HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 19-JULY 2021

0
Monday July 19, 2021 - 08:59:09 in Wararka by
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 19-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Rooble oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub iyo Ergeyga Norway

     Ra’iisul Wasaaraha XFS MdMaxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay xafiiskiisa kulammo goonni goonni ah kula yeeshay xubno ka tirsan beesha caalamka

     Rwasaare Rooble ayaa Shalay qaabilay Danj iraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Ber langa iyo Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elb urgi. Xubnahaan iyo Rwasaare Rooble  ayaa ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay R/Wasaare Rooble. Som aliya ayaa haatan gashay jawi doorasho, waxaa na maalmaha soo socda la guda geli doonaa doo rashada xildhibaanada 2-da Aqal ee baarlam aanka FS, sida ku cad jadwalka doorashooyinka ee dhawaan ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ee FIET.

DF iyo maamulka G/Banaadir oo soo saaray amarro ku socda shacabka Muqdisho

      Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir ku socota bu lshada reer Muqdisho inta lagu guda jiro maa lmaha ciida Carafo.

     Amarradan ayaa la xariira goobaha lagu gowr acayo xoolaha Udxiyada ee maalmaha ciida Car afo, waxaana bulshada reer Muqdisho iyo hey’ adaha samafalka ee ka howlgala caasimadda lo oga digay inay xoolaha ku gooracaan meel aan aheyn kawaanada loogu tala galay.

      Ugu horeyn war-saxaafadeed ka kooban afar qodob oo ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, ayaa lagu yiri, "Wasaa radu ayada oo ka duuleysa waajibaadkeeda Das tuuriga ah, waxa ay soo saartay baaqan wargel inta ah:

  1 – Dhammaan hey’adaha Samafalka Khayr iga ah, kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeynaya fulinta ba rnaamijka Udxiyada sanadkan 1442- 2021, waa in ay u hogaansamaan awaamiirta Wasaaradda , G/ Banaadir, iyo W/Diinta D/Goboleedyada Dalka.

   2 – Sida horay loo caddeeyay majirto hey’ad xo olo ku qali karta meel ka baxsan kawaannada loo asteeyay.

  3 – Hey’addii la ogaado in ay xoolo ku qaleyso gooba ka baxsan goobaha loo asteeyay maamul aha an, waxaa laga qaadi doonaa talla abo sharci ga waafaqsan.

4 – Sidoo kale waxaa Ia farayaa hey ’adaha samafal ka in ay si dhaw ula shaqeeyaan Guddiga loo xilsaaray arinkaan, Culumada, Dhakhaatiirta & kormeer ayaasha howshan u xil-saa ray, si Ioo hu biyo badqabka xoolaha Udxiyada.

   Dhanka kale Afhayeenka maamulka G/Banaadir Saalax Xasan Cumar oo warbaahinta la hadlay ay aa ka digay in sanadkaan xoolaha lagu gowraco meel aan kawaan aheyn, isagoo sheegay in ka maamul ahaan aysan ogolaa doonin.

     "Sharciga ayaa la marin doonaa ciddii maalinta ciidda xoolo ku qasha meel aan ahayn goobaha loo asteeyey, shaqsi ama hey’ad cidaan ka yeeley no ma jirto,” ayuu yiri Afhayeenka maamulka gob olka Banaadir.

Guddoomiyaha Guddiga Doorasho oyinka oo la kulmay Guddiga Amniga Doorashooyinka Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashoo yinka Heer Federaal (GHDHF) Maxa med Xasan Cirro ayaa Habeen hore kulan diiradda lagu saarayay sugidda iyo xaqiijinta amniga doorsho oyinka la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyin ka heer Qaran,kaas oo uu guddoomiye u yahay taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan (Xijaar).

     Kulankan oo Muhiimadiisu ahayd sidoo dalka uga dhici lahayd doorashooyin xor & xalaal ah oo nabdoon ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddi hoosaadka amniga ee GHDHF oo wada diyaar garow xooggan oo la xiriira sugidda amniga doorashooyinka dalka.

Guddoo miyaha Gud doomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHD HF) Maxamed Xasan Cirro ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu kulano la yeelanayay qeybaha kala duwan ee ay quseyso doorashada dalka.

    Kulankan ugu dambeeyay ayaa imanaya xilli dhawaan la shaaciyay jadwalka doorashada oo ay ku cadahay markale in dhamaadka bishan ay dhici doonto doorashada senatarada Aqalka Sare.

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.

     Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Md. Cabdi raxmaan Bayle Ducaale ayaa Shalay kulan la qa atay Safiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz.

    Kulanka oo ka dhac ay safaaradda Turki ga ee Muqdisho ayaa waxa uu Wasiir Bayle oo ka hadlaya yiri:-

"Waxa aan ka wada h ad lanay dhaqaalaha dalka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda, sidoo kale waxa aan uga mahadceliyay doorka wanaagsan ee uu ka cayaarayo horumar Soomaaliya. Turkigu waxa uu sii xoojinayaa xiriirka Saaxiibnimada Soomaal iya, Taageeradiisa Maaliyadeed iyo Horumarinta xirfadlayaasha dalkeena.”

Ciidamo uu horkacayey Jeneraal Saa daq Joon oo la wareegay degaanka Camaara

     Wararka laga helayo G/Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Shalay ciida mada Galmudug iyo kuwa dowladda ay gudaha u galeen deegaanka Camaara ee gobolkaasi, kadib markii ay weerareen deegaankaasi.

Camaara oo ay in muddo ah gacanta ku hayen xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa Shalay la wareegay ciidamada huwanta, waxaana horkacayey sara akiil sar sare oo uu ka mid ah yahay General Saadaq Joon oo ku sugan deegaano ka tirsan maamulka Galmudug.

     Ciidamada huwanta ayaa lagu soo waramayaa inay dagaal kooban la galeen Al-Shabaab, waxaa na, ka dib u suuragashay inay qabsadaan deega ankan oo ah mid istaraatiiji ah.

     Sidoo kale ilo dadka deegaanka ah ayaa inoo sheegay in ciidamadu ay fariisimo cusub ka sam eysteen halkaasi, isla-markaana ay wadaan dhaq-dhaqaaq ka dhan ah Al-Shabaab.  Xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaana dadka deegaanka ay cab si ka muujinayaan inay soo rog aal celiyaan xoo gaga Al-Shabaab, kadibna uu dagaal ka dhaco halkaasi.Howl-gallada milatari ee ka socda deega ana da Galmudug oo uu haatan ku biiray General Saadaq Joon ayaa ah kuwa la doonayo in looga ad ka ado dagaalamayaasha Al-Shabaab.

     Camaara oo marar kala duwan ay isku bedal een ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa u dhow deegaanka Bacaadweyne oo ay Dorraad la wareegeen ciidamada huwanta.

     Mudug oo ay howl-gallada xoogooda ka socda an ayaa waxaa sidoo kale ka jira is uruursi ay wad aan xoogaga Al-Shabaab oo weli gacanta ku ha ya qeybo ka mid ah gobolkaasi.

Xigasho:-Caas imadda.Net

Axmed Madoobe oo loo gudbiyey liiska mag acyada musharaxiinta xilalka Garbahaarey

     Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maa mul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen M/Garbahaarey kadib Shalay ka soo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray M/Kismaa yo ee maamulka Jubaland.

      Guddiga oo uu horey u magacaabay R/ Wa saare Maxamed Xuseen Rooble kana koobnaa wasiirada arrimaha gudaha dowlad Goboleed yada HirShabelle,Galmudug, Puntland iyo Koo nfur Galbeed ayaa M/Kismaayo u tagay sidii ay madaxweynaha Jubaland ugu gudbin lahaaye en magacyada illaa 4 qof uu sharaxan guddoo miyaha iyo guddoomiye ku xigeenka M/ Garba haarey oo la filayo in lagu qabto qaar ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka.

     Magacyada 4-ta qof ayaa waxaa guddiga u soo gudbiyey waxgaradka iyo odayaasha Garb ahaarey ee taageersan madaxweynaha waqtig iisa dhammaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo ka dib kulamo dhex maray odayaasha iyo gudd iga uu magacaabay Rooble.

     Sida ku qoran heshiiskii 2aad oo ay 27 May ku saxiixdeyn Muqdisho madaxda Maamul Go boleeyada dalka iyo Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ay aa magacabaya Guddoomiyaha M/Garbahaa rey iyo ku-xigeenkiisa.

     Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo hadda ka maqan M/Kismaayo ayaa la fila yaa inuu 4-ta qof ka doorto laba qof oo noqona yo guddoomiyaha iyo ku xigeenka M/ Garbaah aarey.

    M/Garbahaarey ayaa la filayaa in lagu qabto doorashada illaa 16 kursi, waxaana heshiiska la gaaray ku qoran in magaaladaas la geeyo cii damo boolis ah oo ka socdo howlgalka Midow ga Africa ee AMISOM

     Xubnaha ay xilka maamulka M/ Garbahaar ey u soo sharxeen odayaasha iyo maamulka DFS hoostaga ee G/Gedo ayaa kala ah:

Xilka guddoomiyaha Garbahaarey:

1- Cali Xashi Diiriye

2- Nuur Muxumed Jaamac

Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka:

1- Aadan Cismaan Nuur

2- Xuseen Baniin

Musharraxiinta oo soo saaray shan qodob oo muujinaya in doorasho xor ah aysan ka dhaceyn dalka

      Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa kulan ay ku yeesheen M/Muqdisho oo ay ku qiimeeyeen xa aladda guud dalka, gaar aha an habsami u socod ka doorashooyinkii loo ballansan aa, ayaa soo sa aray war-sax aafadeed ay walaac uga mu ujiyeen 5 Qodob oo ay shee geen in haddii aan wax laga be delin aysan muuq an ififaallo ay dalka uga dhici ka rto doorasho xor iyo xalaal ah.

    "Goluhu wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa in doorasho xor iyo xalaal ah oo ku qabsoonta wa qtigii loo asteeyey ay ka dhacdo dalka, isagoo ku salaynaya ifafaallooyinka muuqda ee khuseeya ar rimihii ugu waa weynaa ee ahaa caqabadaha hor yaala doorashooyinka dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin:”

   1-Maareyn la’aanta ismari-waaga ka jira habraa ca doorashada Xildhibaanada ka soo jeeda So maliland, taas oo abuurtay in laba guddi doorasho ay sameysmaan.

    2 – Xaaladda G/Gedo oo weli aan xal dhinacya da wada qanciya laga gaarin.

   3 – Waxaa sidoo kale aan weli xal loo helin caq abadaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan G/ Hiiraan ee deegaanka Hirshabeelle, si loo hubiyo inay ka qabsoonto doorasho xor iyo xalaal ah.

   4 – Inaan weli dhaqaalihii doorashada meel la saarin, waqtigii doorashadana la taagan yahay.

   5-U-diyaargarowgii doorashada xubnaha AqaI ka Sare oo aad u hooseeya, taas oo shaki gelina ysa in jadwalka doorashada lagu dhaqmo.

   Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa qoraalka an ku sheegay in haddii aan xal deg deg ah loo helin caqabadaha kor ku xusan, ay dib u dhac ku keeni karto habsami u socodka doorasho hufan oo loo wada dhanyahay.

    "Goluhu wuxuu ku boorrinayaa Xukuumadda iyo Madaxda D/G/dyada inay si deg deg ah wax u ga qabtaan caqabadaha hadda taagan, kana tab aabusheystaan kuwa imaan kara, si dalka looga hirgeliyo doorasho xor iyo xalaal ah oo waqtigee da ku dhacda,” ayaa lagu yiri qoraalka mushara xiinta.

   Golaha ayaa ugu dambeyntii war-saxaafadeedk aan ku sheegay inuu ka walwalsan yahay faragel inta uu Madaxweynaha xileedkiisu dhamaaday Maxamed C/hi Farmaajo uu weli ku hayo habsami u socodka doorashooyinka dalka.

 

Rag dhac ka geysan jaray Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay

     Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Shalay waxa ay gacanta ku soo dhigeen qaar kamid ah burcad hhubeysan dadka  shacab ka ah ee ku dha qan Deeganka Daaru-salam dha c u geysanayey.    Ragan lasoo qabtay ayaa oo gaaraya ilaa Afar ku hubeysan hu bka nuucyadisa kala duwan iya da oo lagu  weeraray xaafado ka mida Dee ga anka islamarkaana waxaa la sheegay in saddex kamida fakadeeen.

     Ciidamada booliska ayaa hadda gacanta ku haya qaar kamid ah burcadaas oo dadka shacab ka ah u geysan jaray dhaca iyadoo mid kamid ah uu yahay dhaawac.

     Ciidanka booliska deegaanka oo kaashanaya shacab-ka ayaa hadda ku raad joogo sidi loo soo qab an lahaa 3kale ee Burcada ah Taliyaha Saldhiga boolis ka ayaa shacabka ku dhaq an Deeganka Daru-salam u ga Mahad celiyay wada shaqeynta wanagsan ee ka dhaxeyso ciida mada booliska iyo dadka shac abka ah.

     Ciidamada booliska ayaa maalmihii lasoo dha afay waxa ay howlgallo lagu soo qabqabanaayey dadka dhaca u geysta shacabka ka wadeen M/ Muqdisho iyadoo hore gacanta loogu soo dhigay burcad badan oo dhac ka geysan jaray caasima da, waxaana xusid mudan in qaar kamid ah burc ada ay kasoo muuqdeen maxkamadda islama ka ana lagu riday xukun.

Axmed Karaash oo Taliye u Magacaabay Booliska Gobolka Sool

     Ku-simaha Madaxweynaha  Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamullaasi Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Xeer Mada xweyne ku soo saaray Lr.60, July 18, 2021 kuna saabsan ma gacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

     Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka  Puntland.

Markuu arkay: Talo soo jeedinta Taliska Booliiska Puntland.

     Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragn imadiisa shaqo.

     Markuu tixgeliyay: Shaqada ka socota Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

     Wuxuu u magacaabay:-

G/sare Aadan Maxamed Cabdi Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool.

     Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu sax iixo Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxwe yne ku-xigeenku , wuuna saxiixay

Tirada dadka ay Somaliland u xirtay calanka Soomaaliya dartiis oo la shaaciyey

      Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay tirada dadka Somaliland loogu xiray calanka Soomaaliya, ayada oo xuku umadda Muuse Biixi ka dalbatay inay sii dayso da dkaas oo sifo sharci ahayn u xiran.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xarunta Xuquuqal Insaanka oo ay ku saxiixneyd Yaasmiin Cumar Xaa ji Maxamuud oo ah Guddoomiyaha xaruntaas ayaa waxaa lagu sheeg ay in kiiska calanka Soomaaliya ilaa hadda u xi ran yihiin 42 qof, oo laga soo xiray Boorama, 26 June 2021.

    "Dadkaasi waxay ku kala xidhan yihiin Boora ma iyo Gabilay, ilaa haddana wax maxkamad ah lama hor geyn, wax danbi ah oo lagu soo oo ga yna majiro. Dadka xidhan 7 kamid ahi waxay ku xi dhan yihiin Boorama, hal ka ay 35 kale na ku xi dhan yihiin Gabilay,” ayaa lagu yiri qoraalka.

     "Sida ku cad Qodobka 25 (2) ee dastuurka Somaliland Qofna xoriyadiisa loogama qaadi karo si aan sharcigu bahayn. Sharcigu waxa uu mabn uucaya in qofka loo xidho sifo aan sharci ahayn, lana hayo in ka badan 48 saacadood sida ku cad Qodobka 27 (2) ee Dastuurka.”

      Qoraalka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheeg ay in ciidamada is hortaageen xubno ka tirsan Xa runta Xuquuqul Insaanka oo ayagu rabay inay bo oqdaan xabsiga Gabiley, si ay ugu kuur-galaan xa alada Gabdho ugu xirnaa xabsigaas calanka Soomaaliya.

      Waxay ku eedeysay xukuumadda Somaliland inay sifo sharci darro ah ay xabsiyada ugu hayso 42 qof ee loo haysto kiiska la xiriira calanka Soo maaliya, islamarkaana ay ka hor-istaagtay inay booqdaan ehelkooda..”

     "Dowladu waxay ku xad gudubtay mabaadiida dastuuriga ah ee damaanad qaadaya xoriyaad ka aasaasiga ah ee muwadiniinta. Qodobka 32 (1) waxa u damaanad qaadayaa in qofku xaq u leey ahay inuu rayiga ku cabiri karo hab qoraala, hadal ah amaba qaabkale.”

      Ugu dambeyntiina waxay Xarunta Xuquuqal In saanka ka dalbatay xukuumadda Somaliland inay sida ugu dhaqsaha badan usii dayso dadkaasi u xiranka calanka Soomaaliya oo sifo sharci darro ah loo haysto, islamarkaana ay dowladda ixtiraa mto dastuurka.

Kulan Looga Hadlay Fulinta Go’aanada Maxka madaha Oo Lagu Qabtay Muqdisho

     Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka, Booliska iyo hirgalinta go’aanada ka soo baxa Maxkamadaha ayaa ka furmay M/ Caa simadda ee Muqdisho.

     Kulanka waxaa guddoominaya Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka waxaana ka qeyb ga laya Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Guddoomi yaha G/Banaadir, Taliyaha ciidanka Booliska, Tal iyaha Qeybta guud ee Booliska G/ Banaadir iyo masuuliyiin kale.

     kulanka ayaa waxaa looga hadla yaa xoojinta xiriirka ka dhaxeeyo Ha y’addaha Garsoorka iyo Amniga iyo sidii ay uga wada shaqeyn laha ay een fulinta go’aanada kasoo baxo Maxkamada ha dalka.

     Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Axmed Yuusuf ayaa Taliyeyaasha Boolis ka kula dardarmay xoojinta amniga Muqdisho, ma adaama loo diyaar garoobayo doorashooyinka dal ka ka dhacaya.

Feysal Cali Waraabe” Waa sharci darro xildhi baanadii heshiiska la galay xisbiga Kulmiye”

      Guddoomiyaha xibsiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay inuusan wax ba ka jirin heshiis Dorraad M/Hargeysa ku dhex maray xisbiga Kulmiye iyo qaar ka mid ah xildhib aannada Golaha Wakiillada ee xisbiga UCID, taas oo ay isku afgarteen inay iska taageen doorasha da guddoonka Golaha Wakiillada ee soo aaddan.

     Faysal Cali Waraabe, ayaa waxa uu sheegay in xildhibaannada xisbigiisa ka tirsan ay hareer mareen xeerka iyo das tuurka xisbiga.     Waxa uu intaasi gudoomiye Faysal ku daray in gudoomiya ha oo kaliya uu xisbiga u gali karo he shiis, halka xildhibaannada heshiiska Kulmiye la galayna uu sheegay in cawaaqib adag la marsiin doono.

    Shalay ayay aheyd markii uu heshiis dhexma ray xildhibaano ka socday xisbiga UCID iyo xisb iga Kulmiye.


Ciidamada maamulka Soomaalida oo si rasmi ah ugu biiray dagaalka Tigray iyo wararkii ugu dambeeyey

     Madaxweynaha D/Deegaanka Soomaalida wa ddanka Itoobiya ayaa M/Dhagaxle ee deegaan kaasi waxa uu Shalay ka sagootiyay ciidamo bad an oo ka tirsan Booliska Gaarka ah ama Liyuu Booliska.

Ciidamada ayaa la sheegay in la ga yn doono jiidda hore ee gobolka Tig ray, halkaas oo ay mu ddo bilooyin cola ad ka taagnayd.

     Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Cagj ar, ayaa u muuqda inuu ka jawaabayay baaq uu dhawaan deegaannada u diray R/wasaaraha Ito obiya Abiy Axmed oo ahaa iney ciidamo soo dir aan si dalka looga difaaco waxa uu ku sheegay cadowga TPLF.

     Maamulka Soomaalida ayaa noqonayaa ma amulkii afaraad ee ku biira dagaalka gobolka Tigray. 3 ka mid ah maamul goboleedyada kale ee Ethiopia ayaa Khamiistii ku dhowaaqay inay cii damo dirayaan si ay uga qeyb-galaan howlgalka gobolka Tigray, kuwaas oo kala ah; maamul goboleedyada Oromia, Sidama iyo SNNP.

      "Ciidamada gaarka ah ee maamullada SNNP, Oromia iyo Sidama waxay u dhaqaaqeen jiidda hore ee dagaalka, si gaar ahna ciidamada Sida ma waa ay gaareen furinta hore,” waxaa sidaas la gu yiri warbixin ay baahisay warbaahinta dowlada ee Fana.

    Waxaa horey dagaalka qeyb uga ahaa maamu lka Amxaarada, oo ay deris yihiin Tigrayga.

Go’aanka uu maamulka Soomaalida ciidamada ugu diray gobolka Tigray ayaa yimid maalmo ka dib markii madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar uu qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceebook ku sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo argagixisada TPLF iyo dawlada federa lka Itoobiya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip