HALKAAN KA AKHRISO WARARLKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH KAHMIIS 23 DEC 2021-KA

0
Thursday December 23, 2021 - 08:41:31 in Wararka by
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARLKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH KAHMIIS 23 DEC 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
WASIIR amray baaritaan ku saabsan kiiska dhul boobka ee lagu eedeeyey ROOBLE
Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya.
Taliyaha ciidamadadda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra'iisul Wasaare Rooble ku eedeeyey inuu boobayo dhulkaas, islamark aana uu si shakhsi ah guri uga dhisanayo, isa goo wacad ku maray in arrintaas aysan ogolaa doonin.
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa amar ku siiyey Taliyaha ciidamada xoogga General Odawaa inuu baaritaan sharci ah ku sameeyo wararka soo baxay ee sheegayo in la boobayo dhulka ciidamada Badda ee ku yaalo Magaa lada Muqdisho.
Warqadda kasoo baxday wasiirka Gaasha andhigga, islamarkaana la ogeysiiyey xafi isyada Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, Hanti-Dhowraha iyo Gar yaqaanka guud ayaa lagu yiri:
"Waxaa warbaahinta lagu faafiyey muuqa alo la sheegay in laga soo duubay Taliyaha cii damada Badda kaasoo ku eedeenayo madax da Qaranka oo uu Ra'isulwasaaraha kamid ya hay inay ku lug leeyihiin dhulka Ciidanka Bad da ee loo adeegsaday arrimo shaqsiyadeed, waxaa lagu farayaa taliye inaad baaritaan deg deg ah ku sameysid arrintaan, sidoo kalana aad ka qaadatid tallaabo waafaqsan shuruuc da dalka iyo xeerka ciidanka Xoogga dalka," ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga.
Kiiska dhulka Ciidamada Badda ayaa ku soo aadayo xilli la sheegayo inuu khilaaf cus ub soo kala dhex galay madaxweynaha waqt iga ka dhammaday Maxamed Cabdullaahi Far maajo iyo Ra'iisul Wasaare Rooble, waxaana la rumeysan yahay in kiiskaan uu qeyb ka ya hay cadaadis lagu hayo Rooble.
Xog aan helnay ayaa sheegeysa in eedda iyo weerarka ka timid taliyaha ciidamada bad da uu ka dambeeyo madaxweyne Farmaajo oo ka careysan xeyrinta Rooble ee xubno ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka doora shada.
Halkaan hoose ka akhriso warqadda kasoo baxday Wasiirka Gaanshaandhigga


Faroole, Cumar Cabdirashiid, Gaas iyo xubno kale oo 5 qodob kasoo saaray dagaalka Boosaaso
Madax horey xilal uga soo qabatay maamu lka Puntland iyo Dowladda Dhexe ee Soom aalitya oo Shalay kulan ka yeeshay xaaladda Magaalada Boosaaso ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xabadda, islamarkaana wax kasta lagu xaliyo wada-hadal iyo isfaham.
Xubnaha shirka yeeshay oo kala ahaa Ra' iisul Wasaariii hore ee Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake, madaxeynihii hore ee Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole, ma daxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxa mad Cali-Gaas, taliyihii hore ee Booliska Gen eral Saacid Daahir Siciid, Cabdikhadar Faarax Shaaciye iyo Cabdiqani Faarax Dhaashane oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntl and ayaa soo saaray baaq ka kooban 5 qodob
"Waxaan ka tacsiyadeyneynaa khasaarihii naf iyo maal-lahaa ee ka dhashey dagaalkii aya an-darada ahaa ee ka dhacay magaalada Bosaso 21-22 December. Wuxuu ahaa dagaal dhaawacay niyadda guud ahaan dadka Soo maaliyeed gaar ahaanna dadka reer Puntland oo nabadda iyo wada-noolaashaha astaan u ahaa," ayaa lagu yiri qoraal ay soo saaren.
Halkaan hoose ka akhriso 5-ta qodob ee ka soo baxay kulankooda:
1- Waxaan taageeraynaa go'aanka dowlad da Puntland ee ah xabad-joojinta, si fursad loo siiyo wadahadalada socda.
2- Si loo xoojiyo wadahadalada nabadeed ee ay ku baaqeen waxgaradka waa in dham maan Ia joojiyo dhaqdhaqaaq-yada ciidamada ee jira.
3- Waa in Ia ilaaliyo dowladnimada, xasi loonida, nabadgalyada iyo midnimada shacab ka Puntland.
4- Waxaan sii wadi doonnaa wadahadalka aan Ia leenahay dhinacayada ay khuseyso ari nkaan si xal-waara looga gaara khilaafka taagan.
5- Ugu danbayn waxaan diyaar u nahay in aan tagno Puntland si aan uga qayb qaadano xal u helidda iyo joojinta iska hor-imaadkan hubays an si ayaan xabadd dambe magaalada u dhicin .

Isimada Puntland Oo Baaq Kasoo Saaray Xaaladda Cakiran Ee Boosaaso
Isimada dhaqanka Dowlad Goboleedka Pu ntland ayaa soo baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Shalay mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowlad Go boleedka Puntland.
Qoraal kasoo baxay Isimada Puntland e ku sugan Boosaaso ayaa loogu baaqay in dhacy ada dagaalamaya ay dagaalka si shuruud la' aan ah ku joojiyaan, loona turo dadka shac abka ah ee dhibaataysan ee ilaa Dorraad xabb adu ka dul dhacaysay.
Sidoo Baaqa kasoo baxay Isimada ayaa lo ogu baaaqay Saraakiisha Labada dhinac in ay san xabbad dambe ridin, wax waliba xal iyo wada hadal lagu dhammeeyo.
Hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Isima da Puntland.
Isimada Dhaqanka Ee Ku Sugan Maga alada Bosaso Waxay si dhaw ula socdaan xaaladda amni ee Magaalada Bosaso oo ga shey mid dagaal, taas oo Sababtey, dhima sho, dhaawac, barakac baahsan iyo burbur han tiyeed, labadii maalmood ee u danbeysey.
Haddaba xiriir ay wada yeesheen odoyaasha dhaqanka, waxaan ku dhawaaqeen.
In xabadda la joojiyo si shuruud la'aan ah
In loo turo shacabka, lana caawiyo dadka ay waxyeeladu ka soo gaartey dagaalada Wa xa an ku adkeyneynaa, saraakiisha kala hogg aamineysa labada dhinac in aysan xabbad
Duqa Muqdisho oo u jawaabay Midowga Musharrixiinta
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna du wa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxa med Filish ayaa sheegay in waqtigaan lagu jiro xilli siyaasadeed
oo ay socdaan howlo do orashoo yin ah, isaga oo u jawaabay Midowga Mu sharrixiinta.
Guddoomiye Cumar Fili sha wax aa uu sheegay in Siyaasiyiinta qaar mar ka ay Carooddaan ama danahoodda ay waayan ay ku hadaaqaan Shirweynaa la qabannaa iyo di bbaa loo noqonaa,wuxuuna sheegay in wa xa as wax dowladnimadda u roon aysan aheyn.
Sidoo kale waxaa uu hadalkiiaa uu intaasi ku daray Guddoomiyaha in hadallada qaar ee siyaasiyiinta ay ku hadlayaan ay keeni karto in dalka uu dib ugu laabto sidii uu ahaan jiray, ta asina aysan wax dan ah ugu jirin Shacabka So omaaliyeed.
Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha ayaa maalmo ka hor waxaa ay ku dhawaaqe en inay dhisayaan Gole Qaran, wuxuuna Gud doomiye Cumar Filish uu noqday siyaasiga lab aad ee u jawaaba Midowga Musharrixiinta
 
Ciidamada PSF Ta Oo Markii Ugu Horreys ay War Kasoo Saaray Dagaalka Boosaaso
Ciidamada PSF-ta ee Puntland ayaa wars axaafadeed ay soo saareen waxaa ay faah faah in kaga bixiyeen dagaalkii ay la galeen ci idanka kale ee kasoo hor jeediyay eek a amar qa ata Madaxtoyada Puntland.
Qoraal kasoo baxay PSF ayaa lagu in mas 'uuliyadda dagaalka ay qaadayaan Ciidanka ka amar qaata Deni oo au sheeg een in ay Barakacin ku sameey een dadkii dagaanka, ee magaa lada ku noolaa.
Horay Isimada dhaqanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Shalay mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso ee xarunta Ga nacsiga Dowlad Goboleedka Puntland.
Waxaana ay soo saareen Seddex qodob oo kala ah"
In xabadda la joojiyo si shuruud la'aan ah
In loo turo shacabka, lana caawiyo dadka ay wa xyeeladu ka soo gaartey dagaalada
Waxaan ku adkeyneynaa, saraakiisha kala hog gaamineysa labada dhinac in aysanHoos ka akhriso Warqadda kasoo baxday PSF ta
Puntland Oo War Kasoo Saartay Dagaalka Magaalada Boosaaso
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa markii u gu horreysay war Rasmi ah kasoo saa rtay da gaalka galay maalintiisii labaad eek a socda magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Wasiirka Amniga Dowlad Gobol eedka Puntland Cabdi Samad Ma xamed Gallan ayaa sheegay inay di yaar u yihiin xabad joo jin ka dhaqan gasha Boosaaso, kaddib dadaalo nabadeed ay wadeen Culimada iyo Isimada Puntland.
Xabbad joojinta oo ay ka qayb qaateen Qay baha kala duwan ee bulshada Puntland ayaa ha dda la filayaa in si toos ah ay u dhaqan gasho, waxaana hadda socda dadaallo lagu kalaqaa dayo Ciidamada is hor fadhiyay ee dirirtu u dhex eeysay.
Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa sheegay in lab ada dhinac aqbaleen xabad joojin iyo wada ha dal, dhankoodan ay ka qayb qaadan doonaan sidii arrinta loo xalin lahaa.
Dagaalka ka socday Boosaaso ayaa waxaa ka dhashay Dhimasho iyo dhaawac farabadan oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah, oo guryahooda ay rasaastu ugu tagtay. Waxaana sidoo kale magaalada ka dhac ay Barkac aad u weyn, iyadoo la arkayay dadka shacabka ah oo xaafadaha qaar isaga baxaya, si aysan Xabbadaha iyo Madaafiicda habowga ahi u haleelin.
Dad isku qoys ah oo ku geeriyooday Hoob iye Magaalada Boosaaso Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay dagaalka Shalay Waberigii hore dib uga billowday Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolma Bari, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada
ka Amar qaata Madaxweynaha Puntland iyo kuwa PSF-ta.
Wararka la helayo ayaa sheegaya in Hoobiye ku dhacay Guri kuyaalla agaarka Masaajidka Salmaan Alfaarisi ee Magaalada Boosaaso ay ku dhinteen, Nin da'ah iyo Gabar iyo Wiil isku qoys ahaa iyo sidoo kale Sheekh Xuseen Mukhtaar Afrax Suudaani oo Cashirka Tafsiirka ka akhrin jiray Masaajiidka Salmaan Alfaarisi.
Sidoo kale waxaa jira dhaawacyo kala duwan oo la geeyay Isbitaalka weyn ee Magaalada Boosaaso, waxaana weli Magaalada laga maal ayaa rasaas goos goos ah oo dhinacyadu isku adeegsanayaan.
Xukuumadda Puntland ayaan weli war rasmi ah kasoo saarin dagaalka Magaalada Boosaa so, balse Agaasimaha xilka laga qaad ay ee PSF ee Maxamuud Cismaam Diyaano uu she egay inay kujiraan ia difaacid.
Maryan Maxamed Xirsi oo u geeriyootay rasaastii ay ku fureen ciidamada DF
Allaha u naxariistee waxaa Shalay isbitaalka Digfer ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Maryan Maxamed Xirsi oo dhowaan ku dhaa wacantay rasaas ay ku fureen ciidan ka tirsan ku wa dowlada oo xilligaas marayey isgoyska Fol eransa.
Maryan ayaa aheyd ardayad wax ka barata Jaamacadda Banaadir, waxayna ku jirtay sanad keedii ugu dambeeyay ee waxbarashada Jaam acadda, gaar ahaan Kulliyadda Caafimaadka iyo Qaliinka.
Marxuumadda ayaa xilliga rasaasta lagu fur ay ka timid isbitaalka Aadan Cabdulle oo ay ku laheyd Internaship, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay maamulka sare ee Jaamacadda.
Warka ka soo baxay Benadir University ayaa sidoo kale tacsi loogu diray ehellada marxuum adda, waxaana ay Alle uga baryeen inuu ka waraabiyo Jannadii Fardw sa.
Ciidamada dowladda ay aa bishaan gudaheeda ku dhowaad 5 qof siyaabo kala duwan ugu dilay gudaha magaalada Muqdisho, waxaana ku jiray gabar iyo wiil wada dhashay.
Halkan hoose ka aqriso:-
Maamulka Jaamacadda Benadir University ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN, Mar yan kamid aheyd Ardayda Kulliyadda Caafim aadka iyo Qaliinka ayadoona ku jirtay sanadke edii ugu dambeeyay ee waxbarashadda.
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Xassan (Biday) Gudoom iye kuxigeenada Jaamacadda, dhammaan Horm uudyada Kuliyadaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Benadir, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qoyskii ay ka baxday Marxuumad (Marian Moha med Hirsi ) oo Shalay ku geeriyootay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, ayadoo u gee riyootay dhaawac kasoo gaaray rasaas ay fureen askar hubeysan oo laamiga isgooska Foleransa marayay taariikhda marka aheyd 11-12-2021 ha beennimo Axad soogaleyso ayada oo katimd isbitaalka Aadan Abdulle Hospital halkaas oo ku mareysay internaship.
Marian waxa ay kamid aheyd Ardayda Kulliyadda Caafimaadka iyo Qaliinka ayadoona ku jirtay sanadkeedii ugu dambeeyay ee waxbarashadda
Waxaan ALLE uga baryeynaa inuu janadii Fardowsa aheyd ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday samir iyo iimaan ka siiyo.
Dagaal Culus Oo Mar Kale Dib Uga Qarxay Magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa mar kale dib uga qarxay dagaal u dhexeeya dhinacyadii horay ugu dhawaaqay xabbad joojinta, iyadoo dhammaan dadaaladii iyo ballamihii la kala qaatay ay noqdeen waxkama jiraan, mar kalena ay dirirtu dib u billaabatay.
Xalay shacabka Boosaaso ayaa mar kale dib ugu laabatay xaaladihii ay maal mahaan dhex-maquuranayeen ee dagaalka, qaxa iyo kala cararka ahaa.
Waxaana si toos ah xalay u billaabatay xabbada, iyadoo labada dhinac ee shalay ku dhawaaqay Xabbad joojinta ay jabiyeen xabbad joojintii ay ku dhawaaqeen, waxaana Magaalada Qabsaday daryanka rasaas ay isku adeegsanyeen, Ciidan ka amar qaata madaxtooyada puntland iyo Ciidanka PSF ta ee uu hoggaamiyo Asad Diyaano.
Sawirro iyo Muuqaallo Xalay laga qabtay gudaha Boosaaso ayaa muujinaya dadka shacabka ah oo xalay saq barkii billaabay qax iyo kala carar, si ay u helaan gabbaad iyo meel ay kaga bad baadaan rasaasta habowga ah ee Guryahooda ku hoobanaysa.
Carruur, waayeel iyo haween ayaa xalay ka barakacay xaafadihii ay ku sugnaayeen, waxaana sidoo kale lasoo wariyay dhowr guri oo ay ku dhaweceen noocyo ka mdi ah hubabka culus ee ay isku adeegsanayaan labada dhinac.
Dagaalka ayaa saaka mar kale sii xoogaystay, waxaana xabbaddu ay ka holcaysaa xaafado ka mid ah Magaalada Boosaaso, gaar ahaan dhanka ay Magaalda ka joogaan Ciidanka PSF ta.
Hadda wararkii ugu dambeeyay ee aynu saaka helayno ayaa tilmaamaya in wali dagaalku socdo, sidoo kale lama xaqiijin karo khasaaraha iyo dhaawac ka dhashay dagaalka,waxaana ad ag in la ogaado Tirada rasmiga ah ee waxyeela du soo gaartay, maaddama wali dagaalku socdo ayna dhinacyadu waxba iskula harin.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco
Ciidanka Nabadsugidda Oo Soo Bandhigay Xubno Ay Sheegeen In Ay Ka Tirsanaayeen Al-Shabaab
Ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ka how lgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan magaalo Madaxda Gobolka ee Jowhar ayaa soo bandhigay Seddex dagaalame oo lasheegay in Al-Shabaab ay ka tirsanaayeen, kuwaasi oo isku soo dhiibay Ciidanka Dow ladda.
Sedaxda dagaalame ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cali Cabdullaahi, Cabd ullaahi Xasan Maxa med iyo Axmed Cabdu llaahi Maxamed oo ka tirsan Al-Shaba ab.Taliyaha
Nabad sugidda Degmada Jowhar Cali Xasan Maxamuud (Cali Dheere) ayaa ugu baaqay dhallinyarada ka barbar dagaalama Al-Shab aab inay soo raacaan dhabaha ay mar een saaxiiba dooda, ayna isku soo dhiibaan dowladda.
Horay tiro dhowr jeer ah Ciidanka Dowladda ee sugan Gobolada Dalka ayaa soo bandhi gay Shaqsiayad ay sheegeen in ay kasoo goo steen AL-Shabaab, isla markaana ay isku soo dhiibeen Ciidanka Dowladda.
Wasiirka Gaadiidka &Maareeyaha garoonka diyaaradah Aadan Cadde oo dhagax dhigay Wado Laamiya.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duu lista hawadda XFS Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa Shalay xayndaabka Garoonka Aadan Cadde ka dhagax dhigay Wado laam iya oo lagu dhisayo hab isku tashi ah.
Dhismaha Jidkaan ayaa laga hirgalinayaa dhinaca Waqooyi ee Garoonka, waxaana uu wax ka badalayaa isku socodka gudaha garo onka.
Dayactirka Jidkaan ayaa waxaa iska kaa shanaya Qaybaha Bulshada, qaar ka mid ah Safaaradaha degan xayndaabka garoonka, iyo Wasaaradda gaadiidka iyo Duulista hawadda XFS.
"Jidkaan laamigaa marka uu hirgalo wax badan ayuu ka tarayaa bilicda Garoonka iyo isu socodka, waana ku dhiiri galinayaa cid wal ba oo ka qayb qaadanaysa dhismihiisa, runtii ka wasaarad ahaana kaalinteena waan qaad anaynaa" ayuu Yiri Wasiirka Gaadiidka XFS Mudane Duraan Axm
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Eedeeyn Kulul U Soo Jeediyay Shirkadaha Korontada
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siy aasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Ca bdi Wardheere (Cali Yare) oo ka hadlay xerita anka Shirweynaha Hiigsiga Caasimada ee 2040 ayaa eedeeyn kul ul u soo jeediyay shirkadaha ko ronta da ee caasim ada dal ka howlgala.
Cali Cabdi Wardhe ere gu ddoomiye ku xigeenka gobolka Ba naadir ayaa sheegay in sanadkan dhamaan aya ee 2021 magaalada Muqdisho la diiwaa ngeliyay illaa 110 jeer oo dab qabsaday guryo iyo goobo ga nacsi kuwaasoo ka dhashay kor onto
"Dadka amniga marka ay ka hadlayaan waxa maskaxdooda ku soo dhacda qarax ba lse waxaa qarax ka daran oo caasimada ay dhibaato ka soo gaarto waa dabka ka dhasha korontada."ayuu yiri Cali Yare Cali.
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ayaa ugu baaaqay shirkadaha korontada inay xil weyn iska saaraan sidii looga taxadari la haa dhibaatada ka dhalata korontada.
Waxa uu guddoomiye ku xige enku uu sheegay in wixii ka da mbeeya sanadkan uu jiri doo no isla xisaabtan oo aan loo dulqaadan doonin shirkadaha korontada.
Dilal ka dhacay degmada Afgooye & faah faahin laga helayo
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa au ku dileen laba kamid ah Nab addoonada ugu Caansan degmadaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.
Nabaddoonada la dilay oo lagu kala Maga caabi jiray Cusmaan Cabdi Saalax & Nabadd oon Cabdullaahi Maxamed Cali ( Biyoonde) sidoo kalena ahaa Imaam Masaajid ayaa dilalk ooda waxaa ay ka kala dhac een Xaafadaha Baalgur ay iyo Raqayle ee degmada Afgo oye.
Weli macadda sababta ka da mbeeysa dilalka loo geystay labada Nabaddoon, waxaana hor ay degmad aasi Afgooye loogu dilay Nabaddo ono kamid ahaa qaarkood kuwo soo xulay Ergadii door atay Baarlamaankii 10aad ee waqt igooda dhama aday, kuwaas oo dilalkooda ay sheegt een Ururka Al-Shabaab..
Ciidamo ka tirsan laamaha Amniga Afgoo ye ayaa howlgallo ka fuliyay Xaafadaha Baal guray iyo Raqayle ee dilalka ay ka dhaceen, balse aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhi gaan dadkii ka dambeeyay labadaasi Nabddoon.
Maamulka iyo laamaha Amniga degmada Afgooye ayaan weli dhankooda ka hadlin dilalk aas, waxaana degmada Afgooye ay kamid tah ay degmooyinka ugu Amniga xun Gobolka Shabeellaha Hoose.
Deni oo laga dalbaday amar deg deg ah oo ku saabsan dagaalka ka socda Boosaaso
Nabaddoon Cabdulqaadir Axmed Ibraahim 'Xarago' ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Boosaaso ee galay maalintii labaad, kaasi oo u dhaxeeya ciiddanka am niga Puntland iyo ciiddamo daacad u ah agaa simihii hore ee ciiddanka PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano.
Waxa uu sheegay in mas 'uu liyadda dagaal kaasi iyo wixii dhiba ah ee ka dhacay magaa lada Boosaaso ay qaa di doon to xukuumadda Puntla nd ee uu ugu horreeyo Madaxweyne Sa ciid Deni iyo cid kasta oo geysatay.
"Xabadu xal maaha, wax lagu fikirana ma aha. Waxgaradka iyo guud ahaan bulshada reer Boosaaso wax aa ugu baaqaya inay xakame eyan oo arrimaha meesha ka jirana xalkooda iyo wanaago odana ka shaqeeyan," ayuu yiri Nabaddoonka.
Nabaddoon Cabdulqaadir Xarago ayaa sidoo kale ku baaqay in labada dhinac ee ku dagaal amaya Boosaaso ay joojiyaan xabada, islamar kaana laga wada shaqeeyo sidii xiisa da loogu xalin lahaa wax walba oo xal noqon.
"Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxaa ugu baaqaya in uu amar ku bixiyo in dagaalkaas uu joojiyo, kuna dayo wax wa lba oo arrintaan lagaga gudbi karo. Sidoo kale Saraakiisha PSF ay xabad joojin sameeyan oo deganaan ku soo celinayaan magaalada Boos aaso."
Waxa uu shaaciyey shir deg deg ah oo go bol ka Bari iskugu imanayaan, kaasi oo uu she egay inay aayahooda uga tashanayaan, si loo ga gudbo xiisada dagaal ee ka taagan maga alada ganacsi ee Puntland.
Ugu dambeyntiina waxa uu carabka ku ad keey ay in meel looga soo wada-jeesto dagaal ka dhaca gobolka Bari iyo guud ahaan Punt land, islamarkaana lagula xisaabtamo dadka ka mas'uulka ah.
NISA iyo Deni oo dagaalo toos ah ku dhax marayo Boosaaso, iyo Taliyihii PSF oo NISA ku biiray.
Dagaal galay maalinti labaad ayaa ka soc da Boosaaso, wararka dhimashada, dhaa wa ca iyo barakaca waxaa barbar socda xog aha hoose ee ku saabsan sababta iyo dhi nacyada dagaalka laga helayo.
Ilo wareedyo dhanka amniga ah oo ku su gan Muqdisho iyo Garowe ayaa laga soo xig tay in dagaalka ay toos ugu lug yeesheen sar aakiil sare oo NISA ka tirsan,kuwaasi oo dag aal toos ah la galay madaxweynaha Puntland Saciid Deni.
Xogta ayaa lagu sheegay in si qarsoodi ah magaaladaasi Boosaaso maalmo kahor loo geeyay hub iyo askar dheeri ah si ay uga bar bar dagaalaan Taliska xil wareejinta diiday ee PSF, waxaana Dorraad dagaalka ilaa Shalay oo Arbaco ahayd dagaalka loo adeegsaday qe yb kamid ah hubkaasi.
Madaxa mukhaabaraadka sirdoonka Soom aaliya ahna taliyaha dabagalka NISA Korneel Cabdullahi Dheere ayaa la tilmaamay inuu yahay sarkaalka sida tooska ah uga shaqeey ay in xaaladda Boosaaso soo gaarto heerka Shalay ee dhimashada iyo dhaawaca badan leh.
Sarkaalkan oo Farmaajo ku dhaw ayaa ho ray loogu eedeeyay dagaalkii Gedo, Shirqoolo ka le oo dhanka amniga ah iyo inuu awood u ade egsado xaaladaha siyaasadeed, waliba si qar soodi ah isaga oo aan marna la arkin sida sar aakiisha kale.
Madax ka tirsan Puntland ayaa dareensan saameynta Korneel Cabdullahi Dheere, balse macluumaadka la helay ayaa sheegaya in dek adda Boosaaso si hoose oo lacag lagu bixiyay uu uga gudbiyay hub laga qaaday Muqdisho.
Dagaalka Boosaaso ee laga digayay muddo bil ah ayaa dhacay Dorraad iyo Shalay, Ciida mada Puntland ee labada garan u jabay ayaa qaar kamid ah askarta cadeeyeen in ay toos garab uga heleen Muqdisho, gaar ahaan sarka alkan ka tirsan xubnaha sare ee NISA.
Doorashada Soomaaliya ee socta mudada ka badan sanad ayay tani u noqoneysaa caqabad kale, horay deegaanada doorashada ee adag waxay ahaayeen Gedo iyo Hiiraan, gobolka Bari, magaalada Boosaaso ayaa hadda liiska soo galay.
Dadka sida dhaw ula socda dhaqdhaaqya da doorashada ee kooxda Farmaajo ayaa she ega ya in Korneel Cabdullahi Dheere uu doo nayo laba midood, waa tan koowaade inuu to os awood ugu sheegto oo uu maamulo doora sho oyinka lagu qabanayo Garbahaareey, Bal adweyne iyo Boosaaso, ama tan labaad oo ah haduu sidaas waayo inuu fashiliyo guud ahaan doorashada.Madaxweynaha Puntland iyo mas' uuliyiinti isa maamulka ayaa laga sugayaa tila abada ay qaadaan, iyadoo todobaadyo ay M/Boosaaso go'doon, dagaal iyo xaalad hub anti la'aan ah ugu jirto taliyihii PSF ee diiday xilka laga qaaday isagoona taageero dhanka NISA ah helaya.
Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Shalay dib ugu laab tay Magaalada Dhuusamare eb ee Xarunta Do wlad Gob oleedka Galmudug. Madaxw eynaha ayaa waxaa Garoon ka Diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Madaxwe yne Kuxigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid.
Madaxweynaha ayaa maalmihii ugu dambe ysay ku sugnaa Magaalada Baydhabo, halkaa soo uu Axaddii kaga qaybgalay sanad guura da 3aad ee ka soo wareegatay, markii xilka loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).
Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Garo onka Diyaaradaha Shaati-gaduud ku sii sago tiyay Madaxweyne Lafta-gareen iyo xubno ka tirsan Labada Gole ee Koonfur Galbeed.
Duqa Muqdisho Iyo Guddoomiyaha Guddi ga Doorashooyinka Oo Ka Wadaha dly Arrimaha Doorashooyinka
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaa dir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ay aa Shalay xafiiskiisa xarunta aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal Max amed Xasan Cirro.
Kulankaan ayaa loogu hadlay sidii loo dar-dar ge lin lahaa guud ahaan doora shooyinka golaha shacab ka ee dalka ka socda, iyadoona Guddoomiya ha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho u balan-qaaday Guddiga doorasho in ay kala shaqeyn doonaan wixii fududeyn ah ee ku aaddan Kuraasta doorashadooda ay ka dhaceyso gobolka Banaadir.
Laammaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay waxyaabaha Maanka Dooriya & Dad ka Ganacsanayay
Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa habeenkii labaad oo xiriir ah waxaa ay howlgallo ka sameeyeen Koonfurta Magaalada Gaalkac yo ee Xarunta Gobol ka Mudug
Ciidanka ayaa u dhacay guri lagu kay dinayay maand oori ya ha Qamriga, iya ga oo gacanta kusoo dhigay 8 Kartoon oo Ma andooriyaha oo kiiba ay ku jirto 30 dhalo iyo Agab kale.
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa lagu shee gay in Ciidamada ay gacanta ku dhigeen Milk iliha Guriga lagu iibinayay maandooriyaha.
Dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maa mulada kahira dalka ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah maandooriyaha xashiishka iyo khamriga, waxaana ay burburiyeen goobo lagu farsameeynayay maandooriyaha noocya diisa kala duwan.
Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumad da Oo Shir Uga Furmay Baydhabo
Agaasimayaasha Wasaaradaha Guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Fedaraalka Soo maaliya iyo Agaasimayaasha Xaruumaha Mad axtooyada Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa Baydhabo Kaga qeybgalay Furitaanka Shirka Sanadlaha ah ee Agaasimayaasha oo Sanad kan looga hadlayo Xoojinta Wada Shaqeynta Hay'adaha Dowliga ah iyo Xafiisyada Kashqeeya siyaasa da Guud ee dalka .
Ugu horeeyn Agaas imaha Madaxtooyada KGS, Cabdulla ahi Cali Watiin, oo Shirka Furey ayaa Agaasi mayaasha Kusoo dhaweeyey Baydhabo una Rajeeyay in Maalmaha Shirka uu socdo ay soo saaraan qodobo Mira dhal ah.
Dr Maxamed Ibraahim, Xog hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Xukuuma dda Fedaraalka Soomaaliya, oo kahadley fur itaanka shirka ayaa faafaahiyay wax yaabaha sida gaar ka ah sanadkan diirada loogu saarayo shirkan.
Magaalada Baydhabo ayaa Sanadkan Marti galisay Shirarka Sanadlaha ah ee Xooj inta Xiriirka Wadashaqeyneed ee Hay'adaha Dowliga ah iyo Agaasimayaasha Wasaarad aha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.
Puntland oo beenisay in Ciidanka Gorgor ay ka qeyb galeen dagaalka Boosaaso
Wasiirka Amniga ee Puntland, ayaa bee niyay wararka sheegaya in ciidamada Gor-gor ay ka dagaalamayaan magaalada Boosaaso.
Waxaa uu sheegay in dagaalkaasi kaliyah ay ka qeyb galeen Ciidanka PSF ee hoggaami na ayo Maxamuud Cusmaan Diyaano.
Wasiirka Amniga ee dowlad goboleedka Pu ntland, ayaa carrabka ku adkeeyay in ay aqbal ayaan oo kaliya in la raaco dastuurka maamu lkaasi oo hoggaanka ciidammada PSF uu xilka wareejiyo.
Cabdisamad Maxamed Gallan, oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa in agaasimihii PSF ee xilka laga qaaday uu weerrarka Boosa aso soo qaaday, wixii ka dhashayna uu mas'u uliyadeeda qaadi doono.
Dhanka kale wasiir Gallan waxa uu intaasi ku daray in dhankooda ay diyaar u yihiin nab ad iyo wadaxaajood, balse marnaba aanay ka tanaasulayn ku dhaqanka dastuurka.
Hadalkan ayaa imanaya iyadoo haatan ay deg gan tahay xaaladda magaalada Boosaaso walow tan iyo Dorraad uu halkaas ka socday dagaal ay dhowr qof ku dhinteen, kuwo kale ay ku dhaawacmeen, halka dad badanna ay guryahooda isaga carareen.
Cali Xarbi oo jawaab yaab leh siiyey garso or ihii qaadayey dacwadda dilkii David Ames
Nin loo maxkamadeynayo dacwad ku saa bsan dilka xildhibaan ka tirsa naa baarlamaanka UK, oo lagu magacaabi jiray Sir David Ames ayaa ku adkeystay inuusan ku ki cin falkaas.
Weerarkaas oo la sheegay inuu ahaa mid argagixiso ayaa mudanaha lagu dilay bishii October, xilli uu waajibaadkiisa shaqo gudana yay.
Cali Xarbi Cali, oo 25 jir ah, kana soo jeeda magaalada Kentish ee waqooyiga London ay aa kasoo hor muuqday Old Bailey, waxa uuna beeniyay inuu siyaasigaas dilay 15-kii Octo ber.Eedeysanaha ayaa sidoo kale inkiray in uu diyaarinayay falal argagixiso intii u dhaxeysay bishii May ee 2019-kii ilaa bishii September ee 2021-ka.
Waxaa la sheegay in waxyaabaha uu diya arinayay ay ka mid ahaayeen inuu eego meel aha la weerari karo, sida Aqallada Baarlamaan ka iyo goobaha ay khudbadaha ka jeediyaan xildhibaannada, iyo sidoo kale inuu internet-ka ka sameyn jiray baaritaanno ku saabsan meel aha bartilmaameedyada ah.
Cali ayaa dambiyadan iska fogeeyay isagoo u jawaabayay garsoore Sweeney, xilli uu ku sugnaa xarunta Old Bailey ee magaala da London.
Garsooraha heerka sare ah ayaa dacwad da u qaadayay qaab maqal iyo muuqaal ah isa goo ku sugan dhismaha maxkamadda ee mag aalada Manchester, halka Cali uu joogay Xarunta Dhexe ee Makaxmadda Dambiyada.
Sir David, oo xildhibaan ahaa tan iyo sanad kii 1983-kii, ayaa xilligaas ku mashquulsanaa la kulanka dadweynaha oo uu ka sameynayay Leigh-on-Sea, Essex. Qof ayaa si lama filaan ah toori ula dhacay.
Siyaasiga 60 jirka ahaa ayaa ku geeriyood ay isla goobtaas. Waxa uu ka tagay shan car ruur ah oo isugu jiray afar gabdhood iyo hal wiil. Waa xildhibaankii labaad ee la dilo sanad ihii la soo dhaafay, kadib dilkii Jo Cox oo ka tir sanayd xisbiga shaqaalaha taasi oo la dilay bishii July 2016.
Eedeysanaha ayaa markii uu maxkamadda kasoo hor muuqanayay xirnaa shaati midabkii su yahay buluug iyo surwaal madow, waxaana uu isdaba marinayay gacmihiisa marka uu dii dayay dambiga, isagoo aan marna iska furin maaskarada afka ugu xirneyd.
Ka dib markii uu dhageysiga dacwadda soc day saacad barkeed, Cali waxaa lagu celiyay gacanta booliska oo xabsiga kusii heyn doona ilaa mar kale laga maxkamadeynayo 21-ka bi sha March ee sanadka 2022-ka.
Shacabka Mareykanka Oo Si Bilaash Ah Ku Heli Doona Qalabka Baaritaanka Caabuqa Omicron
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in 500 oo milyan oo qalab ka baaritaanka ah si bilaash ah loogu qeybin doono shacabka, arrintaas oo qayb ka ah tall aabooyinka cusub ee Mareykanku uu u qa adayo la tacaalista noo ca Omicron ee ka mid ah fayraska corona.
Balse Dadka dhaliilsan go'aankan ayaa sheeg ay in tallaabadaasi ay noqon karto mid daahs an oo aan waxba tareynin, maadaama aan la hirgelin karin ka hor bisha January.
Mr Biden ayaa sidoo kale shaaciyay in la furi doono toban kun oo xarumood oo cusub oo lagu tallaalo dadka.
Khudbaddiisa ayuu Mr Biden eed ugu jeedi yay shakhsiyaad telefishinka ka hadla oo uu san magacyadooda sheegin iyo shirkado ist icmaala baraha bulshada oo lacag ka same ya been abuur ku saabsan tallaalka iyo marin hab aabinta xogta fiditaanka cudurka.
 
Inka Badan 160 Tahriibayaal Ah Oo Ku Gee riyootay Xeebaha Dalka Libya
In ka badan 160 tahriibayaal ah ayaa ku qaraqmay laba doon oo ay saarnaayeen dad tahriibayay xeebaha dalka Liibiya todobaadkii la soo dhaafay, sida ay sheegtay sarkaal ka tirsan hay'adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.
Safa Msehli, oo ah afhayeenka Hay'adda Caa lamiga ah ee Socdaalka, ayaa sheegtay Tal aadadii in ugu yaraan 102 tahriibayaal ah la soo wariyay in ay dhinteen ka dib markii ay Ji mcihii dooni ay la socdeen oo alwaax ah ku degtay xeebaha Liibiya.
Ugu yaraan siddeed kale ayaa la badbaadi yay oo dib loogu celiyay xeebta, ayay tiri Safa Msehli.
Ilaalada xeebaha Liibiya ayaa soo saaray ugu yaraan 62 meyd oo muhaajiriin ah sabtidii aynu ka soo gudubnay,iyadoo isla maalintaas ilaalada xeebuhu waxa ay qabteen doon sad dexaad oo alwaax ah oo ay saarnaayeen ugu yaraan 210 muhaajiriin ah.
Dhimashadan ayaa ah musiibooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay badda Mediterran ean-ka oo ay ku lug leeyihiin muhaajiriin done ysa inay nolol wanaagsan ka helaan qaarada Yurub.
Tirada guud ee mujaahiriinta ku dhimatay marinka dhexe ee Mediterranean ayaa gaartay ka ilaa 1,500 sanadkan sida ay sheegeyso Msehli.
Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa isa soo tarayay isku dayada looga gudbayo Liibiya iy adoo maamulku uu dardar geliyay howlgallada ka dhanka ah muhaajiriinta ku sugan caas imadda Tripoli.
Ilaa 31,500 oo muhaajiriin ah ayaa la qabtay oo dib loogu celiyay Liibiya 2021, marka la bar bar dhigo ku dhawaad 11,900 oo muhaaji riin ah sanadkii hore, sida ay sheegtay IOM.
Halka,ku dhawaad 980 muhaajiriin ah ayaa dhintay sanadkii 2020, sida ay sheegtay hay 'adda Qaramada Midoobay.
Liibiya ayaa noqotay meesha ugu badan ee ay maraan dadka ka cararaya dagaalada iyo faqri ga ee Afrika iyo Bariga Dhexe.
Dalka saliida qaniga ku ah ayaa galay fo wdo kadib kacdoonkii NATO ee lagu afga mbiyay laguna dilay hogaamiyihii mudada dhe er xukumayay Mucamar Al Qadaafi sanadkii 2011-kii.
Ra'iisul Wasaaraha Sudan oo qorsheynaya inuu xilka iska casilo
Ra'iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa u sheegay koox siyaasiyiin qaran ah iyo aqoonyahanno inuu doonayo inuu xilka iska ca silo saacadaha soo socda, sida ay wak aalada wararka ee Reuters u sheegeen laba ilo war eed oo ku dhow Hamdok Talaadadii.
Hamdok ayaa dib loo soo celiyay 21-kii hore ee Novemer ka dib afgambi bil ka hor ahaa oo ay ciidamadu kula wareegeen talada, iyaga oo ay soo afjaray heshiis iskaashi oo ku meel ga ar ah oo ay la lahaayeen xisbiyada siyaasadda.
Sabtidii, boqollaal kun oo qof ayaa socod ku maray aqalka madaxto oyada, iyagoo diiday xukunka militariga iyo go'aankii Hamdok ee ahaa inuu soo laabto, taasoo uu sheegay in uu u qaatay si uu u ilaaliyo guulihii la gaaray xi lligii kala guurka iyo joojinta dhiigga daad anaya.
Ilaa 47 qof ayaa ku dhintay mudaharaadyo looga soo horjeedo xukunka militariga, oo ay ku jiraan labo ka mid ah oo ku dhintay mud aharaadkii Sabtidii.
Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii she egtay inay heleen warbixino ku saabsan kufsi wadareed loo geystay 13haween & gabdho ah
Ilo wareedyo ku dhow Hamdok ayaa horey u sheegay in uu xilka sii heyn doono oo kaliya hadii uu helo taageero siyaasadeed iyo hadii heshiiska ay galeen rayidka iyo militariga la fuliyo.
Xiisad ka dhalatay doorashada dib loo dhig ay oo ka taagan Tripoli.
Q,M ayaa sheegtay inay aaad uga walaa csantahay xaaladda amaan ee dalka Libya oo ay ka jirto kacsanaan siyaasadeed kadib markii la sheegay in dib loo dhigay doorash ada madaxtinimada dalkaas oo qorshuhu ahaa in Jimcahaan qabsoonto.
Xafiiska Q,M ee dalka Libya ayaa war laga soo saaray lagu sheegay in welwelka ugu bad an ee uu qabo yahay in dagaal ka dhaco.
Guddiga doosashada ayaa sheegay inay dib u dhigeen doorashada madaxtinimada kadib markii la kala diray qaar ka mid ah xubnaha gudigaas.
Warbaahinta gudaha ayaa baahiyay in ciidamo hubaysan ay xirteen inta badan wado oyinka magaalada caasimada ah ee Tripoli waxaana laga cabsi qabaa in dagaal qarxo. Dadka uusoo ritay xanuunka Karoona oo aad u kordhay.
Dawlada Faransiiska ayaa sheegtay inay kordheen tirada dadka uu soo ridanayo nooca cusub ee xanuunka karoona ee Omricon la yira ahdo.
Wasaaradda caafimaadka Faransiiska ayaa sheegtay in tirada uu cudurkaan ku dhacayo ay gaareen 100 kun oo qof maalintii taaa soo ka dhigan in Faranaiisku safka hore uga jiro dalalka Yurub ee uu ku sida daran uu u saamaynayo xanuunkaan.
Warka wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegay in looga digayo dadka inay bana anka usoo baxaan waxaana lasii adkaynayaa bandawga illaa laga gaaro horaanta bisha soo socota ee January.
Faransiiska waa dalka 2,aad ee dadka ugu badan kusoo ritay.
"Jidkaan laamigaa marka uu hirgalo wax badan ayuu ka tarayaa bilicda Garoonka iyo isu socodka, waana ku dhiiri galinayaa cid wal ba oo ka qayb qaadanaysa dhismihiisa, runtii ka wasaarad ahaana kaalinteena waan qaada naynaa" ayuu Yiri Wasiirka Gaadiidka XFS Md. Duraan Axm
Dadka ku barakacay dagaalada sokeeye ee Yemen oo kor u dhaafay 4 malyan
Hey'adda maamusha xeryaha barakacaya asha ee dalka Yemen ayaa sheegtay in tirada dadka ku barakacay dagaalaada sokeeye ee dalkaas ay kor u dhaaftay 4 malyan oo qof.
Warbixin ay soo saartay Hey'addan ayaa lagu sheegay in dadka barakacay tan iyo markii uu dagaalka ka qarxay dalkaas ay gaareen 4 malyan iyo 100 kun oo qof.
Warbixinta ayaa intaas ku dartay, in dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Ma'rib ee dalka Yemen ayaa sababeen in ay Baraka caan in ka badan 93,000 oo qof.
Qaramada Midoobe ayaa hore u sheegtay in barakacayaasha Yemen ay soo wajahday nolol adag, loona baahanyahay in loo fidiyo caawinaad deg deg ah oo bini aadanimo.
Waxaa dalka Yemen ka socday todobadii sano ee lasoo dhaafay dagaal sokeeye kaas oo sabay dhimashada in ka badan 2,33 kun oo ruux, halka ay ku barakaceen in ka badan 4 malyan.
Shir lagu qiimeynayo adeegyada Caafmaad ka Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay shirka qiimeynta adeegyada Caafimaadka iyo wad ashaqeynta Wasaaradda iyo Hey'adaha ka shaqeeya Caafimaadka ee sanadka dhamaa naya 2021 iyo qorsheynta Shaqada, wada shaqeynta iyo isla xisaabtanka ee sanadka dhalanaya 2022-ka.
Shirkaan oo uu si rasmi ah uu u furay was iirka wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiweli Cabdullaahi Jamac, ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka wasaaradda Gargaarka Galmudug Mudane Cabdiraxman Maxamed Diiriye (Makaawi), Agaasimaha Guud ee Was aaradda Caafimaadka Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, Mas'uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug qaybah eeda kala du wan, Hey'adaha Qaramada Midoobay gaar ah aan UNICEF, WFP, WHO, UNOCHA, Hey'ad aha ka shaqeeya Caafimaad ka Galmudug iyo qayba kale. Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaad ka Galmudug ayaa xusay inay la imaan doona an qorshe howled cad oo ku qeexan waxyaa baha u qabsoomay iyo waxa ay hiigsanayaan.
Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye Wasiirka Ga rgaarka iyo Dr. Cabdiweli Cabdulaahi Jaam ac Wasiirka Caafimaadka Galmudug ayaa ugu dambeyn u jeediyay hey'addaha gargaarka in waajibaadka saaran ay u gutaan sida ugu hufan, lana xoojiyo wada shaqeynta ka dhexey so Galmudug iyo hay'adaha caalamiga ah.
..
...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip