Xubno horey xilal kala duwan kasoo qabtay dawlad degaanka Soomaalida maanta xabsiga Jigjiga laga siidaayay

0
Saturday October 23, 2021 - 20:57:26 in Wararka by
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno horey xilal kala duwan kasoo qabtay dawlad degaanka Soomaalida maanta xabsiga Jigjiga laga siidaayay

    Wararka naga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in maanta xabsiga magaalada Jigjiga laga sii daayay, siyaasiyiin hore oo muddo ku xidhnaa magaalada Jigjiga. Siyaasiyiintan maanta la siidaayay ayaa qaar kamid ah waxay horey xilal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in maanta xabsiga magaalada Jigjiga laga sii daayay, siyaasiyiin hore oo muddo ku xidhnaa magaalada Jigjiga. Siyaasiyiintan maanta la siidaayay ayaa qaar kamid ah waxay horey xilal kala duwan kasoo mareen dowlad degaanka Soomaalida, waxaana ka mid ahaa ragga xilalka kasoo maray degaanka, Cabdulaahi Itoobiya oo madaxwayne kasoo maray dowlad degaanka Soomaalida. Haddaba siyaasiyiinta maanta la siidaayay ayaa waxay kala ahaayeen:- 1: C/Fataax Maxamuud 2: C/laahi Itoobiya 3: Cabdi Kuus 4: Cabdiwahaab 5: C/fataax Sulub Siidaynta raggan ayaa waxaa soo dhaweeyay dhammaan shacabka ku dhaqan dowlad degaanka Soomaalida, waxayna siidayntoodu kusoo beegmaysaa xilli degaanka isbaddal laga sameeyay, lagana hirgaliyay dowlad cusub oo ay shacabku soo dhaweeyeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip