Soomaalida ku nool Germany oo ka mudaharaaday sharciyo caqabad ku ah Soomaalida dalkaas

0
Friday January 14, 2022 - 06:48:14 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalida ku nool Germany oo ka mudaharaaday sharciyo caqabad ku ah Soomaalida dalkaas

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
 Dowladda Germany ayaa diiday caddeymaha aqoonsiga Soomaalinimada wixii ka dambeeyay 1991, markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaaliya.

 
 
Soomaali badan oo dalkaas tagay burburkii kadib ayaa waxay dhibaato weyn ka haysataa markii ay carruur dalkaas ugu dhalato in aan loo oggolayn in magacyadooda loogu diiwaan galiyo carruurtooda.


Soomaalida ku nool dalkaas ayaa billaabay in ay ka mudaharaadaan arrintaan iyagoo garab ka helaya dadka iyo ururada u dhaqdhaqaaqa xuquuqda qaxootiga ku nool dalkaas.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Garmany ayaa sheegtay in ay arrintaas jirto, balse waxay tilmaamtay in ay dowladda dalkaas u gudbinayaan cabashooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Geemany Maxamed Maxamuud Tifow ayaa sheegay in dowladda Germany ay diido warqado rasmi ah oo kasoo baxa safaaradda sida guurka iyo dhalashada, kuwaas oo aysan aqoonsayn dowladda Germany, inkasta oo uu sheegay inay caqabadaas haatan yaraatay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip