Shakhsiyeynta AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA

0
Thursday February 03, 2022 - 07:36:41 in Wararka by
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shakhsiyeynta AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Waa maalinimo khamiis ah taariikhdunaay ku begantahay 20ka janaayo, waxaa baraha bulshadawada qabsaday Maqaal(Qormo) uu qorayAgaasimihii horeeeNISA : FahadYasiin, Qormadaas waxaaCinwaan looga dhigay"Haddiiaadwanaagfasho wanaagbaa la fishaa”.

Maqaalku wuxuu dhaliyayfalcelin balaaran,waxeyna bulshada u qeybsantay dhowr qeybood:kuwola dhacayaragtida maqaalka, kuwo diidan fariinta maqaalkaiyo kuwokaaamusay.

Waxaa shaki ku jirin inbulshada Soomaaliyeedayfahan qaldan ka heystaan " Hey’ada NabadsugidaiyoSirdoonka Qaranka”,taasoo sabab uah Dowladnimadii Somaliya oo qolfoofahaaniyowaaqicahaan u burburtay sanadii 1991 balse burburkaas dowladeed uu bilowday sanadii 1977 kadibmarkiiayawoodahaaniyocaqliahaanba ufashilmeynciidankii,sidaas darted ooay manta Soomaalidu ugu noolyihiin firaaq siyaasadeed dhan walba leh mudo ku siman 31 sano.

Amniga Qaranka waa arrin aad u weyn oo aan lagu xeri karin hadba maamulka jira, waa in si daacadnimo iyo hufnaan ay ku jirto loo dhawraa, oo aan lagu xirin dano gaar ah iyo tixgelin ku meel gaar ah.

WaamaxaySirdooniyo Nabadsugid?

SirdoonkaamaNabadsugiddu, waa Hay’ad dowliya, ooka masuul ah, ilaalinta, uruurintaiyo raadinta,xogaha daahsoon, qarsoon,raadraacaiyo dabagalkaarrimahaamniga, sida; SharcigaDalka,AmmaankaQaranka,ArrimahaCiidankaiyo SiyaasaddaArrimaha Dibadda.

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonkaayaa qaabilsan ilaalinta, sirta Dalkaguudahaan,iyo ka hortaga dhagarta cadowgaGudaha iyokan Dibadda

 

Adduunka oo dhan Sirdoonku waxa uu mararbadan ku shaqeeyaaqaanuunkaiyo garsoorka bannaankiisa;maxaayeelay,waxayka shaqeeyaanaagagaan qaanuun kashaqaynamaka shaqayn Karin! Sidaawaxaa sameeya Hay‘adahaSirdoonee Dunida ka jirasidaCIA–da Maraykan, Mossad–daIsraa‘iil, GRU–da Ruushka,MI6–taIngiriis, RAW–da Hindiyaiyo kuwa lamidkaah.

MadaxdaDunida soo marayiyo kuwa ka taliyaba waxay dhegoiyo indhoka dhigtaan Hay‘adda Sirdoonee Qarankaasileeyahay, sababtuna waa in Hay‘addaa laguaaminay una taagan–tahay Ilaalintaiyo Difaaca Masaalixda Qarankaasileeyahay.

Dowladiikacaanka:

Shakhsiyeynta AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA



 

Sanadihii Dowladii Kacaanka ee ka talineysay Dalka waxaa ka shaqeynayaySaddex hay’adood oo si wadajirahuwada qabanaayay, ilaalintaiyouruurintaxogaha sirtaahee DalkaGudihiisaiyo Dibaddiisaba :

1- National security service"NSS”.
2- CriminalInvestigative Division"CID”
3-"MilitaryIntelligenceUnit” ooaheyd hey’ad u gaarahciidammadaqalabka sida, oo la dhihi jiray Hay’adda Nabadgalyada Gaashaandhiga"HANGASH

Hey’adaha sirdoonka dunidaugumuhiimsan:

Hadaan dunida ujaleecno Dowlad kasta,waxay leedahay laboama saddex laamood oo sirdoonkaiyo daba–galka uqaabilsan, tusaaleUSA,(CIA,FBIiyo NSA,)waxaaugu magacdheerCIA oo dibadda qaabilsanbalse waxaa uguhalisbadanNSA, daba-galkaaadbay ugu dheeraysaa.

WaddankaPakistan, wuxuu ku jiraa Hay’adaha sirdoonkacaalamka kuwooda ugusarreeya, laantaaswaxaa lagu magacaabaaISI.

WadankaIngiriiska, waxuu leeyahayMI6iyoMI5 ooarimahaSirdoonka u qaabilsan, midana waa dibadda(MI6),tankalena(MI5)waagudaha.Israa’iil waxaa ugucaansan MOSSAD, balse waxaa jira labo laamood oo lakalayiraahdo AMAN, ooahsirdoonka dhaq-dhaqaaqa militari,iyo shet’bet oogudahaqaabilsan.

Dagaalka Dowladda Ruushkaiyo Dowladda Maraykanka waxaa laf–dhabar uahSirdoonkaiyo soogudbintaxogxaqiiqoah.Waxuu sirdoonku kuu sahlayaa, inaad tilaabo tilaabo ula socotidcadowgaagaiyo dhaqdhaqaaqaay waddaan,waxaadna ka hortagi kartaa, tilaabo kasta bulshadaiyo karaamada waddanka laguwaxyeelaynayo.

Sirdoonku waa indhaha ku tusayacadowgaaga mugdiga kuugu dhakanwaana lama huraan inlagaliyowaqtiiyo lacag badan.

AGAASIMEFAHAD YASIN IYODOORKIISIISHAQADA:

AgaasimeFahadYasinwaa macquul in la-tuhmaayo tuhunkaasina iskugu jiri karo run iyo been, waxaase jirtaarrimoaan dood ka taagneyn ooah in uuyahay nin Hay‘adeedoo karti badan, wuxuuna dib u habeynku sameyay taliskii nabadsugidaiyo sirdoonka, wuxuuna tayeyay dhismaha dharcada"ilaalada shacabka".

Wuxuna dib u habeyn ku sameyay qeybaha kaladuwaneeHay‘ada, kuwaasoaan shaqeynintaniyo burburkii Qaranimada kadib.

Mudoyar ookoobanwaxaa dib usoo noolaaday Magaciiiyo Sumacadiiee Hay’adda kulaheyd Qaarada Afrika, waxaabooqasho rasmiah kuyimidmagaalada Muqdishoilaa sideedAgaasime Guud oo madaxah kaah Hey‘adaha Nabadsugidaiyo Sirdoonka, kanakalayimid dowladahaugu saamayntaiyoawoodda badan dunida.

Maxay ku shaqeyaanHey’adaha Amniga Qaranka?

Hay’adahaAmnigaSoomaaliyaayaa ku shaqeeyajawi qalafsan, ooafartiisano mar shaqaalaheedaguud lakala diro, taasi oo kordhisaxasilooni darida Dalka, waxaynaarrimahaasi ka midyihiin caqabadaha waaweynee hortaagan inay horumarto,lanajaanqaado,dhigeeda.

Su’aashadadbadani maskaxdooda kaguuxeysaayaaah mala kala diri donaa shaqaalahaHey’ada Nabadsugidaiyo Sirdoonka qaranka sidii horay loo sameyay doorashadii hore,goormaase dhaqankaasilagagaraadsandonaa?Siduu noqondoonaa mustaqbalkaHey’ada NISA?

Muxuukuxeranyahayhorumarkahey’ada?

HorumarkaHey’ada wuxuu kuxeranyahay inlasameeyo kulliyado,machadyo kutakhasusayAmnigaQarankaiyo Daraasaadka Istaraatiijiyadeed.lana Maskaxshiilo dhalintaSoomaaliyeedee soo kacaysa laguna hago jidka Dowladnimda iyo sareynta Sherciga,kaadiriin ku takhasusay dabagalka,falanqayntaiyosamayntacilmi baaris ku saabsan isdhexgalkagobolkaiyo kuwacaalamka, shaqadaaqooneediyocilmi baariseedwaa udubdhexaadka shaqada Hay’adahaAmniga.

HAL BACAAD LAGU LISAY:

Bulshada Soomaaliyeed waxee qaati ka taaganyihiinSiyaasiiin dantooda kucolloobay, dantoodana ku heshiindoona, dhexdoodanaay kuxiiqeynguulwadayaal, waxaa igu soo dhacday oraahdii Michelle Obama ooaheyd:”Inaad madaxweyne noqotaa ma beddelayso qofkaaad tahay, balsewaxaaybannaanka soo dhigaysaa qofkaaadtahay”

Waxaaaad usoo badanaya siyaasiyiindanleyahoo marin–habaabinaya bulshada,unagudbinaya warbixino aan ku dhisneynXilkasnimo, Daaacadnimoiyo Wadani,nimo.

Caqliga siyaasiga Soomaaliyeed waa inuu kala gartaa Danaha Diblomaasiyadeedee Qaranka, DanahaAmnigaeeQarankaiyo loolanka kursiga villa Somalia dhex–yaal.

AgaasimahaHey’ada Nabadsugidaiyo SirdoonkaQaranka waa boos siyaasiah oo la mid ahXubnahaGolaha Wasiirada,Wasiirkuwuxuu madax ka noqdaa Wasaarad,mudo kadibnawaa ka tagaa balse jiritaankawasaarada waxba iska mabadalo.

Waxaa aan rabaa inan dhahoGolaha midowga Murashaxiinta iyo dhamaan dadka siyaasada kujira inay DalkaiyoDadka u turaan kana daayaan inmarkastaHey’adaha Dowlada laga bilaawoeber {fromzero},waa ka jiri karaanHey’adaha Dowlada dhexdood dhaliilo, musuq–maasuq baahsan, farsamoxumi,ku–tagrifalawooded balse waxaa loo baahanyahay in aad la timaadaan qorshayaal horumarineed oo dhankasta leh.

Waxee bulshada Soomaaliyeed idinka sugeysaa in DastuurkaDalka ladhammaystiro, oo aftidadwayne looqaado, lana tayeeyoHey’adahaDowligakuwoodaugumuhiimsan sidaMaxkamadda Sare, lanadaadejiyofederaalka,lanakobciyowaxsoorkaarkakhayraadka, Iskufilnaashabuuxdana laga gaaroAmnigaQaranka, iyohirgalinta Dhab–u–heshiisiin loodhan yahay.

Haddii aanan intaa laidinkahelinwaxaa wadaan waamaan guracan iyo garasho jaan.

Mohamed Ahmed Jiinte – Waxaad kala xiriiri kartaa jiintecade23@gmail.com


By :-Mohamed Ahmed Jiinte

AFEEF:Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan WWW.MOGTIMES.COM

XIGASHO:CAASIMADDA.NET



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip