HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO SABTI 13-KA NOV.2021-KA

0
Saturday November 13, 2021 - 08:06:12 in Wararka by
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO SABTI 13-KA NOV.2021-KA

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Rooble oo kulan qado & duco loogu sameeyay Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Md.Maxamed Xu seen Rooble ayaa Shalay M/Muqdisho kaga qayb galay kulan qado sharaf ah, oo Odayaasha Dhaqan ka ay ku taageerayeen doorkiisa hoggaamineed ee arrimaha doorashooyinka ee dalka.

Odayaasha Dhaqanka ayaa R/Wasaaraha ugu duceeyay in Alle kula garab galo howsha baaxadda leh ee doorasha da, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiskiisa."R/Wasaaraha XFS,Md. Roob le ayaa Shalay ka qaybgalay munaasabad qado sharaf ah, oo ay qaar ka mid ah Odayaasha Dhaq anka Soomaaliyeed ku taageerayeen waxqabadka R/Wasaaraha, iyagoo ugu duceeyay inuu Eebbe ku garab galo, howsha doorasha da dalka ee uu hormuudka u yahay.” Ayaa lagu sheegay qoraalka.

ODAYAASHA BEELAH HAWIYE OO WAR-MURTIYEED CULUS SHALAY KA SOO SAARAY MUQDISHO

Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo maalmihii dambe shir uga socday magaalada Muqdisho ayaa Shalay war-murtiyeed kasoo saaray khilaafka ka dhex aloosan Wasiirka Waxbarashada DF iyo ma amulka gobolka Banaadir.

War-murtiyeedka ayaa waxay odayaashu ku dal badeen in loo madax baneeyo gobolka Banaadir ha naanka waxbarasho ee gobolka si lamid ah maamu lada dalka, islamarkaana ay fara-gelinta qaawan ka deyso Wasaaradda waxbarashada, maadama uu dalka uu yahay federaal.

"Duqeyda dhaqanka waxay u soo jeedinayaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha aysan ka aa musin oo wax ka qabtaan wasaarada waxbarasha da iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ku saabsan bixinta adeegyada waxbarashada gobolka,” ayaa la gu yiri war-murtiyeed kasoo baxay odayaasha dhaq anka beelaha Hawiye.

"Waxay wasaarada waxbarashada Soomaaliya u soo jeedinaysa in uu u madax baneeyo adeegya da waxbarashada gobolka. Maamulka gobolka Ba naadir uu xooga u saaro xafiisyada bixiya adeegya da waxbarashada iyo caafimaadka.”

Sidoo kale waxay bogaadiyeen dadaalka iyo tay eynta uu maamulka gobolka Banaadir ku sameeyay waxbarashada gobolka Banaadir, uuna isbedelo la taaban karo kusoo kordhiyey mudadii uu la wareeg ay adeeyadaas, sida ay sheegen.

"Duqeyda dhaqanka waxay ugu dambeyn ugu baaqeysa Wasaarada waxbarashada iyo maamulka G/Banaadir in xal loo helo khilaafka ku saabsan adeegyada

waxbarashada, islamarkaana ka wada-shaqeyan horumarinta adeegyadaas, loona gaarsiin lahaa deegaanada G/Banaadir.” Xukuumada Abiy Ahmed oo ogolaatay arrin ay muddo ka diidaneyd gobolka TigrayXukuumada Abiy Ahmed oo ogolaatay arrin ay muddo ka diidaneyd gobolka Tigray

War-murtiyeedkan ayaa imanaya xili uu dhawa an khilaaf xoogan ka dhex qarxay maamulka G/Ban aadir iyo Wasaarada waxbarashada DFS , ka dib markii ay wasaarada baabi’isay lacago uu maamul ka gobolka ku soo rogay goobaha waxbarashada.

Rooble iyo madax maamul goboleedyada oo gaaray go’aan la xiriira doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xus een Rooble ayaa Shalay shir guddoo miyay shir ay aala dda fogaan aragga ku yeesheen Gola ha Wadat ashiga Qaranka. Kulankaas u dhaxeeyay Rooble iyo madaxda m aamul goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray da rdargalinta doorashada Golaha Shacabka. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynay aasha Dowlad Goboleedyada oo kala Madaxweyna ha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,Madaxweyna ha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweyna ha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen), Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha HirShabelle Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Gabagabadii kulanka ayaa la isku afgartay in si deg deg ah dhammaan Dowlad Goboleedyada lo oga bilaabo doorashooyinka Golaha Shacabka, lag una soo gabagabeeyo si looga fogaado dib u dhac ku yimaada doorashooyinka.

Kulankan ayaa yimid saacado kadib markii Gud diga Doroashooyinka ee Heer Federaal ay war-sax aafadeed ay Dorraad soo saareen ku shaaciyeen in uu faray maamul goboleedyada dalka inay doora shada xildhibaanada golaha shacabka billaabaan 16-ka November 2021.

"Guddiga ayaa markii uu la tashaday qaybaha siyaasadda iyo guddiyada doorashooyinka heerark ooda kala duwan, wuxuu ugu baaqay guddiyada ka la gedisan ee doorashada ee Heer Doowlad Gobol eed, in ay si rasmi ah u bilaabaan doorashooyinka golaha shacabka 16 November 2021,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Guddiga ayaa xukuumadda Rooble ka codsaday in ay waqtigaasi ka hor si degdeg ah u gaarsiiso guddiyada sahaydii dhaqaale ee doorashada, si ay hawshooda u gutaan.

Maxaa ka jira in kala shaki uu soo kala dhex-galay xubnaha Midowga Musharraxiinta?

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamed Geelle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kala shaki la sheegay inuu soo kala dhex galay Musharaxiinta Mucaaridka oo ku mideysan Gole mucaarid ah.

Waxa uu sheegay inaysan wax ba ka jirin tuhunka laga qabo in kala shaki soo kala dhex galay Muc aaridka, isla markaana ay iskugu kalsoon yihiin sidii hore, oo ay yeeshan kulamo ay uga arrinsanayaan doorashada.

"Siyaasadda sideeda waa iska tuhun, qof aan wax lagu eedeynayn oo siyaasada soo aaday maj irto, anaga Dorraad sidii aan iskugu kalsooneyn ayaa iskugu kalsoonahay. Shalay waxaa laheyn shir Zo om-ka ah oo mid kale waa isku ballansanahay,” ay uu yiri Musharax Daahir Geelle.

Sidoo kale waxa uu sheegay inay ka arrinsana yaan arrimaha doorashada oo ay ka soo saarayaan mowqif mideysan, uusan jirin wax tafaraaruq ah oo soo kala dhex galay oo wiiqaya ujeedkii loo sameey ay Golaha ay ku mideysan yihiin mucaaridka.

"November 19-keedii sanadkii 2020-ka ayaa is ku nimid doorasho ayaa riixeynay sanadkii waxyar baa ka dhiman, shaqadii aan u tagneyn sidii ayaa u taaganahay, laakiin group-kii xiligaas shiray sidii ayay u shiraan oo go’aanka u leeyihiin.”

Waxaa muddooyinkii dambe isa-soo tarayay tuhuno la xiriira in Midowga Musharaxiinta uu soo kala dhex kala shaki, oo qaarkood ay u janjeedhsa meen madaxtooyada, taasi oo uu beeniyay Mushar ax Daahir Geelle.

Rooble oo hoygiisa ugu tagay Sheekh Shariif iyo arrin ay isla qaateen

R/Wasaaraha Soomaaliya Md.Maxamed Xuse en Rooble ayaa Shalay hoygiisa ku hooqday mad axweynihii hore ee dal ka Md.Shariif Sheikh Ax med oo dhawaan wala ac xoogan ka muujiyey habsami u socodka Doo rashooyinka. R/Wasaare Rooble ayaa ugu horeyntii uga war bixiyay Madaxweynihii hore ee dalka halka ay mar ayaan howlaha doorashooyinka ee uu horm uudka ka yahay geedi socodkeeda. Rooble iyo Sh. Shariif ayaa sidoo kale wa xay ka wada-hadleen dardargelinta howlaha doora sho oyinka dalka, oo dhowr jeer uu ku yimid dib u dhac ay ka dayriyeen mucaaridka. 2-da mas’uul ayaa waxay isla qaateen sida ay lagama maarmaan u tahay in deg deg loo bila abo doorashada xildhibaannada Golaha Shac abka, lana soo gebagebeeyo ka hor dhammaadka sa nadka.

R/Wasaaraha ayaa isagoo ka duulaya mudnaan ta ay leedahay dedejinta howlaha doorashooyinka ayuu waxa uu Shalay habka fogaan araga kulan kula yeeshay madaxda dowlad-goboleedyada iyo G/ Ba naadir oo uu ku boorriyay in ay doorashada xildhib aannada Golaha Shacabka ku soo gebagebeeyaan inta aysan dham maan bishan December.

Si kastaba, doorashada Golaha Shacabka ayaa si rasmi ah u bilaabmi doonto 16-ka bishaan November, ayada oo 24 December 2021 ay tahay waqtiga kama danbaysta ah ee loo asteeyey in lagu soo gebagebeeyo doorashadaas, sida uu shaaciyey Guddiga doorashooyinka heer federaal.

Hormuud Telecom oo la guddoonsiiyay abaa lmarino kala duwan

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Abaalmarinta ee Ga nacsiyada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiiro, Xildhibaano, Senatorro, Gudoomiyaha M aamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Rugta Ga nacsiga Soomaaliyeed, waxaana Shirkadda Hor muud Telecom lagu guddoonsiiyay abaal marino kala duwan.

Gudoomiyaha Hay’adda Abaalmarinta Ganacsiy ada Soomaaliyeed (Somali Business Award), Ri dwaan Yuusuf Xaaji yaa sheegay in shirkadaha

 

guuleystay ku muteyste en cod bixin ku dhacday habelectronic ah, oo ay ka qay bqaateen dad ku dhow 500,000 oo Soomaali ah, kuwaas oo ku kala nool dunida dacaladeeda.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarash ada Hidaha & Tacliinta Sare, Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabir) oo ka mid ahaa madaxdii ka qayb gashay munaasabadan ayaa ku dhawaaqay in Shir kadda Hormuud ay sanadka 2021 ku guuleysatay shirkadda ugu wanaagsan ee isgaarsiinta dalka.

Dhanka kale waxaa isla munaasabadan Shirk adda Hormuud lagu guddoonsiiyay billadda shirkad da ugu fiican ee dhinaca gargaarka iyo ka qayb qaa dashada arrimaha horumarinta ee bulshada.

Hay’adda ayaa sheegtay in shirkadda ay abaal gudkaan ku muteysatay kaalintii ay ka gaysatay la tacaalidda caabuqa COVID-19 oo isugu jiray lacago Cash ah, haamaha oksijiinta, dhismooyin isbitaalo iyo xarumo kale oo caafimaad, taasoo wax weyn ka tartay ka hortagga cudurkaas, iyadoo Hormuud Tele com ay markii ugu horeysay dalka ka hir gelisay warshad Oxygen-ta soo saarta, si xal loogu helo baahida Oxygen la‘aanta ee dalka ka jirta.

Maxamuud Cabdikariin Gabeyre, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaaliyeed oo billadaha guddo onsiiyay Shirkadda Hormuud ayaa martidii munaas abadaasi ka qaybgashay u sharaxay waxyaabihii ay ku muteysatay billadahan kala duwan.

Gudoomiyaha Maamulka G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)ayaa shirkadaha la abaal mariyay ku bogaa diyay adeegyada hufan, ee ay bulshada u hayaan.

Dhinaca Kale Warbaahinta Dalka Ayaa Waxaa Tartankaas kaalinta 1aad ka galay Raadiyo Kumiye FM 88.0 Sanadkii 4aad oo xiriir ah dhinaca qiime ynta waxqabadka warbaahinta dalka ee xagga wac

yi gelinta Bulshada ee barnaamijka KALAMAAN.

Sakariye oo soo jeediyey talo ay Soomaalidu uga faa’iidi karto Burburka ITOOBIYA

Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka had lay xaaladda cakiran ee dalka Itoobiya ayaa sharrax aad ka bixiyey khataraha iyo fursadaha Soomaaliya ka soo wajihi kara dadka Itoobiyaanka ah hadii dal koodu burburo, isagoo sheegay in tal ooyin muhiim ah uu u gudbiyey mad axweyne Farmaajo.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale fari in u diray Madaxweynaha Jabuuti Is maaciil Cumar Geelle, waxuuna she egay in haddii Itoobiya ay burburto ay fursado bad an ka heli karto umadda Soomaaliyeed, oo haatan wajaheysa kala qoqobnaan aad u baahsan.

Sakariye Xaaji Maxamuud waxuu soo jeediyey in shanta Soomaaliyeed hadii ay iska kaashadaan khataraha ka imaan kara umadda Itoobiyaanka ah ee qaran jabka wajaheysa.

"Waxaan u tegay madaxweynaha, waxaana ku iri aqoonyahano Soomaaliyeed waa buuxaan, 10 il aa 20 qof oo qubaro ah oo baaritaan sameeya oo dejiya qorshaha sida ay umadda Soomaaliyeed ula fal-geli karto khataraha nooga imaan kara Itoobiya iyo faa’iidooyinka dalkeena ugu jira burburka ku soo wajahan dalkaas aan diyaarino,” ayuu yiri Xildhiba an Sakariye.

Sidoo kale waxuu soo bandhigay sida quburada as looga soo dhex-xuli karo umadda Soomaaliyeed, ee degta Geeska Afrika.

"Madaxweynaha waxaan kula taliyey Jigjiga, Ga arisa, Hargeysa, Jabuuti iyo shanta gobo lee kale, min 2 qof hasoo direen, dadkaas oo qubaro lasoo xulay ah, hasoo dejiyeen barnaamij Soomaaliweyn looga badbaadi karo khatarta ka soo wajihi karta bu rburka Itoobiya,” ayuu yiri Xildhibaan Sakariye.

Sidoo kale waxa uu sheegay in faa’iido badan ay Soomaaliya uga imaan karto burburka Itoobiya, maadaama uu dalkaasi yahay ‘cadawga Sooma aliya’.

"Shalay waxaa banaanka taalla fursad ay ku mid oobi karto shanta Soomaaliyeed, waxaan noqon kar naa dowladda 1aad ee Gobolkan Geeska Afrika, dhul, dad badi iyo kheyraadba waxaan noqa doo naa dalka ugu horeeya Geeska Afrika, balse nasiib darro, waxaas dhan looma jeedee, hoos ayaan isku eegeynaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Xildhibaanka ayaa madaxweynaha dalka Jabuu ti Ismaaciil Cumar Geelle waxa uu ka dalbaday in arrintaan uu hoggaamiyo oo isagu uu aruuriyo qub uro Soomaaliyeed oo heli kara xalka khatarta iyo faa’iidada nooga soo wajahan burburka Itoobiya.

"Waxaan ugu baaqayaa Ismaaciil Cumar Geelle oo madaxweyne ah, oday Soomaaliyeed-na ah, in uu arrintaas la wareego oo isagu u yeero dad Soo maali ah oo aqoonyahano ah oo arrintaan kasoo shaqeeya, waxaa suurta geleysa inaan ogaano, maxaa khatar ah iyo sidee uga badbaadnaa, maxaa faa’iido ah iyo sidee uga faa’iideysanaa? Waa sida lagu badbaadiyo umaduhu markii ay khatar galaan,” ayuu yiri.

Xildhibaan Sakariye waxuu qabaa in Soomaalidu madoobi karto, kadib burburka Itoobiya, "Waxaan ogaa doonaa inaan isku doon saaranahay oo furs adaha iyo khataraha aan wada leenahay, waxyaabo badan oo hadda Soomaalidu isku heysato kor ayaa looga bixi lahaa, hadii umadi khatar wada dareento wixii dhex yiilay waa ilaabeysaa, marka faa’iidooyin aan toos aheyn, laakiin faa’iidooyin waa weyn ah ayaan ka heli karnaa burburka Itoobiya,” ayuu yiri Xildhibaan Sakariye.

Askar ka tirsan AMISOM oo Dil Toogasho lagu Xukumay

Waxaa Shalay M/muqdisho lagu soo gabagabe eyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee M/ Mu qdisho Waxaa halkaas lagu dhageysanayay kiis da cwadeed loo haystay shan askeri oo AMISOMka tirsan kuwaas oo lagu helay "in ay dad rayid ah ku dileen” deegaanka Golwayn ee Sh/Hoose. Dhacda da oo ahayd bishii August ee sannadkan, waxaa lagu dilay 7 qof oo shacab ahaa, waxaana la shee gay in qaarkood lagu dul fadhiisiyay miino, ka dibna lagu qarxiyay.

Labo ka mid ah askartii la soo eedeeyay oo u dhashay Ugandha ayaa lagu xukum ay dil, halka seddaxda kalena lagu xu kumay min 39 sano oo xabsi ah.

Goobta xukunka uu ka dhacay waxaajoogay qaar ka mid ah ehellada dadkii rayidka ahaa ee la dilay, oo sheegay in ay ku faraxsan yihiin sida uu xukunka u dhacay.

Afhayeenka Beeralleyda G/Sh/hoose, Xuseen Cismaan Waasuge, oo ku sugnaa maxkamadda, ka as oo la hadlay BBC Somali wuxuu sheegay in "Ma xkamadda Shalaya la soo gebagebeeyay.”

"Waxaa Ugandha ka yimid (xubno ka tirsan) max kamadda ciidamada. Jimcahii ayey billaabatay.2 maalmood waxaa hadlay dadkii ku caddeynayay dembiga. Anaga waa nalagu casuumay, waana dha geysaneynay”, ayuu yiri Xuseen.

"Xalane ayey maxkamadeynta ka dheceysay, la akiin anaga wax Soomaali oo qareen ah oo noo do odayay ma jirin. Marqaatiga nalaga dalbadayna waa hal wiil oo ninka beerta iskalahaa uu dhalay. 7 qof ayaa ku marqaati furay oo lix ka mid ah ay yihiin ciidanka Ugandha ee meesha joogay”.

"Ninkii kabtanka ahaa ee ciidanka watay waxaa lagu xukumay dil toogasho. Ninkii ku xigay ee watay unugga wax laayay, waxaa lagu xukumay dil toga sho. Ninkii maydka miinada dul saaray ee ku qarxiy ayna waxaa lagu xukumay 39 sano oo xabsi ah”.

Labadii nin ee xabadda ku furtayna waxaa lagu xukumay min 39 sano oo xabsi ah”, ayuu yiri.

Ehellada dadkii ay dishay AMISOM oo war ka soo saaray xukunkii Shalay, shaaciyeyna arrin kale

Ehellada dadkii ay deegaanka Golweyn ee G/ Sh/Hoose ku laayeen ciidanka AMISOM ayaa war ka soo saaray xukunkii Shalay lagu riday shan xub nood oo askar iyo saraakiil isugu jira, kuwaas oo maxkamadi ku heshay dembiga ah inay si ula kac ah u laayeen dadkaas shacabka ahaa.

Ehelladu waxay aad u soo dhaweeyeen xukun ka Shalay lagu riday askartii iyo saraakiishii dishay dadkaas, sidoo kale waxay shaaciyeen in hadda ka dib ay bilaabayaan raadinta mag-dhawga dadkaas ay dishay AMISOM ee Shalay la xukumay askartii dishay.

"Dadka la dilay waxay leeyihiin xuquuq mag dhaw ah, hadda waxaan noo bilaabanaya magdha wga dagaalkiisii, waxaan ku doodi doonaa in dowl adda Uganda dadkaas sida sharci darrada ah loo dilay ay siiso magdhaw u qalma, hadii ay Uganda iska bixin weyso magdh awgaas waxaan ku qaadi doonaa shu ruucda caalamiga ah, dadkeenu ma noqon doonaan xoolo la dilay, cid ka baxsan karta malaha shuruucda caalamiga ah,” ay uu yiri afhayeen u hadlay ehellada dadkii la dilay.

Ehellada oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay mag aalada Muqdisho ayaa sheegay inay si joogto ah u ga qeyb galayeen maxkamadeynta askarta AMIS OM oo ka socotay xerada Xalane, waxayna sheege en inay ku qanceen hanaankii uu u dhacay xukun kaas.

"Maxkamadaas oo ka koobneyd 20 qof oo shan xeer ilaaliye iyo afar qareen ay ku jiraan oo ciidan iyo saraakiil badan ay ka qeyb galeen, waxaa si jo ogto ah uga qeyb gelayey anagoo afar qof ah oo ehellada dadkii la laayey ka mid ah,” ayuu yiri af-hayeenkii u hadlay ehellada. Maxkamadda ayaa 5-tii bishaan ka furantay Xal ane, waxaana Dorraad oo Khamiis aheyd la soo sa aray habka degmiga loogu helay askarta iyo saraaki isha AMISOM, iyadoo Shalay oo Jimco aheyd lagu dhawaaqay xukunka raggaas lagu helay dembiga.

"Shanta nin ee dembiga lagu helay laba kamid ah waxay maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah, halka seddaxda kale lagu xukumay 40-sano oo xabsi ah, waxaa xukunsanayaasha la siiyey inay racfaan ku qaadan karaan 14-cisho, waxaan goobj oog u aheyn in sidii askartaas ka tirsan AMISOM ay sharafta uga dileen dadkeenii, si lamid ah Shalay horteena ayagana sharafta looga dilay, saraakiishii horteena ayaa garaadihii looga rifay, askar ayaa la gu sii daayey, horteena ayaana lagu jeebeeyey,” ay uu yiri Afhayeenka ehellada dadkii ay AMISOM ku leysay Golweyn.

Dil ka dhacay Muqdisho iyo faah-faahin kasoo baxeysa

Wararka aan ka helayno M/Muqdisho ayaa she egaya in Shalay qof Haweeneey ah lagu dilay aga gaarka Isbitaalka Digfeer, waxaana dilkeeda kasoo baxaya warar kala duwan.

Rag ku hubeysnaa Bustoolado ayaa toogtay Ha weeneeyda oo lagu magaacbi jiray Dahabo Jimc aale Tooxow, xili ay ku sugneed Gur igeed oo ku ya allaagagaarka Isbit aalka Digfeer ee M/Muqdi sho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Dahabo ay ka tirsaneyd Ciidanka do wladda, sidaasina ay u beegsade en dableyda hub eysan.

Goobjoogayaal ayaa ku waramaya in ragga dilka geystay ay goobta ka baxs adeen, ayada oo xaafa da uu dilka ka dhacay gaareen Ciidamo ka tirsan ku wa dowladda Soomaal iya, oo bilaabay howl-galo lagu baadi-goobayo rag gaasi.

Waxaa 7aad-yadii u dambeeyay maga alada Muqdisho ku soo badanayey dilalka qorsheyn ee loo geysanayo Askarta ka tirsan ciidanka dowl adda iyo dad shacab ah, kuwaasi oo qaarkood ay sheegt aan kooda Al-Shabaab, halka kuwo kalena aygey sanayeen Kooxo Burcad ah

Wafdiga Midowga Afrika oo xog ka Bixiyey Kula madii ay ku yeesheen MUQDISHO

Safiirka Masar u qaabilsan Itoobiya, isla-mark aana horkacyey wafdiga ka socda golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika, Danjire Maxamed Cumar Gad ayaa faah faahin guud ka bixiyey kul amii ka dhacay Muqdisho.

Danjiraha iyo xubnii kale ee la socday oo booqa shadooda Shalay soo gaba-gabeeyey ayaa marka hore uga mahad celiyey dowladda iyo shacabka, sida ay u soo dhoweeyeen.

Gad ayaa tilmaamay in inta ay ku sugnaayeen Muqdisho ay kulamo la qaateen madaxda ugu sar rey sa dalka, siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliya

Sidoo kale guddiga nabad da iyo amniga ee AU-PSC uu mar weliba dan eynayaan in go’aan mid ah laga gaaro mustaqba lka AMISOM ee Soomaa liya, iyada oo loo marayo wa da-hadal.‘Waxaabn aaminsanahay inaan go’aan mideys an ka gaari doono mowqif guud iyo heshiis mustaqbalka AMISOM, kadib 2021-ka haddii aan wada-ha dal iyo dood ka yeelano arrimaha howl-galka AMIS OM,” ayuu yiri Danjiraha Masar ee Ito obiya Dr. Max amed Cumar Gad.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in Mid owga Afrika uu dadaal iyo taageero la garab taagan yahay Soomaaliya, si ay uga gudubta xaaladda kala guurka ah ee ay ku jirto. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyadoo dhankeeda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay dabcisay mowqifkeeda ku aadan qaab dhismeedka howl-galka AMISOM ee dalka, waxayna xustay inay diyaar u tahay inay sii waddo

wada-xaajoodka Ururka Midowga Afrika


Maxuu yahay qorshaha ka dambeeya casuuma da Finland ay u fidisay wadfiga Somaliland?

Wafdi ka socda maamulka Somaliland oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Somaliland Cali Xaamud Jabriil ayaa gaaray magaalada Helsinki ee dalka Finland, waxayna faahfaahin ka bixiyeen qorshaha ka dambeeya socdaalkooda.

Guddoomiye Cali Xaamud oo hoggaaminaya wafdiga gaaray magaalada Helsinki ee caasimadda dalka Finland oo la hadlay BBC ayaa sheegay inay casuumaad rasmi ah ka heleen dowladda Finland, sidaasna ay ku tageen.

"Waxaan dalkaan u nimid inaan ka wadahadalno sidii Somaliland iyo Finland aan aad isugu soo dhaweyn laheyn, beryahaan arrintaas ayaan ka shaqeyneynay, waana ay nala qaateen, waxay sidoo kale nala qaateen inay nagala shaqeeyaan dimoquraadiyadeynta Somaliland, waxay naga aqbaleen inaan wada dhisno saaxiibo aan ku yeelano baarlamaanka Finland,” ayuu yiri Cali Xaamud.

Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Somaliland Cali Xaamud Jabriil ayaa sheegay in casuumaadaan ay ku tageen Finland ay ka heleen baarlamaanka dalkaas, isla markaana ay halkaas u joogaan inay heshiisyo la galaan dowladda Finland.

Dowladda Soomaaliya ayaan aad jecleyn dowladaha isku daya inay saaxiib la noqdaan Somaliland oo sheegata inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, waxaana la xasuustaa inay xiriirka u jartay, qaarna xiriirka u gaabisay dowlado ay ku jiraan Kenya iyo Geni oo casuumaad u fidiyey Madaxweynaha maamulkaas Muuse Biixi Cabdi.

AL-SHABAAB oo shaacisay inay saraakiil Marey kan ah ‘ku dileen’ qaraxii Banaadir

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas ’uul iyadda qaraxii Shalay ka dhacay isgoyska Bana adir ee Muqdisho, oo loo ad eegsaday gaari wal xa ha qarxa laga soo buuxiyay oo uu ka xay nayay dag aalyahan naftii halige ah.

Sida ay baahisay warbaahinta Al-Shabaab, war rasmi ah oo kasoo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarka lala eegtay saraakiil Americ an ah oo u shaqeynayay shirkad qaab ilsan arr imaha difaaca oo lagu magacaabo Pac ific Architects and Engineers, sida qoraalka lagu xusay.

"Waxaa qarax lala beegsaday kolonyo gaa diid ah oo ay la socdeen saraakiil Caddaan Ame rican ah waxaa si gaar ah loo beegsaday gaarigii ay saa rnaayeen saraakiisha Mareykanka ah wax aana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac leh,” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shab aab.

Al-Shabaab ayaa sheegatay in saraakiisha Ma reykanka ay ahaayeen laba sarkaal, oo ay we hliye en kuwa u dhashay dalka Uganda, ayna ka yima adeen Villa Baydhaba.

Al-Shabaab ma aysan shaacin tirada rasm iga ah ee ku aadan khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ay gaarsiisay saraakiishan, haddiiba ay sida ay u sheegtay u jiraan inay weer arka la he shay.

Qaraxa ka dhacay agagaarka isgoyska Ban aadir ayaa ahaa mid xooggan oo laga maqlay meelo ba dan oo magaalada kamid ah, kaasi oo lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada Amisom oo ka yimid dhanka Villa Baydhaba, sida aan xog ta ku helnay.

Goobjoogeyaal ayaa warbaahinta u xaqiijiyey dhi mashada saddex qof, iyo dhaawaca tiro intaas ka badan. Waxa uu burbur xoogan soo gaaray mid ka mid ah Gaadiidka Ciidamada AMISOM ee qar axa lagu weeraray, iyada oo dadka ku dhaawac may qaraxa la geeyay qaar kamid ah Isbitaallada magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa yimid saacado kadib markii qarax kale uu Shalay ka dhacay Wadada Cee lqalow ee laamiga isku xira Isgoysyada Dan-Wa daagaha iyo Soobe, kaasi oo ahaa nooca mii nada ah, waxaana lala beegsaday Ciidamo ku su gnaa agagaarka Ce elqalow oo kamid ah kuwa dowladda Hoose ee Xa mar ee lacagta can shuur ta uga qaada Bajaajta.

Guddoomiyihii Maxkamadda Al-Shabaab ee Kun tuwaarey oo is dhiibay

Walaaca doorashada Aqalka Hoose laga qa bo oo kordhay iyo Digniin laga soo saaray

Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ay aa walaac xoogan ka muujiyey doorashada Gol aha Shacabka oo dhawaan si hordhac ah uga bilaaba tay M/Muqdisho, waxayna ka digeen nidaamka ay ku bilo wdeen doorashooyink aas.

Qoraal kasoo baxay Urura da Bul shada Rayidka Soom aaliyeed ay aa waxaa lagu dalbaday in doora shooyinka G/Shac abka ay noqda an kuwa hufan oo daahfuran, isla markaana aan ka hor-im aaneyn habraacyada loo sameeyay doora shada iyo heshiisyadii la gaaray."Bulshada Rayidka wa xay soo jeedinayaan in golaha Wadatashiga Qa ran sida ugu dhakhsiyaha badan inay kusoo saa ran jadwalka doorashada iyada oo aan waxba laga bedeleen heshiiskii 17-kii September,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Waxay ka digeen in doorashada golaha shacab ka ay ku socdaan nidaamka ay ku bil lawdeen oo ay sheegen inuu u muuqday mid aan waafaqsaneyn heshiisyadii doorashooyinka.

"Waxaa welwel badan ka qabnaa suurtagalnim ada in la baalmaro habraacyada loo dajiyay door ashooyinka dalka.” Sidoo kale waxay soo dhawe eyen baaqii R/Wasaare Rooble uu u jeediyay Gudd iga Hirgel inta Doorashooyinka ee labada heer ee ku aadana in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bill aabo doorashada golaha shacabka. "Xarunta la socodka doorashooyinka ee bul shada rayidka wax ay bogaadinaysaa dadaall ada la gu xaqiijinayo hub inta qoondada 30% ee haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin mat alaada shacab ka.”

Ugu dambeyntiina waxay ugu baaqeen in ma s’uuliyiinta dalka iyo guddiyada maamulka doora shooyinka inay u hogaansamaan habraacyada lagu xaqiijinayo matalaada haweenka oo ay she egan inay muhiim u tahay geedi socodka doora shooyin ka dalka.

Guddoomiyihii Maxkamadda Al-Shabaab ee Kun tuwaarey oo is dhiibay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo bax aya guddoomiyihii maxkamadda Al-Shabaab ee degm ada Kuntuwaarey oo Xalay iska dhiibay de gmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Ho ose. Sarka alkaas oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Mac alin oo Al-Shab aab looga dhex yaqaanay Abuu-Ca li ayaa waxaa sawirradiisa soo bandhigay maam ulka degmada Qoryooley oo uu isku soo dhiibay.

Guddoomiyaha maamulka degmada Qor yooley Sayid-Cali Ibraahim ayaa warbaahinta do wladda u sheegay in sarkaalkaan uu si iskiis ah isugu soo dhiibay.

Maxamed Xasan Macalin (Abuu-Cali) ayaa la sheegay kooxda Al-Shabaab uu u qaa bilsanaa ma xkamadeynta dadka ku nool Kuntuwaarey iyo deeg aanada hoos ta ga.Guddomiyaha degmada Qoryooley ayaa laga soo xigtay in isisoo dhiibitaan ka sarkaal kaan ay gacan weyn ka geys teen saraakiisha ciidan ka xoogga dalka ee ku sugan degmada Qoryooley ee G/Sh/ Hoose.

Mudooyinkii dambe waxaa aad u soo badan ayey xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee isku soo dhii baya ciidamada dowladda Soomaaliya, inkas ta oo aan si dhab aan loo ogeyn sababta ka dam beysa arrintaan, gadana dad badan oo si dhaw ula socda dhaqdhaqaaqyada kooxdaan waxay qabaan in nolol adag ay wajahayaan dagaalyah anada Al-Shabaab ee duurka ku jira.

Mareykanka oo Cunaqabateyn ku soo rogay Mil itariga Eritrea

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isa goo ku eedeeyay inay gacan ka geysteen dagaalka ka socda gobolka Tigray ee Itoobiya.

Cunaqabatayntan ayaa lagu bartilmaameedsaday Ciidanka Difaaca Eritrea iyo Xisbiga siyaasadeed ee Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, ee ah Xis biga Dadka ee Dimuqraadiyadda iyo Caddaaladda.

Sidoo kale waxaa liiska madow lagu daray mad axa xafiiska amniga qaranka Eritrea Abraha Kassa Nemariam; Hidri Trust, oo ah shirkadda gacanta ku haysa Jabhada Shacabka; iyo Hagos Ghebrehiwet Kidan oo ah la taliyaha dhaqaalaha ee xisbiga.

Maraykanka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheeg tay in tan iyo markii ay colaaddu ka qarxeen gobol ka Tigray 2020 ay ciidamada Eritrea ka qayb qaa teen hurinta rabshadaha.

"Ciidamada Ereteriya waxay ka hawlgaleen gu ud ahaan Itoobiya intii ay socdeen colaadaha, wax ayna mas’uul ka ahaayeen xasuuq, dhac iyo farax umayn,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Bayaanka ayaa ku eedeeyay EDF iyo Jabhadda Shacabka inay gacan ka geysteen xiisadda, isla markaana ay carqaladeynayaan dadaallada lagu do onayo in xabad-joojin ama heshiis nabadeed lagu gaaro.

Madaxweynaha Kenya oo ku dhawaaqay feejign aan Amni

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in sare loo qaado feejignaanta xa ga amniga ah ee gudaha dalkaasi Kenya.Kulan uu Shalay la yeeshay Uhuru Kenyatta Gollaha Amniga Qaranka ayuu faray hay’adaha ammaanka inay sare u qaadaan feejignaanta iyo ka warhaynta "dhibaatooyinka amni ee ka socda gobolka.

Kenyatta ma uusan sheegin haddii ay jirto khatar gaar ah balse wuxuu soo saaray awaamiirta la xiriira dhanka amniga.

Dalka Kenya oo kamid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay weeraro khasaaro geystay oo mas’uuliyadooda sheegteen Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.

Suxufi Maraykan Ah Oo Lagu Xukumay 11 Sano Oo Xabsi Ah

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster .

Suxufigaasi oo bishii May la gu xiray garoonka diya ara daha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacd oon iyo ‘argagixiso’.

Goobtii lagu Maxkamadeey ay saxafigaasi ayaa la shee gay in loo diiday qeybaha wa rbaahinta iyo shacabka,sida laga soo xigtay qare enka saxafigaasi. Danny Fenster, ayaa ahaa tifaftire iyo wariye ka tirsanaa majaladda Myanmar’s Fron tier.


Imaamka Al-Azhar oo si weyn u diiday qor she lagu abuurayo diin cusub oo la yiraahdo…

Imaamka Al-Azhar, Sheikh Ahmed Al Tayyeb ay aa si xooggan u cambaareeyey isku day lagu aas-aasayo diin cusub oo la yirhaado Ibraahiimiyad, oo la abuurayo ay ada oo la mideynayo saddexda di in ee Islaamka, Kirishtanka iyo Ya huudda.

Dadka ololahan wada ayaa ku dooda in saddexda diin ay isku asal yihiin oo laga soo gaaray Nebi Ibraahim Cal ayhi Salaam, laguna magacaabo "Abrahamic Reli gions.”

Isaga oo ka hadlayey shir ka dhacay Al-Azhar, ayaa waxa uu isku daygan ku qeexay dhalanteed iyo xoriyadda damiirka qofka oo lala wareego.

Waxa uu isku daygan la meel dhigay calmaaniye ynta iyo dhameynta taariikhaha.

"Baaqyadan waxay sida muuqata ku saabsan yihiin mideynta Yahuudda, Kirishtanka iyo Islaamka oo laga dhigayo hal diin oo lagu magacaabo Ibraahi imiyad,” ayuu yiri Sheikh Ahmed Al Tayyeb.

"Baaqyadan waxay la mid yihiin calmaaniyeyn ta, dhammaadka taariikhaha, anshaxa caalamiga ah iyo wax la mid ah. Dusha sare waxay uga muuq daan sare u qaadidda isku duubnida aadanaha iyo midowgooda, iyo soo afjaridda khilaafyada,” ayuu ku daray.

Waxa uu si kastaba sheegay in soo jeedinta no ocan ah ay bani’aadamka ka qaadeyso xoriyadda diimaha. "Innaga oo ka duuleyna rumeynteena dii maha samaawiga ah, waxaan rumeysanahay inays an suurta-gal aheyn in bani’aadamka ay ku heshiiy aan hal diin, marka la eego kala duwanaanshaha dadka ee midabka, caqiiqdada, maskaxda, luuqada ha iyo xitaa raadka faraha. Dhammaan arrimahan waa taariikhi iyo xaqiiqo saynis ah, waxaana tani si doo kale xaqiijiyey qu’raanka kariimka ah,” ayuu yiri

Doodda ku saabsan in saddexda diin la midee yo ayaa sare usii kaceysay dhowaanahan, gaar ah aa tan iyo markii dhowr dal oo Carab ah oo Imaar aadka Carabta hormuud u yahay ay xiriir diblomaasi la yeesheen Israel.

Turkiga oo Muwaadiniinta Yemen, Ciraaq iyo Suuriya u diiday in Belarus u dhoofaan

Turkiga ayaa Shalay billaabay dhaqangelinta go’aan muwaadiniinta u dhashay dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Yemen u diidaya inay u dhoofaan wadd anka Belarus iyaga oo ka duulaya garoomada diy

aaradaha Turkiga.

Go’aankan ayaa lagu sababeeyay xiisadda dhin aca qaxootiga ah ee ka aloosan xuduudda u dhax aysa Belarus oo horey uga tirsanayd waddankii hore ee Midowgii Soofiyeeti iyo Poland.

Amarkan ayaa ku soo beegmaya xilli xiriir dibl umaasiyadeed oo saddex-geesood ah uu dhex ma ray saraakiisha Poland,Turkiga iyo Yurub kaas oo lo oga gol leeyahay in lagu joojiyo qulqulka dadka isku dayaya in ay si sharci darro ah ku gaaraan Mido wga Yurub iyaga oo sii maraya xudduudaha bari.

"Iyada oo laga duulayo dhibaatada la xiriirta in si sharci darro ah looga gudbo xudduudda u dhexeysa Midowga Yurub iyo Belarus, waxaa la go’aamiyay in muwaadiniinta Ciraaq, Suuriya iyo Yemen ee doona ya inay u safraan dalkaasi aanan loo oggolaan do onin inay ka dhoofaan garoomada Turkiga ilaa amar dambe,” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saartay hay’adda duulista rayidka Turkiga.

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa Talaadadii dii day eedeynta ah in duulimaadyadeedu ay qeyb ka yihiin abuurista xaaladda tahriibka, dad sharci-darro ahna ay qaaddo”. Waxay bayaan ay soo saartay ku sheegtay in macluumaadka noocaas ah "aanay ka tarjumaynin runta.”

Amir Ali Hajizadeh: "Israel dagaal way billa abi kartaa balse IRAN ayaa soo afjari doonta”

Taliyaha ciidamada cirka ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, Amir Ali Hajizadeh ayaa Kha miistii sheegay in Israel ay u qoran tahay " in la ci rib-tiro” islamarkaana tallaabo kasta oo ka dhan ah Iran oo ay qaado ay taasi soo dedejin doonto.

Hadalkiisa ayaa yimid ayada oo madaxda amniga Israel ay dhowaanahan sare u qaa deen hadallada ka dhanka ah Iran, ayada oo madaxa ciidamada Israel Aviv Kohavi uu Tala adadii shaaciyey in militariga ay sare u qaadeen diyaarinta weerar lagu qaado goobaha Nukliyeerka ee Iran.

Isaga oo ka hadlayey munaasabad ka dhacday Theran, ayaa Amir Ali Hajizadeh wuxuu ugu jeesje esay Israel "inay tahay taliska kaliya ee dunida ka jira ee ka doodaya sidii ay ku badbaadi lahaayeen.”

"Taliska Sahnuuniyadda ee ka hadlaya jir itaako oda waxaa u qoran baaba’ mana ka hadli ka raan burburinta dalal kale,” ayuu yiri Amir Ali Hajizadeh oo ay soo xigatay wakaaladda wararka Tasnim.

"Haddii ay ku adkeysan ayaan inay xaddidaan aw oodaheena gantaallo iyo diyaaradaha drone-ka, wa xay taasi muujineysaa awooddeena.”

"Ma dooneyno inaan qeexno awooddeena, saba btoo ah cadowga ayaa si ku filan uga hadla gantaal lada Iran iyo difaaceenna,” ayuu yiri.

Isaga oo ka jawaabaya hadalka saraakiisha Israel ayaa waxaa u yiri "Dalka Yahuudda ah daga al waa uu billaabi karaa, balse Jamhuuriyadda Isla amiga ah ayaa kusoo afjari doonta cirib-tirka taliska Sahnuuniyadda.”

"Haddii Taliska Sahnuuniyadda uu Jamhuur iyadda Islaamiga ah siiyo qiil, waxay taasi dedejin doontaa baabi’intooda.”

Dhinaca kale, ciidamada cirka Israel ayaa shee gay inay dhowaan billaabi doonaan diyaarinta weer aro lagu qadaayo goobaha Nukliyeerka Iran.

Hajizadeh ayaa sheegay in hanjabaadda Israel ee ka dhanka ah Iran, gaar ahaan goobaha Nukliy eerka, loogu talo-galay in lagu hurudsiiyo shacabka.

"Israel waa ay billaabi kartaa weerar ka dhan ah Iran, balse natiijada kasoo baxda inanga ayaa go’a amin doonna,” ayuu yiri.


 

 

 

Operations - Senior Assistant

Job categoriesProject Management,ProgrammeManagement

Vacancy codeVA/2021/B5001/22878

Department/officeNYSC, Peace and Security Cluster

Duty stationBaidoa, Somalia

Contract typeLocal ICA Support

Contract levelLICA-5

DurationOngoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period10-Nov-2021 to 25-Nov-2021



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.


 Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners.  It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients.  The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and

regulations.
…..EEG BOGGA 6AAD….


KA YIMID BOGGA 5AAD

UNMAS

 

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates. 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor. 

 Functional Responsibilities


The Operations - Senior Assistant works under the direct supervision of the Operations Officer in support Somalia Humanitarian Explosive Management for Stabilization (HEMS) Project. In close coordination with the rest UNMAS HEMS team, he/she support the management of the overall operations in the field.

·He/she assist the HEMS operations team in day-to-day activities for contracted teams, analyzing team tasks and checking reports.

·Visit task sites to monitor Quality Assurance (QA) Quality Control (QC) & assure the progress of field service delivery by the contractors.

·Coordinate land release and handover of cleared sites in collaboration with SEMA and contractors.

·Identify potential clearance task sites in coordination with the affected land users and SEMA.

·He/she facilitates and supports the provision and issuance of tasking order to the contractors delivering services to mitigate explosive threats across the Federal Member States (FMS) and state level.

·He/she provide assist the project to develop routine and ad hoc-reports on operational activities and during formal incidents/accidents BOI investigations.

·He/she verifies the project information management by updating project filing and documents, control the share driver/systems and ensure all project memories are properly archived. 

·He/she assist the project and other section in translation and interpretation to and from local languages.

·He/she plays a leading role in liaison between UNMAS and relevant stakeholders including implementing partners/contractors, local communities, clan/elders, relevant FMS ministries, national authorities, and partners from other programs. 

·He/she assists in routine logistical and administrative duties and monitor equipment issued and  loaned to implementing partners.

·He/she organizes routine field visits to assess the service delivery of the partner and assist to measure the impact of the services delivered by the contractor and mission in general.

·He/she organizes and provides the general regional security and political updates to the project management team. 

·Any other duties as assigned by the supervisor or the Project Manager. 

 Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

 Education/Experience/Language requirements


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY
*Qualified female candidates are strongly encouraged to apply

a)      Education

·A First Level University degree (Bachelor’s Degree or equivalent) with a minimum of one year of relevant experience is required; OR

·High School (Secondary or equivalent) with five years of relevant experience is required.

b)      Experience

·Relevant experience is defined as experience inprogrammemanagement, project management, project development, project administration, operation support or administration support.

·Experience in report writing is required;

·Experience in Explosive Hazard Management is highly desired;

·Computer literacy is required.

c)      Language

·Fluency in English (speaking, reading and writing) is required.

·Fluency in Somali (speaking, reading and writing) is required.

 Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

 Background Information - UNOPS

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip