Sucuudiga oo dib u furaya safaaradii uu ku lahaa Soomaaliya

0
Saturday November 20, 2021 - 07:33:14 in Wararka by
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sucuudiga oo dib u furaya safaaradii uu ku lahaa Soomaaliya

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhaawaqday in ay dib u fureyso safaaradeeda Soomaaliya taasoo in muddo ah ku shaqeynaysay meelo ka baxsan Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha debadda sacuudiga ayaa dowladda Soomaaliya uga mahacelisay kaalinta ay ka qaadaneyso in dib loo furo safaaradda Sacuudiga ee Muqdisho.

 

Wasiirka arrimaha debadda ee Sacuudiga waxaa sido kale ay sheegtay in dib u furista safaaradda ay door muuqda ka qaadaneyso xoojinta xiriirka labada dowladood iyo kor u qaadista wada shaqeynta labada dal.

Wafdi ka socda Sacuudiga ayaa bishii June booqasho ku yimid Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay u diyaar garowga furitaanka safaaradda oo muddo sanado ah ka shaqeyneysay dalka deriska la ah ee Kenya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip