Diyaaradaha dagaalka Sacuudiga oo beegsaday cisbitaallo ku yaalla Yemen

0
Thursday January 13, 2022 - 19:46:14 in Wararka by
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha dagaalka Sacuudiga oo beegsaday cisbitaallo ku yaalla Yemen

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Diyaaradaha dagaalka Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa duqeymo cusub oo dhanka cirka ah ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalada Sanca iyo Xudeyda ee dalka Yemen, halkaasi oo ay ku dileen ugu yaraan labo qof oo rayid ah.

Gelinkii hore ee Khamiista, TV-ga Al-Masirah ee Yemen ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Sucuudigu hoggaamiyo ay beegsadeen goobo ka tirsan degmada Sanha ee Sanca, ayna khasaare gaarsiiyeen isbitaal halkaas ku yaalla.

 

Afar ka mid ah shaqaalaha isbitaalka ayaa ku dhaawacmay, oo labo ka mid ah ay aad u liidato.

Duqeymo noocaan oo kale ah oo dhanka cirka ah oo ka dhacay degmada Al-Garahi ee Xudeydah ayaa sidoo kale galaaftay nolosha labo Yemeni ah, sida lagu sheegay warbixin gaar ah oo al-Masirah.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip