Daawo Sawirada:19 ruux oo ku geeriyootay dhulgariir labaad oo ku dhuftay dalka Japan
Dalka Japan wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan dhulgariir xoog leh inuu ku dhuftay Magaalada Kumamoto ee dalkaasi, saacad kadib markii dhulgariir kale uu ka dhacay halkaasi.