Donald Trump iyo Hillary Clinton oo guulo ka soo hoyay New York

0
Wednesday April 20, 2016 - 11:31:28 in Wararka by
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Donald Trump iyo Hillary Clinton oo guulo ka soo hoyay New York

    Iyadoo heer gabo gabo ah uu marayo doorashada is reeb reebka ee musharaxiinta xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga, ayaa waxaa mar kale guulo gaaray Donald Trump iyo Hillary Clinton.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo heer gabo gabo ah uu marayo doorashada is reeb reebka ee musharaxiinta xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga, ayaa waxaa mar kale guulo gaaray Donald Trump iyo Hillary Clinton.

Trump iyo Clinton ayaa guulo ka soo hoyay Gobolka New York, iyagoo ka guuleystay musharaxiinta la tartamayay.

Donald Trump ayaa si dhib yar kaga guuleystay musharaxiinta Xisbiga Jamhuuriga ee loolanka kala dhaxeeyo ee Ted Cruz iyo John Kasich.

Mr Trump ayaa helay in ka badan 60% cod oo ah codadka 95% ergo ee u codeysay, halka Ms Clinton ay heshay 58%.

Labada musharax ayaa ugu dhow inuu soo baxaan doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee November, waxayna sii wataan guulahooda ay ugu dhowaanayaan in kama dambeys ay noqdaan Musharaxiinta u tartamaya labada Xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip