HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANT OO AH ARBACO 2-DA FEBRAAYO 2022

0
Wednesday February 02, 2022 - 08:11:30 in Wararka by
  • Visits: 919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANT OO AH ARBACO 2-DA FEBRAAYO 2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Rooble oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta Gurmadka Abaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Ma xamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Wasiiru dowl aha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan.

labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xooj inta xiriirka labada dal kordhinta gurmadka Imaaraadka ee dadka Soomaaliyeed ee abaartu Saameysay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyay Do wladda Imaaraadka Carabta taageerada uu siiyo Shacabka, isaga oo ugu baaqay i ay dardar geliy aan. Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya ayaa lagu wadaa sidoo kale in uu kulamo kala duwan la waato madax kala duwan oo katirsan Imaaraadka Carabta.

Maxay Ka Wada Hadleen Xasan Sheikh Iyo Safiirka Midowga Yurub?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Mushar rax Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kul an la yeeshay Safiirka Mido wga Yurub ee Soomaaliya.

Kulanka Xassan Sheikh Moh amud iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Amba ssador Tina Intelmann, ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah ee uu dal ku ku jiro, arimaha doorashooyinka iyo taageerada EU ee Soomaaliya.

Wuxuu madaxweyne Hassan Sheikh uga mahad celiyay Midowga Yurub kaalintooda ku aadan xooji nta dowladnimada Soomaaliya.

Guddigii uu magacaabay ROOBLE oo digniin kasoo saaray boobka doorashada

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu horey u magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaali ya ayaa si adag uga hadlay doorashada socota ee Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo digniin cul us ka soo saaray boobka lagu hayo kuraasta Baar lamaanka.

Marwo Caasho Siyaad oo ka mid ah xubnaha guddigan ayaa sheegtay inay ka digayaan in la boobo kuraasta loo qorsheeyey haweenka ee Baarlam aanka, kadib wareysi ay siisay Universal TV.

Caasho Siyaad ayaa sidoo kale soo jeedisay in Qa baa’ilka aan laga qabanin liis aysan ku jirin gabdho, si loo ilaaliyo qoondada haweenka ee 30%.

"Cabasho way jirtaa waana ka sii digeynaa, waana ka sii dardaarmeynaa gabdhaha kuraastooda in la ilaaliyo Qabaa’ilka gabdhaha laga rabo inaanan laga qabanin liis aysan gabdho ku jirin” ayey tiri Caasho Siyaad oo ka mida Gudiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka.

Sidoo kale waxay intaasi ku dartay inay dacwad culsu ka gudbin doonaan kuraasta gabdhaha ee la boobayo, haddii aan wax laga qaban , inta ay socoto doorashada.

"Annaga dacwo ayaan ka gudbineynaa, haddii ay dhacdo in kuraas gabdho loo qoondeeyey ay rag ku soo fariistaan,” ayey sii raacisay.

Ugu dambeyn Marwo Caasho Siyaad ayaa farri in u dirtay madax goboleedyada, waxayna ugu baaq day inay ka shaqeeyaan hunfnaanta doorashada iyo ilaalinta qoondada haweenka.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayda oo aysan weli waxba iska beddalin hannaanka doorashada, ka dib shirkii Muqdisho waxaana weli socda ‘boobka’ do orashada iyo in kuraasta qaar loo xiro shaqsiyaad gaar ah, taas oo xiiso beel ku ridday doorashada.

"Waa sharci darro warqada Maxkamad da Gobol ka ee lacagta Imaaraadka,” waxaa sidaas yiri…

Ku-xigeenkii hore ee xeer ilaaliyaha Qaranka So omaaliya, Garyaqaan Dr. Mukhtaar Nuur Abuukar ayaa sharci darro ku tilmaamay waraaqdii ay Maxk amadda gobolka Banaadir ayaa dhawaan ku haki say bixinta lacagta Imaaraadka.

Warqada kasoo baxday maxk amadda gobolka Banaadir 30-kii bishii hore, islamarkaana la gu soo aadiyey safarka Rooble uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa lagu faray guddoomiyaha bang iga dhexe iyo wasiirka maaliyadda in lacagtaas aan laga bixin karin qasnadda dowlada.

Garyaqaan Dr. Mukhtaar Nuur Abuukar ayaa she egay in ugu horeyntii ay aheyd qalad in la qabto lac agta u socotay safaarada Imaaraadka ee Soomaa liya, kaasi oo jabinaya xeer caalami ah.

"Marnaba qaanuunka marnaba ma cadeynayo in Safaarad hanti ay leedahay ama boorsooyin ay lee dahay la baaro oo la xanibo. Wadan kasta oo caal amka ka jira qanuunkaas ayey ku dhaqmaan, weyba dhacday hadda waxaa go’aan ka gaaray Golaha wasiirada oo in dib loogu cesho lacagta dowladda Imaaraadka Carabta,” ayuu yiri.

"Waxaa la is-weydiinaya halkee xeer ilaalinta ka soo gashay arrintaan? Ma Madaxweynaha ayaa u dacwooday, ma aheyn inay gesho xeer ilaalinta oo dacwad maamul haddii ay jirto waxay aheyd in ma xkamada sare loo dacwoodo.”

Sidoo kale waxa uu soo dhaweeyay in Ra’iisul Wasaaraha iyo Golahiisa wasiirada ay raali-gelin ka bixiyaan qaladka lagula kacay dowladda Imaaraadka Carabta, islamarkaana uu ku dhiiraday in uu ballan-qaado in uu lacagtii dib ugu celiyo.

"Dacwado badan ayaa la gudbiyay ardaydii la qa aday Eretria oo aan illaa hadda la ogeyn halka ay ku dambeeyen, runtii waxaa leeyahay in arrintaas ay xal u iman doonaan iyo in meesha laga saari doono hay’addaha la isku adeegsanayo.”

Hadalkan ayaa imanaya kadib markii Maxakam adda gobolka ay shaaca ka qaaday in lacagtaas oo dhan 9,600,000 inay si sharci darro ah kusoo ga shay dalka, isla-markaana ay weli hortaallo xafiiska xeer ilaaliyaha qaranka.

Amarka maxkamadda gobolka Banaadir ayaa ku soo aaday, xilli xasaasi ah, islamarkaana ra’iisul wa saare Rooble uu aadayay dalka Isu Tagga Imaaraad ka Carabta, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka hel ay, isaga oo maalmihii dambe la kulmay madaxda dalkaas.

Horey madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u soo sa aray wareegto ka dhan ah tallaabada ra’iisul wasaa raha, wuxuuna amar ku bixiyey in lacagtaasi aan la ga saari karin bangiga dhexe, isaga oo sheegay in go’aanka Rooble uu yahay mid uu gaaray hal nin, sidaaas daraadeedna aan lagu bixin karin lagacaata asi oo la qabtay bishii April ee sanadkii 2018-kii, xilli laga soo dajiyey garoonka Aadan Cadde.

XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay Safiirka dowladda Sweden

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa galabta ku qaabilay xaruntooda Garowe Safiirka Do wladda Sweden ee Soomaaliya oo booqasho ku jo oga Puntland.

Kulankan ayaa loo ga hadlay Doorashoo yinkii ka qabsoomay 3-da degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn, cashara diii laga bartay iyo qorshaha hi rgalinta doorashada de gmooyinka harsan.Safiirka Sweden Per Lindgä rde iyo Petra Smitmans Dry oo qaabilsan Dhanka isk aashiga ayaa ku bogaadiyey Guddiga shaqadiii wan aagsanayd ee ay soo qabteen kuna dhiirigeliyey inay wadaan iyagoo u balanqaaday inay sii wadaya aan taageeradooda.

Ugu damayntiii Gudoomiyaha Guddiga KMG Do orashoyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ay aa safiirka uga mahadceliyey taageerada ay la gar ab taaaganyihiiin Hanaaanka Xisbiyada badan ee Puntland.

Somalia Oo Midowga Africa Iyo Beesha Caalam ka Kala Wareegaysa Ammaanka Guud Ee Dalka

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaali ya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga JFS iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaasha andhigga, Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Agaasimahi isa, Xafiiska Lataliyaha Amniga Qaranka,

XDS, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Dalalka Ciidamada Ka joo gaan Soomaaliya iyo xubna ka socda beesha caalamka ayaa ka wada hadalay sidii Soomaaliya ay u hanan laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Shirkan oo daba socday shir dabayaaqadii bishii Januaary ee sanadkan ka dhacay Addis Ababa ee Xaruunta Midowga Afrika, kaasoo looga arrinsanay ey Qorshaha Qaran ee Kala-guurka, fulinta mandate ka cusub ee lagu heshiiyey, waxaa sidoo kalena wax bixin laga dhageystey guddiga farsamo ee DFS & M/Afrika, u diyaar garowga howlgalka cus ub ee 2da (2) sano soo socota, fulinta wixii lagu he shiiyey, ca sharada laga baran karo wixii qabsoomey iyo xaqi iji nta sidii ay D/Soomaaliyeed u gaa ri lah eyd hanash ada amniga guud ee dalka.

Wasiirka G/dhigga XFS Md. C/dir M.Nuur (Jamac) ayaa u mahad cel iyey garab istaagga M/Africa & Be esha Caa lamka sida ay u garab istaagen Somaliya, isag oona sheegay in dfs ay ka go’an tahay dardarg elinta howlaha horyaala

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo la kul may Xildhi baannadii shalay lagu doortay Jowhar

Madaxweynaha Hirshabeelle Md.Cali Guudlawe Xuseen ayaa maanta casuumaad qado sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada ee M/Jowhar Xil dhibaanada G/Shacab ka ee shalay lagu door tay M/ Jowhar.

Madaxweynaha ay aa ugu horeyn u hamb alyeeyey Xildhibaanada cusub ee la doortay, isagoo kula dard aarmay ka shaqeynta midnimada iyo wada jirka uma dda Soomaaliyeed.

6-da Xildhibaan ee shalay lagu doortay M/Jowhar ayaa ahaa kuwo horay ugu fadhiyay kuraastaas, w axaana ay kala yihiin Khadiijo M.Diiriye, Yuusuf Kab aale, Dahabo Suusow Maxamuud, Maxamed Cumar Ceeymoy,Farxiyo Maxamuud Dhaqane iyo Maxamu ud Maxamed Jimcaale.SeySey

Dagaal khasaare geystay oo degmada Afmado ow ku dhexmaray ciidanka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ku dhexmaray degmada Afmadoow ee

gobolka Jubbada hoose dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ciidamada maam ulka Jubbaland, kaaso geystay khasaare iaugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen Saldhiga ciidamada Jubbaland ku leeyihiin degmada afmadoow, kaasoo la isku ade egsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo araga gax balaran ku beray dadka ku dhaqan degmadasi.

Dadka ku nool degmada Afmadoow ayaa sheeg ay in dagaalka uu ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidanka maamulka Jubbaland mid kalana uu ku dhaawacmay, inkastoo aanan la ogeyn khasaaraha gaaray dhinaca Al-shabaab.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al-shabaab iyo saraakiisha ciidamada Jubbaland oo ku aadan khasaaraha rasmiga ah ee kala gaaray 2da dhinac ee ku dhex dagaalamay degmada Afmadoow ee G/J/Hoose.

Labada musharax madaxweyne ee kuraasta ka helay doorashadii ka dhacday Jowhar

HirShabelle ayaa shalay qabatay doorashada 6 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlama anka 11-aad ee Sooma al iya.

Kuraasta lagu doortay magaalada Jowhar waxaa kamid ah kursiga caanka ah ee HOP#97, kaasi oo tan iyo shirkii Carta ay ku fadhisay wasiirka Gargaar ka Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiija Ma xamed Diiriye.

Dadka waxay si weyn isku weydiinayaan ku raas ta shalay kasoo baxday M/Jowhar & musharix iinta lagaya abo inay codka siiyaan xildhibaanada ha lkaas lagu soo doortay.

KursigaHOP#97 waa kursiga qura ee si rasmi ah loo ogyahay halka uu geyn doono codka. Khadiija Maxamed Diiriye waxay wareysi ay mar hore bixisay ku sheegtay inay codkeeda siin doonto madaxweyna ha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo haddii ay mar kale soo hesho kursiga, ugu dambeyna shalay ayey soo heshay kursiga taas oo kuu sheegeysa halka uu codkaan aadi doono.

Hoggaamiyaha HirShabelle Cali Guudlaawe iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan ayaa kaalin ku lahaa in Kha diija Diiriye ay mar kale kusoo laabato kursigeeda halka kooxda Farmaajana ay caawinaad la garab taagnaayeen.

Kursiga HOP#97 waxaa jira kursi kale oo mataan la ah, waana kursiga HOP#98, waxaa ku fadhiya xil dhibaan Maxamed Maxamuud Seesey, mar kale isa ga ayaa kusoo laabtay.

Sida caadiga ah oo ay dadkana ka war hayaan Seesey iyo Khadiija Diiriye mar walba waa isku siya asad, labadaasi cod waxaa loo xisaabinayaa madax weynihii waqtigu ka dhamaaday Farmaajo, iyadoo sidoo kalena ay muuqato in Cali Guudlaawe uu gac an weyn ku lahaa.

Musharax madaxweyne Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa isna sidoo kale miisaan ku lahaa doorasha dii ka dhacday magaalada Jowhar. Kursiga HOP# 005 waxaa kusoo baxay Maxamed Cumar Ceymoy oo ah wasiirka Beeraha ee HirShabelle.

Ceymoy isaga ayaa horey ugu fadhiyey kursiga an. Wuxuu ku jiray siyaasiyiintii iyagoo heer federaal ah go’aansaday inay wasiiro ka noqdaan maamul goboleedyada.

Ninkaan siyaasad ahaan waxaa loo yaqaanaa Cd/ir Cosoble, wuxuuna ku jiray codadkii uu Cosoble ka helay magaalada Jowhar.

Kursiga HOP#88 waxaa kusoo baxday Dahabo Suusow oo horey ugu fadhisay kursigaan, loolan cul us kama dhicin kursigaan. Dahabo waxaa la xaqiij iyey inuu taageerayey musharax madaxweyne C/dir Cosoble.2daas cod ee Ceymoy iyo Dahabo waxaa loo tiriyey Musharax madaxweyne Cabdulqaadir Cosoble, wax aana la inkiri karin inuu ku taageeray madaxweyna ha HirShabelle Cali Guudlaawe.

In Cosoble uu shalay laba cod kasoo helay M/ Jowhar waxay Cali Guudlaawe ka yareeneysaa cul eyska beeleed ee ka imaan lahaa sida uu kuraasta u maareeyey.

Kursiga HOP#52 wuxuu kamid ahaa kuraastii shalay lagu doortay magaalada Jowhar, waxaa mar kale kusoo laabatay Farxiya Maxamuud Dhaqane. Hoggaamiyaha HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa sa ameyn ku lahaa kursigaan, laakiin kooxda madaxwe yne Farmaajo ayaa la xaqiijiyey inay Farxiya Dhaq ane taageereen.

Codkaan Farmaajo ayaa loo xisaabinayaa, inkas too uu talo xoog leh ku leeyahay hoggaamiyaha HirShabelle.

Kursiga kale ee shalay lagu doortay magaalada Jowhar waa kursiga HOP#33. Kursigaan waxaa ku soo baxay xildhibaan Yuusuf Kabaale oo horeyna u gu fadhiyeyBuuq koobanayaa ka dhashay Kursiga an, maad aama uu kamid yahay kuraasta ay sida we yn u fiir sanayeen dadka kasoo jeeda Shabeellada Dhexe.

Kursigaan waa midka kaliya ee musharixiisu 100% is maal-geliyey kuraastii kasoo baxday M/Jow har. Cali Guudlaawe ayaa loo arkaa qofka 100% talo ku leh codka Yuusuf Kabaale halka uu aadi doono.

Musharax gooni ah looma xisaabin karo kursigaas maadaama la xaqiijiyey inuu Yuusuf Kabaale isaga is-taageeray xagga maaliyadda.

Lixdaas kursi ayaa shalay lagu doortay M/Jowhar, si daas ayeyna musharixiinta u kala heleen. Farmaajo iyo Cosoble ayaa miisaan ku lahaa magaalada Jow har ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xasan Sh. Maxamuud iyo Shariif Sh.Axmed oo kamid ah musharixiinta ugu culus xilka madaxwey aha Soomaaliya waxaa la filayey inay saameyn ku yeelan doonaan kuraasta Golaha Shacabka ee taa lla HirShabelle.

Laakiin marka la eego xisaabta soo baxday Maal intii koowaad ee HirShabelle ee doorashada G /S hacabka labadaas hoggaamiye wax natiijo ah kama gaarin, lamana yaqaano waxay taas u dhibi doonto hoggaanka Cali Guudlaawe.

Wafti ka kooban saraakiisha ugu saray sa ciida mada Jabuuti oo safar Soma liland ku yimid

Wafti ka kooban taliyayaasha ciidamada boolii ska, cirka, madaxtooyada, badda, Jandar Marega ee dalka Jabuuti iyo saraakiil kale, ayaa soo gaadhay caasi mada Somaliland ee Hargay sa, si ay uga qayb galaan mu naasibada sannad guurada 28 ee as aaska ciidamada qal abka sida ee Somaliland.

Taliyaha Ciidamada Millateriga Somaliland Sare eye gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa waftiga kusoo dhaweeyay Somaliland.

"Waftiga reer Jabuuti oo uu hogaaminayo, Gen: Tahar Cali Maxamed, ee ay kamid yihiin taliyaha cii danka booliiska, taliyaha ciidanka cirka, taliyaha cii danka badda, taliyaha Jandar Mareega iyo saraakii sha kale ee noogu yimid munaasibadan loogu daba al dagayo 28 ciidanka qaranka, waxay muujinaysa walaalnino iyo jaarnimo" ayuu yidhi taliye Taani.

Waftiga ayaa iyaguna dhankooda ka mahadceliyay soo dhawaynta, iyagoo sheegay in safarkoodu mu ujinayo walaal nimada labada bulsho.

Waftigan ayaa ka qayb gali doona xaflada sann ad guurada 28 ee Ciidamada Millateriga Somaliland oo maalinta berri ah ka qabsoomi doonta caasimada Somaliland ee Hargaysa

PUNTLAND oo xukunno adag ku riddayshaba kad ka kooban 6 dhalllinyaro ah

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Pun tland ayaa soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah 6 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ahaayeen shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo dilal qorsheysan iyo qaraxyo ka geysan jiray gudaha M/ Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Maxkamadda ayaa 4 ka mid ah dhalinyaradan ku xukuntay Dil Toogasho ah, halka 2da kale lagu riday xabsiyo u dhexeeyo 20 illaa 30 sano oo xarig ah.

Afarta dhaliyarada ah ee di lka lagu xukumay ayaa ka la ah Farxaan Faysal Sala ad, C/hi Faysal Xuse en, Barkhad Cawil Xirsi iyo Liib aan Aaden Muuse.

Sidoo kale Cabdiqani Farxaan Cabdullaahi ayaa waxa ay Maxkamaddu ku xukuntay 30 sano oo xarig ah, halka Cabdiraxmaan Cawil Maxamed isna lagu xukumay 20 sano oo xabsi ah. Dhalinyaradan ay aa waxaa dhamaantood lagu ee deeyey inay Gaalkacyo ka howl-galayeen intii u dhexeysay 2017-kii illaa 2021-kii, isla-markaana ay ka geysteen qara xyo iyo dilal.

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa intaasi ku dartay in dhalinyarada la xukumay ay heystaan 30 ci sho oo racfaan ay ku qaadan karaan, si ay u qabsa daan qareenno u dooda oo ka difaaca dambiyada ay ku mutaysteen xukunada adag ee haatan lagu rid day.

Puntland ayaa horey xukuno dil ah ugu ridday xu bno ka tirsan Al-Shabaab, waxaana ugu dambeeyey 18 kii nin ee bartamihii 2021-kii lagu toogtay waqooy iga magaalada Gaalacyo

Musharax loo xiray kursi xildhibaan oo weerar lagu qaaday iyo khasaaraha ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya M/Garoowe ee xa runta maamulka Puntland ayaa sheegaya in rag hu beysan ay weerar ku qaadeen Musharax u taagan kursi xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka.

Musharax Xildhibaan Maxamed Faarax Nuur (Max amed Dheere) oo u taagan kursiga uu tirsigiisu yah ay HOP#192 ayaa waxa uu dhaawac fudud kasoo gaaray weerarka maanta lagu qaad ay.

Sidoo kale rasaasta ay dableyda hu beysan ku fureen Musharaxa ayaa waxaa ku dhaawacmay labo kamid ah Askarta ilaalada u ah, sida ay noo shee gen goo bjoogeyaal

Weerarka lagu qaaday Maxamed Dheere ayaa salka ku haya khilaaf xoogan oo ka taagan kursiga xildhib aan ee uu isku soo taagay, kaasi oo la soo wa rinayo in si gaar ah loogu xiray.

Guddiga doorashooyinka heer D/G/Puntland ay aa maanta Musharax Xildhibaan Maxamed Dheere siiyay shahaadada musharaxnimada, ayada oo lasii xoojiyay amniga musharaxa oo hore uga mid ahaa xildhibaanada G/Wakiilada Puntland.

Kursiga HOP#192 ee uu isku soo taagay Maxam ed Dheere ayaa waxa lagu wadaa in maalinta berri ah ay doorashadiisa ka qabsoomto magaalada Gar oowe, taasi oo dab ku sii shiday xiisada ka taagan kursigaas, maadama ay ka hor-yimaadeen jufooyin la wadaaga.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in xiisada ka dhalatay loolanka kursigaas ay ku baxeen qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Garoowe, si loo qaboojiyo oo aysan u dhicin beegsiyo kale.

Guddiga Doorashada Oo War Kasoo Saaray Kura astii Lagu Doortay Jowhar

Guddiga Hirgelinta Doorashooy inka Heer Federa al waxa ayaa soo dhaweeyay Doorashada 6 kur si ee G/Shacabka oo Maanta lagu qabtay xarunta DG/ Hir shabeelle ee Jowhar. War Saxaafadeed ka soo ba xay Guddiga doorashooy inka ayaa la gu sheegay in ay soodhaweynaya an doorashada kuraastii ugu ho rre ysay ee Jowhar.

Kenya oo UK u gacan gelisay Soomaali loo heysto inay dilal geysteen

Kenya ayaa tarxiishay muwaadiniin u dhashay dalka Britain, kuwaasi oo loo haysatay dacwad dil ah oo ka geysteen dalkaasi Britain.

War qoraal ah oo ka soo bax ay waaxda dambi baarista dalka Kenya ayaa lagu she egay in dambi-baarayaashu ay raggan ka soo qabteen xa afad ku taala mgaalada Nai robi oo lagu magacaabo Kilimani, halkaasi oo ay ku dhu umaaleysanayeen.

Maxamuud Siyaad Abdixakiim oo 24 jir ah iyo Monte iro Tariq Kennedy Mangal, oo 21 jir ah ayaa lasoo xiray ka dib markii ay laamaha ammaanka heleen xogo sird oon ah.

Raggan ayaa waxaa loo heystaa inay dileen wiil 16 jir ah oo magaciisa lagu sheegay Alex Smith, kaas oo too ri lagu dilay gudaha xaafadda Camden sanadii 2019-kii.

Abiy Axmed oo saamiga dekada Berbera kala hadlay Imaaraadka kadib warkii kasoo baxay Somaliland

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo sabtidii booqasha ku tagay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo warramayaa inuu dowladda Imaaraadka kala hadlay arrinta Dekedda Berbera, sida ay baahiye en qaar ka mid ah warbaahinta dalka Imaaraadka.

Abiy Axmed ayaa kulan ga ar ah la yeeshay Amiirka Ima araadka Sheekh Maxamed bin-Zayed Al Naxyaan. Wuxu una kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga dekadda Berbera ee ay saamiga ugu badan ku leedahay sidii ay uga wada faa’ideysan lahay een, madaamaa Itoobiya aysan laheen Dekad isla-mar kaana dhaqaalaheeda uu si weyn u saameeyey da gaalka ka socda waqooyiga dalkaas.

Wargeyska The Jordan Post oo faalo ka qoray boo qashada Abiy uu ku tagay Imaaraadka ayaa sheegay 2da dhinac in loo badinayo inay ka wada hadleen Arr imo ay ka mid yihiin: Dagaalka waqooyiga Itoobiya ka socda, soo afjariddiisa sidii ay isaga kaashan lahaaye en, inay iska kaashadaan horumarinta Wajaale iyo Ber bera, si ay Itoobiya Dekaddaas uga faa’ideysato.

Sidoo kale waxaa la soo hadal qaaday dagaalka ay Imaaraadku ka wajahayaan Xuutiyiinta Yemen. Itoobiya ayaa hadda Imaaraadka u ogol saldhigyo ay diyaarada heeda ka duqeeyaan fallaagada Xuutiyiinta ee Iran ay taageerto.

Wargeyska waxaa kale uu sheegay Imaaraadka dha nkeeda marka laga reebo saldhig ciidan ay dooneyso in ay wax soo saarka beeraha Itoobiya ka faa’ideysato, ay na maalgashato beeraha dalkaas.

Itoobiya oo ka mid ah waddamada saboolka ee qarr adda Afrika oo ay dadka ugu badan ku nool yihiin, san adihi u dambeeyey waxay xiriir adag ay la lahayd dowl adda Imaaraadka Carabta. Xiriirka u dhaxeeya Abu-Da bi iyo Addis Ababa ayaa xoogeystay wixi ka damneeyey markii uu Abiy Axmed hogganka u qabtay dalka Itobiya.

"Abiy wuxuu Imaaraadka uu doontay taageero dha qaale oo uu ku hormariyo adeegyada aas-aasiga ah ee Wajaale ilaa iyo Dekadda Berbera, si ay Addis Ababa ugu sahlanaato isticmaalka dekadaas,” ayuu yiri Sajid Nedin oo ka faallooda arrimaha badda cas iyo bariga Afrika. Waxaa dhawaan la daahfuray wejiga koobaad ee ballaadhinta dekedda Berbera, taas oo ay gacanta ku haysay shirkadda DP World oo laga leeyahay Ima araadka.

Heshiiska Dekadda Berbera oo soo billaambay 2016 -kii wuxuu ahaa seddex geesood, iyada oo heshiiskaasi ay qalinka ku duugtay xukuumadda Somaliland.

Heshiiskaas ayaa dhigaya in shirkadda DP World ay sa amiga dekadda ku yeelanayso 51%, Somaliland ayaa ku yeelaneysa 30%, halka dowladda Itoobiya ay qaad atay saami dhan 19%, heshiiskaas waxa uu soconaya mudo 30 sanadood ah.

Hase yeeshee, Somaliland bishii la soo dhaafay wa xay sheegtay iney Itoobiya wax saami ah ku lahayn dek edda Berbera uuna burburay saamigii 19% ka ee ay lahayd.

Wasiirka Maaliyada Somal land Dr. Sacad Cali Shire oo marti ku ahaa barnaamijka "La hadal Ho ryaal” ee TV-ga Horyaal ayaa sheegay in Somalila nd iyo DP Wor ld oo kaliya ay qeyb sadaan faa’iidada kasoo baxda Dek edda Berb era, isla markaana Itoobiya ay san waxba ku lahayn.

"Saamiga shirkada DP world Berbera la yidhaa hdo waxaa iska leh DPworld iyo Somaliland, Somali land 35 % ayay leedahay DPworld-na 65%, heshiiska halkaa la gu galay ee sidaa loo kala qayb saday saamiga Itoob iya qayb kama aha” ayuu yiri Wasiir Shire.

Gudoomiyaha baarlamaanka Tanzania oo loo doo rtay qof dumar ah

Dr. Tulia Ackson ayaa ku guuleysatay doorashada kursiga guddoomiyaha baarlamaanka ee dalka Tan zania, arrintaas oo bog cusub u fureysa waayaha siya asadeed ee xildhibaanaddan laga soo doortay degm ada Mbeya.

Waxa ay tartan loollan adag ah u ga guuleysatay siddeed murashax oo kale, iyadoo heshay 376 cod.

Dkt.Tulia waxa ay noqoneysaa ha weeneydii labaad ee af hayeen ka noqota Baarlamaanka Tanzania.

Balse waxaa taas sii dheer in waddankaas ay xilligan madaxweyne ka tahay haweeney kale oo lagu magac aabo Samiya Suluxu Xasan, oo xilka qabatay markii uu geeriyooday madaxweynihii dalkaas, bishii March ee sanadkii 2021-kii.

Samiya oo xilligaas madaxweyne ku xigeen ahayd ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay abid ee qab atay jagada ugu sarreysa dowladda.

Mareykanka oo QATAR u aqoonsanaya dal maqaam gaar ah leh – Muxuu yahay?

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Isni intii u ballan-qaaday amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani inuu dhowaan Qatar u aqoonsan doono xulufo weyn oo aan NATO aheyn, taasi oo dal kan siineysa maqam gaar ah.

Intii uu socday kulan ay ku yeesheen Aqalka Cad, ay uu madaxweyne Biden sheegay inuu dhawaan ku war gelin doono Congaress-ka Mareykanka magacaabista Qatar, taas oo Mareykanka u ogolaaneysa inuu soo dhawey sto xulufada aanan NATO ka tirsaneyn, balse militariga Mareykanka la leh xiriirka shaqo ee istar aatiijiga ah.

Biden oo uu dhinac fadhiyay Amiirka Qatar, Sheekh Tamim Bin Hamad, ayaa ku tilmaamay Qatar saaxiib wanaagsan oo la isku halleyn karo oo karti leh, Isla markaana soo dhaweynteeda Isbaheysiga NATO ay ah eyd arrin muddo dheer dib looga dhacayay.

Qatar waa dalka ugu soo saarista badan gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah, waxaana hadda suuragal ah in wax soo saarkeeda ay u weeciso Yurub, haddii colaadda Ukraine ay carqaladeyso Gaaska uu hadda Ruushka siiyo Qaaradda Yurub.

Ajandaha Biden ee Aqalka Cad ee kulanka Amiir Ta mim ayaa qeyb ka ahaa wadahadallada nukliyeerka Ir an iyo xiriirka Afghanistan, halkaas oo danaha Mareyk anka hadda uu wakiil uga yahay dalkaan yar ee ku yaalla Gacanka Khaliijka.

Madaxweyne Biden ayaa sidoo kale sheegay in isaga iyo Amiirka Qatar ay Isniinti ka hadleen arrimo kale oo dhowr ah oo ay ku jireen xoojinta xiriirka ganacs iga iyo iskaashi ay labada dhinac ka sameeyaan maal-gashiga.

Sida ay sheegeen saraakiil, Sheekh Tamim ayaa si doo kale kulamo gaar ah la yeeshay Xoghayaha Amma anka Gudaha ee Mareykanka, Alejandro Mayorkas iyo Xoghayaha Gaashaandhiga Lloyd Austin, oo uu kala hadlay arrimo la xiriira iibinta hub iyo arrimo kale oo militari.

Qatar oo ka mid ah dalalka Bariga Dhexe ee marti geliya saldhigyada millatari ee Mareykanka, ayaa mud do dheer xiriir la lahaa Dowladda Mareykanka. REUTERS + VOA

Dacwadda dilkii Sankara oo la hakiyey + Sababta

Maxkamad ku taalla waddanka Burkina Faso ayaa hakisay dacwadda la xiriirta dilkii madaxweynihii hore ee dalkaas, Thomas Sankara, oo ay wajahayeen eed eysaneyaal.

Sankara oo ahaa hoggaamiyihii kacaan ka ee dalka Burkina

Faso ayaa la dilay sanadka marka uu ahaan 1987-kii, waxaan kadib billowday baaritaano soo socd ay oo ku aadan dilkiisa.

Qoyska Mr Sankara ayaa codsaday in la hakiyo kiiska sababo la xiriira afgambigii militari ee waddank aas ka dhacay isbuucii lasoo dhaafay.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay dib u billaabi do onaan marka sharciga dastuurka lagu soo celiyo dalka.

Midowga Afrika ayaa Isniintii sheegay inuu xubinni mada ururkaas ka saaray Burkina Faso, go’aankaas oo yimid afar maalmood kaddib markii urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas uu sidoo kale iska saaray Burkina Faso.

Wafdi isku dhaf ah oo ka kooban Qaramada Midoob ay iyo Ecowas ayaa ku sugan magaalada Ouagadou gou si ay wada hadal ula yeeshaan hoggaanka military iga.

Si kastaba, xaaladda Burkina Faso ayaa haatan aad u cakiran, kadib is-bedalka ka dhacay waddankaas oo gebi ahaanba ay Inqilaab ku qabsadeen ciidamada mil atariga.


"ANNAGA OO AY RASAAS NAGU SOCOTO AYUU OSAMA BIN LADEN IGA DIIDAY INUU GABADO”

"Annaga oo ay rasaas nagu socoto ayuu OSAMA Bin Laden iga diiday inuu gabado” Dukumintary ay BBC-du ka sameysay taariikhdii dhinaca jihaad doonka ee Osama Bin Laden ayaa dadkii lagu wareystay waxaa ku jira nin ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii mujaahidi inta oo lagu naaneyso ‘Ma Cabsade’.

Waxa uu ka sheekeeyay sida uu Bin Laadin ahaa markii ugu horreysay ee uu tababarka u sameynayay iyo sida uu nin kaas uu bilyaneerka aabihiis ahaa ku noqday maskaxdii ka da mbeysay weerarro argagix iso.‘Ma cadsade’ waxa uu sheegay in Osama uu ahaa nin aamusnaan badan, balse sheekada xii saha badan waxa ay ahayd mid ku saabsan maalin ay dagaal culus ka qayb galeen.

Ninka qisada ka sheekeynaya waxa uu ka mid ahaa dagaalyahannadii reer Afgh anistan ee u babac dhigay ciidamadii miwdowga Soviet. Dad kale oo jihaad doon ah ayaase uga yimid meelo kale oo caalamka ka tirsan, sida waddamada carabta, si ay garab u siiyaan.

"Raggii carabta ahaa ee noo yimid waxaan ku qaabilnay sida ay yihiin carruur. Aad bay u dhiirranaayeen balse wax fikrad ah kama aysan heysanin sida loo dagaall amo. Way iska keen socdeen, qaarkoodna raashin ayay noo karinayeen. Hoggaamiy eyaasheenna marka ay xulanayaan dad soo dagaallama way ka leexan jireen kuwa Carabta ah."Waxaa jiray 12 nin oo Carab ah oo nagu soo biiray, mid ka mid ah waxaa lagu magacaabi jiray Osama. Dhowr maalmood kaliya ma ahayn waxa uu nala joogay balse bilo ayuu nala joogay, waxay ahayd 6 bilood mise 8 bilood, ma xasuusto,” ayuu yidhi Ma Cabsade. Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee heystay dagaalyahannada waxaa ka mid ahaa waddooyinka oo aan dhisneyn, sida uu sheegay ‘Ma Cadsade’. Andullah Anas, oo isagana ka mid ah mujaahidiintii hore, kuna jira muuqaalka duk umintary-ga ah, ayaa yidhi: "Waxaan xasuustaa mar aan safar ku tagay dhinaca waq ooyi inaan arkay Osama oo aad u xamaasadeysan oo kaxeynaya baldoosar."Waan u tagay, markaas ayaan ku dhahay, ‘Maxaad sameyneysaa Osama?’, Marka as ayuu igu yidhi: ‘Waa lagama maarmaan inaan waddooyin u dhisno mujaahidiinta, sidoo kalena waa inaan xarumo caafimaad ka sameyno godadka buuraha dhexdooda ku yaalla’, sidaas awgeed injineerro ayuu ka keenay shirkaddiisa dhismaha ee ku taallay Jidda.”

Ma Cadsade waxa uu sheegay inay mar walba arki jireen Osama oo dhiiqada ku dhex jira marka uu baldoosarka ku dhisayo waddada, balse aysan waligood fahmin inuu isagu bixinayay lacagta oo dhan.

"Waxaan u heysannay in ay dad kale kharashka bixinayeen isaguna uu ka ahaa shaqaale caawinaad sameynaya.” Dagaalkii qaraaraa "Nimanka Carabta ah ee noo yimid waxba kama aysan aqoonin hubka, tusaale ahaan sida loo isticmaalo AK47 ama sida wax loo toogto. Waligoodba ma aysan ku fikirin,” ayuu yidhi.

"Osama wuxuu noo arkayay inaan nahay macallimiintiisa tababarka siinayay,

Jihaadka iyo dagaalkana barayay. Annaga ayay naga fiirsan jireen, ugu dambeyntiina way barteen.”

"Markii ay wax barteen waxaan u kaxeyn jirnay jiidda hore ee dagaalka. Waxaan xasuustaa in annagoo dagaal qaraar ku jirna aan Osama ku kari weynay inuu gabba do xilli ay rasaas nagu socotay. Waxaan ku dhahnay, ‘gabbo haddii kale xabbadda way kugu dhaceysaa’, balse ma uusan is xakameyn karin oo maba aysan kusoo dhaceynin inuu gabbado.

"Marba qof ayuu ku ordaa, haddana qof kale ayuu ku ordaa. Markii dambe aniga ayaa ku xanaaqay, waan ku qeyliyay "fariiso” kaddib ayuu fariistay.”

"Waxa uu ahaa nin dheer oo caato ah, dabeecaddiisa ayaaba ahayd inuusan gab banin, weligiisna kama uusan baqin inay xabbad ku dhacdo,” ayuu yiri.

Bin Laden oo markii dmabe mas’uul ka ahaa weerarradii 9/11 ee lagu qaaday Mareykanka, waxa uu ku dhintay howlgal ay ciidamada Mareykanka fuliyeen bishii May ee sanadkii 2011-kii. Howlgalkaas waxa uu ka dhacay guri uu Osama dagganaa

oo ku yaallay gudaha dalka Pakistan Xigasho: BBC SOMALI


 

 UNOPS JOBS

ICT (Information Management) Associate



Job categories IT

Vacancy code VA/2022/B5001/23293

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Nairobi, Kenya

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-6

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 28-Jan-2022 to 11-Feb-2022



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS


United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities

 

*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY
*Qualified female candidates are strongly encouraged to apply

Under the guidance and supervision of the Senior Information Management Officer, the Information Management (IM) Associate will work closely with UNMAS Somalia projects, involved sections and key stakeholders to enable and enhance IM processes, systems and assist with data visualization and analytical insight through standardized tools, dashboards and processes – the end goal being better, data-driven decisions. This is a cross-disciplinary role with a primary focus on IM processes and systems, but which will also support other initiatives related to IM, including (but not limited to) knowledge management and the standardization of IM processes and systems.
The IM Associate will be responsible for the following duties:

·Perform regular audit of mine action information to ensure data completeness, integrity and quality;

·Ensure collected data quality, accuracy and consistency for accurate comparability based on established standards and procedures (SOP);

·Assist efforts in the identification of data sources, ensures the processing of collected data is in line with programme planning, monitoring, decision making and reporting needs;

·Support in leading the maintenance and updates of the programme databases and archives;

·Ensure the security and integrity of all programme’s Information Management Systems (IMS) and repositories is in place and in compliance with SOP;

·Oversee the qualitative and quantitative IMS data clean-up processes;

·Support in managing and updating datasets linked to related dashboards to enable quick and efficient visual analysis;

·Assist with the maintenance of spatial baseline and operational datasets by following relevant standards;

·Assist with the production and updating of high-quality map products and maintain a repository of spatial data and geodatabases;

·Provide remote support to UNMAS Somalia IMS Portal users;

·Support in preparation and printing of informative maps and other printing products;

·Update Geodatabases and use updated themes on produced maps;

·Perform other tasks assigned by the line manager.

·Competencies

Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc

Education/Experience/Language requirements


Education

A first level University degree (Bachelor’s Degree or equivalent) with two years of relevant experience, OR

High School (Secondary or equivalent) with six years of relevant experience is required.

Experience.

·Relevant experience is defined as experience in information management, information systems, data management, data analysis or data visualization, Geographic Information System (GIS), GIS mapping, or related field.

·Experience in GIS project design, data modelling, visualization or presentation is desired.


Language Requirements

·Fluency in English (writing, speaking and reading) is required

·Fluency in Swahili (writing, speaking and reading) is required

Contract type, level and duration


Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: LICA...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands.

 

 


 


OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

SIEMENS


OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in astaanta ganacsiga ee sare ay tahay hantida SIEMENS AKTIENGESELLSCHAFT, A German companyofWerner-von-Siemens-Str. 1, 80333 München, GERMANY iyo in calaamad isku mid ah loo isticmaalo alaabtan soo socota:

 

Fasalka 01: Kiimikada loo isticmaalo warshadaha, sayniska iyo sawir qaadista, iyo sidoo kale beeraha, beerashada iyo kaynta; caagadaha macmalka ah ee aan la farsameyn, balaastikada aan la farsameyn; isku dhafka dabka iyo ka hortagga dabka; diyaarinta xanaajinta iyo alxanka; maaddooyinka haragga iyo haragga xoolaha ee haraggoodii; xabagta loo isticmaalo warshadaha; dhejisyada iyo buuxinta kale ee dhejiska; compost, digada, bacriminta; diyaarinta noolaha ee loogu isticmaalo warshadaha iyo sayniska.

 

Fasalka 05: Daawooyinka, diyaarinta caafimaadka iyo caafimaadka xoolaha; diyaarinta fayadhowrka ee ujeedooyinka caafimaadka; cuntada iyo walxaha loo habeeyey isticmaalka daawada ama caafimaadka xoolaha, cuntada carruurta; kaabiska cuntada ee dadka iyo xoolaha; malaastaan, agabka dhaymada; Waxyaalaha lagu joojinayo ilkaha, dhunka ilkaha; jeermiska dila; diyaarinta burburinta cayayaanka; fungicides, herbicides.

 

Fasalka 07: Mashiinnada, qalabka mashiinka, qalabka korontada ku shaqeeya; matoorada iyo matoorada, marka laga reebo baabuurta dhulka; isku xirka mashiinka iyo qaybaha gudbinta, marka laga reebo baabuurta dhulka; qalabka beeraha, oo aan ahayn qalabka gacanta lagu shaqeeyo; dhalooyinka ukunta; mashiinada iibinta tooska ah.

 

Fasalka 09: Saynis, cilmi baaris, navigation, sahamin, sawirqaade, filimo, maqal-muuqaal, muuqaal, miisaan, cabbir, calaamadeyn, ogaanshaha, tijaabinta, kormeerka, badbaadinta nolosha iyo qalabka iyo qalabka; qalabka iyo qalabka lagu sameeyo, beddelidda, beddelka, ururinta, habaynta ama xakamaynta qaybinta ama isticmaalka korontada; qalabka iyo qalabka loogu talagalay duubista, gudbinta, soo saarista ama habaynta codka, sawirada ama xogta; Warbaahin la duubay oo la soo dejisan karo, software kombuyuutar, duubista dhijitaalka ah ama analooga maran iyo warbaahinta kaydinta; hababka qalabka lacagta qadaadiic ku shaqeeya; diiwaannada lacagta caddaanka ah, qalabka xisaabinta; kombiyuutarada iyo qalabka kombuyuutarrada; suunka quusitaanka, maaskarada quusayaasha, mashiinnada dhegta ee quusayaasha, xirmooyinka sanka ee quusiyeyaasha iyo dabaasha, galoofyada quusayaasha, qalabka neefsashada ee dabaasha biyaha hoostooda; qalabka dab-demiska.

Fasalka 10: Qalliinka, caafimaadka, ilkaha iyo qalabka iyo qalabka; addimada macmalka ah, indhaha iyo ilkaha; maqaallada lafaha; alaabta tolida; aaladaha daweynta iyo caawinta ee loo habeeyey naafada; qalabka duugista; qalabka, qalabka iyo agabka loogu talagalay dhallaanka kalkaalinta; qalabka hawlaha galmada, qalabka iyo articles.

 

Fasalka 11: Qalabka iyo rakibaadda iftiinka, kululaynta, qaboojinta, uumiga dhalida, karinta, qalajinta, hawo-siinta, sahayda biyaha iyo ujeedooyinka nadaafadda.

 

Fasalka 35: Xayeysiiska; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; hawlaha xafiiska.

 

Fasalka 37: Dhismaha dhismaha; dayactirka; adeegyada rakibaadda.

 

Fasalka 38: Isgaarsiinta.

 Fasalka 40: Daaweynta alaabta.

 Fasalka 42: Adeegyada sayniska iyo tignoolajiyada iyo cilmi baarista iyo naqshadeynta ee la xiriirta; falanqaynta warshadaha iyo adeegyada cilmi-


baarista warshadaha; naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka iyo software.

Ogaysiis sidoo kale waxa la siinayaa in SIEMENS AKTIENGESELLSCHAF Tay sheeganayso dhammaan xuquuqaha la xidhiidha astaanta ganacsiga ee aynu kor ku soo xusnay ee Soomaaliya waxayna ka qaadi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama qof kasta oo lagu helo inay u isticmaalayaan calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ama calaamad kale oo ganacsi si khiyaano ah ama la mid ah ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqdeeda. .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip