Ra'iisal Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Wakiilada Reer Galbeedka Ee Somaliya

0
Friday April 15, 2016 - 19:20:15 in Wararka by
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Wakiilada Reer Galbeedka Ee Somaliya

    Ra'iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya,Maxamed Cumar Carte, ayaa wuxuu Khamiistii uu la kulmay WakiiladaWadamada Faransiiska, Ingiriiska iyo Mareykanka ee u qaabilsan Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya,Maxamed Cumar Carte, ayaa wuxuu Khamiistii uu la kulmay WakiiladaWadamada Faransiiska, Ingiriiska iyo Mareykanka ee u qaabilsan Somaliya.

Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka, ayaa Rep Peter Wilson, Rep Alexis Lamek, iyo Christopher Klein kala hadlaysidii looga wada shaqayn lahaa qodobada kala ah:-

Hirgelinta nidaamka doorashooyinka ee dalka ku soo fool leh
Isku-dhafka Ciidamadda iyo tababarkooda
In la tashi laga sameeyo siyaasadda iyo amniga Qaranka, iyadoo lala tashanayo Maamul Goboleedyada Wadanka ka dhisan.Caawinta dhaqaalaha ee dhinaca Ciidamada Qalabka Sida, doorashooyinka iyo abaaraha ka jira qaybo ka mid ah Gobolada Somaliya.

Maxamed Cumar Carte, ayaa waxaa kulankan ku wehlinaayay Wasiirka Amniga Qaranka, C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Maxamed Aadan Axmed.

WakiiladaWakiilada1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip