Maskaxda ayaa qoray looga muday,Yaa ku muday? Yaase lagu muday?

0
Saturday September 11, 2021 - 19:30:44 in Wararka by
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maskaxda ayaa qoray looga muday,Yaa ku muday? Yaase lagu muday?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Somalida markii Maskaxda Qoray looga wada muday. ( F.S: 1aad), ayaa loo qeybiyay 4.5. Shataa Qeyb ayaa:

1. Qolo Cijida Gacantaa Qoray looga muday, si eyna wax u absan. ( F.S: 1aad)
 
2. Qolana Lugtaa Qoray looga muday, si eyna u socon.(F.S: 2aad)
 
3. Qolana Ishaa Qoray looga muday, si eyna wax u arag.( F.S:3aad)
 
4.Qolana Dabadaa Qoray looga muday, si eyna u fadhiisan.(F.S: 4aad)
 
5.Qolana Calooshaa looga muday, si wixii ey Cunto eyna ugu hakan. ( F.S: 5aad).
 
Qola kasta oo 5ta ka mid ah, dhaxdeeda ayeey Haddana isku sii mudmuday.
 
Markii Dambe Qolaa iyadana 5taba looga wada muday.
 
Hadaba: 4.5 sidee loogu kala muday?. Sideey Qolo walba dhaxdeeda isagu sii mudmuday?. Yaa lagu wada muday?. yaase ku muday?
 




Qore: Yahya Amir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip