
Muqdisho Cadeey yaa cunay?
...

Muqdisho Cadey, walaalkeed Rahoow oo Baraagihii ka qalaleen ayaa u yimid. Muqdishu Cadeey, Madaxeey u salaaxday, waxa eyna ku tiri: Anigaba Col iyo Abaaraa igu dheeraaday, ee Cashuurta Dekadda ku ceymo.
Ow Rahoow, Roobaa u da’ay, waa cayilay, Baraagihii waa u buuxsameen, waxa uu yiri: Baraagaheyga , Dekedaheyga iyo Deegaankeeyga Dooli Cadde ma gali karo oo korkiisaa sun ah. Baraagtiisana ha laga ilaaliyo . ( F.S: 1aad).
Yac, Runta Xaraar, Raha ha u sheegin. Run sheeg waa Ceeb sheeg. Haddii Profesorkii sidaan u hadlaayo, kuwa kale maxaad u maleeynee!!!.
Qore: Yahya Amir
Muqdisho Cadeey yaa cunay?
...