HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES KHAMIIS 26-KA AUGSTO 2021
...
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyee yay Madaxweynaha cusub ee Zambia
Madaxweynaha JFS,Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dhowaan la doortay ee dal ka Zambia, Haka inde Hic hilema oo lagu caleemo saaray Caas imadda dal kaas ee Lusaka.
Hakainde Hichilema ayaa ahaa hoggaamiy aha Mucaaradka dalkaas isagoo tartanka Doo rashada kaga guulaystay xusbi xaakimkii hore talada u hayey.
Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray xiisadda Beledweyne
Afhayeenka XFS,Md.Maxamed Ibraahim Ma calimuu ayaa shaaciyay in R/wasaaraha XFS Md., Maxamed Xuseen Rooble uu shaqsiyan u istaagi doono wax ka qabashada khilaafka ka jira gobolka Hiiraan.
Maxamed Ibraahim Macal imuu ayaa arrintaan ka she egay kulankii ay Dorraad yee sheen Golaha Wadatashi ga Qaran iyo Beesha Caalamka, oo looga hadl ayey arrimaha doorashooyinka dalka.
Afhayeenku si faahfaahsan uma sheegin si da uu ra'iisul wasaaruhu ku xalinayo khilaafka ka jira G/Hiiraan, hase yeeshe waxa uu qeyb weyn ka noqonayaa dadaallo lagu xallinaayo xi isadda ka taagan maamulka HirShabeelle.
Dhinaca kale, Ilo-wareedyo lagu kalsoon yah ayaa Caasimada Online sheegtay in ay u she egay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo iyo R./Wasaare Maxamed Xuse en Rooble ay la xiriireen Ugaaska Beesha Xaw aadle, iyagoo kala hadlay xaaladda cakiran ee M/Beladweyne.
"Ugaaska waxa uu noo sheegay in Farmaajo iyo Rooble la soo hadleen kana dalbadeen in x aalada la qaboojiyo lana xalin doono tabasho oyinka jira," ayuu yiri Nabaddoon Cilmi Guure Hagar
Nabaddoon Hagar oo kamid ah odayaasha ugu caansan G/Hiiraan ayaa sheegay in xayir aadii ay ciidamada Milateriga saareen Madaxw eyne ku xigeenka HirShabeelle laga qaaday.
Si kastaba, Odoyaasha dhaqanka G/Hiiraan ayaa ku guuleestay inay magaalada ka saara an ciidamadii Janaraal Xuud, halka kuwii Milat eriga dib loogu celiyay saldhigyadii ay ka soo baxeen ee gobalka Hiiraan.
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay madax ka socotay Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda XFS Md. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Shalay xarunta wasaara dda ee M/Muqdisho kulan muhiim ah kula yee shay Kristina Svensson oo ah wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka Bariga Afrika.
Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay dib-u-habeynta Maaliyadda, Ma shr uucayada horumarine ed ee bankiga uu ka wa do Soomaaliya iyo dada lada Wasaaradda Magaalada ee ku aadan sa re uqaadidda dakhliga gudaha.
Kulankaasi u dhaxeeyay madaxda Bangiga Dunida iyo Wasaaradda maaliyadda, waxa uu ku soo gabagaboobay jawi heer sare ah,iyadoo diiradda la saaray sidii maamulka Gandhiga uu gacan uga geysan lahaa horumarka dhaqaala ha Soomaaliya
Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo naftooda kala soo cararay Beladweyne
Sida ay sheegtay in ay Caasimada Online ay aa xaqiijisay in M/Muqdisho ay soo gaareen Xil dhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Xil dhibaan Cabdirisaaq Axm ed Maxamed "Jindi" ka dib markii ay kusii sugna an waayeen M/Bel adwe yne oo gashay xaalad kacdoon ah.
Xildhibaanadaan kusoo laabtay Muqdisho ay aa qeyb ka ahaa siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo Beladweyne u tagay inay halkaas geeyaan Ma daxweynaha HirShabeelle Cali C/hi Xuseen Gu udlaawe, balse magaalada ay gashay xaalad cakiran.
2daan Xildhibaan ayaa sheegay inay Bela dweyne ku soo arkeen bulsho dhan oo isugu ji ra haween,Carruur iyo Ciroole oo dhamaantod diiddan maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Cali Guudlaawe, sidaas dartedna ay Muqdisho ugu soo laabteen inay ka fikiraan xaalad kale oo ay ku hagaagi karto HirShabeelle.
Xaaladda Beladweyne ayaa hadda daggan ka dib fowdadii habeenkii Axadda ka dhacay xarumaha ugu muhiimsan ee maamulka, kuwa as oo ay qabsadeen ciidamada ka gadoodsan tagista Cali Guudlaawe ee Beladweyne.
Waxaa jira walaac xoog leh oo ay qabaan dadka reer Hiiraan iyo siyaasiyiin kalaba oo ku aaddan sidii xal loogu heli Beladweyne oo mu ddo dheer wajaheysa xaalad kacdoon ah oo ka dhan ah Cali Guudlaawe.
Xaaladda ayaa waxaa uga sii daraya xil dhi baano gobolka ka soo jeeda, oo saameyn xoo ggan leh, uuna ka mid yahay wasiirkii hore ee waxbarashada C/hi Goodax Barre oo sii dhiiri-gelinaya in laga soo horjeesto Cali Guudlaawe.
Xigasho:caasimadda.net
Madaxweyne Qoorqoor oo Muqdisho kula kulmay Magatte Guisse
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe ee Shalay M/Muqdisho kula kulmay Wakiilka Hay' adda Qaxootiga Adduunka UNHCR ee Soma liya, Magatte Guisse.
Labada dhinac ayaa ka wadahadlay xoojin ta wadashaqaynta hay'adda & Galmudug iyo sidii UNHCR xafiis uga furan laheyd M/Dhuusamareeb.
"Kulanka ayaa looga had lay xoojinta wadashaqaynta UNHRC iyo D/Galmudug iyo sidii loo dardargelin lahaa xaf iiska hay'adda ay dhawaan ku yeelan doonto Caasimadda Dhus amareeb." Ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug.
Nin Soomaali ah oo weeraray safaaradda Faransiiska ee magaalada Darussalam iyo shan qof oo geeriyooday
Madaxweynaha Tanzania ayaa Shalay sheegtay in shan qof, oo ay ku jiraan saddex sarkaal oo boolis ah, lagu dilay dagaal ay la ga leen nin hubeysan, meel u dhow safaaradda Faransiiska ee magaalada Darussalam.
Dambi-baaraha guud ee Tanzania Simon Sirro ayaa weriyayaasha u sheegay in ninka weerarka soo qaaday uu kasoo jeedo Somalia
Illaa iyo iminka ma cadda haddii weerarka oo ka dhacay aagga sida aadka ah loo ilaliyo ee xee n daabka diblomaasiyiin ta uu ahaa weerar argagixiso.
Si kastaba, dambi-baare Sirro ayaa sheegay in weerarka ay suurta-gal tahay inuu xiriir la leeya hay dagaalka jihaadka ah ee ka socda dalka deriska la ah Tanzania ee Mozambique, halkaa si oo dalal badan oo African ah ay ku biirayaan isku dayga looga adkaanayo kooxda dalkaas ka dhisan ee la baxday Al-Shabaab.
Muuqaallo lagu baahiyay mareegyada oo aan si dhab ah loo xaqiijin karin ayaa muujina ya albaabada safaaradda Faransiiska ee Dar ussalam, nin taagan banaanka albaabka, iya doo la maqlayo dhawaqa rasaasta.
TV-yada Tanzania ayaa baahiyay muuqaallo muujinaya booliiska oo xiran jaakadaha aysan xabbadu karin oo isku duwaya wax u muuqday mayd yaallay bannaanka safaaradda, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Reuters.
Safaaradda Mareykanka ayaa soo saartay diginin amni, waxayna muwaadiniinteeda ugu digtay inay ka fogaadaan aagga. Iska hor-ima adka ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn goo btii ay ka dhaceen qaraxyadii bishii August 1998-kii lagu weeraray safaaradda Mareykan ka ee Darussalam...Xigasho:-Caasimada.net
Xukun Lagu Riday Muwaadin Soomaali Oo Kumanaan Dollar Ku Dhacay Internet-Ka
Maxkamadda Crown Court ee M/London ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa ay xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu Internet-ka dad ugadhacay lacag gaareysa 253 kun oo dollar.
Muwaadinka oo lagu magacaabo Cabdisala an Daahir ayaa Maxkamaddu ku heshay dembi ah inuu si khiyaano ah ku dha cay dad isaga oo iska dhigaya inuu ka tirsan yahay shirkada ha Royal Mail iyo HMRC ee dal ka Ingiriiska.
Cabdisalaan Daahir ayaa la til maamay uu gurigiisa ku heystay maqaallo loo isticmaalo khiyaanada iyo dhaqidda lacagta, isla markaa na dadka shacabka u diri jiray farr iimo qoraale ed been abuur ah.
Daily Mirro ayaa ku warrantay in farriimaha uu diri jiray Cabdisalaan loo maleynayo inay ka yimaadeen Royal Mail,bangiyada waaweyn UK iyo shirkadaha taleefannada gacanta, balse Dhambaalada ay ahaayeen kuwo la farsame eyay.
Sidoo kale Muwaadinka ayaa qirtay inuu dad ka khiyaano ahaan ugu dhici jiray lacagta, isa ga oo adeegsanaya Computero iyo aalado kale oo qaarkood Saraakiisha Booliska ay gurigiisa ka heleen, kadibna baaris ay ku samayeen ku ogadeen in dad farabadan horey loogu dhacay.
Maxkamadda Crown Court ee M/London ee dalka Ingiriiska ayaa Cabdisalaan Daahir oo 20-sanno jir ah ku xukuntay 2 sanno oo xabsi ah, wuxuuna Muwaadinka degan yahay xaafa da Enfield ee Waqooyiga London.
Al-Shabaab oo soo bandhigay gaadiid iyo hub 'ay ku qabsadeen' dagaalkii Camaara
Xafiiska Warfaafinta ee Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weerarkii ay ku qaad een saldhigga ciidanka DF/Soomaaliya ee dee gaanka Camaara ee G/Mudug halkaas oo ay kooxda Al-Shabaab sheegatay inay ku dishay 35 askari.
Weerarka ay Al-Shabaab ku qaaday Camaara oo ku bilowday qarax xooggan ayaa dhacay ar oornimadii hore ee Dorraad, waxaana koox da Al-Shabaab u suur ta gashay inay gacan ta ku dhigaan magaalada Camaara, inkasta oo saacado ka dib dib looga qabsaday.
Al-Shabaab ayaa sheegatay inay dagaalkaas ku qabsatay illaa 18 gaari oo ay ku jiraan gaa diid casri ah oo ay wateen ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Galmudug Axmad Kaariye Qoorqoor, waxayna sidoo kale sheegtay inay qabsatay hub iyo saanad ciidan.
Sawirada ay soo bandhigeyn ayaa waxaa si doo kale ku jiro meydad ay sheegeyn inay yi hiin ciidamada Dowladda inkastoo aysan jirin illo madax-banaan oo xaqiijiyey.
Balse sawirada ay soo bandhigtay Al-Sha baab ayaa waxaa laga dhex arkayaa illaa 4 ga ari kuwaas oo laga qaaday sawiro dhinacyo ba dan ah si loogu muujiyo inay yihiin gawaari tiro badan.
Ma cadda in Al-Shabaab ay weli haysato ba abuurtaas iyo in kale, maadaama magaalada dib looga saaray kadib markii jab ballaaran la gaarsiiyey.
Taliska ciidamada militariga Soomaaliya ay aa sheegay in duqeyn ka dhacday Camaara la gu dilay illaa 90 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab sida lagu sheegay qoraal lagu daab acay barta Twitter-ka.
"Maleeshiyaadka Al-Shabaab waxay isku da yeen inay weeraraan tuulada Camaara waxay na la kulmeen qasaaro aad u badan. Shalay ayaa la qaaday duqeyn xagga cirka ah oo lala beegsaday al-Shabaab oo lagu dilay ugu yara an 90 argagixiso ah," ayaa lagu yiri qoraalka twitter-ka.
Xigasho:Caasimadda.Net
Xafladda Qalinjebinta 70 arday oo ka baxd ay Dugsiga iyo Xanaanada Amal oo Muq disho lagu qabtay
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ku qalinjebinayeen inkabadan 70 arday oo wax ka baratay Dugsiga iyo Xannaanada Amal ayaa Shalay lagu qab tay Hoolka Jaamacadda Hormuud ee M/Muqd isho. waxaa munaasabad da ka qaybgalay Mas uuliyiin ka socday dowladda Soomaaliya, Culu maa'udiin,Macalimiin,dhaqaatiir,waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay .
Maamulaha Mu'asasada Amal Safiyo Cabdi Xafiid ayaa waxa ay ka hadashay Taariikhda , Waxqabadka iyo ujeedooyinka loo aasaasay Amal iyadoo tilmaamtay in ardayda ay wax bar aan ay ku jiraan 80 arday oo agoon ah oo si la cag la'an ah ay wax ku baraan.
Gudoomiyaha Hay'adda Culimada Soomaa liyeed Sheikh Bashiir Axmed Salaad iyo Sheikh Cabdi Xayi Sheikh Aadan oo ah Gudoomiyaha Madasha Culumada Soomaaliyeed oo munaa sabadda ka hadlay ayaa waxa ay bogaadiyeen shaqada ay hayso Xannaanada &Iskulka Amal.
Waxa ay sheegeen in tarbiyeynta carruurta ay tahay waxa kaliya ee dalka uu hormar ku gaarayo Sidoo kale waxaa munaasabadan ka hadlay qaar kamid ah waalidiinta ay caruurtoo da ka qalin jabinayeen oo munaasabadda wax ayna bogaadiyeen Mu'assasada Amal sida wanaagsan ay caruurtooda wax u bareen .
Mu'asasadaan oo ka kooban xannaano iyo Iskuulka ayaa waxaa hirgaliyay gabadho som aliyeed kuwaa oo u istaagay wixii ay barteen in ay uga faa'iideeyaan dhallaanka Soomaaliy eed.
Booliiska Galmudug oo Howlgal dad lagu qabqabtay ka sameeyay Gaalkacyo.
Ciidamada Booliska Galmudug ayaa saac adihii la soo dhaafay waxaa howlgallo kala du wan oo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay xaafadaha M/Gaalkacyo ee Xarunta G/Mudug.
Howlgalka ayaa Ciidama da waxaa ay ku baarayeen Gaadiidka iyo Guryaha qa ar, waxaana saraakiisha Cii damada ay sheegeen in ho wlgalka uu ahaa mid lagu xaqiijinayay Amniga maadaama doorasho ay halkaasi ka dhaceyso.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Gaalkac yo ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka lagu qabqabtay dad lagu tuhmayo inay kamid yihiin kuwa falalka Amni darro ka geysta Magaalada Gaalkacyo.
Sidoo kale waxaa ay sheegeen saraakiisha in howlgallada ay sii wadi doonaa ilaa iyo inta laga xaqiijinayo Amniga M/Gaalkacyo oo dho wr jeer weeraro iyo dilal ay ka dhaceen.
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta G/ Mudug ayaa waxaa ay kamid tahay Goobaha loo ast eeyay inay ka dhacaan doorashada Aqalka Ho ose qeybta ka imaaneysa Galmudug, waxaana siweyn loo adkeeyay Amniga Magaalada.
Kacdoonka Beledweyne oo lugaha la galay Farmaajo iyo xildhibaan sir kashifay + Video
Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Maxamed Jindi oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey in madaxweyne Farmaajo iyo kooxda Nabad iyo Nolol ay ka da mbeeyaan kacdoonka ka dhacay M/Beledwey ne ee xarunnta G/Hiira an
Magaalada Beled weyne ayaa waxaa ha beenkii Axadda qab saday koox la baxday Badbaado Hiiraan oo ka soo horjeedda maamulka HirShabeelle iyo inuu halkaas tago madaxweyne Cali Guudlaawe.
"Ciidamada qabsaday Magaalada waxaan u aragnaa inay tahay qorsho uu lugaha kula jiro Farmaajo iyo kooxda Nabad iyo Nolol kuwaas oo doonaya inay muujiyaan in Beledweyne ay san nabad aheyn, ciidamada waxaa xukuma Farmaajo waxayna ku shaqeeyaan amarkiisa," ayuu mar kale yiri Xildhibaan Jindi oo wareysi siiyey idaacadda Kulmiye ee M/ Muqdisho.
"Aniga, xildhibaano klae iyo taliyihii hore ee NISA waxaan Beledweyn u tagnay sidi aan xal uga gaari laheyn xiisadda Beledweyne, waxa an la kulanay qeybaha kala duwan ee Bulsha da iyo odayaasha dhaqanka, sidoo kalana wa xaan la kulanay Ugaaska Beesheena, waxa ana ka wada-hadalnay sidii xal loo gaari lahaa, iyadoo howsha meel fiican noo mareyso ayaan halmar ka war helnay ciidamo la wareegay ma gaalada," ayuu yiri Xildhibaan Jindi.
Xildhibaan Jindi ayaa sheegay in laga bad baaday in Beledweyne ay marti geliso dagaal, wuxuuna arrintaas uga mahadceliyey Ugaaska Beesha Xawaadle oo uu sheegay inuu amar ku bixiyey inaan wax dagaal ah laga sameyn gud aha Magaalada.
Mar wax laga waydiiyey ujeedada uu Far maajo ka leeyahay ciidamada qabsaday Beled weyn ayuu sheegay inay tahay inuu muujiyo in Beledweyne ay tahay meel aan nabad aheyn, islamarkaana uusan ka dagin madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe.
Warar ay sheegtay inay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in tani ay tahay qorshe cadaadis lagu saarayo Guudlaawe, si liiska mu sharaxiinta Aqalka Sare uga reebo xubnaha ay san rabin Villa Somalia, uguna soo daro kuwa ay wadato. Halkaan hoose ka dhageyso warey siga Xildhibaan Jindi oo dhameystiran
Xigasho:-Caasimadda.Net
Dad badan oo mar kale dalka ugu geeriyo oday COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee da lka laga diiwaangeliyay, sideed iyo afartankii saac ee la soo dhaafay.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa Xalay sheegtay in xanuunka COVID-19 laga baaray 2,425 qof, dalka oo dhan, lagana helay 124 qof
Warbixinta Wasaaradda ayaa lagu sheegay in 54 kiis laga diiwaangeliyay Puntland, 50 kiis Gobolka Banaadir, 14 kiis Somaliland, 5 kiis Galmudug iyo 1 kiis oo Koonfur Galbeed laga diiwaangeliyay.
Sida ku cad warbixinta, dadka xanuunka la ga helay 64 ka mid ah waa rag, iyadoo 60 kal ena ay haween yihiin, halka 71 ruux-na ay xan uunka ka bogsadeen.
Wasaaradda ayaa sheegtay in sideed iyo afartankii saac ee ugu dambeysay, ay dalka xa nuunka ugu geeriyoodeen 11 qof, taasoo wa darta guud ee dhimashada dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 938 qof.
Dalka ayaa wajahaya mowjadda 3aad ee COVID-19, xilli inta badan bulshada aanay ku ba baraarugsanayn soo laba kacleynta xan uunka.
Banaanbax looga soo horjeedo Alshaba ab oo ka dhacay Gaalkacyo
Wararka ka imanaya M/Gaalkacyo ayaa sheegaya in bannaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab oo ay soo abaabuleen laa maha Amniga degmada iyo Maamulka Mag aalada uu ka dhacay Koofurta magaalada Gaalkacyo.
Banaanbaxa wax aa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Galmudug, Maamul ka degmada Gaalk acyo, Saraakiisha Ciidamada, Culima'udiinka, Odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaal ada Gaalkacyo.
Mas'uuliyiintii ka hadashay banaanbaxa ay aa sheegay inay kas oo horjeedaan dhibaato ay sheegeen in Al-Shabaab ku hayaan Bulsh ada Soomaaliyeed ayna la dagaalami doon aan.
Mas'uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkac yo ee Galmudug ayaa dhankooda waxaa ay u ga mahad celiyeen Bulshada sida ay dareenko oda ugu muujiyeen sida ay uga xun yihiin dbib aatada ay Shacabka Soomaaliyeed ku hayaan Al-Shabaab.
Bannaanbaxa ayaa ku soo beegmaya xilli maalmihii la soo dhaafay deegaano ku yaal Ko onfurta Gobolka Mudug ay ka socdeen dagaa llo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.
Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyood ay Shil Gaari oo ka dhacay Koonfur Afrika.
Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa u Geeriyoo day gaari dardaray (jiiray) xilli ay ceyrsanay een Rag hubeysan oo Burcad ah Gobalka Eas tern Cape oo ku yaalla Dalka Koonfur Afrika.
Marxuumka oo lagu Magacaabi ji ray Cabdira xman Xasan oo ku ma gac dheeraa (Carab Xa san) ayaa gaari uu ku dilay wadada R75 ee is ku xirta Magaalooyinka Despatch iyo Port Eli zabeth.
Warar la helay ayaa sheegaya in muwaadin ka geeriyooday uu ka cararay rag hubeysan oo rabay inay dhacaan gaari uu lahaa oo noociisu ahaa Quantum waliba nooca panel van, sida uu sheegay qof kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku daraya an in darawalkii waday Gaariga oo Soomaali ahaa uu wacay ehellada marxuumka, taas oo keentay inay meydka goobta ka qaadaan.
Golaha wakiilada Somaliland oo ansixi yey Xeer-hoosaadka Golaha
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somalil and, ayaa ansixiyey xeer-hoosaadka golaha oo wax kabadal lagu sam eeyay xeer-hoosaad kii golihii hore ku shaq ayn jirey. Illaa 70 xildhiba an oo ka mid ah 76 xubnood oo kalfadhiga Shalay ee golaha joogay ayaa u codeeyay in xeerka si duuduub ah lagu ansixiyo, 4 xildhiba an ayaa diiday, 1 xildhibaana wuu ka aamusay
Xildhibaannada kasoo horjeestey ansixinta xe erka, ayaa sheegay in ay ka biyo diideen hab ka duuduubka ah ee goluhu u ansixiyey xeerka iyaga oo sheegay in ay doonayeen in qodob qodob loo ansixiyo.
Golaha ayaa guddi ka kooban 15 xildhibaan u saaray wax ka badalka iyo kaabista lagu sa meeyay xeer-hoosaadka golaha, kuwaasi oo wax ka badalka xeerka ka shaqaynayay mud do ku dhaw bil, iyadoo fadhiyada golahana lag aga doodi jiray.
Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi
Dhuusamareeb:-Maxkamadda gobolka Gal gaduud ayaa Shalay xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eede ysnaa kufsi iyo afduub uu ugu geystay dega anka Godinlabe, Farxiyo Cali Maxamed oo 6 jir ah 19-8-2021.
Axmed Salaad Kulane, Garsooraha maxka madda G/Galgaduud ayaa doodo iyo qiraallo dheer ka dib xiritaanka fadhiga ku riday eedeys anaha 5-sano oo xabsi ah iyo bixinta labo neef oo Geel ah oo ay maxkamaddu sheegtay in ay noqonayaan dhiigga gabadha.
Maamulka iyo Shacabka Hirshabeelle oo xa kameeyay fatahaadda Webiga Shabeelle.
Maamulka G/Shabeellada dhexe, kan deg mada Jowhar iyo dadweynaha halkaasi ku dha qan ayaa ku guuleystay inay xiraan Buq ama goob ay kasoo jabsadeen biyaha Webiga Shab eelle oo ku taalla Tuulada Moyke.
Guddoomiyaha degmada Jowhar, Cusmaan Muqtaar Maxamed Ba arreey ayaa uga ma had-celiayay mas'uuli yiintii ka qayb qaadat ay xirista Ishan iyo shacabkii kaalinta weyn ka geystay.
Duqa Magaalada Jowhar Saalax muuddeey ayaa sheegay in Buqda fakatay sare ugu kacd ay joogga Webiga 12 Mitir, loona baahan in mar walba isha lagu hayo dhaq-dhaqaaqa biya ha maaddaama uusan Webigu Jembiyo dhaa dheer.Biyaha jabsaday Buqda ku taalla degaan ka Moyke ayaa saamaysay dalag fara badan oo halkaasi ku yaallay, waxayna maamulka iyo bulshaha halakaasi ku dhaqanba sheegeen in ay la tacaali doonaan waxyeellada uu geysto fatahaadda Webiga.
Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay eed aha loo jeedinayo dugsiyada Shabak ada Abaarso
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Wa raabe, ayaa duullaan horumarka Somaliland ka dhan ah ku til maamay eedaha loo jeedinayo dugsiyada Shaba kada Abaarso, ee ah in macalimiinta Sha bakada Abaarso ay diinta Masiixi ga faafiyaan."Waad aragtaa in guushi aynu ga adhnay ee adduunka oo dhani inoo soo jeeds aday Shalay la do onayo in la xaaraameeyo, iftiinkii inoo baxaba waxa la doonayaa in la dumiyo, waxaana la isticmaalayaa qaar inaga ah" ayuu yidhi guddoomiyuhu.
"Somaliland waa meesha kaliya ee marka Sucuudiga laga yimaado, aanad arkayn inan ti mo qaawan, shaleemo, tiyaatar, shiishad, waa dhul asturan, barakaysan hadana iskuulka car uurtaydu dhigato ayaa la leeyahay waa gaalo, aniga la i yidhi kaniisad buu furay" ayuu guddo omiyuhu hadalkiisa ku daray.
Qaar kamida dadka baraha bulshada istic maala ayaa dugisiga Abaarso iyo Jaamacadda ka fircantay ee Barwaaqo ku eedeeya in maca limiintooda oo ajaanib ahi ay ardayda baraan waxyaabo diinta Islaanka ka dhan ah, taasi oo xukuumada Somaliland, madaxda Shabakada Abaarso, ardayda iyo waalidiintuba beeniyeen.
Somaalida iyo Canfarta oo mar kale Dagaal ka dhex Qarxay.
Muqdisho:-Dagaal u dhaxeeya Somaalida iyo Canfarta ayaa markale ka qarxay deegaano ay wada dagaan Soomaalida iyo Canfarta.
Maleeshiyaadka Canfarta ayaa la sheegay in ay da gaal kusoo qaadeen magaalada Candhuufo oo ay ku sugan yihiin Soomaalida.
Maleeshiyada Canfarta ayaa horey waxay u qabsadeen magaalooyinka Cadheyti iyo Garbac ise, iyagoo lagu eedeeyay in halkaas gaboodfallo ay ka geesteen. Dagaalka ayaa weli socda, iyadoo lasoo wari nayo inuu jiro khasaare soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya.
Somaliland oo xabsiga kasii daysay rag muddo dheer u xidhnaa argagixiso-nimo
Xukuumada Somaliland ayaa xabsiga kasii da ysay 5 nin oo falal argagixiso ugu xidhnaa Xab siga Dhexe ee Hargaysa, kuwaasi oo qaarkood muddo 20 sano ku dhaw xabsiga ku jireen.
Raga lasiidaayay ayaa wa xa kamid ah Cabdiraxman In dha-cadde,Daa'uud Salax Iidle, Jaa mac Kuutiye iyo Cabdira xman Diyo oo lagu helay in ay ka danbeeyeen dilal khaarajin ah, oo sanadkii 2003 lagu dilay ga badh Talyaani ah oo kalkaliso caafimaad ka ah ayd Isbitaalka Boorama, iyo macalimiin ajinabi ahaa oo wax ka dhigi jiray dugsiga Sos ee mag aalada Sheekh.
"Aad baan ugu mahad celinayaa dadkii so odayn tayda ka qayb qaatay, waxan xidhnaa 17 sano, cafis madaxweyne ayaan kusoo baxay, sa ddex nin oo saxibaday ka mid ah ayaa xori yado oda helay" Cabdiraxman Indha-cadde ayaa sida Somali Cable u sheegay.
Waxa kale oo lasii daayay Cabdillaahi Maxm uud Yusuf oo muddo 3 sano iyo 7 bilood ah xab siga ugu jiray danbiyo la xidhiidha in uu ku lug lee yahay ururka Daacish, ee ka dagaalama gobolo adduunka kamid oo Soomaaliya ku jirto. Yusuf ay aa madaxweynaha uga mahad celiyay soo dayn tiisa.
"Marka hore Alle ayaa mahada iska leh, waxa kaloon u mahad celinayaa madaxweynaha Som aliland Muuse Biixi Cabdi, aad iyo aad ayaad u mahad santahay ayaan ku leeyahay mudane ma daxweyne, raganimo ayaad na tustay ayaanu ku leenahay, Soomaalina tusaale ayaad u noqonay sa " ayuu Cabdillaahi Maxamuud Yuusuf ayaa sida Somali Cable u sheegay.
4 kamid ah raga Shalay lasii daayay ayaa xabsiga la dhigay wakhtigii madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin halka ninka 5aad na la xidhay sanadkii 2017.
Saaxiibada Beesha Caalamka oo Wala ac ka muujisay qaabka loo maareeyay doorashadii Aqalka Sare
Warsaxaafadeed ay soo saareen Beesha Ca alamka ayaa loogaga hadlay arrimaha dooa shada dalka iyadoo Beesha Caalamka markii u gu horeysay soo jeedisay walaac ku aadan qa abkii loo maareeyay doorash adii Aqalka Sare oo qaar ka mid ah Maamul Goboleedya da dalka dhawaan lagu qab tay.
Ugu horeyntii war saxaafadeedka ayaa lagu soo dhaweeyay shirka Madasha Wadatashiga Qa ran ee 21 iyo 22 Agoosto, waxayna bogaadiyeen wadatashigooda joogtada ah si horey loogu wado hanaanka doorashada.
Beesha Caalamka waxa ay War Saxaafadeed ka ay soo saareen ugaga hadleen doorashadii Aqalka Sare.
"Waxaan aragnaa in la dhammeystiray doora shada Aqalka Saree e Puntland iyo Koonfur Galb eed iyo in hanaanka laga billaabay Jubaland iyo Galmudug. Waxaan sidoo kale garowsanahay wa laaca laga keenay hanaanka doorashada Aqalka sare, waxaana Golaha Wadatashiga Qaran ku bo orinaynaa inay arrimahan wax ka qabtaan si loo taageero hanaan doorasho oo daahfuran, waqti yaysan, loo wada dhanyahay oo lagu kalsoonaan karo oo loo qabto Golaha Shacabka."ayaa lagu yiri War Saxaafadeedka.
Beesha Caalamka ayaa war saxaafadeedka ay soo saareen waxa ay ku baaqeen in la ilaaliyo qoondada haweenka. "Iyagoo la xusuusanaya in boqolkiiba 24 ee kuraasta Aqalka Sare ay ilaa iyo hadda haween ku guuleysteen, waxaan ku baaq aynaa in dadaallada la laballaabo si loo gaaro qo ondada haweenka ee ugu yaraan boqolkiiba 30 ee kuraasta labada Aqa lee Baarlamaanka ay haweenku helaan."
Sidoo kale War Saxaafadeedka ayaa lagu soo hadal qaaday arrimaha amniga ee doorashada dalka.
"Waxaan soo dhoweynaynaa dhismaha Gudd iga Amniga Doorashada, waxaana ku baaqaynaa in dib loo billaabo kulamada guddiga si loo xa qiijiyo in qabanqaabada amniga laga diyaariyo dhammaan goobaha codbixinta ka hor doora shada Aqalka Hoose iyo in tixgeling la siiyo amn iga ergada, musharaxiinta iyo xubnaha guddiga haweenka ah."
Ugu dambeyntii War Saxaafadeedka ayaa loo gu baaqay dhinacyada kala duwan ee siyaasad da dalka inay ilaaliyaan hufnaanta doorashada.
"Saaxiibadu waxay Golaha Wadatashiga Qar an iyo saamilleyda kale la wadaagayaan inay rum eysanyihiin in hufnaanta hanaanka doorashadu ay muhim u tahay xasilloonida Soomaaliya, waxa an sidaa darteedy GWQ ku dhiirigelinaynaa inay qaadaan tallaabooyinka lagama maarmaanka si loo xaqiijiyo in hanaanka doorashada lagu dha mmeystiro si lagu kalsoonaan karo, daahfuran oo waqtigii loogu talagalay ku dhacda.Saaxiibada beesha caalamku waxay ku hanweynyihiin inay sii wadaan wada shaqaynta si loo hirgeliyo han aan doorasho oo daahfuran oo waqtigiisi ku dhaca."
Turkiga oo Carwo Caalami ah ku soo bandhigay hub ay Dunidu la yaabtay
Ankara:– Turkiga ayaa Carwada 15-aad ee Caalamiga ah ee Difaaca (IDEF 2021) kusoo b andhigay agabkii ciidan ee ugu dambeeyey ee uu isagu sameeyey kuwasoo iskugu jira min gawaar ida gaashaaman, gantaalaha la hago, day uuradaha guuxooda ka dheereeya jiilka ugu dam beeya ilaa qalab iyagu is wada.
from special-purpose armored vehicles to gui ded missiles and unmanned platforms.
Carwada oo ay iska kaashadeen Madaxtooya da Turkiga, Iskaashatada Agabka Ciidanka (SSB) iyo Sanduuqa Ciidamada Xoogga Turkiga (TSK GV), ayaa waxaa kasoo qayb galay 1,283 sharik adood oo ka kala socda 53 dal iyo 169 wefdi oo metelaya 83 dal iyo 76,010 oo booqde iyo 394 weriye.
Turkiga ayaa soo bandhi gay gantaalaha la hago ee Kuzgun-SS oo ay dhi tay Tubitak SAGE, Havelsan oo soo bandhigtay agab dhijitaal oo dhowr jaad ah, TAI oo soo ban dhigtay Miigga MMU oo diyaar noqonaya 2023-ka oo ku beegan Maalinta Jamhuuriyadda Casriga ah ee Turkiga iyo sidoo kale dhamaadka heshiis cadaalad darro iyo xaniinyo qabad ku ah Turkiga oo 100 sanadood ah.
FNSS ayaa sidoo kale soo bandhigtay gaw aarida gaashaaman oo casri ah, Bayraktar ayaa iyaduna keentay dhowr nooc oo daroonno ah oo yar yar iyo waawaynba ka kooban.
Turkiga oo mudaba ku jirey qorshe isku tashi ah, haatanna ugu yaraan 70% hubka uu adeeg sado isagu soo saari kara, ayaa tan iyo markii la ga saaray Barnaamijka F-35 wuxuu sheegay inuu isku tashanayo, iyadoo ay isha ku hayaan dalal badan oo Galbeed ihi.
DAALIBAAN OO MAGACAAWDAY WASIIRRO, DUQA KABUL IYO MADAXA SIRDOONKA QARANKA.
Kooxda Daalibaan ayaa magacawday wasiir ka cusub ee maaliyadda,waxbarashada, gaasha andhiga madaxa sirdoonka, iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Afghanistan, sida ay qortay wakaalad da wararka maxaliga ah ee Pajhwok.
Sida ay ku warantay xubnaha ayaa ilaa hada la shaaciyay in la maga caabay waa 8 xubnood.
Sakhaullah waxaa loo magacaabay wasiirka waxbarashada.Cabdul Baqi wuxuu noqonayaa madaxa tacliinta sare.
Sadr Ibraahim waxaa loo magacaabay wasiir ka arrimaha gudaha.
Gul Agha waxaa loo magacaabay wasiirka maal iyadda.
Mullah Shirin ayaa noqonaya guddoomiyaha cusub ee Kabul. Hamdullah Nomani waxaa loo magacaabay duqa magaalada Kabul.
Najibullah waxaa loo magacaabay madaxa sird oonka Afghanistan. Mullah Abdul Qayyum Zakir.
Zakir waa maxbuus hore oo lagu soo xiray xabsi ga Guantanamo ee Mareykanka waxaana loo ma gacaabay wasiirka difaaca sida laga soo xigtay te lefishanka Aljazeera ee fadhigiisu yahay Qadar Talaadadii, isagoo xiganaya ilo ka tirsan dhaqdha qaaqa Islaamiyiinta.
Dhinaca kale, Agaasimaha CIA-da, William Bu rns, ayaa Kabul kula kulmay hogaamiye ka tirsan Daalibaan, Abdul Ghani Baradar, sida ay sheeg een Saraakiil aan la magacaabin oo ay soo xig teen Washington Post iyo Associated Press. Kulanka oo labada dhinacba aysan wali tafa asiil dheeraad ah ka bixin ayaa wuxuu yimid iya da oo ay weli socdaan daad –gureynta gegida da yuuradaha ee Kabul, sida laga soo xigtay AP.
Qiyaastii 16,000 oo qof ayaa laga daadgureey ay Afgaanistaan 24 -kii saac ee la soo dhaafay, sida laga soo xigtay Pentagon -ka, iyadoo ciidam ada Mareykanka ay horseed u yihiin dadaal sii ko rdhaya ku aaddan in kumanaan kale laga saaro ka hor "khadka cas" ee Daalibaan u muddeysay ciidamada reer Galbeedka si ay dalka uga bax aan.
Madaxweyne Joe Biden waxaa saaran cadaa di s si loo kordhiyo waqtiga kama dambeysta ah ee 31-ka Ogosto si ay u hayamaaan ciidanka Mar eykanka, iyadoo la filayo in Britain uga ololey so arrintaas shir madaxeedka G7.
Israel oo ka careysan waxa ay ku hayso Falast iin oo lagu sameeyey Yahuuda dalka…
Madaxweynaha Poland Andrzej Duda ayaa an sixiyay sharci diidaya in Yaahuuda loo celiyo han tidii laga qaatay intii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka iyo kadib.
Ansixinta sharcigaan ay aa dhalisay xiisad diblomaa siyadeed, iyadoo Israel ay dib ugu yeertay safiirkeedii Poland waxayna ku til Shalayy sharcigaan inuu yahay mid "Yuhuud nac eyb ah".
Sharcigaan ayaa la xiriiro doodii ka taagneyd in Yahuuda loo celiyo hantidii ay sheegatay in la ga boobay waqtigii uu Nazi -ga Jarmalka qabsad ay taliskii shuuciga ahaa ee Poland.
Sharcigaan ayaa sababi doona in la hakiyo dhammaan dacwooyinkii iyo sheegashooyinii Yahuuda laga soo bilabo waqtigi dagaalkii labaad ee adduunka.
Dowladda Poland ayaa sheegtay inuu isbad alkaan soo afjari doono fowdadii dhanka sharciga aheyd ee muddo badan soo jirtay, laakiin Israel ayaa si weyn u cambaareysay.
"Poland Shalay waxay ansixisay sharci ka soo horjeeda Yuhuudda, mana ahan markii ugu horeysay oo ay Poland sameyso anshax xumo" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska Wa siirka Arrimaha Dibedda ee Israel Yair Lapid.
Mr Lapid ayaa sidoo kale sheegay inuu ku tal inayo in safiirka Poland u fadhiya Israel Marek Magierowski inuusan kusoo laaban Israel oo uu iska sii wato fasaxa uu ku joogo Poland.
"Waa inuu u adeegsadaa waqtiga uga dhiman fasixiisa inuu ugu sharraxo Poles -ka waxa sha rcigaan uu uga dhigan yahay muwaadiniinta Isr ael iyo inta aan u dulqaadan doonin yasidda xus uusta dhibbanayaashii iyo xusuusta xasuuqii loo geystay dadka Yahuuda ah," ayuu Mr Lapid ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter –ka.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Poland ay aa Shalay sheegtay in safiirkooda Mr Magierows ki dib loogu yeeray ilaa amar dambe, taas oo loo ga jawaabayo falalka Israel ay ku dhaqaaqay dha waanahan ee aan qiilka lahayn.
Goor sii horreysay Ra'isul wasaaraha Poland Mateusz Morawiecki ayaa sheegay inuu diyaarin doono in carruurta safiirka dalkooda la keeno.
Bayaan uu soo saaray Ra'isulwasaare Mateusz wuxuu ku gacan seyray eedeymaha Israel ee ah in sharciga la ansixiyey uu ka dhigan yahay Ya huud naceyb, wuxuuna hadalada Israel ku tilm aamay inay yihiin kuwa sii kordhinayo naceybka loo qado Poland. Arrinta yaabka leh ayaa ah in Israel ay maalin kasta guryo ay leeyihiin ka bar akiciso shacabka Falastiin, kadibna ku wareejiso Yahuudda loo sa mey nayo deegaameynta, balse hadda ka qeyline yso guryaha dib u sheegashad
ooda loo diiday Yahuudda Poland.
Baarlamaanka Carabta oo Talo Muhiim ah u soo jeediyay Waddamada Aljeeriya iyo Marooko.
Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku yimid xiriirka dib lomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday inay cilaaqaadka u jartay dowladdda Marooko.
Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ay aa loogu baaqay labada dowladood inay mud naanta koowaad siiyaan xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada shac ab ee walaalaha ah.
Baarlamaanka ayaa si doo kale ugu baaqay Alje eriya iyo Marooko inay khilaaf kasta oo jira ku dhameeyaan miiska wada hadalka sida ugu dhaqsiyaha badan .
Qoraalka kasoo baxay Baarlamaanka Carab ta ayaa lagu soo gabagabeeyay in laga sugaayo madaxda labada dowladood inay adeegsaaadan xikmad si ay uga gudbaan dhibaatada taagan
Is rasaaseyn ka dhacday meel u dhow safaarad da Faransiiska ee Tanzania.
Is rasaaseyn ayaa goor dhowayd ka dhacday meel u dhow safaaradda Faransiiska ee caasim adda dalka Tanzania ee Dar es Salaam.
Wali ma cadda ujeedka weerarka iyo dadka mas'uulka ka ah. Weerarka ayaa dhacay xilli Ma daxweyne Samia Sulu hu ay kulan kula qaa datay taliyayaasha bool iiska meel ka duwan Dar es Salaam.
Safaaradda Mareykanka ee Tanzaania ayaa mu waadiniinteeda ku boorrisay inay ka fogaada an aagga u dhow safaaradda Faransiiska ayna la so cdaan warbaahinta gudaha si ay u helaan mac luumaad.
Nin La Sheegay Inuu Soomaali Yahay Oo Weerar Ku Qaaday Xarun Safaaradeed
Nin ku hubeysnaa qori darandoori u dhaca ay aa la dilay ka dib markii uu weeraray islamarka ana ku dilay saddex askari oo booliis ah iyo nin ilaalo ahaa agagaarka
safaaradda Faransiiska ee magaalada Daruss alam ee caasimadda ganacsiga Tanzania, si da ay sheegtay madax weynaha dalkaasi Samia Sul uhu Hassan.
Hassan ayaa Twitter-keeda ku qortay in la dilay ninkii weerar ka gay stay ayna xaaladda "hadda degan tahay."
Booliiska Tanzania ayaa baaraya dhacdda daan oo uu gaystay nin asalkiisu yahay Sooma ali. Kormeeraha Guud ee Booliska Simon Sirro ay aa u sheegay saxafiyiinta inay tuhunsan yihiin in ninka weerarka gaystay laga yaabo in uu ka yimid gobolka Cabo Delgado ee Mozambique, laakiin ay weli baarayaan arrintan. Booliiska ayaan bixin tafaasiisha la xiriirta sababta uu ninkan hubeysan weerarka u qaaday iyo cidda uu beegsanayay.
Muuqaallo lagu baahiyay mareegyada oo aan si dhab ah loo xaqiijin karin ayaa muujinaya alba abada safaaradda Faransiiska ee Darussalam, nin taagan banaanka albaabka, iyadoo la maql ayo dhawaqa rasaasta.
TV-yada Tanzania ayaa baahiyay muuqaallo muujinaya booliiska oo xiran jaakadaha aysan xabbadu karin oo isku duwaya wax u muuqday mayd yaallay banaanka safaaradda, sida ay war isay wakaaladda wararka ee Reuters.
Sagaal sano kadib ninkii isku qarxiyey Yuusuf Xasan oo la ogaaday inuu nool yahay
Xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doorto degmada Kamakunji ee M/ Nairobi, ayaa Shalay saldhiga booliska ee Pangani ee caasimada Nai robi u gudbiyey dacwad uu ku doonayo in dib loo furo baaritaanka qarax uu ku dhaawacmay san adkii 2012-kii, kadib markii uu helay xogo cusub oo qaraxaas la xariira.
Xildhibaan Yuusuf Xasan oo la hadlay BBC ayaa sheegay in uu arkay qoraal uu bartiisa Twitter-ka ku baahiyey guddo omiyihii hore ee caasi madda Nairobi Mike Sonko, kaas oo uu ku sheegay inuu garanayo ciddii qaraxaas ka dambaysay.
Qaraxaas ayaa 7-dii bishii December ee san adkii 2012-kii ka dhacay masaajid la yiraahdo Al-Hidaaya oo ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Narobi goor habeen ah.
8-qof oo laba kamid ah caruur ahaayeen ayaa la gu dilay qaraxaas, waxaana ku dhaawacmay illaa 20-qof oo kale, kuwaas oo Xildhibaan Yussuf Xasan uu ku jiray.
"Saldhigga Booliska waxaan Shalay u tegay inaan dacwad ka qoro qaraxii ka dhacay masjidka Al-Hidaaya, 7-dii bishii December 2012-kii, kaas oo 8-qof ay ku geeriyoodeen, dad farabadan oo anigu aan ku jirana ay aad ugu dhaawacmeen, marka Dorraad guddoomiyihii hore ee magaalada Nairobi Mike Sonko ayaa Twitterkiisa ku soo qoray ninkii qaraxaas ka dambeeyey uu garana yo," ayuu yiri.
Xildhibaan Yuusuf Xasan oo sii hadlaayey ay aa yiri, "Mike Sonko waxuu yiri qofkii qaraxaas ka dambeeyey waxa uu doonayey inuu dilo xildhib aanka laga soo doorto Kaamakunja Yuusuf Xas an, marka arrintaas naxdin badan ayey igu abuur tay, sababtoo ah maana filaneyn, in qofkii dadka as laayey oo dambigaas galay uu noolyahay oo suuqa iska socdo."
mar hore iska xiray, maadaama aysan jirin qof loo qabtay qaraxaas, balse hadda uu ka dalbaday in dib loo furo baaritaanka kiiska.
"Waxaan Shalay ka codsaday laanta booliska u qaabilsan baaritaanka inay dacwadaas dib u furaan, maadaama uu hada soo baxay war cusub oo cadeynaya dadkii ka dambeeyey, isla markaa na ninka guddoomiyaha xiligaas ka ahaa magaal ada ee hadda xogtaan bixiyey lasoo wareysto, oo waxa uu ogyahay lasoo bandhigo, dadka uu shee gayana lasoo qabto oo lagu qaado hadii ay dembi yeeshaan, hadii lagu waayana la iska daayo," ay uu yiri Xildhibaankaan ka tirsan baarlamaanka Kenya.
Sidoo kale Xildhibaan Yuusuf ayaa intaas ku sii daray in hadalka kasoo yeeray Mike Sonko aan la yareysan karin, maadaama uu yahay mas uul sare oo xiligaas guddoomiye ka ahaa caasimada Nairobi, mar Senator soo noqday, marna Xildhibaan. "Boolisku markii hore fursad ay ey dayaceen oo howshooda kama soo bixin, dab can qalad inuu dhacay ayaa macquul ah, hadda fursad ayaa jirta, sababtoo ah dadkii lagu dilay qa raxaas ehello ayey ka dhasheen oo cadaalad ay ey sugayaan, anagana dhaawacyo iyo dhib fara badan ayaa naga soo gaaray, booliska hadda waxaa ku waajib ah in galka baaritaankaas ay dib u furaan," ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Xasan.
Mareykanka oo qiimeynaya khasaaraha Al-Shabaab ka gaaray duqeyntii Camaara
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ay aa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey weerar dhanka cirka ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaanka Camaara oo dhaca koo furta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Africom ayaa waxaa lagu sheegay inay haatan wadaan qiimeyn ku aadan khasaaraha rasmiga ah ee duqeyntaasi ka soo gaaray xoogaga kooxda Al-Shabaab oo iyaga oo lagula beegsaday, xilli ay weerar culus ku soo qaadeen deegaankaasi.
Africom waxay sheegtay in weerarka uu ahaa mid is difaacid ah, isla-markaana ay qeyb ka ah aayeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
"Isaga oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya, taliska Mareykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar is-difaac ah oo wadajir ah oo ka dhan ah dagaalyahannada Al-Shabaab ee dag aalka kula jira saaxiibbadayada Soomaaliya ag agaarka Camaara, Soomaaliya, 24-kii August," ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaaradda Africa.
Sidoo kale Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay ogyihiin in aysan wax khasaare ah soo gaarin dadka dayid ah, sidoo kalena ay sii wadi doonaan duqeymaha dhanka cirka ah oo ay la beegsanayaan dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ee ku sugan gudaha Soomaaliya.
Dorraad ayey aheyd markii uu dagaal culus ka dhacay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, kaas oo ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday saldhug ku yaalla halkaasi.
Muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa deegaanada ka socday dhaq-dhaqaaqyo ay si wadajir ah u wadaan ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta ee maamulkaasi..
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES KHAMIIS 26-KA AUGSTO 2021
...