
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 20-KA ABRIILE 2016-KA
Tani waxay ka dambeysay markii ay 7baadkan soo baxeen wararka la xiriira dooni ay la socdeen illaa shan boqol oo ruux, oo Soomaali ay u badneyd, kuma dhimatay badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaani ga.Madaxweynaha Somaliya, ay aa wuxuu sheegay haddii la xaqiijiyo dhim ashadan faraha badan loo ba ahan yahay in laga shaqeeyo, sidii meydadka loo soo heli lahaa.
Madaxweynaha, ayaa waxaa uu dalal ka ay marto Badda Mediterranean ka cod saday inay baaraan dem biga laga gelaa yo dhalintan, ee ah in loo gacan haatinaa yo ka dibna ay la kulmaan dhibatoyinkan.
Madaxda Somalida, ayaa waxay si isu midda u sheegeen inay ka xun yihiin So malida faraha badan, ee ay musiibadu ku qabsatay badda xiriirisa min Masar, Libya illaa Talyaaniga.Geerida dadkan, ayaa si guud u sa meysay dhammaan shacabka Somaliyeed dal iyo dibadba, waxayna no qotay dhacdada toddobaadkan loogu had alhaynta badan yahay.
Dowladaha Masar, Talyaaniga iyo Ga riiga, ayaa waxay illaa iyo hadda ka gabs anayaan bal inay xaqiij iyaan dhimashada shanta boqol ee qof ku dhow, ee 7baadkii hore ku qaracmatay badda.
RA’IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO MOSCOW KULA KULMAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA RUUSHKA
R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cab dirashiid Cali Sharma’arke ayaa booqa sho ku tagay M/Moscow ee dalka Ruu shka, halkaasoo uu kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sergie Lavrov. 2da Ma s’uul ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin ammaanka Soom aaliya, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha uu xus ay dadaalka dowladda Soomaaliya iyo Be esha Caalamka ugu jiraan sidii ay u soo celin lahaayeen kala dam beyntii iyo nab ada Soomaaliya.
R/Wasaaraha ayaa kala hadlay Wasiir ka Arrimaha Dibadda Ruushka, sidii must aqbalka Soomaaliya iyo Ruushka u dhex mari lahaa xiriir ganacsi, isla markaana 2da dal ay horumariyaan xiriirkooda, dhi nacyada dhaqaalaha, bani’aadanima da iyo iskaashiga. Wasiirka Arrimaha Dibad da Ruushka Sergie Lavrov ayaa she egay inay Soomaaliya ka taageerayaal dhinac yo badan, sida dowlad wanaaga, hey’ada ha dowladda, soo nooleynta adeegyada b lshada iyo dhaqaalaha.
Booqashada R/Wasaaraha ee Ruu shka iyo Booqashada Madaxweynaha ee Mareykanka ayaa isku mar isku soo bee gmay, iyadoo la ogsoon yahay in Ruush ka iyo Mareykanka aanu cilaaqaadkooda xaga siyaas ada wanaagsaneyn, isla mark aana ka dhaxeeyo dagaal qabow ah.
omar ruush omar ruush1 omar ruush2
AFHAYEENKA WASAARADDA AMNIGA OO KA HADLAY SADDEXDII QOF EE LAGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO
Afhayeenka W/Amniga Qaranka, C/ka amil Macalin Shukri, ayaa wuxuu xaqiijiy ay in xalay saddex qof lagu dilay Degma da Hodan Ee Bartamaha M/Muqdisho.
Dadka la dilay oo isugu jiray laba wiil iyo gabar ka mid ahaa dadka ku dhaqan xaafadda Al Baraka, ayaa waxaa dilay ni man ku labisnaa dareyska Ciidamada Dowladda Somaliya, xilli ay damacsanaa yeen inay dhac u gaysteaan gaari rak aab siday.
Afhayeenka, ayaa waxaa uu sheegay in dadka la dilay ay la socdeen gaari Ca asi /Hoomey ahaa, ka dib ma rkii sida uu she egay ay dab ley hubeysan rasaas oodda kaga qaaday. Afhayeenka, ayaa sheegay in ragga dilka gaystay ay wateen gaari no oca raaxada ah, kaasoo sida uu sheegay ay ku baxsad een, ka gadaal mar kii ay 3 qof halkaasi ku dileen, halka 2 kalana ay ku dhaawaceen.
C/kaamil Macalin Shukri oo wareysi sii yay VOA, ayaa tilmaamay inaanan la aqo on ujeedada ay raggaasi rasaasta ugu fur ayn gaarigii Caasiga ahaa, balse dadka deegaanku waxay sheegeen in ujeedkoo du uu ah aa inay dhacaan rakaabkii gaari gaasi saarnaa. C/kaamil, ayaa intaa ku da ray in ciidan ka agdhawaa goobta asi ay ku dhaqaaqeen raggaasi, hase ahaatee aanay u suurtagelin inay gacanta ku soo dhigaan.
Goobjooge diiday in magaciisa la soo xigto, ayaa sheegay in ragga dilka gayst ay ay ka yimaadeen dhina ca Warshaddii Caanaha, dhacdadaasi ka dibna ay ku laa bteen halkii ay ka yimaadeen. Goobjooga ha, ayaa sidoo kale sheegay in meydadka 3daasi qof la gaarsiiyay Isbitaalka Madii na, wuxuuna wax xanuun leh uu ku shee gay dhacdadaasi.
Xigasho:dhacdo.com
MADAXWEYNIHII HORE SH. SHARIIF OO LA KULMAY MADAXWEYNAHA BANKIGA HORU MARINTA ISLAAMKA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh.Shariif Sh.Axmed ayaa M/Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Cara biya kula kul may Madaxweynaha Bankiga Horumarin ta Islaamka Ahmad Mohamed Ali AlMad ani, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo muhiim ah.
Kulanka 2da Mas’uul ayaa ahaa mid lo oga hadlay arrimaha horumarinta iyo sidii Bankiga Horumarinta Isla amka uga qeyb qaadan lahaa howlaha sama falka ay wa do Hey’adda Samadoon Foundation oo uu dhowaan aas aasay Madaxweyne Sha riif. Madaxweynaha Bankiga Horumarinta Islaamka Ahmad Mohamed Ali AlMadani ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo howl aha Samadoon Foundation, waxaana uu xusay wixii kaalmo oo ay ugu tala galeen Soomaaliya u soo marsiin doonaan Sama doon Foundation.
Sidoo kale waxaa uu sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan horumarinta Soom aaliya, isagoo xusay inuu in lagu kalsoon aan karo howlaha baaxada leh ee ay sam eyneyso Samadoon Foundation.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweey ay casuumaada uu u fidiyay Bankiga Hor umarinta Islaamka, waxaana uu uga war bixiyay xaalada Soomaaliya ee xilligan iyo sida looga qeyb qaadan karo howlaha sama falka.
Sh.Shariif ayaa sheegay in Samadoon Foundation ay ka qeyb qaadaneyso howl aha sama falka ee Soom aaliya, isagoo xu say inay kaalin wax ku ool ah ka qaadan doonto waxbarashada, dib u heshiisiinta iyo baahiy aha gaarka ah ee ay qabaan shacabka. Madaxweynihii hore ee Soom aaliya ayaa waxaa kulan kala qeyb gal ay Guddoomiyaha Samadoon Founda tion Prof. Warfaa.
R.WASAARE CUMAR "FURSADO BADAN AY AA KA JIRA DALKA, DHALINYARADU WAA IN AYSAN NAFTOODA KU HALLIGIN BADAHA”
R/W.Xukuumada FS. Md.Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiy eeyey geerida dad tahriiba yaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda Meditarr ean ka. R/Wasaaraha ayaa yiri "Aadbaan uga naxay run tii dhimashada ka dhalatay musi ibadii ka dhacday Badda Meditarreanka, waxaana tacsi u dirayaa qoysaska iyo eh elada dadkii ku dhintay dhacdadaasi, wa xaana alle uga baryayaa inuu u dambi dhaafo” ayuu yiri Ra’ iisul Wasaaraha oo sidoo kale u tacsi u diray dawladdaha dad kii kale ee afrikaanka ahaa ee ku geeriy ooday dhacdadaasi.R/W/Xukuumada, ay aa kula dardaarmay dhalinyarada Sooma aliy eed in ay ka waantoobaan inay dalk ooda ka cararaan, isla markaana si mac no darri ah ay ugu dhamaadaan badaha caalam ka, wuxu una xusay in xukuumadda Soo maaliyeed ay muhiim ada 1waad siin doo nto waxbarashada iyo shaqo abuur ka dha linyarada si ay dal kooda ugu nagaadaan.
"Fursado badan ayaa ka jira dalka, dhalin yaradu waa in aysan naftooda ku halligin badaha, qurbajoogtii Soo maaliyeed ayaa dib ugu soo laabanaya dalkooda si ay ug qeyb qaataan dib u dhiska, mana haboo nna in xil igan loo haajiro dalal kale” ayuu yiri ugu dambeyntiina Ra’iisul Wasaare Cumar.DHAMMAAD
MOWJADO XOOGGAN OO HAKIYAY HOWLIHII DEKEDDA MUQDISHO ‘CABSIDA KA JIRTA XEEBAHA SOOMAALIYA’
Gelinkii dambe ee shalay waxaa hakad ku yimid howlihii dekedda ka dib markii ay xarkaha goosteen laba Markab kuwaasi oo isku dhacay, taasi oo sababtay mowj ado xoogan oo shalay ka dhacay xeeb aha M/Muq disho. Shaqaalaha Dekedda Muqdisho ayaa ku guuleystay inay degd eg ugu gurmadaan 2da markab oo mar kii dambe marsada dib ugu xireen, hase yee shee waxaa laga deyrinayaa xaaladda dhaqdhaqaaqa dekedda oo hirar xoogan derbiyada ku garaacayaan.
Ma jiro wax qasaare ah oo ka dhashay isku dhaca 2da markab marka laga soo ta go howlihii dekedda oo hakad la geliyay iyo cabsida sii kordheysa ee ku wajahan mowjadaha Badda oo xowli ku socda.
3xdii maalmood ee la soo dhaafay waxaa cabsi xoogan ka jirtay xeebaha dalka Soo maaliya, iyadoo M/Kism aayo mowjadaha Badda ay si aad uga kaceen, taasina sab abtay inay biyaha hirarka horay u qaataan guryo iyo doomo kalluumeysi oo ku dho waa xeebta.
Sidoo kale xeebaha Degmooyinka Cad ale, Warsheekh, gobolka W/Bari ee Punt land maamusho iyo guud ahaan xeebaha ku teedsan gobolada dalka waxaa ka bilo wday dabeylaha oo laga cabsi qabo inay roobab ku xigsadaan kuwaasi oo wata da beylo xoogan. Mowjadaha Badda ee ka kacay xeebaha magaalada Muqdisho ay aa waxay saameyn xoogan ku yeelatay kalluumeysatada oo doomahoodii aanay shalay u shaqo tegin badda gudaheed, ba cdamaa ay sare u kaceen hirarka mowja daha Badda.
HEY’ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA SOOMAALIYA OO JOOJISAY DAL KU GALKA SUDAN
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shalay joojisay Fiisaha dal ku galka ah ee Sudan, si loo yareeyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee u gud ba ya dalalka Masar iyo Libiya, si ay ugu tah riibaan Yu rub. Taliyaha Hey’adda Socda alka iyo Jinsi yadaha Jen. C/llaahi Gaaf ow oo shir jara a’id ku qabtay xafiisk iisa ayaa sheegay in wixii maanta ka dambe eya ay soo saar een mamnuucida Fiisaha lagu tago dalka Sudan.
"Waa wax laga naxo in 450 qof u bad an Soomaaliya inay hal mar Badda ku dhamaadaan, taasi waxay na soo xusuusi neysaa 1991, markii dalka dhibaatada ka dhacday tahriibkii bilowday in dad badan ay badaha ku dhamaadeen”ayuu yiri Jen. Gaafow. Jen. Gaafow ayaa sheegay in dhamaan dadkii tagay Masar ay ka bax een Kha rtoum, isla markaana badankood ku gal een Suudaan Fiisaha dal ku galka ah. "Waa in dhalinyarada la bad baadi yo, waxaa ugu baaqayaa maamulada dalka ka jira in dadka tahriibaya ay joojiyaan, si doo kale waalidiinta waa in aysan u ogo laan caruurtooda”ayuu yiri Jen, Gaafow.
Hadalkan ka soo yeeray Hogaanka So cdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Sooma aliya ayaa ku soo beeg maya, iyadoo 12kii bisha Doonyo ay la socdeen illaa 400 Tahriibayaal u badan Dhalinyaro Sooma ali ay ku degtay Badda Cas, markii doon yo ay ka raaceen Xeebaha Masar.
TAHRIIBAYAASHII LA SOO BADBAADIYEY OO LA GEEYAY DALKA GIRIIGA
In ka badan 40 qof oo bariga Afrika ka tahriibay, ayaa la badbaadiyay ayagoo is ku deyaya inay ka gudba an badda Medit erraneanka, waxayna u socdeen dhanka as iyo dalka Talyaaniga.
Waxa ay sheegeen in boqollaal qof oo ay isla socdeen ay qarqameen ka dib mar kii ay degtay doonta, wa xaana u badnaa sida la sheegay sooma. Dadka ka badbaa day, oo hadda lagu hayo dalka Giriigga waxa ay BBC-da u sheegeen in 200 oo kamid ah ay ka soo safreen dhanka Liibi ya. Waxa ay sheegayaan, markii ay barta maha badda gaareen, in dadkii soo tahr iibiyay ay u sheegeen in doon kale ay ku wareegaan, middaas oo horey ay u saran aayeen qiyaastii 300 oo qof oo kale. Wa xa ay wararku sheegayaan in doonta ay degtay habeen barkii, ka dibna waxaa ba dbaadiyay markab ganacsi oo geeyay dal ka Griigga.
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 200 askari dheeraad ah u dirayaan dal ka Ciraaq, si ay uga qeyb qaadaan daga alka ka dhanka ah Kooxda IS. Ciidamo ko rdhintan ayaa waxay tirada Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Ciraaq ka dhige ysaa 4,100 askari.
Sidoo kale Mareykanka ayaa markii ugu horeysay geynaya Ciraaq diyaaradaha Helicopters ee loo yaqaano Apache. Xog hayaha Difaaca Mareykanka Ash Carter ayaa kaga dhawaaqay qorshaha Mareyk anka ee uu ciidamada ku kordhinayo bo oqasho aan horay loo sii shaacin oo uu ku tagay magaalada Baqdaad.
Mr.Carter ayaa la kulmay Ra’iisul Was aaraha Ciraaq Haider AlAbadi iyo Sar aakiisha Mareykanka ee ku sugan Ciraaq, isagoo kala hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda isugu yeertay dowladda Islaa miga ah. Dhinaca kale Mareykanka ayaa ugu deeqi doona Ciidamada Kurdiyiinta illaa 400milyan oo doolar gar gaar ah.
Iskaashiga Mareykanka iyo Ciidama da Kurdiyiinta ayaa muddooyinkii u dam beeyay xoogeystay, iyadoo howl gal wa dajir ah u qaadeen Isniintii lagu dilay Sark
aal ka tirsan IS koofurta M/ Mosul.
DHACDO NAXDIN LEH OO KA DHACDAY GOBOLKA SHABELAHA HOOSE
Dhacdo xanuun badan ayaa waxa ay ka dhacday G/Sh/Hoose, ka dib markii Ko oxo hubaysan habeen hore deegaanka Siinay ee u dhaxeeya M/Marka iyo Dee gaanka Shalaanbood ay ku dileen 7 ruux.
Dadka la dilay ayaa waxa ay kala ahaaye en Lix caruur ah iyo Ayeeydood oo lagu magacaabi jiray Khadiija Nuur Maxamed, waxaana lagu weeraray gurigooda oo dee gaanka Siinaay ku yaal, iyadoo weerark aasi ay ka badbaaday Hooyada dhashay caruurta la laayay.
Kooxaha hubaysan ayaa dadkaan ku dilay rasaas xoogan oo ay ku fureen, ka dibna waxa ay dab qaba dsiiyeen aqalkii ay deganaayeen reerka la dilay, iyadoo si doo kale Kooxaha hubaysan ay halkaasi ku lay een Xoolo ay reerkaasi lahaayeen.
Amuurtaan ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen inay tahay arin naxdin bad an, maadaama dadka la dil ay ay ahaaye en hal qoys oo hal guri deganaa, kuwaasi oo masiibadan xalay ay qabsatay.
Ruux ka mid ah dadka Deegaanka oo Dhacdo.com uga waramay arintaan ayaa sheegay sababta loo dil ay dadkaan inay tahay arimo ku aadan dhanka Qabaa’ilka maadaama Gobolka Shabelaha hoose de egaano ka tirsan ay jiraan beegsi dhanka qabiilka ah oo ay isku hayaan labo beel ood oo halkaasi wada daga.
"Dadka la dilay waa 7 ruux lix caruur ah iyo Ayeeydood, kuligood waa dhinteen Xabado ayaa lagu furay, dadka dilay waa la yaqaanaa arintaan arin qabiil waaye wa ji kale ayeey yeelatay, Hooyada dhashay caruurta weerarka wey ka badbaaday waa ay carartay, Nimanka sidan wax yee lay xitaa waxa ay gubeen guryihii dad ka an ay deganaayeen oo cariishad ahaa, xo olihii waa ay gubeen waana ay baxeen, dadka sidan wax yeelay waa la yaqaanaa meelaha ay ka soo baxeen iyo waxa ay yihiin, arintaan waa laga fariisanaa waji kale ayeey yeelatay.” Ayuu yiri ruux ka mid ah dadka deegaanka.
Dhacdadan oo dhacday habeen hore 11:00 Habeenimo ayaa la sheegayaa ra gii ka dambeeyay inay halkaasi si nabadg elyo ah uga baxsadeen, waxaana arint aan ay tahay mid masiibo ah.
Haddaba Dadka Habeen hore la gubay magacyadoodu waa kuwan hoos ku qoran.
1 )Khadiija Maxamed Soomow oo 70sano jir
2) Farxiya C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
3) Naciima C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
4) Axmed C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
5) Muzamil C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
6) Mulki C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
7) Nuur Cabdi Cusmaan Danoow .
Masuuliyiinta Maamulka G/Sh/hoose, ayaa lagu dhaliilaa inaysan waxba ka qab an dilalka qorsheysan ee sal ka ku haayo arimaha Qabiilka ee G/kaasi sida xun uga dhacaay marar badan.
GUDOOMIYAHA G/SH/HOOSE OO KA HAD LAY 7DA QOF EE LAGU DILAY GOBOL KAASI
G/Maamulka G/Sh/Hoose,Ibraahim Aad an Cali (Najax), ayaa wuxuu si dar een leh uu kaga hadlay lix carru ur ah iyo ay eeydood, oo caweysnimadii habeen hore lagu dilay Deegaanka Siinaay/Dudumo, oo 5km u jirta Deegaanka Shalambood.
Dadkan, ayaa waxaa la sheegay iyagoo habeen hore iska hurdayey inay soo ware ereen dabley, ka dibna la sheegay inay rasaas ku dileen, islamarkaana ay dab qabadsiiy een hoygoodii, iyagoo meydadk una la she egay inay dhex yaallaan.
Gudoomiye Najax oo falkaasi si xoog gan u cambaareeyay, ayaa wuxuu ku she egay mid ka baxsan Diinta Islaamka iyo Soomaalinim ada, iyadoo uu xusay inuu yahay fal arxandarro ah, oo aanay garan ayn waxay ku sifeeyaan. Gudoomiyaha, ayaa sheegay in dilkan uu ku saleysan ya hay aanooyinka xagga beelaha, ee mudd ooyinkii ugu dambeysay ka taagnaa Gob olkaasi Shabellaha Hoose.
Ibraahim Aadan Cali oo la hadlay Laa nta afka Somaliga ee VOA, ayaa soo had alqaaday inay marar badan dadaalo ku bixiyeen, bal sidii ay u soo afjari lahaaye en dagaalada ku soo noq noqday Gobol ka, islamark aana u dhaxeeya laba beel ood oo walaala ah, hase ahaatee aanay miro dhalin.
Mar la weydiiyay in dableyda dilka gays atay ay xirneyd tuutaha Ciidamada Dowl adda Somaliya, ayuu she egay inaanan la oran karin waxay ka tirsan yihiin Ciidama da Dowladda, isagoona sababta ku sheeg ay inay jiraan niman burcad ah oo dadka ku dhaca dareyska askarta, kana hawlga la G/Sh/Hoose. Gudoomiye Najax oo xilli gan ku sugan M/Marka ee Xarunta G/Sh/ Hoose, ayaa tilmaamay inay u taggeen, si dii ay u ogaan lah aayeen waxa soo celce liya dagaalada u dhaxeeya 2daasi beel ood, islamarkaana aanay u fulin heshiis yada ay wada gaaraan.
Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afr ika, ayaa waxaa lagu eedeeyay inay la sa fteen mid ka mid ah beel aha ku dagaala maaya Gobolka Shabellaha Hoose, taa soo ka careysay beel ka mid ah beelaha asi. Odayaal Dhaqameedyo Khamiistii ka hadlay arrintaasi, ayaa waxay sheegeen inaanay Amisom marnaba difaaci karin beeshaasi, haddii aan arrinta lagu xalin si Soomaalinimo ah.
EEDEYSANAYAAL LOO HEYSTO QARAXII DIYA ARADDII DAALLO AIRLINE OO MAANTA MAXKAMAD LA SOO TAAGAY
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ay aa shalay si toos ah u bilowday dhageys iga dacwada loo heysto 13 eedeysano oo loo heysto weerarkii bishii Febraayo lagu qaaday diyaaradda Daallo Airline.
Kiiskan oo ahaa mid aad u weyn ayaa Hey’addaha ammaanka dowladda Soom aaliya iyo kuwa ajnabi ah ay in muddo ah baaritaan ku hayeen, iyadoo maalmo ka dib shilkii Diyaaradda Daallo ay dowlad da Soomaa liya ku sheegtay inuu ahaa we erar argagixiso oo aanu aheyn shil caadi.
13ka ruux ee la horkeenay Maxkama dda ayaa isugu jira saraakiil laamaha ammaanka garoonka diyaarada ha ka tirs anaa, howl wadeeno ka tirsan garoonka, xamaali iyo dad kale oo loo heystay inay wax ka abaabul een weerarkan.
Inkastoo aanay wali Hey’addaha amm aanka dowladda soo bandhigin baaritaan ka rasmiga ahaa iyo dad ka loo qabtay we erarkii Diyaaradda Daallo, ayaa hada na kiiskan waxaa uu ahaa mid ay gacanta ku hayeen Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdo onka Qaranka.
Guddoomiyaha Maxkamadda daraj ada 1aad ee Ciidamada qalabka sida Xas an Cali Nuur Shuute ayaa dib u dhigay dhageysiga dacwada, isla markaa na tilm aamay in mar kale dib la isugu soo lab to. Weerarkii la gu qaaday Diyaaradda Daallo Airline 2dii bishii Febraayo ee sanadkan ayaa waxaa mas’uuliyadeeda sheega tay Kooxda AlShabaab.
Diyaaradda Daallo ayaa xilligaas sam eysay soo laabasho deg deg ah, wax yar ka dib markii ay ka duu shay garoonka di yaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdi sho, waxaana xilli ay hawada ku jirtay mu ddo ku dhow nusa saac ay hawada ku jirt ay ka dhex dhacay gudaha diyaarada qar ax loo adeegsaday laptop lagu soo xir ay waxyaabaha qarxa.
Kaamirooyinka ammaanka ee garoon ka diyaaradaha ayaa qabtay labo ruux oo Laptop u dhiibaya qof ka mid ahaa rakaab ka diyaarada, kaasoo ahaa ninkii isku qar xiyay diyaarada, isla markaana ka dhex baxay du leel weyn oo diyaarada ka same ysmay markii qaraxa ka dhacay.
DOWLADDA MASAR OO BOQOLAAL TAHRIIBA YAAL KU XIRTAY M/ALEXANDARIA
Ciidamada Ammaanka Masar ayaa dorraad gelinkii dambe ka qab qabtay M/ Alexandria illaa labo boqol Tahriibayaal u badan Soomaali, ka dib markii ay howl ga llo ka sameeyeen xeebaha. Wararka ay aa shee gaya in dadka la qabtay ay 50 ka mid ah yihiin Soomaali, waxaana la qab tay xilli ay doonayaan inay dooni ka raac aan magaalada Alexandria.
Sidoo kale waxaa dadka kale ee la qab qabtay ay u kala dhasheen dalalka Eritrea, Itoobiya, Sudan iyo Su uriya. Ciid amada Ilaalada xeebaha Masar ayaa la sheegay inay adkeeyaan ammaanka xee baha, kadib mar kii dowladda Masar og aatay in boqolaal Tahriibayaal ah ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Afrika iyo Yurub. Howl galkan ayaa ku soo beegm ay, iyadoo dhowaan doonyo ay la socde en ta hriibayaal tiradooda lagu she egay illaa shan boqol ay ku degtay Badda Me ditarreanka, kuwaasoo doonyo ka raacay xeebta Alexandria. Masar ayaa muddooy inkii u dambeeyay noqotay meelaha qa abka tahriibka looga baxo, waxaana ay noqo tay dalka labaab ee marinka u noq otay ta hriibayaasha ku qul qulaya dalalka Yurub.
JEESOW "MOOSHINKA LAGA KEENAY SHIR KA JOWHAR, WAXAA KU JIRA XILDHIBAANO AAN 2DA GOBOL U DHALAN”
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha ee Ba arlamaanka ayaa nasiib darro ku tilmaam ay mooshinka laga keenay shirka maamul u sameynta G/Hiiraan iyo Sh/Dhexe, kaa soo go goshiisa ay taalo M/ Jow har.
Mr Jeesow ayaa sheegay in aanay da stuurka waafaqsaneyn in howl socota in la joojiyo, isagoo wax lala ya abo ku tilma am ay dalabka Xildhibaanada ee ah in Ma amulkaas la dhiso marka ay dhamaato do wladda ha da jirta, "Hiiraan iyo Sh/Dhexe waa 2da gobol ee ka harsan dowlad gobo leedyada ee la rabo in federaalka la gu dhameystiro, waxaa layaab ah in Xildhiba anada ay dhahaan, hala dhiso marka ay dowladdan waqtigeeda dhamaato, dow ladda cusub ee la soo dhisayo ay saddex bilood kadib howshaas dib u bilow do, wa ana wax aan dastuurka waafaqs aneyn ” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.
Waxaa uu sheegay in 14 duubabka dhaqanka ee ka soo jeeda G/Hiiraan ay 10 ka mid ah ku sugan yihiin magaalada Jowhar, isagoo xusay in 4-kale ay jog aan Beledweyn, isla markaana ay ka caga jiidayaan inay tagaan Jowhar, waxaana uu intaa ku daray in wada hadal lagula jiro.
"Waxaa nasiib darro ah in mooshinka waxa wada inay ku jiraan Xildhibaano aan u dhalan labada gobol ee ka soo jeeda de egaanada maamulada kale ee dhi san” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jees ow.Illaa 42 Xil dhibaan ayaa mooshin ka keenay shirka Jowhar in la hakiyo, wa xaana mooshinkaas uu labo maalmood ka hor u baaqday kooram la’aan, markii la damcay in cod loo qaado.
Kulankii dorraad Xildhibaanada Baarl amaanka ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka ayaa buuq ku dh amaaday, ka dib markii Xildhibaanada ay isku khilaafa an guda gelida ajandayaasha shirka oo uu ku jiray mo oshin laga keenay shirka Jowhar.
NINKII MADAXDA KA AHAA MAFIYADA TALYAANIGA OO LA QABTAY
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 20-KA ABRIILE 2016-KA
MADAXWEYNAHA OO GOLAHA AMMAANKA UGU BAAQAY RAADINTA MEYDADKA DHALIN TII SOMALIYEED EE BADDA KU LA'ATAY Madaxweynaha JS,Xasan Sh.Maxam uud oo shalay khudbad ka jeediyay shir ay G/Ammaanka QM. ku ye esheen M/Ne wYork, ayaa marka hore kaga had