Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga

0
Monday January 17, 2022 - 12:32:17 in Wararka by
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand ayaa loo diray dalka jasiiradaha ka kooban ee Tonga, si ay u soo sahmiyaan khaasaraha ka dhashay volcanaha iyo tsunami-da halkaa ku dhuftay Sabitidii.

Waxaa hadda dib u soo noqday qeyb ka mid ah isgaarsiinta dalkaas. Wararka la helayo ayaa sheegaya in mar kale uu jasiiradahaas ka qarxay volcano horleh.

Ra’iisul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa sheegtay in sunaamida ay "waxyeello wayn” gaysatay, doonyo ay xeebaha ku soo caarisay sidoo kalana ay aastay dukaamadii ku yaal xeebta.

Xogta laga helayo Tonga ayaa aad u yar hasayeeshee illaa hadda wax dhimasho ah lama soo tebin.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Tonga ay u egtahay "sida sawirrada laga soo qaado dayaxa” kaddib markii uu ku dul habsaday dambas badan oo ka soo baxay foolkaanada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip