Cabirka dhulgariirka ayaa lagu qiyaasay 7.1, waxaana uu dhacay dhulgariirkaan xilli hore oo aroor ah oo inta badan dadka ay hurdeen.
Sidoo kale in korontada ay ku gubatay xaafadaha, dhismayaasha na way dumeen, sidoo kale cisbitaal ayaa dadkii laga saaray kaddib markii uu dildilaacay dhismaha.
Ra’iisul wasaare Shinzo Abe waxa uu sheegay in dadka lagu wargelindoono sida ay wax u dheceen.
Waxa uu sidoo kale amray in dhammaan saraakiisha ay quseyso ay si deg deg ah xaaladda u qiimeeyaan, si howlaha gurmadka loo billaabo.



0 










Daawo Sawirada:19 ruux oo ku geeriyootay dhulgariir labaad oo ku dhuftay dalka Japan
Dalka Japan wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan dhulgariir xoog leh inuu ku dhuftay Magaalada Kumamoto ee dalkaasi, saacad kadib markii dhulgariir kale uu ka dhacay halkaasi.