HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES SABTI 4-ta September 2021

0
Saturday September 04, 2021 - 08:28:02 in Wararka by
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES SABTI 4-ta September 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Eng Saalixi oo ka mid ahaa ergadii Soomaaliya ee Kiiska Badda oo geeriyoday
Allaha u naxariistee waxaa Habeen hore ku geeriyood ay magaalada Muqdisho Eng. Max’ed Cumar Sa alixi oo ka mid ahaa Aqoonyahanada Soomaaliy eed ee Kiiskii Dacwadda Badda Somalia ee Kenya sheeganeyso.
Eng. Max’ed Cumar Saalixi ay aa sidoo kale ahaa la Taliya ha Madaxweynaha ee Arrimaha Badda ayaa waqti badan ku bixi yay Kiiskan, isagoo ahaa Hormu udkii Kooxdii Soomaaliya u mataleysay Kiiska dacwadda Badda illaa markii la bilaabay.
2009 Ilaa Shalay uu geeriyooday waxaa uu ahaa ninka keliya ee Soomaaliga ah ee gacanta ku ha yey,soona aruuriyey Dokumentiyada, khariidada ha, xeerarka iyo doodaha kala duwan ee kiiska badda.
Eng. Maxamed Cumar Saalixi waxaa ku dha shay degmada Luuq ee gobolka Gedo 1952-dii, aabihii waxaa uu ka tirsanaa SYL, waxaa uuna qasnaji ka ahaa dowladda hoose.
Eng. Saalixi 1958 ilaa 1964, waxaa uu Luuq ka dhigtay dugsi hoose, 65-68-dii dhexe M/Baydh abo halka sare uu ka dhameeyey dugsiga sare ee Banaadir isagoo ka mid ahaa 5-ta ugu sarey sa, taas oo dhaxalsiisay inuu deeq waxbarasho u aado dalka Poland.
Jaamacada University of Warsaw ayuu ka bar tay cilmiga Injineeriyadda oo uu ka qaatay Mas ter-ka, markii uu dalka kusoo noqday 1979-kii wa xaa uu fuliyey mashruucii Bay, isaga 1979 illaa 1987 ka shaqeeyey hoggaanka sahanka iyo maa babka ee wasaarada Gaashaandhiga ee Soomaa liya.


Madaxda Ugu Sarreysa Dalka Oo Ka Hadl ay Geerida Marxuum Maxamed Cumar Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay aa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi.
Madaxweynaha ayaa xusay taariikh nololeed ka Marxuumka oo ku suntanaa dal jaceyl iyo howl karnimo, taas oo ay ka mid tahay in Sarreeye Ga as Maxamed Cumar, Alle ha u naxariistee, uu soo qabtay xilal ay ka mid yihiin Wasiir Ku-xige en, Hoggaanka Sahanka iyo Maababka W/Gaa shaandhigga, isaga oo hormuud u ah aa hirgelin ta mashaariic horumarineed oo dal ka laga fuli yey siddeetamaadkii.
"Alle ha u naxariistee Maxamed Cumar Saalixi waxaa uu laf-dhabar u ahaa dadaallada keydinta xogta dhuleed iyo badeed ee dalkeenna, isaga oo ka soo qeyb-qaatay sameynta maabab dalku uu leeyahay, haatanna waxa uu xubin ka ahaa Gudd iga Qaran ee difaaca kiiska dacwadda baddeen na ee hortaal Maxkamadda Caddaaladda Adduun ka.”
Sidoo kale R/wasaaraha XFSederaalka Soom aaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u dir ay qoyskii, asxaabtii iyo dhammaan shacabka So omaaliyeed geerida Allaha ha u naxariistee Eng. Maxamed Cumar Saalixi. Allaha u naxariist ee marxuumku waxa uu dalkiisa ugu soo adeegay si hagar la’aan ah, waxaana si gaar ah loogu xus uusan doonaa kaalintiisii difaaca baddeenna, isa goo door muuqda ku lahaa heerarkii ay soo mar tay dacwadda baddeenna ee dhex taalla Soomaa liya iyo Kenya.

Hey’adda Nabad sugida Iyo Sirdoonka Qaran ka ayaa war ka soo saaray xubin ka tirsaneed hey’adda oo muddo la weysanaa.
Muqdisho (SONNA)-Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd xubin ka tirsan Hay’adda Sirdoonka & Na badsugidda Qaranka ayaa warkeeda la waysa naa ilaa 26/6/2021.
HSNQ dabagal ay sam aysay oo muddo socday ka dib, ayaa lagu helay wa rbixin mujinaysa inay u ga can gashay Argagixisada arxan laawayaasha ah ee Al-Shabaab, kadibna ay dileen.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaran ka ayaa gal-baariseedka kiiska Ikraan oo faah-fa ahsan ku wareejisay Hay’adaha ay khuseyso. Wa xaa sidoo kale ay Hay’adda Sirdoonka Qaranku la wadaagtay warbixintan Qoyskeeda.
HSNQ ayaa uga tacsiyeynaysa qoyska, ehel ada, iyo dhammaan xubnaha Hey’adda, falka fo osha xun oo ay argagaxisada Alshabab ku dileen Marxuumad Shahiid Ikraan Tahliil.
Ilaahay Ha u naxariisto.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaran ka ayaa ku daba jirta dhagar qabayaashii geystay falkaas arxan darrada ah, sharciga ayaana la hor keeni doonaa Insha Allaah. INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.Xigasho:-Sonna.So

Hooyada Ikraan Tahliil "Bidix iyo midig meel na uma dhaafto Fahad Yaasiin Gabadheydii”
Qaali Maxamuud Guhaad, oo ah hooyada dha shay Ikraam Tahliil Faarax, ayaa gaashaanka u daruurtay in gabadheeda ay dileen ururka Al-Sha baab.
Warka dilka Ikraan oo ka tirsaneyd hay’adda si rdoonka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay warbaa hinta dowladda, kaas oo tilmaamay in ururka Shabaab ay afduubteen gab adhaas kaddibna ay dileen, iya doo aanan lagu darin wax faaf aahin ah oo intaasi dheer.
Hayeeshee hooyo Qaali ayaa sheegtay in hay’adda sirdoonka qaranka ee NISA ay "ku raadgudanayso warkaas, iyagana ay mas’uul ka yihiin gabadheeda la la’ yahay. Waxa ay ku adkaysanaysaa in illaa hadda uusan jirin war cad oo qeexaya xaalka gabadhe eda geeri iyo nolol toona.
Habeen hore fiidkii ayay aheyd markii Hay’adda Nab adsugida Soomaaliya ee NISA ay sheegtay in Ikraan Tahliil ay afduubteen Al-Shabaab, isla mar kaan ay dileen.
Mahad Salaad;”Alshabaabka diley Ikraan waa Fahad Yaasiin”
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka hadlay war ka soo baxay hay’ada nabad sugida qaranka oo lagu sheegay in Ikraan Tahliil oo ka mid ahayn nabad sugidda Soomaaliyeed ay dileen Alshabaab.
Mahad Salaad ayaa sheegay in Ikraan Tahlil ays an dilin Alshabaab balse dilkoodu uu ka Dambe eyo Hay’adda Nabad Sugida Fahad yaasiin.
Qoraal uu soo dhig ey bartiisa xildhib aan Mahad Salaad ayaa u qornaa sid an;
"Al-Shabaabka Fahad Yaasiin she egay inay dil een Ikraan Tahliil waa ISAGA. Isagaa dilay, dug ayna Ikraan Tahliil. Ehelada Ikraan waxaan kula talinayaa inay furtaan gal dacwadeed Fahad ka dhan ah. RW Maxamed Xuseen Rooble waxa an kula tali nayaa inuu xilka ka qaado ninkaas dambiilaha ah, dalkana inuu ka baxo aan loo oggolaanin si Max kamad loo soo taago! Xigasho:-jowhar.com

Al-shabaab oo si cad isaga fogeeysay iney dileen Ikraan Tahliil Faarax
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa si cad u shaaciyay ineysan wax lug ah ku laheyn dilka Ikr aan Tahliil Faarax oo ay Habeen hore hay'adda Nabadsu gida Qaranka Soomaaliyeed sheegtay iney Al-shabaab dileen Ikraan Tahliil oo mudo laba bilood ah lagu weysanaa nolol iyo geeri horayna uga tir saneyd hay'adda NISA.
Al-shabaab ayaa warkan ku shaacisay baraha ay ku leeyihiin Internetka, waxayna sheegeen iney san wax shaqo ah ku la heyn afduub iyo dil la sheegay iney u geysteen Ikraan Tahliil oo aheyd gabar ka tirsanaan jirtay NISA oo muddo laba bilood ah la weysanaa.
"Anagu waan beegsanaa madaxda iyo saraakii sha hay'adda sirdoonka ashahaadda ladirirka ah oo bartilmaameed ayey inoo yihiin waana sheeg annaa dilkooda oo cid aan uga heebeysano ma ji rto laakiin gabadhaas afduubkeeda iyo dilkeeda wax shaqo ah oo aan ku leenahay ma jirto" ayaa lagu yiri qoraalka Al-shabaab ay ku shaaciyeen barahooda Internet-ka.
Al-shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in hay'a dda NISA ay tahay hay'ad u shaqeysa gaalada oo markii horeba lagu dhibaateyn jiray shacabka Soomaaliyeed, haatana ay iyagii dhexdooda is be egsanayaan.
"Kama dambeyno waxbana kama ogin dilka gabadha lagu magacaabo Ikraan Tahliil ee u sha qeyneysa hay'adda NISA, la yaab ayeyna nagu noqotay in sirdoonka dowlada ridada nagu masab ido dilka gabadhaas, sida dadka Soomaaliyeed ula fajaceen warkaas ayaan anaguna la fajacnay" ayaa lagu yiri qoraalka Shabaab ku shaaciyeen barahooda Internet-ka.
Hadalkan ka soo yeeray Shabaab ayaa imaan aya xilli hay'adda Nabadsuguda Qaranka Sooma aliyeed Habeen hore ay shaacisay in Ikraan Tahliil ay ga canta u gashay Al-shabaab islamarkaana ay dileen.

Daahir Geelle iyo Cabdi Faarax Shirdoon oo ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa Habeen hore kula kulmay M/Muq disho Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyagoo ka wadahadl ay arrimo la xiriira doorashooy inka dalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa 2da mas’uul waxaa ay uga wada hadleen marxaladihii kala duwanaa ee uu dalka soo maray, xaaladda uu hadda ku sugan yahay iyo muhiimadda ay leedahay in si wadajir iyo iska ashi leh mustaqbalka loo wajaho, iyada oo ay hor muud ka yihiin garaadlayda Soomaaliyeed.
"Waxaan salaan sharafeed Xalay ugu tagay R/wasaareheenni hore Md.Abdi Farah Shirdon oo ah oday Soomaaliyeed oo rugcaddaa ah oo qar anka u soo shaqeeyay, Wuxuu ahaa kulan mira dhal ah oo guul ku soo idlaaday.” ayuu yiri Musha rax Daahir Geelle.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa musharixiin uu kamid yahay Daahir Geelle waxaa ay M/ Muqdi sho ka wadaan kulamo looga hadlayo caqabad aha weli heysta doorashooyinka Soomaaliya.

Midowga Musharaxiinta oo 3 qoddob oo culus kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa Shalay bayaan kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil oo ay shaacisay hay’adda NISA, laguna sheegay inuu Golaha ku qancin qaabka loo shaaciy ey geeride eda. Golaha ay aa ugu horeyntii qoysk eeda iyo umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeey ay geerida Ikraan Tahliil, ayaga oo nasiib darro ku tilmaamay in halka ruuxeeda iyo raqdeeda la gu waayey ay tahay hay’adda Nabadsugida.
"Golaha Midowga Musharaxiinta kuma qancin qaabka loo baaray iyo sida loo soo bandhigay na tiijada baaritaanka kiiska Ikraan. Waxaa kaloo ga rasho ku xadgudub ah in dambiga loo saariyo ur urka argagixisada Al-Shabaab, iyadoo aan cadd eymo lasoo bandhigin,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in golaha uu muddo ka digayay in NISA laga fogeeyo howlaha ka baxsan amniga, lana siyaasadeeyo.
"Hay’addu waxay ku eedeysan tahay abaabul shirqool siyaasadeed iyo in ay lug ku lahayd dhalinyaro loo qaaday dalka Eriteria lana tuhunsan yahay in ay dagaalka Itoobiya ka qeyb-galeen,” ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka.
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday ra’iisul wasaaraha xil-gaarsiinta in uu qaado 3 tallaabo oo xasaasi ah , kuwasi oo kala ah;
In isbedel deg-deg ah lagu sameeyo hogaanka sare ee Hay’adda Nabadsugida, si loo soo celiyo kalsoonida shacabka.
In loo saaro guddi caalami ah oo madax bannaan si looga gungaaro xaqiiqda kiiskan.
In hay’adda loo magacaabo hogaan kalsoonida shacabka hanan kara.

Cumar Cabdirashiid oo R/Wasaare Roob le ugu baaqay inuu magacaabo guddi baara dilkii Ikraan Tahliil.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. "Waa war aad looga naxo inaan maqalnay dil ka Ikram Tahliil. Allah ha u na xariis to oo ha siiyo Jannah Fardousa” ayuu bartiisa Twi tter-ka ku soo qor ay Cumar Cabdirashiid, isagoo int aas ku daray "Waxaa lagama maa rmaan ah in Ra’isul Wasaaruhuu, isagoo tixgalinayaa kiis kan inuu magaca abo guddii ay ku jiraan dhamm aan hay’adaha ku shaqada leh, loonaa xiksaaro inay ka gungaaraan xaqii qada dhabta ah ee arr intan daahsoon”
Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaran ka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax, oo aheyd gabar ka tirsan hay’adda oo la la’aa tan iyo 26-kii June, saacado kadib markii ay VOA shaac isay xogtan.Hooyada dhashay Ikraan oo lagu ma gacaabo Qaali Maxamuud Guhaad, oo la had ashay VOA ayaa warka NISA ku t waxba kama jiraan.Xigasho:-somaliweyn.com

Afduub ‘aargudasho ah’ oo la xiriira dilka Ikraan Tahliil oo Shalay ka dhacay Beledweyne
Dabley hubeysan oo ka gadoodsan dilka Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay’adda nabadsugida ee NISA ayaa Shalayeyd magaalada Beledweyne ka sameeyey afduub aargudasho ah oo loo gay stay wiil dhallinyaro ah, oo aan wax dambi ah ga lin. Wiilka dhalinyarada oo lagu magacaabo Ca bdiqafaar Xaaji Cumar ayaa waxay dableydu ka afduubteen xaafada howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, wax aana si weyn baraha bulshada u gu faafay muuqaal ay dableyda ka soo duubeen Cabdiqafaar.
Sida laga dheehan karayey mu uqaalkaas, Dableyda oo cago-jugleyn xoog leh ku haya Cabdiqa faar oo asagu afkiisa ka qiranaya in uu kasoo jeedo beesha taliyaha NISA Fahad Ya asiin ee Reer Aw Xasan, gaar ahaan reer Aw Ma hdi.
Dableydan ayaa sheegay inay muddo ka war sugayeen xaalada Ikraan, kadibna markii ay Habeen hore shaacisay NISA geeri deeda iyo inay ku ba xday gacanta Al-Shabaab, ay ka aarsan doonaan jifada Taliy aha NISA, sida ay sheegen.
Arrintan ayaa uga sii darey sa xiisada ka dhalat ay dilka Ikraan oo hay’adda nabadsugida ee NISA ay she egtay inay dishay Al-Shabaab, hase yeeshe mas ’uul u hadlay kooxdaas ay iska foge ey en dilka as, oo sida uu sheegay laga been abuurtay.
Falka lagula kacay Cabdifataax ayaa ah mid aad u xun, waxaana jirta cabsi laga qabo inuu alb aabka u furo dhib loo gaysto dad aan waxba gal absan, oo loo waxyeeleynayo dhibaato lagu tuhm ayo shaqsiyaad ka tirsan dowladda.

Mahad Salaad oo baaq culus u diray bee sha Gaaljecel kadib dilkii Ikraan Tahliil
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay aa codsi deg deg ah kasoo saaray fal ay ku dhaqaaqeen dhalinta beesha Gaaljecel, kaasi oo loogu aar gudayo dilka Ikr aan Tahliil oo la tuhu nsan-yahay inay ku baxday gac anta NISA.
Wiil dhalinyaro oo lagu magacaabo Cabdiqafa ar Xaaji Cumar, oo ku beel ah Fahad Yaasiin, ay aa waxay dabley ka tirsan be esha Gaaljecel ay Shalay ka afduubteen xaafada howl-wadaag ee M/Beledweyne. Mahad Salaad ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook oo ahaa Codsi si toos ah ugu socda beesha Gaalje celuga dalbaday inay ka hortagaan dhalinyarada la haybta ah ee la sheegayo inay dad ku qafaala nayaan M/Beled we yne.
Wuxuu hoosta ka xariiqay in dilka Ikraan uu dusha ka saaran yahay Fahad Yaasiin, oo aysan m as’uuliyada falkaas la wadaagin beeshiisa, isag ana lagu ciqaabi doono oo maxkamad lasoo taagi doono, sida uu sheegay.
Hoos ka aqriso qoraalka Mahad Salaad oo dhameystiran
CODSI KU SOCDA BEESHA GAALJECEL‼️
Kiiska dilka Ikraan Tahliil wuxuu ku cadyahay Fahad Yaasiin, isaga ayaana loo ciqaabi doonaa inshaa’allaah. Waxa la ii sheegay inuu u cararay dalka Turkiga, halkaasna uu ku dhuumaalaysana yo laakiin lagama hari doono inshaa’allaah, ilaa maxkamad laga soo taagayo, lana marinayo ciqa ab u dhiganta dambiga uu ka galay walaasheen Ikraan iyo qoyskeeda!.
Walaalaha reer Hiiraan gaar ahaan Beesha Gaaljecel waxaan ka codsanaynaa in ay ka hort agaan dhalinyarada la haybta ah ee la sheegayo inay dad ka qafaa lanayaan magaalada Baladwe yne. Sababtoo ah dambigaan wa x aa geystay qof ee qabiil ma gal in. Isaga ayaana lagula xisaabt amayaa.
Ficillada nuucaan oo kale ah waxay naga mar in habaabinayaan wadada aan ku socono ee Ikra an xaqeeda aan ku baadi goobeyno, sidoo kalena waxay naga sii jeedinaysaa indhaha shacabka So omaaliyeed ee nala duuban si Ikraan cadaalad u hesho, dambiilihii ficilkaan foosha xun geystana gacanta lagu soo dhigayo!

Sanbaloolshe oo sheegay in hal mid kaliya ay ku dhici karto in Al-Shabaab ay dileen Ikraan
Taliyihii hore ee hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay warkii Habeen hore kasoo baxay Hay’adda NISA ee ay ku shaacisay in Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd gabar ka tirsan hay’adda ay u gacan gashay Al-Shabaab, kadibna la dilay.
Sanbaloolshe ayaa sheegay in lagu kalsoonaan karin qo raalka kooban ee lagu shaa ciyey dilka Ikraan, wuxuuna sheegay in Al-Shabaab ay dishay Ikraan, haddii NISA ay tahay Al-Shabaab, balse aysan si kale taas ku dhici karin.
"Gabadha xayndaabka hay’adda ayey ku jirt ay, qof ay ku kalsoon tahay ayey u baxday, haddii hay’adda ay Al-Shabaab tahay ma ogi, laakiin weligeed ma dhicin haddana ma dhici doonto qof xayndaabkaas ku jira in Al-Shabaab afduubtaan,” ayuu yiri.
"Sida lagu yaqaanay Al-Shabaab wey ugaa dhsan jireen dadka dowladda u shaqeeya ama saraaki isha hay’adda, abidkeedna ma dhicin qof Nabad-Sugid ah oo Shabaab afduubeen, laakiin boqolaal ay digeen oo gawaaridooda qaraxyo ku xireen waa jiraan.”
Taliyihii hore ee hay’adda NISA ayaa sidoo ka le waxa uu shaki badan ka muujiyey in hay’adda ay dishay gabadhaas, ama’se uu jiro xiriir ka dha xeeya saraakiisha NISA iyo Al-Shabaab.
"Sideedaba in Shabaab ku lug leeyihiin qofka sheega, xaguu ku dilay, goorma ayey dileen, aya ga ma sheegan meel ay soo dhigeen majiro, ma anagaa Shabaab ah? oo Shabaab afhayeen u ah, arrintaan mugdi badan ayaa ku hareysan.”
Tan iyo markii ay hay’adda NISA shaacisay dilka Ikraan Tahliil, kadib markii ay u gacan gashay ko oxda Al-Shabaab, ayaa waxa isa-soo taraya sha kiga laga qabo sax ahaanshaha arrintaas.
Xigasho:caasimadda.net

C/raxmaan C/shakuur "indhaha Soomaa lida oo dhan waxay ku jeedaan tallaabada uu qaado Ra’iisul Wasaare Rooble”
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdi shakuur ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Fac ebook waxa uu ku dhaliilay Hay’ada nabadsugida sida ay soo bandhigtay kiiska Ikraan Tahliil isagoo qoraalkisana ku shee gay inaysan dilin Ikraan Alshabaab ee loo saarinayo.Cabdiraxmaan Cabdish akuur ayaa ugu baaqay R/wasaare Rooble inuu xilka ka qaado taliyaha nabadsugida isla markaana hakiyo dhaqdhaqaaqiisa guddina u magacaabo kiiska Ikraan.
Halkan hoose ka aqriso qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu soo saaray;
Maangal ma aha in Ikraan Tahliil oo in ka ba dan labo bil la waysanaa Shalay Al-Shabaab loo saariyo. Al-Shabaab dad dila am qarxiya waa la arkay, laakiin horay uma dhic in Al-Shabaab sara akiil nabadsugid ah ka dhex qafaashaan xarum aha dowladda. Waxaase yaab leh in NISA aysan ka warqabin afduubka Ikraan, laakiin ay dilkeeda ogtahay.
Tani waxay caddeyn u tahay wadashaqaynta hay’adda Nabadsugida iyo Al-Shabaab. Waxay kaloo digniin culus u tahay in aysan jirin cid Xalay ka badqabta in ay gacanta Al-Shabaab ga sho ama xarumaha Dowladda loogu yimaado. Waxaa kaloo iyadana akhlaaq xumo ah in kiis mii saankaas leh looga hadlo fariin facebook lagu soo daabacay.
Maadaama uu masuuliyada dalka, gaar ahaan Amniga uu masuul ka yahay, Xalay indhaha Soo maalida oo dhami waxay ku jeedaan tillaabada uu qaado Raysalwasaare Rooble. Waxaan u soo jeedinayaa
1- Inuu la fariisto, jawaab u qalanta siiyo waalid ka Ikraam Tahliil.
2- Inuu badbaadiyo kalsoonida iyo aaminka lagu qabo Hay’adda Nabadsugidda.
3- Si taas u dhacdana waa in uu xilka ka qaado taliyaha Nabadsugidda, lana baaro kaalinta uu arrinkaan ku lahaa, lana xannibo dhaqdhaqaaqi isa inta uu baaritaanka socdo.
4- In Baaritaanka uu sameeyo guddi khubaro oo si toos ah xafiiska RW u hoos taga, si maalinle ah na ugu warbixiya.
Allaha u naxariisto Ikraam, ehelkeedana sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo. Waan la damqaneynaa ehelka Ikraan. Xigasho:-jowhar.com

Xildhibaano war ka soo saaray dilka Ikraan Tahliil
Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku metela beesha ay u dhalatay Ikraan oo la hadashay TV-ga Unive rsal ayaa sheegtay in marnaba aan lagu qanci karin warka ay hay’adda NISA ka sheegtay Ikraan Tahliil.
Xildhibaanada ayaa si adag uga digtay wada-shaqeyn ka dhaxeyn karta kooxda Al-Sha baab iyo NISA, maadama ay ku doodeyso in gab adha ay wateen qaar kamid ah hay’adda Nabad sugida, islamarkaana laga waday xayndaabka taliska.
"Ikraan meesha lagu waayey waa xarunta Nab adsugida dhexdeeda, meel uu qof geli karo maa ha, meel uu Shabaab iyo wax u dhow tagi karaan maaha. Hay’adda Nabadsugida warka ay ka she egen Radio Muqdisho wax aan ku qancayno ma ah,” ayey tiri.
"Haddii uu jiro heshiis ka dhaxeeya dowladda iyo Shabaab, ha naloo sheego baarlamaanka ay aa ka tirsanahay, waxaa leeyahay taliska nabads ugida oo ugu horeeyo Taliye Fahad Yaasiin adi gaa lagu weydiinaya, dhiigeeduna waa ku daba-taagan-yahay , waxaana lagaa rabaa meesha aad ka bixisay.”
Sidoo kale waxay ka dalbatay ra’iisul wasaare Rooble inuu soo faro-geliyo arrintaan, islamarka ana ay mudan tahay in uu si dhab ah uga howl-galo kiiska Ikraan Tahliil Faarax.
Hadalka Aamina ayaa waxa uu imanayaa wax yar un ka hor markii ay Al-Shabaab iska fogeysay dilka Ikraan oo ay sheegtay hay’adda Nabadsug ida in ay u gacan gashay kooxdaas, kadibna ay dileen. Xigasho:caasimadda.net

Faarax Cabdulqaadir oo ka hadlay dilka Ikraan Tahliil iyo afduubyadii ka dhashay
Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay isku beel yihiin Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay kiis ka Ikraan Tahliil Faarax oo loo heysto hey’adda NISA iyo dhalinyaro si aar gudasho ah Shalay loogu afduubtay M/Bele dweyne ee gobolka Hiiraan.
Ugu horeyn Xildhibaanka ayaa sheegay in murugada uu la qeyb sanayo qoyska Ikraan iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ka ‘argagaxay waayideedii iyo in la dilay’. "Waxaan codkeyga ku biirinaya guud ah aan dadka codsaday in baaritaan madax-ban aan lagu sameeyo dilka Ikraan, inay cadaalad he sho Ikraan waa waajib saaran dadka Soomaaliy eed ee wax garadka ah, aniguna dadkaas daba tagan dhiigga Ikraan iyo dilkaas waxuushnimada ah ayaan kamid ahay,”ayuu yiri Xildhibaan Faarax
Sidoo kale Xildhibaan Faarax ayaa wax lala ya abo ku tilmaamay in xitaa Al-Shabaabkii nabadda nebcaa ay iska fogeeyaan dilka gabashaas.
"Waxaa Shalay isoo gaartay in dad ay isku he yb yihiin Ikraan oo ka naxay dhibka gaaray, ay af duubteen seddax dhalinyaro ah oo ka soo jeeda beel kale, iyagoo tuhun ka qaba in beeshaas dad ka dhashay ay lug ku leeyihiin hey’adihii ay ka shaqeyn jirtay Ikraan,” ayuu yiri Xildhibaan Faa rax .
"Waxaan ugu baaqayaa dhalinyarada iyo waxg aradka reer Beledweyne, in dhalinyaradaas si de gdeg ah xoriyadooda ay ku helaan, sax ma ahan dhaqanka ah in dadka aano iyo wax lamid ah loo raadsado oo dad aan waxba Shalaysan loo dhib aateeyo, arrintaasna waxba kuma soo kordhiney so cadaaladda aan u goobeyno kiiska Ikraan,” ay uu yiri Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir.
Ugu dambeyntii Xildhibaanka ayaa bogaadiy ey dadaallada Ugaaska beesha Gaaljecel oo Ikra an ay ka dhalatay, guud ahaan odayaasha dhaq anka iyo maamulka magaalada Beledweyne oo Shalay u istaagay inay dhashaaqada ka dhalatay kiiska gabadhaas ay xaliyaan.
"Waxaan u rajeynayaa dadka walaalaha ah ee reer Beledweyne in shaqaaqooyin aysan lug ku la heyn ama meel kale ka dhacay aysan ku keenin xasilooni darro iyo dhibaatooyin kale oo sii dhaca, dhamaan waxaan ugu baaqayaa qeybaha oo dhan inay is dejiyaan oo ogaadaan inay yihiin dad xigto iyo ehel isku ah,” ayuu hadalkiisa ku soo ga bagabeeyey Xildhibaan Faarax Sh. Cabdulqaadir.
Dhanka kale Xildhibaan Aamino Maxamed oo golaha shacabka ku metesha reerka ay ka soo jeedo Ikraan Tahliil oo ka hadashay dhalinyarada lagu afduubtay Beledweyne ayaa tiri, "Qof aan dhibaato noo geysan yaan loo dhibaateynin Ikra an darteed, Ikaraan dadbaa lagu tuhmayaa una eedeysan, kaama hari doono, anagaa u taagan in Ikraan ay cadaalad hesho, laakiin waxaan codasa neynaa in dhalinyarada xirxiran la sii daayo, oo Ikraan darted aan loo dhibaateyn qof aan waxba Shalaysan.

Goodax Barre "Kiiska Ikraan Ma Noqon Doo no Mid Si Dhaqsi Ah Meel La Isaga Tuuro”
Wasiirkii hore ee Waxbarashada XFS Xildhib aan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Hay’adda Nabad su gidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA, hadalkaasi oo ku aaddan In Ikraah Tahliil ay u gacan gashay Al-shbaab oo ay dileen.
Waaxaa uu sheegay Goodax Barre in warka kasoo yeeray Taliska Nabadsugidda, waa nasiib darro weyn oo dalkaan ku habsatay in Shalay aan lagala saari karin ficillada Alshabaab iyo Ha y’addii Sirdoonka Qaranka.
"Waa arrin murugo iyo naxdin leh warka kas oo yeeray Taliska Nabadsugidda, waa nasiib da rro weyn oo dalkaan ku habsatay in Shalay lagala saari karin ficillada arga gixisada Alshabaab iyo Hay’a ddii Sir doonka Qaranka” ayuu yiri Wasiirkii ho re ee Waxbarashada Dowladda So omaaliya.
Waxaa uu intaasi ku daray Goodax Barre in Kiiska Ikraan uu kula Xisaabtami doono Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA, isagoo carrabka ku dhuftay in marnaba kiis ku uusan noqon doonin mid si dhaqsi ah meel la isaga tuuro, illaa caddaalad ay hesho marxuumad Ikraan.
"Waxaan hubaa oo aan shaki iiga jirin in aan kula xisaabtami doonno kiiskan oo uusan noqon mid si dhaqsi ah meel la isaga tuuro, illaa aan soo helno caddaaladda Ikraan” ayuu hadalkiisa kusoo koobay Cabdullaahi Goodax Barre.
Hadalkii kasoo yeeray Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA ayaa noqday mid hadal hayn badan dhaliyay, waxaana qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowl adda ay sheegeen in Al-shabaab aysan dilin Mar xuumad Ikraan Tahliin Balse ay ku maqan tahay gacanta dowladda, iyadoo shaki galiyay warkii Dorraad la baahiyay ee ku aaddanaa in ay u gacan gashay Al-shabaab.

”Madaxweynaha Hirshabeelle " Doorash ada Aqalka sare waxaa isku soo sharaxi kara Muwaadin walba oo xaq u leh"
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirsh abeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaa we ay aa Shalay si rasmi ah u furay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.
Munaasabada lagu furayay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan golaha wasiira da Hirshabeelle, qaar ka mid ah Musharaxiinta Senatarada Baarlamaanka Aqalka sare ee Soo maaliyo iyo xubno ka socday bulshada rayidka.
Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlayay mu naasabada furitaanka kalfadhiga labaad ee Baar lamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in waqtiga ugu badan uu maamulkiisa kaga baxay khilaaf aadka ragaadiyay howlaha doorashooyinka dal ka, islamarkaana sheegay in haatan maamulkiisa uu u dhaqaaqayo qaba shada doorashooyinka.
"Waxa balan qaadaya in muwaadin kasta oo doonaya inuu tartamo oo soo buuxiyo sharuudaha Musharaxnimo in lagu soo dari doono liiska Musharaxiinta Aqalka sare, oo aanan wax culeys ah oo gaara la saari doonin muwaa din walba oo xaq u leh oo doonaya inuu tartamo" ayuu yiri madaxweyne Guudlaawe.
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sidoo kale khudabadiisii furitaanka Kalfadhiga Baarlaama anka Hirshabeelle kaga hadlay iney jiraan Masha ariicyo horumarineed oo uu maamulkiisa ka wado deegaanada Hirshabeelle.
Madaxweyne Guudlaawe khudbadiisa Shalay
marnaba kuma soo hadal qaadin qalalaasahii
dhawaan ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee looga soo horjeeday safar la sheegay inuu isaga ku tagi lahaa M/ Bale dweyne
Xigasho:-radiodalsan.com
 

Muna Sharmaan Oo War Ka Soo Saartay Geerida Saalixi
Muna Sharmaan oo ka mid aheyd qareenadii ugu horeeyey ee difaacay badda Soomaaliya ee Kenya nagu heysato ayaa war ka soo saartay ge erida Allaha u naxariistee Maxa med Cumar Saal ixi oo Is na ahaa qareen aad loo gu amaanay kaalintii uu ka qaatay difa aca badda Soomaaliya.
Muna Sharmaan waxay ah eyd qofka kaliya ee Soo maali ah oo ku jiray qareenadii soo bilaabay difaaca badda Soomaaliya sanadkii 2014-kii, wax aana aad loogu amaanay doorkii ay ka qaadatay soo dhicinta badda Soomaaliya, intii ay ku jirtay howshaas.
"Waxaa tacsida la wadaagayaa qoyska uu ka baxay walaalkay iyo saaxiibkeey Maxamed Cu mar Saalixi oo geeriyooday 2dii Sebteembar 20 21. Max amed wuxuu ahaa nin haldoor ah oo ay xi rfaddiisu sarreyso kaasoo si hagar la’aan ah ugu shaqeeyay qaranka iyo shacabka Soomaa liyeed isagoo difaac aya qadiyadda Baddda ee nagala dhaxayso Kenya,” ayey Muna Sharmaan ku tiri qoraal ay soo saartay.
Qoraalka Muna ayaa intaas ku sii daray, "Wu xuu ahaa qof mar walba daggan, maskaxda shi ila, dhii rran, geesinnimo ay ka muuqato oo hufna an iyo dhawrsanaan ku sifoobay. Shalay waxaa shacabka Soomaaliyeed la qeybsanayaa tiiraa nyada iyo tac sida walaalkeen Saalixi oo ahaa wa ddani dhab ah iyo shakhsi leh tilmaamo suubban. Alle ha siiyo nax ariistiisa janno, xaaskiisa iyo car ruurtiisana quluubta ha u qaboojiyo.”
Allaha u naxariistee Maxamed Cumar Saalixi ayaa Shalay meydkiisa salaadda Janaasada la gula dukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka, iyadoo Shalay lagu aasay Qabuuraha Sheekh Cali Suufi ee Degmada Warta Nabadda.

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay wasiiru-dowlaha arrimaha dibada Itoobiya
Kulan uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi la yeeshay wasiirru-dowlaha arrimaha dibada Itoobiya Ridwan Xuseen, ayaa lagaga wa da hadlay xidhii dhada ganacsiga , isticmaalka De kedda Berbra ee Itoobiya iyo in la fuliyo heshiisyo labada dhinac horey u galeen.
Warbixin ay madaxtooyada Somaliland ku lanka kasoo saartay ayaa lagu sheegay in labada dhinac kawada hadleen isticmaalka Dekedda Berbera oo ay Itoobiya aad u danaysayso in ay kala soo dagto qayb kamid ah alaabada dibada uga timaada iyo horumarinta wadada Berbera Co rridor oo marin u noqon doonta ganacsiga Somaliland iyo Itoobiya. Sidookale warbixinta ay aa tilShalayy in kulan ka lagaga wada hadlay dhamayst irka heshiiyo ay hore u wada galeen Ito obiya iyo Somal iland oo la gaadhay xil igii la fulin lahaa, ink asta oo anay war bixintu faaah faahin waxa ay yihiin heshiis yad aasi.
Kulanka ayaa waxa kale oo ka qayb galay, wa siir ku xigeeenkii hore ee arrimaha dibada Soma liland Liiban Yusuf Cismaan oo Dorraad loo magaca bay xilka wasiir ku xigeenka caafimaadka oo aan wa li xilka wareejin iyo wakiilka Itoobiya ee Somaliland Siciid Maxamed Jibriil.

Laamaha amniga oo qabtay nin iibinayey hilib waraabe

Laamaha Amniga Degmada Qoryooleey oo ka tir san G/Sh/Hoose ayaa waxaa howlgal ay sameeyn ay gacanta ku dhigeen Nin Hilibka Waraabaha ku dhex iibinayay Gudaha Suuqa degmadaas si qarsoo di ah, iyaga oo ku dhex qariyay Hilbka Xoolaha.
Qabashada Ninkaan ayaa timid kaddib markii Cii damo howlgallo ka waday Degmada Qoryooley uu ka dul dhacay Ninkaan oo magaciisa ay qariyeen Ha y’adaha Amniga sabab la xiriirta baaristiisa oo aan soo dhammaan.
"Ciidanka oo howlgal wado ayaa qabtay jawaan no (Loorar) lagu soo riday Hilibka Waraabaha oo du urka lagu soo gowracay, hay’adaha ammaanka wa xa ay gacanta ku hayaan Ninkii waday oo wajahaya Baaris guud” ayuu yiri Cali Maxamed Aadan Taliya ha Booliiska Degmada Qoryooley.
Ninka lagu qabtay isagoo iibinayo Hilibka Waraa baha ayaa laamaha Amniga u sheegay in ka ganacs iga Hilibka Waraabaha qoryooley uu mooday in ay bannaan tahay sidaasna uu mar kasta uga ganacs an jiray.
Taliyaha Saldhigga Booliiska Degmada Qoryooley waxa uu sheegay in Ciidamada ammaanka in ay wa daan baaris dheeraad ah si ay wax uga qabtaan in suuqyada Hilibka lagu iibiyo la geeyo Waraabaha.
Dadweynaha kunool degmada Qoryooleey ee G/ Sh/Hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay aad u ha dal haayay Hilibka Waraabaha oo lagu iibinayay Ka waanka degmada, iyaga oo shaki weyn muujiyay.
Sheekh Umul oo ka tirsan Culumada Soomaalida ee ku nool wadanka Kenya ayaa horey u sheegay in cunista Hilibka Waraabaha uu yahay mid bannaan inkastoo ay arrintaas si weyn uga hor imaadeyn gu ud ahaan culumada Soomaalida..
Al-Shabaab.Xigasho:radiorisaala.com
Ururka Daalibaan oo Shalay ku dhawaa qaya dhismaha dowlad cusub
Taliban ayaa la filayaa inay soo dhisto dowlad Shalay iyadoo wajaheysa cadaadis gudaha iyo kan caalamiga ah si ay ugu maamusho Afgaanistaan .
Ku dhawaaqista maamul cusub ayaa lagu wadaa inay dhacdo salaada jimcaha kadib xiliga dalka Afgh anistan sida ay ilo Talibani ah u sheegeen wakaal adda wararka ee AFP.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay dib u bilowday duulimaadyadii bani’aadamnimada ee ku wajahnaa qeybo ka mid ah dalka, iyadoo isku xirtay caasimadda Pakistan ee Islamabad iyo Mazar-i-Sharif ee waqooyiga Afghanistan iyo Kandahar ee koonfurta.
Tobanaan kun oo reer Afgaanistaan ah ayaa gu daha ku barakacay rabshadihii ugu dambeeyay. Il laa nus malyuun kale ayaa sidoo kale lagu qiyaasay inay qaxooti ku yihiin dalalka deriska ah sida Pak istan iyo Iran.
Gegida dayuuradaha ee ugu weyn dalka ee Kabul ayaa weli xiran laakiin waxaa la filayaa inuu dib u furmo maalmo iyadoo la kaashanayo khubaro farsamo oo ka socota Qatar.

CALAAMADDA GANACSIGA – OGEYSIISKA GUUD
                     (gudaha dhulka SOOMAALIYA)

OGAYSIIS HALKAN WAXA LA SIIYEY: YAN QI, a Chinese Company with head office at: RM 503, BLDG 10, QIANJINHUAYUAN, JINCHENG ST, LIN’AN, ZHEJIANG PROV, CHINA.

Waa milkiilaha iyo Milkiilaha Sole ee summadahan soo socda:
 
Summadaha kor ku xusan waxaa loo adeegsadaa fasalka 09 ee caalamiga ah marka loo eego badeecadaha soo socda:

Koofiyadaha difaaca; maaskaro ilaaliya; kabaha si looga badbaado shilalka, shucaaca iyo dabka; muraayadaha difaaca; galoofyada u adkaysta aashitada; dharka aan biyuhu lahayn; kabaha caagga ee u adkaysta aashitada; jaakadaha badbaadada oo milicsada; saxan muraayad leh oo xidhan shilalka gaadiidka ee ugu horreeya; qalabka ilaalinta shaqsi ahaan looga hortago shilalka.

OGAYSIIS WAXAA KALOO BIXIYAY in dacwado sharci ah lagu qaadi doono qof kasta ama shirkad adeegsata isla sumadda ama ku dayasho kasta, ama cid kasta oo ku xadgudubta xuquuqda lahaanshaha astaanta.

Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan la xiriir:

Inventa InternationalEmail:
info@inventa.com



UNOPS JOBS


Operations Senior Assoicate


Job categories                       Project Management, Programme Management
Vacancy code                       VA/2021/B5001/22407
Department/office               NYSC, Peace and Security Cluster
Duty station                         Nairobi, Kenya
Contract type                      Local ICA Support
Contract level                      LICA-7
Duration                           Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,
availability of funds and satisfactory performance)

Application period 01-Sep-2021 to 15-Sep-2021
Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

Background Information - PSC

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.
UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.
Functional Responsibilities

Under the supervision of the Project Manager for Capacity Building (CB) in Human...
Competencies
.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements

Education: First level university degree (Bachelor’s of equivalen...
Contract type, level and duration

Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract le...
Additional Considerations

Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...
Background Information - UNOPS
.

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip