Qoyska Ikraan Tahliil oo Qoraal soo saaray eedeeyayna RW Rooble

0
Friday December 24, 2021 - 18:40:42 in Wararka by
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Ikraan Tahliil oo Qoraal soo saaray eedeeyayna RW Rooble

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Qoyska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA oo muddo dhowr bilood ah la la’yahay ayaa ka jawaabay hadalkii Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ee kiiskaas looga fogeeyay Saraakiisha Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen qoyska Ikraan ayaa waxaa ay ku sheegeen war xaqiiqada ka fog hadalkiikasoo baxay Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida (CQS) 21-kii Nofember


oga dhigay "baaris hordhac ah oo ku saabsanaa kiiska Ikraan Tahlil Faarax.


Sidoo kale waxaa ay sheegeen in Warbixin Baariseedka uu Xeer-ilaaliyaha ka sheegay warbaahinta ay khilaafsan tahay Habraaca loo maro baarista fal danbiyeed-yada.

Hoos Ka Akhriso Qoraal ay soo saareen qoyska Ikraan Tahliil.


 

 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip