Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaaladaKhartoumee dalka Sudan

0
Thursday April 14, 2016 - 10:35:33 in Wararka by
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaaladaKhartoumee dalka Sudan

    Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa shalay ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasoo ay uga bilaabatey booqasho rasmi ah oo laba maalmood ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa shalay ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasoo ay uga bilaabatey booqasho rasmi ah oo laba maalmood ah.

 Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Khartoum si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir, mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha dalka Suudaan iyo danjireyaasha waddamada Jaamacada Carabta iyo Afrika u fadhiya Suudaan.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira martiqaad rasmi ah oo u ka helay Madaxweyne al Bashir, waxaana lagu wadaa in Labada Madaxweyne ay qaataan kulan gaar ah

Labada Madaxweyne ayaa yeelan doona wadahadalo ku saabsan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ka dhexeeya.

 

sud1sud2




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip