
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA W.MOGTIMES EE MAANTA OO KHAMIIS 7-DA OCTOBER 2021-KA
....
DOORASHADA MADAXWEYNAHA SOOMAAL IYA OO WAJAHAYSA DIB U DHAC KALE
Doorashada madaxweynenimada Sooma aliya oo lagu waday inay dhacdo 10 -ka Okto obar ayaa dib u dhac uu ku imaandoonaa, taasoo laga yaabo inay sii xoojiso kala qaybsan aanta siyaasiyiinta dalka.
"Qof walba wuu arkaa in dib u dhac uu ku imaan doono doorashada mad axweynaha,” afhayeenka xukuumada federal ka Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa sid aasi sheegay talaadadii Dorraad.
Afhayeenka xukuumada ayaa u sababee yay dib-u dhaca qabsoomida doorashada madaxweynaha, dhameystir la’aanta doora shooyinka aqalka sare oo la rabay in ay soo gabagaboobaan bishii July ee lasoo dhaaf ay. Doorashada aqalka hoose oo aan weli la bilaaban ayaa qorshuhu ahaa in la qabto u gu dambayn tobanka bishii September ee la soo dhaafay.
Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha oo wada shaqayntoodu muhiim u ahayd geeddi socodka doorashada, ayaa khilaaf xooggan uu ka dhaxeeyaa, khilaafkaas oo ka dhash ay kiiskii ikraan Tahliil Warsame.
Raysal wasaare Rooble ayaa lagu wadaa inuu mar kale maalmaha soo socda isugu ye ero madaxeweynayaasha dowlad goboleed yada, si mar kale heshiis siyaasadeed looga gaaro wax ka bedealka jadwalka doora shada.
Beesha caalamka ayaa dhankooda aad u ga walaacsan dib u dhaca doorashada, iyag oo ka digay in ay arrintaas horseedayso qal alaase siyaasadeed oo wax u dhimi kara xa siloonida iyo soo kabashada dalka.
Xog: Sababta Qoor Qoor u diiday inuu wa da-hadal la galo Ahlu-Sunna iyo arrin uu dalbaday
Maamulka Galmudug ayaa ku gacan seer ay inuu wax wada-hadal ah la galo kooxda Ahlu-Sunna Waljamaaca oo dhowaan dib u qabsatay deegaano ka tirsan maamulka Gal mudug.
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan ayaa laga soo ta binayaa deegaanka, waxayna siyaasiyiinta ka soo jeedo Galmudug aragtiyo kala duwan ka bixiyeen sida loo wajahayo kooxdaan soo rogaal celisay ee Ahlu-Sunna.
Inta badan siyaasiyi inta ka soo jeeda 11-ka beel ee ku midoobay Galmudug ayaa si buu xda garab istaag ugu muujiyey maamulka Galmudug, iyagoo Ahlu Sunna ku tilmaamay koox jabhad ah oo qabsatay dhul nabad ah oo uu maamul ka jiro, waxayna ku baaqeyn in maamulka Galmudug lagu garab siiyo in uu xaqiijiyo amniga deegaanka iyo inuu gac antiisa kusoo celiyo deegaankii laga qabsad ay dhawaan.
Dhinaca kale, waxaa jiro dhowr siyaasi oo kasoo jeedo Galmudug oo ku baaqay in xiisadda taagan lagu xaliyo wada-hadal, bal se Galmudug ayaa u aragtay siyaasiyiintaas inay yihiin kuwii ka shaqeeyey in Ahlu-Sunna ay dib usoo rogaal celiso.
Ugaaska Beesha Cayr oo markii hore ku baaqay inuu kala dhex galo maamulka Gal mudug iyo Ahlu-Sunna ayaa dib uga laabtay mowqifkiisa taasoo loo arkay in Galmudug ay qaadatay go’aan ah inaysan wada-hadal la gelin kooxda Ahlu Sunna .
Sida ay xaqiijiyeen illo wareedyo ku dhow hoggaamiyaha Galmudug Axmed Cab di Kaariye Qoor Qoor, maamulka Galmudug ayaa ka biyo diiday inuu wax wada-hadal ah la galo koox kusoo duushay deegaan nabad ah oo uu maamulkaas ka talinayey.
Sida wararka sheegayaan, Qoor Qoor ay aa aaminsan in kooxdaan ay tahay jabhad ku soo duushay deegaan nabad ah, sidaas darteedna uusan marnaba wax wada-hadal ah la geli doonin illaa ay ka baxaan deegaan ada ay qabsadeyn.
Ahlu Sunna ayaa diiday inay isaga baxdo magaalada Guriceel oo ay dhawaan la ware egtay, waxaana fashilmay isku day la doon ayey in magaalada looga saaro.
Madaxda Ahlu-Sunna ayaa magaalada Guriceel ku diyaarisaday ciidamo u dhaxee yo 300 illaa 400 oo askari oo u badan wadaa do daacad u ah Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud, waxaana laga cabsi qabaa inuu magaalada ka dhaco dagaal khasaaro xoog leh geysta.
Magaalada Guriceel ayaa waxaa ka bilo wday barakac xooggan, waxaana magaala da ku haray xoogga Ahlu Sunna oo aad u hu beysan iyo dad shacab ah oo daacad u ah madaxda Ahlu-Sunna.
Faah faahin:- Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho
Rag hubeysan ayaa Dorraad waxaa ay Xaafada Xaawa Taako oo katirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir una dhow
Suuqa Weyn ee degmada as ku dileen Sa ddex Ruux, iyaga oo dilka ka dibGoob ta ka baxsaday. Dadka la dilay ayaa waxaa la she egay inay laba kamid ah ahaayeen askar ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya halka midka kale uu ahaa Sha cab, isla markaana la toogtay xilli ay ku Sha ahayeen maqaayad ku taalla Xaafada Xaa wa Taako ee degmada Wadajir.
Dad ku sugan degnada Wadajir ayaa Risaala u sheegeen in labada Askari ee la di lay Magacyadooda ay kala yihiin Cali Muuse Bulaal (Cali Dahab) iyo Xasan Dacaar oo ah aa Nin Oday ah kana tirsanaa Saldhiga Bool iska Wadajir.
Ciidamo ka tirsan Booliska degmada Wa dajir ayaa tegay goobta dilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday meydadka dadka la dilay, sidoo kalena sameeyay howlgallo baaritaano ah.
Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir ayaa waxaa horay lo ogu dilay mas’uuliyiin iyo Askar ka tirsan Cii damada dowladda, waxaana dilalkaasi intoo da badan sheegtay Ururka Al-Shabaab.
Maxay ku liidataa shan sano, kadib HirShabelle?
HirShabelle ayaa Habeen hore u dabaal-degtay aas-aaska sanad guuradeeda shanaad ee ka soo wareegtay markii la yagleelay maa mulkaas oo ah kan ugu yar marka la eego dowlad goboleedyada sanadihii u dambeey ey ka dhismay gudaha dalka.
Haddaba max ay ku liidataa shan sano, kadib HirShabelle?
Madaxweynihii hore ee Cali Cabdullahi Cosoble oo ka qeyb-galayey munaasabad la gu xusayey aas-aaska HirShabelle oo Habeen hore lagu qabtay Jowhar ayaa shee gay in weli uu gaabis ka jiro horumarka maa mulkaasi oo ka taliyo gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Cosoble ayaa ku dhaliilay hoggaanka sare ee maamulkaasi inay ka gaabiyeen dhinacyada amniga iyo dib u heshiisiinta, wuxuunta tilmaamay inuu hoos u socdo maamulkaasi.
Ammaanka waxa uu tilmaamay inuu yahay mid aad u liita, isaga oo hoosta ka xariiqay in xilligan aan lagu safri karin waddada isku xir ta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.
"HirShabelle hoos ayay u sii socotaa, balse kor uma socoto, Aniga, Xildhibaanno, Wasi iro & Madaxweynaha haatan oo ku xigeen ii ahaa ayaa kusoo safarnay Jowhar iyo Muqd isho balse haatan malagu safri karaa, Hir-Shabeelle oo jiiseysa ayaan dhex fadhinaa, marka aan sidaas leeyahay deyro ma aha la akiin wax waa laga qaban karaa waa haddii loo soo jeesto” ayuu yiri Mudane Cali Cabd ullaahi Cosoble oo ah Madaxweynihii hore ee HirShabelle.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in weli uu qalad ka jiro dhimaha HirShabelle, isla-markaana laga gaabiyey dhanka dib u he shiisiinta, si la’isugu dhoweeyey dadka.
"HirShabelladii aan soo dhisnay iyo mid da aan joogo waa labo kala duwan, qalada ad badan oo ugu horreyn dhacay dhismahee da ayaa jira, Dadku waxaa lagu dhisaa (Xaq & Xal), Hir-Shabeelle qoorta ayay isla ga shay oo la isma weydiin 5-sanno kaddib ma xaa xal ah, Diidmada Dadka Hiiraan ma aha naceybka Madaxweynaha balse waxa ay rabaan isla xisaabtan dhab ah” ayuu hadalk iisa sii raaciyey siyaasiga Cali Cabdullaau Cosoble.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo weli is qab-qabsi uu ka jiro HirShabelle, kaas oo ka dhashay doorashadii Guudlaawe ee
ka dhac day M/Jowhar ee maamulkaasi
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Hambalye eyay Hirshabelle
Ra’iisul wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Ma daxweynaha Hirshabeelle, Madax weyne Ku xigeenka & G/ Baarlam aanka Hirshabeelle & Guud ahaan Bulshadda Hirshabeelle munaasab adda sanad guuraddii 5-aad ee Aas-aaska D/G/Hirshabeelle.
R/wasaare Rooble oo munaasabadda hadal kaga jeediyay asagoo aaladda fogga an aragga ayaa ku bogaadiyay D/G/Hirshab elle inay soo gabagabeeyeen doorashadii Aqalka Sare isaga oo si guud u hambalyeey Senatarada la soo doorta
Waxaa uu ku booriyay R/Wasaare Roob le madaxda D/G/Hirshabelle inay u diyaar ga roobaan qabashada doorasha Golaha Shac abka ee dhawaan dalka ka bilaaban doonta.
Ugu dambeyn RW Rooble ayaa maamul ka iyo dadweynaha reer Hirshabelle waxaa uu Eebe ugu rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare.
Cabdikariin Guuleed oo soo jeediyey afar tallaabo oo xal u ah xiisadda
GALMUDUG
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleed ka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo war-saxaafadeed ka soo sa aray xiisadda ka soo cusboon aatay deegaanada Galmudug ayaa soo saaray baaq ka koob an afar qodob, oo ta lo soo jeedin u badan.
Cabdikariin Guuleed oo horay u soo hog gaamiyey maamulkaas ayaa qoraalkiisa ku sheegay in isagoo kaashanaya xog-ogaalni mada iyo waaya aragimada uu u leeyahay maamulkaas, isla markaana xeerinaya xaal adan kala guurka ah ee dalku ku jiro, uu ku baaqayo afartaan qodob:
1 – Galmudug waxay leedahay hey’ado do wladeed oo dastuuri ah oo dhammaan dad ka reer Galmudug ay wada dhisteen, hadda ba waxaan soo jeedinaynaa oo aan adkeyn ayaa in la dhowro jiritaanka hay’adahaas iyo midnimada Galmudug.
2 – Si he’adaha curdunka ah ee dowlad goboleedkaas aan u ilaashano, loogana foga ado daadinta dhiiga shacabkeena, waa in da gaalka iyo gacan ka hadalka is deg deg ah loo joojiyaa, waxii khilaaf iyo tabasho ahna la gu xaliyo wadahadal iyo wada xaajood.
3 – Galmudug waxay leedahay hal cadow oo ah cadowga Al-Shabaab, waxaana laga ma maarmaan ah in xoogga iyo awoodda loo mideeyo sidii looga wada hortegi lahaa, si looga sifeeyo dhammaan deegaanada ay gacanta ku hayaan.
4 – Waa in la dadajiyaa doorashooyinka, lagana fogaado wax kasta oo carqaladeyn kara habsami u socodka doorashooyinka Ga lmudug iyo deegaanada kale ee Soomaaliy eed-ba, si dalku uga baxo firaaqa dastuuriga iyo xiliga kala guurka ah. Afartaas qodob ay uu baaqiida ku aadan xalka xiisada Galmud ug ku soo koobay ma daxweynihii hore ee M/mulka Galmudug oo hadda ah musharax u taagan xilka mad axweynaha Soomaaliya.
Taliska Booliska oo war kasoo saaray af duubkii lagu eedeeyey Taliye Xijaar
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ay aa ka jawaabay eedeyn uu maalin ka hor Xil dhibaan Cali Cabdullahi (Cali Afgooye) uu u jeediyey Taliyaha booliska Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, taas oo aheyd in uu degmada Afgooye kasoo afduubtay laba ka mid ah nabadoonada beeshiisa.
Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifi taax Aadan Xasan oo warbaahinta kula ha dl ay xarunta barista dembiyada booliska ee CID-da ayaa sheegay in Xildhibaan Cali Afg ooye uu u gefay booliska Soomaaliya. "Xildh ibaanka sida uu qirayba waxaan tu snay la bada mawaadin oo lagu hayo CID-da, balse waxaan ka xunahay markii uu ku hubsaday gacanta booliska iyo laanta barista inuu sheegay inay labada muwaadin booliska u af duuban yihiin, dad ma afduubano, mana xuk uno ee waa baarnaa qofkii la tuhmo,” ayuu yiri Afhayeenka Booliska Soomaaliya.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay inay aad u ixtiraamaan xildhibaanada, haat ana uu cadeynayo in baaris ay ku socoto da dka uu u doodayo Xildhibaan Cali Afgooye, gal-dacawadeed-koodana ay diyaariyeen, si loogu gudbiyo maxkamadda.
"Muwaadiniintaas eedeysanayaasha ah waxaan diyaarinay galkooda, waxaana u gu dbineynaa maxkamadda awooda u leh, boo lisku wax ma xukumo, siimana daayo amar la’aan, kaliya waxaan baarnaa qofka la tu hmo, waxaan ka xunahay xildhibaankeena anigoo ixtiraamnay oo soo dhaweynay inuu noo gefay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Cab difitaax Aadan.
Afhayeenka oo ka jawaabayey eedeyntii uu xildhibaanku u jeediyey Taliye Xijaar oo aheyd in dadkaas uu Xijaar u afduubtay arr imo siyaasadeed, ayaa sheegay in Taliyuhu uusan wax badan kala socon arrinta odayaa shaas oo CID ay leedahay taliye gaar ah, bal se Taliye Xijaar uu kaliya ogyahay in qofkii la soo qabto, baaritaana la marsiiyo, hadii de mbi lagu helana maxkamadda loo gudbiyo.
"Waxaan u sheegeynaa xildhibaanada qaranka, qofkii ay soo eedeeyaan bulshada Soomaaliyeed ama fal dambiyeed lagu qab to, waxuu booliska Soomaaliyeed xaq u leey ahay inuu ajiibo oo u yeero, si eeda loo hey sto uu uga gar-baxo, hadii lagu waayo waxa lagu soo eedeeyey boolisku waa sii daayaa, hadii lagu helana waxa uu hor geeyaa max kamadda, maxkamaduna waxay eedeysana ha kula wareegtaa cadeyn markii boolisku ke eno, intaas kadibna ayada xukunta ama sii deysa,” ayuu yiri afhayeenka booliska Soom aaliya.
Xildhibaan Cali Afgooye ayaa maalin ka hor warbaahinta ka sheegay in arrinta loo xi ray Odayaasha ay tahay mid siyaasadeed, si sharci darro ahna ugu afduuban yihiin Taliye Xijaar iyo Taliye lagu magacaabo Bulac oo maamula CID-da. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa R/ Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ka dalbad ay inuu soo faro-geliyo arrinta Od ayaa sha uu sheegay inay si sharci darro ah ugu xiran yihiin Xijaar mudo todobaad ah.
Ciidamada DF oo weerar ku qaaday dul eed ka Muqdisho iyo Saney Cabdulle oo loo xil…
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo cu lus oo lagu qaadaayey isbaarooyinka waxay ka bilaabeen de egaanada dhaca inta u dha xaysa magaalada Muqdisho iyo deg mada Cadale ee gobolka Shabeell ada Dhexe, wax aa na hadda kadib la joogteyn doonaa howl gal kaas, iyadoo loo xil-saaray ciidanka Korn eyl Saney Cabdulle.
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa laga go ’ay isticmaalka wadada Xariirisa magaalooy inka Muqdisho iyo Xarardheere ee marta dhulka xeebta ah, taas oo isbaarooyin xad-dhaaf ah ay soo dhigteen maaleeshiyaad hu beysan.
Inta badan wadadaas waxaa isticmaala gaadiidka maxuulka qaada ee TM-ka loo yaq aano, waxaana maaleeshiyaadkaas laga sii daayey ku dhawaad 30 gaari oo rakaab ah, kuwaas oo madax furasho ay u heysteen.
Abaanduulaha qeybta 27-aad ee ciidan ka xoogga dalka Jeneraal Saalax Yacquub ayaa warbaahinta dowladda Soomaaliya u sheegay in qaar ka mid ah raggii ay isbaar ooyinkaas u yaaleen ay gacanta ku dhigeen, qaarna ay weli ku daba jiraan.
Abaanduulaha ayaa sidoo kale sheegay inay cagta mariyeen dhamaan wixii isbaaro yiilay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Cadale, sido kalena ay gudbiyeen gaadiid badan oo waayahaan ku xayirnaa Muqdisho.
Jeneraal Saalax Yacquub ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka guutada 4-aad ee 27-aad oo Saney Cabdulle uu hoggaamiyo hadda kadib loo xil saaray ilaalinta marink aas muhiimka u ah gadiidka xamuulka ah ee isaga gudba koonfurta iyo bartamaha Soo maaliya.
"Dorraad wixii ka dambeeya waxaa loo xil saaray oo aagaas masuul ka ah taliyaha guu tada afaraad, Korneyl Saney Cabdulle, wixii isbaaro ah oo hadda kadib lagu arko wada daas isagaa masuul ka ah, isagaan kula xis aabtameynaa, waxaa laga rabaa in jid-gooyo dambe aan la dhigan wadadaas,” ayuu yiri Jeneraal Saalax Yacquub Abaanduulaha qe ybta 27-aad ee militeriga Soomaaliya.
Maalin ka hor ayey gaadiidleyda isticmaa sha wadadaas waxay Muqdisho ka dhigeen banaan-baxyo xoog leh oo dowladda federal ka iyo HirShabeelle ay uga dalbadeen in wa dadaas laga nadiifiyo isbaarooyinka.
Sidoo kale gaadiidleyda ayaa horay jooji yey safaradoodii, kadib markii ay ka quust een marinka wadadaas, balse hadda waxay u muuqataa in laga jawaabay cabashadoo dii, waxaana gaadiidkii ku xayirnaa Muqdi sho ay horay u raaceen ciidamada ku jiray howlgalka.
Xigasho:-caasimadda.net
Midowga Musharixiinta oo War kasoo saaray dadkii laga musaafuriyay laas-Caano
Golaha Midowga Musharixiinta Mad axweynaha ayaa waxaa ay sheegeen inay aad uga xun yihiin xadgudubka lagula kacay dadka Soomaaliyeed ee laga soo raafay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gob olka Sool.
Qoraal kasoo baxay Golaha ayaa waxaa lagu sheegay in ay kasoo horjeedaan in fal dambiyeed ay dad kooban geysteen loo bar tilmaameedsado Bulsho idil, dambi wadare edna loogu ciqaabo heyb iyo degaan ay ka soo jeedaan darteed, isla markaana ay u ar kaan in falkaasi uu meel ku dhac ku yahay, islaanimada, Soomaalinimada, Dimoqraadiy ada, xaquuqul Insaanka iyo Sharciyada Caal amiga ah.
"Goluhu isaga oo ka damqanaya ku xadg udubka lagula kacay sharafka iyo hantida da dka qasabka lagu barakiciyay ayuu ugu baa qayaa madaxda Somaliland inay falkaasi ka fiirsadaan ,degdegna u joojiyaan ayaa lagu yiri’ Qoraalka Midowga Musharixiinta.
Ugu dambeyn Midowga Musharixiinta ay aa ugu baaqay culimada, odayada dhaqan ka, aqoonyahanka, indheergaradka iyo waxg aradka ka soo jeeda Somaliland in ay hor ist aagaan falkaa gurracan ee dhaawacaya wa laalnimada, ehelnimada iyo ummadnimada ka dhaxaysa dadka Soomaaliyeed, iyaga oo u mahad celiyay mas’uuliyiinta & Shacabka isku xilqaamay inay dadkaasi u gurmadaan.
Somaliland ayaa ku dhawaad 2000 oo qof waxaa ay dhawaan kasoo musaafurisay Magaalada laas-Caanood, kuwaas oo haat an ku sugan degaano ka tirsan Puntland iyo Galmudug si ay u gaaraan degaannada ay ka soo jeedaan ee Koonfur Galbeed.
Al-Shabaab oo laba qof ku toogatay faga are ku yaalla Jamaame +
Magacyada
Xoogaga kooxda Al-Shabaab ayaa Dorraad Meel fagaare ku yaalla degmada Ja maame oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ku toogtay laba nin oo ay u soo jeediyeen eedeymo kala duwan.
Fagaaraha lagu toogt ay raggan ayaa waxaa ku sugnaa xubno sar-s are oo ka tirsan koox da Al-Shabaab iyo dad weyne kala duwan oo la’isugu yeeray hal kaasi.
Labada nin ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdullaahi Xasan Cumar oo ahaa 59 jir iyo Maxamad Mowliid Aadan oo isna ahaa 48 sano jir.
Al-Shabaab ayaa Cabdullaahi Xasan Cu mar ku eedeysay in uu ‘sixiroole’ ahaa, isla-markaana ku dhibaateyn jiray bulshada deeg aanka, sida ay hadalka u dhigtay.
Sidoo kale Maxamad Mowliid Aadan ay aa isnka kooxda waxa ay ku eedeysay inuu ka tirsanaa ciidamada Booliska Jubbaland, laguna qabtay duleedka magaalada Kisma ayo.
Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Jubbaland oo ku aadan toogashada askarigaas oo ay Al-Shabaab sheegtay inuu ka tirsanaa maamulkaasi.
Inta badan kooxda Al-Shabaab ayaa xukuno u badan dilal toogasho ah ka fuliso deegaa nada ay ka arrimiso ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Somaliland oo ku dhawaaqday inay sii wadeyso musaafurinta dadka
Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somalil and Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa shee gay in Maalkntii Shanaad oo xiriir ah ay wadaan musaafurinta dadka aan u dhalay Gobolka Sool ee kasoo jeeda Koonfurta Soo maaliya
Guddoomiyaha oo Warbaahinta kula ha dlay laas-Caanood waxaa uu sheegay in dadka ay si nabad ah u musaafuriyeen oo ay ugu celiyeen degaankooda, wuxuuna ugu baa qay Madaxweynaha Koonfur Galbeed inuu la wareego dadkaas.
Isaga oo ka jawaabayay eedeyn uga timid Maamulka Puntland ayuu guddoomiyihi she egay in Somaliland ay dadka si wanaagsan ula dhaqanto, balse Maamulka Puntland ga ar ahaan Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland uu dadka iska dilo sida uu hadalka u dhigay..
Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland waxaa uu sheegay inay jiraan dad badan oo ka falceliyay dadka ay musaafuriyeen oo uu kamid yahay Ra’iisul Wasaare Rooble, waxaana uu sheegay in amniga Somaliland aysan cid marti uga noqoneyn, isla markaana Ra’iisul Wasaara ha ay ilaaliyaan Ciidamo Shisheeye.
Somaliland ayaa waxaa ay weli magaalada laas-caanood ka wadaa raafitaanka dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya, waxaa na falkaas ay kala kulmeen dhaleeceeyn xoogan.
Darawal Soomaali ah oo ku geeriyood ay Shil ka dhacay Mareykanka
Waxaa shil baabuur ku dhintay darawal Soomaali ah oo waday baabuurta waaweyn ee loo yaqaano (truck) ee u kala goosha ma gaalooyinka iyo Goboladda dalka Marey kanka. Shilkan ayaa ka dhacay wadada weyn ee 94-ka ee magaalada Chicago, gobolka Illino is. Wadada uu shilka dhimashadda sababay ka dhacay ayaa ah wado goboladda dalka Mareykanka looga kala goosho oo dhex-mar ta Magaalooyin waaweyn ee dalka as.arawalka Soomaaliga ahaa ee shilka ku geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jir ay Allaha u naxariistee Maxamed Cali Jaam ac, isla markaana waxaa uu kamid ahaa Dar awada kexeeya baabuurta waaweyn ee loo yaqaano (truck).
Marxuun Maxamed Cali Jaamac ayaa ah aa Aabbe afar carruur ah iyo xaas, wuxuuna deganaa Gobolka Minnesota ee dalka Mar eykanka, waxaana weli socda baaritaan la xiriira sababta keentay shilka iyo sida ay wax u dhaceen.
Muhaajiriinta ku sugan Liibiya oo xaal addooda nololeed laga deyrinayo
Shaqaalaha Gargaarka ee ku sugan Liib iya ayaa sheegay Muhaajiriinta xabsiyada dalkaasi ku jira inay ku sugan yihiin xaalado aad u adag kaddib ma rki ay ciidamada am maanka dowladda Liib iya ay xarig wadareed kula kaceen.
Hay’adda dhakhaatiir ta aan xuduudaha lah ayn waxay sheegtay qaar ka mid ah dadka muhaajiriinta ee xabsiyada ku jira iney maal mo wax cunin.
Maalmihi la soo dhaafay oo keli ah maga alada Tripoli waxaa lagu xiray ugu yaraan muhaajiriin gaaraya 5,000.
Waxaa kale oo ay wararku shee gayaan in dil, jirdil iyo xadgudub galmaba dadkaasi muhaajiriinta loo geysto.
Laamaha dowliga ee Liibiya dhank ooda waxay ku doodayaan howlgalk an in lagu be egsanayey muhaajiriinta sharci darrada ah iyo dadka maandooriyaha ka ganacsada.
Jarmalka iyo Ingiriiska oo Kenya u dhisa ya xarun milatari oo looga hortaga yo qar axyada Alshabaab
Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa ka bilaabay dhismaha xarun looga hortagayo waxyaabaha qarxa (C-IED), si kor loogu qa ado awoodda ciidamada ee la dagaalanka Alshabaab.
Ingiriiska iyo Jarmalka ayaa iska kasha day, si ay Kenya ugu dhisaan xarun milateri oo doonaysa inay sare u qaaddo awoodda saraakiisha amniga si ay naftooda u difa acaan, ugana adkaada an qaraxyada la farsam eeyo ee oo yaqaano IED.
Al-Shabaab waxay noq otay mid ka mid ah kooxaha mayalka adag ee adeegsata qaraxyada ugu dhimashada badan qaaradda Afrika, iyadoo adeegsata nuuca IED, oo laga sameeyo waxyaabo la isku dardaray.
Qaraxyadan ayaa ah halista ugu weyn ee ciiddamada difaaca Kenya iyo ciidamada ka socda waddamada kale ee wax ku biiriya la dagaallanka Al-Shabaab oo qayb ka ah Ha wlgalka AMISOM.
Ku xigeenka safiirka Jarmalka Thomas Wi mmer, ayaa sheegay in ay ku maalgelinaya an wajiga koowaad 300 milyan oo shilinka Kenya ah, dhismaha xarunta ka hortagga weerarada argigixisada.
R/W Abiy oo gole wasiiro ku dhawaaqay, qaadayna laba tallaabo oo lama
filaan ah
Baarlamaanka Itoobiya ayaa Dorraad cod ka kalsoonida siiyay xukuumadda Cusub, ee uu soo dhisay Ra’iisul Wa saare Abiy Axmed, oo ka kooban 22 wasiir.
Abiy Axmed ayaa qaa day tallaabo lama filaan ah isaga oo wasi irka gaasha an dhig ga u magacaabay nin kasoo jeeda gobolka Tigr ay, oo dagaal xooggan uu kala dhaxeeyo Abiy Ahmed. Arr inta yaab leh ayaan aheyn Inuu Abiy magic aabay wasiir Tigray ah, ha se yeeshee inuu ku aaminay xilka wasiirka gaashaandhigga oo muhiim u ah dagaalka ayaa su’aalo ba dan abuurtay.
Abraham Belay, oo madax ka ahaa ma amulka ku-meel-gaarka ah ee Tigray -ga oo ay dawladdu samaysay ka hor intii aanay xo ogagga kacdoonku dib u qabsan gobolka ay aa hadda loo magacaabay Was iirka Ga asha andhigga.
Saddex xubnood oo ka tirsan hogaamiya yaasha mucaaradka ayaa kusoo baxay liiska golaha wasiirada cusub Abiy, taasi oo iyana lama filaan kale noqotay.
Saddexda xubnood ee mucaaradka ayaa kala ah: Professor Birhanu Nega oo ka tirsan xisbiga EZEMA, oo loo magacaabay wasiir ka waxbarashada, Belete Mola oo ka tirsan xisbiga NAMA oo loo magacaabay wasiirka hal-abuurka iyo taknoolajiyadda, iyo Merda sa Tulu oo ka tirsan xisbiga OLF oo loo mag acaabay wasiirka cayaaraha iyo dhaqanka.
Sidoo kale, Ahmed Shide oo ah Sooma ali, islamarkaana aad ugu dhow Abiy Ahmed ayaa dib loogu magacaabay w/ Maaliyadda.
Halkaan hoose ka akhriso liiska golaha wasii rada oo dhameystiran
1. Demeke Mekonnen Hassen – Ra’iisul Wa saare ku-xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dib edda
2. Abhrham Belay (PhD) – Wasiirka Difaaca
3. Ahmed Shide – Wasiirka Maaliyadda
4. Muferihat Kamil – Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka
5. Oumer Hussen Oba – Wasiirka Beeraha
6. Engineer Aisha Mohammed – Wasiirka Waraabka iyo Horumarinta dhulka
7. Engineer Habtamu Itefa Geleta – Wasiirka Biyaha iyo Tamarta
8. Professor Birhanu Nega – Wasiirka Waxb arashada
9. Dagmawit Moges – Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka
10. Gebremeskel Chala – Wasiirka Ganacs iga iyo Is-dhexgalka Gobolka
11. Melaku Alebel – Wasiirka Warshadaha
12. Binalf Andualem – Wasiirka Nabadda
13. Gedewon Timotewos (PhD) – Wasiirka Cadaaladda
14. Dr. Lia Tadesse – Wasiirka caafimaadka
15. Belete Mola – Wasiirka Hal-abuurka iyo Taknoolajiyadda
16. Ambassador Nasise Chali – Wasiirka Dal xiiska
17. Lake Ayalew – Wasiirka Dakhliga
18. Chaltu Sani Ibrahim – Wasiirka Kaabaya asha iyo magaalooyinka
19. Engineer Takelle Uma Benti – Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka
20. Kejela Merdasa Tulu – Wasiirka Dhaqan ka iyo Cayaaraha
21. Ergoge Tesfaye (PhD) – Wasiirka Hawe enka iyo Arrimaha Bulshada
22. Fitsum Asefa (PhD) – Wasiirka Qorshe ynta iyo Horumarinta
Dowladda Kenya oo Ciidamo dheeraad ah usoo diraysa Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa waddo qorshe ay ku xoojineyso joogitaankeeda Soomaaliya, iy adoo ciiddamo horleh usoo diraysa Soom aaliya.War-saxaafadeed ka soo baxay xafi iska Korme eraha Guud Hillary Mutyam bai ay aa lagu sheegay in Soomaaliya la geyn do ono ciidamo boolis ah oo hoos yimaada mag aca AMISOM si ay gacan uga geystaan ilaa linta sharciga iyo kala dambeynta.
"Kormeeraha guud wuxuu u ballanqaaday wadashaqayntiisa iyo taageeraddiisa si loo gaaro waajibaadka Midowga Afrika,” ayaa la gu yiri bayaan ka soo baxay xafiiska Hillary Mutyambai”
Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay weli ta hay welwel amni oo joogto ah isla markaana Kenya ay qaadan doonto kaalinteeda ku aa dan sidii dalku u noqon lahaa mid ammaana.
Kenya waxaa Soomaaliya kaga sugan ku dhawaad 3500 oo askari, kuwaas oo ku how lgalla magaca AMISOM.
Alshabaab ayaa horay weeraro uga ge ysatay Kenya si ay cadaadis ugu saarto dow ladda Uhuru Kenyatta inay aqbasho dalabka kooxda ee ah inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.
Madaxa dawladda Kenya ayaa ku adke ystay in joogitaanka ammaanka Kenya ee Soomaaliya uu sii socon doono ilaa Soomaa liya laga nabadeeyo oo lagu soo celiyo nid aamkii iyo kala dambayntii dalka.
Madaxweynihii hore Mwai Kibaki ayaa cii damada Kenya ku amray inay gudaha u gal aan Soomaaliya kadib markii Al Shabaab ay weeraro is xigxigay ku qaaday dalka Kenya.
Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Itoo biya oo Dorraad Baarlamaanka la horg eynayo
Xildhibaannada Baarlamaanka dalka Itoo biya ayaa waxaa la filayaa inay Dorraad M/ Addis Ababa ku yeeshan kulan xasaasi ah.
Kulanka ayaa waxaa ay uga doodi doon aan moo shin ka dhan ah madaxweynaha dalkaas Sahle-Work Zewde. Warar isa soo taraya ayaa tilmaamaya in laga yaabo in qof Soomaali ah loo magacaa bo madaxweyna ha Itoobi ya, maadaama Soomaali du ay ha dda ka maqan ta hay xilalka sare ee dalkaas
Qaar kamid ah Warbaah inta Caalamka ayaa si aad ah u qoreeysa mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Itoobiya, xilli Maalin ka hor la caleemo saaray Xukuumad da Cusub ee Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed.
Kooxda Taalibaan oo lagu Eedeeyay inay si aargudasho ah Dad u dileen
Kooxda caalamiga ee u doodda xuquuqda ah ee Amnesty ayaa ku eedeysay Taalibaan inay si sharci darro ah u dileen 13 xubnood oo ka tirsan qowmiyadda laga tirada badan yahay ee Hazara 30-kii bishii Ogosto, kadib markii ay la wareegeen gacan ku haynta dal ka ay dagaalladu ragaadiyeen ee Afghani stan.
Dhibanneyaashan waxaa ka mid ahaa 11 askari oo hore uga tirsanaa xukuumaddii Af ghanistan ee la eriyay iyo laba qof oo rayid ah oo ay ku jirtay gabar 17-jir ah, sida ay Am nesty International ku sheegtay warbixin cu sub oo ay faafisay Talaadadii.
Dilalkan ka baxsan sharciga ayaa ka dha cay tuulada Kahor oo ka tirsan degmada Khi dir ee bartamaha gobolka Daykundi, ayaa la gu sheegay warbixinta, iyadoo laga soo xig tay markhaatiyaal goobjooge ahaa.
Amnesty ayaa xaqiijisay sawirro iyo cad deymo muuqaal ah oo la qaaday kaddib dilal kan, iyagoo Taalibaan ka dalbanaya in falal kan aargudashada ay joojiyaan.
VOA ayaa xiriir la sameysay Taalibaan, si uu uga jawaabto warbixinta Amnesty, laak iin markiiba kama jawaabin codsiga VOA-da. Hazaras, oo Muslimiin Shiica ah , ayaa 9% ka ah dadka Afghanistan oo ah 36 milyan, ta as oo sida Amnesty ay sheegtay ka dhigay sa bartilmaamed ku nool dal Sunni u badan.
Carruurta Afrika oo la siinayo tallaal looga hortagayo cudurka duumada
Carruurta ku nool qaaradda Africa into oda badan ayaa laga tallaalayaa cudurka du uada waqti taariikhi ah oo lagula dagaal lamayo cudurka dilaaga ah.
Duumadu waxay ka mid tahay cudurrada ay u dhintaan carruurta iyo dhallaanka ugu badan ee dunida.
Mudda qarni ah oo dadaal xooggan looga jiray in tallaal loo helo cudurkan, tallaalka ha atan la bixinayo waxaa lagu tilmaami karaa guushii ugu weyneyd ee la gaaray.
Tallaalkan oo looga magacdaray RTS,S ayaana la ansixiyey lix sana ka hor.
Haddaba marki tallaalka lagu tijaabiyey waddamada Ghana, Kenya iyo Malawi, ka ddib hay’adda caafimaadka adduunka wa xay sheegtay in tallaalkaasi laga fuliyo wad damada ku yaallo wixi ka hoseeya saxaraha Afriya ee ay kaneecada sida aadka ah uga jirto.
Agaasimaha guud ee WHO wuxuu she egay iney arrintan tahay "dhacdo taariikhi ah”.
Xog: CIA-da Mareykanka oo lumisay ba saasiin badan oo ay caalamka ku lah eyd Sidee ayey wax u
dhaceen?
Dowladda Mareykanka ayaa weysay bas aasiin badan oo ku kala sugnaa caalamka, sanadihii dhowaa, waxaa sidaa lagu she egay warbixin la daabacay Taladaadii.
Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ay aa farriin sir culus ah u dirtay xarumaha ay ku leedahay caalamka iyo saldhigyo, taasi oo ay ku sheegtay in jaajuusiin badan oo la ga qoray dalal kale, si ay ugu basaasaan Ma reykanka, la qabtay, la dilay ama xogtooda la ogaaday, sida uu daabacay wargeyska New York Times, oo soo xiganay dad xogog aal u ah arirntan.
"Farriintan ayaa iftiimeysa dhibaatada ay hay’adda sirdoonka ka mareyso qorista bas aasiin dunida ku kala sugan ayna wajaheyso xaalad adag,” ayaa lagu yiri warbixinta New York Times.
Farriinta CIA ayaa sidoo kale lagu sheeg ay in hay’adaha sirdoonka dalal ay ku jiraan China, Iran, Pakistan iyo Russia ay ugaarsi ku hayaan basaasiinta Mareykanka, oo ay xi taa qaarkood u rogayaan laba wajiileyaal.
Xaqiiqda ah ay in tiro basaasiin ah ay si fudud ku ogaadeen dalalka caalamka ayaa xasarad ka dhex abuurtay CIA-da. Hay’adda ayaa sheegtay in ayada oo taknoolajiyadda caalamka ay horumar sameyneyso ay fud eyd noqotay in la aqoonsado basaasiinteda.
Dhinaca kale, warbixinta ayaa lagu she egay in Mareykanka uu dib uga dhacay urur inta sirdoonka dalalka cadowg loo arko, sab abo la xiriira in labaatankii sano ee tegay uu diirada saarayey la-dagaalanka argagixisada
Farriinta ayaa sidoo kale xustay dhibaao otin kale oo ay CIA-da wajaheyso oo ay ka mid yihiin shaqo xumo, inay si fudud isaga aaminto xog-ogaalkeeda, inay fududeysato awoodda sirdoonka dalalka kale, iyo inay si fudud u qorato sirdoonka ayada oo aan dar een ku bixin halista ka hor-tagga sirdoon.
New York Times ayaa sidoo kale sheeg tay in saraakiisha ka shaqeeya kiisaska ee CIA-da mararka qaar lagu dallacsiiyo qorista basaasiin cusub, ayada oo aan dib loo eegin guusha ay soo hayaan sirdoonka ay qoreen, taasi oo dhalisay in la qoro dad aan tayo wa naagsaneyn.
Maxaa ka jira in militariga ISRAEL ay tage en Azerbaijan oo ay is-hayaan dalka IRAN?
Azerbaijan ayaa beenisay eedeymo kaga yimid Iran, oo ah in militari Israeli ah ay joo gaan dalkaas, kadib markii Tehran ay dhoo la-tus militari ka sameysay xuduudda labada dal, taasi oo sare usii qaaday xiisadda ka dhex-oogan deriskan.
Iran ayaa eedeymaha ku saabsan cadow geeda Israel sameysay Khamiistii, waxaana maalin kadib ay taleefishinada dowladda
Muujiyeen taankiyo iyo diyaarado dagaal oo duqeynaya bartilmaameedyo ku yaalla waqo oyiga galbeed ee dalkaas, meel ku dhow xuduudda.
Israel ayaa ah dal hub badan siiya Azerba ijan, oo sanadkii tegay dagaal kaga adkaa tay deriskeeda Armenia, oo ay isku qabteen gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh.
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibed da Azerbaijan Leyla Abdullayeva ayaa she egtay in sheegashooyinka Iran aysan sal alehyn.
"Waan diideynaa tuhunada ah in dhinac yo saddexaad ay joogaan xuduudda Azerba ijan iyo Iran, eedeymaha noocan ah, gebi ah aan waa kuwa aan sal laheyn,” ayey tiri Leyla.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Iran Hossein Amir-Abdollahian ayaa toddobaadkii tegay u sheegay safiirka Azerbaijan in dalkiisa uusan u dul qaadan doonin joogitaanka iyo dhaq-dhaqaaqyada Israel ee "meel ku dhegan xud uuddeena,” wuxuuna wacad ku maray inay qaadi doonaan tallaabooyinka lagama maar maanka ah.
Hase yeeshee madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa cambaareeyey dhoola-tuska dagaal ee Iran isaga oo wareysi siiyey wakaaladda wararka Turkey ee Anadolu, wuxuuna is-weydiiyey "maxay tahay sababta iminka, maxay tahay sababta xuduudeena?”
Azerbaijan iyo Iran ayaa muddo waxaa ka dhaxeeyay xiisad ka dhalatay taageerada Tehran ee Armenia ee dagaalka sanadaha badan jiray ee Karabakh.
Tehran ayaa sidoo kale muddo ka welwe lsaneyd isku day gooni u goosed oo ay sa meeyaan qowmiyadda Azerbaijan oo ah 10 Milyan oo ka mid ah 83-ka milyan ee shacab ka Iran. AFP + VOA
Dowlad magdhow siineysa Ehelada dadka u geeriyooday Cudurka COVID-19
Maxkamadda Sare ee dalka Hindiya ayaa taageertay go’aanka dowladda ee ku aaddan in $-674 oo magdhow ah lasiinayo qoys kasta oo qaf ka mid ahi u dhinto Covid-19. Go’aanka Maxkamadda ayaa daba soc da codsi ay soo jeediyeen qareenno doonayay in magdhow la siiyo qoysaska iya doo la raacayo xeerarka maareynta musii booyinka ee Hindiya u yaalla.
Hindiya ayaa ilaa hadda diiwaangelis ay in ka badan 447,000 qof oo u dhintey Co vid-19. Balse khubaradu waxay rumeysan yi hiin in tirada dhabta ah ee dadka u dhintay cudurka ay ka badantahay tan la shaaciyay 10 jibaar.
Garsoore magaciisa lagu soo koobay Shah ayaa Isniintii sheegay in "qaraabada ugu dhow qofka dhintay” ay heli doonaan ma gdhow muddo bil gudaheed ah marka la xa reeyo arjiga dalbashada magdhowgaas.
Bishii Juun, ayaa qareennadu waxay max kamadda u gudbiyeen codsigaan, iyagoo markaa ka dalbaday faragelin ku saabsan arrinta magdhowga
qoysaska ehelladoodu u dhintaan fayraska karona si aan loo marin habaabin.
GAAS, GEED KU BADALASHO.
Mudooyinkaan Dambe, Magaalda Mog adishu waxaa batay isticmaalka Gaas-ka wax lagu karsado. Qiimuhu waxa uu ahaa $20 haanta yar,
hadda kala go’ ayaa ku dhacay, Qiinhii waxa uu gaaray $42.
Dadkii waxa ey bilaabeen in ey Dib u bila abeen isticmaalka Dhuxusha. Taa oo kordhi nee Nabaad guur iyo in la jaro Geedihii bad baaday Sanadahaan dambe. Si Dab loo shi to Magaaladda Mogadishu Maalintii, Qiyaas ahaan waxa ey u baahan tahay in la jaro 80, 000 Geed, Loorkii waa 4 Geed, Bacda maa ey dhirteeno yar yartahay una badan ta hay Geed Gaab.
Si loo badbaadiyo.
Waxa ila haboon in wasaaradda Tamarta, Maaliyadda iyo Dowladda Hoose ey Go’aan ka gaaraan, in la dhimo Cashuurta Gaaska si uu sicirku uga yaraado kan Dhuxusha, Dadkuna ey Door bidaan in ey Gaaska ku be deshaan Dhuxusha, Dekadda laga dhiso Ha amaha keydka Gaaska, in wadamada la diy aarka ah laga codsado in ey dhisaan Haam ahaa oo ey diyaar la tihiin, iyo in Dadka ka ganacsado Gaaska la siiyo Talooyin iyo Aqo on la xiriirto Isticmaalka iyo Ka Ganacsiga Gaaska. ( F.S: 1-4aad)
Wadama Badan ayaa dhimay qiimaha Ga aska, si baahida asaasigaa ee Dadkooda loo kabo.
Maalintii aad isticmaasho haan yar oo Gaas ah waxaad badbaadisay Geed ku yaal Somaliya.
Ogoow ma ihi Ganacsade, Aragtidaada xur ayaad u tahay,wixii ka dhiman ku dar, wixii ka khaldanna ka sax.
Qore: Yahya Amir
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA W.MOGTIMES EE MAANTA OO KHAMIIS 7-DA OCTOBER 2021-KA
....