HALKAAN KA KHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AXAD 3-DA OCTOBAR 2021-KA

0
Sunday October 03, 2021 - 09:07:23 in Wararka by
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA KHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AXAD 3-DA OCTOBAR 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Rooble oo war kasoo saaray xiisadda Galmu dug iyo soo rogaal-celinta Ahlu-Sunna

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xu seen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray uga ha dlay dagaallada kasoo cusboonaaday deegaana da Galmudug ee u dhaxeeya Ahlu-Sunna iyo ma amulka Qoor Qoor.

Ahlu-Sunna ayaa Jimcihii qa bsatay magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan ee gobollada Gal gaduud iyo Hiiraan iyo sidoo kale tuulooyin dhowr ah oo ka tirsan Galgaduud, ka dib markii shacabka ay aad usoo dhoweeyeen, ci idama qaarna u goosteen, ayaga oo iska diiday maamulka Qoor Qoor ee fadhiidka noqday.

Hoos ka aqriso qoraalka Rooble

R/Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha co laadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Gal mudug. R/Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeyna yaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhac ay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga bar yayaa dadkii dhaawacmay.

Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda iyada ayaana mas’uul ka ah amniga deegaannada Galmudug , sidaas awgeed waa in laga dheeraado tallaab kasta oo u muuqata mid lagu carqaladaynayo Galmudug.

Cid kasta oo qabta tabasho waa in ay u martaa xalka dariiq nabadeed, waana in la joojiyaa abaa bulka hubaysan iyo weerarada baal-marsan shar ciga taas oo halis ku ah xasilloonida, nidaamka iyo kala danbaynta.

Hoggaanka Galmudug waxaa ay mas’uuliyad ka saaran tahay ilaalinta nabadgalyada, kala dan baynta iyo wadajirka reer Galmudug, waana in si deg deg ah loo xalliyo xiisadaha iyo khilaafaadka kale ee aan rabshadaha wadan .

R/ Wasaaruhu waxa uu ugu baaqayaa dhama an reer Galmudug maamul iyo shacab in ay gac maha is qabsadaan una midoobaan dagaalka ar gagixisada Alshabaab iyo cid kasta oo halis ku ah xasilloonida, dowladnimada iyo horumarka Ga lmudug.

Wasiir BEYLE oo sheegay arrin ka yaa bisay markii uu yiri "Dhaqaalaha dalka sagxadda ayuu yaallaa”

Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaal iya, Md.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jar aa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka hadlay arr imo xasaasi ah gaar ahaan dha qaalaha, isagoo shaaciyey in guu lo badan ay ka gaareen daqliga.

Wasiir Bayle ayaa ugu horeyn shaaca ka qaaday inuu aad uga naxay, sida looga falceliyey hadal uu horey u sii yey warbaahinta oo ahaa in sagxadda hoose uu joojo dhaqaalaha dowladda, wuxuuna tilmaamay inuu la yaabay dad uu sheegay in ay u dabaal-da geen. "Waxaa jirtay maalin aan iri sagxaddaan ta aganahay oo aan dad Soomaaliyeed la hadlayey oo aan caloosheyda u soo xaaray oo aan ku iri, wax badan ma heynee na caawiya m

Mushkilad taasi malaha oo wax waa la’is wey diin karaa, waxaanse la yaabay maalintii marka an sagxadda iri dadbaa dabaal degayba. Bal ka warran waxa ay u dabaal dageen Soomaaliya sa gxadda ayey joogta?,” ayuu yiri wasiir Cabdirax maan Ducaale Bayle. Dhinaca kale Bayle oo ha dalkiisa sii wata ayaa xusay in haatan laga soo gudbay xaaladdii adkeyd, isla-markaana ay dadaal ku bixiyeen sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaala ha dalka.

"Haddaba ha dabaal-dagin haddii aan ira ahdo waddankeena wuu hooseeyaa, laakiin waa ka soo baxaynaa ayaa idin leenahay, wa ana ka soo baxnay dad u qalma inay ka soo baxaan waa nahay,” ayuu hadalkiisa sii raaci yey wasiirka maaliyadda xukuumada Soo maaliya.

Ugu dambeyn wuxuu sheegay in afar sa no gudahood ay ku guuleysteen in laga cafiyo Soomaaliya qeyb ka mid daymihii lagu lahaa, laguna kalsoonaado, sida uu hadalka u dhig ay. "Deyn cafintii wixii naloogu talagalay aya an gaarnay waa nalagu kasoonaaday,” ay uu mar kale yiri wasiir Bayle. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo haatan Soomaaliya ay ku jirto xaalad kala guur ah iyo sidoo kale ma rxalad doorasho, iyada oo weli lagu soo xulis ta xubnaha baarlamaanka.

Raysal wasaare Rooble oo Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed kala hadlay Doo rasha da G/Shacabka ee G/da Waqooyi

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay la kulmay gudd oomiyaha Aqalka sare ee BFS Cabdi Xaashi C/hi, R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Gu uleed iyo guddoonka guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Soomaaliland.

Kulanka waxaa diirada lagu saaray dardar gelinta iyo u diyaar garowga qabashada door ashada mudanayaa sha ku matalaya Golaha Shac abka Soomaaliya gobola da Waqooyi ee dalka.

"R/Wasaaraha XFS Md.Rooble ayaa la kul may Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS,R/ Wasaare ku-xigeenka iyo Guddoonka Gudiga doorashooyinka gobollada woqooyi (Somalil and) oo ay ka wada hadleen dardar gelinta iy o u diyaar garowga doorashada kuraasta G/ Shacabka ee G/ada waqooyi" ayuu yiri Afha yeenka XFS . Maxamed Ibraahin Macalimuu.

R/wasaare Rooble ayaa sidoo kale ku boga adiyay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed door kii ay kasoo qaateen doorashadii kuraasta Aq alka sare ee gobolada Waqooyi oo maalintii khamiista aheyd lagu soo gabagabeeyay M/Muqdisho."R/Wasaaraha ayaa mas’uuliyiint an ku bogaadiyay doorkiiay ku lahaayeen in ay si guul ah ku soo dhammaato doorashada xildhibaannada Gobollada Waqooyi (Somalila nd) ku matalaya Golaha Aqalka Saree e BFS, halka ay dhankooda uga mahad celiyeen kaal intii wanaagsaneyd ee Ra’iisul Wasaaruhu ka qaatay howshaas" ayuu yiri Macalimuu.

Masuuliyiinta maamulaya doorashada G/W aqooyi G/Cabdi Xaashi, R/W/ku-xigeenka Ma hdi Guuleed& G/guddiga doorashooyinka G/ woqooyi ayaa dhankooda Rw/ha uga mahad celiyay kaalintii wanaagsaneyd ee uu ka qaa tay doorashadii dhacday.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo wax laga xumaado ku tilmaamay in loo gafo qoyska Ikraan Tahliil

Madaxweyne ku xigeenka D/Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay, hadallo xanaf leh oo loogu gafay qoyska dhibanayaasha ay ka baxday Marxuumad Ikraan Tahliil.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu raalli galin ka bix yay gefkaas oo uu sheegay inuu ka soo baxay, sida uu sheegay, kuwa aan xilk as ahayn oo ku sugan G/Gedo. "Waxaan ka raaligalinayaa umadda Soomaaliyeed hadalla da ay ku hadleen kuwa aan xilkaska ahayn ee ay sida sharci darrada ah ay u wakiisheen shaqsiyaad kamid ah NISA,” ayuu yiri Maxam uud Sayid Aadan.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ugu baa qay waxgaradka gobolka, sida dhallinyarada, culumaa'udiinka, aqoonyahanka, haweenka iyo ganacsatadaba in ay ka jawaabaan gefka ay geeysanayaan kuwa ku dhex nool oo mag acooda adeegsanaya.

"Waan hubaa Madaxweyne Farmaajo ay ceeb ku tahay arrintan, maadaama uu hadal ka kasoo yeeray kuwii uu isagu u wakiishay gobolka si dastuurka iyo shuruucda dalka baa lmarsan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay mada xweyne ku xigeenka Jubbaland.

Maalmihii ugu dambeeyay, waxaa baraha bulshada kasoo muuqanayay shakhsi ku sug an gobolka Gedo, oo ku baaqayay in dhibaato loo geysto hooyada dhashay Ikraan Tahliil.

Muxuu Ruushka oo ka yiri xaaladda siyaasada Somalia?

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay mu hiim tahay in laga hortago in xaaladda Soo maaliya ay kasii darto ayada oo dalka uu ku guda jiro qabashada doorashooyin.

Ku-xigeenka wakiilka joogtada ah ee Rus sia ee QM Anna Yevstigneyeva ayaa kulan uu qabtay Golaha Ammaanka oo ku saabsan xa aladda Soomaaliya u sheegtay, in Soomaali ya ay baahan tahay waqti iyo xaalado degana ansho siyaasadeed, bulsho iyo amni, si ay u ga soo baxdo waajibaadkeeda qabashada do orashooyinka.

"Halkan, Golaha Ammaanka waxaan u baa hanahay inay na hagaan xaqiiqoyinka ka jira dalka, ayna Soomaaliya u kala hormariso ah miyadaheeda sida ay yihiin,” ayey tiri Anna.

Waxa ay intaas ku dartay in shaqada ugu weyn ee mustaqbalka dhow hortaalla Soomaaliya ay tahay inay soo geba-gebeyso doora shooyinka qaranka.

"Nasiib-darro, mas’uuliyiinta fe deraalka waxay ku qasbanaadeen inay dib u jadwal gareeyaan taariikhihii hore ee la isku raacay kadib markii ay dhaceen xasillooni dar rooyin siyaasadeed,” ayey tiri Anna Yevstigne yeva, oo intaas ku dartay "Hadda waxaa la qo rsheynayaa in doorashooyinka lasoo gabe-ge beeyo ka hor dhammaadka November.”

"Sidoo kale, waa muhiim in laga hortago in xaaladda amni ay sii xumaato, taasi oo markii horeba aheyd mid muhiim ah,” ayey tiri Anna, ayada oo tix raaceysa weerarada kooxda Al-Shabaab.

Qoraalka Anna Yevstigneyeva ee ku aadd an xaaladda Soomaaliya ayaa imanaya ayada oo Moscow ay bilihii tegay u muuqatay inay aad u daneyneyso arrimaha Soomaaliya.

Beesha caalamka oo war kasoo saart ay khilaafka ka taagan hoggaanka NISA iyo Wasaaradda Amniga DF

Beesha Caalamka ayaa qoraal cusub oo ay soo saartay uga hadashay khilaafka aan weli xalka loo la’yahay ee u dhaxeeya madax weyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxam ed Xuseen Rooble, ee ku aadan hoggaanka wasaaradda amniga iyo hay’adda NISA.

"Saaxiibbada caalamiga ah ee Soom aaliya waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xu seen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhe xdhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafaad ka lagu muujiyey isweydaarsigoodi war-bixin nada ee 16-kii Sebteember 2021,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Beesha caalamka ayaa sheegtay in si kas taba ay ka welwelsan yihiin in arrimaha aas aasiga ah aan weli la xallinin, inkastoo in ka badan laba toddobaad ay jireen dadaallo dhe xdhexaadin ah.

"Hubaal la’aantan siyaasadeed ee socota ayaa sii kordhisay halista dib-u-dhac kale oo ku yimaada geeddi-socodka doorashada wax ayna horseedday jahwareer ka dhashay hog gaanka Wasaaradda Amniga Gudaha (WAG) iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qa ranka (NISA), kuwaas oo waxtarkoodu muhi im u yahay la-dagaallanka Al-Shabaab iyo ila alinta xaaladda nabadgelyo ee dalka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

"Saaxiibada caalamku waxay ku boorrinaya an Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha in ay sida ugu dhaqsaha badan u gaaraan heshi is, si ay diiradda u saaraan hirgelinta heshiis yada doorashada ee 17-kii Sebteember 2020 iyo 27-kii Maajo 2021 iyo inay hubiyaan in hay ’adaha amniga ee muhiimka ah (WAG iyo NI SA) ay madax u yihiin hoggaamiyeyaal awood u leh oo la qadariyo, gaar ahaan xilliga doora shada.”

Qoraalkan ayaa waxaa si wadajir ah usoo saaray: Hawlgalka Midowga Afrika ee Soom aaliya (AMISOM), Canada, Denmark, Egypt, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Jarm alka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talya aniga, Kenya, Jaamacadda Carabta, Netherl and, Norway, Qadar, Saudi Arabia, Sudan, Is wiidhan, Swisarlandh, Turkey, Boqortooyada Ingiriiska, Dowladda Maraykanka, Qaramada Midoobay.

Qoor Qoor oo hub iyo ciidan ka dejiyey DHUUSAMAREEB

Magaalada Dhuusamareeb waxaa Shalayta ka degay diyaarado siday Madaxweynaha Ga lmudug Axmed Qoor Qoor, senatorro iyo xil dhibaano heer federaal ah oo ka soo jeeda G almudug iyo ciidamo ka kala tirsan Haramcad iyo Duufaan oo dowladda federaalka ay u dirt ay Galmudug, si looga difaaco Ahlu-Sunna.

Wafdigaas isugu jiray mas’uuliyiinta iyo cii damada waxaa Dhuusamareeb soo ka deji yey gelinkii dambe ee Shalay seddax diyaara dood oo Muqdisho ka soo qaaday.

Tirada ciidamada uu Axmed Qoor Qoor la yimid Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay 200 oo askari, kuwaas oo isugu jira booliska gaar ka ah ee Haramcad iyo ciidanka Duufaan ee ka tirsan Nabad sugidda Soomaaliya. Sidoo kale cutubyo ka tirsan ciidanka GorGor ayaa horay u joogay Galmudug.

Senatorrada iyo xildhibaanada ka soo je eda Galmudug ee Qoor Qoor la tegay Dhuus amareeb waxaa ka mid ah Senator Cabdixak iin Macalin Axmed, Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhegey), Xildhibaan Mahad Maxam ed Salaad iyo xubno kale.

Kulamo siyaasadeed oo ku saabsan xaal adda faraha ka sii baxaysa ee Galmudug ay aa xalay ka socda magaalada Dhuusamare eb, kuwaas oo Qoor Qoor iyo xubnaha kala yi mid Muqdisho ay la yeelanayaan waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka deegaanka, waxaa na kulamadaan looga hadlayaa sidii laga yeeli lahaa abaabulka ay Ahlu-Sunna ku qabsaney so deegaanada Galmudug.

Ahlu-Sunna oo dib isku soo abaabushay ayaa Shalay si nabad geliyo ah kula wareeg tay gacan ku heynta magaalooyinka Gurceel iyo Matabaan oo ka kala tirsan gobollada Ga lgaduud iyo Hiiraan ee bartamaha Soomaali ya, sidoo kale waxay dagaalyahanada Ahlu- Sunna isku uruursanayaan deegaano waqoo yi ka xiga Dhuusamareeb.

Ciidamada Ahlu-Sunna waxay ciid amada Galmudug iyo kuwa dowladda feder aalka ku jebiyeen dagaal ay kula galeen dee gaan lagu magacaabo Bohol oo waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb.

Dagaalkii ayey ciidamada Ahlu-Su nna ku furteen gaadiid dagaal oo isugu jira Cabdi-bile, Booyad iyo Boobe, waxayna hogg aanka Ahlu-Sunna war-saxaafadeed ay ka soo saareen dagaalkaas ku sheegeen in lagu soo qaaday weerar gar-darro ah, iyagoo R/ wasaare Rooble uga dacwooday hurin colaad eed oo ay ku eedeeyeen Axmed Qoor Qoor iyo ah Fahad Yaasiin

Deni oo xilkii ka qaaday Guddoomiya ha Gobolka Nugaal mid cusubna magacaabay

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Pu ntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saa ray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 2da October 2021, kuna saabsan magacaabid Guddoomi yaha Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha Maamulka Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobk iisa 80aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kar tidiisa iyo wa ayo-aragnimadi isa shaqo.

Markuu tixgaliyay: Talo soo je edinta Wasaaradda Arrim aha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeyn ta Dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyey:

1- Waxaa Maxamuud Xassan Maxamed (Ca wil Mataan) loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, kaasi oo bedelaya Guddoo miyihii hore ee Gobolkaas Cawil Axmed Jabu uti. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa bilaabay kulamo xal loogu radinaayo xaaladda Murugsan ee dega nada maamulka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa habeen hore la kulmay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka waxaa na uu kala hadlay sidii laga yeeli lahaa ururka Ahlusunna ee qabsaday degmada Guriceel iyo talaabooyinka la qaadi doono.

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ay aa sheegay in dadaal ay ku bixin doonaan si dii xal loo heli lahaa loogana baaqsan lahaa in dagaal uu ka dhaco gobolka Galgaduud.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay san aqbali doonin urur hubeysan in ay qabsad aan magaalooyinka oo ay jabiyaan heshiiskii lagu dhisay maamulka Galmudug.

Xaalad kacsanaan ah ayaa wali ka jirta de gaanada maamulka Galmudug gaar ahaan magaalada Guriceel.

Madaxweyne Deni oo safar aan la shaacin ku aaday Imaaraatka

Madaxweynaha Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa safar aan la shaacin Shalay ugu ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta oo kamid ah dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaal iya iyo gaar ahaan Puntland.

Ujeedada Safarka madaxweyne Deni la ma oga, balse waxa uu kusoo aaday xilli uu dalku doorasho ku jiro, isagoo madaxweyne Deni lagu tiriyo inuu ka mid yahay siyaasiyiinta u hanqal taagaya madaxtinimada Sooma aliya.

Xogo aan helayno waxay sheegaya an in safarka madaxweyne Deni uu la xiriiro wada hadal uu la leeyahay mas’uuliyiinta shir kadda DP-World oo gacanta ku haysa dekeda magaalada Bosaso.

DP- World oo aan wax muuqda ka qaban dekeda Bosaso, tan iyo markii lagu wareeji yay bishii abril ee sannadkii 2017, ayaa hadda qarka u saaran in Puntland ay ka laabato he shiiska ay kula jirto.

Madaxweyne Deni ayaa laga sugayaa in uu kalfadhiga barlamaanka Puntland ee furm aya 25ka bishaan, horgeeyo warbixin ku saa bsan heshiiska DP-World iyo waxa ka suurto galay ballanqaadkii shirkadda ee ah in ay si degdeg ah u billaabayso dayactirka dekeda.

Qaar kamid ah xildhibaannada barlamaan ka Puntland ayaa horey u soo jeediyay in la kansalo heshiiska DP- World, isla markaana maamulka dekeda lagusoo celiyo gacanta Pu ntland.

maaraatka waxaa uu Puntland ka taagee raa mushaaraadka iyo tababarka ciiddamada badda Puntland ee loo yaqaano PMPF.


Somaliland oo shaacisay in dadka ka soo jeeda koonfurta ay ula mid yihiin Itoobiy aanka …

Taliyaha booliska gobolka Sool ee Somali land oo Shalay wariyeyaasha kula hadlay gu daha Laascaanood ayaa ka warbixiyey howl-gal ay ciidamada ammaanka saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen magaaladaasi, kuw aas oo lagu soo qab-qabtay dad u badan ga nacsato, kana soo jeedo deegaan ahaan dhin aca koonfurta.

Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in ay si gaar ah u be egsan doonaan dadka aan u dhalan deegaanadaasi ee ku sugan gobolka, wuxuuna tilmaamay in dadka kasoo jeeda Ko onfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay ula mid yihiin Itoobiyaanka & ajiniibta kale, sida uu ha dalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay soo ma saafurin doonaan dadkaasi, kana soo saari do onaan guud ahaan deegaanadooda.

"Dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaal iya waa ajnabi, waxayna noola mid yihiin Ito obiyaanka oo kale waana ka saaraynaa Laas caanood,” ayuu yiri taliyaha

Waxaa kale oo uu intaasi ku sii daray "An naga Soomaali ma nihin waxbana nagam gel in waxaanu nahay Somaliland,”.

Hadalkan ayaa dad badan la yaab ku no qday, waxaana si aad ah looga hadal hayaa baraha bulshada ee Internet-ka.

Dhinaca kale waxaa lagu soo warramayaa in Somaliland ay bilowday daad gureynta dad kaasi, iyada oo adeegsaneyo gawaari xamuul ah, sawirro lagu baahiyey baraha bulshada ee Internet-ka ayaa muujinaya ganacsatadii Laas caanood ee ka soo jeeda koo nfurta oo laga soo saaray mag aaladaasi, iyada oo hantid oodii ay taal halkaasi.

Arrintan ayaa ku soo aad eyso, iyada oo maalmihii u dambeeyey ay kor dheen falalka ammaan darri ee ka dhaca go bolka Sool, ga ar ahaan xaruntiisa weyn ee Laascaanood, waxaana taasi ay keentay in Somaliland ay ballaariso howl-gallada ka soc da halkaasi.

Dowladda Somalia oo ka hadashay Dadkii Shalay ay Somaliland soo mas aafurisay

Ciidanka Booliska Somaliland ee M/ Laas caanood ee Xarunta G/Sool ayaa Shalay Ma gaaladaas kasoo masaafuriyey ku dhawaad 700 oo qof oo ka soo jeeda koonfurta Soom aaliya gaar ahaan Gobolada Baay iyo Bakool.

Dadkan ay soo masaafurisay Somaliland ay aa isugu jiray Haween, dhalinyaro, Carruur & Odayaal oo ku jiraan Ganacs ato yaryar, waxa ana Somali land ay dadkaas ku eedeysay am ni-darro iyo dilal qorsheysan oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Laascaanood.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS ee xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur ay aasi kulul uga hadlay tallaabada ay Somal iland kusoo masaafurisay dadka kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya. Wasiir Cabdulqaadir Maxamed ayaa shee gay in aad xun yihiin dadka Soomaaliyeed ee Shalay laga soo masaafuriyay M/Laascaano od ee Xarunta Gobolka Sool, wuxuuna tilma amay falkaas inuu yahay wax ku cusub dhaq anka suuban iyo kan Dowliga ah.

"Waxaan wax garadka, Culimada, aqoon ya hanada, Isimada, Cuqaasha, hayadaha u dha qdhaqaa xuquuqda aadanaha iyo Shacabwey naha laascaanood ugu baaqayaa in aysan ka aamusin raalina ka noqon falkaan foosha xun, dowrkoodana ka qaataan xalinta arinkaan” ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda xilgaarsiinta.

Si kastaba Booliska Somaliland ayaa ku dhawaad 700 oo qof oo ka soo jeeda koonfur ta Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Baay iyo Bakool isugu geeyay Garoonka kubada Cagta Laascaanood, iyagoona halkaas kasoo sa aray gaadiidka nooca xamuulka, isla markaa na soo masaafuriyey, kuna eedeeyay dadka as amni-darro iyo dilal dhacay.

Mawliid Ismaaciil Digeed oo ah wariye ka howlgala Laascaanood oo xabsiga loo taxabay

Ciidamada Booliiska Somaliland ee Gob olka Sool, ayaa xabsiga u taxaabay Mawliid Ismaaciil Digeed oo ah wariye katirsan war ba ahinta Halbeeg Media, oo ka howlgala M/ Laa scaanood.

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa isla markiiba ca mabaareeyay xadhiga suxufiga, iyagoo ugu baaqay madaxda amaanka ee go bolka Sool in ay si dhakhso ah xorriyadiisa u gu soo celiyaan suxufi Digeed.

"Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu ka soo horjeeda taalaaba kasta oo baalmarsan sharciga taasoo loo maro Xadhi ga suxufiyiinta, waxananu u soo jeedinaynaa Laamaha amniga inay si deg-deg ah xorriyadi isa ugu soo celiyaan wariye Mawliida" ayaa la gu yidhi warbixin ay SOLJA soo saartay.

Xadhiga suxufi Digeed ayaa loo aanayna yaa, in ay sababtay kadib warbixino isdaba jo oga uu 24 saacadood ee lasoo dhaafay uu ka sameeyay raaf uu booliiska Somaliland ee go bolka Sool ku rururinayo isla markaana, ku mastaafurinayo dadka kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya ee gobolka Sool ka ganacsada.

Golaha Wakiilada Somaliland oo dalac sii yay darajooyinka saddex degmo

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansix iyay in degmooyinka Caynaba, Talleex iyo Ba lli-gubadle loo dalacsiiyo darajada "B", halka markii hore ay ka ahaayeen degmooyin dara jadoodu tahay "C".

11 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakii lada Somaliland, ayaa golaha usoo gudbiyay mooshin ay ku doonayeen in darajada 28 degmo doorasho oo ku ya ala Somaliland kor loogu qaado.

Xildhibaannada ayaa soo gudbiyay in degmooyinka kala ah Sallaxlay, Sheekh, Caynaba, Lugha ya, Bali-gubadle, Taleex, Gar-adag, Xudun oo darajadoodu hore "C" u ahayd loo dalacsiiyo darajada "B"; sidookale, waxay soo jeediyeen in degmooyinka Gudmo-biyo-cas, Dilla, Baki, Bulli-xaar, Garba-dadar, Wajaale, Saba- wana ag, Daara-salaam, Madheera, Farawayne, Qo ryaale, Xiis, Yagoori, Huluul, Boon, Dacarta, Widh widh, Harsheekh, Xaaji Saalax oo dara jadoodu ahayd "D" loo dalacsiiyo "C".

Xildhibaannada ayaa degmada Ceel-af wayn oo hore darajadeedo "B" u ahayd soo je ediyay in loo dalacsiiyo darajada "A". Mooshin kan ay xildhibaannadu ku codsanayeen dalac siinta darajooyinka degmooyinka kor ku xusan oo tiradoodu dhantahay 28 degmo, ayaa ba dankiisu jabay, waxayna goluhu ogolaadeen kaliya dalacsiinta darajooyinka degmooyinka Talleex, Balli-gubadle iyo Caynaba oo loo dal acsiiyay darajada "B".

Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo hoga aminayay xildhibaanada mooshinka golaha hor keenay, ayaa garyaqaanada golaha ku eedeeyay in ay si aan laga fiirsan u jabiyeen mooshinka, isla markaana 3 degmo oo kaliya ay kasoo qaateen, halka ay daaqada kasaar een 25 kii degmo oo kale.

500 oo muhaajiriin ah oo lagu xiray Liibiya

Qoraal uu soo saaray agaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee dalka Liibiya Dax Roque ayaa ka warbixiyay xarig wadareedyo ka badan 500 oo muhaajiriin ah oo Jimcihii lagu xiray magaalada caasimadda ah ee Tripoli.

"Waxaan ka naxay wararka sheegaya qabqabashada dadka tirada badan ee muhaajiriinta ee Tripoli. Waxaan maqleynaa in ka badan 500 oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, la uruuriyay, si sharci darro ahna loo xiray, waxayna halis ugu jiraan xadgudub iyo in loola dhaqmo si aan habbooneyn” ayuu lagu yiri warbixin uu soo saaraay Dax Roque, oo ahagaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee Dalka Liibiya.

Muhaajiriinta iyo qaxootiga ku sugan Liibiya, gaar ahaan kuwa aan haysan deggenaanshaha sharciga ah ee dalkaas, ayaa inta badan halis ugu jira xabsi aan loo meel dayin, jirdilka, tacaddiyada galmada, iyo baadda oo aad ugu badan xarumaha dadka lagu hayo ee Liibiya.

"Waxaan rumaysanahay in mowjaddan ugu dambaysa ee qabqabashadu ay qayb ka tahay cadaadiska ballaaran ee maamulka Liibiya ku hayo muhaajiriinta iyo qaxootiga ku sugan Liibiya” ayuu bayaankan sii raaciyay.

Hay’addan ayaa sidoo kale ugu baaqday,mas’uuliyiinta Liibiya inay si deg -deg ah u sii daayaan dadka xiran isla markaana ay joojiyaan cadaadiska ka dhanka ah muhaajiriinta iyo qaxootiga., waxayna wadamada xiriirka la leh Liibiya, gaar ahaan dowladaha Yurub ugu baaqeen inay kale kor u qaadaan dib -u -dejinta qaxootiga ku sugan Liibiya.

Erdogan oo arrin xasaasi ah ku eedee yey la-taliyaha Biden



Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erd ogan ayaa si toos ah ugu eedeeyey sarkaal sare oo ka tirsan maamulka madaxweyne Joe Biden ee Mareykanka "inuu taageero oo uu maamulo” kooxaha mintidiinta ah, sida koo xda kurdishka ee PKK.

Erdogan ayaa weriyayaasha u sheegay in Brett McGurk, oo ah isku xiraha Golaha Amniga Qaranka Mareykanka ee Bari ga Dhexe iyo Waqooyiga Afr ika uu aad ugu dhow yahay kooxda PKK ee Turkey, iyo kooxda kale ee xiriirka la leh ee YPG ee dalka Syria.

"Waxa uu xaqiiqdii taageerayaa argagix iso,” ayuu Erdogan yiri. "Waa agaasimaha PKK iyo YPG. Dabcan hadalkeyga wuxuu wal aacin doonaa dadka qaar. Waan ognahay taas.”

Erdogan ayaa sheegay in McGurk uu si toos ah ula shaqeynayo kooxaha argagixis ada ee gobolka.

"Arrintan aad ayey ii dhibeysaa, wuxuu hub ka qeybinayaa gobol aan isku dayeyno inaan argagixisada ka xaalufino,” ayuu yiri.

McGurk oo maamulladii Trump iyo Biden u qaabilsanaa ergeyga ka hortagga argagixis ada Daacish, ayaa loo arkaa inuu yahay mas kaxda isku xireysay Mareykanka iyo kooxda YPG ee Syria intii ay dagaalka kula jireen Daacish.

Turkey ayaa la dagaalameysay PKK tan iyo 1984-kii, markii kooxdan ay billowday olol aheedii ugu horreeyey ee ay dal Kurdish ah u ga goyneyso Turkey. Kooxda ayaa iminka she egta inay is-maamul ballaaran u dooneyo Kur diyiinta Turkey.

Dagaalka ayaa la rumeysan yahay in tan iyo markaas ay ku dhinteen 40,000 oo qof. Turkey, Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaa dhammaantood u aqoonsan PKK urur argagixiso.

Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Dowlad da Shiinaha iyo Taiwan

Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay gar darro aan geedi loogu soo gaban kadib markii tiro aan hore loo arag oo ka mid ah diyaaradaha militariga Shiinaha ay u tallaabeen aaga difaaca hawada taiwan.

Ra’iisul Wasaaraha Taiwan, Su Tseng-chang, ayaa sheegay in Shiinaha uu dhaaw acay nabadda gobolka inta uu ku guda jiray falalka cagajuglaynta.

Taiwan ayaa sheegtay in ay diginin u dir tay 38 diyaaradood oo ah kuwa dagaalka ee Shiinaha leeyihiin kuwaasi oo soo galay hawa deeda.

Wax ka ogow meelaha adduunka ee aysan haweenku tagi karin

Safarku waa khibrad cajiib ah, wuxuuna kuu oggolaanayaa inaad barato meelo aadan ba ran lahayn haddaadan safri lahayn, gaar ah aan intii lagu guda jiro fasaxyada.

Socodkuna keliya kama faa'iidno ad adeyg ee sidoo kale wuxuu naga caawiyaa inaan fah anno waxa ka socda dunidan, shaqooyinka, dhaqamada, iyo xitaa luqadaha dadka ku nool meelaha aan booqanno. Marka laga soo tago farxadda aan dareenno marka aan safreyno, waxaa jira siddeed goobood oo dunida ka tirs an oo aan haweenka loo oggoleyn inay aad aan sababo la xiriira dhaqanka iyo shaqada ragga goobahaas ee aan haweenka u ogg oleyn inay tagaan halkaas, waxayna kala yihiin:

Macbadka Ayyappan, Sabarimala, Hindiya:

Macbadka Ayyappan wuxuu ku yaallaa Ker ala, Hindiya.

Macbadkan waa mid barakeysan oo ay Hinduuda ku cibaadeystaan.

Dekadda Ayyappan waxaa sidoo kale loo yaqaannaa Sabrimala, waa meel aan loo oggoleyn inay galaan haweenka.

Haweenka ay da'doodu u dhaxeyso 6 jir iyo 60 jir looma oggola inay cagaha soo dhigaan xaruntaas.

Guud ahaan dhammaan haweenka caa dada qaba ayaan loo oggoleyn inay maraan waddada aadda Macbadka Ayyappan.

Hoteelka Geedka Gubanaya, Bethesda:

Siyaasiyiinta ayaa waqti badan ku qaata halkan, sababtoo ah waxay doonayaan inay helaan waqti badan oo ay uga hadlaan siya asadda.

Si kastaba, garsooreyaasha Maxkamadda ugu Sarreysa iyo madaxweynaha ayaa sidoo kale fursad u helay inay booqdaan hoteelkan.

Tanina waa sababta Sandra Day O'Cornor ay u noqotay haweeneydii ugu horreysay ee lugta gelisa hoteelkan sanadkii 1981.

Arrintan ayaa timid kaddib markii ay noqotay garsooraha ugu sarreeya ee Mare ykanka.

Goobta codbixinta ee Sacuudiga iyo, Mag aalada Baadariga:

Dowladda Sacuudiga ayaa haweenka mar hore uga mamnuucday inay waddooyinka dal kaas gaari ku kaxeeyaan, balse sandihii dh awaa ayaa go'aankaasi meesha laga saaray.

Si la mid ah Sacuudiga iyo magaalada baad ariga, haweenka looma oggola inay goobaha codbixinta tagaan si ay codkooda u dhiibtaan. Waxaa la ogyahay in xuquuqda haweenka ee Sacuudiga ay xaddidan tahay marka loo bar bar dhigo dunida kale.

Xaaji Cali Dargah, Mumbai: Xaruntan waa mid ka mid ah masaajiddada ku yaalla Mum bai, halkaas oo aan haweenka loo oggoleyn inay galaan.

Goobtan barakeysan waa meel lagu cib aadeysto. Markii hore, haweenka waa loo ogg olaa inay galaan xaruntan oo lagu maga caabo Haji Aki Dargah.

Balse tan iyo sanadkii 2012, haweenku loo ma oggolaan inay galaan xaruntaas.

Tartanka Tour De France: Meelaha aan hawe enka loo oggoleyn waxaa ka mid ah artanka Tour De France, oo caadiyan lagu qabto Fa ransiiska. Ragga ayaa ka qeyb gala tartan sa nadeedkan miyiga lagu qabto oo ka qeyb gal ayaashu ay ku tartamaan baaskiilkooda. Garoomada cayaaraha ee Iiraan: Dalka Iir aan, oo inta badan ay bulshadu Muslimiin yih iin, waa sharci darro inay haweenku tagaan goobaha cayaaraha kubadda cagta.

Haweenku inta badan guryaha ayay joogaan, ragga keliya ayaana taga garooma da kubadda cagta sid auu qabo sharciga Iiraan.

Buurta Omine ee Japan:

Buurta Omine waa goobta dalxiiska ugu weyn gobolka Nara ee Japan.

Deegaankan wuxuu caan ku yahay saddex goobood oo lagu cibaadeysto.

Balse haweenka looma oggola inay buurtan cibaadeysi u tagaan, keliya ragga ayaa tegi kara.

Buuraha Athos ee Giriigga

Buurta Athos, oo ku taalla Giriigga, sidoo kale waa jasiirad muhiim ah oo ragga iskaabulada ah loo gu talo galay.

Waa ragga kuwa ku nool buurtan kuwaas oo ay ka go'an tahay cibaadeysiga iyagoo aan an ogeyn haweenka ku nool buurtan.

Taasina waa sababta aan haweenka loogu oggoleyn inay tagaan buurtan.

Qatar oo Markii u Horreysay Qabaney sa Doorasho Baarlamaani ah.

Dadka reer Qatar ayaa Sabtida Shalay ah ka qeybagalaya codeyntii u horreysay ee baarlamaani ah ee dalkani uu qabto, taasi oo muujineysa astaan dimuqraadiyadeed laakin ay falanqeeyeyaashu sheeg ayaan in aysan horseedi doonin in ay talada ka war eejiso qoyska boqortooyada ee dalkaasi ka taliya, sida asina waxaa warisay AFP.Waxaa loo code ynayaa 30 xubnood oo ka mid noqonaya 45-ka xubnood ee Golaha Shuurada, kaasi oo ah gole leh awoodo xadidan uuna horey u soo magacaabi jiray amiirka dalkaasi.

Ilaa 101 musharrax oo ka badan saddex mee lood meel musharaxxiinta ayaa tartanka isaga haray ama ka tanaasulay ka hor Shalaynimadii Shalay, sida laga soo xigtay TV-ga ay dowl addu maamusho ee Qatar TV, waxayna tallaa badaasi u muuqataa mid ay ku taageerayaan musharraxiinta kale ee deegaan doorashadooda.

183 musharrax ayaa ku haray tartanka loogu jiro 30-ka kursi ee Golaha Shuurada, iyadoo 15-ka kursi ee dhimman uu soo magic aabi doono Amiirka dalkaasi. Falanqeeyeya asha ayaa sheegaya in go’aanka ah in do orasho la qabto uu dalbanayay dastuurkii 2004-tii laakiin marar badan dib loogu dhigay wax loogu yeeray "danaha qaranka”, iyadoo ay doorashadani imanayso xilli ammaanka si weyn loo adkeeyay oo ay Qatar ay isku diya arineyso martigelinta Koobka Adduunka ee 2022-ka.

"Waa hab ay ku muujinayaan in ay u dhaqaaqeen jihada saxda ah, iyo in ay doon ayaan in ay gaaraan ka qaybgal siyaasadeed oo badan,” ka hor ciyaaraha Koobka Adduu nka ayay tiri Luciano Zaccara, oo bare ka ah Jaamacadda Qatar.Golaha Shura ayaa loo oggolaan doonaa in uu soo jeediyo sharci yada, ansixiyo miisaaniyadda iyo inuu wasiirada u yeeri karo. Laakiin amiirka, oo ah kan ugu awoodda badan ee dalkan ayaa leh ama adeegsan kara awoodda diidmada ee loo yaqaan veto.AFP

 

 


HAYEEY CIIDAMADA BADBAADO QARAN. IS KA JIRA. !!!!!


Sida ku qoran Buugga ” Al kaamil Fi Taariikh” ee uu qoray Ibnu Athiir.

Jenghis Khan, waxa uu ku dhashay Magaalada Tenujin ee Dalka Mongolia ee Asiyada fog.( 1158- 18 August 1227) . ( F.S: 1aad).

Waxa uu Sameeystay Ciidamadii loo yaqiin Tataar. Tataar oo Macnaheedu yahay ” Naar” si Dadka loogu cabsiiyo, sida Shalayba Ciidamadeena qaar loogu bixiyay Magacyo Dadka lagu Cabsiiyo.

Qabaa’iiladii yar yaraa ee Mangolia, ayuu mideeyay si uu Dagaalka ugu isticmaalo, Waxa uu u ogolaaday in ey iyagu qaataan Cashuurta laga qaado Ganacsatada gaar ahaan Ganacsiga ka yimaad dhinaca Shiinaha iyo Hindiya ee u gudbayo wadamada kale, gaar ahaan dhinaca Carabta, xirfadaa oo uu isticmaalayay ilaa uu dhul badan ku qabsaday. Ciidamadii uu soo uririyayna waxaa lagu laayay, Wadamo ka fog deegaanadooda.

Hogaamiyihii Mangooliyiinta Md. Jinkis khan ayaa weeraray Magaaladda Bukhaara. Magaalada oo difaac Adag leheyd, Darbina uu ku wareegsanaa umana suura galin Jinkis Khaan in uu dhufeyskaa jabiyo. ( F.S: 2, 3,4 & 5aad)

Warqadii 1aad.

Jinkis khaan, Warqad ayuu u qoray Dadkii Magaalada waxa uuna ku qoray Warqada: ((

Dagaalka nagu Gacan siiya, Markaan guuleysano waxaan Badbaadi doonaa Naftiina iyo Maalkiina)).

Dadkii Magaalada wada degenaa ee Markii hore ku mideysnaa Dagaalku, Labo ayeey u kala jabeen, Qeyb Facaa Tuug noqotay oo raacday Codsigii Jinkis khaan oo diiday Dagaalka iyo Qeyb sii waday Dagaalkii.

Warqadii 2aad.

Mar 2aad ayuu Qeybtii Facaa Tuuga u soo diray Qoraal kale isaga oo leh: (( Haddaad Nagu Gacan siisaan sidii looga guuleysan lahaa kuwa diiday in ey is dhiibaan, Annaguna marka aan Magaalada qabsano waxaan idinka dhigi Doonaa Mutaqbalka, Madaxda Magaalada xakumidoonto)).

Kuwii Facaa Tuuga ahaa ayaa hubkii qaatay, Dagaal ayaana ka dhax bilaawday iyaga iyo kuwii Magaalada Badbaadinayay. Ciidamadda Jinkis khaana Dusha ayeey ka fiirsanayeen Dagaalka Dhax marayay Dadkii Magaaladda wada deganaa.

Ugu dambeeyn kooxdii Facaa Tuug ayaa guuleysatay. Ciidamadii Jinkis khaanna iyaga oo aan dagaal galin ayeey Magaaladii Bukhaara qabsadeen, kadibna Ciidamadii Jinkis khan ayaa Facaa tuugii Hubka ka dhigay, kadibna meel fagaaraa ayey isagu keeneen Facaa tuugii oo dhan, Qoorta ayeeyna ka wada jareen dhamaantood.

Jinkis khan ayaa la weeydiiyay Sababta uu sidaa ugu laaynayo kuwii Gacanta ku siiyay in uu Magaaladda Bukhaara qabsado. Markaa ayuu Jinkis khan yiri, Hadalkiisii Taariikhda galay ee ahaa: ((( Haddii ey yihiin kuwo la Aamini karo, Walaalahood ma khiyaani leheyn))).

Ujeedo.

Ma ahan Badbaado Qaran oo kaliya, ee Qof kasta oo Dalkiisa iyo Dadkiisa khiyaano waxaa dhici karto in Maalin uu dhagahiisa ku maqlo Hadalkii Caanka noqday ee Jinkis khan, hadal la mid ah.

Dhacdadaasi, waxa ey dhacday 800 Sanno ka hor ka fiiri. Buugga Al Kamiil Fi Taariikh ee uu qoray Ibnu Athiir.

waa iga Talo, Dalkaaga iyo Dadkaaga iyo Diintaada ha khayaanin.

Qore: Yahya Amir

Gacanku Dhiigle Faransiis Ah Oo Mey dkiisa La Helay 35 Sano Kadib

Gacan ku dhiigle Faransiis ah oo meydkiisa la helay 35 sano oo uu baxsad ahaa – raadadkii DNA -ga ayaa aad ugu sii dhawaaday.

Gacan ku dhiigle Faransiis ah oo galay dambiyadiisii ​​80 -meeyadii iyo 90 -meeyadii ayaa meydkiisa la helay kadib 35 sano oo baxsad ahaa, dhowr warbaahin ayaa qortay.

Ninka ayaa la baxay magaca "Le Grêle” ("naxaas hodan ah”). Hadda waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay Francois Verove oo 59 jir ah. Waxaa la rumeysan yahay inuu ka dambeeyay dilal badan, isku day dil, kufsi carruur iyo afduub.

Teknolojiyadda cusub ee DNA -ga ayaa u keentay baaritaanka kiiska weligiis Verove. Baarayaashu waxay ka shakiyeen in dambiilaha laga dhex helay ciidanka booliska Faransiiska, bilihii la soo dhaafayna waxaa la bilaabay baaritaanno ballaaran oo lala yeelanayo askarta bilayska ee ka hawlgeli jiray Paris xilliyadii dambiyada la galay.

Mid ka mid ah bilayska liiska ku jira ayaa ahaa Verove. Waxaa loo yeeray si su’aalo loo waydiiyo 24 -kii Sebtember laakiin marna muu imaan. Arbacadii, ayaa meydkiisa laga helay magaalada yar ee xeebta ku taal ee Grau-du-Roi isagoo wata warqad ismiidaamin ah oo uu qirtay dambiga.

DNA -da jirka ayaa isbarbar dhigaysa muunado laga qaaday goobihii dembiyada,oow ku galay ninkaan dilaga ah xiligaas 80 -meeyadii iyo 90 -meeyadii



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip