta caruurta ah korsaneysay ee ciidankiina ay dileen aad meel ku soo sheegto.

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo shaac iyay 7 kursi oo lagu dooranayo Beledweyne

Guddiga Doorashada Hirshabelle ayaa Xalay shaaciyay doorashada 7 kursi, oo doora shadooda maalmaha soo socda lagu qaban doo no Magaalada Beledweyne.Tirsiga kuraastanay aa kala ah #HOP003, #HOP006, #HOP022, #HOP031, #HOP032, #HOP068 iyo #HOP252.

Tani waxay ku soo aadaysaa, saacado uun ka dib, markii Shalay Mgaalada Beledweyne lagu doortay 6 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Beledweyne oo ah deegaan doorashada 2aad ee Hirhabelle ayaa waxaa yaala 25 kursi.

Al-Shabaab oo la sheegay inay dhaqtar ka soo afduubteen Kenya.

Ciidamada amaanka Kenya ayaa bilaabay ho wlgalo lagu soo bad baadinayo dhaqtar ay dagaa lamayaal ka tirsan Al-shabab ay Kenya ka soo afduubteen kaa oo lala soo galay dhinaca Sooma aliya,Wararka waxay sheegayaan in dhaqtarkaan uu yahay mid u dhashay dalkaasi Kenya lagana soo afduubtay deegaanka Fino ee ka tirsan degmada Mandheera.

Sida laga soo xigtay Booliska Kenya, ilaa 4 qof oo hubaysan oo la rumaysan yahay in ay dag aalamayasha Al-shabab ka tirsan yihiin ayaa jim cihii gudaha u galay Xarunta Caafimaadka ee Fino, ilaa sedex qof ayay kasoo wateen laba ka mid ah waxay ahaayeen dadka deegaanka halka mid ka kalana uu ahaa dhaqtarka ay lasoo aa deen dhinaca SoomaaliyaLabada qof ee deega anka u dhalatay ayaa goor dambe lasoo daayay inkastoo dhaqtarka ay lasoo aadeen dhinaca Soomaaliya iyagoo kasoo talaabay xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Booliska Kenya ayaa sheegay in dagaalamya asha ay horey u qaateen qalab caafimaad iyo da wooyin yiilay xarunta caafimaadka ay wee rareen.

Afduubkaan ayaa kusoo beegmay iyadoo tod obaadkii lasoo dhaafay dalkaasi Kenya maxka mad lagu soo taagay mid kamid ah darawaladii fududeyay afduubka dhaq atiir u dhalatay Cupa oo al shabab kasoo afduubteen dalkaasi Kenya.

Musharaxa Madaxweyne ee kaliya ee u hambalyeeyey Xildhibaan Fahad

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ay aa noqday musharaxii ugu horreeyey iyo kan ka liya ee uu u hambaleeyey xildhibaan Fahad Da ahir Axmed oo Shalay lagu doortay Beledweyne.

Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku yiri "Waxaan u ha mbalyeynayaa Xildhibaannada lag u doortay magaalooyinka Kismaa yo iyo Beledweyne ee ka mid no qonaya Golaha Shacabka ee Baarlamanka Feder aalka Soomaaliya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo waajibaadka ka saaran ummadda Soomaaliyeed.”

Qoraalka ayaa waxaa raacsanaa muuqaal ay ka muuqdaan sawirada xildhibaanada Shalay la doortay, oo uu ku jiro sawirka Fahad.

Tallaabada uu qaaday Kheyre oo ka duwan xubnaha Golaha Midowga Musharaxiinta, oo uu ka tirsan yahay, ayaa dhalin karta su’aalo horleh oo ku saabsan xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo Fahad.

Fahad ayaa xubno badan oo musharaxiin ma daxweyne ah waxay ka tirsanayaan cadaadis xo oggan iyo dhibaatooyin, waayna u arkaan inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay xadgudubyadii uu Farmaajo dalka ka gaystay shanti sano ee uu madaxweyne ka ahaa.

Kheyre ayaa horey waxaa loogu xantay inuu weli ku xiran yahay Fahad, islamarkaana laga ya abo inuu taageero ka helo haddii uu gadmi waayo Farmaajo. Waxaa sidoo kale jirtay eedeymo ku saabsan inuu yahay isha Fahad u dhex fadhisay Golaha Mi dowga Musharaxiinta, oo uu xogtooda uu u gu dbiyo, waxaana hambalyadiisa Shalay ay xooji neysaa tuhunadaas.

Tallaabo ka duwan Kheyre, waxaa qaaday mu sharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishaku ur oo weerar ku qaaday Fahad kadib markii Shalay la doortay. "Horta Baarlamaankii Dorraad hor muuqadkiisa la diiday, Shalay ka mid noqo shadiisa badbaado ma laga doonay? Dadkii la iska qarinayey, isla sa wirkoodu ma loo baahday? Xildhibaanadii taleef anada lagu dhagaysan jiray, garbo buuxis ma la ga doonay? horta sow lagama quusan xukun ba qdin gelin iyo kalitalis? In halkaa lagu soo dhaco, halgan adag oo naf, hanti, waqti iyo tamar ku kacay ayaa laga soo maray,” ayuu yiri Cabdira xmaan Cabdishakuur.

Dibad-bax ka dhan ah tallaabo uu qaad ay Rooble oo ka dhacay Muqdisho

Beelaha Banaadiriga oo ka cabanaya faro-gelin ay sheegeen in lagu hayo kuraasta ay ku leeyihiin baarlamaanka Soomaaliya ayaa Shalay banaan-bax ka dhigay magaalada Muqdisho.

Xubnihii warbaahinta kula hadlay halkii ay ka dha ceen isku soo baxyadaas wa xay sheegeen in ay san ku qanacsaneyn gud digii uu Dorraad ra’iisul wasaare Rooble u mag acaabay xal u helidda khil aafka ka jira doorashada kuraasta Banaadiriga.

Dalabkooda ugu weyn ay aa ah in loo madax-banee yo doorashada shanta kursi oo ay ku leeyihiin gol aha shacabka, iyagoo si gaar ah Ra’iisul wasaara ha uga codsaday inuu ka dhabeeyo balan-qaadkii uu u sameeyey.

Siyaasiga Luqmaan Cali Macow ayaa ka mid ah xubnihii hoggaaminayey banaan-bixii Shalay, "Guddigii uu Dorraad magacaabay Rooble waxaan u aragnaa mid marin habaabin ah,” ayuu yiri Luq maan.

Waxay ku celceliyeen in Ra’iisul Wasaare Ro oble uu xaqooda ugu soo dhiciyo si Alle ka cabsi leh, isla markaana uu qolo kasta xaqeeda u ma dax-baneeyo, maadaama isaga loo igmaday hog gaaminta doorashada dalka.

"Nabsiga ka dheeraaw mudane R/Wasaare, hadkaani waa dhiban yihiin, hadaad aragteen dad kaan oo aan qori qaadan oo aan dad la dagaala min, cabsi yaan loo maleyn, laakiin nin kasta mar kii uu wejiga ilaahey tago ayaa lala xisaabtamaya, waxaa laguu igmaday inaad hoggaamiso doora shooyinka dalka ee qolo kasta xaqeeda sii,” ayuu yiri mid ka mid ah odayaashii la hadlay warba ahinta.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa Dorraad guddi ka kooban 7-xubnood u magacabay xalinta caba shada reer Banaadiriga, kuwaas oo ka kooban 3 ka socota guddiga doorashada heer federaal, 3 kale oo ka socota guddiga doorashada kur aasta Banaadiriga iyo xubin ka socday xafiiskiisa.

Dadkii Shalay banaan-baxa dhigay ayaa ku qeylinayey inay aad uga soo hor jeedaan guddiga as, isla markaana ay marin habaabin u arkaan tal laabaada uu qaaday Rooble, iyaga oo sheegay in xalka kaliya oo ay doonayaan uu yahay in loo madax-baneeyo kuraastooda.

Madaxweynaha Puntland Oo War Ka soo Saa ray Nabaddoonadii Lagu Qarxiyey Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’una xariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Naba doon Cabdi Cii se Maxamed oo ku geeriyoo day oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Boosaaso.

"Waxaan ka tacsiyeynayaa ge erida Alle Ha’unaxariisto Jiif Caa qil Yaasiin Cali Dhahar iyo Naba doon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qaraxii argagixisnimo ee ka dhacay Boosaaso” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo ka hadlaayay qaraxii Dorraad dhacay.

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si gaar ah tacsi ugu diray dhammaan ehelko odii iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen labada Nabadoon, wuxuuna sidoo kale Alle uga baryay inuu Caafi maad deg deg ah siiyo dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxa. Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday qaraxa, halka dhowaad 10 qof kale na ay ku dha awacmeen qaraxa ka dhacay Maqa ayada ku taal la Boosaaso, waxaana dadka dhaawacmay durba dii la geeyay Isbitaalka Maga alada. Dadka wax yeelada kasoo gaartay qaraxa mii nada ahaa ayaa waxaa la sheegay inay ku jiraan Nabadoono Dorraad ka qayb galay kulan lagu tag eerayey Wasiirka Qorshaynta XFS Jam aal Max amed Xasan.

Golaha degaanka degmada Diinsoor oo xilkii ka qaaday Guddoomiyahoodii

Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Deg mada Diinsoor ayaa xilka ka qaadey guddomiyihii Degmada Abdisalaan Xaaji Siidow kulan Shalay ay ku yeesheen Guddaha Xarunta Golaha Dee gaanka,

Goobta kulanka ka dhacayey ayaa wa xaa goo bjoog ahaa Wasiirka Arrimaha gudaha K/Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi Wasiirka, Amniga Isaac Cali Subag, Wasiirka Qorsheynta Ahmed Mado obe Noonow Mohamed Ahmed Baashi wasiirka Dhalinyaradda Mudane Ibraahim Adan Ali Najah Agaasimaha Madaxtooyadda Mudane Abdullaahi Ali Watiin taliyaha ciidamada Daraawishta iyo saraakiil kale oo ciidan.

Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee G/Baay si doo kalena kamid ah Golaha degaanka ayaan weli ka hadlin xilka qaadista lagu sameeyay.

ARRINTA SU’AALAHA DHALISAY EE UU SAMEYEY FAHAD INTA AAN XILDHIBAANKA LOO DOORAN KAHOR

La-taliyaha amniga qaranka madaxweyne Fa rmaajo, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo Dorraad ta gay magaalada Beledweyne ayaa shahaadada Musharaxnimo ku qaatay magac cusub, kaasi oo Shalay lagu door tay.

Magaca cusub ee Fahad uu xildhibaanka ku noqday ayaa ah; Fahad Daahir Axmed, waxaana ka dhalatay dood badan iyo su’aalo ku saabsan halka uu ka yimid magacan cusub.

Fahad weligiis waxaa loo yaqiin Fahad Yaasi in Xaaji Daahir, oo xitaa marka uu weriyaha ahaa uu afkiisa ka sheegi jiray. Sidaas darteed Su’aa sha ayaa ah; Fahad ma hadda ayuu magaca be ddeshay mise magaca Fahad Daahir Axmed ayaa sax ah, oo weligiis wuxuu adegsan jiray magac aan sax aheyn oo ah Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Hal arrin oo suurta-gal ah ayaa ah; in Fahad uu haysto baasaboor dal kale oo ugu qoran magaca Fahad Daahir Axmed, sidaas darteedna uu waafa jiyey midkiisa Soomaaliya, maadaama ay fududa hay in wixii uu doono uu ka sameysto Soomaa liya.

Fahad waxaa horey loogu eedeeyey kaalin kul ahaa dilka Ikraan Tahliil oo aheyd Sarkaalad ka tir san hay’adda NISA uu markaas Taliye ka ahaa, sida ay ehellada marxuumada ay u sheegen war baahinta, inkasta oo Maxkamadda Ciidamada ay ku weysya wax ku lug lahaansho ah.

La-taliyaha amniga qaranka madaxweyne Far maajo iyo xulafadiisa ayaa dadaal xoogan geliyay sidii uu kursigaas usoo qaadan lahaa, wuxuuna qorshaha kursigaan qeyb ka yahay xasaanad u helista xubno ka tirsan/tirsanaa NISA.

Ninkan oo 5-tii sano ee lasoo dhaafay aad is ku qarinayey ayaa todobaadkan isa-soo shaac bix iyey, isaga oo doonayo inuu ku biiro Golaha Sha cabka Soomaaliya.

Sida la fahamsan yahay, Fahad ayaa u tartami doono xilka guddoomiye ku-xigeenka ee baarlam aanka Soomaaliya, xilkaas oo uu horey u hayey Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo daaqada laga saaray, kadib markii uu kursigiisa kusoo ba xay nin ay wateen xulafada Fahad.

Si kastaba, Fahad Yaasiin ayaa biirinaya sara akiisha ku soo baxday doorashada, kuwaas oo ay ka mid yihiin saaxiibadiisi Cabdullahi Kulane iyo Yaasiin Farey oo iyaguna horey loogu doortay ka mid noqoshada Golaha Shacabka Soomaaliya, safka horena kaga jiray eedeynta kiiska Ikraan.

XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Somaliland oo tijaabisay qalabka hubinta xogta codbixiyaha

Boqorada Ingiriiska Elizabeth, ayaa laga baa rey cudurka Covid19, sida qasriga Buckingham la ga soo wariyey. Boqoradda ayaa waxaa soo waj ahay calaamado qabow oo fudud. Laakiin waxey rajeyneysaa iney sii wadato "waajibaadka fudud” ee qasrig eeda 7aadka soo socda.

"Waxaa loo fidin doonnaa dar yeel caafimaad bo qoradda, waxayna raaci doo ntaa dhamm aan til maamaha ku habboon,” ayaa lagu sheegay baya anka kasoo baxey qasriga.

Boqorrada oo 95 sano jir ah, waxey la xiriirtey wiilkeeda cu radka ah oo ah dhaxal suga ha boq ortooyada, ee Amiirka Wales, kaasoo laga helay isla cudurkani Covid19 toddobaadkii hore.

Waxaa la fahamsan yahay in tiro dad ah oo la gu sameeyey baaritaan laga helay cudurka Covid 19, kuwaasoo kunool qasriga Windsor Castle, oo ay boqoraddu dagan tahay.

Jarmalka oo Soomaaliya ugu deeqay lacag wax looga qabanayo Abaarta

Dowladda Jarmalka ayaa ku caawineysa lacag dhan 20 milyan oo Yuuro, iyagga oo soo mar siinaya Qaramada Midoobay si loo yaree yo dhi baatada ka dhalatay abaarta ba’an ee ka jirta qa ybo ka mid ah Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya. Q/Midoobay ayaa ku qiyaastay in ku dhawaad 13 milyan oo qof ay halis u gu jiraan ga ajo. Itoobiya ay aa waxaa ka jirta abaar daba dhe eraatay ka dib markii saddex xilli roobaad oo xiriir ah ay baaqde en tan iyo dabayaa qadii 2020-kii ta asoo sa amey say 6.8 Mily an oo qof oo ku nool Oromi ya, SNNP, Koonfur-galbe ed iyo dowlad deegaanka S omalida, deegaanno dhowr ah oo ku yaalla koonfurta iyo Koonfur-bari ee Itoo biya, oo ay ku jiraan go bollada Soomaalida (10 aag). Oromiya (8 aag), Koonfur-galbeed (aagga 1) iyo Shucuubta Koonf ureed, Qowmiyadaha, iyo Shucuubta Koonfureed – SNNP (7 aag).

Dadka ku nool isla deegaanadan ayaa si dirqi ah uga soo kabsaday abaartii ba’an ee dhacday sanadkii 2017 si ay mar kale u arkaan xaalado ad ag oo sidan oo kale ah, kuwaas oo calaamadi hii ugu horeeyay ay soo shaac baxeen dhama adkii sanadka 2020-ka Soomaaliya, qiyaastii 1.4 Milyan oo qof ayaa laga yaabaa in ay ku Baraka caan xa aladda hadda jirta awgeed, waxaana 7.7 milyan oo ah kala bar dadka ay u baahan yihiin gargaar bini’aadantinimo.

"Jarmalku waxa uu Hay’adda Cunnada iyo Be eraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ku siinaya 20 milyan oo Yuuro si loo hubiyo in dadka ku nool meelaha ay khatarta gaarka ah ka leeyihiin gaaja da ay heli karaan gargaar degdeg ah. Lacagah an ayaa waxaa ka mid ah, in in ka badan 50,000 oo qof oo Soomaaliya ku nool lagu siiyo quud ay xoo lahooda ku quudiyaan. Itoobiya, 26 degaan ayaa la doonayaa in lagu soo celiyo dadkii abaarta ka barakixisay. Dalka Kenya, 15,000 oo qoys ayaa lagu wadaa inay hel aan lacag caddaan ah oo bini’aadantinimo. Qay bo ka mid ah saddexda waddan, roobabku waxay hoos u dhaceen ilaa 70 boqolkiiba. Gobollada qa ar ayaa xitaa dhibaato soo gaartay.

Degaano iyo degmooyin badan oo kuyaalla Ko onfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa xil ligaan kajira abaar baahsan, waxaana weli dadka Somaliyeed aysan helin gurmadkii Caalamiga ah aa ee loo baahnaa.

Ciidanka DANAB oo howlgal qorshey san ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Kumaandooska xoo gga dalka Soma liyeed ee DAN AB gaar ahaan Ururka 4aad Guut ada 16-aad Ciidanka ayaa ho wl gal qorshaysan ka fuliyey Dega anka Goobaale ee G/Sh/ dhexe. Howlgalka ayaa ujeedkiisu ah aa sidii Al-Shaba ab looga saari lahaa degaa nka, waxaana sar aaki isha Ciidama da ay sheeg een in dadka ay dhibaat eey na yeen. Sidoo kale wax ay sheegeen in ho wlgalkan uu qayb ka yahay Ha lwgallada guud ee dalka looga saarayo Ururka Al-Shabaab & Koo xda Daacish

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soo ma aliyeed ee DANAB ayaa waxaa ay mar walba how lgallo joo gto ah ka sameeyaan degaano katir san Gobollada Sh/Dhexe iyo Sh/Hoose

Boqoradda Ingiriiska Oo Laga Helay Cudurka Covid19

Boqorada Ingiriiska Elizabeth, ayaa laga baarey cudurka Covid19, sida qasriga Buckingham laga soo wariyey. Boqoradda ayaa waxaa soo wajahay cala amado qabow oo fudud. Laakiin waxey rajeyneysaa iney sii wadato "waajibaad ka fudud” ee qasrige eda tod dobaadka soo so cda” ayaa lagu sheegay Bayaanka.

"Waxaa loo fidin doonnaa daryeel ca afimaad boqo rad da, waxayna raaci do ontaa dhammaan tilma ama ha ku habboon,” ayaa lagu shee gay bayaanka kasoo bax ey qasriga.

Boqorrada oo 95 sano jir ah, waxey la xiriirtey wii lkeeda curadka ah oo ah dhaxal sugaha boqortooya da, ee Amiirka Wales, kaasoo laga helay isla cudur kani Covid19 toddobaadkii hore. Waxaa la fahamsan yahay in tiro dad ah oo lagu sameeyey baaritaan la ga helay cudurka Covid19, kuwaasoo kunool qasriga Windsor Castle, oo ay boqoraddu dagan tahay.

Al-Shabaab oo la sheegay inay dhaqtar ka soo afduubteen Kenya.

Ciidamada amaanka Kenya ayaa bilaabay howlgalo lagu soo bad baadinayo dhaqtar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay Kenya ka soo afduub teen kaa oo lala soo galay dhin aca Soomaaliya ,Wara rka wa xay sheegayaan in dhaqt arkaan uu yahay mid u dhashay dalkaasi Kenya lagana soo afduubtay dee gaanka Fino ee ka tirsan degma da Mandheera.

Sida laga soo xigtay Booliska Ken ya, ilaa 4 qof oo hubaysan oo la rumaysan yahay in ay dagaalama yasha Al-shabab ka tirsan yihiin ayaa jimcihii gudaha u galay Xarunta Caafimaadka ee Fino, ilaa sedex qof ayay kasoo wateen laba ka mid ah waxay ahaa yeen dadka deegaanka halka mid ka kalana uu ahaa dhaqtarka ay lasoo aadeen dhinaca Soomaaliya

Labada qof ee deegaanka u dhalatay ayaa goor dambe lasoo daayay inkastoo dhaqtarka ay lasoo aa deen dhinaca Soomaaliya iyagoo kasoo talaabay xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Booliska Kenya ayaa sheegay in dagaalamyaasha ay horey u qaateen qalab caafimaad iyo dawooyin yiilay xarunta caafimaadka ay weerareen.

Afduubkaan ayaa kusoo beegmay iyadoo 7aadk ii lasoo dhaafay dalkaasi Kenya maxkamad lagu soo taagay mid kamid ah darawaladii fududeyay afdu bka dhaqatiir u dhalatay Cupa oo al shabab kasoo afduubteen dalkaasi Kenya

HADDII LAGU YIRAA SHALAY WAXAA LA SAXIIXAY, HASHIIS LAGULA WAREEGAYO HANTIDAADA OO DHAN HESHIIS….!!!

Haddii lagu yiraa Shalay waxaa la saxiixay, He shiis lagu qaadanayo Caruurtaada. Hashiis lagula wareegayo Hantidaada oo dhan. Heshiis lagu iibs anayo Kilyahaaga. waad diidi leheyd.

Laakin kan Shalay ey kala Saxiixdeen Mr.W. Richard Anderson , Mr.Jake UIrich iyo Wasaaradaa da Petrooka laguma tusin waxa lagu heshiiyay. Wa xa uu kuu sheegay. Mr. W Richard, kaliya in aad lee dahay Khaydka ugu badan ee aan weli la soo saarin Aduunka oo dhan. ( F.S: 1,2, 3aad)

Waxaa kale oo laguu sheegay in laguu qaban do ono wax laguugu Beer laxawsanayo oo ah, Waxbara shada, Caafimaadka, Haweeka iyo Dadka laga tir ada badan yahay in wax loo qabaneyo, taasina ma ba ahan shaqada shirkadahaan.

Qorshahaaga iyo Hantidaada waxa aad ku qa bsanee Adigaa u Madaxbanaan ee ma ahan in Hant idaada la xaraasho Baahidaa dana laguu sheego, ka dibna aan waxba laguu qaban. waa sidaa Xaq iiqda ah.

in lagaa qariyay Mar kii Jirkaaga la iibsanay, waxaa kaaga dharan Heshiiska, waxaa lagu galay Magaca Somaliya, So maliland waa lagu daray, Maamul Gobaleedyada qaar ayaan weli ogolaan oo aan lagala tashan Heshi iska khayraad qeeybsiga Gobalada Somalia "PSAs”, Kaba sii darane laguuma sheegin Lacagta Shalay la kala qaatay ee Mustaqbalkaaga lagu iibiyay halka la gu shubayo iyo waxa loo isticmaalayo, kaba sii dar ane, Dowladda Somalidu weli kama hadal, Xaraa shka Mustaqbalka Caruurtaaada iyo iibinta Xubnaha Jirkaaga oo si ku talagal ah loogu soo beegay, wakh ti laguugu mashquuliyay Siyaasad iyo Doorasho Dan seejis ah.

Horaa loo yiri: (wadamadu uma geeriyood aan / Burburaan,Dagaalada ka dhacay Dartood ee waxa ey u Dhintaan/ Burburaan khiyaanada Cariir tooda / Masuuliyiintooda) (F.S: 4aad)

FG: wixii iga khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Hoos ka Akhri, warbixinta waxa la saxiixay oo ey qoreen shirkadaha Shidaalku.

Qore: Yahya Amir

Coastline Exploration Limited USA – English

Coastline Exploration signs seven Production Sharing Agreements in the Federal Republic of Somalia NEWS PROVIDED BY

Coastline Exploration Limited

Feb 19, 2022, 07:00 ET

HOUSTON, Feb. 19, 2022 /PRNewswire/ — Coastline Exploration Limited ("Coastline”), the ups tream oil and gas company focused on East Africa, announces that it has signed seven Production Sharing Agreements ("PSAs”) covering offshore, deep-water blocks of the Federal Republic of So malia. These PSAs enable Coastline to proceed with plans to explore for oil and gas on the many pr ospects and leads identified in these offshore blocks.

W. Richard Anderson, Chief Executive of Coastline, commented, "Somalia contains the largest remaining unexplored set of basins situated in warm waters in the world. We are honoured and excited to be part of its future development. The Government of Somalia and the Ministry of Petroleum have spent a great deal of time and effort to ensure the country has the proper legal and administrative infrastructure to support oil and gas exploration with the passing of the Petroleum Law, adoption of the Revenue Sha ring Agreement among the Federal Government and its Members States and the establishment of the Somali Petroleum Authority to provide continuing su port for the anticipated growth in the sector.”

Jake UIrich, Coastline’s Chairman, continued "After a rigorous negotiating process, we are delight ted to have signed these inaugural PSAs with the So mali Government. This marks a defining moment for the country. The way is now open for other oil and gas companies to join us in our quest for commercial discoveries through the current licensing round and, also through direct negotiations with the Somali oil and gas authorities. Revenues from the discovery of commercial quantities of hydrocarbons could be a major positive for Somalia from which the governme nt could finance investments in education, infrastr ucture, healthcare and other vital services, which will benefit all of the people of Somalia, including women and minorities, by helping provide for continued economic growth and improving the standard of living.”

The signing ceremony was witnessed, amongst others, by the Chairman & CEO and Vice-Chair of the Somali Petroleum Authority who highlighted their desire for the expected economic and social benefits for the Somali people.

Enquiries

Hudson Sandler

Dan de Belder/Francis Kerrigan

+44 (0)207 796 4133

Email: coastlineexploration@hudsonsandler.com

SOURCE Coastline Exploration Limited

Qore: Yahye amir

Post Views: 85


MAXAY TAHAY SHIRKADDA LOO SAXIIXAY SHIDAALKA SOMALIA?


Prof. Yaxye Caamir oo ah aqoonyahan Soomaal iyeed ayaa dhankiisa ka hadlay dooda xoogan ee ka dhalatay heshiiska shidaal baarista ah ee uu sax iixay wasiirka wasaaradda macdanta iyo batroolka Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Yaxye Caamir ayaa shaaca ka qaaday in shirkadda loo saxii xay heshiiskan ee Coastline Ex ploration Ltd oo Mareykanka laga leeyahay aanay aheyn shirkad soo saarta shida alka, balse ay tahay Dalaal uun, sida uu hadalka u dhigay.

Aqoonyahan Yaxye Caamir oo wareysi siiyey VOA ayaa intaasi ku daray in xirmooyinka ay saxiix ato shirkadan ay heshiis kula sii gasho shirkado kale, si ay dhaqaale uga hesho.

"Shirkadahaan ma aha kuwo soo saara shidaal ka oo waxa ay leeyihiin ceelal laga qaato shidaalka, waa dalaal oo raba in berri in ay kaa hor istaagaan heshiis weliba oo ku beec xira kuna dhahaya intaas iga sii, Lacagta heshiiska lagu qaatay meel ay ku dhaceyso lama haayo waana nooc kamid ah Burc adnimada,” ayuu yiri Prof Yaxye oo u warramay VOA-da.

Sidoo kale wuxuu sharaxaad ka bixiyey heshiis kan muranka badan dhaliyey iyo sababta keentay in xilligan adag lagu soo aadiyo, isaga oo tilmaamay in labo qaab loo galo heshiisyadaan oo kale, balse muddada sharciga oo ka dhammaaday dowladda awgeed loogu saxiixay heshiiskan oo loo yaqaan "Heshiiska qaybsiga batroolka Soomaaliyeed”.

"Waxaa jira SPA oo ah heshiis uu saxiix ayo qof ka socda Soomaaliya ka dib ayuu ayidaa sababtoo ah waxa uu ka baqaa in hadhow lagu qabsado ha ddii la dhaho isaga ayaa saxiixay maadaama Dowl addu ay tahay xilgaarsiin oo waxa aan aaminsa na hay in sidaas uu Wasiirka ku saxiixay” ayuu sii raaciyey.

Falcelin xoogan ayaa ka dhalatay heshiiskan sa acado uun, kadib markii uu soo bandhigay wasiirka Batroolka Soomaaliya, waxaana ka dhashay su’aalo, madaama lagu soo aadiyey, xilli kala guur ah oo uu waqtiga xil heynta uu ka dhammaaday dowladda Soomaaliya.

Si kastaba, xafiiska madaxweynaha iyo ka ra’iisul wasaaraha ayaa si adag dhankooda uga hadlay, wuxuuna Farmaajo iska fogeeyey inuu wax ka ogaa heshiiskan uu galay wasiir Cabdirashiid, halka Rooble uu shaaca ka qaaday inuu qaadi doono talla abo deg deg ah. ”

HOGGAAN NOOCEE AH AYAY U BAA HAN TAHAY SOOMAALIYA?

Soomaaliya oo bartanka uga jirta doorasho waq tigeeda dhaaftay oo hadana la boobayo, waxaa hor taalla su’aal ah nooca hoggaanka ay u baahan tahay xilligaan adag, si dalka looga samata bixiyo duruuf aha adag ee is biirsaday.

Doorashada xildhibaanada oo la filayo in ay soo dhamaato 3-da todobaad ee na soo aadan, waxaa xigi doonta doorashada guddoonka labada Aqal ee baaramaanka iyo tan madaxweynaha Villa Somalia fariisan doona.

Hase yeeshee calaamad su’aal weyn ayaa dul hoganeysa nooca hoggaamiyaha xill igaan adag mudan in calanka loo dhiibo? Khilaafyo siyaasadeed oo aan dhammaan, quus shacab, dag aallo sokeeye, hey’adaha dowlad da oo mar isku mil ma, marna wada shaqeyn waaya, waa caqabadihii soo taagnaa dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, balse hadda cabsi taas ka weyn ayaa mu uqata.

Waxay dad badan oo xog ogaal u ah marxaladihii dalku uu soo maray ay tilmaameen in doorashadan ay ku jirto halis, taasi oo ah in laga wal-walayo hadii madaxweyne loo doorto shakhsi mucaarad ama mu xaafad ah, in qolaba midda kale diiddo oo dalku ye esho dowlad lagu kala qeybsan yahay.

"Waa in laga fekeraa xalka ugu macquulsan oo looga fogaanayo dowlad isla Muqdisho qeyb kamid ah laga diidan yahay, waxaana lagu heli karaa mada xweyne in loo doorto shaqsi aan hadda kamid ahayn mucaaradka iyo muxaafadka is heysta,” ayuu yiri Prof. Cali Mareer oo ah aqoonyahan UK ku nool.

Waxaa bilihii la soo dhaafay gudaha Soomaaliya iyo dibadda aad u xoogeysatay aragti ku saabsan in Ma daxweyne loo doorto shaqsi ka madax-banaan dhinacyada siyaasadda isku heysta xilligan, balse hana kara kalsoonida shacabka iyo aqbalaadda muc aarad iyo muxaafad, iyadoo ay xusid mudan tahay in dadka Soomaaliyeed ay jecelyihiin hadba wejiga cusub.

"Baarlamaanka waxaa ku soo biiray rag horay u dagaalay oo qaarkooda weli cuqdad isku qaba, kuwaas oo u badan saraakiil, weyna adag tahay in iy agoo qeyb guuleysatay ay qeybta kale aqbalaan” sid aasi waxaa yiri mid kamid ah odayaasha dhaqanka oo cabiray dareenkiisa xal u helidda xaaladda cakiran ee dalka.

Sidoo kale ururada bulshada rayidka ah qaark ood waxay ku talinayaan in hogaan xilkas ah oo aan qayb ka aheyn iska horimaadyada iyo isqabqabsiga siyaasadeed ee muddo soo jiitamayay ay iftiimi nayaan in Soomaaliya loo doorto hoggaan leh biseyl siyaasadeed iyo aragti fog, si dalka uu ugu horseedo deganaasho siyaasadeed, amni, cadaalad iyo hor umar.

"Waxaan u baahanahay in la doorto shaqsi dal joog ah, xog-ogaal ah oo fahamsan dhaqanka, deg an, qunyar-socod ah oo dad isku wad leh, kuna qa nci karaan mucaarad iyo muxaafidba,” ayuu yiri Max amed Ciise Caseyr oo ka mid ah ururada dhaliny arada ee magaalada Muqdisho.

Deganaashaha siyaasadda, dib u habeynta garso or ka iyo sarreynta sharciga, sugidda amniga, dib u he shiisiinta dadka, horumarinta dhaqaalaha, horuma rinta adeegyada bulshada iyo dib u habeynta hey’ adaha dowladda, waa tiirararka ugu waa weyn ee loo baahi qabo marka laga baaqsado colaado kale oo doora shadaan ka dhasha.

Dooda ugu xoogan xiiligaan iyo hadal-heynta fa dhiy ada lagu falanqeeyo siyaasadda waa in la helo qof leh sumcad siyaasadeed, kana gadmaya dadka Soomaaliy eed ee qaran-jabku ku dhacay iyo sa axiibada caal amka oo mudo dheer nagu garab taa gnaa in dalku cag ihiisa ku istaago.

In xilligan hogaanka dalka loo dhiibo musharax ka soo jeeda Muqdisho ayaa sidoo kale lagu taliyay, iya doo loo sababeeyay kalsoonida uu ka heli karo shacab ka caasimadda iyo gobollada ku xiran Muqd isho, maad aama ay tahay halka colaadaha naafee yay Soomaaliya ay ka taagnaayeen 30-kii sano ee la soo dhaafay. Wax aa intaas dheer, dadka Muqdisho ku nool ay aa dhiba atooyin badan tirsanaya, iyadoo 5-tii sano ee lasoo dha afay laga xiray wadooyinkii ugu muhiimsanaa isku soc odka caasimadda. Xildhibaanada soo baxay ee baar lamaanka iyo inta lasoo dooran doono ayay hortaallaa xal u helidda mushkiladda hogaanka ee Soomaaliya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip