HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 21-KA DEC. 2021-KA

0
Tuesday December 21, 2021 - 08:15:02 in Wararka by
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 21-KA DEC. 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Madaxweyne Farmaajo R/Wasaare Rooble Oo Ciidan ka Booliska Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyeen Xuska Sannad Guurada 78-aad ee iyaga & Xasaaskooda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu s I kala gaar gaar ah ugu hambalyeeyeen Cidmada boliiska soomaaliyeed waxaayna Sarreeyeyaasha,Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska iyo qoysaskooda 78 gu urada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
      Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Ciidanka Bo oliska Soomaaliyeed dadaalladooda naf-huridda ah ee ay ku xaqiijinayaan amniga, caddaaladda, sarra ynta sharciga iyo xasilloonida dalka, si Muwaadini inta Soomaaliyeed ay nabad ugu noolaadaan dalk ooda.
"Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waa astaan qaran iyo midnimo, waxa ayna u taagan yihiin xaqiiji nta amniga dalka si dadkeennu ay nabad, caddaal ad iyo xasillooni ugu noolaadaan, sidaas awgeed waxaan shacabka Soomaaliyeed ka codsa nayaa in ay ku garab istaagan gudashada waajiba adkooda qaran"
       Madaxweynah ayaa tilmaamay qorsheyaasha dowladdu ay ku xoojinayso ciidamada, kor u qaa didda tababarradooda, joogteynta iyo kordhinta mu shaarkooda, iyada oo la hirgeliyey hannaan askari kasta uu si toos ah ugu helaayo xuquuqdiisa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Saraakiisha iyo guud ahaan Ciidanka Booliis ka Soomaaliyeed doorkooda ku aaddan ka miro-dhalinta qorsheyaasha muga weyn ee hana shada iyo xaqiijinta amniga dalka, isaga oo Alle u baryey dhammaan halyeeyadii Ciidanka Booliska ee naftoo da u huray ilaalinta amniga nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kalena
Ra'iisul wasaare Rooble ayaa isagana hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Waxaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreey eyaasha, Saraakiil xigeennada, Dableyda, Alifleyda iyo Qoysaskooda ugu hambalyeynayaa sanad guu radii 78aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Ciidanka Boolisku waa tiir-dhexaadka iyo hormu udka C/Q/Sida ee dalka. Waxaan u rajeynayaa hour mar iyo guulo joogto ah.Boliisku waa hooyada ciid mada qaranka
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u jawaab ay Saciid Deni
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdisha kuur Warsame ahna musharax u ta agan xilka madaxweynimo
ee Soomaaliya ayaa ka jawaa bay weerarkii afka ahaa ee madaxweyn aha Puntla nd Sac iid Deni uu ku qaaday Mido wga Musharaxiinta Mucaaradka.
Madaxweyne Deni ayaa Mid owga Musharaxiin ta ku eedeeyey inay doonay aan in markale dib loo gu laa bto Carta, arrintaas oo ku til maamay mid ha lis weyn ku ah dalka, sida uu hadalka u dhigay.
"Kuwa mar mar dhahaya nidaamkan ha la iska daayo oo Golayaal hala sameeyo waa dad raba in ay Teendhadii Carta dalkan ku cel iyaan waana Kha tar. Fikirkaas anigu wan ka digayaa," ayuu yiri mad axweynaha dowlad gobole edka Soomaaliyeed ee Punt land.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo hadalka Deni daba socda ayaa sheegay in wax diidaya aysan jirin in Gole Qaran la sameeyo, si dalka looga badbaadiyo boob ka doorasho ee so cda.
Waxa uu sheegay in Golahaas looga baaqsan karo oo keliya haddii la qabto doorasho hufnaan iyo aahfuran leh, oo natiijadeeda lagu wada qanco, sida uu hadalka u dhigay."Haddii Dorraad Golihii Bad baado Qaran loo dhisay in lagu hor istaago muddo kordhintii Farmaajo, qaar ka mid ah Dawlad Gobole edyada iyo guddoomiyaha Aqalka Sare qayb ka ahaayeen, Shalay maxaa diidaya in la dhiso Gole Qaran oo boobka doorashada looga soo horjeedo? Waxaa looga fursan karaa in la qabto doorasho huf naan iyo daahfuran leh oo natiijadeeda lagu qanco."
Arrimahan ayaa imanaya xilli ay dalka ka taagan tahay xiisad ka dhalatay hanaanka doorashada Gol aha Shacabka, oo ay qaadaceen Midowga Mushar axiinta, kadib markii ay ku tilmaameen "doorasho ku dhisan boob".
Midowga Mucaaridka ayaa hore u dalbaday in la hakiyo doorashada, illaa inta dib loo saxayo qal adaadka jira, taasi oo hogaanka sare uu iska dhago tiray, waxaana socda guuxa dhismaha Gole cusub oo looga soo horjeedo doorasho boobka.
Madaxweynaha Jubbaland oo Wafdi ka socda Turkiga kala hadlay Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Shalay aqalka Mad axtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiir kuxigeenka Turkiga ee Soomaaliya Ismail Emre Kosif, iyo xubno kale oo ay kamid yihiin saraakiil ka tirsan Wasaarada Amn iga iyo Arimaha Gudaha Turkiga, Hay'ada bisha cas iyo howlwadeenada Safaarada Turkiga ee Sooma aliya. Kulanka ayaa lagaga hadlay xaaladaha bini' aadanimo ee ka jira deegaanada Jubaland iyo doo rka ay ka qaadanayso Dowlada Turkiga gargaarka la gaarsiinayo dadka tabaalaysan iya doo si hordhac ah ay hay'ada bisha cas ee turkiga raashin qeybin uga bilo wday meelaha qaar.
Madaxweynaha ayaa Dowlada Tu rkiga uga mahad celiyay jawaabta ilaa hada ay ka bixiyeen baaqii Dowlada Jubaland ay u dirtay bulshada Caalamka ee la xiriiray gurmad ka abaaraha ka jira Jubaland.
Degaannada Maamulka Jubbaland ayaa waxaa uu kamid yahay Maamulada ay saameysay dadka iyo Duunyada kunool Abaarta daran ee dalka kaji rta, iyada oo meelaha qaar ay dad u geeriyoodeen.
Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farma ajo ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, isaga oo ku dhiirrig eliyey in ay ka faa'iideystaan fursadaha ga nacsiga, waxbara shada iyo maalgashiga ee ka jira dalka Turkiga.
Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed uga warbixiyay xaaladda guud ee Dalka iyo shacab ka Soomaaliyeed, horumarrada ay ku tallaabsatay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo qorshey aasha laga dhur-sugayo, isaga oo ganacsatada iyo jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Turkiga u gu baaqay in ay gacan ka gaystaan u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu waxye elleeyeen.
Dhankooda, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dh aqan dalka Turkiga ayaa Madaxweynaha Jamhuur iyadda uga war-bixiyey xaaladda bulshada Soomaa liyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, iyagoo la wada agay dareenkooda ku aaddan baahiyaha ay qabaan jaalliyaddu. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xubnaha jaalliyadda ee ka soo qayb galay kul anka iyo kuwa kale ee ay u saamixi weydey xaal adda COVID-19-Ku kula dardaarmay in ay midooba an, isna caawiyaan, sidoo kale na ay si wanaagsan ula dhaqmaan shacabka iyo dowladda aan walaal aha nahay ee Turkiga oo si weyn u soo dhoweeyey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkan. Kulanka uu Madaxweynuhu la qaatay Jaaliyadda ayaa waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Ku-xig eenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mah ad Cabdalle Cawad, Guddoomiye Ku-xigeenka Lab aad ee Aqalka Sare Mudane Moowlid Xuseen Guh aad, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Md. Maxamed Cabdullaahi Ciise iyo Danjiraha Soomaa liya u fadhiya Dalka Turkiga Mudane Jaamac Caydiid Maxamed.
Beesha caalamka 'oo joojisay' deeqihii Soo maaliya + Sababta
Beesha Caalamka iyo deeq bixiyayaasha kale ee caalamiga ah ayaa lacagihii deeqaha ahaa ee ay siin jireen dowladda federaalka joojiyey kuna
xiray dhameystirka doorasho oyinka dalka, sida uu shaaciy ey Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Rooble oo ugu horeystii qiray in uu istaagay dhaq-dhaqaaqa dhaqaale ee dalka, ayaa waxa uu sheegay in mar uu gargaar u raadiyay dadka ab aartu saameysay in lagu war geliyay in marka hore la dha mmeystiro doorashada, taasi oo muujinaysa caqabadda laga dhaxlay jiitankeeda.
"Doorashada way raagtay oo aad ayay u daahday, dalka dhaq-dhaqaaqiisa wuu istaagay, ganacsiga iyo gargaarka wuu joogsaday, markii aan gargaar u raadiyay abaarta waxaa la igu yiri doorashada hala dadejiyo," ayuu yiri Rooble.
Waxa uu ka codsaday in doorashada la dadaji yo oo sida ugu dhaqsaha badan u soo gunaanad aan mad axda dowlad goboleedyada, kuwaasi oo qaarkood aysan weli bilaaban doorashada Golaha Shacabka, oo mad-madow badan uu ku gadaaman yahay.
"Mas'uuliyad saaran Rooble keliya ma aha, wey nawada saaran tahay haddii aan ka bilaabo dhanka midig Qoor-Qoor, Lafta-gareen, Deni iyo lab ada madaxweyne ee naga maqan (Axmed Madoo be iyo Guudlaawe) waxaa rabaa in sida ugu dhaqsa ha badan aan u dardar gelino oo cagta aan furno."
Ugu dambeyntiina waxa uu ka codsaday madaxda dowlad goboleedyada ka dalbaday inay kulan isku gu imaadan, si ay bulshada Soomaaliyeed iyo dane eyayaasha beesha caalamka ay ugu wargeliyaan waqtiga kama dambeysta ah ee lasoo geba-gabey nayo doorashada.
Beesha Caalamka aya waxaa soo foodsa aray walaac xoogan oo ku aadan hanaanka doorashada dalka, xilli ay mucaaridka si adag uga horyimaade en hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Shacabka, oo ay qaadaceen.
Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaan u dhow Kismaayo
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay si buuxda ula ware egeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Warar lagu daabacay Baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in wax dagaal ah uusan ka dhicin degaanka balse ay isaga baxeen Ciidamada Maamulka Jubbaland oo gacanta ku haayay.
Saraakiisha Cidamada Maamulka Jubbaland ay aan weli ka hadlin Warka kasoo baxay Al-Shabaab ee lagu sheegay inay la wareegeen degaan Yaaq-Raar oo u dhow Magaalada Kismaayo.
Inta badan degmooyinka iyo degaannada Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa mararka qaar ku dag aalama Ciidamada Jubbaland & kuwa Kenya oo
dhinac ah iyo Ururka Al-Shabaab.
 
Munaasabada Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo Shalay loo dabaal degay.
Munaasabad lagu maamusayo Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Sooma aliye ed ayaa Shalay lagu qabtay maamulada Soo maa liya qeybihiisa kala duwan ee Xarunta Dowlad Gobolee dka Galmugu waxa ana ka Qaybgalay Sa raakiil Saraakiil Xigeen katitsan Ciidanaka Boliiska Soo maaliya kuwa oo halkaa ku soo bandhigay Dho ol atus Ciidan. Taliyaha Ciidanka Booliis ka Qaybta Galmudug G/le Sare Qaliif C/lle Maalin ayaa Ciidamada u Diray Hambaly ada Munaasabada sanad gu uradii 78aad ee aasaaska Ciidanka Boo liska Soo maaliy eed,iasgoona xusay in Booliisku yahay laf dhabarta Ciidamada Qalabka sida,
Shalay oo ay ku beegantahay 20- December wa xa Guud ahaan dalka loga dabaal dagaa xuska Aas ka aaska Ciidanka Booliika,waxana Muqisho iyo go balada dalka qaar k socdo xafladu lagu weyn ey nayo maalintaan sidoo kale maamu oboleedyada dalka ayaa siyaabo kala duwan looga xusay 78-gu uradii ka soo wareegtay maalintii dhidibbada loo tag ay ciidmada boliiska soomaaliyeed
Golaha Wadatashiga oo loo diray baaq la xiriira kursi xildhibaan 'oo la boobay'
Cabdiraxmaan Tuuryare oo ka mid ahaa mu sharaxiinta kursigii Xildhibaan ee loo boobay Aga asimaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey ayaa fariin hor leh u diray golaha wadatashiga qaranka oo dha waan ka shiri doona qaladaadka hareeyey doora shada dalka.
Cabdiraxmaan ayaa ugu horeyn soo dhaweey ey go'aankii uu ra'iisul wasaare Rooble ku kala di ray xubnihii laga saaray guddiga xalinta khilaafaad ka doorashada, isagoo Alle uga baryey inuu hale shiiyo go'aanada kale ee u baahan inuu qaado Ro oble, si loo badbaadiyo kalsoonida doorashada.
"Ra'iisul wasaare waxaan Allah ka rajeynaa tall aabooyinka bilaawga ah ee aad qaaday kuwii ku xig ay ee loo riyaaqi lahaa inaad qaado," ayuu yiri.
Jeneraal Tuuryare oo fariin u diray golaha wad atashiga qaranka ayaa yiri, "Waxaan ugu baaqey naa madasha wadatashiga oo naloo sheegay inay kulan ka yeela doonaan saxidda hanaanka door ashada iyo qaladaadkii dhacay, waxaan idiin raje ynayaa inaad ku dhiirataan saxidda doorashada iyo badbaadinta dalka oo aad ka soo guurtaan danaha aad is bideen ee shakhsiga ah iyo awoodaha aad ku takri fasheen."
Waxa uu sheegay in kulanka golahaas ay rajo weyn ku xirayaan, maadaama Shalay qarka loo sa aran yahay in dalku fowdo galo oo doorashada laga rajo dhigo, sida uu hadalka u dhigay.
"Waxaa tihiin masuuliyiinta Shalay maamusha 90% dalka oo dowladda dhexe uga hooseeya, wax aan rajo weyn ka qabnaa inaad wax sixi doontaan oo mas'uuliyadii aad fududeysateen ee lagu boobay kuraasta uu ka mid yahay HOP#67 aad dib u sixi do ontaan, Rooble oo hoggaaminayaa madasha as wax aan kula talinayaa inuu muujiyo dhiiranaan gaar ah," ayuu yiri Jeneraal Tuuryare.
Iska hor imaad Gaalkacyo ku dhexmaray ciidan ka amniga Puntland iyo koox ka gan acsada ma andooriyaha
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa Habeen hore ma gaalada Gaalkacyo ka fuliyay howlgal qorsheysan oo lagula dagaalamayay kooxo ka ganacsada mukhaadaraadka oo ay laamaha amnigu baadi goob ugu jireen. Ugu yaraan hal askari oo katirsan ciiddanka amni ga ayaa ku geeriyooday iska hor imaad dhexmaray ciidamada amniga iyo kooxaha maandooriyaha, waxayna ciiddamadu how lgalka kusoo qabteen sida ay sheegeen qaar ka mid ah kooxihii bartilmaameedku ku wajahnaa.
Labo askari ayaa sidoo kale ku dhaawacmay ho wlgalka, iyagoo ciiddanku si buuxda ay ula waree geen goobtii ay ku ganacsan jireen kooxaha maan dooriyaha, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay taliska howlgalka.
Taliska qeybta booliska gobolka Mudug ayaa sheegay in ay ka go'an tahay inay u diyaarsan yihiin dhamaan ciiddamada ammaanka iyo kuwa difaacu waajibaadka ilaalinta nabada, horumarka iyo sarr eynta sharciga, si gacan bir ah loogu qabto cid wal ba oo ku howlan falal amni darro
Maamulka Gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in uu Shalay warbaahinta ka hadlo, islamarkaana uu go'aano culus kasoo saaro dagaalka ciiddanku kula jiraan dadka maandooriyaha ka ganacsada.
Gabadh Somaali ah oo kamid noqotay dad ka ku soo baxday bilada weyn ee shaqsiga sanadka magaalada Oslo
Faa`isa Warsame oo gudoomiyaha ururka Håp kompetanse ee ka dhisan xaafada Tøy en ee mag aalada Oslo ee dalka Nor way, ayaa kamid noqotay lix qof oo isu gu soo haray ku guuleysiga bilad-sha rafta aadka loo qiimeeyo ee shaqsiga sanadka mag aalada Oslo.
Faa`isa ayaa kamid noqotay dadka is ugu soo haray finalka biladan, waxeyna ku muteysatay shaqadii ay iyada iyo ur urkeedu ka qabteen wacy igalinta dadka iyo ka hor tagista faafitaanka xan uunka corona.
Ururka Faa`isa ay gudoomiyaha ka tahay ee Håp Kompetanse iyo aqoonyahano kale oo Sooma ali ah ayaa ahaa dadkii ugu horeeyay ee sameeya telefoon ay dadka ajaaniibta ah ee aan luuqada Nor wiijiga si fiican u aqoon ka heli karaan jawaabaha caafimaad iyo kuwa arrimaha bulshada la xiriira ee ku saabsan feyruska corona.
Dadaalkeeda wuxuu bilowday xiligii uu bilowga ahaa faafitaanka feyruska, aana wali si fiican loo fahmin khatartiisa iyo saameynta daran ee uu ku yeeshay bulshooyinka soo galootiga ah.
Soomaalida ku dhaqan magaalada Oslo ayaa Faa`isa Warsame ku ammaanay doorkii wanaagsa naa ee ay ka qaadatay wacyi galinta cudurka Co vdi19, waxayna sheegeen in ay u qalanto in ay ku guulaysato bilada shaqsiga magaalada Oslo.
Carruur ku geerigootay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya
Inta la xaqiijiyay laba Carruur ah ayaa ku gee riyootay Ceel biyood ku yaalla xerada qaxootiga ee Xagardheer ee Dhadhaab Kenya kadib ka dib mar kii sida la sheegay ay ku dhaceen goob biyo ay fa dhiyeen oo war ah.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa Roob waxaa uu ka da'ayay Xery aha Dhadhaab Kenya, waxaana uu saameyn ku yeeshay dadka ku nool Xerada Xagardheer.Warta ku taalla xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa sanadkasta xilli robaadka waxaa ku dhinta ugu yaraan laba qof, waxaana dadka kunool ay ka muujiyeen walaac xoogan, iyaga oo dowladda ugu baaqay inay wax ka qabato. Ehell ada Carruurta Geeriyootay ayaa waxaa ay sheege en in dhibaatooyinkaan khasaaraha geystay ay dho wr jeer soo laab laabteen, isla markaana ay u baa han yihiin in wax laga qabto si khasaare kale uga dhalan.
Booliska oo faah faahiyay Kiis ka dhacay Garoo nka Aadan-Cadde
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeee ay aa ka warbixiyay dhalinyaro Soomaali yeed oo weerartay shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines, falka as oo Dorraad ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/ MuqdIsho .Afh ayeenka Ciidanka Booliska Somaliy ed G/le Cabdifitaax Aadan Xasan ay aa sheegay in Dorraad markii Garo onka ay timid Diyaarada Turkish Airlines uu is afa garad-waa soo kala dhexgalay duu liyeyaasha Diya aradda iyo qaar kamid ah rakaabkii saarnaa , balse ay ku bax een Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Afhayeenka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdi sho waxaa uu sheegay in Gudaha diyaarada ay ku dagaalameen qaar duuliyeyaasha Diyaaradda iyo Rakaabka, isla markaana uu dhaawac kasoo gaa ray mid kamid ah duuliyeyaashaa diyaarada, kaas oo ay geeyeen mid kamid ah Isbitaallada Muqdisho xaaladiisa Caafimaadna ay wanaagsan tahay.
Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in qaar kamid ah raggii Rakaabka ahaa ee diyaaradda ku dhex dag aalamay una gacan qaaday mid kamid ah Shaqa alaha diyaaradda Turkish Airlines ay ku xiran yihiin Xarunta Hay'adda Dambi baarista ee CID-da.
DENI oo weerar culus ku qaaday mucaarad ka kana digay qorshe ay wadaan
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/hi Maxamed (Deni) oo khudbad ka jeediy ey munaasabad lagu maamuusayey saddex sano guuradiii kasoo wareegatay doo rashadii Lafta Gar een oo lagu qa btay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo ar rimaha dorashooyinka.
Saciid Deni ayaa marka hore khudbaddiisa ku weeraray xubn aha G/Midowga Musharixi inta Muc aaradka, wuxuuna ku eedeeyey inay doona yaan in markale dib loogu la abto Carta arrintaas oo ku tilmaamay inay tahay mid khatar ah, sida uu hadal ka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu ka digay abaabulka ay haat an wadaan mucaaradka ee ku aadan dhis maha 'Golaha Sare ee dalka', isaga oo sheegay inay ka le eyihiin dano gaar ah.
"Kuwa mar mar dhahaya nidaamkan ha la iska daayo oo Golayaal hala sameeyo waa dad raba in ay Teendhadii Carta dalkan ku celiyaan waana Kha tar. Fikirkaas anigu wan ka digayaa," ayuu yiri mad axweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay nidaamka fede ralka ee sanadihii dambe ka hana qaaday dalka, isa ga oo shaaciyey in loo baahan yahay in la xooj iyo, isla-markaana ciidamada daraawiishta iyo kuwa booliska la hoosgeeyo, milatarigana loogu tala-galay ilaalinta xadka.
"Safarkii hore ee aan imid Koofur Galbeed Ciida nka oo dhan waxa ay ahaayeen heer federal, si loo daadejiyo nidaamka federaalka, Booliiska & Dara awiishta waxaa la rabaa in ay hoostagaan Dowlad-Goboleedka halka Militariga oo loogu talagalay ilaal inta xuduudaha uu toos u hoostagayo dowladda dhexe," ayuu hadalkiisa sii raaciyey madaxweyne Saciid Deni.
Weerarka culus oo uu Deni sida tooska ah ugu qaaday saaxibadiisii mucaaradka oo ay muddo hal aag ku wada jireen marka loo eego siyaasadda iyo doodii laga soo maray doorashada ayaa kusoo aadaya, xilli haatan xaalad adag ay wajahayaan Musharixiinta. Si kastaba, horay xubnaha mucaarad ka ayaa u gu goodiyey inay qaadacayaan doorasha da socota, haddii aan la joojin boobka lagu hayo kur aasta G/Sh/B/S.walow aan illaa iyo hadda dhag jal
aq loo siin dalabkooda la xiriira doorashada.
 
Faysal Cali Waraabe "Muuse Biixi waxa uu Shalay leeyahay doorashadii dib ayaan u dhig ayaa"
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali War aabe, oo ka hadlayay shirwaynaha xisbiga UCID, ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi ku eedeeyay in uu qorshaynayo in uu dib u dhi go doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 13, November, 2022.
Furista ururada siyaasada ay uu Faysal ku macneeyay mar marsiyo uu madaxweynuhu ku doonayo in uu xukunka ku dheeraysto.
"Muuse Biixi wuxuu Shalay leeyahay doorashadiina dib ayaan u dhigayaa tii kalena waan soo horaysi inayaa, waxan leeyahay kaa yeeli maaye anaa kula tartamaya, kolba ciyaal yar yar hasoo kaxaysanin, oo qabiil haku soo kaxaysanin, qabiil waa laga baxa yaa" ayuu yidhi Faysal.
Faysal ayaa sheegay in dhibaato aan madaxwey ne Biixi ahayn anay Somaliland wajahayn "Shalay dalkeena mushkilad aan Muuse Biixi ahayni ma taalo walaalayaal". Guud ahaan xisbiyada mucaar adka Somaliland ayaa si wadajir ah uga soo horjees tay furista ururada siyaasada, isagoo Faysal Cali Waraabe ku dooday in xeerka furista ururada siyaa sada isaga loo sameeyay si meesha looga saaro.
Booliska Gobolka Mudug Oo Gacanta Ku Dhig ay Hub, Maandooriye Iyo Dadkii Watay
Ciidanka ammaanka Gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa howlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen, waxaa ay kusoo qabteen Hub, Gaa diid iyo Noocyo ka mid ah Maand ooriyaha Ciidanka ayaa howgalada ka fuliyay Xaafado dhowr ah oo ka tirsan Magaalada Gaalkacyo ee xa runta Gobolkaasi, waxaan sidoo kale Saraakiishu ay sheegeen in kooxaha Habeen hore ay gacanta ku dhig een ay yihiin haraaadiga kooxo kale oo haray gacan ta loogu dhigay, kuwaasi oo si dhuumaalaysi ah ma andooriyaha kusoo galin jiray Magaaladaasi iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Mudug.
Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay 8 ruux oo sida ay sheegeen ku howlanaa falal ammaanka lid ku ah, iyagoo haysty hub, gaadiid iyo Maandooriye ka kooban dhowr nooc.
Saraakiisha ammaanka ayaa intaas ku daray in hadda ay ku raad joogaan kooxo kale oo degaana daasi dhibaato ku haya, kuwaasi oo y sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga loo hor gayn doono.
Gobolka Mudug ayaa waxaa dhawaanahaan ku soo badanayay kooxaha ka ganacsada maandoori yaha, kuwaasi oo dhibaato weyn ku haya xasiloon ida degaanada Gobolkaasi, waxaana mararka qaar ka dhaca Gobolka falal ammaanka lid ku ah, in kas too horay ay Ciidanka ammaanka Gobolka Mudug ay u soo bandhigeen shabakado ka ganacsan jiray Maandooriyaha.
Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo Shalay ku Geeri yooday Dubai
Waxaa Shalay magaalada Dubai ku geeriyood ay Allah u naxariiste Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo ka mid ahaa shaqsi si weyn loo yaqiinay, isla markaana xilal kala duwan kasoo qab tay dowlahadii dalka soo maray.
Cabdullaahi Cosoble Siyaad ayaa hor ay usoo noqday wasiirkii Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre, waxuuna ahaa shaqsi si weyn uga dhex muuqday dowladahii dalka soo ma ray.
Geerida wasiir hore Cabdullaahi Cosoble siyaad waxaa ka tacsiyadeeyay madax kala duwan oo uu u gu horeeyo raysal wasaaraha Soomaaliya Maxa med Xuseen Rooble. "Eebbe ha u naxariisto Wasiir hore Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo Shalay geeriy ooday. Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa qoy skiisa oo uu ugu horreeyo madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Jannadii Firdows Allaha ka waraabiyo marxuumka, ehelkiisa na Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo" ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.
Marxuum Cabdullaahi Cosoble ayaa ahaa aab aha dhalay Cali Cabdullaahi Cosoble siyaasi haatan si weyn uga dhex muuqdo saaxada siyaasada, wax uuna soo noqday madaxweynahii ugu horeeyay ee maamulka Hirshabeelle.
Cabdiraxmaan Cirro "Muuse Biixi waxan leeya hay haka baqanin in aad tartanto"
Musharaxa madaxweynaha xisbiga mucaarad ka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdil laahi Cirro, ayaa madaxweynaha Somaliland ku eed eeyay in uu doonayo in uu doorashada madaxwey naha dib u dhigo.
"Madaxweyne Muuse waxan leeyahay doorash adii 2017-kii lagu tartamay kursigii madaxweynaha adiga ayaa qaatay, doorashadii kalena way soo dha wdahay oo waa 13 November 2022, markaa madax weyne haka baqanin in aad tartanto" ayuu yidhi Cirro.
Waxa uu sheegay in cid waliba doora sho u diyaartahay 2022, isla markaana anay yeelayn doorasho dib u dhacda.
"Dadka iyo dal-kuba doorasho ayay doonayaan, cid yeelaysa doorasho dib u dhacdaa ma jirto, axsaabta mucaarad ka ahi yeeli mayso, shacbiguna yeeli maayo, wakhti inagu filan oo aynu ku tartanana waynu haysanaa" ayuu yidhi Cirro.
Cirro ayaa sheegay in cidna anay helayn wax anay xaq ulahayn isla markaana, anay cidna cid qasbi karin "muranku wuu iska dhamaan doonaa cidna waxanay xaq u lahayn heli mayso, cidna cid ma qas bi karto, cidna cid kama xoog wayna".
Xisbiyada mucaaradka guud ahaan ayaa si ad ag uga soo horjeestay, furista ururada siyaasada Somaliland, iyagoo ku doodaya in ururada la furo kadib doorashada madaxweynaha
Lafta Gareen: "Doorashada dadbanayd ee la yaq iinay ma ahan, waa mid sii dadban"
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ka hadlayey munaasabadda dab aal-degga ee saddex sano guuradii kasoo wareeg tay doorashadiisii oo Habeen hore lagu qabtay Baydhabo ayaa ka hadlay muranka hareeyey doorashooyinka haatan ka socda dalka.
Lafta Gareen ayaa shaaca ka qaaday in doorashada socoto ay tahay mid caqabada fara ba dan wadata, wuxuuna u sabab eeyey nooca dadban ee la qaa tay in la qabto.
"Doorashadani waa mid dadban, tii dadbanayd ee la yaqiinayna ma ahani, waa mid sii dadban," ayuu yiri Cabdicasiis Lafta Gareen.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hadalkiisa sii wata ayaa si weyn uga soo horjeestay eedeym aha loo jeediyey maamulkiisa ee ku aadan cabasha da ka dhalatay doorashada Golaha Shacabka Soo maaliya ee uu qabtay, wuxuuna ku adkeystay in do orashooyinkii ay qabteen ay waafajiyeen habraacya dii loogu tala-galay doorashada oo ay ku jirto cadd aalad.
Sidoo kale wuxuu si adag u difaacay xubnaha soo baxay ee dhowaan lagu doortay gudaha maga alada Baydhabo, walow guddiga doorashooyinka hakin ku sameeyey kuraasta qaar.
"Idinka haddii aad dad kale u rabteen dadkaasi nooma aysan imaanin," ayuu hadalkiisa sii raaciyey.
Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay sii socon doonto doorashada, isla-markaana ay ka go' aan tahay ka maamul inay dadajitaan kuraasta ka harsan Golaha Shacabka.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo xubna ha midowga musharixiinta mucaaradka dalka ay horey u dhaliileen doorashooyinkii baarlamaanka ee lagu qabtay magaalooyinka Baydhabo iyo Dhuusa mare eb ee D/G/dyada K/Galbeed & Galmudug. Madaxweynayaasha Galmudug & KGS oo iska fogeeyay inay boobeen doorashada
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed CAadi Casiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa she egay in mar walba ay maqlaan in doorashada ay bo obeen, balse uu sheegay in taasi aan waxba kajirin.
Wuxuu sheegay laftagareen in doorashada ay u qabteen Afar kamid ah Beelaha Koon fur Galbeed, balse aysan jirin cid kursi laga boobay, wuxuuna ku baaqay in qo fkii kursi waaya uusan dadka ka dha adhicin in wax la boobay.
Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dhankiisa sheegay in aan la isticmaalin waa la boobay ama waa la dhac ay doorashada, isla markaana qof walba oo la dhal iilayo uu yahay mid wax wabto.
Wuxuu sicad u sheegay in doorashooyinka ay so conayaan ka maamul ahaana ay qaadanayaan dha liisha, isaga oo sheegay in doorasho la'aanta ay caqabad ku tahay xasiloonida dalka.
Ugu dambeyn wuxuu sheegay inay doonayaan in doorashada la dedejiyo ayna diyaar u yihiin inay dh ageystaan dadka tabashooyinka ka qaba doorasho oyinka socda.
Maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo ah kuwa bilaabay doorashooyinka Golaha Shacab ka ayaa waxaa ka gimid cabasho badan, iyaga oo lagu eedeeyay inay boobeen kuraasta Golaha Shac abka qaarkood.
Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya Colaada Itoobiya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ay aa waxaa la filayaa in Shalay oo Isniin ah ay kulan isugu yimaadaan, kaas oo ay kaga Arinsanayaan xaaladda dalka Itoobiya. Kulanka ayaa waxaa cod saday dalalka Faranaiiska Britain, Maraykanka, Norway iyo Dalal kale oo ka tirsan Yurub.
Degaano badan oo kuyaalla Waqo oyiga dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Ciid amada Federaalka Itoobiya iyo xoogga TPLF iyo xulafadooda.
Beesha Caalamka ayaa Isha ku heeysa xaalada ha iyo dagaalada ka socda Itoobiya, iyada oo laba da dhinac ee dagaalamaya ay ka dhega adeegeen baaqyadooda.
Guddiga Doorashooyinka Oo Been Abuur Ku Tilmaamay Qoraal Lagu Hakiyay Doorashoyinka
Guddiga doorashooyinka heer federal ayaa bog gooda rasmiga ah soo dhigey qoraal la faafiyay oo cabasho loogaga muujinayay qaabkii loola dhaqm ay qaar kamid ah guddiga xallinta khilaafaadka
Sidoo kale Guddiga doorashada Jub baland ee SEIT ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warqadan lagu na been abuurtay guddigooda.
Hase yeeshee warar ayaa sheegaya in warqadan uu qoray Guddoomiye Cirro, xubnaha kale ee SEIT oo warqadan lagu qoray ayaa la shee gay in aysan ka war heyn. guddiga doorashooyinka oo been abuur ku tilmaamay qoraal lagu hakiyay doorashoyinka
 
Senator Manchin Oo Dharbaaxo Siyaasadeed Qabadsiiyay Biden.
Senator Manchin Oo Dharbaaxo Siyaasad eed Qabadsiiyay Biden. WASHINGTON. D.C:- Dha barjab weyn oo siyaasadeed ayaa soo gaaray mad axweynaha Mareykanka Joe Biden, kaddib marki uu Senator Joe Manchin oo dimoqraaddi ah uu di iday inuu taageero qorshaha dib u qaabeynta Deeg aanka iyo Bulshada Mareykanka ee Aqalka Cad.
Qorshahan oo ay ku kaci laheyd xirmo dhaqaa le oo gaareysa $2 trillion oo dollar ayuu madaxwey ne Biden ku rabaa, in dib loogu qaabeeyo kaabaya asha dhaqaalaha, sida waxbarashada, isbaddalka cimmilada, daryeelka waayeelka iyo carruurta.
Dimoqraadiga ayaa u baahan in ay helaan 51 cod, si uu xeerkani u meel maro. Golaha Senetka oo ka kooban 100 ayay dimoqraadigu ka heystaan 51 kursi.Hase yee shee senator Munchin oo ah dimoqraadi laga soo doorto gobolka West Virginia oo ah gobol dhaqan ahaan Jamhuuri ah, ayaa u sheegay Telefishanka Vox News u sheegay inuusan taageeri karin qorsha han.
Arrintan ayaa dhabaaxo weyn oo siyaasadeed ku noqon doonta madaxweyne Biden iyo xisbigiisa di moqraadiga, xilli ay soo dhaw yihiin doorashooyinka Koongareeska Mareykanka.
Wiil 35 Jir Ah Oo Madaxweyne Ka Noqday Dalka Chile
Gabriel Boric oo ka socday xisbiga bidixda ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Axadi Dorraad ka dhacday dalka Chile, isaga oo noqday ma daxweynihi ugu da'da yaraa ee soo mara taariikhda dalkaasi dhaca Koofurta America.
Ka dib marki la tiriyay 99% codadka ku jiray san aadiiqda, Boric oo 25 jir ah ayaa helay 55.86%, hal ka musharraxi ka socday midigta fog Jose Antonio Kast uu helay 44.14%.
Jose ayaaba sii qirtay guu ldarrada soo gaartay, ka hor inta aaney soo bixin nat iijada.
Taageerayaasha libaraalka ayaa isugu soo baxay bartamaha magaal ada caasimadda ah ee Santiago, iyaga oo lulaya ca lamo isuguna bogaadinaya guusha uu gaaray siy aasigi ay taageereen.
Tigray-ga oo ku dhowaaqay go'aan lama filaan ah oo ay uga baxayaan dhammaan gobolladii ay qabsadeen
Ciidamada Tigray-ga ee la dagaalamaya dowlad da dhexe ayaa ka baxaya dhammaan gobollada der iska la ah ee waqooyiga Ethiopia, waxayna ku laa bayaan soohdinta gobolka Tigray, waxaa sidaas ku dhowaaqay hoggaamiyahooda.
Tallaabadan lama filaanka ah ayaa dhabbaha u xaari karta xab ad-joojin la gaaro kadib 13 bilood oo dagaal qaraar ah.
"Waxaan ku kalsoonnahay in ficilkeenna geesi nimada leh ee ka bixitaankeenna uu noqon doono bilowga nabadda," ayuu qoray Debretsion Gebremi chael, madaxa xisbiga TPLF oo ah xisbi siyaasad eedka gacanta ku haya inta badan gobolka waqooyi ee Tigray.
Warqadda uu diray QM ayuu ku baaqay in haw ada gobolka Tigray laga dhigo aag duulimaadyada ka caagan, cunaqabateyn hub oo lagu soo rogo Ethiopia iyo xulufadeeda Eritrea iyo in la dejiyo hab ay QM ku xaqiijin karto in dhammaan ciidamada ba naanka ka yimid ay ka baxaan Tigray.
Debretsion ayaa sheegay inuu rajeynayo in ka bixitaanka Tigray ee gobollada Afar iyo Amhara ay bulshada caalamka ku qasbi doonto inay xaqiijiyaan in gargaarka uu gaari doono gobolka Tigray.
QM ayaa horey dowladda ugu eedeeyey inay x ayiraad kusoo rogtay gobolka – eedeyntaas oo dow ladda ay beenisay. "Waxaan fileynaa in maadaama aan ka baxeyno, in bulshada caalamka ay wax ka qaban doonaan xaaladda Tigray, maadaama aysan hadda kadib qiil ka dhigan karin in ciidamadeena ay qabsanayaan Amhara iyo Afar," waxaa sidaas Reuters u sheegay afhayeenka TPLF Getachew Reda.
Hindisooyinka kale ee ku jiray warqadda uu Deb retsion u diray QM ayaa waxaa ka mid ahaa in lasii daayo kumanaanka qof ee maxaabiista siyaasad eed ee Tigray-ga ah ee u xiran dowladda iyo in baa rayaal caalami ah ay raadiyaan kuwa ka mas'uulka ah dambiyada dagaal.
Dowladda Ethiopia weli kama jawaabin go'aan ka ay gaareen Tigray-ga.
Go'aankan ayaa u muuqda mid wax ka bedeli doona dagaalka socda in ka badan sanadka, ayada oo ay noqonayso tallaabo loo qaaday dhinaca xab bad joojinta, inkasta oo aan la ogeyn sida ay uga falcelineyso xukuumadda Abiy.
Ku dhawaaqista hogaamiyaha TPLF ayaa timid ka dib guulo waaweyn oo dhuleed oo ay gaareen cii damada dawladu todobaadyadii lasoo dhaafay, ku waas oo dib ula wareegay ku dhawaad dhamaan magaalooyinkii waaweyna ee hore looga qabsaday.
Hase yeeshe hogaanka TPLF, Debretsion Gebre michael wuu beeniyay in dagaaladii looga adkaa day.
QM ayaa toddobaadkii tegay isku raacday in baa ritaan madax-banaan lagu sameeyey xadgudubya da xuquuqda aadanaha ee Ethiopia – tallaabadaas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowladda.
Dhex-dhexaadiyayaal caalami ah oo ay ku jira an Mareykanka iyo Midowga Afrika ayaa marar bad an isku dayey inay xabad-joojin dhex dhigaan lab ada dhinac, si gargaarka loogu ogolaado inuu galo Tigray.
Turkiga Oo Doonaya Inuu Suuq Uga Helo Qaara da Afrika Diyaradaha Dagaalka Ee Drones
Shir madaxeedka Turkiga iyo Afrika oo labo maa lmood socday, ayuu madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ka hadlay wax uu ku tilmaamay qaarada Afrika in lagu hayo caddaalad darro weyn.
Cadaalad maaha, ayuu yiri Erdogan, in Qaarada Afrika oo ay ku nool yihiin 1.3 bilyan, aysan matalin golaha am maanka ee Qaramada Midoobay, hal ka ay ka dhigan tahay lix meelood meel dadka add uunka. "Horumarradii sanadihii ugu dambeeyay w axay na tusayaan in oggolaanshaha shanta waddan ee xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay go'aan ka gaaraan masiirka adduunka oo dhan ay ahayd khalad," ayuu u sheegay daraasiin hoggaamiyeyaal Afrikaan ah oo ka qeybgalay shir madaxeedka Istan bul ka furmay Jimcihii.
Laakin shir madaxeedka ayaa sidoo kale ah furs ad ganacsi oo weyn u lahaaTurkiga oo sii xooj inayay xiriirka dhanka difaaca ee uu la leeyahay wa damada Afrika.Bishii Ogosto, Turkiga ayaa ballanqa ad iskaashi milateri la saxiixday ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo uu dagaal kula jiray fallaa gada Tigrayga sannadkii u dambeeyay.
Ankara ayaa hore saldhig ciidan ugu lahayd Soo maaliya, halka Morocco iyo Tunisia la sheegay in bi shii Sebtembar ay markii ugu horreysay keeneen diyaaradaha dagaalka ee Turkiga.
Angola ayaa sidoo kale muujisay xiisaha ay u qabto diyaaradaha aan duuliyaha lahayn intii lagu guda jiray booqashadii ugu horreysay ee Erdogan uu ku tagay dalka ku yaal koonfurta Afrika bishii Oktoobar.
Ruushka ayaa ahaa dalka ugu badan ee suuqa hubka ee Afrika, isaga oo 49% ka ah wax soo saar ka qaaradda intii u dhaxaysay 2015 iyo 2019, sida uu sheegay machadka caalamiga ah ee cilmi baa dhista nabadda ee Stockholm.
Laakin xiisaha loo qabo hubka Turkiga ayaa ah mid cirka isku sii shareeraya.
Diyaaradaha Bayraktar TB2 oo ay sameeysay shirkada gaarka loo leeyahay ee Baykar, ayaa waxaa maamula Haluk Bayraktar oo kamid ah wiila sha uu sodoga u yahay Erdogan. Meel kasta oo aan tago oo Afrika ka mid ah, qof kastaa wuxuu wa ydiiyaa wax ku saabsan UAVs," Erdogan ayaa ku faanay ka dib booqasho uu ku ta gay Angola, Nig eria, iyo Togo bishii Oktoobar, Isa goo ku faanay diy aaradihiisa aan duuliyaha lahayn.
Xiriirka Turkiga iyo Itoobiya ayaa sidoo kale si weyn isha loogu hayaa, halkaas oo colaad ay ku dhi nteen kumanaan, in ka badan laba milyan oo qofna ay ku barakaceen, boqollaal kunna ay galeen xaa lado macaluul la mid ah, sida ay sheegtay Qar amada Midoobay.
Ilo reer galbeed ah ayaa sheegay in Turkigu uu soo diray tiro aan la shaacin oo diyaarado dagaal ah si ay u taageeraan ololaha Abiy horaantii sanad kan, laakiin Ankara ayaa tan iyo markaas ka jawaab tay cadaadiska caalamiga ah oo ay joojisay iibinta.
"Itoobiya way ka iibsan kartaa diyaaradahan aan cidina wadin" ayuu yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga bishii Oktoobar, mana xaqiijinin mana beeninin iibka.
Difaaca iyo duulista hawada ee Turkigu u dhoo fiyo Itoobiya ayaa kor u kacay ilaa $94.6 milyan (qi yaastii €84.2 milyan) intii u dhaxaysay January iyo November, halka uu ka ahaa ku dhawaad $235,000 (€210,000) isla muddadaas sannadkii hore, sida lagu sheegay tirokoob ay daabacday golaha wax dhoofinta ee Turkiga.
Turkiga ayaa xoojiyay sumcadiisa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn sanadkii hore isagoo ka caawi yay Asarbayjan inay dib u qabsato inta badan dhul kii ay ka luntay xoogaga gooni u goosadka ee Arme nian ee lagu muransanaa Nagorno-Karabakh ku dhawaad soddon sano ka hor.
Turkiga ayaa lagu soo waramayaa inuu sameey ay shabakad ka kooban 37 xafiisyo ciidan oo ku ya ala Afrika oo dhan si waafaqsan yoolka Erdogan ee la xaqiijiyay ee ah inuu laba jibaaro mugga gana csiga qaaradda ee sanadlaha ah oo la gaarsiiyo $75 bilyan (€ 66,7 bilyan) sanadaha soo socda
Israa'iil Oo Ku Hanjabtay In Ay Bur-Burin Doon to Barnaamijka Nukliyeerka Iraan
Iyadoo Israa'iil ay ku hanjabtay inay burburin doo nto barnaamijka Nukliyeerka ee Iraan haddii loo baa hdo, isla markaana ay qaad ayso tillaabo milatari, haddana qaar ka mid ah saraakiisha gaashaandhig ga ay aa sheegay in Israa'iil aysan aw ood u yeellan doonin arrintaasi marka hadda la eego sida xaal yahay
Warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times, ayuu wasiirka gaashaandhigga Israa'iil Bani Gantz ku amray ciidamada Israa'iil inay u diyaar gar oobaan hab milatari oo ay ku wa jahaan dhaq-dhaq aaqyada Nukl iyeerka ee Iraan, iyadoo dadaa llo dub lamaasiyadeed la same eyay si loo xakameeyo barnaam ijka Nukliyeerka ee Iran.
Mr Gantz ayaa uga digay caalamka in hadii he shiiska cusub ee Nukliyeerka uusan ahayn xadid aad ku filan Iraan ay Israa'iil la wareegi doonto.
Balse Wargeyska The New York Times ,oo soo xig anaya saraakiil badan oo hadda ka tirsan milatariga Israa'iil iyo kuwo hore uga tirsanaa iyo waliba khub aro sarsare ayaa sheegay in waddanku aanu lah ayn awood uu ku fuliyo weerar burburin kara ama xataa dib u dhigaya barnaamijka Nukliyeerka ee Iran.
DUUFAAN DISHAY 169 QOF OO KA DHACDAY DALKA FILIBIIN
ugu yaraan 169 qof ayaa hadda la og yahay inay dhinte en ka dib markii duufaan xooggan ay Khamiistii ku dhufatay dalka Filibiin, sida ay booliisku u sheegeen warbaahinta maxall iga ah. Duufaanta Rai oo ah tii ugu xoo gganayd ee sannad kan dalkaas ku dhuf ata ayaa 300 oo kun oo qof ku khasabtay in guryahoo da laga daad gure eyo.
Dhanka kale, Madaxweynaha Philippine Rodrigo Duterte ayaa kormeer dhanka hawada ah ku same yay goobihii ay duufaantu halakeysay.
Muuqaallo ay baraha bulshada soo geliyeen shaa alaha gargaarka ayaa muujinaya burbur weyn oo soo gaaray jasiiradaha Siargao, Dinagat iyo Min danao.Hay'adda caalamiga ah ee laanqayrta cas ayaa samaysay codsi deg deg ah oo ku aaddan in la maalgeliyo dadaallada gargaarka. Waxayna hay 'addu sheegtay in guryaha iyo cisbitaallada ku yaal deegaannada xeebaha ah ay gebi ahaanba burbureen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip