WAA WARRAKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA ABRIILE 2016-KA

0
Tuesday April 19, 2016 - 11:09:03 in Wararka by
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARRAKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA ABRIILE 2016-KA

    MADAXDA DALKA SOOMAALIYA OO TACSI U TIRSY QOYSAKASKII DHALLINYARADII SOOMAALIYED OO KU GEERITOOTAY TAHRIIBKA Madaxweynaha JFS,G/BS..R/W Soo maaliya R/W/Kuxigeenka iyo dhammaan xubnaha goleyaasha Baarlamaan ka iyo Wasiirradu waxa ay guud ahaan shac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXDA DALKA SOOMAALIYA OO TACSI U TIRSY QOYSAKASKII DHALLINYARADII SOOMAALIYED OO KU GEERITOOTAY TAHRIIBKA Madaxweynaha JFS,G/BS..R/W Soo maaliya R/W/Kuxigeenka iyo dhammaan xubnaha goleyaasha Baarlamaan ka iyo Wasiirradu waxa ay guud ahaan shacab ka Soomaaliyeed , gaar ahaanna eheladii iyo qoysaskii ay ka bexeen uga tacsiyeyn ayaan dadkii Soomaaliyeed ee ku geery ooday doon kula qallibantay bad da Medit erraneanka.

W/W/Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiis ka Md.Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa yiri " Mada xda Qaranka Guud aha an, iyagoo aad uga tiiraanyeysan waxa ay u tacsiyeynayaan bulshada Sooma aliye ed iyo eheladii ay ka geeriyoodeen ku dhowaad 200 qof oo Soomaali ah, oo dha llin yaro u badan, kuwaas oo doontii ay sa arnaayeen oo ka baxday dalka Masar, ay kula qallibantay badda Mediterranianka”

"Waa masiibo aad u weyn oo bulshada Soomaaliyeed meel ay joogaanba aad u ga xanuunsad een, waxaan murugada la qeybsaneynaa qoysaska ay xigaaladoodu ku dhinteen shilkan” ayuu had alkiisa ku daray Md.Maareeye oo tilmaamay in dha cdadan dadka badani ku dhinteen ay mar kale na xusuusineyso khatarta ay tahriibtu ku hayso bulshada Soomaaliyeed gaar ah aan dhallinyarada.

Waxaan u mahad celineynaa dalalkii iyo xoogaggii ka qeyb qaatay badbaadin ta iyo daryeelka intii ka badbaadday masiI ibadan xanuunka badan. Dowladda Soom aaliya iyadoo la kaashaneysa dalalka ay arrintu khuseyso, waxa ay baareysaa sidii ay shilkani u dhacay. Sidoo kale safaarad ahee nna Masar, Talyaaniga iyo Brussels ayaa ku howlan soo ururinta xogaha la xir iira shilkan, waxaan na bulshada Soomaaliyeed la wadaagi doonnaa wixii ka soo ba xa baaritanada socda. Dhammaad

HADLIYE "WAXAA BAAREYNAA TIRADA SAXDA EE KU DHIMATAY BADDA, DAL WALBANA WAXAY DHAHEEN BIYAHEENA KAMA DHICIN”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa ka hadlay mashaqadii dho waan ay ku dhinteen Tahriibayaal u badan Soomaali, kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku deg tay Ba dda Meditarreanka Hadliye oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay badda, isagoo xusay in aan wali la heyn tiro ras mi ah sida uu yiri.

Waxaa uu sheegay in arrintan ay xiriir kala sameeyeen Safaarada ha Soomaaliya ee Masar iyo Talyaaniga

"Waxaa ognahay in dad Soomaaliyeed in ay meesha ku xasuuqmeen oo tiradoodu badan tahay, wa xaan la hadlay safaaradeenna Soomaa liyeed ee joogta Qaahira, waxaan la hadalnay tan Talyaani ga, weli tira da ma cadda laakiin waxaa aad loo ogyahay in mashaqo xoog leh ay meeshaasi ka dhacday oo dadka meeshaasi ku halligmay ay dad Soo maali ah oo badani ku jiraan”ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda.

Mr Hadliye ayaa sheegay in Safaaradaha ay u xaqiijiyeen in arrant an ay jirto, balse aan wali la heyn tirada saxda ah iyo dadka kale ee ku dhintay wadamada ay ka yimaadeen. "Dhammaantood wey xaqiijiyeen inay jirto arrintani, waxaan la og eyn un tirada sidey tahay iyo wadam ada ay ka kala yimaadeen, waxa ana shakigani uu ka jiraa qolo walbo waxay leedahay biyaheena kama dhicin ee qolada kale biyahooda aye ey ka dhaceen, marka saacad kadib waan wada hadli karnaa oo waa na heli karnaa warbixinno cusub”ayuu yiri Wasiir Hadliye.Dowladaha Masar, Talyaaniga iyo Gariiga ayaa sheegay in aanay wali heyn tirada la sheegayo ee ah in dad ka badan 400 oo tahriibayaan ah ku dhinte en Badda Meditarreanka, hase ahaatee dadkii ka bad baaday mash aqadaas ayaa sheeg aya in tirada dadka dhintay ay gaarayaan illaa afar boqon oo labo boqol ka mid ah ay yihiin Soom aali.

WAFDI KA SOCDA D/HOOSE EE ISTANBUL OO QIIMEYN KU SAMEEYAY WADADA 30

Wafdiga ka socday dowladda hoose ee M/Istanbul ee dalka Turkiga oo dorraad soo gaaray mag aaladda Muqdisho isugu na jiray Mas’uuliyiin iyo Engineero ayaa qiimeyn ku sameeyay qorshaha dib u dhis ka wadada 30ka oo ka mid ah wadooyin ka halbowlaha u ah M/Muqdsho.

Socdaalka qiimeynta wafdigan ay ku ta geen wadada 30ka ayaa waxaa ku wehli nayay G/G/ Banaadir ahna Duqa M/Muqdi sho Yuusuf Xuseen Jimcaale, G/kuxigeen ka Ari/ha Bulshada Iimaan Nuur Iikar, G/ ku xigeenka Howlaha Guud ee M/mulka G/Banaadir, iyo xubno kale.

Xunbaha wafdiga ayaa qiimeyn ka dib waxaa ay sheegeen in dhowaan ay bilaa bi doonaan fulinta balan qaadkii dowladda hoose ee Istanbul ee ahaa inay dhisaya an Wadada 30ka. G/G/Banaadir Yu usuf Xuseen Jimcaale ayaa dhankiisa tilmaa may inay aad ugu faraxsan yihiin in ballan qaadkii dow lada hoose ee Istanbul inuu bilowdo fulintiisa, isla markaana rajo wan aagsan ay ka qabaan in dha waan umad da Soomaliyeed ee ku nool G/Banaadir loo dhiso wadada 30ka, kadib iskaashi dhex mara dowladaha Hoose ee Muqdi sho iyo Istanbul.

"Waxaan aad ugu faraxsanahay in wixii aan ku wada hadalnay 25kii Febraayo ee sanadkan iyo ha shiiskii aan wada galnay anaga iyo dowlada hoose ee Istanbul in uu haatan bilowdo fulintiisa, waxaa ay noo balan qaadeen in ay dhisi doonaan waddada 30ka ayna noo soo diri doona an dhismaha ka hor gudi qiimeen ah, waa alle mahadii waxaa nala jooga gudigii, waxaan u mahad celinayaa mada xda iyo dowladda hoose Istanbul oo markasta garab taagan Umadda Soomaaliyeed” ay uu yiri G/G/ Banaadir. M/G/Banaadir ayaa muddooyinkan dadaal ugu jiray dib u dhis ka lagu sameynayo waddo oyinka, waxaa na dhowaan dayactir lagu sameeyay wad dada isku xirta Isgoyska Zoobe iyo Dan wadaagta ee degmada Wadajir.

TIRADA DADKA ITOOBIYA LOOGA DILAY WEER ARKII KA DHACAY XADKA AY K/SUDAN LA WADAAGAAN OO KORORTAY

Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay inuu kordhay khasaaraha ka dhashay weerar 2maalin ka hor ka dhacay xadka ay wada agaan Itoobiya iyo K/Sudan oo ay tirada dhimashadu gaartay in ka badan 200 oo ruux. Afhayeen u hadlay dawlada Itoobiya oo la yiraahdo Getachew Reda ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters in dadka ay dableyda hubeysan dileen ay gaarayaan 208 ruux wax aana uu intaa ku daray in la qafaashay 100 ruux oo caruur u badan. Sidoo kale afhayeenkaan ayaa sidoo kale sheegay in 75 ruux oo qaba dhaaw acyo in la geeyay xarumo caafima ad oo caasimada ku yaala. In ka badan 2 kun oo neef oo lo’ ah inay kaxeysteen koo xda weerarka qaaday ayuu afha yeenkaan sheegay.

FADHIGII GB/AARLAMAANKA EE SHALAY OO BUUQ IYO FOWDO KU DHAMAADAY.

Kalfadhiga G/Baarlamaanka oo shalay ka furmay xarunta golaha shacabka ayaa la soo xiray ka dib markii xildhibaanada qaarkood ay kiciyeen buuq iyo fowdo sa bab tay in lagu kala tago. Arrimaha ke enay buuqa iyo fowdada fadhiga G/B. ay aa yimid ka dib markii guddoonka Golaha Jaylaani Nuur Iikar uu ku dhawaaqay in ajandaha kalfadhiga looga doodayo mo oshinka ku sabsan hakinta shirka Jowhar.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarla maanka ayaa sameeyay buuq markii la bilaabay in la qeyb iyo mooshinka ay soo diyaariyeen 42mudan oo Golaha ka tirs an, iyagoona hor istaagay in moo shinkaa si looga hadlo Baarlamaanka gudihiisa.

K/Xigeenka 1aad ee G/B.Jaylaani Nuur Iikar ayaa ku dhawaaqay in fadhiga uu xir an yahay, isla mar kaana fadhiga dambe looga doodayo mooshinkaas, isagoona ku booriyay xildhibaanada inay ilaaliya an nidaamka Baarlamaanka

C/XAKIIM FIQI: "WAXAA JIRTA MUSHKILAD HEYSATA CIIDAMADA LAGA SOO BILAABO WI XII KA DAMBEEYAY SANADKII 1991KII”

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga DF.C/Xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ka hadlay xaaladda ciidamada qalabka si da oo uu ka gaabsaday inuu shaaciyo tir adooda rasmiga ah, hase yeeshee wux uu qiray warbixin guddiga dabagalka hub ka Soomaaliya uu ka soo saaray mu suq maasuq ka jira ciidamada dhexdooda.

C/Xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi oo ka mid ah khubarada arrimaha gaashaandhi gga ayaa amma anay dagaalka dhinaca ci rka ah iyo diyaaradaha Droneska ah ee lagu qaadayo ururka AlShabaab, isagoo na sheegay in howlgaladaasi ay wiiqaya an awooda AlShabaab oo uu sheegay in ay keen eyso kala shaki dhexdooda soo gala.

"Waxaa jirta mushkilad heysata ciida mada laga bilaabo wixii ka dambeeyay sa nadkii 1991ka” ay uu yiri C/Xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi oo dhinaca kale sheegay in musuqmaasuq xoogan uu ka dhex jiro tirada ciidamada oo uu sheegay inay jira an magacyo kooxo ay wataan isla marka ana ay ku qaa taan lacago fara badan.

Dhinaca kale Md. Faqi ayaa sheegay in sida kaliya ee ciidamada Qaranka lagu dhisi karo isla markaana looga adkaan karo ay tahay in la hagaajiyo tababarka iyo in hub la siiyo ciidamada si buu yiri ay uga guuleystaan cadowga.

LABO RUUX OO LAGU DILEY DEGMADA BOO NDHEER EE MAGAALADA MUQDISHO

Waxaay shalay degmada Boondhere ee M/Muqdishofal ka geystay kooxo hub eysan ay rasaas ku fureen gaari marayay degmada Boondheere ee M/Muqdisho ayna ku dileen labo ruux oo saarnaa gaari gaas. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in gaariga rasaasta lagu furay ay ku dhin teen 2 ruux oo mid ka mid ah uu ahaa dar awalkii waday gaariga oo ahaa sida la sheegay darawalkii gud doomiyaha deg mada Boondheere halka qofka kalana uu ahaa qof saarnaa gaariga.

Hase yeeshee gaarigii ay wateen dad kii weerarka geystey iyo ciidamada amni ga ayaa isku baa csaday wadooyinka deg mada Boondheere iyo Yaaqshiid, waxaa na sida la sheegay la dilay mid ka mid ah dadkii ka dambeeyay weerarka lagu qaad ay gaariga guddoomiyaha degmada Boon dheere.

Gaarigii ay wateen kooxda weerarka geystey ayaa la sheegay in ay ka degeen kooxdii wadatay iy agoo ka cararay balse gaariga oo loogaga cararay agagaarka suuq Bacaad oo ka mid ah suuqyada ugu waaweyn M/Muqdisho ayaa qarxay.

Waxaana qaraxa baabuurkaa ay ka carareen u sabaya geedia haweeneey ka ag dhaweyd halka gaariga looga cararay waxaan wararku intaa raacinayaa in ga ariga ninkii ka degay in ciidmada ay dile en iyadoo sidoo kale la qabtay 2 kale si da ay sheegeen masuuliyiinta g.banaa dir iyo ciidmada nabadsugidda qaranka .

Waxaa soo badanaya falkadilalka m. mu qdisho iyadoo shalay 2 gabdhood oo wala alo ah mid lagu dilay mida kale dhaa wac culsi uu ka gaaray ka dib markii lagu weer aray iyagoo gaadiid saran una socd en jaamacad.

MUNAASABAD LAGU SOO DHAWEEYNAYAY GUUSHA MADAXWEYNAHA JABUUTI OO LAGU QABTAY BELEDWEYNE

Munasabad lagu taageerayay guusha uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cu mar Geelle ka gaa ray doorashii ka dhacdaydalkaasi ay aa shalay lagu qab tay M/Beledwey ne ee xarunta G/Hiira an. Xafladdan oo uu soo qabanqaabiyay M/ulka G/Hiiraan ay aa waxaa ka hadlay gudoomi yaha degm ada Beledweyne macalin Cis maan Qala afoow iyo duqa degmada Beld weyne Cu mar Aadan De eqoow iyagoo sheegay in ay si aad ah usoo dhaweyna haan mad axweynaha dalka Jabuuti guu sha uu ka gaaray doorashada.

Taliyaha ciidamada Boliska degmada beledweyne Korneyl Cali dhuux Mahad alle iyo taliyaha mel eriga gobolka Korn eyl Tawane Axmad Guray ayaa dhankoo da sheegay in dadka reer Hiiraan ay shalay u aheyd maalin farxadeed waxey na u hambalyeeyeen madaxweeynaha iyo sha cabka Jab uuti. Taliyaha ciidanka Jab uuti ee G/Hiraan Korneyl Xasan Jamac ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yah ay ka qeyb galka xafladda lagu taageera yo madaxw eyne Ismaaciil Cumar Ge elle, waxaana uu sheegay in ciidanka Jabuuti ay sadax sano joogaan Hiiraan,isagoo xu say iney ka qeybqaateen nabadgelya da iyo hour marka gobolka. G/G/Hiiraan Yus uf Axmad Hagar ayaa munaasbadda ka sheegay in dadka reer Hiiraan iyo M/mul koodaba ay san ilaabi doonin wax tarka dowladda jab uuti, iyo ciidankeedaba.

KENYA OO KA HORTAGEYSA MAROODIGA SOOMAALIYA KU NOQONAYA

Hay’adda xayawaanada iyo duur joogta Dowladda Kenya ayaa bilowday howlgallo looga hortega yo Maroodiga dib ugu lab anaya Soomaaliya, iyadoo diyaaradaha qumaatiga u kaca, dhaqaatiir iyo khubarra da xannaanada xayawaanka la geeyay xeryaha ay ku sugan yihiin Maroodiyeyaa sha.

Sarkaal ka tirsan hay’adda xayawaana da iyo duur joogta Dowladda Kenya ayaa sheegay in Mar oodi kasta oo ku jira xerya ha dalkooda lagu xirayo qalab casri ah, kaasi oo lagu ogaanayo hadba Maroodiga meesha uu joogo. Ujeedada qalabka loo gu xirayo Maroodiyeyaasha dalka Kenya ayaa ah in lagu ogaado xaaladooda isla markaana lala socdo dhaqdhaqaaqooda, ka dib markii dalka Ken ya ay ka dhaceen dhowr kiis oo kooxo ugaarato ah ku dhib aateeyeen Maroodiga.

Dhinaca kale howlgalkaan oo socon aya muddo 3bilood ah ayaa waxa uu ku soo beegmayaa kad ib markii hay’ad du shakala socota dha qd haqaaqa Maroodi Soomaaliya u tallaa bay lagu ogaaday in uu asalkiisa ku dha shay G/Jubboyin ka, isagoona tegay halkii uu ku dhashay.

SHIRKI DIB U SOO KABASHADA DHAQAALA HA SOMALIYA OO LAGU QABTAY MUQDISHO

R/Wasaare kuXigeenka X/F/S Md.Ma xamed Cumar Carte oo shalay shir gudo ominayay shirkii horumarinta iyo dibdhis ka kaabayaasha dhaqaale ee dalka (SD RF Meeting) ayaa ka warbixiyay hal ka ay marayaan qorshayaasha horumarineed ee ka socda guud ahaandalka Somaliy a. Shirkan oo ay si wada jir ah u shir gu ddoominayeenR/ wa saare kuxigeen ka dal ka iyo Mada xa Midowga Yurub u qa abils an horumarinta mashaariicda ee ku saab san horumarka iyo dibudhiska Kaabayaa sha Dhaqaale ee Dalka ayaa waxaa ka qeyb galay W/D/F ah ee xubinta ka ah SD RF, ms’uu liyin ka tirsan B/F,xubno ka soc day dawl ad goboleedyada Puntland, Gal mudug, Jubbaland, k/ Galbeed iyo Bena dir waxa kale oo goob joog ahaa wakiila da beesha caalamka ee Soomaaliya iyo wakiilada do wladaha Soomaaliya ka tage era dhanka horumarka.

Shirka oo ah mid bile ah, oo bishiiba mar la qabto ayaa diiradda lagu saaray waxyaabaha u qab somay D/F. ah iyo dow lad goboleedyada ee dhinacyada amniga, horumarka iyo adeegyada guud ee bul shada, iyadoo mas’uuliyiintii ka socday do wlad goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galm udug, Koonfur galbeed iyo maamul ka gobolka banaadir ay madasha ku soo bandhigeen waxyaab aha u qabsoomay, iyagoo xusay in howlgallo ka dhan ah Sha baabku ay fuliyeen, kaasi oo lagu guul eys tay, ayna jiraan horumar dhinacyada kale laga gaaray.Sidoo kale Wasiirka Qorshey nta ee Xu kuumadda Soomaaliya md. Ca bdiraxm aan Sh.Yuusuf Cali Ceynte iyo xubno ka le oo shirka hadlay waxa ay si wada jir ah hoosta uga xariiqeen in D/F. ah ay ku tall aabsaday horumar dhinacyo badan leh.

R/w/kuxigeenka Soomaaliya Md.Max amed Cumar Carte oo shirka ka dib la ha dlay Telefishinka Qaranka ayaa xusay in shirka dowladda Soomaaliya lagu amaan ay sida ay u maareeyeen dib u hab eynta miisaaniyada, taasi oo sahashay in dowl adda Soomaaliya ay iminka qaadan karto deeyman hor leh Md.Maxamed Cumar Carte R/W/asaare kuxigeenka dalka aya a isaga oo ku hadlaya mag aca Xukuumad da Soomaaliya bulshada uga tacsiyadeey ay dadkii ku dhintay badda u dhexeysa Masar iyo Talyaaniga, dadka uu cudurka Yellow Feverka ah ku dilay dalka Angola, isagoo hay’ad aha amniga ku amray in ay cadaaaladda horkeeneen dadkii ka dam beeyay falal dil ah oo M/M ka dhacay.

MADAXWEYNAHA MAAMULKA PUNTLAND OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA KU TIMID TAHRIIBAYAAL SOOMAALI AH

Madaxweynaha D/S ee Puntland Dr. C/weli Gaas ayaa ummadda Soomaaliye ed uga tacsiye eyay geerida ku timid dhal linyaro Soomaaliyeed oo ku tahriibayay bad da u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga, ka dib markii ay degeen doon yihii ay saranaayeen. Dr.Gaas ayaa dhacda daasi ku tilma amay mid xanuun badan, isagoo xusay inay ayaan darro tahay in sanad ka sta ay dhallinyaro Soom aaliyeed ku geeri yoodaan badda Mediterraneanka.

"Waxaan aad uga tiiraanyeeysanahay masiibadii ku habsatay ummadda Somali yeed oo aheyd in dad kor u dhaafaya 200 oo qofood oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah ay hal mar wada geeriyoodaan” ayuu yiri Dr. C/weli Gaas.MD.Gaas ayaa Alle u ga baryay dadk aasi geeriyooday in uu jannadii Fard owso ka waraabiyo eheladi iyo qaraabadii ay ka baxeenna uu samir

iyo iimaan ka siiyo.

A/MADOBE ” WAX SHABAAB DILO,WAX QARAX KU DHINTAAN, WAXNA AY BADDA KU DHINTAAN DALKAAN BERITO YAA U AH DAD”

Madaxweynaha M/mulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoo be” ayaa ka hadlay dhibaatooyinka kala duwan ee Dhalinyara da Somaliyed ay ka la kul maan Tahriibka, xilli dhal inyaro bad an oo Somali ah ay ku dhamaadeen Ba dda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga. Axmed Ma doobe wuxuu sheegay hadii dha linyarada Somaliyed, qaar kood badda ku dhintaan, kuwana Shab aab ah dilaan, qa ar kalena Qarax ku dhin taan, cida u maq an dalka Som aliya.

Wuxuu sheegay Dhalinyarada dhibaata da ugu badan ee tahriibka ku qasbeyso inay tahay qaar saaxiibadooda ka mid ah oo Safarka Tahriibka si fudud ku maray in ay qaldaan dhalinyarada oo ay ku dhiirag eliyaan inay soo baxaan. "Haatan haddii wax Shabaab dilo, Wax Qarax ku dhinta an, Wax na ay badda ku dhintaan Inna ay gaajo iyo abaar u dhimato, Jiilkaan hadda ah wuu dhamanayaa, dalkaan Berito yaa u ah dad.” Ayuu yiri Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay waxyaabaha dhacaya inay tahay arin la xalin karo, hadii DFS iyo D/G/yada ay xooga saaraan. "Waxaan isl eeyahay waxyaalaha dhacayo waa wa xya abo la xallin karayo, waa wax hadii dowl adda Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo beesha Ca alamka hadii la isugu tago xal laga keeni karo,” ayuu Madaxweyna ha hadalkiisii raaciyay. Axmed Madoobe ayaa ugu dambeyn wuxuu sheegay in la garanaayo dadka u shaqeeya MAGAFE ee dalka Somaliya wax ka tahriibaya, ba lse dadkaasi aanan la qabaneyn. In ka ba dan 200 oo Dhaliny aro Somali ah ayaa ku geeriyooday bad da u dhaxeysa dalal ka Talyaaniga iyo Masar.

XILDHIBAAN JEESOW "CIIDANKA UGANDA DALKA HALAGA SAARO, WEERARKII JANNAALE KA DIB SHACABKA AYEEY LAAYAAN”

Ka dib markii ciidamada Amisom fal tac adi ah ay ka geysteen G/Sh/hoose oo Afar ruux ay ku dil een duleedka Deegaan ka Buulo Mareer, ayaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah G/ku xigeen ka Gud diga arimaha gudaha iyo amniga, wuxuu si kulul uga hadlay arinta asi. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, ayaa D/FS. u soo jeediyay in dalka si de gdeg ah looga sa aro cii da mada Uganda ee Howlgal ka Ami som qaybta ka ah.

Wuxuu sheegay ciidamada Uganda in laga maarmo oo bedelkooda la heli karo ciidamo Somali ah oo buuxa Booskooda, maadaama ciidamada Uganda ay u barer een inay laayaan shacabka Somaliyed.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, wu xuu tilmaamay wixii ka dambeeyay markii ciidamada Uga nda lagu weeraray deega anka Janaale inay bilaabeen beegsiga ay ku hayaan shacabka Somaliyed. Jeesow ayaa daboolka ka rogay in aysan Ciidan ka Uganda ka faala qaadi karin amniga shacabka balse ay dhibaateynayaan kali ya, sida uu hadalka u dhigay.Ugu dambe yn wuxuu tilmaamay Ciid amada Amisom iyaga oo dhibaato u geys tay dad rayid ah, hadana inay Qoraal Sa xaafadeed ku soo koobaan inay aad uga xun yihiin falkaasi dhacay, inaysan aheyn wax suuragal ah. Amisom ayaa inta bad an falalka tacadi ga ah ee Bulshada u gey sato, kadib qora al ay soo saarto ku she egto inay raali gel in ka bixinayso arinta asi, xilli ay laysay dad shacab ah.

Xigasho:dhacdo.com

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO KA HADLAY HOWL GALADII AMNIGA, BAAQNA U DIRAY SHACABKA

G/G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuu suf Xuseen Jimcaale ayaa ka warbixiyay howl galo Ciidamada Ammaanka ka wad aan magaalada Muqdisho, isagoo shacab ka fariin u diray. G/Yuusuf ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay u suura ga shay inay gacanta ku soo dhigaan gaari waxy aabaha qarxa laga soo buuxiyay, wa xaana uu ka dalbaday shacabka inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka

"Hey’adda Nabadgelyada waxay qabte en baabuur wax yaaba ha qarxa laga soo buu xiy ay, kuwa saas wax u galaya ee dhibaatada ka shaqeynaya oga ada asxaan idin ma falin, waxaa rabnaa inaan jabino cabsida, qof wal ba maalin ayay dhimane, maalintaas waq ti loogu dari maayo, cid maalintaas dhim ane la dhahay ma jirto waa wax alle agti isa ka qoran, waxaa rab naa marka in sha cabka ay la amaha amm aanka la shaqee yaan oo ay soo sheega an kuwa falalka amni dari geysana ya” ay uu yiri Guddoom iyaha Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa inay amniga ay ka shaqeynayaan, isla markaa na ay xooga saari doonaan horumarka iyo dib u dhiska sida uu yiri.nkastoo Ma amulka G/Banaadir lagu wareejiyay am maanka M/Muqdisho, ayaa hadana wax aa mararka qaar magaalada ka dhacayay dilal iyo qaraxyo, waxaana xalay Ciidama da ammaanka ay qabteen gaari waxyaa baha qarxa laga soo buuxiyay iyo hub.

DIB U DHAC KU YIMID MAR KALE HOGAAMI YAHA MUCAARADKA KOOFURTA SUDAN

waxaa mar kale dib u dhac uu ku yimid hogaamiyaha Mucaaradka Koofurta Sud an Riek Ma char oo la filayay inuu gaaro M/Jubba ee caasimada Koofurta Sudan.

Iyadoo la filayay in uu shalay gaaro Ma har M/Jubba ayaa waxaa dib u dhac ku keenay roobab ka da’ay dalka Koofurta Sudan.

Waxaa qorshaha ahaa in uu shalay subaxdii la wareego xilka Madaxweyne ku xigeenka dalka K/Sudan ka dib heshiis dhowaan ay gaareen Madaxweynaha K/ Sudan. Dalka Koofurta Sudan ayaa mu ddo 2sano ah waxaa ka socday dagaalo sokeeye oo sababay qasaare xoog leh.

Inka badan 2 malyan oo ruux ayaa ka barakacay dagaalada sokeeye ee dalka K/Sudan iyadoo Mr Machar uu ka cararay M/ Jubba bishii December 2013.

Afhayeen u hadlay mucaaradka Will iam Ezekiel ayaa sheegay in mucaaradka ay ka go’an tahay in la dhaqan geliyo he shiiska la gaaray. D/K/ Sudan ayaan weli wax hadal ah ka soo saarin dib u dhaca ku yimid imaanshaha Mr Machar.

RAILA ODINGA: XUKUNKA ICC KIISKA KEN YA DAAQADA UGA SAARTAY OO LA MACNO AH HALAAG

Hoggaamiyaha isbaheysiga mucaarad ka Kenya ee CORD, Mr. Raila Odinga oo horeyna raisul wasaare uga ahaa Kenya ayaa sheegay in kiiskii Kenya ee dhawa an maxkamada ICC ay daaqada ka saar tay arintaasi ay ula ma cno tahay halaag qaara da Afrika.

Mr.Raila ayaa sheega y in maxkamad aasi ay ogolaatay in Kenya ay u hanjabto isla markaana go'aankeedii ahaa inay soo afjarto kiisaskii ka dhanka ahaa madaxda sare ee Kenya uu dib u dhac ku yahay da gaalka ka dhanka ah isla xisaabtan la'aan ta ka jirta Afrika, qaarada oo uu yiri waxay hoggaamisaa kuxadgudubka xaquuqul insaanka.

Raila wuxuu sheegay in kiiskii ka dha nka ahaa Ruto oo dhawaan maxkamada ICC ay soo afja rtay iskana deysay inay sii waddo ay arintaasi la macno tahay dhiba ato. Wuxuu sheegay in dalalka Afrika ay yihiin dalalka loogu xad gudubka badan yahay xaquuqul insaanka isla markaana ay u baahan yihiin maxkamad caalami ah.

Wuxuu dhawaan Raila sheegay in ICC ay kuguul dareysatay inay xukun ku riddo ho ggaam yey aasha sare ee Kenya dambi la sheegay inay galeen 2007 markaas oo ay socotay rabsho daba soc otay doorasho la gu murmay arintaasina ay murjinayso da dalada caalamiga ah ee isla xisaabtamid la'aanta lagula dagaalamo.

Asagoo la hadlayay wakaalada warar ka ee Faransiiska ee AFP ayaa Raila uu sheegay sidaasi. ICC ayaa daaqada kasa artay ama joojisay dacwado loo heystay madaxweynaha Kenya, Uhuru Ke nyatta dabayaaqadii sanadkii 2014 labo asbuuc ka horna waxay sidaas oo kale ujoojisay dacwad ka dhan ahayd madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo nin ida acad wariye ka ahaan jiray oo lagu magacaabo Joshua Arap Sang.

Dadkaas oo dhan iyo kuwo kale oo horay ay daaqada kiisaskooda maxkam adaasi uga saartay ayaa lagu soo eedeey ay markii hore inay ku lug lahaayeen rabshadihii ka dhacay Kenya 2007 ka dib markii doorasho guud oo Kenya ka dhac day lagu murmay isla markaana ay rabsh adahaa ku dhinteen ugu yaraan dad tor adoodu sare u dhaaftay 1000 qof boqol

aal kun oo kalena ay ku bara kaceen.

BAARLAMAANKA DALKA BRAZIL OO MEELMA RIYAY MOOSHINKII LAGA KEENAY MADAXW EYNAHA DALKAASI

Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Br azil, ayaa meel mariyay Mooshin laga kee nay Madaxwe ynaha dalkaa si Brazil Dilma Rouss eff. Mooshinka Madax weynaha xil ka looga qa adayo ayaa waxaa u co deey ey in ka badan 500 xildhibaan ee kamid ah Aqalka Ho ose ee Baarlamaanka, xili mudaharaadyo ay ka socdeen banaanka xarunta Baarl amaanka oo ay isagu soo baxeen taa geerayaasha Madaxweynaha iyo waliba mucaaridka.

Gudaha Xarunta Baarlamaanka ayaa sidoo kale ahayd mid kacsan iyadoo Xildh ibaan walba lasiiyey 30ilbiriqsi inuu hadal soo jeediyo kahor intuusan codka dhiiban, waxaana ugu danbeyn mucaaridka ku gu uleystay inuu helo 342 cod Mooshinka u baahnaan in lagu ansixiyo. Mooshinka ay aa hada loo gudbinayaa Aqalka Sare (Senate) oo isaguna hadduu cod ku taa ge ero si toos ah xilka looga qaadayo Madax weyne Dilma Rousseff oo lagu eedee na yo inay musuq maasuqday miisan iyada dalkaasi xiligii ay ku jirtay tartankii doora shadii 2aad oo ay ku soo guuleysatay sanadkii 2014.

Haddii xilka laga qaado Mrs.Rousseff oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ayaa wa xaa xilka la ware egi doona Madaxweyne Kuxigeenka oo lagu eedeenayo inuu kam id yahay kooxaha hoosta ka rii xaya moo shinkan xil ka qaadista Madaxweynaha iyadoo madaxweyne.Dilma Rouss eff ay dadaal u geleyso sidii ay isag difaaci lah eyd in xilka la qaado sheegtay in ay ka dagaalami doonto

MAGAALADA JERUSALEM OO KA DHACAY QARAX ISMIIDAAMIN AY DAD BADAN KU GEERIYOODEEN

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jerusalem ee dalka Israa’iil ayaa sheeg aya in bartamaha magaaladaasi goor dhow ka dhacay qarax xoo gan oo geys tay qasaarihii ugu ba llaarnaa ee in mu ddo ah ka dib ka dhacay dalka asi.

Qaraxa oo ah aa mid ismiid aa min ah looga ade eg saday gaari walxaha qarxa la ga soo buux y ay ayaa waxaa ku geeri yooday ilaa iyo toban ruux, tiro intaasi ka ba danna dhaawacyo ayaa ka soo gaa ray.

Sida ay sheegayaan ciidamada ammaan ka dowladda Israa’iil qaraxa ayaa mid ay fuliyeen kooxo argagixiso ah, iyagoo halk aasi ka bilaabay howlgallo baaritaano ah.

Dadka waxyeelada kala duwan ka soo gaartay qaraxa ka dhacay magaalada Jerusalem ayaa ahaa dad rayid ah.

Waxaa laga cabsi qabo in tirada dhimash ada ay intaasi ka ballaarato, bacdamaa sida ay sheeg een weriyeyaasha halkaasi ka soo waramaya ay jiraan dad firirka qar axa uu ugu tegay goobo ka fog halka uu qaraxa ka dhacay.

FAAHFAAHIN: TAHRIIBAYAAL SOOMAALI AH OO IYAGOO XAALADOODU LIIDATO LAGA SOO BADBAADIYAY XEEBAHA MASAR

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya dalka Masar ayaa sheegaya in xeebaha dalkaasi laga soo badbaadiyay Boqolaal Soomaali ah oo isugu jira rag, haween, caruur iyo dad da’ ah, kuwa asi oo xaaladooda nolol eed aad u liidato.

Dadka la soo badbaadiyay ayaa la sheeg ayaa in qaarkood iyagoo meyd ah ay soo tuftay badda, halka kuwo kale iyagoo nafta ka sii baxeyso la soo badbaadiyay sida ay sheegayaan shaqaalaha gurmad ka ee Dowladda Masar u dirtay xeebaha magaalada Alexandaria.

Giorgio Napolitano

Warar kale ayaa iyana sheegaya in weli xeebaha u dhaxeeya dalalka Masar iyo Talyaaniga lagu la’yahay nolol iyo ge eri tahriibayaal kale oo ay Soomaali ka mid tahay, waxaana dadkaan hadda la soo badbaadiyay ay ka mid yihiin 400qof tahriibayaal Afrikaan ah.

Madaxweynaha dowladda Talyaaniga Giorgio Napolitano ayaa saxaafadda u sheegay inay jiraan tahriibayaal ku dham maaday biyaha u dhaxeeya Talyaaniga iyo Masar, isagoona sheegay inay kordhi yeen ciidamada Badda dalkaasi si ay gur mad ugu fidiyaan tahriibayaasha ku dhiba ateysan badda gudaheeda.

MAAMULKA IYO HOWLWADEENADA W.MOGADISHU TIMES IYO WABKA MOGTIMES.COM WAXAAY TACSI U DIRAYAAN PROF.YAXYE SHEEKH CAAMIR OO AABBIHII MUQDISHO KU GEERIYOODAY.

Maamulka Sare ee Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper Xabiibio Axmed Jimcaale {Biito} Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey},Wariye Cali Muuse Cabdi, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale,Muuse Maxamed Cismaan,Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Jabriil Maxamed Nuur {Jabra}, C/laahi C/raxmaan C/laahi,{YariisoowAlif}, Cawil Daahir Salaad Naasir Cali Cumar {AlImra}, C/fitaax Maxamuud Salaad {Diyeeshe},C/qaadir Maxamed Calsoow, {Calas}, Maxamed Shiil Xa san {Shiil}, Maxamuud Maxamed Nuur eey {Jimcaale},Aweys Xuseen Xasan {Shi ino}, C/laahi Maxamed Salaad {Dalle} Nasro Cali Cumar, C/qaadir C/lle NuurQalbbi-Dahab} CabdullaahiMaxamed Cumar {Mucjis}, Cabdullaahi Maxamed Jiroow, Madiino Axmed Jimcaale, Najiib Cali Cumar,Falastiin Axmed Xaaji, Farxiyo Cali Qaajo, Bashiir Cali Xuseen,Xasan Maxamed Geeseey,C/qaadir Bacool,Nuurto Cali Cumar,Qadro C/laahi Cali Hagareey, Muqtaar Nuur Maxamed {Lovey}, Xasan Cali Geeseey, C/laahi Xasan Axmed {Sheekhaalow},C/laahi Muuse Xuseen {Kalgacal},Safiyo Cali Sheekh {Safoon},Shukri Axmed Leyte {Shiimaa],Maxamed Ibraahin Baksitaan,Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel},Shariif Macallin Maxamed [Shikshigoow},Nuur Maxamed Cali {N.Qamadi},Macallin Xasan, Cali Muxuddiin Cali, Maxamed Cali Maxamuud {Madka}, Xasan Maxamuud Axmed {X.Fanax} ING.Xuseen Cabdi Calasow,C/Qaadir Maxamed Calsoow {Yuurre}, Burhaan Diini Faarax, Yaaquub C/laahi Guure, Sheekh Cali Cumar Maxamuud, Mahad Caraboow Cali,C/raxmaan Maxamed Xasan {Xudeyfi},Aweys Foodeey Nuur,Malyuun Sh.Xeydar,Cali Muxumud Aadan {C.Madoobe}, Cali Maxmaed Cismaan {C.Ameerko}, Mowliid Maxamed Sabriye,Daa'uud Maxamed Salaad, Maxamed Cali Nuur {Socdaal},Cabdi Jamaal Xaaji Maki, Dhammaan qorayaashaiyo wariiyayaasha Wargeyska iyo wabkaani guuda haan iyo bahda Saxaafadda Soomaaliyeed waxay Tacsi u dirayaan Prof. Yaxye Sh. Caamir oo Aabbihiis SHEKH CAAMIR XAAJI IBRAAHIM YARE ku Geeriyooday M/Muqdisho, 17/4/ 2016KA Waxayna Marxuumka Alle ugu baryayaan inuu naxarii stii Janno ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo.

Aamiin …Amiin…Aamiin

Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun

 

NATIONLENK

OGEYSIIS

QIIMO DHIMIS BALAARAN

BISHAARO , BISHAARO, BISHAARO

Shirkada isgaarsiinta Casriga caalamiga ah ee NATIONLINK waxay macaamiisheeda sharafta leh u sameysay Qiimo Dhimis Dal & dibad ah Muddo 2 bilood ah oo ka bilaabaneynsa 18 / 03/2016 waana adeega ku shubashada ah ( prepaid ka)

A.Wicitaanada Gudaha Dalka oo dhan ku shubo $1 kuna hadal140 daqiiqo Habeen iyo Maalin

 

B.Wicitaanada Dibada : ku shubo$1 oo ku hadal 10 daqiiqowadamada

  • USA.
  • CANADA
  • CHINA.
  • INDIA.
  • AUSTRALIA.
  • BANGLADESH.
  • MALAYSIA.
  • PAKISTAN.
  • SOUTH AFRICA
  • SWEDEN

 

NATIONLINK ISKUXIRAHA DADWEYNAHA

FAAHFAAHIN DHEERI AH, FADLAN WAC 100/222/333

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip