HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ARBACO 8-da Sebtemabr 2021-ka021
...
Farmaajo oo waraaqaha Aqoonsiga ka gud doomay danjireyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha
Madaxweyaha DFS ee Xilligiisu dhamma aday Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo waraaqa ha Aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha
Md.Farmaajo ayaa munaasabad ku qabso ontay madaxtooyada waxa uu kaga guddoom ay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirra da cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Inte lmann iyo dowladda Shiinaha FEI Shengchao.
Danjiraha cusub ee Midowga Yurub Marwo Ti ina Intelmann ayaa madaxweyns Farmaano la wadaagtay dadaalka ay ku bixin doonto adk aynta xiriirka iyo wada shaqaynta ka dhexaya Soomaaliya & Midowga Yurub, iyada oo boga adisay horumarka DFS ay ku tallaabsatay ee dhinacyada amniga, dib-u-dhiska ciidammada, dhaqaalaha, deyn cafiska iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.
Madaxweyne Farmaajo iyo Danjire Intelm ann ayaa ka wada hadlay xoojinta taageerada M/Yurub ay siiyaan Soomaaliya iyo sidii loo dar dargelin lahaa wada shaqeynta 2da dhinac, isaga oo u xaqiijiyey in DFS ay si buuxda ula shaqeyn doonto, una fududayn doonto gudash ada waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo igm aday.
Dhankiisa, Danjiraha cusub ee D/Shiinaha Md. FEI Shengchao oo madaxweyne Farmaajo la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Ma daxweynaha Dalkiisa Md.Xi Jinping ayaa soo bandhigay in uu si buuxda uga shaqayn doono xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ku dhisan is kaashiga, dheef wadaagga iyo is-ixtiraamka qa rannimo, isaga oo dowladda iyo shacabka So omaaliyeed uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran.
Madaxweynaha Soomaaliya oo danjiraha cu sub ee Shiinaha ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay, ayaa la wadaagay sida ay uga go'an tahay D/F/Soomaaliya xoojinta xiriirka sa axiibtinnimo ee ka dhexeeya 2da dal & 2da sha cab ee Soomaaliya iyo Shiinaha.
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaq ay in shuruud la'aan la joojiyo dagaal ka ka socda Baladweyne.
Qoraal kasoo baxay Wasiirka W/ Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Gen. Mukhtaar Xuseen Af rax ayaa baaq nabadeed loogu diray Maleeshiyo be eleed ku dagaalamay M/ Baladweyne Xaanshida uu soosaaray Wasiir Mukhtaar waxa uu ku mu ujiyay in W/Ar/G/F/& Dib u heshiisiinta XFS ay diyaar u tahay in ay dhigto gogol la isugu keen ayo dhinacyada dagaalamay.
Odoyaasha dhaqaanka 2da Beeleed & ku wa Deegaanka waxa uu usoo jeediyay in kaa li ntooda ay ka qaataan si loosoo afjaro xiis adda taagan sida lagu sheegay Qoraalka uu soosaaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soo maaliya.Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bu lshada maamulka G/Hiiraan Sheekh Xuseen Ci smaan Cali ayaa Mustaqbal u sheegay in Odoy aasha Beelaha ay ku howlan yihiin dhexdhexa adinta maleeshiyaadka iska soo horjeeda, had dii ay gacan ka taagan ay u diyaariyeen ciidan awood u adeegsada.
24-kii saac lasoo dhaafay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Deegaanka Kabxan ley ee G/Hiiraan waxaa ku dhintay ugu yaraan 5-ruux, halka tiro kale ay ku dhaawacmeen, wa xaana la gubay guryo ku yaalla Deegaankaas.
Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin iyo xubno kale, shirna iclaamiyey
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed C/hi Farmaajo ayaa xil cusub u ma gacaabay Taliyihii
xilka laga qaaday ee NISA Fahad Yaasiin, sidoo kale Farmaajo ayaa hey'a dda NISA u magaca abay Taliye kale, halka ma daxtooyadana uu u magacaabay Agaasime guud. Qoraal ka soo baxay xafiiska Farma ajo ayaa Fahad Yaasiin loogu magacaabay la-taliyaha Amniga Qaranka, kadib markii uu iska casilay xilkii hoggaanka NISA, sida lagu she egay dikr eetada Farmaajo.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedkan ka soo baxay Villa Somalia
Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, hour marinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay'adaha amniga, waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray qodobadan;
Madaxweynaha wuxuu aqbalay istiqaalada uu usoo gudbiyay Agaasimahaha Hay'adda Na bad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (HNSQ) Md. Fahad Yaasiin, isagoo ku bogaadiyay sha qadii wanaagsanayd ee uu ka qabtay dib u hab eynta Hay'adda.
Madaxweynaha Farmaajo ayaa u magicaa bay G/le Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud, oo haatan ah Taliyaha Nabad Sugidda ee G/Banaadir, inuu si kmg ah u hoggaamiyo Hay' adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in ta laga soo magacaabayo taliye cusub oo ku yi maada hab waafaqsan sharciga iyo Dastuurka KMG ee dalka.
Madaxweynaha ayaa u magacaabay Md. Cabdisaciid Muuse Cali inuu noqdo Agaasimah ga Guud ee Madaxtooyada Qaranka, waxa uu na ku ammaanay shaqada hufan ee uu kasoo qabtay taabbo-gelinta siyaasadda Amniga Qaranka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale u magicaa bay Md.Fahad Yaasiin Xilka La-taliyaha Amni ga Qaranka ee Madaxweynaha J/F/Somaliya.
Madaxweyne M.C/hi Farmaajo wuxuu isugu yeerayaa kulan ay yeelanayaan Guddiga Am niga Qaranka 18ka Sebteembar 2021, si Gudd iga looga horjeediyo warbixinta laga dalbaday Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ka … DHAMMAAD..
Ugaaska Gaaljecel oo war cusub kasoo saa ray kiiska Ikraan, fariin-na u diray Farmaajo
Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi Ugaas Maxamed ayaa taageero ballaaran u muujiyey Ra'iisul Wasaare Rooble, isagoona lu uqad adag kula hadlay madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo, ka dib markii ay soo baxday in uu rabo in la baabi'iyo kiiska Ikra an oo galaaftay Fahad Yaasi in. Waxa uu sheegay in Farma ajo uusan hal maalin ka hadlin inta ay maqan tahay Gabadhooda Ikraan, islamarkaana uu dii day in uu qaabilo qoyska iyo ehelladeed oo uu qeyb ka yahay Ugaaska.
"Haddii xaqii dhinac ka dilaacay, Ilaahay ay aa dilaaciyey xaqa, Shalay howshii oo meel fii can mareysa sida hore loo sheegay waxba ma alin ka qaban (Farmaajo) uu hadda hor-istaa go, waxaa leeyahay madaxweyne arrintaas ku guma haboona," ayuu yiri
"Sida naloo sheegayo waxa uu madaxwey naha ka shaqeynaya inuu rabo inuu duugo dhi bka ku dhacay gabadheena, warkaas si sir ah ayuu noo soo gaaray.
Waxaa leenahay madaxweyne gabadha maqan waxay la mid tahay gabdhaha aad da shay, waxaa leenahay kiiskaas waxay sharafta ada ku jirtaa in cadaalada ka abaarto."
Sidoo kale waxa uu madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ku dhaliilay in uusan mas'uuliyadiisa ku aadadn kiiskaas uusan gu dan, isla markaana ay hadda u baahan yihiin in maxkamad la soo taago cidda ka dambeysay arrintaas.
"R/wasaarihii wuu dadaalay inaad hor-ista agto kuguma habboona ee madaxweyne arrin taas ha sameyn, waxaa mar 2aad u sheegaya R/wasaaraha qodxo badan ayaa iman doona in uusan u istaagin oo anaga aan garab taagana hay cid walba oo damaceedu yahay in kiiskaas duugta uusan dhageysan oo sharaftiisa ka weyne."
Ugu dambeyntiina waxa uu raali-gelin ka bi xiyey dhalinyaro ku beel ah Ikraan oo falal afdu ub ah oo aargudasho ah ka sameysay M/ Bel edweyne, isagoona u mahad-celiyay dadkii ka qeyb qaatay sii deynta dadkaas.
Midowga Afrika Oo Cambaareeyay Afgembi gii Milateri Ee Ka Dhacay Guinea
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afge mbigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wux uuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde.
Bayaan ay si wada jir ah u soo saaareen madaxweynaha Midowga Afrika, Felix Tshisek e di, iyo Guddoomiyaha Midow ga Afrika, Moussa Faki ayaa looga horyimid tilla abada ay qa adeen ciidanka dalka Guinea.
Bayaan ayaa ugu baaqay golaha nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika in ay yee shaan kulan degdeg ah oo looga hadlayo xaa ladda cusub ee Guinea, si looga qaaato go'aan ku habboon.
Ciidamada dalka Guinea ayaa Dorraad ku dhawaaqay inay xireen madaxweynihii dalka as, iyagoo sidoo kalena joojiyay shaqadii xuku umaada iyo dastuurkii dalka.
Kulanka is cafinta Siyaasiyiinta Waqooyi oo lagu qabtay Muqdisho
Waxaa Shalay M/Muqdisho lagu qabtay mu naasabad ay isu cafinayeen Siyaasiyiinta Gob olada Waqooyi, oo maalin ka hor heshiis ka ga aray khilaafkii in muddo ahba ku kala dhex jiray ee la xiriiray Doorashada Kuraasta Xildhibaana da Gobolada Waqooyi ee Somaliland.
Munaasabadda oo lagu qabtay Hotel Jazee ra ayaa waxaa ka qaybgalay R/Wasaaraha Xu kuumadda, Maxamed Xuseen Rooble, R/Was aare Kuxigeenka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Gudoomiyaha G/ Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Chi, G/Maxkamadda Sare Dalka, Baa she Yuusuf Axmed, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxam ed (Xijaar), Wasiiro, Xildhibaano, Golaha Mid owga Musharaxiinta qaarkood, Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi iyo dadweyne kale.
Munaasabadda ayaa ahayd mid ay isu cafi nayeen Siyaasiyiinta Somaliland iyo xoojinta heshiiskii ay Axaddii ku wada gaareen Caasim adda Muqdisho.
Tallaabada lagu soo ajfaray khilaafkan ayaa ka dambeysay, ka dib markii Siyaasiyiinta Gob olada Waqooyi loo madaxbannaaneeyay in arr imahooda ay si hoose u dhameystaan, iyadoo markaasi uu garwadeen ka yahay Gudoomiy aha Maxkamadda Sare, oo qudhiisu ka soo je edo Somaliland.
Muxuu Rooble ku sheegay khudbaddii uu Shalay jeediyey?
R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hadal ka jeediyey kulan is-cafis ah oo siyaasiyiinta reer waqooyi ee Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guul eed ay kala hoggaaminaye en ay Shalay ku qabsadeen Muqdisho ayaa u balan qaad ay inuu ka hor istaagi doono cid kasta oo isku dayda inay ku sameyso boob doorasho.
Rooble ayaa sheegay inuu kulankaas u soo wa tay Taliyaha Booliska Jeneraal Xijaar oo sida uu sheegay uu kalsooni ku qabo, isagoo siyaa siyiinta reer waqooyi u balan qaaday inuu u soo diri ciidanka ay ku kalsoonyihiin, sida bool iska dalka ama AMISOM, si looga hor tago bo ob doorasho.
"Waxaan diyaar u ahay inaan inka celiyo hala qa,dawacooyinka iyo dhurwaayada geesihiina taag-taagan, nidaamkiina raaca cid idin soo fa ro-geli karta ma jirto, anigana diyaar ayaan idi in ahay har iyo habeen," ayuu yiri R//Wasaare Rooble.
R/wasaaraha ayaa muujiyey rajo ah in xaal adda uu hadda dalku ku sugan yahay laga gu dbi doono, isla markaana aysan jirin cid loo xa nibnaanayo. "Waxaan u cadeynayaa shacab ka mas'uuliyadda idinkaa noo dhiibtay idinkaan idiin shaqeynaa, qof kasta oo siyaasi ah oo dal kaan mustaqbal ka leh, waxaan u sheegayaa, inuu u hoggaansamo baahida shacabka, cid awooda si qaldan ugu takri fali karta ma jirto, horaa loo soconayaa, shacabku waa tasha deen, intaas la socda," ayuu yiri ra'iisul was aare Rooble.
Waxa uu sheegay in shaqada ugu horeysa oo uu qabanayo ay tahay doorashada kuraasta Somaliland ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacab ka, "Hadii ay daahdo idinkaa daahiyey hadii la gu dhaqsadana idinkaa dedejiyey ee soo diy aar garooba," ayuu yiri.
Ra'iisul wasaare Rooble waxa uu kulanka as is-cafiska ahaa ka sheegay in habeeno bad an uu u dhafray sidii uu u dhameyn lahaa khil aafkii siyaasiyiinta reer Somaliland.
"Walaalahey reer Somaliland waxaan idin kula dardaraamayaa, hadii dowladda soo socta ay dhalato fadlan ku dadaalla inaad habraac sa meysataan oo mar dambe aan la idin soo faro gelin, xaq maaha in qolo kasta markii ay xukun ka qabsato la idinku wareero, tashada oo bila ha ugu horeeya nidaam degsada, si afar sano kadib aad doorashada ugu gashaan," ayuu yiri RW Rooble
Mahdi Guuleed "Marka Ay Siyaasiyiinta Ko onfureed Faragelinta Naga Daayeen Waan Heshiinay"
R/Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilga arsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in khilaafkii u dhexeeyay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ay faragelin ku haayeen siyaasiyiinta Koonfur eed.
Mahdi Guuleed ayaa tilmaam ay in khilaafkii ka taagnaa doorasha da Somaliland uu ahaa mid la abu uray, isla markaana ay fara gelin ku haayeen khilaafka siyaa siyiin ta Koonfureed, hayeeshee iyagu dhexdooda ay san is khilaafin, balse la abuuray.
Wuxuu Carrabka ku dhuftay inay tashadeen markii laga daayay wax uu ugu yeeray gamo- gacmeen, ayna heshiis miro dhal ah ka gaare en khilaafkii taagnaa, isagoo sheegay in heshi iska ay fulin doonaan, si loo qabto doorashooy inka.
Mahdi Guuleed ayaa R/Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uga mahad celiyay dadaaladii uu ka qaatay xal ka gaarida khilaafkii u dheexe yay Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Gu uleed, wuxuuna xusay inuu diyaar u yihiin tag eero kasta oo la siiyo.
Ugu dambeyn R/Wasaare ku-xigeenka Xx/ta Mahdi Guuleed ayaa caddeeyay inay qaban do onaan doorasho Cadaalad oo xor iyo xalaal ah, isla markaana ay ku tartami doonaan cid kasta oo diyaar u ah doorashada Soma liland.
M/Muqdisho ayaa Shalay waxaa lagu qabtay Munaasabad ay isku cafinayeen siy aasiyiinta ka soo jeeda G/llada Waqooyi, waxaana ka qeyb galay R/Wasaare Roo ble, Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sh RW hore Kheyre, siyaasiyiin iyo Mas'u uliyiin kale.
Xog: Farmaajo oo shurud yaab leh ku xiray aqbalaadda xil ka-qaadista Fahad Yaas iin
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dha mmaaday Maxamed C/hi Farmaajo ayaa shur uud adag oo yaab leh ku xiray aqbalaadda xil ka-qaadistii uu R/Wasaaraha Soomaaliya ku sameeyey agaasimihii Hay'adda Nabad-Sugi dda, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Sida ay ku sheegtay xogtaay heshay Caasi madda Online,eyey sheegtay in Farmaajo aq balaada xil ka-qaadista Fahad Yaasiin uu ku xi ray in la baabi'iyo kiiska Ikraan Tahliil iyo baarista la amray in ay sameyso maxkamadda ciid amada qalabka sida.
Farmaajo ayaa shuruudan usoo dhiibay xub no dhex-dhexaadin ka dhex waday isaga iyo R/ Wasaare Rooble, oo uu horkacayo guddoomi ye ku-xigeenka 1-aad Cabdweli Muudey, oo Dorraad la kulmay Ra'iisul Wasaaraha.
Waxa kale oo lasoo sheegayaa in arrintaan uu si weyn uga hor yimid R/Wasaare Rooble, oo ballan-qaaday caddaalad u helidda kiiska Ikraan Tahliil oo lagu tuhunsan yahay hoggaan kii NISA.
R/Wasaaraha ayaa xubnaha dhex-dhexaadin ta wado u sheegay inaysan suurtagal aheyn in uu ka leexo jidka uu cadaaladda ugu raadinayo Ikraan Tahliil Faarax kasoo sabab u ahaa xil ka qaadistii lagu sameeyey Fahad Yaasiin.
Sidoo kale, shuruudda uu madaxweyne Far maajo soo bandhigay ayaa waxaa saxaafadda u xaqiijisay Xildhibaan Aamina Maxamed Ca bdi oo sheegtay in Farmaajo dhiiggaIkraan uu kala fiican yahay saaxiibkiis Fahad.
"Waxaan rabaa inaan umadda Soomaaliye ed u sheego in madaxweynaha waqtigiisa dha mmaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo uusan ku ekaan waraaqdii uu soo saaray, wuxuu bila abay inuu shuruud uga dhigo aqbalaalada xil ka qaadista Fahad Yaasiin in meesha laga saa ro kiiska Ikraan Tahlil, ummadda Soomaaliye ed ha arkaan madaxweynihii 4-ta sano soo ma amulayey sida uu sameenayo, Ikraan dhiige eda waxaa kala fiican nin saaxiibkiis ah," ayey tiri Xildhibaan Aamina.
Xildhibaan Aamin Maxamed ayaa Rooble u ga digtay inuu aqbalo shuruudda Farmaajo, isla markaana waxay ugu baaqday inuu sii wa do caddaalad u raadinta Ikraan Tahliil oo ku maqan gacanta hey'adda NISA.
Farmaajo ayaa u muuqda hadda inuu kasoo dabcay go'aankii uu ku diiday xil ka qaadistii Fahad Yaasiin, waxaana muuqato inuu Farm aajo doonayo in ugu yaraan la damiyo kiiska Ikraan, taasi oo haddii ay dhacdo dhaawici kar ta R/Wasaare Rooble oo horey qoyska Ikraan iyo umadda Soomaaliyeed u ballan qaaday ca ddaalad u raadinta kiiskaan.
Beesha Caalamka oo dalbatay in baaritaano lagu kalsoonaan karo lagu sameeyo Kiiska Ikraan Tahliil
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay khilaafka siyaasadeed ka dhashay waayitaankii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo la waayay laguna tuhmay taliska NISA.
Saaxiibada Beesha Caalamka waxa ay sheegeen in ay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman waayitaanka Marwo Ikraan Tah liil Faarax uu abuurayo xiisado siyaasad ed oo saamayn ku yeelan kara habsami u socodka shaqada Dowladda Federaalka Soomaaliya ca rqaladeyn karana hannaanka doorashada.
"Waxaan ku boorineynaa madaxda Soom aalida inay dejiyaan iska horimaadka siyaasa deed ee ku gedaaman baaritaankan, gaar aha anna ay ka fogaadaan fal kasta oo horseedi ka ra rabshado.
Waxaan ugu baaqeynaa madax da Sooma aliya inay ka wada shaqeeyaan sidii loo hour marin lahaa hirgelinta Heshiiskii 27-kii bishii Ma ajo ee ku aaddan qabsoomidda door ashooyin ka, iyagoo garwaaqsan horumarka il aa iyo had da ay gaareen Golaha Wadatashi ga Qaranka oo hoos yimaada hoggaaminta wax ku oolka ah ee Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Roo ble" ayaa lagu yiri war kasoo baxay beesha Calaamka.
Warka kasoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay " Waxaan sii wadaynaa xiriirka aan la yeelano madax Soomaaliyeed oo badan si aan ugu boorinno in si degdeg ah loo xalliyo khilaafkan, oo ay ku jirto baaritaan lagu kals oonaan karo oo ku saabsan waayitaanka Ikr aan iyo dhammaystirka geeddi socodka doora shada iyada oo aan dib u dhac kale dhicin"
Prof. Xasan Sheekh Cali oo jeex-jeexay war qaddii uu soo qoray FARMAAJO
Prof. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa war eysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku je ex-jeexay warqaddii ka soo ba xday Farmaajo, ee uu kaga hor yimid shaqo ka-jo ojin ta agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.
Prof. Xasan ayaa sheegay in Farmaajo uusan haysan wax sharciyad ah, oo uu kaga horyimaado go'aanka Rooble, sabab too ah buu yiri "ra'iisul wasaaraha wuxuu xilka ka qaadi kara wasiir, ee muxuu yahay agaas ime,"
Waxa uu intaas ku daray in Rooble uu go'a anadiisa u cuskaday qodobo dastuuri ah, oo cad oo aanu mugdi ku jirin.
Prof. Xasan ayaa sidoo kale diida doodda Farmaajo ee ah inuu yahay taliyaha guud ee ciidamada qaranka, wuxuuna sheegay in xilka Fahad uusan aheyn taliye, ee uu yahay agaas ime, sidaas darteedna aanu madaxweyne sha qo ku laheyn.
"Xitaa haddii uu ahaan lahaa xil taliye, Far maajo waa madaxweyne hore, wuxuuna mud do xileedkiisa ku ekaa 7-dii Febraayo, sida ku cad dastuurka muddo xileedka madaxweynaha waa afar sano oo ka billaabata maalinta la dha ariyo," ayuu yiri Porf. Xasan Sheekh Cali.
"Warqaddan uu soo qoray ra'iisul wasaara ha xil-gaarsiinta waa inay shaqeysaa, warqad dan uu soo qoray Maxamed Cabdullahi Farm aajo-na saas waayey, ku rid qashinka," ayuu yi ri Prof. Xasan Sheekh Cali oo kadibna jeex-jee xay warqaddii Farmaajo.
Golaha Abwaanada oo war kasoo saar ay xiisadda culus ee ka taagan Villa Somalia
Golaha abwaanada Somaliyeed oo Shalay shir jaraa'id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka ha dlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar aha an xiisada ka taagan xarunta Villa Somalia ee ka dhalatay shaqo ka joojinta agaasimihii hay 'adda nabad sugidda.
Ugu horreyn abwaanada Soomaaliyeed ay aa taageero u weyn u muujiyey R/wasaaraha Soomaaliya, Md.Maxamed Xuseen Rooble, wa xaana ay shaaciyeen inay boggaadinayaan tall aabada uu qaaday ee shaqo ka fariisiinta Fah ad Yaasiin Xaaji Dahiir.
Sidoo kale waxay intaasi ku dareen in lagu garab istaago dadaallada uu ra'iisul wasaaraha ugu jiro inay cadaalad hesho Ikraan Tahliil Fa arax oo la sheegay inay dishay Al-Shabaab.
Abwaan Cismaan C/hi Guure oo ugu horr eyn madasha ka hadlay ayaa farriin culus u dir ay R/wasaaraha iyo agaasimaha cusub ee hay' adda NISA, isaga oo ka dalbaday inay dib u ha beyn ku sameeyey, sida ay haatan u shaqeyo hay'adda nabad-sugidda Soomaaliya.
"Waxaan ku talinayaa ra'iisul wasaaraha iyo taliyaha loo dhiibay hay'adda nabad sugida me esha waa lagu aasanyahee si fiican isaga sif eeya," ayuu yiri Abwaan Guure.
Dhankiisa Abawaan Xirsi Nuux Maxamed oo shirka jaraa'id ka hadlay ayaa bulshada So omaaliyeed iyo ciidamada ugu baaqay inay gar ab istaagaan ra'iisul wasaaraha dalka.
"Waxaan leenahay bulshada rayidka garab istaagga R/wasaaraha Soomaaliya oo haya tub tii nabadda, sidoo kale waxaan baaq kaas la mid ah u jeedineynaa dhammaan ciidamada qalabka sida, saraakiisha ammaanka waxaan ka codsaneynaa inaad ku dhiiradaan xaqa," ay uu isna yiri abwaanka caanka ah ee Xirsi Nuux Maxamed.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo ha atan uu cirka isku sii shareerayo khilaafka lab ada xafiis ee ugu sarreysa dalka, gaar ahaan R/wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha uu muddo xileedk iisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xog: Laba digniin oo culus oo ka jirta Magaalada Muqdisho
Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad u xoogeystay digniinta ka soo baxeysa xafiisya da amni ee ay hay'adaha ajnabiga ah ku lee yihiin Muqdisho, gaar ahaan xarunta Xalane iyo sirdoonka Soomaaliya, taasoo ku aaddan in saacadaha soo socda ay Muqdisho ka dhici kaaraan weeraro culus.
Xogta ay bixiyeen khub arada amniga, sida ay she egtay oo ay heshay Caasi mada Online, ayaa sheeg eysa in weerarada qaraxyada ah ee laga cabsi qabo ee ka koobnaan; kara rag soo xirtay jaa kadaha Qarxa, gaadiid qaraxyo ah iyo qaraxy ada gaadiid ka lagu xiro ee badanaa lagu dilo wadaha gaa riga.
Sirdoonka Soomaaliya iyo kuwa ajnabiga ah ayaa sheegay in weerarada ay ka dhici karaan xarumo dowladeed, hoteelo, maqaayado iyo goobaha dadka isugu yimaadaan, sida garoom ada kubadda cagta.
Sidoo kale digniinta la soo saaray ayaa wa xaa qeyb ka ah in Muqdisho ay soo galeen tob aneeyo dagaalame oo ah kuwa Al-Shabaab u qaabilsan dilalka toogashada ah ee madax-jebi nta loo yaqaano.
Kooxdaan ayaa la sheegay in badankood ay ku suganyihiin degmooyinka kor ka jira wad dada 30-ka, waxayna ka fakirayaan sidii ay u ga soo gudbi lahaayeen aagga xiran ee ka korr eeya jidka Wadanaha maadaama ay wataan gaadiid isugu jira mootooyinka dhug dhugleyda iyo mooto Bajaajta, halka qaarkoodna ay gaadi id wataan sida ay xogtu sheegeyso.
Shacabka M/Muqdisho ayaa qaba cabsi ba dan oo dhanka ammaanka ah, halka qaarkood na ay u arkaan cabsi gelin iyo mowduuc lagu daminayo xiisada kiiska Ikraan Tahliil.
Hay'adaha amniga ayaa xilligan aad u dayac an,ayada oo hay'adda Nabad-Sugiddaee NISA ay hareysay fadeexad ka dhalatay kiiska Ikra an Tahliil Faarax, taasi oo keentay in shaqo ka-joojin lagu sameeyey agaasimihii hay'adda Fahad Yaasiin.
XIGASHO:CAASIMADDA.NET
KENYA oo saraakiil culus u soo dirtay Somaliland
D/Kenya ayaa saraakiil culus oo ka shaqeyn aya xafiiskeeda Somaliland u soo dirtay M/Har geysa ee caasimada SomalilandSaraakiish an ayaa kala ah Benson Mwaliko oo ah madaxa xafiiska xiriirka, Charl es K Waichari oo ah la -taliyaha 2aad iyo Grace Musau iyo Ronald Nya kweba oo ah Ku –xigenn ada maamulka,sid ku cad warqad ay Kenya u soo dirtay 2-dii bi shan Somaliland.
Arrintan ayaa qeyb ka ah is afgaradkii ay sanad ka hor gaareen 2da dhi nac oo ahaa inay yeeshaan iskaashi dhinacyo kala duwan leh, si xoojiyo xiriirka Kenya & Som aliland.
Si kastaba madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Somaliland, Muu se Biixi Cabdi, oo daba-yaaqadii sanadkii la soo dhaafay ku kulmay Nairobi ayaa waxay ho osta ka xariiqeen 4 Arrimood oo waqti cayiman lagu dhaqaaqayo, si loo muujiyo saameynta wadashaqeynta.
In Kenya ay qunsuliyad ka furato M/ Hargey sa ilaa dhammaadka bisha March ee sanadka 2021-ka. Muddadaas gudaheedana Somalila nd waxay sii horumarineysaa howlaha xafiiske eda Nairobi.
In Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airwa ys iyo shirkadaha nooceeda ah ee laga leeyah ay Kenya ay billaabaan duullimaadyo toos isa ga kala gooshada Nairobi & Hargeysa meeshii loo gaaro dabayaqada bisha March ee 2021ka.
In saraakiisha sar-sare, oo liiskooda lasoo gudbinayo, ay dal ku galka ku qaataan gudaha Kenya marka ay u soo safraan, taasoo la hirga linayo ilaa dhammaadka bisha March ee 2021-ka. In saraakiisha sar sare ee Kenya iyo So maliland ay isku waafaqaan xogta iyo waqtiga la hi rgalinayo barnaamijyo iswe ydaarsi ah oo lagu hormarrinayo Xirfadleyda beeraha, Arday da, Dhakhaatiirta, kalka aliyeyaasha iyo xirfadl ey aasha kale.
Faysal Cali Waraabe "Somaliland haday shimbiri ku jabto Soomaali oodhan ayaa ka hadlaysa"
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Som aliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Soomaalidu ay dacaayadayso So maliland isla markaana ay buun buuniyaan qad iyadaha ka dhan ka ah, isagoo sheegay in ay adeegsadaan dad reer Somaliland ah.
"Warbaahiyayaashi cadow ga ayaynu noqonay, haday shi mbiri ku jabto Somaliland Soo maali oodhan ayaa ka hadlay sa, hada guryahoodi way wada xunyihiin in aga ka guri wanaagsan, waa xa sad, inaga qaar inaga mida ayay isticmaalayaan" ay uu yidhi guddoomiyuhu.
Guddoomiyaha ayaa ku andacooday in dadka reer Somaliland anay ka hadlin waxyaa baha ka dhaca Soomaaliya, isla markaana wux uu tusaale usoo qaatay dilka la sheegay in loo gaystay Ikraan Tahliil oo ka tirsanayd hay'ada nabad sugida Soomaaliya ee NISA oo uu she egay in reer Somaliland anay ka hadlin.
"Hadda inan baa jirta la waayay oo Ikraan la yidhaahdo oo reer Xamar ah, inan taaso qu dha a yay sheegayaane waa 11 inta la waayay, miyaynu ka hadalnaa?, Jabuuti may ka hada shaa?, Jaabuuti maad aragteen? gaalo ayaa joogta, Jigjiga maad ar agteen? gaalo ayaa jo ogta, Xamar iyada Liido oo dhan ayaa lagu tun taa, wax ka hadlaya maad aragt een?" ayuu yidhi guddoomiyuhu.
Guddoomiye Faysal ayaa sheegay in Somal iland nadiif ka tahay waxyaabaha khilaafsan di inta Isla anka, taasi oo ay kaga horayso Soom aalida Gee ska Afrika, lakin dadka Somaliland dhaleeceeya anay taa arkin.
"Waddan keena oo nadiif ah oo qof timo qaaw ani aanu ku jirin, oo xashiish aan lagu cabin, oo kha mrigu kontaraban kusoo galo, ayaa la yna caayayaa , diintu markay Geeska Afrika im anaysay Saylac ay ay kasoo gashee Xamar ka may soo galin" ayuu yi dhi guddoomiyuhu
Faysal ayaa marar kala duwan qaybo kamid ah Soomaalida ku eedeeyay in ay ka been she egaan isla markaana buun buuniyaan waxyaa baha ka dhaca Somaliland.
Taalibaan oo ku dhowaaqday gole wasiiro (Aqriso Magacyada)
Taalibaan ayaa Shalay u magacowday Mul lah Mohammad Hassan Akhund, oo ay saaran tahay cu naqabateynta QM, inuu noqdo mada xa xukuumad ku-meel gaar ah oo ay dhistay.
Afhayeenka Taalibaan Zaibullah Mujahid, oo shir jara'aaid ku qabtay Kabul, ayaa sheegay in Abdul Ghani Baradar, oo wax ka aas-aasay Ta alibaan, uu noqon doono ra'iisul wasaare ku-xigeenka.
Mullah Mohammed Yaqub, oo ah wiilka aas-aas ihii Taalibaan Mullah Omar, ayaa loo maga caabay wasiirka gaashaandhigga, halka wasa aradda arr imaha gudaha madax looga dhigay Sirajuddin Haq qani, oo ah hoggaamiyaha shab akadda laga cabs ado ee Haqqani "Golaha Wasiirada ma ahan mid dhameysti ran waa ku-meel gaar," ayuu yiri Zabihu llah Mu jahid. "Wax aan dad kale uga soo dari doon naa qeybaha kale ee dalka."
Amir Khan Muttaqi, oo ahaa wada-xaajoodi hii Ta alibaan ee wada-hadalladii Doha, kuna ji ray do wladdii hore ee Afghanistan, ayaa loo magacaabay wasiirka arrimaha dibedda.
Weli lama shaacin doorka uu dowladda ku yeelan doono Mullah Haibatullah Akhundzada, oo ah hog gaamiyaha Taalibaan, kaasi oo aan fagaare lagu arag tan iyo markii ay ciidamada shisheeye ka ba xeen dalkaas.
Magacaabista shaqsiyaadkan caanka ah ee awoo dda ku dhex leh kooxda, ayaa muujiney sa in Taa libaan aysan wax tanaasul ah u sam eeneyn shacab Shalay dibad-bax ka dhigay Kabul, oo lagu kala eryey rasaas ay ciidamada Taalibaan kor u rideen.
Taalibaan ayaa shacabka Afghanistan iyo dal alka dibedda u xaqiijisay inay dhisi doonto dow lad loo dhan yahay, hase yeeshee magic aabista Shalay ma muujin taas
AFP, REUTERS, VOA
Turkiga Oo Badbaadiyay Dad Ku Dhow 100 Ruux Oo Magangalyo Doon Ah
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah ,ka dib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo celiyeen biyaha badda Turkiga ee Aegean Sea,sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo soo baxay Shalay.
Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiy ey 21 magangalyo doon ah oo ku jiray biyaha badda ee Aegean,halka 74 muhaajiriin oo kale laga soo badbaadiyay degmada Foca ee gob olka Izmir, kadib markii ay dib u soo celiyeen Ilaalada Xeebaha Giriigga. Turkiga ayaa marin muhiim ah u ahaa tahriibayaasha doonaya inay u gudbaan Yurub si ay u helaan nolol cu sub, gaar ahaan kuwa ka soo cararaya dag aallada iyo cadaadiska.
Turkiga, waxa uu horey u martigeliyay 4 Milyan oo qaxooti ah, axaana xilligaan dal kas ta uu ilaalo ka hayaa xuduudihiisa, si looga hor tago qulqulka muhaajiriinta cusub.
Dad ka badan150 qof oo macluul ugu dhin tay gobolka Tigray.
Iyada oo ay sii xumaanayso duruufta bini'a ada nimo ee jirtaa gobolka Tigray ayaa fallaag ada Ti gray waxay sheegtay in boqol iyo konton qof ay dhici karto in ay macuul u dhinteen.
Xukuumadda Itoobiya ayaan ilaa haatan ka fal celinin warkaas. Balse waxay hore u diiday eedo ay Qaramada Midoobay u soo jeedisay oo ah in ay gargaarka gobolkaa la xannibtay.
Madaxa beeraha ee kooxda TPLF Atinkut Mezgebo, ayaa sheegay in dadka iyo xooluhu ba ay u dhima nayaan cunto la' aan "waxaana laga yaabaa in dhib aatada inta as ka sii weynaato ".
Waxa aan macquul aheyn in si madaxban aan loo xaqiijiyo eedeymaha maadaama khad adka taleefanka iyo internetka ay weli ka go'an yihiin gogbolka Tigray. Balse hay'adaha gargaarka ay aa in muddo ahba ka digayay masiibo bani'aadamn imo. Qo raalka ay sii daayeen ciidamada Tigreega Isni intii ayaa lagu sheegay in dadka dhintay qaar kood ay ku jireen xerooyin ay ku noolaayeen dadka ka soo barakacay colaadda socota
Midowga Musharaxiinta"Falka uu ku kacay Farmaajo waa mid Baalmarsan Dasturka iyo Sharciga Dalka…
Midowga Musharaxiinta qoraal ay soo saareen ayaa lagu sheegay in wareegtada Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ay tahay mid lagu carqaladeynayo dadaalada Ra'iisul Wasaare Rooble ee ku aadan in
baaritaan daah furan iyo cadaalad la marsiiyo Kiiska Ikraan Tahliil. Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ogaadeen in go'aanada Farmaajo ay yihiin kuwo loogu talo-galay in lagu khalkhal galiyo xasilloonida iyo ammaanka aan cagaha badan ku taagneyn ee dalka.
Sidoo kale, Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay saraakiisha ciidanka inaysan u hoggaansamin go'aanada madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday.
Qoraallada Farmaajo oo laga mamnuucay warbaahinta DF
Qoraalkii dikreetada ahaa ee xalay ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha waqtigiisu dha maaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa laga ma mnuucay warbaahinta Qaranka, ka dib amar ka soo baxay xafiiska R/Wasaaraha.
Sidoo kale weriyaasha warbaah in ta Qaranka u qaabilsan Villa Somalia ayaa laga saaray sed daxda Page ee SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA. sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhaw dhaw xafiiskiisa Ra'iisul Wasaare Roo ble ayaa wasiirka war faafinta faray in warbaa hinta dowladda laga joojiyo wararka ka soo ba xaya Villa Somalia, waxa ana amarka bixiyey wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe, oo fulin aya amarka R/w. M.Xuseen Rooble.
Agaasimaha warfaafinta Villa Somalia ayaa sidoo kale laga saaray dhammaan wixii admin ah oo uu ku lahaa bogagga warbaahinta qaran ka ee facebook iyo baraha kale ee bulshada.
Tallaabadan ayaa ka dhiggan in warbaahin ta qaranka ay gacanta ugu jirto R/wasaare, xilli ay muu qato in dalka uu galay loolan awoode ed, oo u dhax eeya isaga iyo Farmaajo, taasi oo sida muuqata ay qasab tahay in lagu kala adkaado.
Waxay sidoo kale muujineysa in sii xirmaya an albaabada Farmaajo, oo dhowr qof oo faro ku tiris ah kaliya ay ka taageersan yihiin dowl adda. Wararka ayaa sheegaya in wasiirka wa rfafainta Dubbe iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxma an Al-Cada ala, iyo inta badan xubnaha golaha wasiirada ay taageersan yihiin R/wasaare Rooble.
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday M.C/hi Farmaajo ayaa xalay la-taliyihiisa amiga qaran ka u magacaabay Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, kaas oo Ra'iisul wasaare Rooble uu dhawaan xilka ka qaaday.
Sidoo kale Farmaajo ayaa dikreetadiisii Taliy aha hey'adda NISA si KMG ah ugu u magac aabay Taliyaha Nabad Sugidda gobolka Banaa dir Yaasiin Farey, halka Agaasimaha guud ee madaxtooyada uu u magacaabay Cabdisaciid Muuse Cali.
Khilaafka Farmaajo iyo Rooble ayaa cirka is ku sii shareeraya, waxaana sida muuqata uu Farmaajo xasaanad uu isku difaaco u raadina yaa Fahad Ya asiin oo loo heysto dilka iyo afdu ubkii Ikraan Tahliil, balse Farmaajo ayaa dada alkiisa isugu geynaya in la baabi'iyo kiiskaas.
Kulan lagu dhex-dhaxaadinayey oo maanta ay isugu yimaadeen Farmaajo iyo Rooble ayaa fashil ku soo dhamaaday, kadib markii uu Ro oble ku adk eystay in xil ka xayuubintii Fahad Yaasiin, magic aabidiisii taliyaha KMG ah ee NISA Bashiir Goobe
iyo baaritaanka kiiska dilkii Ikraan Tahliil.
UNOPS JOBS
Operations Senior Assoicate
Job categories Project Management, Programme Management
Vacancy code VA/2021/B5001/22407
Department/office NYSC, Peace and Security Cluster
Duty station Nairobi, Kenya
Contract type Local ICA Support
Contract level LICA-7
Duration
Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,
availability of funds and satisfactory performance)
Application period 01-Sep-2021 to 15-Sep-2021
Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.
Background Information - PSC
Peace and Security Cluster
The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.
UNMAS
United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.
UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs") and response ("defeat the device"). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.
Functional Responsibilities
Under the supervision of the Project Manager for Capacity Building (CB) in Human...
Competencies
.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements
Education: First level university degree (Bachelor's of equivalen...
Contract type, level and duration
Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract le...
Additional Considerations
Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...
Background Information - UNOPS
.
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ARBACO 8-da Sebtemabr 2021-ka021
...