Madaxweynaha Jubbaland oo daah furay tartanka Kubadda Cagta kooxaha heerka koowaad "SAWIRRO"

1
Friday July 30, 2021 - 20:00:20 in Wararka by
  • Visits: 1512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland oo daah furay tartanka Kubadda Cagta kooxaha heerka koowaad "SAWIRRO"

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daah furay tartanka Kubadda cagta kooxaha heerka koowaad ee Jubbaland.

Munaasabadda furitaanka tartankan ayaa lagu furay kooxaha Kubadda cagta ee Dekedaha iyo koban, iyadoo Madaxweynaha Jubbaland uu kamid ahaa mas’uuliyiin iyo dadweyne kala duwan oo ciyaartaas daawanayay.

Masuuliyiinta Wasaarada dhallinyarada iyo Ciyaaraha, xiriirka kubada cagta Jubbaland iyo xubno ka socday xiriirka kubada cagta Soomaaliya ayaa sidoo kale ka qeybgalay munaasabadan lagu daah furayay tartanka Kubadda Cagta kooxaha heerka koowaad ee Jubbaland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip