A iyo B, ka jawaab. Maxaa la igumaagay?

0
Sunday November 21, 2021 - 10:24:29 in Wararka by
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    A iyo B, ka jawaab. Maxaa la igumaagay?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

A) Waxaa uu yiri: Muddo 4 Sanno ah ayaan Xaaskeyga is qabnay welina inta soo hor istaagay ma dharbaaxin, Haddana waa iga tagtay. Maxey igu maagtay ( F.S:1aad)

Anaguba 4 Sanno ayaan la shaqeeyneeynay, weligeena Amar nala siiyay ma diidin. Annaga oo aan ogeyn wax nalagu maagay ayaa nala eryay iyo eryid suge. maxaa nalagu eryay ? ( F.S:2aad)
 
Jawaabta qeybta "A”. ee Saxda ah ka xulo:
a) Ma Adigaaba hadey kaa soo hor baxdo dharbaaxo la gaaro.
b) Markii horaad ku khadaneed guurkeeda.
c) Afar Sanno Cid la joogtay lama arag.
d) Habaar waalideey qabtaa.
e) Dheereey dhug Male.
f) Qofkii soo dhaweeyo ayeey dhaqaajisaa.
g) Hadeey intaa kuugu sintay nasiibkaa.
 
1.Qeybta "A” jawaabteeda (a-g) mid ka xulu.
 
2. Jawaabta Qeybta ” B” ee saxda ah noo sheeg: a b c d e f g. waxa ey kula tahay Adigu noo soo qor , Adigaan kuu dhaafay.
 


Qore : Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip