HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO TALAADO 12-KA OCT.201-KA..

0
Tuesday October 12, 2021 - 08:55:57 in Wararka by
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO TALAADO 12-KA OCT.201-KA..

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

DF oo amar kasoo saartay dhul dowlade ed oo Muqdisho ku yaal oo la degan yahay

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa Shalayeyd soo saartay amar si to os ah ugu so cda dadka degan dhu lka war-lalis ka Ra dio Muqdi sho, ku waasi oo muddo deganaa dhulk aas.

Qo raal kasoo ba xay Wasaaradda oo la gu baahiyey warbaa hinta dowladda ayaa la gu sheegay in dadka degan dhulkaas oo ku yaala degmada Dayn iile ee gobolka Bana adir ay si dhaqso ah uga guuran.

"Maamulka gobolka Banaadir iyo degma da Dayniile iyo taliska qaybta guud ee Booli ska ayey wasaaradda ka codsatay in door kooda ay ka qaataan sidii loo baneyn lahaa dhulka war-laliska Radiomuqdisho ee degma da Dayniile oo baahi degdeg ah u qabto wa saaradda,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Qoraalka laguma xusin waqti cayiman oo la siiyey dadkaas si ay uga guuraan dhulka as, marka laga imaado in si dhaqso ah u faarujiyaan.

Lama oga sababta rasmiga ah ee xiligan keentay in dhulkaas ay dalbato Wasaarad da, kaasi oo ku yaala degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Duqa Muqdisho oo la kulmay Mas’uuliyiin

ka socday Shirkad laga leeyahay Turkiga iyo Xarumo Muhiim ah Oo uu Xarriga Ka Jaray

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxam uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qatay Madaxda ugu sareyso Hey’adda Tika ee laga leeyahay dalka Turkiga.

Kulanka ayaa waxa ay kaga wada had leen sidii loo dardar galin lahaa masha rii cyada ay ka qabtaan Tika Caasimadda Muq disho oo ay ugu horeeyaan horumarinta ma gaalada, tababarsiinta dhallinyarada iyo xo ojinta mashaariicda Tika ay ka wado Muqd isho.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahadceliyay madaxda Tika kaalinta ay ka geysteen wax u qabashada bulshada Soomaaliyeed, isagoo xusay in shacabka Soomaaliyeed aysan iloo bi doonin taageerada dowladda Turkiga ay siisay.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fili sh) ayaa xarigga ka jaray Xarunta Taliska Ci idanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo Xar unta Dad-Dhigista Dowladda Hoose oo ku yaalla Degmada Shangaani ee M/Muqdisho.

Golaha Midowga Musharaxiinta oo war ka soo saaray dib u dhaca ku yimid doorasha da dalka

Golaha Midowga Musharaxiinta Mada xweynaha Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxay ku sheegeen iney walwal aad u weyn ka qabaan dib u dhaca doorshada iyo tafaraaruqa siyaasadeed ee ka jira dalka oo ay sheegeen in xaalad huba anti la'aan dhanka doorashooyinka uu dalka galay.

Musharaxiinta ayaa qoraalka ay sida wada jirka ah u soo saareen waxay ku sheegeen in golaha midowga ay aad uga xun yihiin in markale dib u dhac ku yimaado markii sadaxaad jadwalkii doorashada ee horay la isugu raacay.

Qoraalka Golaha Musharaxiinta ayaa si doo kale lagu sheegay in bulshada Soom aaliyeed niyad jab iyo walaac ku abuurtay hubanti la'aanta dhanka doorashooyinka dalka, islamarkaana uu yaraaday maalgashi yadii caalamiga ahaa ee dalka.

Midowga Musharaxiinta ayaa hoosta ka xarriiqay in Golaha Wadatashiga Qaran uu qaadayo masuuliyada dib u dhaca doora shooyinka dalka, islamar ahaantaana sida qoraalka lagu sheegay ay yaraadeen maal gashigii ganacsi, heshiisyadii caalamiga ah aa, kaalmooyinkii dhaqaale, dayn cafinta, iyo mataaladdii Soomaaliya ee fagaarashayaa sha caalamiga ah, taasi oo eedeynteeda ay dusha u saareen Golaha Wadatashiga Qar an.    

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran:-

Ciidamada Saney Cabdulle iyo Cusmaan Xaa doole oo ku dagaalamay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya in Sha lay dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tir san milatariga dowladda Soomaaliya uu ka qarxay halkaasi

Dagaalka ayaa waxaa lagu soo war ramayaa inuu u dhex eeyo ciidamada Korn eyl Saney Cabdulle iyo kuwa kale oo taabacsan Cismaan Xaado ole oo isna ka mid ah sa raakiisha milatariga Soomaaliya, kana howl-gali jiray gobolka Shabeelaha Dhexe ee Hir Shabelle.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka xo ogiisa uu ka dhacay halka loo yaqaano xaa fadda Xaawo Casir iyo agagaarka Suuqii ho re xoolaha ee Xirga-Dheere.

Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, wa xaana weli is horfadhiya ciidamada labada dhinac ee ku dagaalamay halkaasi.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya waxaa sababay dagaalkan, waxaana warar ka qaar ay sheegeen in la’isku qabtay muran ka dhashay dhul ku yaalla halkaasi, halka ku wa kalena ay ku warramayaa in is faham waa uu soo kala dhex-galay labada ciidan ee diriray.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku dar aya in iska hor imaadkan uu geystay khasa are isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo ka la gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah.

Ma jira weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca laamaha ammaanka oo ku aadan dagaalkaasi iyo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Si kastaba, ma’aha markii ugu horreysay ee ay wada dagaalamayaan ciidamo ka kala taabacsan Korneul Saney iyo Cismaan Xaa doole, iyaga oo horey ugu dagaalamay hal kaasi.

Maxkamadeynta dadkii dilay Thomas Sankara oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay maxakmadeyn Shalay lagu waday inay ka bilaabato dalka Burkina Faso, taas oo lagu maxkamadeyn la haa 14 nin oo lagu eedeeyay inay dileen madaxweynihii hore ee dalkaas

2 ka mid ah xeerb eeg tida ayaa isaga baxay maxkamadey nta, iyag oo sabbata ku sheeg ay xaala do caafima ad.

Thomas Sankara ayaa la yi mid isbeddello wu xuuna u ololey nayay midnimada dalalka Afrika.

Waxaa la toogtay xilli afgembi lagu same eyay dowoladdiisa sanadkii 1987, waxaana markaas xukunka la wareegay saaxiibkiisii, Blaise Compaoré. Ka sowkow madaxweyni hii hore, Compaore, dadka kale ee dacwad da lagu soo oogayo waxaa ka mid ah mad axii hore ee shaqaalaha, Janaraal Gilbert Diendéré iyo Hyacinthe Kafondo, oo ka mid ahaa ilaalada madaxtooyada Compaore

Ra'iisul Wasaaraha Ciraaq oo ku dhawaaqay dullaan ka dhan ah kooxda ISIS

xoogaggaammaanka ay gacanta ku dhig een Sami Jasim, oo ah xubin sare oo ka tir san kooxda isku magacowday Dowladda Isl aamka marna ahaa ku xigeenka hoggaa miyihii hore ee kooxda, Abu Bakr al- Bagh dadi, oo ay labo snao kahor dileen ciidama da gaarka ah ee Mare ykanka.

Wuxuu nink aasi ku tilmaamay inuu yahay ma daxa maaliyadda ee IS, wuxuuna sheegay in lagu soo qabtay how lgal adag oo laga fuliyay bannaan ka Ciraaq.

Mareykanka ayaa san adkii 2015-kii mad axa Jaism dul dhigay shan milyan oo doollar. Inka stoo IS laga saaray dalkaas sanadkii 2017-kii hadd ana waxay sii wadday inay weerarro joogto

ah ku qaaddo Ciraaq


Hormuud oo $200,000 ugu deeqday dadka laga soo musaafuriyay Laascaanood

Hormuud Salaam Foundation oo ah gar abka u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta bulshada shirkadda Hormuud Telecom iyo Salaam Somali Bank,ayaa Shalay ugu de eqday lacag dhan $200,000 (laba boqol kun dollar) dadkii dha waantaan laga soo bara kiciyay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool,

Munaasabad deeqdaas lagu shaacinayey ay aa Shalay lagu qabtay xarunta Hormuud Sa laam Foundation ee magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha Hormuud Telecom, mud ane Ahmed Mohamud Yuusuf, ayaa shee gey in deeqdaan ay tahay wejigii ugu horee yey oo aay ku caawinayaan qoysas laga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, wuxuuna uga tacsiyeeyey dhibaatada soo gaartey dadkaa iyaga ah.

Gudoomiyaha Hormuud Telecom, ayaa faray Gudoomiyaha Hey’adda Hormuud Sala am Foundation, inuu ka shaqeeyo in laca gtaas gargaarka ah si deg deg loo gaarsiiyo dadkaas dhibaateysan.

Dhanka kale Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation, Cabdulahi Nuur Cism aan oo asigana goobta ka hadlay ayaa balan qaaday in lacagtaas gargaarka iyo gurmad ka ah ay sida ugu dhaqasaha badan u gaar siin doonaan qoysaskaas lasoo barakiciyay ee ay dhibaatada kasoo gaartey baraki cintaas.

Gudoomiyaha Hormuud Salaam Found ation, ayaa u rajeeyey qoysaskaas in ilaah eey uu u barakeeyo lacagtaas gargaarka ah ee ka timid Hormuud Telecom iyo Salaam Somali Bank.

Khadiija Diiriye oo la noqotay lacag kuma na an dollar ah oo ay u diri laheyd Barkh ad Jaamac Batuun

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musii booyinka Soomaaliya Khadiija Max amed Dii riye ayaa shaacisay in lacag dhan $15,000 (Shan iyo toban kun oo dollar) ay ka ce shatay Xildhib aan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland, ta as oo markii hore ay ugu tala gashay inay ga ari ugu iibiso.

Wasiir Khadiija ayaa sheegtay inay tallaa badaas go’aansatay markii ay aragtay sida Xildhibaan Bar khad uu uga hadlay dad kii sida qasabka ah ay Somaliland uga soo mus aafurisay deegaanadeeda oo magaalada Laascaanood ay ugu horeyso. "Barkhad ha dalkiisii waan dhageystay runtii waan la ya abay, laakiin kusoco ayaan ku leeyahay Bar khadow, hadii ay kula wacan tahay sida as, ogaaw dadka Soomaaliyeed ee dadkaas a ad ku diganeyso ay kasoo jeedaan, intii aan hiil iyo hoo kula soo gaarin niyadda ayey kaa ga duceynayeen,” ayey tiri wasiir Khad iija.

Sidoo kale wasiir Khadiija Diiriye waxay sheegtay inay aruurisay lacag $15,000 ah, taas oo 3,000 ay iyadu bixisay, inta kalena ay siyaasiyiin kale kasoo aruurisay, balse ha dda waxay cadeysay in 3-deeda kun ay ugu deeqeyso dadkii laga soo tarxiilay Soma liland, 12-ka kun ee soo hartana ay dib ugu celineyso dadkii lahaa.

Wasiir Khadiija oo gacanta ku heysa lag actaas shan iyo tobanka kun ah ayaa sheeg tay in 6-da qof ee 12-ka kun ay ka soo aruur isay ay ku jiraan kuwo ehel la ah dadka uu Barkhad ku qancay in laga soo tarxiilo dhulkoodii.

"Lacagtii aan kuu balan qaaday mid Akoo nkeyga ku jirta maaheyn ee waxaan kuu ba lan qaaday inaan kaaga soo qaado dadka aan saaxiibada nahay, laakiin nasiib darro dadka aad dhibkooda ku faraxday ehelkooda ayaa lacagtaan bixiyey, aniguna waxaan da macsanaa in $20,000 aan kuu soo diro,” ayey tiri.

Wasiir Khadiija waxay sheegtay in Barkh ad ay u balan qaaday inay gaari fiican u ga deyso, kadib markii uu u sheegay in lacag ka badan 9,000 uu ku gaday gaarigiisii, si uu la cagtaas ugu caawiyo dadkii ay waxyeeladu soo gaartay, intii lagu jiray codeynta doora shadii uu ku soo baxay iyo haweenkii ay foo shu ku qabatay goobaha cod-bixinta.

"Aniga 3-deyda kun waxaan ku wareejina yaa guddigii ay K/Galbeed u magacaawday samata-bixinta dadkaas, kharashka kalena dib ayaan ugu celinayaa saaxiibadii lahaa, adigana waxaan alle kaaga baryaa inuu xa qa ku tuso, ma awoodo R/Wasaaraha aan wasiirkiisa ahay inaan mushaarkiisa lacag ka mid ah kuu soo diro, sidoo kale saaxiibadii ila damqaday oo dad ku heyb ah qoysaska la dhibaateeyey ay ku jiraan, waxaan ka qa aday inaan kuu soo diro,” ayey tiri wasiir Khadiija Maxamed Diiriye.

Ugu dambeynti waxay sheegtay in ka wa saarad gargaar ahaan wixii ay u awood aan dadkaas ay maalmaha soo socda gaa rsiin doonaan maamulka Koonfur Galbeed.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Ciidamada dowladda oo degaano hoos taga Baardheere kala wareegay Al-Shabaab.

Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dal ka Soomaaliyeed ayaa Shalay waxaa ay ho wlgallo qo rsheysan ka fuliyeen degaano ho ostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Ge do.Degaannada howlgallada laga same yay ayaa waxaa la sheegay inay ku sugna ayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, balse ay Ciidamada dowladda la wareegeen, kuwaas oo kala ah,Tubaako Koreey iyo kud ug. Saraakiisha howlgalka hoggaamine ysay ayaa waxaa ay sheegeen in degaann ada ay la wareegeen Al-Shabaab lacago u ga qaadi jireen Gaadiidka noocyadiisa kala duwan, balse ay hataan gacanta ku hayaan.

Sidoo kale saraakiisha waxaa ay sheege en inay sii wadi doonaan bowlgallada ilaa iyo inta ay ka xaqiijinayaan amniga degaannada hoostaga degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Ciidamada dowladda ayaa dhowr jeer wa xaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyewn degaano hoostaga degmada Baardhe ere, halkaas oo mararka qaar ay weeraro ka la duwan ka fulin jireen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Kaaraan oo weerar afka ah ku qaaday Saney Cabdulle iyo beesha…

Guddoomiyaha maamulka degmada Kaa raan ee gobolka Banaadir, Ciise Maxamuud Xasan ayaa ka hadlay dagaalkii Shalay de gmadaas ku dhex-maray ciidamo ka wada ti rsan millateriga dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha oo warbaahi nta kula hadlay deg mada ay aa she egay in Ciidamo ka amarqaata Ta liya ha Guutada 4-aad ee ciidan ka xooga dal ka, Korneyl Saneey Cabdulle ay weerar kusoo qaadeen waax kamid ah waaxyaha deg mada Kaaraan.

"Shalay waxa uu dhib ka dhacay waax ka mid ah degmada Kaaraan oo la yiraahdo Wajeer, waxaa soo weerary ciidan milateri ah oo uu xakumo taliyaha guutada 4-aad oo fa dhigiisa uu yahay Gubadle,” ayuu yiri Gu ddoomiye Ciise.

"Aniga ma aqaan millateriga waxa ay ka qabtaan magaalada Muqdisho gudaheeda, qaasatan degmooyinka gobolka Banaadir, milateriga waxaa loogu talo-galay xuduuda ha ee magaalada gudaheeda looguma talo-gelin.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidam ada millateriga ay boob ku hayaan dhulka de gmada iyo Kaawooyinka, isagoona ka cods aday in Wasiirka Gaashaandhiga iyo guddo omiyaha gobolka Banaadir inay arrintaas wax ka qabtaan.

"Waxaa aad uga xumaha guddoomiya ha beesha Gubadley oo aheyn mansabkiisa waxa uu yiri Jagboynti noo yiilay ayaa waxaa soo weeraray degmada Kaaraan, anaga wa xa aan xuduud leenahay uma yaalan Jag boynti, waxa la rabaa in la weydiiyo waxa loo dhigay Jagboynti-ga u dhigay beesha Guba dley.”Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dag aalkii Shalay uu waxyeelo badan gaarsii yey dadka deegaanka, uuna ka dhashay dha awac iyo dhimasho, islamarkaana uu sabab ay barkac hor leh.


Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay xubno ka

 Socday Beesha caalamka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koo nfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabd icasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso kuxigeenka Wakiilka qaramadda midoobe ee soomaaliya ayna qeyb ka ahaayeen safiirada UK iyo Mid owga Yurub.

kulanka waxaa looga hadley Xaalada Dad kii laga soo musaafuriyey Laascaanood, Am niga guud Iyo Doorashooyinka Aqalka hoose ee La filayo in ay ka bilaabadaan deegaan ada Dowlad gobaleedka koonfur galbeed.

Ciidamada Ahlu Sunna oo isaga baxay Matabaan iyo wararkii ugu dambeeyey

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ay aa sheegaya in Shalay ciidamada Ahlu Su nna Waljamaaca ay isaga baxe en guud aha an degmada Matabaan, taas oo ay dho wa an la wareegeen, kadib markii ay ku soo ro gaal celisay gobollada dhexe.

Ciidamada Ahlu Sunna oo wata gaadii dkooda dagaalka ayaa lagu soo waramayaa inay Shalay faarujiyeen xarumihii ay ku su gnaayeen ee gudaha degmada Matabaan, waxaana ay gaareen deegaan dhaca xadka kala qaybiya labada gobol ee Hiiraan iyo Gal gaduud.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo she egay in ciidamadu ay halkaasi ka sameys teen Kastam cusub oo ay gaadiidka uga qa adi doonaan lacago Canshuuro ah.

Ma cadda illaa iyo hadda sababta ka da mbeysa in Ahlu Sunna ay dib uga soo baxdo degmadaasi oo dhowaan ay si nabadoon kula wareegtay.

Wararka ayaa intaas ku sii daraya in Ka stamkii ay ku sugnaayeen ciidamada Ahlu Sunna ay haatan dib ula wareegay maamul ka Matabaan oo ka bilaabay qaadiida Can shuuraha.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo ba xay dhinaca saraakiisha Ahlu Sunna Walja maaca iyo maamulka degmada oo ku aadan arrintaasi.

Dib u gurashada Ahlu Sunna ee dhinaca degmada Matabaan ayaa ku soo aadeyso, iyada oo haatan xiisad culus ay ka taagan ta hay degmada Guriceel oo laga cabsi qabo in ay weerar ku qaadaan ciidamada daraaw iishta Galmudug iyo kuwa dowladda fede raa lka Soomaaliya.

Shir looga hadlay Arrimaha doorashooyin ka oo lagu qabtay Baledweyne

Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobo leedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo Shalay gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doo rashooyinka Heer Federaal ee Shalay gaa ray Magaalada Beledwyene ee xarunta Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha iyo xubnha Guddiga doo rashooyinka Heer Federaal ayaa kawada ha dalay Arrimaha doorashooyinka dalka waxa na Guddiga Madaxweyne kuxigeenka Hir- Shabeelle ay ka codsaday inay kala Shaqe eyaan sidii loo dardar gelin lahaa doora shada Aqalka Hoose iyo adkeynta Amniga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Xubanaha Guddiga Guddiga doorasho oyinka Heer Federaal ayaa sidokale inta ay halkaa ku suganyihin waxa ay kulama laqa adan doonaan Bulshada qaybaheed kala duwan

GALMUDUG oo shaacisay inuu socdo qorshe ciidan oo ka dhan ah AHLU-SUNNA

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalx iiska Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa shaaca ka qaaday Galmudug ay qorsheeney so inay Ahlu Sunna ku qaado howlgal ciidan oo looga saarayo deegaanada ay haysato.

Falagle ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo qorshahaas, oo uu ku sheegay in uu yahay mid amni oo aan saxaafadda lala wadaagi karin.

"Arrinta Ahlu-Sunna, deegaanka nidaam ayuu leeyahay, sha rci ayaana noo degs an, qorshe ciidan ay aa jira mana sheega yo,” ayuu yiri Axmed Shire Falagle.

Wasiir Falagle ay aa sidoo kale shee gay inay meel wanaagsan marayaan howla ha doorashooyinka ee Aqalka Sare iyo Gol aha Shcabka ee maamulkaas, islamarkaana aysan waxa saameyn ah ku yeelan doonin xiisadda maamulka kala dhaxeysa Ahlu Sunna.

"Howlaha doorashooyinka meel wana agsan ayey marayaan, Galmudug maamul ayey leedahay, khilaafka kala dhaxeeyo Ahlu Sunna wax saameyn ah kuma lahan do orashooyinka, waxaana rajeenayaa in dhawaan ay xiisadda dhammaato,” ayuu yiri Falagle.

Halka kasoo yeeray Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa kusoo aadaya xilli ay Gal mudug qorsheeneyso inay weerar ku qaado magaalada Guriceel oo ay dhawaan qabsa day Ahlu Sunna, kadib markii Qoor Qoor uu diiday inuu wada-hadal la galo kooxdan. Madaxda Ahlu Sunna ayaa si weyn u adkeeyey gacan ku heyntooda Magaalada Guriceel, waxayna magaalada ka sameysteen dufeyso ciidan, ayada oo maleeshiyo badan ay ku biireen koxoda si ay u xoojiyaan.

Magaalada Guriceel ayaa waxaa isaga qaxay inta badan dadkii shacabka ahaa ee halkaas daganaa kadib markii ay guul-dareysteen isku day lagu doonayey in lagu dhex-dhexaadiyo Ahlu Sunna iyo Galmudug. 

Guddoomiyaha Degmada Afgooye oo soo saaray

 Wareegto uu Xilal ku magacaabay

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada ilaalada degaanka degmadaasi iyo Taliye ku xigeen.

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna duqa magaalada Abukar Mohamed Omar Mudey Ayaa Wareegto uu Xalay soo Saarey ku Magacaabey Taliska Ciidamada ilaalada Deegaanka ee Degmada Afgooye.

Waxaana Taliyaha Ciidamada ilaalada Deegaanka loo magacaabey Aadan Hassan Oorow iyadoona taliye ku xigeenkana loo magacaabey Cumar mohamed ibrahim (Balash).Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Guddoomiyaha Degmada Afgooye

Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Caala miga oo Shalay la suggayo

Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga ay aa Maanta lagu wadaa inay shaaciso go’ aankeeda ku aaddan dacwadda badda Som aliya, ee ay Kenya muranka gelisay.

Tan iyo sana dkii 2014 oo uu soo jiitamayay kiiska dac wadda badda ayaa go’aanka maxkamadda ee Shalay uu noqon doonnaa mid lagu kala baxo, oo dhinac-na loo xukmiyo.

Axaddii waxaa Magaalada The Hague ee dalka Netherlands gaaray wafdi uu hogg aaminayo Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Somaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Kha dar), si ay goobjoog uga noqdaan xukunka maxkamadda.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Sule ymaan Maxamed Maxamuud oo ka mid ah wafdiga Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay "Wax aan ku niyad-sanahay in àan guuleysanay no, haddii Alle idmo.”

Kenya waxay dhankeeda Jimcihii sheeg tay inaanay u hoggaansami doonin go’aanka ka soo baxa Maxkamadda Cadaaladda Add uunka, waana xilli aanay ka qaybgelin dhage ysiga fadhigii ugu dambeeyay ee maxkam adda, oo dhacay bartamihii bishii March ee sanadkan.

Xukunada ay riddo Maxkamadda Cada aladda Caalamiga ayaan laga qaadan karin wax rafcaan ah. Ummadda Soomaaliyeed, dal iyo dibadba waxay u dheg taagaysaa go’aanka kama da mbeysta ah ee Shalay ka soo bixi doona Maxkamadda Cadaaladda Adduunka

MAALINTA CALANKA SOOMAALIYEED 12-KA  OKTOOBAR(WARBIXIN}

Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo bandhigidda naqshadda Calan Soomaaliyeed oo uu hal abuurkeeda lahaa Allaha u naxariistee marxuum Ma xamed Cawaale Liibaan.

Xuska 12-ka Oktober waa maalin qaran oo ku wayn quluubta shacbiga Soomaaliy eed,isla markaana ka tarjumaya dadaalkii loo soo galay lahaanshaha calan Soomaaliy eed oo ku yimid rabitaanka dad in muddo ah ku hoos nolaa gumeysi shisheeye. Soo Bandhigidii Calanka.

Markii loo soo bandhigay Calanka ururka SYL ,dood dheer ka dib waxaa la isku waaf aqay Muxaafid iyo Mucaaridba in la qaato Calanka uu soo bandhigay Maxamed Caw aale Liibaan.

Cabdulkadir Cali Boolay oo ka mid ahaa halgamayaashii S.Y.L ayaa yirri”waxaan nas iib u yeeshay in aan goob joog ka ahaa xilli gaasi oo lagu soo bandhigay xarunta dhexe ee xisbigii SYL, waxaana cod buuxda la isku waafaqnay in la qaato naqshadda uu soo ba ndhigay marxuum Maxamed Cawaale Liib aan.

Hase yeeshee markii loo geeyay maamul kii Talyaaniga ayaa diiday oo ku tilmaamay inuu u egyahay Calanka dalka Za’iir iyo kan Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxaysa "Uni ted Nations-ka” sidaasi darteed aan la og olayn calan dal leeyahay. Maamulkii Talyaan iga wuxuu ku adkaystay hindisihii uu soo ba ndhigay marxuum Maxamed Cawaale Lii baan in aan la qaadan Karin isagoo qiil uga dhigaya in uu egyahay calanka dalka Democtatic Republic of Congo Ex. Za’iir.

Balse Maxamad Cawaale Liibaan wuxuu Talyaaniga u sheegay in labada calan aanay isku mid ahayn sababtoo ah Calanka dalkii Za’iire horay loo oran jiray, xiddigta ku dhex taal waa mid Dahabi ama Huruud ah, sidaasi darteed dood dheer iyo wada tashi fara ba dan ka dib maamulkii Talyaaniga oo xiligaasi maamulaayay koonfurta soomaaliya wuxuu ogolaaday in la qaato calanka buluugga ah xiddigta cad dhexda kaga taallo.

Halgan dheer ka dib ummadda soomaa liyeed waxay ku guuleysatay una suurta ga shay in ay yeelato calan aad u qurux badan ,kaasoo ka tarjumaya jiritaanka iyo himilada ummadeed oo ah in la helo soomaali mid aysan.Calanka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta 67- sano jirsaday, wuxuu ku yimid halgan adag oo ay hoggaanka u hayeen dha llinyaraddii soomaaliyeed xisbigii SYL, ku waas oo loolan qaraar la galay gumaystayaashii isu soo bahaystay umadda Soomaaliyed. 12-ka Oktobar ee sanadkii 1954kii waa maalin xasuus leh oo la soo ba ndhigay callanka buluugga ah ee xambaar san sharafta umadda,waxaadna ka dhadhan san karnaa miraha can baxay ee ku jira heesta (Qoloba calankeedu) ee uu ku luuqeeyo Marxuum Cabdullahi Qarshe wax aana ka mid aha:-

"Qolobaa calankeedu waa ceynoo-Inna gaa keennu waa – Cirkoo kale’e – ee aan Caadna-lahayn – ee Caashaqa’e – Xiddig ya hay Cadi-waad Na Ciidamisee- Caradaan Kaligaa Aadow Curadee – Cadceeda Side eda Caan Noqo’ee”.

26kii Juun1960kii waa markii ugu horay say ee calankaasi kifaaxa dheer loo soo maray laga taagay fagaaraha xoriyadda ee magaalada Hargaysa, kadib markii goba llada waqooyi ay ka xoroobeen gumaysigii Ingiriiska,afar maalmood kadib, 1dii luulyo 1960kii waxaa ka xoroobay gumaysigii Tal yaaniga koofurtii dalka, islamarkaana waxaa israacay labadii gobol ee Waqooyi iyo Koo fur, waxaana halkaasi ka dhashay Jamh uuriyaaddii Soomaaliya.

Calanka waa astaanta dalka,in la jecl aado korna loo qaado xuskiisa iyo munaas abaddiisa waa qayb wadaniyadda ka mid ah, taasi dad badan oo Soomaali ah aysan ku baraarugsanayn, waxaana habboon si dareenka wadaniyadeed ee shacbiga kor loogu qaado in manaahijta ardayda dugsiy ada loogu dhigo lagu daro maaddo Wad aniyadda ku saabsan, si ardayda loo baro qi imaha dalkaiyo halgankii loo soo maray xor iyadda,gaar ahaan halgamayaashii taari ikhda galay iyo Qiimaha Calanka iyo asta anta dalku leeyihiin.

Amisom oo lagu beddelayo ciidamada QM iyo Midowga  Afrika oo gaaray go’aan culus

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay inuu go’aansaday in howlgalka uu hadda ka fuliyo Soomaaliya ee AMISOM loo beddelo mid QM iyo Midowga Afrika ay ku mideysan yihiin. War-saxaafadeed ka soo baxay Gol aha Am maanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika ayaa lagu sheegay inay ayideen qiim eyn uu sameeyey guddi madax-banaanka oo Midowga Afrika ka tirs an, kaasi oo soo jeediyey in howlgal wada-jir ah oo laga fuliyo Soomaaliya.

Taariikhda la qorsheeyey in howlgalkaas uu billowdo ayaa ah Janaayo 2022. Midow ga Afrika ayaa sheegay inuu doonayo in how lgalka lagu fuliyo qodobka VII (7) ee Axd iga QM. Qorshahan ayaa u baahan inuu ansix iyo Golaha Ammaanka QM.

Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgal ka "uu xaqiijin doono maalgelin sanado bad an ah oo la saadaalin karo lana joogteyn ka ro oo uu helo howlgalka mustaqbalka, ayada oo loo marayo tabarucaad ay QM qiimeys ay.”Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ho rey u diiday qorshahan, waxayna ku adke ysatay doorka taageerada howlgalka Midow ga Afrika ,ayada oo mas’uuliyadda amniga, si tartiib tartiib ah loogu wareejinayo ciidam ada Soomaaliya. Hase yeeshee Midowga Afrika ayaa do onaya wada-tashi deg deg ah oo ay la yee shaan QM iyo dowladda Soom aaliya iyo saa mileyda kale si looga shaqeeyo u gudbidda howlgalka cusub ee la soo jeediyey.

Ururka ayaa sidoo kale doonaya in la ball aariyo tirada dalalka ku tabaruca ciidamada Amisom, oo hadda ah shan dal oo kala ah; Ethiopia, Uganda, Burundi, Kenya iyo Djibo uti, kuwaas oo ay Soomaaliya ka jooga an 19,000.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Midowga Afrika, QM iyo dowladda Soo ma aliya ay go’aan ka gaari doonaan hadaf ya da, sharciyadda, iyo xaddiga howlgalka cus ub. VOA

Culimada Soomaalida Kenya oo digniin culus kasoo saaray natiijada dacwada badda

Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ay aa soo saaray digniin ku aadan natiijada la filayo inay maanta ku dhawaaqdo Maxkamadda Cad aallada Acduunka (ICJ) ee ku saa bsan kiiska badda Soomaaliya..

War kasoo baxay culimada ayaa waxaa lagu sheegay in natiijada kiiska badda ay ho rseedi karto isku dhac qowmiyadee da, si ta asi looga fo gaadana waxay soo jeediyeen in aan la sameyn isu soo bax yo ballaaran.

Digniinta oo si gaar ah ugu socotay dad ka Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, ay aa wax aa lagu yiri "go’aan kasta oo ka soo baxa max kamadda waa in aan dibad bax la sameyn.”

Dr Aadan Yoonis Sheekh Ibraahim oo ah ma daxa golaha sare ee Muslimiinta dalka Ke nya oo la hadlay idaacada BBC-da ayaa she egay in warka ay soo saareen uga gol leey ihiin in me esha laga saaro khasaare kasta uu sababi karto natiijada maxkamadda.

"Waa in aan la sameyn banaanbax mur ugeed iyo mid faraxeed, waayo cabsida aan qab no ayaa tahay in dhib u keento bana anbaxyada masaalix badan oo Soomaalida ku leedahaya dal ka Kenya,” ayuu yiri Dr Aadan Yoonis.

"Culimada sidooda meel fog ayey wax ka arkaan, waxay saadaalinayaan arrimaha amaan ka iyo dhaqaalaha, markaa waxaa aaminsan tah ay hadaad muujiso wax ka weyn hadduu ka ima anayo waa joojineysa.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in culimada ay ka baqayaan haddii banaanbaxyo ku aadan natiijada badda ay dhigtaan Sooma alida dowladda Kenya ay qaadi karto go’aan aan loo meel dayin oo ca waaqib xumo ah. "Arrinta ha noqoto labo dowl adood oo is ha ya, labadaas dowladood tii rey saba anaga waxaa rabnaa in naloo arko dad dhe x-dhe xaad ah oo Soomaalidana sidii ay ugu jireen Kenya ugu jiraan.”

Dr. Aadan ayaa soo jeediyay in si degan loo ga fal-celiyo go’aan kasta oo kasoo baxa max km adda cadaalada aduunka ee ICJ, maadama ay tahay xiisad adag oo ka dhex aloo san 2dadalka.

AFAR ARRIN OO XUDDUN U AH XIISADDA LABA DA DAL EE MUSLIM-KA AH EE IRAN IYO AZERBAIJAN

Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey, Pak istan iyo Iran ayaa dhaliyey cabsi laga qabo inay sii kororto xiisadda ka taagan koonfurta Caucasus

Xiisadda u dhaxaysa labada dal ee Mus limka ah ee Iran iyo Azerbaijan oo wadaaga xuduud 700-kilometer (430-mayl) ah, ayaa cirka isku sii shareeraysay toddobaadyadii lasoo dhaafay.

Tehran ayaa dhoolatus ciidan oo ballaaran ka samaysay xadka ay la wadaagto dalka ay dariska yihiin bilowgii bishan October, toddobaadyo uun kadib mar kii Azerbaijan iyo xulafadeeda Turkiga iyo Pakistan ay dhoolatus milatari oo wada jir ah ku qabteen Baku.

Dhoolatuska ayaa dhacay iyada oo ay Iran sheeganeyso in milatariga Israel la ge eyay dhulka xuduuda ay la leedahay Azerbaijan.

Dagaalkii sannadkii hore ka dhacay Nag orno-Karabakh, Azerbaijan ayaa goobta da gaalka ku soo daad-gureysay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee "Kamikaze” ee Is rael, halka Turkigu uu sidoo kale kaalmo hub iyo farsamo siiyay Azerbaijan, taas oo gacan ka geysatay guushii milateri ee dalku ka gaaray Armenia.

Inkasta oo xiisadaha hadda ka dhexeeya Azerbaijan iyo Iran ay illaa hadda ku ko obnaayeen dagaal afka ah iyo dhoolatus mil ateri oo ka socda xuduudahooda, haddana waxaa jira cabsi laga qabo in tani ay isu beddesho isku dhac dhan walba ah.

Waqooyiga Iran, oo ah xuduudda koonf ureed ee Azerbaijan, waxay martigelisaa dad badan oo Azeri ah, oo loo arko inay yihiin qowmiyadda laga tirada badan yahay ee Iran, taasoo la micno ah in kororku dad kaas uu yeelan karo cawaaqib xun.

Xiisadda labada dal ayaa waxay ka dhalatay arrimaha soo socda:

1 – Nagorno-Karabakh Dhibaatada inteeda badan ee u dhaxaysa Iran iyo Azerbaijan waxay salka ku haysaa dagaalkii Nagorno-Karabakh ee sanadkii hore dhex maray Azerbaijan iyo Armenia.

Nagorno-Karabakh waa dhul buuraley ah oo lagu muransan yahay oo ay haysteen ciid amada Armenia ku dhawaad soddon sano kahor dagaalkii 2020.

Sanadihii sagaashameeyadii, gobolku wu xuu sheegtay inuu ka go’ay Azerbaijan, la akiin weli ma uusan aqoonsi ka helin dal ka mid ah adduunka.

Dadka gooni u goosadka ah ee Armenia oo ay taageerto xukuumadda Yerevan ayaa muddo dheer doonayay inay ka go’aan Azerbaijan oo ay ka mid noqdaan Armenia, inkasta oo ay ku guulaysan waayeen.

Ka dib dagaalkii 44 maalmood socday ee sanadkii hore, kaas oo soo afjaray xabbad-joojin uu Ruushku dhex-dhexaadinayey, Az erbaijan waxay sheegtay inay dib ula wareegtay dhul badan oo ku yaal Nagorno-Karabakh iyo agagaarkeedii oo ay ku waayeen dagaalkii 1991-94 oo ay ku dhi nteen dad lagu qiyaasay 30,000 oo qof.

Iran, oo xuduud la leh labada dal, ayaa inta badan aamusnayd intii ay dagaalladu so cdeen, laakiin waxay qiratay aakhirkii in gobolka lagu muransan yahay uu yahay dhulka Azerbaijan, inkasta oo dhaqan ahaan ay xulafo la ahaayeen Armenia.

2- Dhoolatus Militari

12-kii Sebtember, Azerbaijan waxay mar tigelisay dhoolatus milatari oo ay si wada jir ah u sameeyeen Turkiga iyo Pakistan taas oo u muuqatay in Tehran ay sii kicisay.

Dhoolatuskaas oo loogu magac daray "Saddex Walaalo ah 2021” ayey Iran ku she egtay inuu ahaa mid ka dhan ah qodobbada Heshiiska Xaaladda Sharciga ee Badda Caspian, kaas oo qeexaya in xoogagga hub aysan oo aan ka tirsanayn Azerbaijan, Iran, Kazakhstan, Federation of Russia iyo Turk menistan laga mamnuucay joogitaanka Badda Caspian.

3- Amniga Ganacsiga

Dhowr maalmood ka dib markii ay dhaceen dhoolatusyada, ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in Azerbaijan ay xayiraad ku soo rogtay gawaarida Iran ee isticmaalaya waddo hore isku xiri jirtay Armenia iyo Iran – oo ay Azerbaijan qabsatay dagaalkii 2020 kadib.

Iran ayaa hore u isticmaali jirtay waddad aas si ay u gaarto Ruushka iyo Galbeedka Aasiya iyada oo aan wax xannibaad ah lahayn.

Xayiraadaha cusub waxaa ka mid ahaa isbaarooyinka iyo canshuurta waddooyinka ee laga qaado darawalada Iran, iyo xirita anka laba darawal, taas oo sida muuqata ka hor imaanaysa qodobbada heshiiska xab bad-joojinta ee uu Ruushka garwadeenka ka ahaa ee ilaalinayey socodka xorta ah ee aagga.

Madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa arrintan ku soo qaaday wareysi uu dhowaan siiyay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu, isaga oo ku andacoonaya in gawaarida Iran ay "si sharci darro ah” ku soo galeen Karabakh tan iyo dagaalkii 2020.

Wuxuu sheegay in ilaa 60 baabuur oo Iran ah ay soo galeen gobolka Karabakh ee Azerbaijan iyaga oo aan haysan wax ruqsad ah intii u dhexeysay 11 August iyo 11-ka September.

"Kadib waxaan bilownay inaan xakame yno waddada dhex marta dhulka Azerbaijan, baabuurtii Iran ee mari jiray Karabakh ayaa istaagay,” ayuu yiri, isagoo raaciyay in laga rabo inay bixiyaan canshuurta marka ay soo galayaan dhulka Azerbaijan.

4- Joogitaanka ciidamada Israel ee Azerbaijan

Isra el oo ah cadowga gobolka ee Iran, ayaa ka mid ahaa taageerayaashii Azerbaijan ee dagaalkii Nagorno-Karabakh. Sidoo kale Isr ael ayaa ah wadanka labaad ee ugu badan ee hubka keena dalkaas marka laga reebo Ruushka.

Sida laga soo xigtay Machadka Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm, Israel ayaa ahaa dalka ugu badan ee hubka siiya Azerbaijan dhowrkii sano ee la soo dhaafay, iyadoo lagu qiyaasay $ 825m oo hub lagu iibiyey intii u dhexeysay 2006 iyo 2019.

6-dii October, diblumaasi sare oo u dha shay Iran ayaa muujiyay "walaac daran” oo ku saabsan joogitaanka Israel ee la sheegay in ay ku sugan tahay Caucasus.

"Dhab ahaantii uma dulqaadan doonno isbedelka juqraafiyeed iyo isbeddelka khar iidadda ee Caucasus,” ayuu yiri Wasiirka Ar rimaha Dibadda ee Iran Hossein Amir-Abd ollahian oo warbaahinta kula hadlay Moscow.

"Waxaan welwel weyn ka qabnaa joogi taanka argagixisada iyo Sahyuuniyadda ee gobolkan,” ayuu sii raaciyey

Si kastaba ha ahaatee, Azerbaijan ayaa beenisay sheegashada joogitaanka millata riga Israel ee meel u ku dhow xudduudda Iran waxayna ku tilmaamtay inay tahay mid aan sal iyo raad toona lahayn. XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

HOGGAAMIYAHA DAL KU YAALLA YURUB OO XILKI ISA KU WAAYAY 

ARRIMO MUSUQ-MAASUQ

Hoggaamiyaha Austria, Sebastian Ku rz, ayaa xilka wareejiyay kadib cadaad is ka dhashay musuq-maasuq lagu eedeeyay xisbigiisa.

Wasiirkiisa arrimaha dibed da, Alex ander Schallenberg, ayaa lagu wadaa inuu noqdo hogaamiyaha cusub ee Austr ia. Kurz iyo sagaal qof oo kale ayaa lagu billaabay baaritaan kadib markii ay laamaha ammaanka u dhaceen dhowr xarun oo uu leeyahay xisbigiisa ÖVP.

Hogaamiyaha ayaa beeniyay eedaha ah inuu lacagta dowl adda u adeegsaday si xisbigiisa waxyaabo wanaagsan uu uga tebiyo wargeys afdheer oo Austria ka soo baxa.Eedaha ayaa sababi gaaray inay burburto xukuumadda wad aaga ah ee uu hogaaminayay Kurz, kadib markii xisbiga talada la leh ee Greens oo uu sheegay in ninkaas aanu hogaamin Karin dalka XIGASHO:-VOA




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip