
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 10-AUG 2021
.
Askar U Dhalatay Dalka Burkino Faso Oo La Dilay
Farmaajo iyo Rooble: Yuu dastuurka la jira, muxuuse ka leeyahay awoodahooda?
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamma aday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Far maajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Roob le ayaa waxaa ka dhex-qarxay dagaal si yaasade ed ku saabsan cidda leh awoodda fu linta iyo he shiis gelista xukuumadda.
Labada mas’uul ayaa Is ku haya heshiisgan acsi oo dib loogu furayo qaadkii Soomaa liya uga iman jiray Kenya, oo Rooble uu doon ayo inuu saxiixo, iyo Fa rmaajo oo kasoo horjeeda maadaama qoys kiisa uu xiran yahay qaadka laga keeno Ethio pia.
Hase yeeshee, marka meel la iska dhigo ware egtooyinka ay soo saareen labadooda iyo ujeedka mid walba, yuu awoodda arrinta la isku hayo siina yaa dastuurka kmg ah ee Soo maaliya?
MUXUU CUSKANAYAA FARMAAJO?
Wargeetadii uu 7-dii bishan kasoo baxday Fa rmaajo waxaa lagu yiri "Madaxweynaha oo gudan aya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran ilaal inta Hantida Qaran iyo madaxban naanida dalkeen na ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay in Hay’ada ha Dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siy aasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka.”
Si kastaba, Farmaajo ma uusan shaacin qod ob ka dastuuriga ah ee uu u cuskanayo tallaa bada uu qaaday & halka uu dastuurka uga qor an yahay
Waxaan eegnay qodobka 90-aad ee dastu urka oo qeexaya "Xilka iyo Awoodaha Madaxw eynaha Jamhuuriyadda Federaalka,” mana jir to meel xitaa ay kaga qoran tahay in madax weynaha ay waajib ka saaran tahay ilaalinta Hantida Qaran iyo mada xbannaanida dalkeen na.
Waxaa intaas dheer, haddii xitaa dastuurka uu ku jiri lahaa qodob Farmaajo awood u siina ya "ilaa linta Hantida Qaran iyo madaxbannaan ida dalke enna,
” Rooble ma wuxuu sameynayaa wax mada x-banaanida dalka wax u dhimaya mase bix inay aa hanti-qaran?
MUXUU CUSKANAYAA ROOBLE?
Wareegtadii xafiiska Rooble kasoo baxday 8-dii bishan, wuxuu dastuurka kaga xusay laba go or, labada goorna wuxuu cuskaday laba qo dob oo kala ah; qodobka 97-aad iyo kan 103-aad.
Qoraalka ayaa lagu yiri "Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya Qodobka 97-aad faqradiisa 1-aad ee Dastuurka KMG ah, awoodda fulinta ee Jamhuuri yadda Federaalka ah waxaa leh go laha Wasiirra da,waxayna u qabanayaan sida Dastuurka ku tilm aaman, waana hay’adda ugu sarreyso fulinta ma amulka dalka.”
Qodobka 97-aad- ee dastuurka ayaa u dhigan sidan:-
Farqada 1-aad: Awoodda fulinta ee Jamhuu riy adda Federaalka ah waxaa leh Golaha Was iirra da, waxayna u qabanayaan sida Dastuur ka ku tilmaaman.
Farqada 2-aad: Golaha Wasiirradu waa hay ’adda fulinta maamulka ugu sarraya Dowladda Federaalka, wuxuuna ka kooban yahay Ra’iis ul Was aare, Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen /ku-xigeenno, Wasiirro, Wasiirro-Dawlayaal iyo Wasiirro-ku-Xigeenno.
Qodobka 103-aad ee dastuurka oo sidoo kale Rooble uu cuskaday ayaa waxa aku qoran sidan:
"Inta u dhexaysa taariikhda doorashada gu ud iyo marka Raisul-Wasaare cusub la dhaarin doono, Raisul-Wasaarihii hore ee xilka hayey iyo Golihiisa Wasiirradu waxay sii haynayaan xilka, waxayna u fulinayaan waajibaadka caa diga ah ee Dawlada si xilgaarsiin ah.”
Gunaanadka
Doodda Farmaajo iyo Rooble waxay u dha ceysaa; Farmaajo oo doonaya inuu digreeto wax ku maamulo, iyo Rooble oo adeegsanaya sharciyad iyo qodobo dastuuri ah oo aan dood la gelin karin.
Waxaa intaas dheer, in madaxweyne Farm aajo muddo xileedkiisa uu dhammaaday 7-dii Febraayo 2021, inta laga dooranayana madax weyne cusub, ay talada dalka leeyihiin ra’iisul wasaaraha iyo xukuumadda xil-gaarsiinta.
Xigasho:caasimadda.net
RW Rooble Oo Hoygiisa Kula Kulmay Shar iif Sheikh Axmed Iyo Xasan Sheikh Maxa muud
Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuse en Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu Shalay hoy giisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan Sh. Ma xamuud. R/Was aare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar-gaar ka ah ee uu la yeelana yo Musharaxiinta iyo Siyaasiyiinta Soo maliyeed si ay doorashooyinka ugu qabsoom aan jawi xasiloon.
kulanka RW Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan Sh. Maxamuud ayaa kusoo aadaya, iyadoo xiriirka u dhexeeya madaxwey ne farmaajo iyo RW Rooble uu noqday mid aan wanaagsanayn.
Waxaana xukuumaddu ay ka hor timid War eegto uu soo saaray Madaxweyne Farma ajo, iyadoo Ra/Wasaare Maxamed Xuse en Rooble uu amray in hay’adaha dowladdu ay shaqooy inkooda sii wadan doonaan, tan iyo inta ay xuk uumad kale ka imaanayso, waxaa na taasi ay si cad kaga hor imaanaysaa ware egtadii far maajo ee lagu joojiyay heshiisyada ay galayso Xukuumadda xilgaarsiintu.
Kenya oo safaarad cusub ka furatay Muqdisho
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raych elle Omamo iyo dhiggeeda Soomalaiya, Maxa med Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaar adeed oo ay dowladda Kenya ka furatay M/ Muqdisho. Munaasabad da furitaanka ee dhi smaha safaarad da ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka ti rsan dowl adda, una badan wasa aradda arrima ha dibadda, safiir ka Kenya u qaabilsan Soom aaliya iyo xubnaha wafdiga ee Raychelle Oma mo ku wehlinaya safarkeeda Muqdisho. Furista safaaradda cusub ee ay haatan Ken ya ka furatay Soomaaliya ayaa timid, kadib wa da-hadallo ay wasiirka arrimaha dibadda dal kaasi la yeelatay ra’iisul wasaare Rooble.
Sidoo kale arrintan ayaa ku soo aadeyso, xil li haatan uu weji cusub yeeshay xiriirka diblum aasiyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo uu horay dhaawac culus u soo gaaray, kadib markii ay labada dowladood oo daris ah ay kala rarteen 2 safaaradood.
Kenya ayaa sidoo kale isku dayeyso inay si dhow ula shaqeyso Rooble oo Dorraad casuu mad uu u fudiyey Uhuru Kenyatta ka guddoom ay wasiir Raychelle Omamo, waxaana rajo weyn laga qabaa inuu mar dhow dib u billowdo xiriirkii tooska ahaa ee labada iyo ganacsiga.
Dhinaca kale isku soo dhawaashaha R/ wa saaraha iyo Kenya ayaa xiisad xoogan ka dhe x-dhaliyey Rooble iyo Farmaajo, waxaana ka dib soo baxay khilaaf dhexdooda ah.
Si kastaba arrimahan ayaa ku soo aadayo, xilli xasaasi ah, isla-markaana ay Soomaaliya galle yso doorasho, waxaana sidoo kale halkiisii ah kiiska badda ee horyaalla ICJ.
Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay In Dal ka Ay Ku Soo Badanayaan Dadka Isticma ala Maandooriyaha
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee XFS Cu mar Cali Rooble ayaa sheegay in dalka ay ku soo badanayaan dadka isticmaalaya waxyaab adaha maanka dooriya oo ay ugu horeyso cirb ado daroogo ah oo ay dhalli nta si joogto ah u isticma alaan. Wasiirka ayaa bulshada u gu baaqay in loo caqli celiyo dhallinyarada isticmaaleysa daroogada, isla markaana qofkii ku arka inay soo gaar siiyaan goobaha u gu dhaw ee hay’ad aha amniga, si wadajir loo gula dag aala mo ka hortagga daroogada.
"Wax la aqbali karo ma ahan waxyaabaha ka socda Hotellada qaarkood, wadanka waa wadan Muslim ah, waa umad Aabayaal illaa iyo xilligan diinta Islaamka ku saoo barbaartay waaye, sidaa darteed ma aqbali karno waxya abaha qaar ee ay dhallintu isticmaalayaan ee daroogada ah”. ayuu yiri Mudane Cumar Cali Rooble
Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyay munaas abad weyn oo dalka iyo dadka loogu duceyna yay, laguna daahfurayay Barnaamij lagu tabab arayo Imaamyo, Khadiibyo, Culimo iyo Macalli miin Dugsi Quraan, kaasi oo lagu qabtay Muq disho, isla markaana ay tababarkaan bixin doonto Jaamacadda Al-Azhar Alshariif.
Wasiir ka tirsanaa Puntland oo COVID-19 u geeriyooday
Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa Shalay ku geeriyooday Allaha u naxariistee wasiir ku xigeenkii wasaaradda howlaha guud & gaadiidka dowl ad goboleedka Soomaal iyeed ee Puntland, Marxuum Asad Xu seen Xaashi.
Wararka ayaa sheegaya in Mar xuumka oo xanuunsanaa saddexdii maalimood ee la soo dhaafay uu u geeriyooday cudurka saf-marka ah Covid-19 oo soo kacleeyey markii 3-aad.
Geerida ku timid marxuumka ayaa waxa ka tacsiyeeyey madaxda sare ee Puntland oo uu ugu horreeyo madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni, waxaana qoraal kasoo baxay xafiiskiisa dhambaal tacsi ah loogu diray ehellada was iirka geeriyooday & guud ahaan reer Puntland.
"Waxaan dhammaan ummada Soomaaliye ed, Shacabweynaha Puntland iyo Golaha Xu kuumadda Puntland, uga Tacsiyeeynaya geer ida Alle ha u naxariistee Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka ee Puntland Asad Xuseen Xaashi oo ku geeriyo oday Garoowe,” ayaa lagu yiri warsaxaafade edka kasoo baxay madaxtooyada.
Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu she egay Marxuum Asad Xuseen uu ahaa mas’uul soo qabtay xilal ka duwan, isla-markaana u soo shaqeeyey dalkiisa iyo dadkiisa.
"Marxuumku waxa uu ahaa masuul usoo shaqeeyay dalkiisa iyo dadkiisa, waxaana alle uga baryaya inuu naxariistii Janno ka waraab iyo, dembigiisa dhaafo, su’aasha qabriga u sa khiro, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, shacabka Puntland, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay” ayuu sii raaciyey Deni.
Xanuunka Covid-19 oo haatan kusii baah aya dalka ayaa waxaa soo baxaya warbixino ka imaanaya bahda caafimaadka oo la xiriira kororka cudurka ee guud ahaan dalka
Sidee aqoonyahannada u fasireen dag aal ka ka dhex-qarxay Farmaajo iyo Ro oble?
Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka ha dlay khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Roo ble ee soo shaac baxay kadib markii labada mas’uul
ay isugu jawaabeen qo raallo lasoo mari yey warbaahinta.
Prof. Maxamed Xaa ji ingiriis oo ka mid ah aqoonyahannada Soo maaliyeed ayaa sheegay in khilaafkaan uu sab ab u yahay Dastuurka ku meel gaarka ah oo mugdi galinaya awoodaha madaxda sare.
"Khilaafkaan waxaa keenya dastuurkii oo u qoran si mugdi ku jiro oo madaxweynihii iyo ra’Iisal wasaarihii awoodoodii aan si cad u kala xadeynin, oo madaxweynihii muxuu awood lee yahay ra’iisal wasaarihii muxuu awood leeya hay,” ayuu yiri Prof. Maxamed Xaaji ingiriis.
Sidoo kale, Daahir Qoriyow Isaaq oo ka faa llooda arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya, ay aa BBC-da u sheegay in hadalkii ka soo baxay madaxweyne Farmaajo iyo kan ka soo baxay ra’iisal wasaare Rooble uu muujinayo khilaaf la badooda u dhaxeeye hase yeeshee wuxuu intaa ku daray in haddiiba uu jiro khilaaf heerk aan ah ay tahay in baarlmaanku soo soo fara geliyo.
Wuxuu nasiib darro ku tilmaamay xiliga khil aafkaani uu soo shaac baxayo oo ah wakhti da lku marayo meel xasaasi ah oo doorasho loo jiheysanyahay.
"Haddii ra’iisal wasaaruhu ka soo daba had lay madaxweynaha waxay tusinaysaa khilaaf dowladda dhexdeeda ah ra’iisal wasaaraha uu fulintii ah iyo madaxweynaha oo ah madaxw eynihii qaranka,” ayuu yiri Daahir Qoriyow.
Sida ay ogaatay Caasimada Online, waree gtada Farmaajo ayaa la doonayey in looga ho rtago heshiis ganacsi oo la filayo in ra’iisul was aare Rooble uu la saxiixdo dowladda Kenya.
Xogta ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Rooble uu doonayo inuu dib u fa saxo qaadka Kenya ee la keeni jiray Soomaal iya, oo ay horey u xayirtay xukuumadda, si qa adka dalka Ethiopia loogu furo ganacsato ehel la ah madaxweynaha.
Rooble ayaa waxaa bilihii tegay cadaadis xooggan saarayey ganacsatadii horey u keeni jiray qaadka oo ka codsaday in ganacsiga qa adka laga dhigo mid xor ah, oo aan qoys gaar ah u xirneyn, taasi oo sida la sheegay uu Roo ble aqbalay.
QM oo $7.2 milyan ku biirineysa khara shka doorashada Soomaaliya
Xafiiska Qaramada Midoobya ee Sooma aliya ayaa doorashada Soomaaliya ku biirina ya lacag dhan 7 milyan iyo 200 kun oo dollar oo ah lacagta Maraykanka, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dawladda Soomaaliya.
Afhayeenka dawladda Soomaaliya Maxa med Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in R/W/Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu la saxiixday xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya deeqdaas lacageed oo ah qaybta deeq bixiyayaasha ay ku bixinayaan khar ashka ku baxaya doorashada waddanka ka dhacaysa.
Mas’uuliyiinta dawladdu ma aysan sheegin in dawladda Soomaaliya ay iyaduna saami lac ageed ku biirinayso kharashka doorashada.
Doorashada Aqalka Sare ayaa dhowaan ka bil aabatay waddanka, iyadoo dhowanana la fil ayo inay dhammaan maamulladu soo gabagab eeyaan doorashada Aqalkaas.
Waxaa illaa hadda la doortay sagaal Senator, oo afar ka mid ah laga soo doortay maamulka Jubaland, halka shan kalena laga soo doortay maamulka Koonfur Galbeed
Midowga musharraxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo R/W Rooble
Golaha midowga musharraxiinta mucaa radka ee u taagan xilka mada xweynaha ayaa Habeen hore kulan gaar ah
ka yeeshay xaaladda siyaa sadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha soo kordhay ee ku aadan khilaafka haatan ka dhex qarxay R/wasaaraha Soo maaliya iyo madaxweynaha uu muddo xileed kiisu dhammaaday
Ugu horreyn golaha ayaa taageero u muuj iyey xukuumadda uu hoggaamiyo Rooble, iya ga soo dhoweeyey tallaabada uu qaaday ee uu kaga horyimid wareegtadii Farmaajo.
Musharrax Ridwaan Xirsi Maxamed oo fa ah faahin ka bixiyey kulankaasi ayaa shaaca ka qaaday in ujeedka uu ahaa is xog wareysi ku aadan xaaladaha soo kordhay iyo khilaafka siyaasadeed ee haatan kasoo cusboonaaday Villa Soomaaliya, xilli lagu jiro doorashooyin.
Ridwaan ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in saacadaha soo socda ay soo saari doonaan war-murtiyeed ku aadan khilaafka soo shaac-baxay, ayna taageerayaan dadaallada Rooble.
"Golaha midowga musharraxiinta ayaa kulan ka yeeshay xaaladda dalka gaar ahaan khilaaf ka ka dhex jira Madaxweynaha muddo xileedk iisu dhammaaday & ra’iisul Wasaaraha, warm urtiyeed dhammeystiran ayaan ka soo saari do onnaa, balse waxa aan Rooble ku taageernay go’aanka uu qaatay” ayuu yiri Ridwaan Xirsi oo ka mid ah musharraxiinta.
Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in sa babta bannaanka kentay khilaafkan sii xoogey sanayey ay tahay wada-hadallada billowday ee xiriirka dalka Kenya.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo haatan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay yeelatay weji cusub, waxaana arrintan laga yaabaa inay saameyn ku yeelato hannaanka doorashooyinka dalka oo uu haatan garwad een ka yahay ra’iisul wasaare Maxamed Xus een.
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada,
Md.Cabdi Sheekh Axmed,ayaa ka qeybgala ya Shirweynaha Midowga Boostada Ad duun ka oo ka furmay caasimadda dalka Ivory Coast ee Abidjan.
Shirweynahan oo sanad kii hore u baaqday cudurka coronavirus awgiis, waxaa lo oga hadlayaa arrimo badan oo khuseeya Boostada Adduunka, waxaana u gu weyn doorashada Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka iyo guddiyada u gu sarreeya Midowga, kuwaas oo howgali doo na afarta sano ee soo socota.
Furitaanka kadib, Wasiirku wuxuu shir-do ceed la yeeshay Agaasimaha xilka wareejina ya ee UPU, Bishaar Xuseen oo ururka madax ka ahaa sagaalkii sano ee la soo dhaafay, isa goo uga mahadceliyay kaalintii uu ka geysatay soo-nooleynta Boostada Soomaaliya iyo inay soo ceshato xubinnimadeedii.
Soomaaliya ayaa soo ceshatay xubinnim ada buuxda ee UPU sanadkii 2019-ka, waxay na tani noqoneysaa doorashadii ugu horreysay ee madaxda Wasaaraddu ka qeybgalaan tan iyo burburkii dalka ka dhacay.
Wasiir Fiqi "Gulufka waa sii socon doona ilaa dadkeenu ka helaan Xoriyad"
Wasiirka Wasaaradda Amniga maamul gob oleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney ku howlan yihiin sidii shacabka reer Galmudug ay u heli lahayeen ku noolaashaha xoriyad buuxda.
Axmed Macalin Fiqi a yaa sheegay ayaa si doo kale sheegay in gulufka dagaalka ay kula jiraan dagaa la mayaasha Al-sha baab ay sii socon doonaan ilaa dadka reer Galmudug ay ka helayaan xoriyad nololeed waa sida uu hadalka u dhigaye.
"Waxaan dooneyno waa xoriyad dadkeenu helaan, waana sii soconaya gulufka dagaal, hada waxaan kasoo xureynay cadawga deegaano badan oo dadka ku dhibaateyn jireen oo ay dadka iyo xoolahoodaba ay ku xukumen, hada wan ka soo xureynay dadka deegaanada Qey cad iyo Camaara inta kale ee wali ay dhibatey nayaana wan ka xureyneyna" ayuu yiri Wasiir Fiqi.
Maamulka Galmudug ayaa mudo laba bilood ku dhaw dagaalo xiriir ah kula jira Al-shabaabka ku sugan deegaanada Galmudug, waxayna ga canta ku dhigeen deegaano dhowr ah oo horay uga talinayeen dagaalamayaasha Al-shabaab
Xigasho: hiiraan:.com.
IGAD Oo Ka Wada Hadli Doona Xiisadaha Ka Taagan Dalka Koonfurta Suudan
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Toddobada dal ee xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD ay aa la filayaa in Xalay Kulan dhanka Muuqaalka (Video Conference) ku yeeshaan Colaadda u dhexeysa Garabyada Xisbig a Madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Reek Majaar.
Qoraal ka soo baxay Xo ghaynta Urur-gobaleedka IGAD ayaa lagu sheegay in Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka Sudan, Somalia, Jabuuti, Kenya, Ethiopia, Uganda iyo Koonfurta Suudan Kulan Khadka Zoomka kaga xaajoon doonaan Xaalladda Siyaasadeed ee haatan ka taagan dalka Koonfurta Suudaan.
Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay iska-hor imaadyo dhacay toddobaadkan,kadib, markii Re ek Majaar laga qaaday xilalka Hoggaamiyihii Xi sbiga SPLA-IO iyo Madixii Ciiddanka ee Xisbigaasi.
Urur-gobaleedka IGAD waxa uu kaalin muhi im ah ka ciyaaray Wada-hadaladii Nabadda ee la gu soo af-jaray dagaalkii muddada shanta sano u dhexeeyey Madaxweynaha dalka Koonfurta Suu daan, Salva Kiir iyo Taageerayaasha u daacadda ahaa Reek Majaar.
Dagaaladaasi waxay galaafteen nolosha dad lagu qiyaasay 400,000 oo qof.
Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay In Da lka Ay Ku Soo Badanayaan Dadka Isticmaala Maa ndooriyaha
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee XF/Sooma aliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in dalka ay ku soo badanayaan dadka isticmaalaya wa xyaabadaha maanka dooriya oo ay ugu horeyso cirbado daroogo ah oo ay dhallinta si joogto ah u isticmaalaan. Wasiirka ayaa bulshada ugu baaqay in loo ca qli celiyo dhallinyarada isticmaaleysa daroogada, isla markaana qofkii ku arka inay soo gaarsiiyaan goobaha ugu dhaw ee hay’adaha amniga, si wadajir loogula dagaalamo ka hortagga daro ogada."Wax la aqbali karo ma ahan waxya abaha ka socda Hotellada qaarkood, wadanka waa wadan Muslim ah, waa umad Aabayaal illaa iyo xilligan diinta Islaamka ku saoo barbaartay waaye, sidaa darteed ma aqbali karno waxyaab aha qaar ee ay dhallintu isticmaalayaan ee dar oogada ah”. ayuu yiri Mudane Cumar Cali Rooble
Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyay munaa sabad weyn oo dalka iyo dadka loogu duceyn ayay, laguna daahfurayay Barnaamij lagu tabab arayo Imaamyo, Khadiibyo, Culimo iyo Macall imiin Dugsi Quraan, kaasi oo lagu qabtay Mu qdisho, isla markaana ay tababarkaan bixin doon to Jaamacadda Al-Azhar Alshariif.
Shir laga yeeshay Amniga M/ Gaalkacyo
Duqa Degmada Gaalkacyo Md. Abdirahman Sheikh Hassan ayaa Kulan looga hadlayay
Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo la qa atay Saraakiisha Amniga Heer Gobal iyo Heer Degmo iyo Gudoomiyaasha Shanta Xaafadood Ee Magaalada Gaalkacyo.
Kulanka oo ay ka qeyb galeen Gudomiye ku Xigeenka Degmada Galkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo Taliyaha Degmada Ga alkacyo Cali Xirsi Sahal ,Gudoomiyaasha Xaaf adaha iyo ku Xigeenadooda ayaa Waxa diirada lagu saaray sidii wada shaqayn buuxda ay u dhex mari lahayn Laamaha Amniga iyo Gudoo miyaasha Xaafadaha si gacan bir ah loogu qabto cid kasta oo caqabad ku ah Amniga iyo Horumarka Gaalkacyo.
Duqa Degmada ayaa u sheegay Saraakiisha Amniga iyo Gudoomiyaasha Xaafada ha in waqtigaan oo dalku ku jiro Xaalad doorasho Gaalkacyana ay ka mid ta hay goobaha ay doorashooyinku ka dhacayaan in loo baahan yahay xoojinta Amniga iyo u diyaar garowga soo dhaweynta iyo Xaqiijinta Amnig ooda cid kasta oo doorashada ka qeyb galeysa.
Murashax Madaxweyne Maxamed Siiriin oo soo dhaweeyay War-murtiyeedkii ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
Murashax Madaxweyne Maxamed Ca bdirax maan Cali Siiriin oo ka mid ah mur ashixiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee dalka, isla markaana wareysi siiyey Rad io Muqdisho ayaa ka hadlay war-murtiyeedkii ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble.
Md.Maxamed Cabdiraxmaan Cali Siiriin ayaa xusay in qoraalka ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu qeexayay sida dastuurka qabo in xilliga kala guu rka ay mas’uuliyadda Xukuumaddu leedahay oo ay dalka gaarsiineyso inta laga soo dooranayo hogaanka cusub ee dalka.
"Anigu waxaan taageeray bayaanka ka soo ba xay Ra’iisul Wasaaraha oo tilmaameyay in marka la gaaro xilliga kala guurka ay mas’uuliyaddu le edahay Xukuumadda”. Ayuu yiri Siiriin.
Murashax Madaxweyne Maxamed Cabdira xmaan Cali Siiriin ayaa tilmaamay in hanaan ka ay ku bilaabatay doorashada ay tahay mid hagaagsan oo uu soo dhaweynayo, isagoo xusay in ay jirto xoogaa dib u dhac ah oo ku aa dan jadwalka doorashada, balse uu ku faraxsan yahay in la guda galay doorashada oo dowlad goboleedyada qaar ay ka qabsoomeen door ashada Aqalka Sare. "Seneatorada la doortay waa 9 xubnood oo ka mid ah 54-ta xubnood ee uu Aqalka Sare ka ko obanyahay, waana talaabo wanaagsan oo bilow ah, waxaana ku rajo weynahay in marka uu soo dhameytirmo ay mudnaanta siin doonaan mas laxadda dalka iyo dadkaba”. Ayuu yiri Musharax Maxamed Siiriin.
Musharaxa mar uu ka hadlayay arrimaha ku saabsan ololaha doorashadiisa ayaa hoosta ka xariiqay inay soo socdeen muddadii labada sano ee la soo dhaafay, haatanna waxa uu ku rajo weynyahay in marka ay soo idlaato guud ahaan doorashada Xildhibaannada uu dar dargelin doono ololahiisa doorashada
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Itoob iya iyo go’aan kasoo baxay Oromada
Maamulka Oramada ayaa war ka soo saaray xaalada dagaalada TPLF ee ka socda deegano ka tirsan gobalkada Oramada. Shemelis Abdisa, oo ah madaxweynaha Oromia ayaa sheegay in aysan fiirsan doonin colaadda dadkiisa ay ku haayan xoogagga Tigrayga.
Shemlis ayaa sidoo kale xusay in ay dhawaan qaadi doonaan dagaalka ka dhan ah Jabhadda dib u soo laba kacleysay ee TPLF.
"TPLF ma u ogolaan doonno in ay sii waddo xadgudubyada ay ku heyso dadkeena,” ayuu yiri madaxweynaha maamulka Oromia.
Abdisa ayaa hadalkaan ka sheegay isku soo bax balaaran oo Dorraad galinkii dambe ka dhacay Meskel, halkaas oo ay shacabka Oromia ku sheegen in ay ka banaanbaxayaan dagaalka socda.
Madaxweynaha Oromia ayaa sidoo kale intaas hadalkiisa ku sii daray "Kooxda argagaxisada ah ee TPLF waxa ay toogasho ku dishay dhallinyaradii dalka,waxa ay sidoo kale boobeen hantidii dadka”.
Dagaalka TPLF iyo xukuumadda Abiy ayaa soo laba kacleyay bishii May kadib markii ay jabhadda dib ula wareegtay caasimadda Tigray ee Make’lle.
Daalibaan Oo Gacanta Ku Dhigtay Magaallo Kale Oo Ku Taallo Waqooy iga Afganistan
Maleeshiyada Kooxda Daalibaan ayaa la sheegay inay Shalay gacanta ku dhigeen Magaalada AYBAK ee Caasimadda Gobalka Saman gan, isla mar kaana ay sii daayeen Maxaabiistii ku xiray Xabsiga Dhe xe ee magaalladaasi.
Afhayeenka Kooxda Da alibaan, Zabihullaahi Muj aahid oo Qoraal soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inay la wareeg een Degmadda Aybak ee bartamaha u ah Gob alka Samangan.
Telefishinka TOLO News waxa uu ka soo xigtay 2 Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Go balkaasi inay Kooxda Daalibaan si buuxda ga canta uguhayaan inta badan magaalladda Ay bak, iyadoo ay Ciiddanka Dowladda ka baxeen iyagoo aan Wax-iska-caabin ah samaynin..
MAXAY SOOMAALIYA KA DOONAY SAA KEN YA MARKA ROOBLE UU TAGO NAIROBI?
Maalinta berri Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa socdaal rasmi ah ku ta ga ya M/Nairobi ee dalka Kenya, si ay u wada hadlaan Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa xumaa labadii sano ee la soo dhaafay.
Sanadkii hore Soomaaliya ayaa xiriirka u jartay Kenya ka dib markii ay ku eedeysay inay faragelin ku hayso arrimaheeda gudaha, wax aase xiriir ka diblomaasiyadeed la soo celiyay laba bil ka hor markii ay dhexdhexaa disay dowladda Qadar.
Dowladda Soomaaliya waxa ay hakisay qaadkii ka imaan jiray Kenya, si doo kale 2da dal ayaa adkeeyay dal ku galka ay muwaa diniinta labada dal ugu safraan Muqdisho iyo Nairobi, waxaa adkeyntaas socdaalka ka mid ah in Kenya ay hakisay in masuuliyiinta Soomaaliya ay dal ku galka ka qaat aan garoomada Kenya marka ay yimaadaan, waxaa kaloo ay canaaddaa dadka wata baasaboorrada Service-ka iyo kuwa diblomaasiga ah oo qaa rkood ay soo celisay iyagoo wata dal ku gal.
Haddaba maxaa muhiim u leh Soomaaliya?
Soomaaliya waxa ay kenya kala hadli kartaa saddex arrin oo hortabin u leh, kuwaasoo dhammaantood horay looga heshiiyay, laakin ay Kenya fulin waysay.
1- Joojinta fara gelinta arrimaha gudaha Soomaaliya D/Soomaaliya waa in ay ku adkeysayaa oo ay shuruud wayn ka dhigtaa in Kenya ay jooji so fara gelinta arrimaha gudaha Soomaaliya.
Arrintan oo qeyb wayn ka ahayd khilaafka labada dal waa mid lama taa btaan u ah Soomaaliya. Inkasta oo ay inkirsan tahay dowladda Kenya jirita anka arrintan, haddana waxaa lagama maarmaan ah in ay ballan qaaddo inay ilaalinayso madax bannaanida daleed, dhuleed, siyaasadeed iyo siya adada dalka Soomaliya.
2- Socdaalka iyo dal ku galka (Visa)
Kenya iyo Soomaaliya waxa ay saddex mar (2016, 2017 iyo 2019) ku heshiiyeen in dadka wata baasaboorrada Service-ka iyo kuwa diblomaas iga ah laga dhaafo dal ku galka (visa) ama ay garoomada labada dal ka qaataan dal ku galka (fiisaha). Arrintaan oo December 2016-dii lagu bedde shay in Kenya qaadka ay usoo dhoofiso Soomaaliya, marna lama fulin, waxaa diidday dowladda Kenya oo marba keeneysay marmarsiyo hor leh.
Sanadihii la soo dhaafay Kenya waxa ay garoomadeeda ka soo celisay mas’uuliyiin Soomaaliyeed oo wata baasaboorro diblomaasi ah iyo kuwa Service-ka oo qaarkood haystay dal ku galka Kenya, iyagoo joojiyay in ay xildhibaannada iyo wasiirrada Soomaaliya ay Dal ku galka ka qaataan gar oomada Kenya, taas oo loo oggolaa muddo dheer.
Ra’iisul Wasaare Rooble waa in uu ku adkaystaa wax ka qabashada arri ntan, oo waliba uu hubiyaa in aysan Kenya ballan qaad afka ah kaliya bixin halka dhinaca Soomaaliya ay ka gaarayso danaheeda, marka laga soo ta go dadka ku safraya baasaboorrada diblomaasiga ah iyo kuwa Service-ka, waxaa kale oo muhiim ah in lagala hadlo in ay fududeeyaan dal ku galka baasaboorka caadiga ee shacabka ama ay ka dhigaan in garoomadooda laga qaato.
3- Isu-dheeli tirka ganacsiga labada dal Kenya waxa ay Soomaliya u soo dhoofisaa badeeco badan, Qaadka, caleenta shaaha, cunto iyo dhar ayaa ka mid ah, waxaa huban in ay ajandaha ku darsan doonto in dib loogu oggolaado in ay qaadka u soo dhoofiso Soomaliya.
Dhinaca kale Soomaaliya waxba uma dhoof iso Kenya, waxaana Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa laga sugayaa in ay kala hadlaan Kenya in ay oggolaato in loo soo dhoofiyo badeecadaha laga helo Sooma aliya sida qudaarta, kalluunka iyo kuwa kale ee loo baahdo.
Kenya dhowr jeer ayay ka baxday heshiisyo ay la gashay Soomaaliya ama ay ku guul darraysatay in ay dhaqan geliso. Heshiisyadaas waxaa ka mid ah qodobbada kore oo dhowr jeer laga heshiiyay laakin aanan fulin, waxaa Ra’iisul Waaaaraha iyo wafdigiisa laga doonayaa in ay arrintaan u sheegaan Kenya, lana sameeyo qaab lagu kormeeri karo waxa ka fula he shiisyada ay gaaraan labada dhinac oo ka tarjumaya danaha labada dal. W/Q: Abdiaziz Golfyare
Askar U Dhalatay Dalka Burkino Faso Oo La Dilay
12 Askari ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow Xuduudka uu dalkaasi la wadaagaan dalka Maali.
Wasiirka Isgaarsiinta ee dalkaasi, Oseeni Tambuura waxa uu sheegay in xubno ka tirsan Ciiddanka dhulka iyo kuwa sida Degdega farangelinta u sameeya jidka loo galay, iyadoo 12 Askari la dilay, halka 8 kalena la dhaawacay.
Ma cadda Kooxda weerarka geystay iyadoo ay inta badan Maleeshiyo taabacsan BOKO XARAAM iyo Daacish ka hawl-galaan Xuduudka ay wadaagaan dalalka Burkino Faaso iyo Maali.
Ciiddanka Khaaska U Tababaran Ee UK Oo Hawlgal Ka Bilaabay Yemen
Ilaa 40 Ciiddanka Khaaska UK ee SAS ayaa ka degay Garoonka Diya aradaha ee ALQAYDAH ee magaalladda Mahra ee Bariga dalka Yemen, si ay u ugaarsadaan Shaqsiyad ka tirsan Kooxda Xuutiyiinta oo lala xir iirinayo Weerarkii bishii July 30-dii loo geystay Markabkii Booyadle ee MV Mercer Street oo lagu dilay 2 Badmaax oo u dhashay dalalka UK iyo Romania.
Ciiddankaasi waxaa kaloo ka mid ah unug ku takhasusay Qalabka Elektoroonikada, si ay ula socda an dhanka Ku-hadalka Isgaarsiinta.
Wargeyska EXPRESS ee ka soo baxa London ayaa qoray in Kooxda Ciiddanka Khaa ska UK ee SAS isla hawl-geli doonaan Ciiddan Maraykan oo Khaas ah oo horey ugu sugnaa Gobalka oo taageero ay ka geysta Tababarka Ciiddanka Khaaska ee Sacuudiga. Dowladda Iran ayaa laga cabsi qabaa inay Xuutiyiinta siisay Diyaaradaha Darooniska ee meelaha fogfog gaari kara,si loo khalkhal geliyo Maraakiibta Ganacsiga Caalamiga ee marinkoo da yahay Badda Carbeed.
Maraykanka, UK iyo Israel waxay Dowladda Iran ku cambaareeyeen weerarka Markabkaasi, balse, Iran wey beenisay arrintaasi.
Markabkaasi ayaa la weeraray, xilli uu marayey meel 152 Notikal mayl (nautical miles) dhanka W/Bari kaga toosan Dekedda Duqam ee dalka Cu maan.ahaa”
GAROONKA DIYAARADAHA UGU WANAAGSAN SANADKAN CAALAM KA OO LA SHAACIYAY
Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Xamad ee magaalada Doha, dalka Qadar ayaa sanadkan noqday garoonka ugu wanaagsan adduunka.
Markii ugu horraysay muddo toban sano ku dhow, ayaa gegida diyaar adaha ee Changi ee dalka Singapore waxa uu lumiyay kaalintii ugu sarre ysay ee abaalmarinta Skytrax ay ku lahayd qiimeynta garoo mada diyaaradaha adduunka.
Dowlada Qadar ayaa dada al weyn ku bixisay sidii uu gar oonka Xamad u noqon lahaa mid kamid ah garoomada caalamka ee dadka safa rka ah ay ku heli karaan wax walba oo ay u baahan yihiin.
Sannadkan, garoonka diyaarada ha Changi wuxuu galay kaalinta sad exaad-oo ah guul garoomo kale oo kasta, laakiin laga yaabee inaysan ka soo jeedin kuwa waaweyn, kuwaas oo si joogto ah u ammaanaya fududeynta garoonka, raaxada iyo ikhtiyaa rrada cuntada iyo cabbitaanka uguarreeya.Garoomada diyaaradaha ee Yurub iyo Aasiya ayaa ugu badan liiska tobanka garoon ee ugu wanaag san iyadoo dalka Japan loo codeeyay guud ahaan dalka ugu badan garoomada ee qiimeynta ku jira. Abaalmarin ta garoonka ugu wanaagsan caalamka ayaa waxaa u codeeya macaami isha sida ay raali uga noqdeen adeegga garoonka iyadoo la sameeyay sahanka ugu dambeeyay ee lagu ogaanayay garoonka ugu wanaagsan intii u dhexeysay August 2020 illaa bisha July 2021.Halkan hoose ka aqriso tobanka garoon ee ugu wanaagsan caalamka;
1. Hamad International Airport (HIA)
2. Tokyo Haneda Airport (HND)
3. Singapore Changi Airport (SIN)
4. Incheon International Airport (ICN)
5. Tokyo Narita Airport (NRT)
6. Munich Airport (MUC)
7. Zurich Airport (ZRH)
8. London Heathrow Airport (LHR)
9. Kansai International Airport (KIX)
10.Hong Kong International Airport (HKG)
Garoonka diyaaradaha doha Amayay.
"Shalay kolba soo soco, wax yar baa inoo haray, hortaada fii
ri..kolba ereyo ayuu ii sheegayay oo dhiirigelin ii ahaa”
PROF. YAXYE: DAGAALKA QAADKA ” XARBUL QAAD” HADDA, MA SIYAASADAA LA ISKU HEEYSTAA, MISE QAAT?
Hore waxaan uga Doodnay, Qaat lagu bedelanayo Kaluun. Saaxiibad eey waxa ey igu dhaliileen. intii Dayaardda Qaadka keento iyada oo faaruq ah ey noqon leheyd oo Dollar naga bixi lahaa, ma waxaad dii dantahay in Qaadka aan kaluun ku bedelano oo Dollar noo baaqdo.
Waxaan ku iri: Hal Tan oo lagaa qaado, oo laguugu bedelo 10 Dayaarad oo qaad ah, dhinaca dhaqaalaha sax ma ahan, dhinaca kale joogto ma ahan Ganacsigaasu.
1. Maalintii ugu horeysay ee Showga Halka Tan la dhoof iyay kadib yaa ii sheegi karo Kaluun kale oo la dhoofiyay. waa Maalintii Madxdu ku yaacd ay igu Sawirtii Garoonka Dayaaradaha, Dib looma dhoofin, igu Sawir hal Maalin ah oo lagu horuumarinayo Dhaqaalaha Dalka, kuma arag Culuunta Dhaqaalaha .
Dadka Runta ha loo sheego.
2. Ma la dhihi karaa, Dagaalka Qaadka waxa uu gaaray heer sare, Qaadka Ethiopia Qaraabadeeydaa keento, mid kale maya, iyo Anigana Kan Kenyo Qaraabadeeydaa keeni jirtay waana in dib loo furo.
Dikareeto Fag, Mid kale Tug. Ma Siyaasadda la isku heeystaa mise Qaat?
Ar Dadka maa Run loo sheego.
Runta ka fiirso Vedio Clipka Hoose.
https://youtu.be/pqXsyDj-3d4
FG: Wixii khalad ah ka sax.wixii ka dhimanna ku dar.
Qore: Yahya Amir
HAMBALYO SANNADKA CUSUB EE HIJRIYA DA.
Waxaa Ummadaha Islaamka guud ahaan, Ummadda Somaliyeed,
Deriska ,Qaraabadda, waalidiinta, walaalahaa iyo Asaxaabta dhamaan waxaan ugu Hambal yeynayaa, Curashada Sann adka Cusub ee Hijr iyada 1da Bisha Muxaram 1443, kuna beegan 9/8/2021.Waxaan Allaah No oga wada baryaa inuu nooga dhigo Sannadkaan Mid Nabad iyo Horuumar leh, Caafimaadna Alla ah uu na siiyo dhamaanTeen, Cibaadadana Hanaga Aqbalo, Dambigeennana Allaah uu na ga Cafiyo. Aamiin.
Qore: Yahya Amir
AL-SHABAAB OO FAGAARE KU YAALA DEEGA ANKA KABSUUMA EE GOBOLKA JUBBADA HOOSE KU TOOGATAY SADAX RUUX
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaare ku yaala deegaanka Kab suuma ee G/Jubbada hoose ku toogtay sadax ruux oo ay sheegeen iney
ka mid ahayeen askar ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.
Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid xaafadaha deegaanka Kabsuuma ayaa usoo daawasho tagay fagaaraha lagu toogtay sadaxda ruux, wax ayna Al-shabaab sheegeen iney kusoo qabteen sada xda ruux howlgalo ay ka sameyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Sadaxda qof ee toogashada ku fuliyeen Al-shabaab ayaa lagu kala magacaabi jiray Bashiir Cabdow Cali, Maadeey Cali Maamow oo ka wada tirsana Militariga Soomaaliya iyo Cab dirashiid Shukri Sheekh Cabdi oo isna ka mid ahaa ciidanka maamulka Jubbaland.
Al-shabaab waxay horay toogasho noocaan oo kale ah ugu fuliyeen dad ay sheegeen iney ka tirsanayeen dowladda Soomaaliya iyo kuwa kale oo ay sheegeen iney ahayeen jaajuusiin.
RAKAAB KU GEERIYOODAY SHIL KA DHACAY PAKISTAAN
10 qof ayaa ku geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, Karin, mar kii uu dab ka kacay baskii ay ku safrayeen oo marayey Waddo weyn oo ku taalla Bariga dalkaasi.
Shilkaasi waxa uu saqdii Dhexe ee Habeen hore ka dhacay Degmadda Gujra nwala ee Gobalka Punjab. Baska oo ka soo ambabaxay Rawalbindi waxa uu ku sii jeeday magaalladda Lahoor oo caasimad u ah Gobalka Punjab.
Sarkaal ka tirsan Kooxaha Gurmadka, laguna magic aabo Anjum Sha hzaad ayaa sheegay inuu dabku ka dhashay dareere gaas ah, iyadoo Bas ku ahaa mid ku shaqeeya Baansiin iyo Nafto.
NIN CODSIGIISII MAGANGELYO DOONKA LOO DIIDAY OO BAADARI KU DILAY FARANSIISKA
Wararka ka imanaya Faransiiska ayaa sheegaya in maydka baadari ka atoli ah laga helay tuulada Saint-Laurent-sur-Sèvre ee dalka Faransiiska. Ninka la tuhunsan yahay inuu qudha ka jaray baadariga ayaa la sheegay inuu yahay nin magangelyo doon ahaa oo u dhashay dalka Rwanda oo codsigiisii la diiday. Waxa kale oo ay wararku tibaaxayaan in sidoo kale nin kaa la tuhunsan yahay lagu eedaynayo in qudhiisu ka mas uul ahaa dab la qabadsiiyey sannadkii hore kaniisadda magaaladaa oo khasaare ballaaran gaarsiiyey kaniisadda.Ninkaa eeday sanaha ah ayaa booliska isku dhiibay sida ay haatan wararka sheegayaan, waxaana Magaalada dilku ka dhacay haatan gaaray W/Arimaha Gudaha Faransa
SHIL DIYAARADEED OO KA DHACAY GIRIIGGA
Diyaarad nooca dab-damiska ah ayaa ku burburtay jasiiradda Giriiga ee Zakynthos ee Giriigga xili ay ku jirtay hawlgal dab damin ah sida ay sheegeen saraakiisha masuuliyiinta deegaanku.
Lama oga sababta keentay shilka diyaaradda waxaana duuliyihii uu baxsaday isagoo aan dhaawac halis ah qabin, sida uu sarkaal booliis ah u sheegay wakaala dda wararka ee Reuters.
Giriigga ayaa lix maalmood la tacaalayey dab ka kacay deegaano ka tirsan iyadoo kumanaan qof ay ilaa hadda daad –guraysay Dowladdu.
TURKIGA OO QORSHAYNAYA INUU YEESHO DASTUUR CUSUB
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Turkiga (AK Party) ee xukuma turkiga ayaa diyaariyey soo jeedin dastuuri ah oo soo bandhigaysa dhowr astaamood oo cusub, oo ay ka mid tahay in loo oggolaado muwaadiniinta inay soo jeediyaan sharci iyo in Baarlamaanka la siiyo awoodda uu ku eryo wasiirrada,
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa 1 -dii Febraayo ku dhawaaqay, "Waxaa la joogaa waqtigii Turkiga uu mar kale ka hadli lahaa dastuur cusub.” Kadib, wuxuu sheegay in la bilaabay shaqada dast uur cusub oo rayid ah oo ay dadku yeeshaan isagoo intaas ku daray in Dastuurkii 1982 -kii uu lumiyay ansaxnimadiisii, Wuxuu ku nuuxnuuxsaday in dastuurka cusub uu noqon doono mid ka dhasha hannaan hufan.
Iyadoo ay jiraan doodo ku saabsan dastuurka cusub ee madaniga ah Erdoğan wuxuu sheegay in Turkigu yeelan doono dastuur dhammaystiran oo cad, dimuqraadiyad iyo xorriyad leh oo dalka haga qarniga soo socda Wuxuu rabaa in Turkigu yeesho dastuur ay shacabku diyaariyeen marka la gaaro 2023, oo ku beegan boqol-jirsigii aasaaskii Jamhuuriyadda Turkiga. Waxa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in albaabada ay u furan yihiin dham maan dhinacyada siyaasadda si ay gacan uga geystaan dib u habeynta dastuurka.
Xigasho Daily Sabah.
{BOGGA CAYAARAHA}
Wax Kasta Waxaa Ka Horreeya Saaxibti Nimada” Sida Caalamka Looga Hadal Hayo Cabdi Nagee Ye Iyo Bashiir Cabdi
Qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa hadal heysaa dhiiri geli nta uu Cabdi Nageeye uu u muujiyay Bashiir Cabdi xilli ay ka qeybgal ayeen tartanka orodka dheer ee ka socday magaalada Tokyo ee dalka Japan.
Wakaaladda wararka ee Reut ers ayaa ku warrantay in ‘Cabdi Nagee ye uu saaxibtinimada uu ka horumariyay wax kasta maadama Bashiir Cabdi uu ugu baaqay in uusan ka harin si kaalmaha hore uu u galo’
Reuters waxay cinwaan uga dhigtay sheekada labada orodyahan ee Soomaalida ah, "Wax kasta waxaa ka horreeyaa saaxibtinimada xilli Nag eeye uu gacan haatiyay Bashiir Cabdi si uu kaalin wanaagsan uga galo tar tanka”"Markii ay inoo soo hartay 800m, waxaan doonayay in aan dheere eyo balse waxa an ka fakaray Ba shiir oo aan ku dhahay, horey u soo soco” ayuu yiri Nageeye.
Soomaalida ayaa baraha bulshada si weyn uga hadal heysay orodya hanadii Soom aalida ahaa ee u kala tartamayay dalalka Netherlands iyo Belgium. Tartankaas waxaa ku guulaystay Eliud Kipchoge oo u dhashay Kenya halka kaalinta labaad iyo saddexaad ay kala galeen Cabdi Nageeye iyo Bashiir Cabdi oo u ordayay dalka Belgium-ka.
Waxaa la arkayay Cabdi Nageeye oo matalayay Netherlands oo ku gac an haatinayay Bashiir Cabdi oo ka dambeeyay xilli ay ordayeen. "Waxaan nahay labo wiil oo Soomaali ah hadduu iga horreeyay Shalay ama maalmi hii hore aan ka horreynayay , wax macno ay noogu fadhido ma laha
..waa is dhiiregelin, Soomaali haddan nahay waan is dhiirigelinaa
meel kasta oo aan kala joogno ” ayuu yiri Bashiir Cabdi oo BBC-da u warayey
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 10-AUG 2021
.