Afrikaan Muslim ah oo sameeyey app 2 jeer ka xawaare badan WhatsApp-ka

0
Thursday September 23, 2021 - 11:13:33 in Wararka by
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afrikaan Muslim ah oo sameeyey app 2 jeer ka xawaare badan WhatsApp-ka

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Nin Sierra Leonean ah oo Maraykanka ku nool oo la yiraahdo Hafiz Alhassan Kanu ayaa sameeyey app lagu xiriiro oo la yiraahdo Supfrica, kaasoo ka xawaare badan midka caanka ah ee WhatsApp.

App-kan oo sidoo kale u muuqaallo eg WhatsApp marka la eego sida uu u shaqeeyo, ayaa kaliya ku dhaama inuu 2 jeer ka xawaare badan badan yahay (2×).

Waxaa isaga oo lagu adeegsan karo cod ahaan iyo muuqaal ahaanba shirkadda samaysay oo la yiraahdo Techfrica iska leh Md Hassan Hafiz Bakarr-Kanu Sr., waxaa app-kan laga heli karey Google Play Store tan iyo Diseembar 11, 2020, waloow aysan dad badani ka warhelin.

Yeelkeede, waxay dadku ogaadeen app-kan oo qaybtiisa farriimaha la yiraahdoSalone Messengermarkii xogtiisa lagu faafiyey Facebook 6-dii Jannaayo ee sanadkan 2021 iyo wixii ka dambeeyey.



Cilladda jirta waa inay shirkaddani qurba joog tahay oo aanay ku sugnayn dal Afrikaan ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip