HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO ARBACO 8-DA DEC. 2021-KA

0
Wednesday December 08, 2021 - 08:51:26 in Wararka by
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO ARBACO 8-DA DEC. 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
RW Rooble Oo Qaabilay Danjiraha Dowlad da Imaaraadka Carabta U Fadhiya Soomaa liya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feder aala Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadh iya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcuthman.
Kulanka dhex maray Ra’ii sul Waasaare Rooble iyo dan jiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhi ya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcuthman ayaa waxaa looga hadlay xoojinta iyo horuma rinta xiriirka labada dal.
Iyadoo intii kulanku uu socday diiradda la gu saaray sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaal iyeed ee abaaruhu saameeyeen.
Guddiga doorashooyinka oo jawaab rasmi ah ka bixiyey DALABKII Musharaxiinta
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka he er federaal Maxamed Xasan Cirro oo ka jawaa bay dalabkii golaha midowga musharaxiinta ay aa sheegay in aan loo baahneyn dooda ah in la hakiyo doorashada ka socota dalka, isagoo ku dooday in xaalad loo hakiyo doorashada ay san hadda jirin.
Waxa uu sheegay in ka guddi ahaan ay yih iin fulin oo kaliya, balse howsha socota ay ta hay mid ay ku heshiiyeen golaha wadatashiga qaran ee ra’iisl wasaaraha iyo madaxda dowl ad goboleedyada.
"Hadii ay wax qabsoomeen oo ay dhaliilo ka yimaadeen waa in la saxo, oo hufnaanta do orashada la saxo waa wax la qaban karo, in doorashada lagu soo dhameystiro waqtigii loo gu tala galay waa jidka kaliya ee maslaxada wadanku ay ku jirto, laakiin hala joojiyo doora shada socota dood saxan maaha,” ayuu yiri Guddoomiye Cirro.
Guddoomiye Cirro ayaa dhanka kale faahf aahin ka bixiyey go’aankii ay ku laaleen door ashadii kuraas ka mid ah golaha shacabka oo ka dhacday magaalada Baydhaba ee gobolka Bay.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in go’aanka as uu gaaray guddiga doorashooyinka kadib baaritaan ay ku sameeyeen hanaankii loo ma ray doorashada kuraastaas.
Guddoomiye Cirro oo u waramay TV-ga Uni versal ayaa la weydiiyey tallaabada ay qaada yaan hadii guddiga doorashada Koonfur Galbe ed uu ka diido in dib loogu noqdo doorashada kuraasta muranku ka yimid ayaa waxa uu ku jawaabay;
"Guddiyada heer dowlad goboleed waa ku wa ugu badan ee shaqada xoogeeda haya, gu ddiga heer federaalka waa kormeeraha in lagu dhaqmayo shuruucda doorashada, cidda mar ka awooda iska leh hadii ay wax qaldamaan waa guddiga heer federaal, sidaas ayaa awoo da loogu kala sareeyaa, sharciyaduna waa in wixii qaldama dib loo saxo, go’aanka guddiga heer federaalna waa waajib in la fuliyo,” ayuu yiri Cirro.
Halkee ayey Soomaaliya ka gashay liiska dalalka ugu musuq-maasuqa badan?


Warbixin dheer oo kasoo baxday hay’adda Transparency International ayaa waxaa lagu sheegay in markale Soomaaliya ay kaalinta u gu hooseesa ka gashay wadamada ugu mus uq-maasuqa badan, marka la eego caalamka oo dhan. Hay’adda Transparency ayaa sha aca ka qaaday qiimeyn cusub oo ay samey say, waxaana Soomaaliya ay gashay kaalinta koowaad ee dalka ugu musuq-maasuqa bad an adduunka.
Soomaaliya ayaa ka hoos martay qiimeyntii la sameeyey 2019-kii xilliga as oo ay ku jirtay 9-aad, hadase waxa ay noqotay kow, sida ay shaac isay Transparency International.
Sidoo kale warbixintan ayaa lagu shaaciy ey wadamada kale ee galay safka hore liiska u gu hooseeya, waxaana ka mid ah South Sud an, Sudan, Equatorial Guinea& Guinea-Bissau
Warbixinta ayaa sidoo kale muujineysa in aysan wax horumar ah oo ballaaran ka same ynin la dagaalanka musuq-maasuqa inta bad an 180-ka waddan ee la falanqeeyay.
Dhanka kale New Zealand ayaa noqotay wadanka ugu musuq-maasuqa yar adduunka, waxaana sidoo kale ku xiga Denmark iyo si doo kale Finland.Horay dowladda federaalka ah ee Soomaa liya ayaa uga hortimid warbixin ada hay’addan oo ay shaacisay in aan la isku halleyn karin wa rbixinadeedana, ayna yihiin kuwa been ab uuraSi kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haat an ka jira daruufo adag oo is-biirsaday, sida ab aaro, fatahaado iyo xaalad kala guur ah oo ka dhalatay daaha doorashooyinka dalka.

Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Ma daxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle?
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Gobol eedka Hirshabeelle Yusuf Axmed Hagar ayaa Shalay kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Xu kuumada Federaalka Soo maaliya Mudane Maxam ed Xuseen Rooble.
Raisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeen ka ayaa ka wadahadlay xa aladaha guud ee Hirshabeelle sida arrimaha amniga, abaaraha, dhibaatooyinkiii ay geys teen fatahaadaha iyo doorashooyinka
Kulankaan waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo in Hirshabeelle ay ka bilaabato doorashada golaha shacabka oo si daahfuran u qabsoonta.

XOG: Madax goboleedyada oo MOWQIF isku mid ah ka qaatay guddiga doorashada
Dhawaan guddiga doorashada ee heer fed eraal ayaa laalay natiijada doorashada labada kursi ee Hop103 iyo Hop154, Sareeda Maxa med Cabdalla oo horay ugu fadhisay ayaa soo qaadatay mid ka mid ah kuraastaan, halka kan labaad laga xoog ay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusm aan Jawaari.
Labadaan kursi waxaa laga soo doortaa Koonfur Galbeed, go’aanka guddigu uu ku dii day doorashada labadaas kursi ayaa si weyn loo soo dhaweeyey, waxaana lagu tilmaamay albaab cusub oo u furmay xalka doorashada Soomaaliya.
Go’aankaan waxaa loo arkay mid hor ista agi kara kuraas hor leh oo la qorsheynayey in la boobo, laakiin waxaa hadiiba soo ifbaxday in madaxda dowlad goboleedyada ay si weyn uga biya diidan yihiin in guddiga doorashada uu awood u yeesho in natiijada kursigii uu do ono uu diidi karo iyo in uu amri karo in lagu cel iyo doorashadiisa.
Xogta aan helnay waxay sheegeysaa in doodaas aysan ku ekeyn hoggaamiyeyaasha Ko onfur Galbeed iyo Galmudug oo hadda lagu dhegan yahay kuraas ay soo xuleen, balse waxaa ka mideysan dhamaan hoggaamiyaa sha dowlad goboleedyada dalka
Si gaar ah Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa la sheegay inay hoggaaminayaan olole ka dhan ah awooda guddiga doorashada heer federaal. Dhowr siyaasi oo ay rabaan inay kur aasta u boobaan ayaa la sheegay in labadaas hoggaamiye ay miiska u saaran yihiin, taas oo waxaba kama jiraan ka dhigi doonta hadii gud diga doorashadu uu sii heysto awoodaan.
Saciid Deni oo musharax ah waxaa la sheeg ay inuu qorsheynayo inuu meesha ka saaro dhamaan xubnaha aysan isku siyaasad aheyn
Madaxda maamullada oo diidan in guddiga doorashada uu yeesho awood uu ku buri karo natiijada doorashada kurigii uu doono, ayaa hadda u dagaalamaya dantooda shakhsiga ah iyo in dad hor leh doorashada lagu dulmiyo oo kuraastooda la xoogo.
Sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon ya hay madaxda maamullada ayaa soo jeediyey in awooda kuraasta la diidaayo loo dhaafo madaxda golaha wadatashiga qaran, si ayagu ay go’aan uga gaaraan kuraasta uu muranku ka taagan yahay.
Saciid Deni iyo Axmed Madoobe waxay qa baan dood ah in guddiga doorashada ay ku xo ogan yihiin xubno ka yimid dhinaca Villa Soma lia, sidaas darteed waxaa u sawiran in kuraas badan lagu soo celi doono.
Dhankiisa Ra’iisul Wasaare Rooble waxaa la sheegay in wax dhib ah uusan ku qabin in guddiga doorashadu uu xaqiijiyo, islamarkaa na uu qabo in guddiga loo madax-baneeyo ho wshiisa xaqiijinta hufnaanta doorashada.
Xubin ka mid ah guddiga doorshada heer federaal ayaa sheegay in cidda ka walaacsan howshooda ay tahay madax goboleedyada, ba lse Ra’iisul wasaaruhu uu ku qanacsan yah ay sida haatan ay wax u socdaan.
Haddii madaxda maamul goboleedyadu ay ku guuleystaan loolanka ay ugu jiraan in la dac iifiyo awooda guddiga doorashada, waxaa iska cad in kuraas badan la boobi doono.
Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha waxaa ku ad kaan doonta inuu xakameeyo boobka kuraas ta, xalka ugu dhowna waa in Rooble difaaco guddigaan oo iyaga loo dhaafo go’aanka mu ranka ka dhasha kuraasta.
Haatan guddiga doorashada heer federaal ayaa wajahaya tijaabo la xariirta awoodiisa, haddii labadaan kursi oo ay diideen go’aanka ay ka gaareen aan loo hogaansamin, waxay ka dhigan tahay in guddigaan uusan sii shaqe yn karin.
Awooda kaliya ee u hartay guddiga doora shada heer federaal waa go’aan ka gaaridda iyo xaqiijinta hanaanka loo maray xubnaha la doortay, balse hadda waxaa muuqata in kaal
int aasna lagu heysto.   Xigasho:-caasimadda.net
 
Dowladda Soomaaliya Oo Gudoontay Deeq Talaalka Covid-19 Ah

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa deeq ah talaalka Covid-19 ee Sinopharm ka gudoontay xukuumadda Shiinaha, taas oo ah 500,000 oo xirmo.
Danjiraha Shiinaha u fa dhiya Soomaaliya yaa sheegay, in deeqdaa Shiinuhu ay gacan ka geysan doonto ka hortagga nooca cusub ee fayraska Corona ee Omicron.
Wasaaradda ayaa sheegtay in deeqdan tal laalka ah ay qeyb ka noqoneyso dedaallada ay wasaaradda caafimaadka ku sii xoojinayso ka hortaga fiditaanka fayraska Corona.
Wadamada kale ee deeqdaa tallaalka ah ee Shiinuha gaaray waxaa iyana ka mid ah dalka Jabuuti oo isna la gaarsiiyay deeq intaa laeg oo isla talaalkaa Shiinuhu sameeyo ah.
Gedo: Carruur ku geeriyooday haraadiga walxa qarxa oo ay ku cayaarayeen
Ugu yaraan labo carruur ah ayaa ku geeriy ootay, saddex kalena dhaawac ayaa kasoo ga aray qarax ka dhashay aalad loo maleynayo in tahay haraadiga gantaal ay leeyihiin diyaarada ha dagaalka ee Kenya.
Falkan oo ka dhacay meel qiyaastii 18km u jirta degmada Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa ururka Alshabab oo ka howlgala waxay sheeg een inuu ahaa qarax ka dhashay gant aal ay lahaayeen diyaaradaha Kenya oo horey halkaas duqayn uga geystay.
Boggaga Alshabab ayaa lagu faafiyay saw irradda dhacdadan, iyadoo wareysi laga qaa day qoysaska carruurta ka geeriyoodeen ay sheegeen in Kenya ay dhowr jeer deegaankoo da madaafiic ku garaacday.
Carruurta geeriyootay oo ahaa wiil iyo gab adh walaalo ah oo ku jiray da’da 9-12 sano jir, ayaa xilliga qaraxu dhacayay waxay ku sugn aayeen goob miyi ah oo ay xoolo ari ah ku raa cayeen.
Dowladda Kenya ayaa duqayn marar bad an ka geysatay gobolka Gedo, iyadoo bartil maameedkeedu yahay Alshabaab, balse duq eymaha ay geysato waxay inta badan khasaa re kasoo gaaraan dadka shacabka ah.
Carruur Walaalo Ah Oo Meydkooda Laga Helay Duleedka Muqdisho
Warar dheeraada ah ayaa ka soo baxaya carruur walaalo ah oo Saaka Meydkooda laga helay duleedka Muqdisho, ka dib baadi goob saaacdo qaatay oo ehelka carruurtaasi ay sa meeyeen, inkastoo ugu dambeyntii la helay iya goo Meyd ah.
Meydka labada Carruur ayaa laga helay Tabbeelahha Sheikh Ibraahim, halkaasi oo la so dhigay igaoo mayd ah, waxaana Eheladu ay sheegeen in Habeen hore loo diray adeeg, ka dibna lawaayay, ka hor inta aan la helin iya goo Meyd ah.
Warar hoose oo aynu ka helnay Eheleda Carruurta la dilay ayaa waxaa ay sheegayaan in falka dilka ah looga shakisan yahay Adeer Qabay Hooyada dhashay Labada Carruur oo kala ah Wiil iyo Gabar.
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ga aray Goobta falku ka dhacay waxaana la shee gay in ay xabsiga dhigeen Adeerka laTuhuns an yahay in uu ka dambeeyay dilka carru urtaasi.
Waxaa la sheegay in haatan uu socdo baa ritaan dheeraada ah oo lagu sameynayo Tuh unsanaha Carruurta Adeerkod ah ee lasoo xiray.
Dadka degaanka ayay arrimtani layaab ku noqotay, waxaana ay sheegeen in dhacdooy inka noocaas ah ay degaanka ku cusub yihiin, naxdinna ay ku noqotay, falkaasi arg-gaxa leh e lagula kacay Wiilka iyo Gab adha walaalaha ahaa, ee la dilay.
Booliska Soomaaliya oo shaaciyey xogta dilkii arxan-darada ahaa ee labada caruur
Afhayeenka Ciidamada Booliska Sooma aliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay dilka argagax leh oo loo gey stay labo caruur walaalo, kaasi oo ka dhacday xaafadda Jaamacadda Shabe elle oo ka tirsan deegaanka Gar asbaaleey ee duleedka maga alada Muqdisho
Afhayeenka ayaa shaaciyey inay soo xireen Ninka qabay hooyada dhashay caruurta la dilay iyo iyadaba, kuwaasi oo had da lagu hayo xarunta dembi baarista ee CID-da.
Waxa uu sheegay in caruurta markii hore la daldalay kadibna afka caro looga shubay, ayada oo meydka labadaasi caruur laga dhe ehan karayey in si arxan daro ah loo dilay.
Afhayeenka Ciidamada
Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu dambey ntiina sheegay inay socdaan baaritaano la xiri ira sida uu falkaasi ku dhacay, ayada oo eed eysanaha koowaad uu yahay Ninka qabay hoo yada dhashay ciyaalkaas.
Labada caruurta ah midkood ayaa waxaa ka muuqday in xarig lagu sirqiyey, halka midka kale ilkaha ay ka daad-sanaayeen, taas oo ay ka argagaxeen dadka deegaanka iyo ehellado odaba.Habeen hore ayey aheyd markii dhacdo argagax leh ay ka dhacday degmada Xamarja jab, kadib markii nin mindi ku hubeysnaa uu dil ay xaaskiisa oo aheyd hooyada 12 caruur ah.
Gudoomiyaha Guddiga La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa Iyo Cali Guudlaawe?
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Abuuka ate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Hir shabeelle Cali Guudlaawe Xudeen.
Kulanka labada mas’uul ayaa diiraadda lagu saaray arrimo badan oo quseeya la dag aalanka Musuq-maasuqa, horumarinta hey’a daha la dirirka Musuqa iyo maamul wan aaga.Kulanka ayaa kusoo aadaya iyadoo ay ji raan masuq-maasuq la sheegay in haaran uu hareeyay doorashooyinka, gaar ahaan Door ashada Golaha Shacabka oo qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada dalka si toos ah uga billaabatay, waxaana jira kuraas la laalay oo gabi ahaanba doorashdoodii oo wax kama jira an laga dhigay.
Isimada Puntland oo soo saaray go'aan lagu soo afjarayo khilaafka madaxweyne Deni iyo agaasimihii PSF
Isimada Puntland ayaa soo saaray go'aan lagu soo afjarayo khilaafkii ka dhashay xil ka q aadistii lagu sameeyay agaasimihii hay'adda PSF.
Isimada ayaa go'aamiyay inay dhaqan ga sho xil ka qaadistii lagu sameeyay agaasimihii PSF, waxayna go'aamiyeen in xilka lagu war eejiyo agaasimaha cusub ee uu madaxweyne Deni soo magacaabay.
Isimada Puntland ayaa dhinaca kale agaas imihii hore ee PSF u xukumay in lasiiyo hubka iyo guryaha saldhigga u ah ciiddanka PSF.
Lama oga in go'aankaan ay aqbalidoonaan madaxweyne Deni iyo PSF, wuxuuna kusoo beegmayaa iyadoo magaalada Boosaaso ay weli ka jirto xiisad ka dhalatay xil ka qaadista taliskii hore ee PSF.

 
Aqooni Sweydaarsiga Sannadlaha Siddeed aad Ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSO S2021) Oo Muqdisho Lagu Daahfuray Waxaa Shalay furmay Aqoonisweydaarsiga

sannadlaha siddeedaad ee cilmibaarista Soo maaliyeed (ACSOS2021), oo uu soo qabanqa abiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed oo ka tirsan Jaamacadda Muqdisho.
Aqoonisweydaarsigan wuxuu socon doonaa muddo saddex maalmood ah, waxaa ka qaybqaadanaya aqoonyahanno iyo

cilmibaarayaal ka kala tirsan jaamacadaha, xarumaha cilmibaarista iyo guud ahaanba wax garadka bulshada oo kala jooga Geeska Afrika iyo qurbaha intaba.
Aqoonisweydaarsigu wuxuu isugu jiraa qa yb fool-ka-fool ah oo ku qabsoomaysa Hotel Afrik ee Muqdisho, iyo qayb fiidkii ah oo ku ba xaysa aaladda ZOOM-ka iyo barta Facebook.
Aqoonisweydaarsiga waxaa lagu soo ban dhigi doonaa in ku dhow labaatan daraasado od oo ay soo bandhigayaan cilmibaarayaal kala duwan oo isugu jira arrimaha waxbarasha da, deegaanka iyo khayraadka, dhaqaalaha, bulshada, saamaynta safmarka COVID19 iyo kuwo kale.
Masuuliinta goobta ka hadashay waxaa ka mid ahaa agaasimaha machadka cilmibaarista Soomaaliyeed ee ISOS ee Jaamcadda Muqd isho ustaad Mustafa Cabdullaahi Fayruus ay aa kasoo qayb galayaasha ugu mahad celi yay kasoo qayb galka ay akasoo qayb galeen aqoonisweydaarsigaan oo galay sanadkiisii sideedaad isagoo soo bilawday 2014-kii.
Waxaa kaloo isagana kahadlay Dr. Maxa med Maxamuud Bidey, guddoomiyaha Jaam acadda Banaadir ayaa uga mahadceliyay Jaamacadda Muqdisho horumarka Joogtada ah ee machadkooda uu ka sameeyay dhanka cilmibaarista wuxuuna u rajeeyay inay horumaro kale ay ku talaabsadaan.
Waxaa iyadana halkaas ka hadashay Dun iya Maxamed Cali oo kasocotay oo u mahad celisay machadka ISOS ee cilmibaarista wax ayna u rajeysay inuu ku talaabsado guulo waaweyn.
Ugu dambeyn waxaa ka hadlay agaasim aha hiddaha iyo tacliinta sare iyo cilmibaarista ustaad Ismaaciil Yuusuf Ismaaciil oo bogaadiy ay hawlaha baaxadda leh ee qabato Jaamcad da Muqdisho iyo machadkeeda cilmibaarista ee ISOS isagoo yiri "Jaamacad aan lahayn xa run cilmibaaris ma ahan jaamacad”
Aqoonisweydaarsiga Sannadlaha ee Cil mibaarista Soomaaliyeed Waxaa qabanqaabi ya machadka cilmibaarista Soomaaliyeed (Ma chadka ISOS) oo ah xarun cilmibaariseed ka tirsan Jaamacadda Muqdisho.
Kanina waa aqoonisweydaarsigii siddeeda ad oo noociisa ah, markii ugu horaysay waxaa la daahfuray sannadkii 2014. Aqoon is weyda arsiga sannadakan waxaa halkudheg u ah: "Aqoon iyo Horumar”
Gabar Soomaali ah oo loo doortay duqa magaalo weyn oo ka tirsan Mareykanka
Deeqa Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyey ee Soo maali ah ee loo doorta duqa magaalo ka mid ah Mareykanka.
Deeqa oo 31 sano kahor ayada oo 21 jir ka qaxday Muqdisho ayaa Dorraad Shalay si rasmi ah loogu dhaariyey xafiiska duqa ma gaalada afaraad ee ugu weyn gobolka Maine ee South Portland.
Deeqa oo oo muddo sad ex sano ah ka tirsaneyd gol aha deegaanka magaalada ayaa waxaa Dorraad u code yey lix ka mid ah xubnaha gol aha deegaanka si ay magaal ada u hogaamiso 2022.
Cabdullaahi Axmed oo ah maamul dugsiga sare ee Deering High School ee magaalada Portland, islamarkaana hoggaamiya Jaaliyad da Soomaaliyeed ee gobolka Maine ayaa aqri yey ducada xafladda furitaanka dhaarinta Deeqa.
Waxa uu Deeqa ugu hambalyeeyey inay muujisay waxay dhiiranaanta bani’aadamka ku guuleysan karto inkasta oo ay wajaheysay iska necbaansho, ayada oo taageero ka hele ysa magaalo soo dhoweysay.
"Waxaad halkan u joogtaa inaad sii waddo shaqadii socotay, aad ayaan kuugu faraxasan nahay,” ayuu yiri Cabdullaahi.
Ururka CAIR oo ah kan ugu weyn ee u do oda xuquuqda madaniga ah ee Muslimiinta Mareykanka ayaa ammaanay guusha Deeqa, kuna sheegay "inay astaan u tahay kororka ku lug lahaanshaha Muslimiinta ee Mareykanka ee hay’adaha dowladda.”
Deeqa Dhalac oo 53 jir ah ayaa u shaqe ysa Waaxda Waxbarashada ee gobolka Ma ine, waxayna sidoo kale u ololeysaa arrimaha xuquuqda aadanaha iyo cadaaladda.
Deeqa Dhalac ayaa Soomaaliya kasoo car artay 1989-kii waxyar kahor inta aanu qarixin dagaalka sokeeye, ayada soo qaadatay duul imaad usoo socday Libya ugana sii gudubtay magaalada Roma, halkaasi oo ay ka codsatay magan-galyo.
Waxay kadib usii gudubtay dalka UK, kahor inta aanay tegin Toronto 1991-kii. Waxay ka dib guursatay ganacsade Soomaali Mareykan ah oo kasoo jeeday magaalada Atlanta, wax ayna sidaas ku timid Mareykanka 1992-kii.
Deeqa iyo seygeeda ayaa leh saddex caru ur ah oo ay da’doodu u dhaxeyso 20 illaa 28.
Ayada iyo caruurteeda waxay magaalada Lew iston ee gobolka Maine usoo guureen 2004. Waxay magaalada South Portland oo hadda loogu doortay duq magaalo soo degtay 2008.
Deeqa ayaa shahaadada Master-ka ku haysa ta siyaasadda horumarinta bulshada, taasi oo ay ka qaadatay Jaamacadda University of New Hampshire 2014-kii.
Waxay sidoo kale Master labaad 2017 ka qaadatay Jaamacadda University of New En gland, ayada oo ku takhasustay adeegga bul shada.
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo dalbaday in la joojiyo doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Somaliland
War qoraal ah oo kasoo baxay guddoonka sare ee doorashada Somaliland gaar ahaan garabka Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in la hakiyay doorashada 16 kursi oo ay horay u shaaciyeen guddiga doorashada gobolada Waqooyi.
Qoraal ka soo baxay ee lagu hakiyay doo rashada 16-ka kursi waxaa ku saxiixna guddoomiye Cab di Xaashi Cabdullaahi, waxaa na lagu sheegay sababta loo hakiyay kuraastaasi xaqiijinta habsami u socodka iyo sugna anta doorasho ku dhacda si xor iyo xalaal ah, islamarkaa na waafaqsan habraacyadii doorashada ee horay loogu heshiiyay.
"Waxaa lagu wargelinayaa guddiyada hirg alinta doorashooyinka heer Fedaraal iyo gud diga hirgalinta doorashooyinka gobolada Waq ooyi in lq hakiyay gabi ahaanba faafinta kura asta 16-ka ah, inta go'aan laga gaadhayo lana xaqiijinaayo qoondada haweenka iyo hufnaan ta doorashada" ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay garabka guddoomiye Cabdi Xaashi.
Dhinaca kale guddiga doorashada Soom aaliland ayaa markii ugu horeysay waxay shaa ciyeen magacyada oday dhaqameedyada iyo bulshada rayidka ah ee soo xuli doona ergada dooraneysa qaar ka mid ah kuraasta Xildhib aanada gobolada Waqooyi.
Arintan ayaa noqoneysa doorashadii ugu horeysay ee si cad looga tixraaco habraacii ho ray loogu heshiiyay bishii 22-kii Agoosto, wax aana ay kusoo beegmeysa shaacinta magic yada oday dhaqameedyada ergada soo xul eysa, xili doorashooyinkii dhawaan ka dhacay Muqdisho, Dhuusamareeb iyo Baydhabo ay noqdeen kuwa si weyn looga Horyimid habraa cii loo maray.

 
Ciidanka Booliska iyo sida ay amniga goobaha doorashada u sugayaan

Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in do orashadu tahay culeys kale oo ku yimid sha qadoodii maalinlaha ahayd ee la xiriirtay sug idda amniga.
Afhayeenka ayaa tilmaamay in ay ciidan gaar ah ugu talagaleen inay suggaan goobaha doorashooyinka, si aan loogu waxyeeloobin, leeskuna waxyeeleynin.
Isagoo VOA la hadlayay, waxna laga weydiiyay si da ay ugu diyaargaroob een sugidda amniga goobaha doorashooyinka ayaa sheegay inaanay shaqadoodu ahayn su gidda amniga doorashooyinka oo keliya, balse ay habeen iyo maalin u taagan yihiin sugidda ammaanka ummadda Soomaaliyeed iyo hant idooduba.
"Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, keliya do orasho uma shaqeeyo maalin iyo habeen. Ana ga waxaan qaadanay qaaciddo ama jadwal aan ku shaqayno oo 24/7 wax la yiraahdo ah, waa afar iyo labaatanka saac ee toddobada maalmood oo la shaqeynayo.” Ayuu yiri Afha yeenka.
Afhayeenka ayaa yiri "Anagu har iyo ha been waxaan u taaganahay sugidda ammaan ka dadka iyo hantida ummadda Soomaali yeed, ee goob walba ku sugan, haddii ay Mag aalada Muqdisho noqon laheyd ama Kisma ayo, Baydhabo, Jowhar, Beledweyne, Gaalk acyo ama meel kastoo ay tahayba.”
Waxa kaloo uu yiri "Askariga booliska ah ee taagan muhiimadiisu waa sugidda ammaanka. Anaga maalin kasta ayayba noo tahay maalin ammaan, subax kasta ayay noo tahay maalin ammaanka la sugo. Subax kasta markaan soo kaco raadkii Habeen hore muxuu ahaa, Habe en hore saldhigga maxaa soo galay, maxaa afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeeyay ee kaga duwan tahay dhacdadan, shaqadaynu amniga oo keliya ayay tahay.”
Cabdifitaax Aadan Xasan, Afhayeenka Ciid anka Booliska ayaa yiri "Haddii ay doorasho t imid culeys waxaa imaanayo keliya xaruntaas ciidan kale hala sii geeyo, ciidankii ayaa soo badinaa oo xaruntaasaa la geeyaa, laakiin nol osha iyo sida uu u soconayo ammaanka wax ay ka mid noqotay nolol maalmeedka aan lee nahay, doorashadana waa qayb ku soo kor ortay. Keliya ciidan qaas ahaa u samaynaa oo ilaaliya goobtaas ay doorashada ka dhaceyso, ayadana waxaan ka fekernaa inaanan lagu wa xyeeloobin, leeskuna waxyeeleyn gudaheeda. Har iyo habeen waxaan u taaganahay sugidda ammaanka ummadda Soomaaliyeed.”
Doorashada Golaha Shacabka ee Baa rlamaanka Federaalka oo bishii November dal ka ka bilaabatay ayaa ka dhaceysa Magaal ada Muqdisho iyo min laba magaalo oo ka ti rsan Dowlad Goboleedyada, inkastoo qaarko od aysan weli ka bilaabin.

Somaliland: Rag samaynayay lacag been abuur ah oo gacanta lagu dhigay
Ciidamada Laanta Socdaalka ee Somali land, ayaa gacanta kusoo dhigay saddex nin oo dalka Nigeria u dhashay, oo ku howlanaa samaynta lacagta dollar ka oo been abuur ah.
Taliyaha ciidamada laanta socdaalka Somali land, jeneral Maxamed Cisman Caalin, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ragan ciidanku gacanta kusoo dhigay kadib, baadhis iyo dadaal badan oo ciidanku sameeyeen.
"Raga halka taagan oo tiradoodu ay saddex ta hay, eeda halkan loo keenay waxa weeyaan qalabka aad halkaa ku arkaysaan, waa qalab ka laga sameeyo lacagaha, dadaal badan iyo tamar badan ayay ku suurogashay in eedaysa nayaashaasi soo galaan gacanta ciidanka soc daalka" ayuu yidhi Caalin.
Caalin ayaa sheegay in ciidanku ay ku guul aysteen qabashada nimankan kadib, xog iyo wada shaqayn ay ka heleen, qaybo kamid ah bulshada.
"Habeen saddexaadki, goor habeen badh kii ah ayay ciidanku saddexdaa nin mid walba goob gooni ah kasoo qabteen, waxaana jira dad muwaadiniin ah oo howshaa nooga xogo gaal sanaa oo nagala shaqeeyay" ayuu yidhi Caalin.
Dhowr bilood kahor uun bay ahayd markii ay ciidanka laanta socdaalku sidan oo kale u soo bandhigeen rag kasoo jeeda dalalka Nig eria iyo Tanzania oo samaynayay lacagta doll arka iyo shilinka Somaliland oo been abuur ah.

Qarax Khasaaro Badan Gaystay Oo Ka Dhacay Koofurta Ciraaq
Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 20 kal ena waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu manta ka dhacay bartamaha magaalada Basra ee koonfurta Dalka Ciraaq.
Guddoomiyaha degmada Basra, Asaad Al-Iid aani oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxaasi ay sababtay mooto laga soo buu xiyay walxaha qarxa.
Qaraxaasi oo ka dhacay kasoo horjeed ka isbitaalka al-Jumhu uri ee bartamaha maga alada Basra,ma jirto cid sheegatay mas’uuli yadda weerarkaasi.
Qaraxyada ayaa naadir ku ahaa magaal ada Basra sanadihii ugu dambeeyay, gaar aha an tan iyo markii laga adkaaday kooxda Daac ish sanadkii 2017-kii.
Ciidanka Abiy oo qabsaday laba magaalo oo muhiim ah iyo wararkii ugu dambeeyey
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay inay laba magaalo oo muhiim ah ka qabsatay mucaara dka Tigray, xilli ay guulo lama filaan ah oo is-xigixiga ka sameyneyso dagaalka.
Warbaahinta dowladda ayaa Twitter ku sheegtay in magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha "ay xoreeyeen ciidamada amn iga,” kuwaas oo sidoo kale qabsaday dhowr magaalo oo kale oo ku yaalla furinta bari ee da gaalka.Labadan magaalo oo ka tirsan gobolka Amhara ayaa dhaca waddo muhiim ah oo 400 km u jirta caasimadda Addis Ababa, waxaana bishii October qabsaday kooxda TPLF.
Qabsashadooda ayaa huriyey cabsi ah in TPLF iyo kooxda ay xulufada yihiin ee OLA ay u ruqaansan doonaan caasimadda Addis Ababa, taasi oo keentay inay dowladaha caa lamka ugu baaqaan muwaadiniintooda inay si da ugu dhaqsaha badan uga baxaan dalka.
Warbaahinta dowladda Ethiopia ee FANA ayaa kasoo xigatay ra’iisul wasaare Abiy Ahm ed isaga oo leh "mucaaradka waxaa asiibay khasaarooyin culus waxayna awoodi waayeen inay u adkeystaan weerarka ciidamada isbah eysiga.” "Cadowga waa la garaaci doonaa, gush una way sii socon doontaa,” ayuu yiri.
Abiy ayaa bishii tegtay ku dhowaaqay inuu hogaamin doono dagaalka kadib guulo dhowr ah oo ay sheegteen mucaaradka.
Wixii ka dambeeyey, dowladda ayaa shee gtay guulo dhowr ah oo ay ka mid yihiin qabsa shada magaalooyinka Lalibela iyo Shewa Rob it oo 220 km u jirta magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
Afhayeenka TPLF Getachew Red ayaa twit er ku sheegay Isniintii inay mucaaradka ka bax een magaalooyin ay ka mid yihiin Kombolcha iyo Dessie, "taasi oo qeyb ka ah qorshahe ena.”
Hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebrem ichael ayaa Axaddii beeniyey in dowladda ay gaareyso guulo dhowr ah, wuxuuna sheegay in mucaaradka ay sameynayaan xeelad dib u qaabeyn dhuleed ah."Cadowga wuu xoogeys anayaa, sidaas darteeda anagana waa inaan xooganaanaa oo aan xoojinaa halgankeena,” ayuu yiri.
Xaaska askari ka tirsan Ciidanka AMISOM oo la dilay
Catherine Ruto oo ah xaaska Askari ka tir san Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla So omaaliya ayaa meydkeeda qoyskeeda waxaa ay ka heleen Hoygeeda oo kuyaalla tuulada Kosachei ee ka tirsan degmada Turbo ee ismaamulka Uasin Gishu ee dalka Uganda.
Meydka Haweeneyda
ayaa waxaa gurigeeda ka hel ay carruurteeda oo dhigata Fas alka Shanaad iyo Fasalka Kow aad, kuwaas oo ka soo laabtay Iskuulka, balse ay heleen xilli ay dhex jiiftay barkad dhiig ah.
Haweenee yda ayaa waxaa jirkeeda ku ya allay tooreey dhowr jeer looga dhuftay qoorta, waxaana dadka deriska la’ah ay ku tuhmeen dilkeeda Nin ka yimid degaanka Kabarnet oo booqasho ugu yimid ka hor dilleeda.
"Waxaan u cararnay guriga oo qeylo ka yee rtay, waxaana helnay iyada oo meyd ah oo ji ifa sagxada qolkeeda fadhiga,” ayuu yiri Vin cent Karoney, oo deris la ah.
Patrick Ng’etich oo ahaa Ninka qabay Haw eeneyda la dilay ayaa deg deg ugu laabtay dal ka Uganda, kadib markii dhacdada as lagu soo wargeliyay xilli uu ku sugnaa gudaha Soo maaliya maadaama uu kamid yahay Ciidama da Midowga Afrika ee AMISOM.
Catherine Ruto oo 29 jir aheyd ayaa lahe yd Uur todobo bilood ah oo noqon lahaa hadii ay dhasho cunuveeda Saddexaad, wax aana socda baaritaano ay wadaan baaritaano la xiriira dilka.
laammaha Amniga dalka Uganda ayaan we li ka hadlin dhacdadaas, balse waxaa arrintaas fajac ay ku noqotay Ehellada Haweeneeyda, iyaga oo sheegay in aysan ogeyn sababta loo dilay.

Maxay Ka Wada Hadleen Wasiirka Cadaal adda Iyo Madaxweynihii Hore Ee Soomaali ya C/Qaasim Salaad Xasan?
Wasiirka Cadaaladda Dowladda Soomaaliya Cabdul Qaaadir Maxamed Nuur oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa hooygiisa ku boo qday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ca bdi Qaasim Salaad Xasan.
Wasiirka iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa hoy giisa ku booqday Madax weynihii hore ee Sooma aliya, waxaana ay ka wada hadleen arrimo ku aaddan xaaladaha siyaasadeed ee dalku had da marayo.
Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo Qo raal soo saaray ayaa yiri"Sharaf ayey noo ahe ed inaan hoygiisa ku booqano aniga iyo wafdig eyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xassan. nala wadaagey talooyin iyo tusaalooyin muhiim u ah qaran dhi ska Soomaaliya, wuxuuna u soo duceeyey Dal ka iyo Dadka Soomaaliyeed inuu wakhtigaan adag Ilaahey ka gudbiyo”.
Sidoo kale Wasiirka Cadaaladda ayaa boo qday Safaaradda Soomaaliya dalka Masar, halkaasi oo Safiirka JFS ee Masar ahna waki ilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Car abta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar uu soo dha weyn diiran ugu sameeyay.

Abiy Ahmed oo markan ciyaaraya qorshe uu cadaadis ku saarayo Mareykanka
Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Abiy Ah med oo in muddo ahba ka cabaneysay cada adiska diblomaasiyadeed iyo fara-gelinta shish eeye ee kaga imaanaysa dalalka uu Mareykan ka ugu tun weyn yahay ayaa haatan bilowday qorshe ay cadaadiskaasi ugu weecineyso dhinaca Mareykanka, waana xilli Mareykankauu dalbana yo in ciidankiisa uu gee yo dalkaasi.
Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa Isniintii mar kale ku baa qday in muwaadiniinta Mareykanka ee ku su gan dalkaasi ay si degdeg ah uga baxaan. Saf aaradda waxay sheegtay inay hadda haystaan fursad ay uga bixi karaan dalkaasi, haddii weli ay shaqeynayaan duulimaadyada ganacsiga. Safaaraddu waxay kaloo sheegtay inaanay ha dhow caawin karin muwaadiniinteeda, haddii fursadahaasi ganacsi ay meesha ka baxaan.
Qiyaastii soddon kun oo qof oo muwaadi niin American ah ayaa xilligan ku sugan dalka Itoobiya, waxayse u badan yihiin kuwo asal ah aan Itoobiya ka soo jeeda, waana sababtaasi midda ay uga dhego adeygayaan in si degdeg ahi uga baxaan dalkaasi, waxaana jira muwa adiniin hor leh oo dalkaasi u tegaya fasaxa ciidda Masiixiga.
Afhayeenka Xukuumadda Addis Ababa, Bil lene Aster Seyoum ayaa dadka reer Itoobiya ee qurbajoogto ah ugu yeertay in dib dalkooda ugu soo laabtaan, maadaama la gelayo sida ay tiri fasaxa Christmas-ka. M/Addis Ababa ayaa waxaa ka bilowday olole dalxiis oo loogu gacan haatinayo qurbajo ogta, si dalka ugu soo guryo noqdaan.
Xukuumadda Abiy Ahmed ayaa naawileysa in illaa hal milyan oo qurbajoog ahi ku soo laa ban doonaan dalka, ka hor bisha January.
Khubarada amniga ayaa sheegaya inay ta ni culeys ku keeni doonto Mareykanka iyo xu lafadiisa, oo dhinac ka ah Xukuumadda Abiy Ahmed, kana shaqeynaya xasilloonida darra da Itoobiya.
Badqabka muwaadiniinta Mareykanka ayaa waxaa la leeyahay waxay Xukuumadda Washi ngton ku khasbi doontaa inay hoos u dhigto amaba yareyso xiisadda ay ka oogeyso dal kaasi Itoobiya iyo TPLF oo ku garab ah inay fa rto joojinta colaadda, intii muddo ahba.
Qorshahan ay gadaal ka riixeyso DF. Itoobi ya ayaa la odorasayaa inay xakameyn doonto Ciidamada Mareykanka ee abaabulka ka wa da saldhiyadooda ku kala yaala Jabuuti iyo Kenya.
Mareykanka ayaa mar sii horeysay D/Fede raalka weydiistay inay u ogolaato in ciidamadi isu geeyo dalkaasi, si ay u soo daad-gureey aan diblomaasiyiintiisa kaga sugan, taasoo waxa hadda ka fuli kara ay aad u yar tahay.
Shiinaha oo ah dalka ugu weyn ee maal gashiga ku sameeyay dalka labaad ee Afrika ugu dadka badan ayaa toddobaadkii hore she egay in uu ka hortaggi doono isku day kasta oo lagu fara-gelinayo dalkan dhaca Afrikada Bari.

Nin Looga Shakisan Yahay Dilkii Khashog gi Oo Lagu Xirey Magaalada Paris
Nin Sacuudiyaan ah oo looga shakisan ya hay inuu ku lug lahaa dilka weriye Jamal Kha shoggi ayaa lagu xiray dalka Faransiiska, sida ay booliisku sheegeen.
Khaled Aedh Alotaibi ayaa lagu xiray garo onka diyaaradaha ee Charles-de-Gaulle ee mag aalada Paris Shalay, sida ilo booliis ah ay u she egeen.Waxa uu ka mid yahay 26 qof oo Suc uudiyaan ah oo Turkigu uu u doondoonayo dilka wariyaha.
Ninkan oo 33-jir ah ayaa hore u ga mid ahaa ilaalada boqortooya da Sacuudiga ayaa ku socdaalay ay magaciisa, waxaana la dhigay xabsi maxkamadeed sida idaacada RTL ay sheegtay.
Khashoggi, oo ah nin si weyn u dhaleeceeya do wladda Riyadh, ayaa lagu dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul bishii Oktoobar sanadkii 2018.
Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in weriyihii hore ee Washington Post lagu dilay "hawlgal aan sax ahayn” oo ay fuliyeen koox wa kiillo ah oo loo diray si ay uga dhaadhiciyaan inuu ku laabto boqortooyada.
Laakiin saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in wakiillada ay ku dhaqaaqeen amaro ka yimid ma daxda ugu sareysa dowladda Sacuudiga.
Dilkan ayaa sababay buuq iyo sawaxan caa lami ah, waxaana uu dhaawacay sumcadda dha xal sugaha Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Sal maan. Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa sid deed qof oo aan la magacaabin ku xukuntay dil sannadkii 2019.
Shan ka mid ah ayaa lagu helay inay si toos ah uga qayb qaateen dilka, waxaana lagu xuku may xukunno dil ah oo markii dambe laga dhigay 20-sano oo xabsi ah, halka saddex kalena lagu xukumay toddoba illaa 10 sano oo xabsi ah. si loo qariyo dambiga.
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Agnès Callamard ayaa ku til maxkamadayn tan inay ka soo horjeedo caddaaladda.
Warbixin dhaleecayn ah oo la daabacay 2019, ayay Ms Callamard waxay ku soo gabagabaysay in Khashoggi uu ahaa "dhibaanaha dil ula kac ah, oo la sii qorsheeyay” kaas oo dawladda Su cuudigu ay mas’uul ka ahayd.
Warbixinta Ms Callamard ayaa lagu sheegay in dacwad oogayaasha Sacuudiga ay amar ku bixiyeen in lasoo xiro Mr Alotaibi taasoo qeyb ka ah baaritaanka dilka Khashoggi balse ugu dambeyntii ay go’aansadeen in aan dacwad lagu soo oogin.
Warbixinta ayaa lagu magacaabay Mr Alotaibi inuu xubin ka yahay Ilaalada Boqortooyada, oo ah cutub ka tirsan ciidamada militariga Sacuud iga.
Waxa ay sheegtay Alotaibi in uu Istanbul yimid 2-dii Oktoobar uuna ku sugnaa guriga quns uliyadda guud ee Sucuudiga intii uu socday dilka Khashoggi, oo aanu ku dhex jirin qunsuliyadda.
Sacuudi Carabiya ayaa diiday codsi ah in Mr Alotaibi loo gacan geliyo Turkiga, halkaas oo lagu maxkamadeynayo isagoo maqan oo ku sugan Istanbul oo lagu eedeeyay dil.
Laakin talaadadii, ilo booliis ah ayaa xaqiijiyay in mas’uuliyiinta Faransiiska ay fuliyeen amarka lagu soo xirayo Turkiga. Mr Alotaibi ayaa la xiray xilli uu doonayay inuu u duulo magaalada Riyadh ee caasimadda Sacuudiga.
Ms Callamard, oo hadda ah xoghayaha guud ee Amnesty International, ayaa barteeda twitter-ka ku sheegtay in xariga "ay noqon karto hor umar weyn oo laga gaaray raadinta caddaala dda”.
Hatice Cengiz, gabadhii uu doonayey Khasho ggi markii la dilayey, ayaa soo dhaweysay xar iga, waxayna ku boorisay Faransiiska inay isku dayaan dambigiisa, ama ay u gacangeliyaan waddan awood u leh.

Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay lix qof oo xaaskiisu ku jirtay
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toog asho ku dilay shan qof oo ku sugnaa ma gaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kahor inta aanu isdilay, sida ay sheegtay hay ’adda dambi baarista ee DCI.
Askariga ayaa markii hore toogtay xaaski isa oo ku sugneyd gurigooda ka hor inta uusan u la dhaqaa qin qoriga AK-47 oo uu ku toogtay afar qof oo kale, sida ay hay’adda dambi-baaristu ku sheegtay Twitter-ka, iyaga oo ku tilmaamay qofka toogashada geystay in uu ahaa "Sarkaal khaa’in ah”.
"Kadib markii uu dilay seddex qof, ayuu ask arigu qorigiisa kula jeestay laba nin oo mooto watay, kuwaas oo mid ka mid ah uu geeriyo oday intii lala tacaalayay,” ayuu yiri booliisku.
Francis Wahome oo ah sarkaalka u qaab ilsana booliska deegaanka Dagoretti ee maga alada Nairobi ayaa goor sii horeysay xaqiijiyay dhacdadan, waxaana uu tirada dadka la dilay uu ku sheegay lix ruux. Warbixin uu soo saar ay booliiska ayaa sidoo kale lagu sheegay in tirada dhimashada ay gaareyso lix qof.
Dad careysan oo ka agdhawaa halka uu fal ku ka dhacay oo markii dambe dhigay dibad bax ay kaga soo horjeedaan rabshadaha ayaa taayiro ku gubay wadada, sida uu sheegay go objooge ka tirsan wakaaladda wararka ee
Reuters.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip