Hooyada Ikraan Tahliil "Bidix iyo midig meelna uma dhaafto Fahad Yaasiin Gabadheydii"

0
Friday September 03, 2021 - 07:11:45 in Wararka by
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hooyada Ikraan Tahliil "Bidix iyo midig meelna uma dhaafto Fahad Yaasiin Gabadheydii"

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

      Qaali Maxamuud Guhaad, oo ah hooyada dhashay Ikraam Tahliil Faarax, ayaa gaashaanka u daruurtay in gabadheeda ay dileen ururka Al-Shabaab.

Warka dilka Ikraan oo ka tirsaneyd hay’adda sirdoonka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay warbaahinta dowladda, kaas oo tilmaamay in ururka Shabaab ay afduubteen gabadhaas kaddibna ay dileen, iyadoo aanan lagu darin wax faafaahin ah oo intaasi dheer.

      Hayeeshee hooyo Qaali ayaa sheegtay in hay’adda sirdoonka qaranka ee NISA ay "ku raadgudanayso warkaas, iyagana ay mas’uul ka yihiin gabadheeda la la’yahay.

     Waxa ay ku adkaysanaysaa in illaa hadda uusan jirin war cad oo qeexaya xaalka gabadheeda geeri iyo nolol toona.

Xalay fiidkii ayay aheyd markii Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ee NISA ay sheegtay in Ikraan Tahliil ay afduubteen Al-Shabaab, isla markaan ay dileen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip