In ka badan 90-Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis.

0
Tuesday August 03, 2021 - 23:22:39 in Wararka by
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In ka badan 90-Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis.

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Muqdisho:-Ciidamada xeebaha dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 93 tahriibayaal ah kuwaas oo doonayaya inay si qarsoodi ah tahariib ku galaan qaaradda Yurub.

Dowladda Tuunis ayaa sheegtay in lagu guuleystay in lasoo badbaadiyo muhaajiriintaan kadib markii ay cillad ku timid doonti ay saarnaayeen.

Dadka lasoo badbaadiyay ayaa kasoo kala jeeda dalalka Bangladesh, Suuriya, Masar, Ghana iyo Nigeria sida ay sheegtay dwolwada Tuunis.

Dowladda Tuunis ayaa dadaal badan ugu jirta inay ka hor tagto tahriibayaalka kusoo badanaaya xeebaha dalkeeda kuwaas oo doonaya inay marin ka dhigtaan si ay u gaaraan qaaradda Yurub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip