HALKAN KA AKHRSIO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EEMAANTA OO AH TALAADO 1-DA FEBARAAYO -2022

0
Tuesday February 01, 2022 - 08:50:52 in Wararka by
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRSIO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EEMAANTA OO AH TALAADO 1-DA FEBARAAYO -2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Imaaraadka Carabta

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuse en Rooble ayaa Magaalada Dubai kula kulmay Mad axweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Md. Maxamed Bin Rashid Ala-Makto um.

    Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kul an kooda diiradda ku saaray xoo jinta iskaash iga labada dal ee walaa laha ah, gaar ahaan dhinacyada gana csiga iyo horumarinta dhaq aalaha , dhoofka xoolaha Soomaalida ee loo iib geeyo  dalka Imaaraadka Carabta ,iyo sida ay lagama maar maan u tahay sidii dal-kugalka (Fiisooyinka) loogu fu dudeyn lahaa Soomaalida u safarta dalka Imaa raadka Carabta.

    Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhiggi isa Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Raa shid uga mahad celiyay kaalinta Dowladdiisu ay ka geysatay gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliy eed ee ay abaartu saameysay. Halka Ra’iisul Wasaa raha Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Raashid sheegay in dowladdiisu kordhin doonto gargaarka la gaarsiinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saame ysay.

      Dhinaca kale Wasiirada Amniga iyo Waxbarasha da ee Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Cabdullaahi Carab oo ka mid ah wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ay aa waxaa ay kulamo doceedyo la qaadan doonaan Xubno kamid ah Golaha     Wasiirada Soomaaliya, iy aga oo kala hadli doona Arrimo kusaabsan Soom aaliya.

     Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaan wax xiriir ah laheyn tan iyo Sanadkii 2018-kii, waxuuna dib u soo laabtay markii 7-dii  bishaan Jan aayo uu dowladda Imaaraadka Carabta ka raali gali yay Ra’iisul Wasaaraha dhacdadii bishii April 2018 ay dowladda Soomaaliya kula wareegtay lacag ka timid Imaaraadka oo laga soo dejiyey garoonka Aad an Cadde, isaga oo Imaaraadka u ballan-qa aday in lacagtaasi oo wali ku jirta gacanta dowladda Soom aaliya dib loogu celin doono.

Wasiiro Isbitaalka Ku Booqday Afhayenka Xuku umadda Soomaaliya Macallimuu

     Wasiirka Warfaafinta XFS Md.Cusmaan Abuukar Dub be, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Ba shiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbi taal ku yaalla ma gaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku booqday Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macallimuu, oo ka soo bogsanaya dhaawac ka soo gaaray qarax uu ku weeraray qof naftiisa haligay, 16-kii Janaayo.

    Wasiir Cusmaan Dubbe iyo Wasiir Bashiir Goobe oo warbaahinta Qaranka kula isbitaalka ayaa she egay in xaaladda caafi maad ee Macalimuu ay soo hagaa geyso, iyagoo u mahad celiyey Ra’iisul Wasa are Rooble oo dadaal badan ku bix iyey in Afhay eenka Xukuumadda uu daryeel caafim aad helo.

     Masuuliyiintaan oo ku sugan magaalada Istanbul ee dal ka Turkiga ayaa habeen hore sidaan oo kale hoygiisa ugu booqday Agaasimaha SNTV Shar ma’arke Maxamed War same oo ka soo kabsan aya dhaawacyo culus oo ka soo gaaray qarax uu 20-kii November ku weeraray qof naftiisa haligay, kaas oo lagu dilay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika.

Doorashada lix Kuri ee Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar

 Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Hir-Shab eelle ayaa Shalay M/Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabee lle waxaa ay ku qabteen doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Hir-Shabeelle.

     Kursi ga1aad ee HOP 033 ayaa waxaa ku tart amay Yuus uf Ibraahim Af rax (Yuusuf Kaba ale) & Ma xamed Xuseen Sabri ye, waxaana kursiga ku guuleys tay Yuusuf Ibraahim Afr ax (Yuu suf Kabaale) oo helay codad gaaraya 69 -cod halka Mu sharaxii la tartamayay ee Maxamed Xuseen Sa briye uu heley 22-cod, waxaana hala abay Lix Cod.

     Kursiga 2aad ee HOP005 ayaa waxaa ku tarta may Max amed Cumar Ceeymoy oo kursigaan ku fadbiyay 8-dii Sa no ee la soo dhaafay & Maxamed Cumar Cali oo goobta do orashada soo xaadirin, waxaana cod gacan taag ah 73 cod ku guuleystay Maxamed Cumar Ceeymoy oo ah Wasiirka Beeraha Hir-Shabeelle halka musharaxii la tartamayay ee Maxamed Cumar Cali uu heley 13-cod, waxaana halaabay 7 cod.

    Kursiga3aad ee HOP052 ayaa waxaa qorshuhu ahaa in ay ku tartamaan Farxiyo Maxamuud Dhaq ane & Musharrax kale oo tanaasushay, waxaana cod gacan taag ah ku guu leysatay codad gaaraya 93-cod Farxiyo M/xmud Dhaqane.

    Kursiga4aad ee HOP088 ayaa waxaa ku guuley satay Da habo Suusow Maxamuud oo horay kursig aan ugu fadhisay ka dib doorashadii Shalay ka qab soontay M/ Jowhar.

     Kursiga 5aad ee HOP097 ayaa waxaa markale ku guuleys atay Xidlhibaan Waaiir Khadiijo Maxam ed Diiriye oo 20-kii sano ee la soo dhaafay ku fa dhiday kursigaas, waxaana u tartamida kursiga laga reebay Musharrax Xildhibaan Baarliin Maxamuud Biin.

    Kursiga 6aad ee ugu dambeeyay ee doorashadii Shalay lagu qabtay M/Jowhar ee HOP098 ayaa wax aa ku guuleys tay Maxamuud Maxamed Jimcaale {Seysey} oo horay ugu fadhiyay kursigaan. ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#098 ee golaha shacabka BJFS oo doora shadiisu Shalay ka qabsoontay magaalada Jowhar.

    Dhammaan dadkii ku soo baxay doorashadii G/Shacab ka ee Shalay lagu qabtay Magaalada Jo whar ayaa waxaa ku soo baxay Xildhibaannadii ho ray ugu fadhiyay oo ba dankood kuraasta loo xiray, isla markaana uusan dhicin tartan adag oo loo galay doorashada.

7 Ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay duleedka Mandheera

    Inta la xaqiijiyay 8 Ruux oo Shacab ah ayaa ku dhimatay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay inta dhexeysa de egaanka hoose Arabia iyo magaalada Man dera ee dal ka Kenya.

Qarax

oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa wax aa lala ee gtay gaari nooca gaadiidka da dweynaha ah ee loo yaqaa no Matatu, kaas oo kusii jeeday M/Mandera ee xarunta ismaam ulkaasi.

      Taliyaha booliska ee ismaa mulka Mandera Ge orge Seda ayaa sheegay in aysan jirin cid loo qabtay falkan, bal se goobta uu qaraxa ka dhacay ay gar een laamaha am maanka islamarkaana haatan baa ritaanno socdaan.

     Waxaa uu sheegay in qaraxa uu ka dhacay meel 8 kiilo mitir u jirta magaalada Mandera, sidoo kalena kooxaha gur madka ay daad gureeyeen dadkii dha awacyadu soo gaar een, kuwaas oo la geeyay Isbit aalka Magalada Mandheera.

    Agaasimaha Isbitaalka M/Mandheera oo la gee yay dha awacyada qaraxa ayaa sharaxaad dheer aad ah ka bixiyay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dha awacmay qaraxa.

Laamaha Amniga Kenya weli ma shaacin cidda ka dambe eysa qaraxaas, wuxuuna kusoo beegmay xilli digniin dha waan ay soo saareen dowladaha reer gal beedka sida Far ansiiska iyo Jarmalka, kuwaas oo muwaadiniintooda ku nool Kenya uga digay wee rarro argagaxiso oo ka dhaca Nairobi, islamarkaana lala beegsado goobaha ay ku badan yihiin ajaanibta

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay Hal Ruux

    Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaa lla degaanka Buula-fuulaay ee G/Baay wax aa ay ku toog teen Nin ay sheegeen inuu la Shaqe eynayay Dowlad G/K Galbeed. Ninkaan oo Magac iisa lagu sheegay Nuunoow Sanweyne Mursal oo 34 jir ah ayaa Al-Shabaab sheege en in uu ahaa Sird oon u Shaqeeynay ay Maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana uu si toos ah ula Shaqeeyn ayay Ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya ee ku  sugan Gobolka Bakool.

    Sidoo kale Al-Shabaab ayaa Ninka asi ku eedee yay in Nin Sarkaal ah oo Walaashiis qaba uu Hooygi isa ku marti qaaday Xoolana u qa lay, isaga oo dagaal kula jira Al-Shab aab, waxaana Goobta toog ashada ku sugnaa Boqolaal da dweyne ah oo ay ku amreen inay daawadaan.

      7aadkii hore ayay aheyd markii Al-Shabaab deg aanka Kuunya-Baroow ee G/Sh/Hoose  ku toogteen laba Rag ah oo ay ku sheegeen inay kamid ahaay een Askarta Ciidama da dowladda Federaalka ah ee  Soom aaliya.

Xildhibaan Jeesow oo weerar culus ku qaaday xukuumadda ROOBLE

    Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cakiran ee magaaladaasi iyo ci idamada ay dhowaan DFS ge ysay hal kaasi.

    Md.Jeesow oo u warramay Sha belle TV ayaa ugu horre yn taagee ray ciida mada ay dowladdu 7aad kii la soo dhaaf ay ku daad gureys ay Beledweyne, wux uun sheegay in ciidankaas ay ku tageen codsi ka yimid HirSha belle, wel ibana ay ku yaryihiin, sida uu hadalka u dhigay.

     "Ciidamo ayaa hadda la geeyey Bel edweyne, we liba aa nagu filneyn ciidan kaas laba qayb ayey isu gu jiraan kuwo waa Haramcad oo amniga qaabilsan, kuwana waa Gogor oo loogu tagalay inay la dagaa lamaan Al-Shabaab,” ayuu yiri Xildhibaan Da ahir Amiin Jeesow.

     Xidlhibaanka oo hadalkiis sii wata ayaa weerarka afka ah ku qaaday gola ha wasiirada ee XFS , isa gaoo uu ku sheegay inay yihiin kuwa ‘xanaaqs an’ oo ka faa’iideysana ya khilaafka taag an iyo xiisadda ka aloosan B/weyne.

    "Waxaan rabnaa in Rwasaaraha uu kala ilaaliyo wasiira da xanaaqsan ee ka faa’iideystay khil aafka ee khilaafka ku soo galay dowladda iyo riyaalatiga jira ee dhabta ah,” ayuu sii raaciyey Xildhibaan Jee sow.     Ugu dambeyn wuxuu farriin culus u diray ra’I isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu ugu baaqay inuu qaa to mas’uuliyadda ka saaran doora shada iyo amniga dalka.

 "Mudane Ra’iisul wasaare adiga NH Hyaa ah ra’iisul wasaarihii dalka adiga ayey Shalay mas’uuliyad kaa saaran tahay dalka, doorashadiisa ha noqoto, amn igiisa ha noqoto, yuusan ku qaldin wasiir xanaaq san,” ayuu markale yiri xildhibaan Daahir Amiin Jee sow. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha Bele dweyn oo ay dhowaan ka dhaceyso doorashada kur aas ka mid ah Golaha Shacabka, waxaana xiisaddu kasii dartay markii ay ciidamo dheeraad ah DFS ge ysay Magaaladaasi, kuwaas oo ay ka horyimaadeen siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Hiiraan.

Maamulka Gobolka Banaadir oo digniin soo saaray

     Guddoomiyaha Maamulka degmada Hiliwaa ee  Go bolka Banaadir Mire Salaad ayaa dadka kunool Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmadaasi Hiliwaa uga digay inay dhistaan hareeraha waddooyinka, taas oo uu sheegay inay wax u dhimeyso bilicda iyo Ganacsiga degmadaas.

      Guddoomiyaha oo uu wehlinayay Guddoomiya ha Gobo lka Banaadir Cumar Filish ayaa kormeeray dhismaha laami saarista ee ka socota Xaafada Suu qa Xoolaha, halkaas oo Maamulka Gobolka uu bane yay dhismayaal sharci darro ah oo ku yaallay.

      Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Mire Salaad ayaa she egay in ay muhiim tahay in la nadiifiyo hareeraha laamiga, sidoo kalena ka maamul ahaan ay dib u dejin u sameyn do onaan dadka ku Ganac sada hareeraha laamiga lagana burburinaayo Goob aha Ganacsi oo ay ka dhisteen haree raha waddoo yinka.

      Sidoo kale Guddoomiyaha waxaa uu hadalkiisa uu inta asi kudaray in muddo todobo Cisho gudaho od ah ay uga guuraan dadka ku Ganacsada hareera ha wadddooyinka inta aan laga burburin.

      Dhowr jeer oo hore  ayaa Maamulka Gobolka Ba naadir wuxui burburiyay dhismayaal iyo Goobo Gan acsi oo kuy aallay waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho balse markale dib loo dhisay.

C/Qani Saciid oo la sheegay in xilka laga qaaday iyo jawaab uu ka bixiyey

     Shir aan caadi aheyn oo Shalay ay isugu yimaad een xu bnaha guddiga fulinta iyo golaha Congress-ka xiriirka ku badda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu ansixiyey xilka qa adis lagu sameeyey guddoomi ya ha xiriirka Cabdiqani Saciid Carab.

 Xubno ka kala socday 14 ka mid ah kooxaha kubad da cag ta, ururka macalimiinta iyo garsoorka xiriirka ayaa ka soo qeyb galay munaas ab adii xilka looga xayuubiyey guddoo miye Cabdiqani.

  Cali Maxamed Cabdi (Cali Shii ne) ayaa si KMG ah lo ogu dhiibay inuu sii wado shaqada xiriirka kuba dda cagta Soomaaliyeed, Cali Shiine ayaa war baah inta u sheegay in uu ka mahad celinayo hoggaamint aan sida KMG ah loogu igmaday.

     Guddoomiyaha la sheegay in xilka laga qaaday Cabdiq ani Saciid Carab oo isna warbaahinta la had lay ayaa fowdo ku tilmaamay shir ka ay qabteen qaar ka mid ah xubnaha xiriirka kubadda cag ta ee xilka looga qaaday.

     Waxa uu sheegay in wax kasta oo ay sameeyeen xubn ihii Shalay ay baal marsan yihiin xeerka xiriirka kuba dda cagta, "Waxaa la abaabulay shir aan dastu urkeena waafa qsaneyn oo nasiib darro ku ah bahda kub ada cagta, talaab adaas aad ayaan uga xumah ay, waana sharci darro,” ayuu yiri Cabdiqani Saciid Carab.

     Sidoo kale Cabdiqani ayaa sheegay in maalmaha an ay socdeen dadaallo ay waday wasaaradda dhal inyarada iyo cayaaraha, iyadoo wasiirku dhawaan uu soo jeediyey in la isugu yimaado shirweyn oo xal looga gaarayo khilaafaadka jira.

    Shirkii Shalay xilka looga qaaday ayuu Cabdiqani ku til maamay mid lagu dhabar jebinayo nidaamka xiriirka, is agoo wasiirka cayaaraha iyo guud ahaan xubnaha wasaa radaas uga digay inay ku milmaan qalalaasaha ka dhex socda hoggaanka xiriirka kuba dda cagta Soomaaliyeed.     Dhanka kale qaar ka mid ah hoggaanka kooxaha kubadda cagta oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hor yimid go’aa nkii Shalay lagu ansixiyey xilka qaadista guddoomiye Cab diqani Saciid Carab. War-saxaafad eed ka soo baxay kooxahaas ayaa lagu sheegay in shirkaas aysan ka warheyn oo warbaahinta un ay ka arkeen, sidaas darteena wixii halkaas ka dhacay ay san waafaqsaneyn sharciga xiriirka kubadda cagta Soom aaliya.

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub

      Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasi iradda Maa mulkaasi.

Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sam eeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiira da, sidoo ka lena waxaa uu magacaabay Wasiiro cusub oo beddalaya xub nihii xilalka laga qaaday.

     Areegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyna ha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed ca bdi casiis Xasan maxamed lafta-gareen ayaa lagu sheegay in Wasiiro Cusub loo magacaabay Wasaara daha kala ah: Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiin ta,Wasa aradda Dekadaha iyo Gaadiidka iyo Wasaaradda kaluumaysiga iyo kheyraadka.

Puntland oo Shir ka yeelatay Arrimaha Abaaraha

     Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Mada xweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shalay Shir-guddoomiyay Shir ku saabsan Areimaha  abaaraha degaannada Puntland.

Ujeedka shirka ayaa ah aa ka jawaabida xaal adda abaaraha Puntland ka jira, Shirka waxaa ka qeyb-gal ay dhammaan Mas uuliyiin ta iyo Wakiilada Hay ’adda ha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Punt land waxaana la iskaga xogw areystay xaala dadaha abaaraha ee gu ud ahaan saa ameyey dham aan Gobollada Puntland.

     Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa la wad aagay Shirka, in Puntland ay ka go’an tahay ayna dadaal ku bixinayso ka jawaabista Xaaladaha bani’ aadanimo ee ka dhasha Abaaraha iyo garab istaaga Shacabka. Wuxuuna faray dhammaan Hay’adaha Dowladda in arrintaasi lagala shaqeeyo Guddiga Abaaraha u xils aaran iyo Hay’addaha la shaqey naya.

      Kulanka waxaa ka qeybg alay Guddiga Abaara ha ee Punt land, Masuuliyiinta Ha y’adda Hadma, Maareeyaha Waka aladda Biya ha, Agaasimaha Gu ud ee Ma daxtooya da iyo masu uli yiin kale .

     Degaano badan oo katirsan Koonfurta iyo Bart amaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa kajira xilligaan Abaaro saa meeyay dad iyo Duunyo, iyada oo dad ku aysan helin gurmad dowladeed oo buuxa.

Beesha caalamka oo baaq kasoo saar tay doorashooyinka Somaliland

     Waddamada Somaliland ka taageera doorashoo yinka, ayaa baaqay soo saareen axsaabta siyaa sa da Somaliland u soo jeediyay in ay xal ka gaadha an khilaafka doorashoo yinka, isla markaana hada la bilaabo diwaangalinta  codbixiyayaasha.

    Qoraalka oo ay soo saareen waddamo dhawaan saraa kiil matalaya usoo diray Somaliland si ay usoo ogaadaan habsami u socodka u diyaar gar owga do orashada, ayaa sheegay in ay Hargay sa u yimaa deen si ay u soo indha indheeyaan qorshayaasha doorashada.

  "Ka dib doorashooyinkii guulaystay ee dowladaha hoose iyo wakiilada, saxiibada caalamiga ah ee taa ge era habsami u socodka doorashooy inka Som aliland, ayaa Hargaysa bo oqday 24 ilaa 27 kii Jan uary, si aanu dhinacyada ay khusa yso ula falanq ayno talaabooyinka xiga ee doorashooyinka Soma liland".

      Waxa qoraalka lagu sheegay in waddamada So malil and doorashooyinka ka taageeraa, ay axsaabta siyaasada ku dhiirigalinayaan in ay khilaafkooda wadahadal ku dhamaystaan.     "Waxaanu ku dhiiri galinaynaa madaxda xisbiyada siyaa sada Somali land, in ay qayaxaan  habka loo guda galayo doora shooyinka soosocda ee ay tahay in ay dhacaan san nadkan, iyagoo u maraya wadahadal iyo wadatashi, si loo gaadho qorshe laysku raacsanyahay". Sidook ale, Guddida doorashooyinka ayay usoo jeediyeen, in ay hadda bilaabaan diwaangalinta codbixiyayaa sha aan diwaanga shanayn, si diyaar garow fiican loogu sameeyo doorasho oyinka.

      Waddamada iyo ururrada ku saxeexan baaqa ay aa ka la ah, Midowga Yurub, Denmark, Finland, Ger many, Nor way, Sweden iyo dowlada Ingiriiska.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itobiya oo laga dalbaday gurmad deg deg ah

     Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan deegaan ka Faj ano oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada degmada Feerfeer ee dhulka ismaamulka Soomaa lida Itoobiya ayaa dalbaday in gurmadyo deg deg ah lala soo gaaro dadka ku dhaqan deegaanada hoos taga degmada Feerfeer.

Waxgaradka ku nool deegaanada hoo staga degmada Feefeer ayaa ku eed eeyay maam ulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoob iya iney ka gab iyen wax ka qabashada Abaar aha baahs an ee ka jira in ka badan 30 tu ulo oo hoos tagta degmada feerfeer Itoo biya.

     Faarax Ibaahin Cali oo ka mid ah waxgaradka ku dhaq an qabalaha Farjano ee ismaamulka Soomaa lida Itoobiya ayaa warbaahinta u sheegay in ilaa 32 qabalo oo Farjano hoos tagta ay ku baaba'een dha maan duunyadii la dhaqan aayay, haatana ay saa meynta abaarta ay ku bilaabatay da dka oo aanan haysan waxay cunaan iyo waxay cabaan inta ba, isa goona ugu baaqay madaxweynaha dowlad deega anka Soomaaliland Mustafe Muxumed Cumar inuu gurmad deg deg ah soo gaarsiiyo.

      Deegaanada ay sida weyn abaartu saameysay ayaa waxaa ka mid ah Kudur, Feydhac, Ceel lahele, Doon, Ga lka, Ulasan, Baar siyable, Oowxaale, Laas qurun, Laaso ole, Madax maroodi, Xudale iyo deeg aano kale oo dham aantood laga soo sheegayo aba aro aad u daran oo saame yay dadka iyo duunyada.

     Dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa mudooyinkii dambe waxaa gobolo dhowr ah laga soo shee gaayay abaaro aad u baahsan islamakaana gurmadyo gar gaar la gaasiiyay gobolada qaar, waxaana abaarahaani ay imaanaya an xili mudo sanad ka badan dowladda dalka Itoobiya ay dagaalo xoogan kula jirto Jabhada TPLF

MA FARMAAJO AYAA MAS’UUL KA AH BOOB KA DOORASHADA MISE GOLAHA WADATA SHIGA?

Doorashadii xildhibaanada laba Aqal ee Baarlamaankii 10-aad, fadeexooyin waaweyn ayaa laga diiwaan geliyey, sanadkii 2016-kii.

Waxaa mar hore doorashadaas loo tix-gelin jiray middii ugu mus uqa, boobka iyo fadeexadda badneyd doorashoo yinkii soo maray dalka burburkii kadib. Balse waxa dhacaya waqtigaan la joogo ayaa doorashadii 2016-kii cudur daar ugu filan

Sanadkii dhammaaday ee 2021-kii iyo bilowga sanadka an fade xooyinka doorashada Soomaaliya waa kuwa taariikhda geli doona.

Ergo doorashaneysa kursi aysan be eshooda laheyn, musharax loo shee gayo inuu tartanka ka haro oo kursigii qof kale la siiyey, malxiisyo iskuwada ceyn ah, madax kuraasta ku bixiney sa xidid, dadkii kuraasta laga dhacay oo aysan cabashadooda qiimo ku fadhin iyo laaluushka aan lala xishooneyn ayaa hareeyey doorashada hadda socota.

Sida iska cad doorashadaan ayaa ka ceyb, fedeexad iyo musuq badan midii 2016-dii, balse waxaa kala duwan ci dda qaadaneysa eedaha ka dhalanaya doorashadaan had da socota iyo ciddii qaadatay eedihii ka dhashay doorasha dii hore ee 2016-kii.

Golihii Qaran ee maamulayey doorashadii 2016-kii wax aa hormuud u ahaa madaxwe yne Xasan Sheekh Maxam uud, mas’uuliyad badan ayuu iska saaray inuu geedigu dha qan galo, mudo 6 bilood ka yar ayey ku qaadatay doora shadaas, marka la eego maalintii uu ku ekaa muddo xile edkiisa.

Wanaag iyo eed badan ayey laheyd doorashadaas, wixii wanaag ah oo doorashadaas 2016-kii ay laheyd waxaa la siiyaa Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kalena wax walba oo tacadi iyo ceeb ah oo doorashadaas ka dhacay, iyadana waxaa dusha loo saaraa Xasan Sheekh.

Hadda, waa muddo dhammaadka madaxweyne Farma ajo, xilli doorasho ayaa lagu jiraa, waxay aheyd inuu hor ka co doorashada, balse waxaa hoggaamintiisii doorashada ka dhashay khilaaf iyo gacan ka hadal.

Mucaaradka iyo maamul goboleedyada qaar ayaa dii day inuu Farmaajo hoggaamiyo doorashada, wuxuuna ugu dambeyn aqbalay inuu doorashada iyo maamulkeedaba faraha kala baxo.

Hadda waxaa socda wax fool xun oo aan la hubin inay dhici lahaayeen iyo in kale haddii uu isaga sii hoggaamin lahaa howsha doorashada. Maamullada dalka waxay he leen awood aysan heysan markii uu Farmaajo gacanta kula jiray doorashada, tacadi yada ha dda socda qaar waxaa loo sameynayaa Farmaajo dartiis oo isaga ayaa ragga qaar waxay u hayaan shaqo aan shaacsaneyn, laakiin sidaas oo ay tahay Farmaajo gac antiisu waa ka bannaanka doorashada. Haddaba su’aasha ugu badan oo dadku is waydiinayaan ayaa ah Farmaajo wax maku yeelan doonaa ceebaha iyo fadeexadda doorashadaan, si lamid ah eedihii uu Xasan Sheekh ku yeeshay doorashadii 2016-kii.?

Dad badan waxay qabaan inay arrintu u qeybsami doonto labo, mid Farmaajo waa ku ceeb, midna wuu ka badbaadi doonaa.

Farmaajo waxaa ceeb ku noqon doonta, inuu hoggaa min waayey doorashada oo uu dalkii doorasho gelin wa ayey oo uu muddo kororsi aaday, kadibna uu xalkii noqday in laga wareejiyo doorashada. Mida kale waxuu ka badb aadi doonaa eedda boobka iyo fadeexadda doorashada socota.

Cid kale haddii ay isaga dartiis wax usoo boobto ama isaga oo dhuumanayo uu doorashada ku dhex jiro kama dhigna inuu qaadan doono eed lamid ah middii uu qaadan lahaa haddii uu toos madax uga ahaan lahaa shaqda doo rashada ayey leeyihiin dadka ka faalooda arrimaha siyaas adda Soomaaliya. Golaha wada-tashiga Qaran ayaa qaadan doona dhib aatada iyo ceebta doorashadaan, Farmaajana banna anka ayuu ka joogaa golahaan.

Inkastoo ay mucaaradka guul u arkeen in Farmaajo laga fara maroojiyey hoggaankii doorashada, haddana waxaa dhibaato ku ah in gobolada qaar ay shaqo uga socoto Far maajo isna uu ka badbaadayo mas’uuliyadda eedaha doo rashada.

Kooxdiisa qaar waxay leeyihiin haddii uu Farmaajo sii hoggaamin lahaa mashruuca doorashadaan sidaan foolxu mada ah waxba uma dhaceyn, qaarna waxay leeyihiin waa fursad in gacanta wax lagu boobayo ee Berri la eedi doono inaysan aheyn midda Farmaajo

By :-Abdullahi Osman Faarah XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Wararkii ugu dambeeyey dilal qorshey san oo Habeen hore ka dhacay MUQDISHO

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil al qorsheysan oo Habeen hore siyaabo kala duwan uga dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soo maaliya, gaar ahaan degmooyinka Hodan iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir.

Dilka koowaad oo loo geystay askari ka tirsanaa ciida mada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Gorgor ayaa ka dhacay xaafadda Seybiyaano ee deg mada Hodan, waxaana toogashadaas fuliyey rag ku hube ysnaa Bistoolado oo weerar gaadma ah ku qaaday askar iga, xilli uu kusii jeeday hoygiisa oo ku yaalla halkaasi

Wararka ayaa sheegaya in ask ariga xilliga la dilayey uu kasoo baxay xerada ciidamada Gorgor ee Tarabuunka, isla-markaana uu ku socday gurigiisa oo ku yaalla Seybiyaano.Ragga dilka fuliyey ayaa lagu soo warramayaa inya goobta isaga baxsadeen, kadib dhacdadaasi, wax aana goor dambe goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuw amm aanka. Sidoo kale dilka labaad oo ay geysatay koox burcad ah ayaa ka dhacay xaafadda Xoosh oo ka tirsan degmada Dharkenley, waxaana loo geystay wiil dhalinyaro ah oo la gu magacaabi jiray, Khaalid Cabdixamiin Macalin Cali, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah.

Burcadda oo taleefoon uu watay marxuumka ka qaada tay ayaa la sheegay inay dilkiisa u adeegsatay Toorey, wax ayna isla-markiiba ka carareen goobta.

Ma jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dilalkan Habeen hore ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Amni darrada Muqdisho ayaa sii baaheysay maalmihii u da mbeeyey, waxaana sii kordhay weerarada qaraxyada ah, dilalka qorsheysan iyo dhaca socda xilliyada habeenkii ah.

Ciidamada Ruushka Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Weerar Ku Qaadaan Dalka Ukraine

Waxaa marba marka ka dambeysa cirka isku sii shar eereysa xiisadda u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine.

Waxaa laga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip