
Faah-faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay Marka
...
Faah-faahinno ayaa ka soo baxaya qarax miino oo barqadii maanta ka dhacay bartamaha magaalada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose.
Goobjoogeyaal ayaa u sheegaywar baahinta qaar in uu ka dhacay gudaha Garaash ku yaalla Suuqa magaalada.
Qaraxa ayaa waxaa inta la xaqiijiyay ku geeriyooday hal ruux oo isugu diyaarinayay, iyada uu burbur soo gaaray qeybo kamid ah Garaashka ,sida ay sheegeen dadka ka ag dhowaa goobta qaraxu ka dhacay.
Ciidamada ammaanka ayaa soo gaaray goobta uu qaraxa , iyaga oo sameeyay howlgal. Laammaha ammaanka ma bixin faah-faahin ku aaddan baaritaannada ay sameeyeen
Faah-faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay Marka
...