
Ku: Dhammaan Senetorada Qaranka, Mushaar hakin.
...

Ujeedo: Mushaar hakin.
Dhamaan Senetorada Qaranka waxa la ogeyiinayaa, Miisaaniyaddii Qaranka oo Sagxadda taal Darteed, iyo Magaaladii Muqdisha oo Ruqatay.
Senetor kasra waxaa la farayaa in 2da Sanno ee hore uu Mushaarkiisa ka soo qaaro Deegaan Doorashadiisa.
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir, Xafiiska Mushaaraadka, Xarumaha Dadka Dan yarta ah ee aan heli karin Cunto ku filan 24 saac, Dan yarta aan heli karin Daawo iyo Daryeel guud, Doqoshkiina Daad ka dumiyay, Caruurtoodana Dugsiyadii laga soo eryay. ( F.S: 1aad)
isku xishoo, iimaankana Dhuuqso.

Qore: Yahya Amir
Ku: Dhammaan Senetorada Qaranka, Mushaar hakin.
...