
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 21-JULY 2021
.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay
leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carrafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka
Soo maaliyeed in ay is kaalmeeyaan, kana shaqe eyaan danta guud oo amnigu uu
ugu horreeyo.
"Waxaan ku boorrinayaa dadka Soomaaliye ed,
gaar ahaan xujeyda Soomaaliyeed ee qor shaynayey sannadkan in ay gutaan rukniga
xaj ka ay beddelkiisa ku dadaalaan bixinta sadaqa da iyo kaalmaynta dadka
danyarta ah oo iya duba ka mid ah acmaasha ugu wanaagsan ee Rabbi loogu
dhawaado.”
Isna dhankiisa Ugu R/Wasaaraha XFS Ma xamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Somal iyed
ugu Hambalyeeyay Munaasabadd Cii dul Adxa, waxaana uu ugu baaqay in la is caf iyo,
sidoo kalena la gacan siiyo dadka danta yar.
Guddomiyaha G/Shacabka oo ku hadlaya afka
mudanayaasha golaha shacab ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaa uu ku
bogaadiyey inay is garab istaagan islamarkana ay ka shaqeeyaan nabada,
horumarka iyo xasi loonida dalka.
Ugu dambeyntii guddoomiyaha G/Banaadir
Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxa muud Maxamed (Cumar Filish) ayaa
Hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka So omaaliyeed gaar ahaan
Bulshada ku dhaqan G/Banaadir ee Caasimada Muqdisho.
Md.
Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fil ish) ayaa Eebe ugu baryay Shacabka Soomaali yeed
in Ciidaan tan xigta ay ku gaaraan Barwa aqo, Nabad iyo Horumar. Waxaa uu sidoo
kale u rajeeyay in ay farxad ku ciidaan.
"Guud ahaan ummadda Islaamka gaar ah
ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambaly eeynaaya Ciida Carafo oo ah munaasabad
ku weyn Diinteena iyo dhaqankeena wanaagsan. Ilaaheey ha inaga aqbalo gudashada
Acmaa sha iyo fadliga Ciida Carafo, waxaana kula dar daarmaya bulshada gobolka
Babaadir in ay is gargaaraan oo il gaar ah lagu fiiriyo dadka Dan ta’yar” ayuu
yiri Cumar filish
Xasan Sheekh " Waxaan ku baaqayaa in wixii
lagu heshiiyay la fuliyo”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud
ayaa guud ahaan ummadda mu slimiinta ah, gaar ahaanna ummadda Soomaal iyeed ugu
hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa, isagoo shacabka Soomaaliyeed ku boori yay
inay is cafiyaan oo danyarta garab istaag loo muujiyo. Waxaa uu sheeg ay in
dalka an uu haatan mara yo meel xas aasi ah, balse kali ya looga gu dbi karo in
la is caf iyo, isla markaana wixii lagu heshiiyay sida uu yahay lagu fuliyo.
Ugu dambeyn Madaxweynihii hore ee Som aliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu
shee gay in Caalamka xilligaan uu diyaar u yah ay in uuna caawiyo si aan dowlad
u dhisano, waxa ana uu ku baaqay in la kaashado dalalka Caala mka.
Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn
looga ciiday
Iyadoo Shalay geyiga Soomaalida laga cii dayo
maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa mun aasabadeeda laga dareemay xaafadda Daarus
alaam ee Magaalada Muqdisho.
Boqolaal ka mid ah dadka deegaanka iyo qa ar
kale oo magaalada isaga kala yimid ayaa Salaadda Ciidda ku oogay barxadda weyn
ee Daarusalaam.
Xaafadan oo sanadihii ugu dambeeyay aad u
dhismeysay ayaa waxaa ku yaala oo laga hir geliyay beerta xaya waanaad ka iyo
go obaha car ruurta la gu ciyaarsiiyo, dad ka ayaana uga kala yimaado magaalada
inteeda kale.
Waalidiinta ayaa kuu sheegaya in ubadkoo da
ay farxadda ciidda dareemaan, marka ay wa qti ku qaadanayaan xaafadaasi.
Shalay oo kale inta aad ku damaashaadey so
xaafadan ayaad dareemaysaa in mashquul
iyo ciriiri badan uu ka jira beerta xayawaanaad ka ee dadku u daawashada
taggaan iyo gooba ha ay carruurta ku ciyaaraan.
Daarusalaam oo lagu tilmaamo mid ka mida
xaafadaha ugu bilicda wanaagsan ee Caasi ma dda Muqdisho ayaa waxaa soo
badanaya dad ka deegaanka ka sameysanaya, marka aad eegto amniga la isku haleen
karo ee ka jira.
Ciidaha Fitriga iyo Adxa ayaa xuskooda
iyo weynayntooduba laga dareemaa caalamka, ga ar ahaan dunida Muslimka. Ciidda
Carafo ee sa nadkan ayaa ku soo aadaysa sanadkii 2aad oo xiriir ah, oo dunida
uu halakeeyay fayriska safm arka ah ee COVID-19, Soomaaliya-se xaa lkee da waxa
uu u muuqdaa mid degan.
Farmaajo oo la ciiday cutubyo ka tirsan
ciidanka
Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo oo Shalay
farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutu byo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa
ku dhiirri-geliyey sida nafhurnimada leh ee ay ugu taagan yihiin difaaca
dalkooda iyo ilaalinta kara amada dadkooda.
Farmaajo ayaa sheegay in geesiyaasha Ciid amada
Qalabka Sida ee u istaagay xoreynta da lka iyo ciribtirka arxanlaaweyaasha
argagixisa da ah ee Alshabaab ay taariikhdu xusi doonto, maadaama ay u soo
dhabar adaygeen duruufo adag si ay u samatabixiyaan dalkooda.
"Waxaad tihiin Ciidan Qaran oo u taagan
dif aaca dalka, dib u soo noolaynta dawladnimada iyo ilaalinta karaamada dadka
Soomaaliyeed, waxaan idiinku hambalyeynayaa munaasabad da Ciidda Carafo iyo
waajibka qaran ee aad gu daneysaan. Farxad gaar ah ayay ii tahay in aan
munaasabadaha noocan oo kale ah idin la qaa to madaama aad tihiin geesiyaasha
aan ku faa nno,” ayuu yiri Farmaajo
Farmaajo ayaa bogaadiyey hawlgallada soc da
ee ka dhanka ah argagixisada caadeystay gumaadka shacabka Soomaaliyeed, iyada
oo geesiyaasha Xoogga Dalku ay guulo waaweyn ka soo hoynayaan howgallada ay ka
wadaan deegaannada ay ku dhuumaalaysanayaan arga gixisadu
QM oo hambalyada Ciidul Adxaa u dirtay
dhammaan Soomaalida
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee
Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku Aadan
muanasabadda ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed.
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan "Ciid Wanaagsan.”
"Hambalyo
diirran oo ku aadd an Cii dul Adxaa ayaa idin ka ga ima anay sa bahda Q/M ee Somaiy
a”ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q/Midoob ay u
qaa bilsan Soomaaliya.
"Waxaan dadka Soomaaliyeed kala qayb qa adanaynaa
xuska maalintan iyo rajadooda ku aadan dib u heshiisiinta, naxariista,
midnimada iyo nabadda. "Ciid Wanaagsan”
Maamulka Wargeyska M.Times Oo Hamb alyo
Ciidda U Dirayaa Ummadah Muslimiinta
Maamulka Wargeyska Mogadishu Times wuxuu
habalyada ciidul adxaa u dirayaa dham maan shacuubta Muslimiinta Meelkasta oo
ay Caalamka ka joogaan gaar ahaan howlade ennada wargeyskan iyo mac aamiisha ku
taxan wargeyskan iyo guud ahaan ummadda somaliyeed meel ka sta oo ay joogaan .
Maamulka ayaa wuxuun u rajeynayaa inay
ku ciidaan farxad iyo Nabad ay ku ciidaan .
Dhanka
kale waxuu alle ugu bar-yayaa inuu ciiddan ciideeda kale uu ku gaarsiyo nabad
iyo barwaaqo iyo caafimaad insha allaah
.Aamiin Aamiin Aamiin
Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyey
maxaabiis
Madaxweynaha ayaa wareegto uu soo saaray
ku sheegay inuu caf is u fidiyay 279 Maxbuus oo hore loogu xukumay dembiyada
fudud, taasi oo uu fulinayo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qar anka, sida
lagu sheegay qoraalka Madaxw eyn aha.
Waxa kale oo lagu yiri qoraalkaas
"Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raadka ciqaabeed ee ka
dhalanaysa dembiy adda ay ku xukunnaayeen, sida ku xusan qod obka 92aad ee
Xeerka Ciqaabta Guud.”
Cafiska uu madaxweyne Biixi u fidiyey Shalay
boqolaalka maxbuus ee dambiyada fud ud u xirnaa ayaa waxa uu daba socda soo
jeed in uu labo cisho ka hor u gudbiyay Xafiiska Xe er Ilaaliyaha Guud ee
Somaliland.
Ma aha markii u horeysay ee madaxweyna ha
Somaliland uu cafis u fidiyo maxaabiis, aya da oo dhowr bilood ka hor uu cafis
Madaxwey ne u fidiyay maxaabiis badan oo tiradoodu dha mmeyd 484-maxbuus oo ku
xirnaa xabsiyada Somaliland.
Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka
ninkii fuliyey weerarkii Bacadweyne
Shaakir ayaa sheegay intii uu socday ware
ysiga laga qaaday ka hor inta uu is-qarxin inuu kooxda Al-Shabaab kusoo biiray
2018-kii, wuxu una sheegay inuu ugu soo biiray si uu ula Jih aado gaalada kusoo duushay dalka.
Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaas oo
ka dhacay duleedka deegaanka Bacaadwey ne ay ku dhinteen 7 ka tirsan ciidamada
dowla da, halka ay 8-deed kale ku dhaawacmeen iyo bur-burinta gawaaridii ay
wateen ciidamada dowladda.
Marka laga imaado sheegashada Shabaab ee khasaaraha
ka dhashay weerarka is-miidaa minta ah, waxay dowladda hore u shaacisay in uu
qasaare geysan qaraxaas.
Ciidamada dowladda ayaa ka hortagay wee rarkaas
kadib markii ay toogteen wadihii gaar iga waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay,
oo ah aa naftii-haligaha ay wareysigiisa baahisay warbaahinta Al-Shabaab.
Warkaan ayaan ka soo xiganay caasimad da.net
Dhalinyaro Soomaali Walaalo ah oo dil &
dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad hubeysan ah ayaa Habeen hore
Sa qdii Dhexe waxaa M/Cape Town ee Dalka Ko onfur Afrika ay dil, dhaawac iyo
Boob hanti yadeed ay u geysteen dhalinyaro Soomaali ah.
Alle ha u naxariistee Axmed Macalin Jimca ale,
ayaa dhintay halka Walaalkiis ka weyn ee Maxamed Macalin Jimcaale uu dhaawac
yahay,
kadib
markii ay Kooxo hubaysani weerar ku galeen Dukaan ay Muwaadiniintaasi Soomaali yeed
ku lahaayeen Xaafadda Kraaifontein oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkaasi
Koonfur Afrika.
Ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Afrika
ay aa tegay halka weerarka uu ka dhacay, iyaga oo halkaasi ka sameeyay
baaritaano la xiriira si da uu dilka u dhacay iyo sidii lagu heli lahaa Bu rcadii
ka dambeeysay dilkaas.
Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa inta badan
lagu dhibaateeyaa Ganacsatada Soomaalida ah, waxaana todobaadkii hore
rabshadihii ka dhacay meelo kamid ah dalkaas lagu dilay ilaa Afar Dhalinyaro
Soomaali ah.
Wasiir Saajin "30 kii sano ee Soomaa liya
jirtay Awdal baa ugu liidatay"
Wasiirka
ganacsiga Somaliland Maxamuud Sacad Saajin, oo ka hadlayay dhacdadii ay qa ar
kamida dhalinyarada reer Awdal calanka So omaaliya kula soo baxeen 26 Juun,
ayaa she egay in anay jirin sabab dhalinyarada Awdal ugu riyaaqaan midow
Soomaaliyeed.
Wasiir Saajin ayaa sheegay in reer Awdal
anay wax faa'iido ahi kasoo gaadhin midowgii Somaliland iyo Soomaaliya, wax aanu
ku andac ooday in gobolka Awdal uu ugu liitay wakhtigii 30 sano ahaa, ee
jamhuuriyadii Som aalidu sida buuxda u shaqa ynaysay.
"Waxan garan la'ahay cida ca lanka
wakiilka inooga dhigtay, waxan garan la' ahay cida ku dulmanayd calanka,
Soomaaliya waxay jirtay 30 sano cida ugu liidatay ee ku dil manayd inag a ayay
ahayd, cidi wax fara badan ku heshay sidaan u dhaqano uma dhaqanto" ayuu
yidhi.
"Waxan garan la'ahay waxa sanadkasta
iyo markii dhawr bilood la joogaba inaga uun calan ka inoo dhiibay, waar
calanka hadii Soomaali is ku noqonayso kama lihin dadka, ula mid baan nahay,
wakiilna kama nihin inagu" ayuu hadalkii sa sii raaciyay.
Wasiirka ayaa dhalinyarada calanka Soom aaliya
loo qabtay ku tilmaamay qaar aan taari ikhda wax badan ka garanayn isla
markaana aan wax badan ka ogayn wacyigu siduu ahaa xiligii dowladii Soomaalida. "Dhalinyaradan la or ordaysa garan
maya an, inaga ugu liidanay xiligii dowladii Soomaaliya, inagana ugu fac fac
badan imika, waar lugooyada ka daaya ubad kani ma garana yaan waxane,
Soomaalina kama xigno calank an" ayuu yidhi.
42 qof ayaa loo qabtay in ay calanka Sooma
aliya kula soo baxeen gobolka Awdal munaasi badii 26 Juun, iyagoo 35 hablood
oo kamid ah 42 qof Isniintii Dorraad
jeelka laga siidaayay.
. Xigasho:-Source:
warkii.com
Shilkii dayaaradeed ee ugu xumhaa oo ka
dhaca dalka Soomaaliya, afartan sanno ka hor (Luuliyo 20, 1981)
Afartan sanno ka hor, Shalay oo kale (Luu
liyo 20, 1981), Soomaaliya waxaa ka dhacay shil dayaaradeed kii ugu xumaa ee
taariikhda, kaas oo sababay dhimasho ilaa 50 qofood, sag aal ka mid ah dadkii
geeriyoodayna ay isku qoys ahaayeen.
Dayaarad nooca Fokker F-27 kuna diiwaan
gashaneyd 6O-SAY ee sharikaddii Somali Air lines oo ku socotay magaalada
Hargeysa ayaa waxay ku dhacday xerada Hilaweyn ee aga gaarka magaalada Balcad,
daqiiqado markii ay ka kacday garoonka Adan Cadde. Waxaana halkaas ku dhintay
44 qo food oo ah aa rakaabkii dayaaradda iyo lix qofood oo ka mid ahaa
shaqaalihii day uura dda.
Dayaaradaas ayaa waxaa Kaptan ka ahaa
allaha u naxariistee Cabdi Maxamed Maxamu ud oo loo yaqaanay Kaptan Dhafuuji,
waxaana kal-kaaliye u ahaa Cali Umul, waxaa sidoo kale la socday afar ka mid
ahaa howl-wadeenada dayaaradda oo kala ahaa Injineer Cali Foodc ade, Abshiro
iyo Fuad.
Dadkii ku dhintay dayuuradaans ayaa wax aa
ka mid ahaa Jeneraal Cumar Cusmaan Dii riye oo ka tirsanaa ciidanka xooga dalka
Soo maaliyeed, saddex walaalihiis ah, xaaskiisii oo uur la hayd iyo afar ka mid
carruurtiisa. Runtii waxay ahayd musiibo aad looga naxo in sagaal (9) isku wada
qoys ah ay halkaas ku wada dhintaan.
Waxaa sidoo kale xusid mudan qaabka uu
dayaaradda ku raacay Injineer Cali Foodcade oo sida la sheegay markaas shaqada
soo ga lay. Sida caadada ah Injineer looma baahna in uu raaco dayaaradda
maadaama injineer kale uu ku sugnaa magaalada Hargeysa, laakin wax aa codsaday
Kaptan Dhafuuji.
Qoraal laga soo saaray baaritaan la xiriira
sababta ay u dhacday dayuuradaas ayaa waxa a lagu sheegay in ay dayuuradda
gashay roob ab watay dabeylo xoogan oo aroortaas ka dac ayey agagaarka
magaalada Moqdishu. Intkasta ay su’aalo ka yimaadeen baaritaankaas, maa daama
bisha Luuliyo ay ku began tahay xilliga XAGAAGA oo roobab xoogan aysan ka di'in agagaarka magaalada Muqdisho.
Sideed(8) sanno ka dib, bishii Juun 28,
1989 ayeey Fokkertii kale ee sharikadda Somali Airli nes ku dhacday agagaarka
magaalada Hargey sa oo sida la sheegay
ay soo rideen jabhaddii SNM oo markaas dagaalka kula jirtay dowladdii Maxamed
Siyaad Barre. Dayuuradaas ayaa wa xaa ku geeriyooday 30 qofood oo isugu jiro
rak aabkii iyo how-wadeen adii dayuuradda
Xigasho:-hiiraan.com
Turkiga oo badbaadiyey
Tahriibayaal
macluumaadka muhaajiriinta iyadoo Diyaarad
helicopter ah oo saaran markabka "TCG Ge diz” ay durbadiiba bilowday dadaallo
indha indh eyn ah, Liibiya ayaa ah barta ay ka baxaan inta badan tahriibayaasha
ka sii gudbaya badda halista ah ee badda Mediterranean.
Turkiga ayaa goor sii horeysay ka codsaday bulshada
caalamka inay xal u helaan xididaada tahriibka isla markaana ay la wadaagaan
culeyka si siman kadib markii 43 qof la waayey markii doon ay la socdeen 127
tahriibeyaal ah ay ku degtay badda Mediterranean.
Xigasho: Daily sabah.
Amiirka AL-SHABAAB oo hanjabaad culus ka soo
saaray doorashada, weer arna ku qaaday dhinacyo badan
Waxa uu madaxda dalka hadda maamula iyo
musharaxiinta madaxweyne ugu yeeray ku wa u adeegga shisheeye, oo aan xor
aheyn, is aga oo su’aal ka keenay sida dad noocaas ah looga sugi karo inay
dalka samata bixiyaan, sida uu hadalka u dhigay.
Wuxuu sidoo kale weerar culus ku qaaday
hay’adda culimada Soomaaliyeed, oo uu ugu yeeray "culumaa’u suuq faasidiin ah
oo diintoo da ka leexday, islamarkaana sharciyaaya nid aam aan ku saleysneyn
diinta Islaamka, oo ay xalaaleeya xuShalay ay ku jiraan madaxda DS, kuna raacay
madaxdaasi in dalka lagu xuk umo wax aan ahayn kitaabka Allah.”
Abu Cubeydah ayaa sidoo kale weerar ku
qaaday ciidamada Soomaaliya iyo warbaahinta Soomaalida, isaga oo sheegay in
warbaahinta ay u adeegaan faafinta iyo qurxinta nidaamka dimqoraadiga ah, oo
xaqiiqda ay qariyaan, sida uu hadalka u dhigay.
Amiirka
Al-Shabaab ayaa uga digay shacab ka iyo ergooyinka inay ka qeyb-galaan doora shooyinka
dalka ka dhacaya.
"Waxaan uga digeynaa umaddeena inay ka qeyb
qaadato doorasho ku sheegga dalka laga hirgelinayo, waxana uga digeynaa inay
qeyb ka noqoto gumeysiga uu dalku ku jiro, garab iyo sharciyadna siiso ajendaha
gaaladu wadato ee salka ku haya la dirirka Shareecada Islaamka,” ayuu yiri. "Mujaahidiintu waxay kasoo horjeeda an qorshe
kasa oo diinta ka hor imaanaya.. wa xaan digniin iyo dardaaran u direynaa
ergada wax soo xusha.. amnigiinaa ma sugi doonaan kuwa mansab raadiska ah, ha
ku kedsoomina inaad dhaqaale heli doontaan; waa inaad ku tu saale qaadataan
kuwii idinka horeeyay iyo inta ka nool nolosha ay ku nool yihiin.”
Abuu
Cubeyda ayaa ugu dambeyn amma anay maamullada Al-Shabaab ee wilaayaadka loo ya qaan,
kuwaasoo uu sheegay inay damiye en co laadii u dhaxeysay beelaha Soomaaliye ed,
ay na tusaale u yihiin, sida uu yiri, inay Soomaal iya diinta ku midoobi karto.
XIGASHO:-WARKII:-COM
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jub
baland.Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa gu ud ahaan shacabka ree Jubbaland, Ummada
Soomaaliyeey iyo Muslimi
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 21-JULY 2021
.