Waxaan la yaabay.!!!!!.

0
Saturday September 04, 2021 - 22:36:54 in Wararka by
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan la yaabay.!!!!!.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Waxaan la yaabay: Siyaasadda Caalamka ” international politics ".ee Dowladaha waaweyn. Waxaa Jiro Dowlado kirishtiyaan ah kuna dhaqmo , waxaa jiro Dowlado heysto Diinta Buddaha kuna dhaqmo, waxaa jiro kuwa heysto Diimo kale kuna dhaqmo. waxa jiro kuwa aan Diinba heeysan.
Maxaa Caalamku ula Dagaalamaa Haddii Dowlad Muslim ihi ey qaadato Shareecada islaamka kuna dhaqanto. iyada oo la ogyahay in Shareecadu ey tahay Habka ugu wanaagsan ee Bulsho lagu Hogaami karo.
 
Oowday, Xuriyadda ugu qoran Dastuuradooda eyna ku sheegaan Dimoqaraadiyada iyo Xuriyadda Diimaha.
 
Dulmigaa, Bal Adigu i fahamsii.
 
Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip