Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horeya tartanka ciyaarta oradka.

1
Tuesday August 03, 2021 - 13:43:26 in Wararka by
  • Visits: 2288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horeya tartanka ciyaarta oradka.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Muqdisho:-Soomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta tartanka oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan.

Cali idow Cali oo Soomaaliya ku matalayay tartanka ayaa galay kaalinta 10-aad isaga oo ka sara maray wadama badan oo ay ka mid yihiin Spain, Poland, Qatar iyo Brazil!.

Cali ayaa sidaa ugu gudbay wareegga 2-aad ee tartanka



 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip