Golaha Wakiillada PuntlandOo Warbixino Ka Dhageystay Guddiyo

0
Wednesday November 03, 2021 - 20:34:31 in Wararka by
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiillada PuntlandOo Warbixino Ka Dhageystay Guddiyo

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 49-aad Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland. Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha 5 Guddi oo kala ah:- Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Guddiga Arrimaha gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Warbixinnada ayaa ku saabsanaa kormeerro iyo xog ururin ay Guddiyadu ku soo sameeyeen hay'addaha Dawliga ah ee ay korjoogtada ku leeyihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip