HALKAAN KA AKHRISO WA WARARKA WARGEYSKAQ M.TIMES EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA OCT. 2021-KA

0
Wednesday October 13, 2021 - 08:00:26 in Wararka by
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WA WARARKA WARGEYSKAQ M.TIMES EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA OCT. 2021-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
Madaxweyne Farmaajo oo farriin Culus u diray Dowladda Kenya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soo maaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa ka hadlay go’aanka ay gaartay Maxkamadda Cadaaladda adduunke ee ICJ.
Farmaajo ayaa u mahad celiyay dhammaan dadkii ka qayb qaatay Kiiska badda, ee Dowladda Kenya u diiday in gorgortan nala galaan, kuwaasi oo ku adkeystay go’aanka Maxkamadda.
Madaxweyne Farmaajo oo khudbaddiisu u badnayd mid mahad celin ah ayaa si gaar ah waxaa uu ugu mahad celiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, oo isago dacwadda furay,waxaana sidoo kale uu Madaxweyne farmaajo uu doorkooda ku ammaanay RW Wasaare ku xigeenka dalka iyo shaqsiyaadkii ka qayb qaatay Dacwadda badda.
Waxaa sidoo kale uu Farmaajo shaaca ka qaaday in dowladda Kenya ay xadgudubyo waaweyn ka gaystay dalka, isagoo sheegay in dad shacab ah ay duqeymo ku dishay, sidoo kalena ay si cad ugu xadgudubtay madaxbannaanida Soomaaliya.
Waxaa uu intaa ku daray in D/Kenya ay faragalin qaawan kusoo qaadday Dowladdaan hadda muddo xileedku ka dhammaaday, iyadoo sidoo kale Dowladda Kenya ay ku xadgudubtay qaranimada Soomaaliya, iyadoo Madaxweynuhu uu ka dhawaajiyay in maamul Goboleedyada dalka ay si toos ah u faragalisay taasi oo uu sheegay in Dowladdiisu ay iska diiday.
Kenya ayuu ugu baaqay inay u hoggaansanto go ’aank ka soo baxay maxkamadda Caalimaga ah ee ICJ, waxaana uu sidoo kale ugu baaqay in ilaaliso madaxbannaanida iyo qaranimada Soomaaliya.
Ugu dambeyntii waxaa uu dhankooda baaq u diray siyaasiyiinta Soomaaliyeed, isagoo sheegay in loo baahnyahay in laga wada shaqeeyo qaranimada iyo horu marka dalka.


RW Rooble oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka

Ra’iisul Wasaaraha X/F/Soomaaliya Maxamed Xuse en Rooble ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hamba lyeeyey maalinta calankeenna ee 12ka October oo ku beegan Shalay oo kale 67 sano ka hor.
R/Wasaaraha oo soo saaray qoraal ayaa waxaa uu sheegay in maalintaan qiimaha badan uu umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayo, wax aana sidoo kale uu umadda Soomaaliyeed meelalba oo ay joogaan uu u rajeeyay na bad waarta.
"Waxaan Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta calankeenna ee 12ka Octob er oo ku beegan Shalay oo kale 67 sano ka hor. Calan keenna ha sarreeyo, gobannimada Soomaaliyeed ha waarto. Gallad waxaan u haynaa geesiyadii u soo halg amay difaaca Calanka iyo Ciidda.” ayuu yidhi R//Wasaa raha XFS Maxamed Xuseen Rooble.
Shalay oo ay Taariikhdu ku tahay tahay 12Ka Oct ober ayaa waxaa ay ku beganneyd 67 sano guuradii ka soo wareegatay Calanka Soomaaliyeed, waxaana 12-kii October sanadkii 1954-tii ay aheyd markii ugu horre eysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Somaliya.

Soomaaliya oo ku guuleysatay inta badan kiiskii

 dacwadda badda

    Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inta badan kiiskii dacwadda badda ee kala dhaxeeyey Kenya, ayada oo loo xukumay dhul-badeedkii la isku hayey badankiisa, sida aygo’aamisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ).Maxkamadda ayaa marka hore diiday doodda Kenya ay aheyd inuu jiro heshiis ama is-faham labada dal ay isku raacsan yihiin oo ah inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka, waxayna ayidday doodda Soomaaliya oo aheyd inaanu jirin heshiis noocaan oo kale ah. 
     Maxkamadda ayaa ka dib aqbashay codsiga Soomaaliya ee ahaa inay go’aan ka gaarto xuduud badeedka labada dal, waxayna Maxkamadda ICJ ayiday doodda Soomaaliya ee aheyd in xadaynta lagu saleeyo xariiqda tooska ah ee ku astaysayn xuduudda badda. 
      Sida ka muuqata sawirka hoose, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, hase yeeshee inyar ayaa sidoo kale laga reebay dhul-bad eedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata kadib 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka, waxaana 12 mile kadib xariiqda in yar loo qaloociyey dhanka Soomaaliya.
Saddexda sawir ee hoose, midka koowaad wuxuu muujinayaa labada xuduud ee ay kala sheegteen Soo maaliya iyo Kenya. Midka labaad wuxuu muujinaya xariiqda ay Maxkamadda go’aamisay. Midka saddexaadna wuxuu muujinayaa dhul badeedka yar ee laga reebay dhanka Soomaaliya, kaasi oo ka billaabmaya kaliya marka la dhaafo 12 mile oo dhanka badda ah kadib.
     Kenya ayaa dooneysay in xuduuddu ay ku salaysnaato loolka oo ah in xariiqda loo qaloociyo dhanka Soomaaliya, kaasi oo Soomaaliya ay ku weyn laheyd dhul aad u baaxad weyn oo dhan 100,000 oo isku wareeg KM ah.Dowladda Kenya ayaa horey u sheegtay ina ysan aqoonsan doonin go’aanka Maxkamadda ayada oo sheegtay inay diiday sharciyadda ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) u haysato inay qaado kiiskan, waxayna sheegtay inay ka baxday max kamadda.
"Ka sokow inay ka baxeyso ka qeyb-galkeeda kii skan, Kenya waxay sidoo kale kula biireysa dalal kale oo xubno ka ah QM kala noqoshada aqoonsiga shar ciyadda qasabka ah ee Maxkamadda,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Sabtidii.
Kenya ayaa ka cabatay in Maxkamadda ay dhinac u janjeerto, islamarkaana aysan ku habooneyn inay xaliso kiiskan.
Kenya ayaa bishii March ee sanadkan qaadacday dhageysi oraaheedkii ugu dambeeyey ee kiiska kadib markii Maxkamadda ICJ ay diiday inay mar kale dib u dhigto dhageysiga dacwadda, sida ay codsatay Nairobi
Go’aanka Maxkamadda ayaa ah mid kama dambeys ah oo aan laga laaban karin. Sidoo kale, ma jirto Maxkamad middan ka sareysa oo ay dalalku racfaan u qaadan karaan.
Maxkamadda ma lahan awood ay ku fuliso go’aanka ay gaartay.
Si kastaba, Soomaaliya ayaan marnaba welwel ka qa bin in awood wax looga qaato, waxaana walaaca ugu weyn ee umadda Soomaaliyeed uu ahaa in sharci caalami ah aan ku weyno dhul badeedkeena.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwadda badda gud bisay sanadii 2014, xilligii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii ay Kenya isku dayday inay wada-xaajood ku qaadato qeyb ka mid ah baddeena.

Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa Shalayeyd ka hadlay guusha ay inta badan ka soo hoysay Soomaaliya kiiskii dacwada badda ee ay xukmisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ). Md.Xasan Sheekh ayaa ahaa mad axweynihii go’aansad ay inuu Kenya la tiigsaday Max kama dda ICJ, si uu uga difaaco isku daygii ay ku boobi laheyd badeenna, go’aa nkaas oo Shalay miro dhalay.
Md.Xasan Sheekh ayaa ugu horeyntii hambalyo u diray dhamaan umadda Soomaaliyeed, isagoona shee gay in guusha weyn ay tahay mid ummadeed, una soo hooyatay umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Waxa uu ka digay in guusha kiiska dacwadda badda ay sheegato koox gaar ah ama shaqsiyaad gooni ah, wuxuuna carabka ku adkeeyay inay ku timid fikir, dad aal shaqo iyo midnimada Soomaaliyeed.
"Guusha weyn ee Soomaali u soo hooyatay waxaa rabaa in hoos loo soo dhigin oo wax qof sameeyay iyo qolo gaar ah sameysay aan laga dhigin. Guul dadka So omaaliyeed meel kasta oo caalamka jooga u soo hoo yatay. Guul waaye jiilasha dhalan doona u iman doonta waayo taariikh ayey galayaan,” ayuu yiri Md.Xasan Sh
"Waxa weeyi aqoonsigeeni qeybo kamid ah oo dood naga galay oo ku guuleysanay Soomaali haddaa nah ay, anaguna adeegayaashii ka adeegayay ayaa nahay oo warqadaha siday, xoolaha Soomaaliya lagu bixiyey magaca Soomaaliya ayaa lagu dacwooday, qof muwaa din ah iskama dacwoon karo, dowlado ayaa ku dacwoo da, waxaana dowladaha iska leh shacabka Soomaaliy eed.”
Md.Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in guu sha badda la weyneyo maqaamkeeda oo aan hoos loo soo dhigin marnaba, maadama ay muujineyso wada-jirka umadda Soomaaliya, ayna ku timid midnimadoda.
Maxkamadda ICJ ayaa Shalay guusha kiiskii dacw adda badda u xukmisay Soomaaliya, ayada oo meesha ka saartay doodda Kenya ee aheyd inuu jiro heshiis ama is-faham labada dal ay isku raacsan yihiin oo ah in uu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la bar bar ah xariiqa loolka, waxayna ayidday doodda Soom aaliya oo aheyd inaanu jirin heshiis noocan oo kale ah.
Maxkamadda ayaa sidoo kale aqbashay codsiga Soomaaliya ee ahaa inay go’aan ka gaarto xuduud ba deedka labada dal, waxayna Maxkamadda ICJ ayiday doodda Soomaaliya ee aheyd in xadaynta lagu saleeyo xariiqda tooska ah ee ku astaysayn xuduudda badda
.
DF OO CADDEYSAY MOWQIFKEEDA KU AADAN QORSHAHA HOWLGALKA AMISOM LOOGU BEDD

 ELAYO MID QM AH
Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in ay kasoo horjeeddo in hawlgalka AMISOM loo bedelo mid nabad ilaalin oo ay wadajir uga hawlgalaan Midow ga Afrika iyo Qaramada Midoobay.
War-saxaafeed ay daabacday Wasa aradda Difaaca Soomaaliya, balse ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibed da, ayaa lagu sheegay in dawladda Soo maaliya ay si xooggan u diiddan tahay qorshaha uu ku talinayo hawlgalka wadajirka ah ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.
Maalintii Dorraad ayaa Golaha Ammaanka iyo Naba dda ee Midowga Afrika uu sheegay inuu taageersan ya hay qorshaha ku saabsan hawlgalka wadajirka ah.
Qorshahaas waxaa markiisii hore soo jeediyey gud di qiimayn ah oo M/Afrika usoo diray Soomaaliya. D/Soomaaliya waxay horey u diidday qorshahaas bishii July ee sannadkan. Qorshan ayaa hadii uu dhaqan gal ayo waxaa laga doonayaa inay ansixiyaan Golaha Am maanka ee Qaramada Midoobay, ayna aqbasho daw ladda Soomaaliya. Taariikhda la qorsheeyey in howlg alkaas uu billowdo ayaa ah Janaayo 2022. Midowga Afrika ayaa sheegay inuu doonayo in howlgalka lagu fuliyo qodobka VII (7) ee Axdiga QM. Qorshahan ayaa u baahan inuu ansix iyo Golaha Ammaanka QM.
Ururka ayaa sidoo kale doonaya in la ballaariyo tira da dalalka ku tabaruca ciidamada Amisom, oo hadda ah shan dal oo kala ah; Ethiopia, Uganda, Burundi, Ke nya iyo Djibouti, kuwaas oo ay Soomaaliya ka joogaan 19,000. D/Soomaaliya ayaa doonaysa in hawlgalka AM ISOM looga gudbo ciidamada AMISOM si tartiib-tartiib ah mas’uuliyadda amniga dalka loogu wareejiyo ciida
mada Soomaalida.VOA
 
Farmaajo oo ka qeyb-galay munaasabad ka dhacday VILLA SOMALIA

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Md. Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Shalay ka qeyb-galay munaasabad lagu xusayey ma alinta Calanka ee 12-ka October oo Shalay ku beegan.
Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Villa Soomaa liya, ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galay guddoomiy aha golaha shacabka, guddoomiyaha maxkamadda sare, taliyeyaasha ciidamada, duqa magaalada Muqdi sho, xildhibaano, wasiiro iyo mas’uuliyiin kale.
Ujeedka munaasabaddan ayaa wuxuu ahaa in lagu weyneeyo maalinta aas-aaska Calanka ee 12-ka Oct ober, waxaanana salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka ti rsan Ciidanka Xoogga.
War kasoo baxay xafiiska Farmaajo, kadib munaas abadda ayaa waxaa marka hore hamb alyo loogu diray shacabka Soomaaliye ed, iyada oo looga hadlay muhiimadda Calanka.
"Maanta  waa maalin ku weyn dham maan ummadda Soomaaliyeed. Waxa ay ku beegan tahay markii 67 sanno ka hor halyey Maxamed Cawaale Liibaan uu hindisay calanka Soomaaliy eed oo ka turjumaya Qarannimada, Gobonnimada, Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Soomaaliyeed oo hal gan dheer u soo galay sidii ay u hanan lahaayeen xorn imadooda iyo talada dalkooda.” ayaa lagu yiri warsaxaa fadeed kasoo baxay Villada.
Sidoo kale madaxweyna muddo xileedkiisi dhammaaday ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta dowladnimadooda, difaaca dal kooda iyo ilaalinta danaha qarankooda, si loo ilaaliyo dhaxalka awooweyaasheenna, jiilasha danbe na loogu diyaariyo mustaqbal wanaagsan.
Dhanka kale Rooble ayaan ka qeyb-gelin munaasa baddan oo lagu xusayey maalinta qaran ee Calanka Soomaaliya, waxayna tani ay muujineysaa in weli mee shii ugu sarreysay uu taagan yahay khilaafka ka alool san Villa Soomaaliya ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble.
Ra’iisul wasaaraha ayaa isna dhankiisa si gaar ah ugu hambalyeeyey dadka Soomaaliyeed, kadib qoraal uu soo saaray goor sii horreyay wuxuuna yiri "Waxaan Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta calankeenna ee 12ka October oo ku beegan Shalay oo kale 67 sano ka hor. Calankeena ha sarreeyo, gob annimada Soomaaliyeed ha waarto. Gallad waxaan u haynaa geesiyadii u soo halgamay difaaca Calanka iyo Ciidda,”.
Sanad walba Shalay oo kale 12-October ayaa si we yn loo xusaa maalinta Calanka, iyada oo la qabto xaf lado iyo damaashaadyo kale oo lagu weynaynayo mar kii ugu horeysay oo la isku raacay Calan Soomaaliya leedahay waxaana inta badan laga sheekayaa taariikhd iisa.

Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Magaa lada Muqdisho
Qarax khasaaro badan dhaliyay ayaa Shalayeyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soo maaliya, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheer aad ah oo ku aaddan Qaraxasi.
Qaraxa oo ahaa mid aad u xooggan ay aa waxaa uu si gaar ah uga dhacay Deg mada Yaaqshid ee Gobolkani Banaadir, gaar ah aan aga-gaarka Isgoyska Fagax.
Qaraxa ayaa waxaa fuliyay sida la shee gay Qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa, iyadoo wararku intaas ku darayaan in la beegsaday goob ay dhalinyaro ku cay aarayeen dibnad, waxaana ku dhintay dhowr qof oo shacab ah, sida wararku sheegayaan
Inta la xaqiijiyay Seddex ruux ayaa ku dhintay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen Qaraxa, sida ay sheegayaan warar hoose oo aynu helnay, waxaana Cusbitaalada loola cararay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxaasi ismiidaaminta ahaa. Qaraxa oo ahaa mid a ad u xoogg an ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay Degmooyinka qaar ee Gobolkani Bana adir.Ciidmada amm aanka ayaa xiray isku socodka guud waxaana socda baaritaanno ay sameynayaa Ciid anku,iyadoo ay ada gtahay in la ogaado xogta rasmiga ah ee Qaraxa maad daama halkii ay wax ka dhaceen ay xireen Ciidanka ammaanku,kuwaasi oo goobta gaaray Qaraxa kadib.
Mahdi Guuleed:”Sidii Soomaalidu filaysay ayay u dhacday Dacwaddu”
Ra’iisal wasaare kuxigeenka xukuumadda federal ka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sh eegay in Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ay gaartey go’aan taariikhi ah. Go’aanka ay uu ku sheeg ay in uu noqdey sidii ay Soo maalida filey say, kaasoo inta badan dhul ka badda loo xukumay Soomaalida.
Dhul badeedkii la isku heystay intiisa badan waxaa loo xukumey Soomaaliya, iyadoo qeybta kal ana loo xuk umey lahaanshihiisa da ka Kenya. Dacwaddan ayaa soo bilaabatey sanadkii 2009-kii, iyadoo kiiska dacwadda la horgeeyey Maxka madda Ca alamiga ee Caddaaladda sanaddii 2014-kii.
Markaa kadib, waxaa la dhageystay dhinacya da ay dacwadu u dhaxeyso ee Soomaaliya iyo Kenya,iyadoo ay soo martey dhageys iga dacwadda heerar ka duwan.
15-ka Garsoore ICJ u dhiibtay go’aanka Dacw adda Badda Dalalkee ayay u

 kala dhasheen?.
Maxkamadda Cadaaladda ee Caalamiga Qaramada Midoobay ICJ ayaa Shalay soo saareysa go’aanka u gu dambeeya ee Dacwadda Badda Soomaaliya ee Ke nya sheegtay kiiskaas oo ah mid furan tan iyo August 2014-kii.ICJ waxay kiiskaan u wakiilatay 15-Garsoore waxaana natiijada ku dhawaa qaya Guddoomiyaha Maxkam adda sida ku xusan warka ka soo baxay oo ay ku faah-faa hisay qaabka uu u dhacayo fadhiga Shalay. Ronny Abraham waxa uu u dhashay Dalka Faran siiska 5-tii September 1951-dii, waxaana uu ka shaqeynayaa Maxkamadda laga soo bilaabo 2005-tii, waxa uu daraaseeyay Sharciga Caalamiga, waana ninka bed elay Cabdilqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.
Qofka labaad waa Hisashi OWADA oo dhalashadi isu tahay Japan waxa uu dhashay 18-kii September 1932-dii, waa aqoonyahan daraaseeyay Sharciga Caal amiga kana bartay Jaamacadda New York.
Garsoore Peter Tonka dhalashadiisu waa (Slovakia) waa garsoore joogto ah oo xubin ka ah Maxkamadda ICJ, waana madaxweynihii hore ee Maxkamadda Cad aaladda Caalamiga, waxa uu waaya joog u ahaa kiisas kala duwan.
Maxamed Bennouna waxa uu kasoo jeeda (Moroc co) waxa uu maxkamadda garsoorayaasheeda kamid noqday 2006-dii, waa aqoonyahan daraaseeyay Sharc iga Caalamiga ah waxa uu leeyahay khibrad ku filan marka la eego waqtiga uu maxkamadda joogo.
Julia Sebutinde waxa ay Haweeneydaan u dhalatay Dalka (Uganda), waxa ay maxkam adda ICJ xubin ka noqotay 2012-kii, Waa haw eeneyda keliya ee Maxk amadda kiiskeeda ku metaleysa Qaaradda Afrika, wa xa ay UK ku daraaseysay Sharciga.
Antonio Augusto Trindade waxa uu ku dha shay (Br azil) 17-kii September 1947-dii, Deraj adiisu waa PHD uu ka heysto Sharciga Caal amiga ah, waxa uu Maxkamadda xubin ka yah ay laga soo bialabo 6-dii Febar aayo 2009-kii.
Christopher Greenwood waxa uu kasoo jeedaa (UK), waxa uu ku dhashay Wellingborough 12-kii May 1955-tii on May 12, 1955, waxaana uu kamid yahay Ga rsoorayaasha Shalay laga sugayo go’aanka Maxka madda ICJ ee dacwadda Badda.
Soomaaliya ayaa dacwo ka dhan ah Sheegashada Kenya ee qayb kamid ah Biyaha Soomaaliya u gudbi say Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda ICJ Au gust 2014-kii, Kenya waxa ay isaga hartay wareeggii u gu dambeeyay, 8-dii October 2021 waxa ay ku dhaw aaqday in aysan u hoggaansami doonin go’aanka Max kamadda ay gaarto.
Waa imisa Cabbirka Dhul badeedka ay Maxka maddu u xukuntay

 Soomaaliya? 
 Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soo maaliya iyo Kenya, ayada oo diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee aheyd inuu jiro xad u dhexeeya So omaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka. Doodda labada dal ayaa aheyd, ayada oo Soomaaliya uu mowqifkeedu ahaa in xadaynta lagu saleeyo laynka tooska ah ee ku astaysayn xuduudda badda, halka Kenya ay dooneysay in xariiqda lagu saleeyo loolka.
Maxkamadda ayaa sameysay xariiq cusub oo ah xu duud badeedka labada dal. Sida ka muuqata xar iiqda cusub, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, waxaana loo xukumay Soomaaliya. Hase yeeshee inyar ayaa sidoo kale laga reebay dhul-bad eedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata kadib 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka.
Dhul badeedkii la isku hayey ayaa dhan 100,000 oo isku wareeg KM ah.
Dowladda Kenya ayaa horey u sheegtay in aysan u hoggaansami doonin go’aanka Maxkamadda. Kenya ayaa sidoo kale marar badan ku guul-darreystay isku day ay ku dooneysay in wada-hadal lagu dhameeyo kiiska.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwadda badda gud bisay sanadii 2014, xilligii uu dalka madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.
Puntland oo war kasoo saartay go’aankii ay ku dhawaaqday ICJ
Madaxweyna ku xigeen dowlad goboleedka Puntl and ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Ummadda Soomaalyeed u gu go’aanka ka soo baxay Maxkamadda Adduunka ee ICJ ee Soomaaliya loogu xukmiyey dhul badeedkii mudada dheer Kenya muran galisay wax aana uu yiri "Waxaan Rabbi mahadiis ah go’aanka taariikhiga ah ee guusha u wa da ah dhamma an ummada Soomaaliye ed, anoo ku hadlaya magacayga, kan Dowladda iyo kan Shacabka Puntland wa xaan bogg aadinaya go ’aanka ka soo baxay Maxka madda Addu un ka ee ICJ”
Madaxweyna ku xigeen Puntland ayaa adkeeyey siday ay waajib u tahay illaalinta badda, be rriga iyo hawada Soomaaliya, asagoo sheegay in ka maamul ahaan ay u taagan yihiin aragtidaas " Badda, Berriga iyo Hawada Soomaaliya illaalinteeda iyo sugi ddeedu waa waajib lama taabtaan ah oo ay tahay inay wada illaashadaan Soomaali oo idil, ka Puntland aha anna markasta waa aragti aan u taaganahay. Waa dha raar farxadeed maalinta xuska Calankeenna iyo go’aan ka muddada soo socday ee ka soo baxay ICJ waa dhacdo masiireed oo aan la hilmaami doonin.”
Taliyihii Nabadsugida degmada Deeyniile oo qarax lagu dilay

Qarax miinada nooca lagu Aaso ah ayaa waxaa Shalay lagu dilay Taliyaha Ciidanka Nabadsugida de gmada Deeyniile Abdishakuur Raage (Abdi Yare ) xilli uu ku sugna duleedka degmadaasi dayniile
Wararka la helayo ayaa shee gaya in Gaari nooca Soomalida u taqaano Cabdi Bilaha oo uu saarnaa Taliyaha uu qaraxa hal eelay xilli ay Ciidamada Nab adugida howlgal am ni xaqiijin ah ka wadeen degaanka Deegaa nka Ceel Shaale ee kuyaala duleedka Deg mada Dayniile. Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Saddex kamid ah ilaaladiisa, sida ay Risaala u sheegeen dad goobjoogayaal ah halka tiro kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo dhaawacooda la keenay mid kamid ah Isb itaallada kuyaal Magaalada muqdisho.
Laamaha amniga degmada Deyniile ee Gobolka Ba naadir ayaan weli ka hadlin qaraxaasi, hayeeshee Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa, iyaga oo sheegay inay ku dileen Taliyihii Nabdsugida degm ada Deeyniile iyo 11 askari oo la socotay. Alle ha u Naxari istee Taliyihii Ciidanka Nabadsugida D/Deeyniile Abdis hakuur Raage (Abdi Yare ) ayaa wax aa uu kamid ahaa mas’uuliyiintii Dorraad booq day wax da Burdheere ee
D/Deyniile,halkaasoo xiisad ka tagneyd xal laga gaaray
 
Puntland oo sheegtay in Dastuurka Somalia uu noqday mashruuc.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Go boleedka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaman cad ayaa sheegay in ay muhiim tahay in awood dhe eraad ah la siiyo sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurka wabyada ah ee Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in Dastuurka dhame ystirkiisa la ga dhigtay mashruuc, muddo 16 sano ahna aan wax horumar ah laga gaarin, is la markaana uu iska noqday mid la isaga wato laptop si Hay’ado iyo dowlado kale lacago looga helo waa sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray Wasiir dhamancad in dastuurka Somaaliya muddo kooban la gu dhameystiri karo hadii daacad laga noqdo, balse ay san jirin cid arrintaasi xooga saartay.
Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Guda ha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad ay aa kusoo aadaya xilli weli aan la dhameystirin Dastuur ka Soomaaliya, isla markaana Hay’adaha kala duw an ee dowladda uu muddo xileedkooda uu dhamaaday
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo $20,000 lagu wareejiyay
Xaliimo Aw Cumar Faarax (Xaliimo Biritish) oo ka mid ah qurbajooga Somaliland, ayaa lacag dhan $20, 000 oo ay Habeen hore balan qaaday ku wareejisay xil dhib aan Barkhad Jaamac Batuun, kadib, markii was iirka gargaarka ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Diir iye ay kala noqotay lacag ay hore ugu balan qaaday Batuun, si uu baabuur u siisto.
Xaliimo Biritish, ayaa jeeg ay ku saxeenatay 20,000 oo dollar farta ka saartay xildhibaan Batuun isla maan taba, munaasibada warbaahintu ka qayb gashay oo ka dhacday xaafada Daami ee magaalada Harga ysa, wax ayna ugu talo gashay in Batuun lacagtaa ku iib sado baabuur kuwa raaxada ah.
Waxay Xaliimo Biritish hadalka Wasiir Khadiija ku til Shalayy mid cid kale soo dhex marisay, oo la doon ayay in Somaliland lagu wax yeeleeyo, waxayna sheeg tay in ay isla markiiba ka jawaabtay si ay Somaliland u difaacdo.
"Wax iyada kaligeed ka yimid maaha, ee waa wax la soo dhexmarinayo oo malaha ay is lahayd aad Bar khad kuyara beer laxawsatid, oo waxay u arkaysay nin dhalinyar ah oo ay mawqifkiisa badali karto, anigu wax an u arkayay Khadiija oo lasoo dhexmarayo oo Somal iland la tooganayo aniguna askari Somaliland difaaca ya ayaan ahaa" ayay tidhi Xaliimo Biritish.
Batuun ayaa dhankiisa sheegay in uu ka guddoom ay hadiyada ay Xaliimo u keentay, isla markaana u mahadnaqay.
"Walashay aad baan ugu mahadnaqayaa, waxan u ga mahadnaqayaa in ay i maamuustay, dareen wan aagsan ayay la timid, waan ka guddoomay hadiyada ay ii keentay, 20,000 ee dollar ee walashay i guddoonsii say" ayuu yidhi Batuun.
Batuun ayaa sidookale sheegay in uu lacagtaa iyo lacag uu jeebkiisa kaga daray ku bilaabi doono xarun caafimaad oo laga hirgalin doono xaafada Daami ee magaalada Hargaysa.
"Anigu gaadhi ku wadan maayo, lakiin, wax iyada waanaag u ah, qarankana wanaag u ah oo baahi deegaanka taalo ah ayaanu doonaynaa in aanu samayno, xaafadu xarun caafimaad ayay u baahan tahay, aniguna $10,000 ayaan ku darayaa, $30,000 waxan doonayaa inaan ku wareejiyo odayaasha si deg deg ahna loo bi laabo xaruntaa caafimaad" ayuu yidhi Batuun.
      Wasiirka gargaarka ee Soomaaliya ayaa Habeen hore sheegtay in ay la noqotay baabuur ay hore ugu balan qaad ay xildhibaan Batuun, kadib markii, uu guusha wayn ka soo hooyay doorashooyinkii wakiilada Somaliland, Kha diija ayaa Barkhad baabuurka kala noqotay kadib mar kii, ay ku qaniiintay sida uu uga falceliyay qadiyada dad ka xukuumada Somaliland ka tarxiishay gobolka Sool iyo jawaab uu siiyay raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay raafka.
Ahlu Sunna oo isaga baxday Ceeldheere iyo Galm udug oo Habeen hore dib ula wareegtay

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ay aa sheegaya in Habeen hore saq-dhexe ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ay isaga baxeen gudaha deega anka Ceeldheere oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi. Ilo wareedyo la gu kalsoon-yahay ayaa u sheegay Caas imada Online in ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowlad da ay si nabadoon dib ula wareegeen deegaankaasi.
Ciidamada huwanta ayaa sidoo kale lagu soo warra mayaa inay fariisimo ka sameyteen dule edka deegaan ka Ceeldheere, iyagoo hal kaasi ka bilaabay dhaq-dha qaaqyo cu sub.
Ma cadda sababta ay dib ugu gurteen ciidamada Ah lu Sunna oo maalmo ka hor la wareegay gacan ku hey nta deegaankan oo u dhow caasimada Dhuusamare eb.Dhaq-dhaqaaqyadan cusub ayaa kusoo aadaya, iy ada oo xaalad kacsanaan ah laga dareemayo M/ Guri ceel oo ay horay ula wareegtay Ahlu Sunna Waljama aca. Galmudug ayaa wadda abaabul xoogan, iyada oo qorsheyneyso in dagaal culus ay ku qaado ciidamada Ahlu Sunna, si looga saaro deegaanada maamulkaasi.
Xiisadda haatan soo korortay ayaa weji kale u yeeshay xaaladda Galmudug oo horay dagaal ugula jirtay Al-Shabaab oo deegaano & degmooyin ka heysata maa mulkaasi.
Si kastaba, Dorraad ayey aheyd markii Ahlu Sunna ay ciidamadeeda kasoo saartay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, taas oo ka mid aheyd meelaha ay dho waan la wareegtay.xigasho:caasimadda.net
Guddiga Doorashada Galmudug oo kulan la qaatay haweenka murashixiinta Baarlama anka

 Galmudug.
Guddiga Doorashada Galmudug oo uu hogaamin ayo Gudoomiye Mohamed Dahir Guled iyo Guddiga FEIT oo uu metelayey
Cabdicasiis Cabdirahman ayaa la ku lmay haweenka iyo qaar kamid ah haw een ka murashixiinta Baarlamaanka Galmudug oo ay hogaaminayso wasiir ka Wasaaradda Haweenka Galmudug Marwo Ubah Dhiblaawe.Kulanka oo ka dhacay xarunta guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dardar gelinta doorashooyin ka iyo xaqiijinta qoondada haweenka.
Puntland oo war kasoo saartay maalinta Calanka ee 12-ka October
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Pu ntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulk aasi Axmed Cilmi Cismaan Karaash "Waxaan dham maan ummadda Soo maaliyeed ugu hanbalye ynayaa 67-sanno guu rada ka soo war eegtay maalintii la sameyey calankee nna oo ahayd 12, Oktoo bar 1954-tii.
Anigoo ku hadlaya afka Dawladda iyo Shacabka Puntland waxaan umma dda Sooma aliyeed si diirran ugu ham balyeynayaa maalint an qiima leh, waa sumad iyo ast aan qawmi ah oo mudan karaamayn.
Hal-abuurihii Calankan Maxamed Cawaale Liibaan AUN iyo intii u soo dhimatay ee sababtay inuu si xora dunida uga babado ee u soo halgantay. Inteenna u heellan maamuuskiisa iyo qimayamkiisana Alle ha u fu dudeeyo.” ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Maamu lkaasi Axmed Cilmi Cismaan Karaash
Shalay oo ay Taariikhdu ku tahay tahay 12Ka Oc to ber ayaa waxaa ay ku began tahay 67 sano guuradii ka soo wareegatay Calanka Soomaaliyeed, waxaana 12-kii October sanadkii 1954-tii ay aheyd markii ugu ho rre eysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soom aaliya.

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Habeen hore wa xaa ay Gudaha dalkaasi ku dileen Wiil Dhalinyaro Soo maali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganac sata Gudaha dalkaas.
Muwaadinka Soomaaliyeed oo la gu Magacaabi jiray liibaan Faarax Khe yre ayaa waxaa lagu dilay meel u dhow Goobtiisa Ganacsi oo kutaal Magaladda Queenstown Gobolka Ea stern Cape Ee dalkaasi Koonfur Afrika, iyada oo koo xdii dilka u geysatay ay baxsadeen.
Ciidamo katirsan kuwa Booliska Koonfur Afrika ay aa tegay halka uu dilka ka dhacay, waxaana sida caad ada aheyd ay sameeyeen howlgallo ay ku baadi goobayeen dadkii ka dambeeyay dilkaas, balse ay san ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan. Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joogto ah uga dhaca dilalka loo geytso Soomaalida, waxaana laba habeen ka hor lagu dilay Maxamed Ismaaciil Kiish oo kamid ahaa Odaya asha ugu caansan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika
Tigray-ga oo lagu qaaday weerar jiho kasta ah

Mucaaradka Tigray ee dalka Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada militariga dowladda federaalka Ethiopia ay kusoo qaadeen weerar "jiho kasta ah”, oo uu ka mid yahay gobolka Amhara.
Xafiiska ra’iisul wasaare Abiy Ah med ma uusan xaqiijin warkan oo yimid xilli ay jirtay xan ah in ciidamada militariga ay qorsheyn ayaan howlgal weyn, hase yeeshee wuxuu sheegay in dowladda uu waajib ka saaran yahay inay shacabka ka badbaadiso jabhadda TPLF.
"Weerarka uu Abiy Ahmed ku hanjabay inuu dib u gu qabsanayo Tigray si rasmi ah ayuu u billowday,” waxaa sidaas war-saxaafadeed ku yiri Jabhadda TPLF.
"Subaxii 11-ka October 2021, militariga Ethiopia oo taageero ka helaya ciidamada Amxaarada, waxay bill aabeen weerar isku xiran oo jiho kasta ah,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
"Ka sokow boqolaal kun oo maleeshiyo ah, ciida madan xasuuqa damacsan, waxaa taageerayada tank iyo, diyaarado dagaal iyo kuwa drone ah, taasi oo aan shaki gelineyn damacooda ah gumaadka.”
Dowladda Abiy ayaa carabka ku adkeysay in ho wlgalka militari ee waqooyiga lagu beegsanayo TPLF, oo ay si rasmi ah ugu calaameysay urur argagixiso, ee aan loola jeedin shacabka.
Afhayeenka TPLF, Getachew Reda ayaa sheegay in inkasta oo uu jiro weerarka cusub, haddana ciidama da aysan weli soo gaarin Tigray.
Waxa uu sidoo kale sheegay in TPLF aysan ka war hayn wax ku lug lahaansho oo ciidamada Eritrea ah, ku waas oo horey militariga Ethiopia u taageeray intii uu socday dagaalka 11-ka bilood ah.
"Dowladda Ethiopia waxay mas’uuliyad ka saaran tahay inay shacabkeeda ku sugan dalka oo dhan ay ka badbaadiso ficillada argagixisada,” waxaa sidaas tiri Billene Seyoum oo ah afhayeenka Abiy Ahmed.
"Dowladda Ethiopia waxay sii wadi doontaa inay ka hortagto burburinta TPLF, rabshadaha iyo dilalka ka dhacay gobolka Amhara ee meel kasta oo kale.”
Kenya oo ku faantay inay howlgallo qarso odi ah 10 sano ka waddey biyaha Somalia
Saxaafadda Kenya ayaa sheegtay in ay muddo 10 sanadood ahba wadeen howlgallo ay kula qabsanay aan jawiga ba’an ee Badwaynta Hindiya si ay u ilaali yaan dalkooda iyo xitaa ”dalka deriska ah ee Somalia” oo halis ka wajahaya Al Shabaab, waa sida ay hadalka u dhigeene.Saraakiil la hadashay hilinka maxalliga ah ee NTV, ayaa ku faanay in howlgalladani ay inta badan ahaayeen kuwo qarsoodi ahaa oo aanay qaban karin indhaha dadwaynuhu.
Lieutenant Onesmus Katiwa ayaa shee gay in ciidamadaasi ay joogaan Kism aayo isla markaana loo xil saaray inay ilaaliyaan wax uu ku sheegay maraak iibta iyo doonyaha sida hubka u socda argagixisada, sida uu yiri.
Wuxuu sheegay in doonyaha dheereeya ee Ciidanka Badda Kenya oo ay cirka ka taageerayaan dayuurado yar yar oo ah kuwa qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin Ciidanka Cirka Kenya ay howshaa wadeen.
Wuxuu ku af gobaadsaday in wixii ay soo ogaadaan ay la wadaagaan Ciidamada Amaana iyo Booliiska Somalia oo ay sharciyan biyahan ay ka howlgelayaani hoos tagaan (country jurisdiction).
Waxaa xusid mudan in howlgalka AMISOM aanu ka mid ahayn mid cireed oo hoos taga iyaga, sidaa darteed, howshani waa mid Kenya u gaar ah, mana jiro maamul & DF oo ka hadashay ama la socotey.

SOOMAALIYA

CALAAMADDA GANACSIGA – OGEYSIISKA GUUD

1. NOKIA


2

OGAYSIIS HALKAN WAXA LOO BIXIYAY in summadaha ganacsi ee kor ku xusan ay yihiin calaamadaha ganacsiga:
NOKIA CORPORATION, a Finnish corporation ofKarakaari 7, 02610 Espoo, Finland

waxaana loo adeegsadaa xiriirinta:

Fasalka 9: Saynis, nautical, sahan, sawir, shaneemo, indhaha, miisaanka, cabbirka, calaamadinta, hubinta (kormeerka), qalabka badbaadinta nolosha iyo baridda; qalabka iyo aaladaha loogu talagalay samaynta, beddelidda, kaydinta, beddelidda, ururinta, nidaaminta ama xakamaynta korontada; qalab loogu talagalay duubista, qabashada, kaydinta, ka shaqaynta, tafatirka, soo bandhigidda, gudbinta ama taranka iyo dib u ciyaarista codka ama sawirrada; sidayaasha xogta magnetka, cajaladaha duubista; cajalado is haysta, DVD -yo iyo warbaahinta kale ee dhijitaalka ah iyo kuwa dhijitaalka ah; mashiinnada xisaabinta, qalabka ka shaqaynta xogta, kombiyuutarrada iyo qalabka kombiyuutarka, qaybaha iyo rakibaadda; aaladaha durugsan ee kombiyuutarka; saldhigyada lagu xidho kombiyuutarka; qalabka kombiyuutarka ee ciyaaraha iyo ciyaaraha; joysticks kombiyuutar; joysticks -ka loo isticmaalo kombiyuutarada, marka laga reebo ciyaaraha fiidiyowga; joysticks -ka loo habeeyay taleefannada casriga ah; xeedho joystick; software kombiyuutar; aaladaha isgaarsiinta, aaladaha iyo qalabka, qeybaheeda iyo qalabkooda; saldhigyada saldhigga, gudbiyeyaasha, qaatayaasha, kantaroolayaasha, furayaasha, anteenooyinka, fiilooyinka; fiilooyinka korontada; cod -weyneyaasha; isu -beddelayaasha; modem; qalabka iyo qalabka gudbinta raadiyaha iyo microwave; qalabka iyo qalabka isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta dayax -gacmeedka iyo isgaarsiinta; qalabka iyo aaladaha lagula socdo shabakadaha isgaarsiinta iyo shabakadaha isgaarsiinta xogta; qalabka raadaarka; qalabka ciphering, taleefannada, taleefannada casriga ah iyo aaladaha kale ee elektiroonigga ah ee la xiran karo oo la qaadan karo si loo qabto, loo helo, loo ururiyo, loo duubo, loo akhriyo, loo soo bandhigo, loo abaabulo, loo habeeyo, loo gudbiyo, loona wadaago, loo maamulo loona eego xogta, qoraalka, khariidadaha, sawirrada iyo dhawaaqyada; ciyaartoyda warbaahinta la qaadan karo; kiniinno; ajendaha elektaroonigga ah; akhristayaasha buugga elektaroonigga ah; kombiyuutarada buug -yaraha; xirmooyinka sawirrada dhijitaalka ah; kamaradaha; kaamirooyinka; dareemayaal; aaladaha xiran ee la xiran karo, oo ah aaladaha qaabka saacadaha, muraayadaha, muraayadaha indhaha, koofiyadaha madaxa, gacmo-gashiga, jijimooyinka, hilqadaha, dahabka iyo koofiyadaha loo isticmaali karo xisaabinta, dareemidda, iskaanka, duubista, soo bandhigidda, kormeerka, xog-haynta, fog -xakamaynta, saadaalinta, barnaamijka, isku xidhka shabakadaha kombiyuutarka ama ujeedooyinka isgaarsiinta; aaladaha xisaabinta ee ay qaadayaan kuwa isticmaala dhammaadka ah ama lagu xidho ama lagu xidho jidhka dadka isticmaala dhammaadka ama lagu daro dharka, kabaha, koofiyadda, muraayadaha indhaha, bacaha, dharka, dharka, unugyada, alaabta guriga iyo nooc kasta oo qalab ah iyo badeecadaha la qaadan karo iyo alaab-gacmeedyada iyo kuwa loo adeegsan karo xisaabinta, dareemidda, iskaanka, duubista, soo bandhigidda, dabagalka, xog-haynta, xakamaynta fog, saadaalinta, barnaamijyada, ku-xiridda shabakadaha kombiyuutarka ama ujeeddooyinka isgaarsiinta; aaladaha xisaabinta ee la xiran karo oo la qaadan karo; bandhigyada baabuurta; dareemayaasha baabuurta; saacadaha casriga ah; bandhigyada madaxa lagu rakibay; aaladaha leh korontada, korontada iyo shaqooyinka dhijitaalka ah ee ku xirmi kara shabakadaha kombiyuutarka iyo kuwaas oo leh xisaabinta, dareenka, iskaanka, isgaarsiinta, keydinta xogta, biofeedback, dabagalka jir ahaaneed, kormeerka caafimaadka, kormeerka jirdhiska, awoodaha saadaalinta ama la kordhiyay, qaabka muraayadaha, gacmo-gashiga, saacadaha, dharka, kabaha, madaxa, koofiyadaha iyo koofiyadaha; baytariyada; xeedho; adaptors awooda; bangiyada korontada; madbacadaha; istaagyada, daboolidda iyo bacaha taleefannada, taleefannada casriga ah, kombiyuutarada, kiniiniyada iyo aaladaha kale ee xisaabinta gacanta ee la xiran karo iyo kuwa la qaadan karo; maqalka, sawirka, qalabka fiidiyowga iyo raadiyaha iyo qalabka; kuwa ku hadla; sameecadaha; dhegaha dhegaha; makarafoon; telefishanka iyo qalabka warbaahinta badan; bandhigyo; xirmooyin lacag la’aan ah oo loogu talagalay taleefannada, taleefannada casriga ah, kombiyuutarrada, kiniiniyada iyo aaladaha kale ee xisaabinta gacanta ee la xiran karo oo la qaadan karo; daabacaadda elektaroonigga ah; Nidaamka Meeleynta Caalamka [GPS], qalabka iyo aaladaha; qalabka hagista baabuurta [kombiyuutarrada saaran]; aaladaha maraakiibta; qalabka dayax -gacmeedka dayax -gacmeedka; aaladda iyo softiweerka ee hagista GPS iyo nidaamyada khariidaynta; jajabyada; microprocessors -ka; semi-conductors; kaararka caqliga leh [kaararka wareegga isku dhafan]; wareegyada daabacan; qalabka kontoroolka fog; codka la soo dajin karo, fiidiyaha iyo faylasha sawirka; qalimaan elektaroonik ah; sumadaha elektaroonigga ah ee alaabta; software kombiyuutar, qalabka kombiyuutarka iyo aaladaha kombiyuutarka ee la xiran karo oo u oggolaanaya kormeerka fog, xakamaynta iyo amarrada gawaarida iyo xuduudaha gaariga, qalabka guriga iyo alaabta guriga, nidaamyada maareynta tamarta, nidaamyada otomaatiga guriga, nidaamyada amniga, madadaalada guriga iyo maqalka/fiidiyowga qalabka, aaladaha isgaarsiinta, aaladaha warbaahinta bulshada iyo aaladaha xisaabinta, iyo qalabka daryeelka teleefonka ee fayaqabka iyo caafimaadka; mashiinka ilaa mashiinka (M2M) qalabka isgaarsiinta iyo aaladaha; software ciyaarta kombiyuutarka; codsiyada software; muraayadaha; indho -fiiq; muraayadaha indhaha; muraayadaha indhaha; alaabta indhaha; muraayadaha indhaha ee isboortiga; isku -xidhka barnaamijyada codsiga (API -yada); qalabka horumarinta software; softiweer kombiyuutar iyo qalab u oggolaanaya dhageysiga muusikada iyo akhrinta faylasha maqalka/fiidiyaha, dirista iyo akhrinta farriimaha elektiroonigga ah, qaadista, wax -ka -beddelka, akhrinta, muujinta iyo wadaagga sawirrada dhijitaalka ah, dhawaaqyada iyo fiidyowyada, si aad uga dhex baarto internetka, u sheekaysato iyo si loogu xiro shabakadaha bulshada; khariidado dhijitaal ah; codsiyada softiweerka ee bixinta xayeysiis ku saleysan goobta iyo macnaha guud; software aqoonsiga aragga; software aqoonsi maqal; softiweer kombiyuutar iyo qalab siinta iyo gudbinta talada safarka iyo dalxiiska iyo bixinta macluumaadka ku saabsan goobaha madadaalada, hay'adaha waxbarashada maxalliga ah, hoteelada, astaamaha, matxafyada, gaadiidka dadweynaha, taraafikada, macluumaadka baarkinka, cimilada, isbarbar dhigga qiimaha, dukaamaysiga, xayaysiiska , caafimaadka iyo jirdhiska, macluumaadka shaqada, hawlaha bulshada iyo dhacdooyinka dhaqanka, Qodobbada Xiisaha (POIs), dhacdooyinka isboortiga, cuntada iyo cabitaanka; qalabka raadraaca goobta; codsiyada softiweerka iyo qalabka u saamaxaya adeegsadaha inuu helo macluumaadka la xiriira goobta iyo macnaha guud; software kombiyuutar iyo qalab bixiya macluumaad caafimaad, jirdhis iyo fayoobaan; qalabka iyo aaladaha lagu cabbiro iyo/ama lagu duubo qiyaaso kala duwan oo jir ahaaneed ama mid kale, oo ay ku jiraan garaaca wadnaha, cadaadiska dhiigga, miisaanka, tayada hurdada, hawo -qaadka, heerkulka jirka, socodsiinta maqaarka, gulukooska dhiigga (dhammaantood ujeeddooyin saynis ahaan), lactic acid, waqti, xawaaraha, dardargelinta, joogga, heerkulka deegaanka, huurka iyo daahirsanaanta; softiweer kombiyuutar iyo qalab u oggolaanaya bixinta internetka iyo bixinta fogaan; algorithms -ka isku -darka, kala -gooynta, dejinta, dejinta iyo ka -shaqaynta maqalka, fiidiyaha iyo xogta sawirka; maqal, muuqaal iyo sawir -qaade/cod -bixiye (koodh); qalabka xisaabinta iyo isgaarsiinta iyo softiweerka ay adeegsadaan hay'adaha amniga dadweynaha; qalabka falanqaynta hawada; alaarmiga; kartoonada karti leh; mashiinnada sheegta otomaatiga ah [ATM]; jiheeyaha; qalabka xusuusta kombiyuutarka; qalabka xogta lagu shaqeeyo; Baarayaasha; aaladda ogaanshaha, oo aan ujeedo caafimaad lahayn; aaladda cabbirka masaafada; Chip -yada DNA; codadka giraanta la soo dejisan karo ee taleefannada gacanta; rakibaadda korontada ee koontaroolka fog ee hawlaha warshadaha; qalabka korontada ku shaqeeya ee koontaroolka fog ee meelaha tareenka iyo calaamadaha; kaadhadhka birlab -galka ah iyo jijimooyinka aqoonsiga; fiilooyinka fiber optic; filimada, la kashifay; toosh; qalabka falanqaynta cuntada; fiilooyin ka samaysan biraha; unugyada galvanic; qalabka hagaajinaya kulaylka; qalab aad u badan; hologramyada; qalabka isgaarsiinta; interfaces ee kombiyuutarada; laser, ma aha ujeedooyin caafimaad; muraayadaha astrophotography; qalabka badbaadinta nolosha; Diod -yada dhaliya iftiinka [LED]; qufulo, koronto; sameecado;
mastarada loogu talagalay anteenada wireless; qalabka iyo makiinadaha lagu baaro maaddada; aaladaha cabbirka, korontada; metronomes; microscopes -ka; qalabka la socodka, korontada; qalabka fiirinta; fiilooyinka indhaha; koobiyeyaal; unugyada photovoltaic; qalabka iyo qalabka fiisikiska; dheelitirka saxda ah; qalabka radar; qalabka radiotelephony; qalabka badbaadada taraafikada tareenka; dayax gacmeedyada ujeedooyin cilmiyeed; miisaanka; scanners; calaamadaha, iftiinka ama farsamada; calaamado, iftiin leh; simulators for steering and control of cars; qalabka dhawaaqa dhawaaqa; telescopes; tilmaamayaasha heerkulka; qalabka tijaabinta oo aan ahayn ujeeddooyin caafimaad; rakibaadda ka -hortagga tuugada, korontada; heerkulbeegga, ma aha ujeeddooyin caafimaad; heerkulbeegyada; qalabka duubista waqtiga; qalabka iftiinka taraafigga; sawirqaadeyaal, sawir -qaade; hadal-haye; mawjadaha hirarka; mashiinnada miisaanka; Raajooyin soo saara qalab iyo qalabayn, oo aan ujeedo caafimaad ahayn; robots -ka bani -aadamka oo leh sirdoon macmal ah; raadraacayaasha waxqabad ee la gadan karo; kombiyuutarrada la xiran karo; kormeerayaasha muuqaalka fiidiyaha ee la xidhan karo; qaybaha, rakibidda iyo agabka dhammaan badeecadaha aan soo sheegnay.

Fasalka 38: Isgaarsiinta; telefoonka, codka, sawirrada, qoraalka iyo adeegyada gudbinta xogta; isgaarsiinta taleefanka gacanta; isgaarsiinta boosteejooyinka kombiyuutarka; isgaarsiinta shabakadaha fiber optic iyo wireless; kombiyuutarku caawiyey gudbinta farriimaha, dhawaaqa, xogta iyo sawirrada; adeegyada guddiga xayaysiinta elektaroonigga ah [adeegyada isgaarsiinta]; gudbinta facsimile; kireysiga, kireysiga iyo kireynta aaladaha isgaarsiinta, qalabka iyo nidaamyada; dirista farriinta; kirada modem; adeegyada wakaaladda wararka; bixinta shirarka internetka; adeegyada boggaga [raadiyaha, taleefanka ama siyaabaha kale ee isgaarsiinta elektarooniga ah]; baahinta raadiyaha; isgaarsiinta raadiyaha; gudbinta dayax -gacmeedka; socodka xogta; bixinta xiriirada isgaarsiinta shabakad kombiyuutar oo caalami ah; siinta isticmaalaha shabakadaha kombiyuutarada caalamka; bixinta kanaalada isgaarsiinta ee adeegyada teleshopping; bixinta qolalka lagu sheekeysto ee internetka; bixinta helitaanka xogta; kiraynta qalabka dirista farriinta; kireysiga waqtiga gelitaanka shabakadaha kombiyuutarada caalamka; adeegyada isgaarsiinta isgaarsiinta iyo isgoysyada; adeegyada teleconferencing; adeegyada telegraph; adeegyada taleefanka; kiraynta taleefannada; baahinta telefishanka; adeegyada telex; gudbinta telegraamyada; boostada elektarooniga ah; gudbinta kaararka salaanta onlaynka; gudbinta faylasha dhijitaalka ah; gudbinta dalabka fiidiyaha; adeegyada shirarka fiidiyaha; adeegyada boostada codka; baahinta wireless -ka; bixinta helitaanka xogta kombiyuutarka oo u oggolaanaysa maareynta iyo nabadgelyada aaladaha elektaroonigga ah ee isku xiran iyo codsiyada softiweerka; macluumaadka, adeegyada la -talinta iyo la -talinta ee la xiriira dhammaan adeegyada kor ku xusan.

Fasalka 42: Adeegyada sayniska iyo farsamada iyo cilmi baarista iyo naqshadeynta la xiriirta; adeegyada falanqaynta warshadaha iyo cilmi -baarista; naqshadeynta, horumarinta, rakibidda, dayactirka iyo kor -u -qaadista software -ka kombiyuutarka; naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka; tijaabooyin caafimaad; barnaamijka kombiyuutarka; falanqaynta iyo naqshadeynta nidaamka kombiyuutarka; adeegyada ilaalinta fayraska kombiyuutarka; la -talinta amniga kombiyuutarka; qorista dhismaha; la-talinta xagga tamar-badbaadinta; u beddelidda xogta ama dukumiintiyada jirka iyo warbaahinta elektaroonigga ah; abuurista iyo dayactirka bogagga shabakadda dadka kale; beddelidda xogta barnaamijyada kombiyuutarka iyo xogta [ma aha beddelidda jireed]; digitization of documents [scanning]; kaydinta xogta elektaroonigga ah; hubinta tamarta; martigelinta goobaha kombiyuutarka [mareegaha]; cilmi baaris farsamo; macluumaadka saadaasha hawada; la socoshada nidaamyada kombiyuutarka iyada oo marin fog laga helayo; bixiyeyaasha adeegga dibadda ee tiknoolajiyadda macluumaadka; fiisigis [cilmi baaris]; xakamaynta tayada; soo kabashada xogta kombiyuutarka; cilmi -baarista iyo horumarinta alaabta cusub ee dadka kale; bixinta macluumaadka sayniska, la -talinta iyo la -talinta ee la xiriirta dejinta kaarboonka; adeegyada shaybaarka sayniska; bixinta makiinadaha raadinta ee internetka; sahan; daraasadaha mashruuca farsamada; qoraal farsamo; la -talinta farsamada; latalinta farsamada isgaarsiinta; tijaabinta maaddada iyo dharka; qorsheynta magaalooyinka; tijaabinta xaq u lahaanshaha baabuurka; falanqaynta biyaha; kireysiga adeegayaasha webka; la -talinta naqshadeynta mareegaha; falanqaynta sayniska iyo farsamada, cilmi baarista, horumarka, qorshaynta, kor -u -qaadista, taageerada, xallinta dhibaatooyinka farsamada iyo adeegyada la -talinta berrinka qalabka isgaarsiinta, qalabka, shabakadaha, nidaamyada, xalalka iyo softiweerka; naqshadeynta, injineernimada iyo horumarinta aaladaha isgaarsiinta, qalabka, shabakadaha, nidaamyada, xalka iyo software; falanqaynta sayniska iyo teknolojiyadda, cilmi -baarista, horumarinta, taageerada, dhibaatooyinka dhibka farsamo iyo adeegyada la -talinta ee dhinaca sirdoonka macmalka ah, nanomaterials, dareemayaasha, isku xirnaanta, teknolojiyadda macluumaadka [IT], juqraafiga iyo khariidaynta, marin -habaabinta, qalabka kombiyuutarka, software kombiyuutar, teknolojiyada xisaabinta, falanqaynta xogta; falanqaynta sayniska iyo teknolojiyadda, cilmi -baarista, horumarinta, taageerada, dhibaatooyinka dhibka farsamo iyo adeegyada la -talinta ee tiknoolojiyada maqalka, teknolojiyada sawir -qaadista iyo fiidiyaha, teknolojiyada warbaahinta dhijitaalka ah, teknolojiyada warbaahinta badan, teknolojiyada dhabta ah ee dalwaddii, teknolojiyada raadiyaha; falanqaynta sayniska iyo teknolojiyadda, cilmi -baarista, horumarka, taageerada, dhibaatooyinka dhibka farsamo iyo adeegyada la -talinta ee dhinaca caafimaadka iyo teknolojiyadda daryeelka caafimaadka, teknolojiyadda badbaadada dadweynaha, teknolojiyada tamarta, teknolojiyadda gaadiidka, aaladaha xisaabinta la qaadan karo, daabacaadda, otomaatiga, gawaarida ku xiran, alaabta guriga ku xiran, ku xiran dharka, alaabta macmiilka ee ku xiran, qalabka guriga ee ku xiran, mashiinada mashiinnada (M2M), xallinta qabashada joogitaanka; falanqaynta sayniska iyo teknolojiyadda iyo adeegyada cilmi -baarista ee duurka, alaabta guriga, dharka, qalabka guriga iyo badeecadaha macmiilka ee ku xiriiri kara kombiyuutarka ama shabakadda isgaarsiinta, iyo sidoo kale taageerada, la -talinta iyo adeegyada horumarinta ee la xiriira dhammaan adeegyada aan soo sheegnay; xisaabinta daruuraha; martigelinta server; software ahaan adeeg ahaan [SaaS]; kaabayaasha-adeeg ahaan (IaaS); madal-adeeg ahaan (PaaS); adeegyada bixiyaha codsiga (ASP); bixinta on-line [aan la soo dejin karin] software iyo codsiyada moobiilka; siinta adeegsiga ku-meel-gaarka ah ee softiweerka aan la soo dejisan karin si loogu isticmaalo is-dhexgalka barnaamijka codsiga (API); siinta adeegsiga ku-meelgaarka ah ee aaladaha horumarinta softiweerka ee aan la soo dejin karin; kireysiga software kombiyuutar iyo qalab; kireysiga maqalka, sawirka, fiidiyaha, warbaahinta dhijitaalka ah, warbaahinno badan, xaqiiqada dalwaddii ah iyo softiweer qabashada iyo qalabka joogitaanka; adeegyo dejin iyo adeegyo dejin; kiraynta qalabka ka shaqaynta xogta; adeegyada kartoonada; adeegyada khariidaynta; adeegyada abuurista khariidada; adeegyada bixinta dalabka ee khariidadaha onlaynka ah iyo kuwa dhijitaalka ah; adeegyada kombiyuutarka, kuwaas oo ah, abuurista tusmooyin ku saleysan shabakad kombiyuutar ee macluumaadka, mareegaha iyo ilaha; adeegyada sawirrada dhijitaalka ah ee farsamada; naqshadeynta warshadaha; keydinta xogta goobta ka baxsan; cilmi -baarista berrinka ilaalinta deegaanka; ururinta, iyo habaynta xogta; rakibidda, dayactirka iyo dayactirka software kombiyuutarka; adeegyada kormeerka waxqabadka ee aaladaha elektiroonigga ah ee ku xiran shabakad kombiyuutarro ama qalabka isgaarsiinta (Smart Data as a Service); ururinta, kaydinta iyo bixinta helitaanka macluumaadka, xogta shabakadda iyo xogta juqraafiyeed (Optimization as a Service); baadhitaan caafimaad iyo caafimaad iyo tijaabooyin lagu hagaajinayo isdhexgalka bukaanka/dhakhtarka; macluumaadka, adeegyada la -talinta iyo la -talinta ee la xiriira dhammaan adeegyada kor ku xusan.

OGAYSIIS WAXAA KALOO BIXIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad adeegsata sumadda ganacsiga ee la sheegay ama ku dayasho kasta ama haddii kale ku xadgudubta xuquuqda shirkaddaas.


SOOMAALIYA





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip