Mareykanka: 19 ruux oo ku dhintay dab ka kacay New York

0
Monday January 10, 2022 - 21:19:10 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka: 19 ruux oo ku dhintay dab ka kacay New York

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Duqa magaalada New York Eric Adams ayaa sheegay in 32 ruux oo la dhigay isbitaal,dhowr ka mid ah ay aad u liidato xaaladdooda caafimaad.

, Madaxa waaxda dab-damiska Daniel Nigro ayaa sheegay inay heleen dhibanayaal ku sugnaa qolal ka mid ah 19-ka dabaq, wuxuuna intaa raaciyay in dhimashadu ay tahay tii ugu darneyd ee lagu arko New York muddo 30 sano ah.

Dabka ayaa ka kacay qolal ku yaalla dabaqa labaad iyo kan saddexaad ee dhismaha Bronx abbaarihii 16:00 GMT.



Ugu yaraan 19 qof oo ku dhinteen Mareykanka - Iftiin FM





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip