HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 5-JULY 2021

0
Monday July 05, 2021 - 08:09:34 in Wararka by
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 5-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha UNICEF ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsa naha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya.

U qaybsanaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha wa rbixin ka siiyay howlaha UNICEF ee Soom aaliya iyo qorsheyaasheeda mustaqbalka.

Guddiga Doorashooyinka Oo Doortay Gudd oomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Fe deraal ayaa Shalayy doortay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliya, kaasi oo loo doortay Maxamed Xasan Cirro oo u kula tar tamay Liibaan Axmed Xasan.

Maxamed Xasan Cirro ayaa wareegi labad ku guuleystay codad dhan 14-cod halka u helay Liibaan Axmed Xasan 10 codadka doorashada.

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka ayaa ka ko obaan ilaa 25 xubnood, iyadoo ay soo xaadir een goobta doorashada 24 xubnood oo ka mid ah guddiga, xubin ka mid ahna ay ka maqnayd.

Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxam ed Xasan Ciro ayaa waxaa horyaala habsami u socodka doorashooyinka dalka dhawaan ka qabsoomi doona.

Dhanka kale waxaa guddoomiye ku xigeenka guddiga Hirgalinta doorashooyinka loo doortay ee heer Federal Qareen Mawliid Mataan Salaad.

IMAARAADKA oo war kasoo saaray kulan dhex-maray Xasan Sheekh iyo safiir Al-Cusmaani

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay kulan Shalay magaalada Muqdisho ay ku yeeshen Safiirkeeda u fadhiya Soomaa liya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Qoraalka kooban oo kasoo baxay Safaaradda Imaaraadka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynihii hore uu Danjire Max amed Axmed Al-Cusmaani la wadaagay maha dnaq ku aadan kaalinta uu Imaaraadka ka qaa tay dib-u-dhiska dalka Soomaaliya. Madax wey nihii hore ee dalka ayaa D/Imaaraadka ku bogaadiyey dadaalka ay ku bixineyso dib-u-dhi ska Soomaaliya, isagoona xoojiyey xiriirka 2ada dal iyo xiriirka shacab ee soo jireenka ah.

"Waxa uu la kulmay Mudane Danjire Max amed Axmed Al-Cusmaani , Danjiraha Imaara adka ee Soomaaliya madaxweynihii hore ee So omaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo as agu mahad-naq iyo bogaadin ugu jeediyay dow lad da Imaaraadka kaalinteeda taageerada dib-u-dhiska Soomaaliya, wuxuuna xoojiyey xiriirka walaaltinimo ee taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal iyo shacabka walaalaha ah,” ayaa la gu yiri qoraalka.

Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ay aa kamid ahaa dowladihii sida adag uga hor yimid muddo kororsigii fashilmay ee gadaal ka riixeysay Villa Somalia, wuxuuna hormuud u ahaa wadamo si adag u cambaareeyay falal amni daro oo kal hore ka dhacay caasimada da lka,kuwaasi oo ka dhashay khilaafkii dorashada

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa muddooyinkii dambe mad-madow badan ka jir ay, ayada oo dhowr jeer ay dowladda fed eraalka si adag uga hortimid qor aalo kasoo baxay Imaaraadka oo ku aadana xaalada dalka.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Iyo Hay’adda DRC Oo Heshiis Kala Saxiixday

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Ma xamuud Maxamed Cumar Filish iyo Guddoo miye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Basma Caamir Axmed ayaa kulan la qa atay Madaxa Hay’adda DRC, kaasi oo loogu ha dlay Xoojinta Xariirka Wada sha qeyn iyo dar-dar gelinta caawinta dadka Danta Yar ee kunool xery aha Barkaca yaasha.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Caasimada iyo Hay’adda DRC ayaa kala saxiixday Heshiis wada-shaq eyn oo ku xusan Qorshaha iyo Habraaca Mash aariicda Horumarineed ee laga fulinayo Gobo lka Banaadir si loogu saleeyo baahiyaha dadka danta yar

Golaha Wasiirada Hirshabeelle Oo Mar kii Ugu Horreysay Ku Shiray Baladwe yne, Kadib Doorashadii Guudlaawe

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxwe yne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirsha beelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-ge ed) ayaa Shalay shir guddoomiyay Shirka Gol aha Wasiirada Maamulka oo lagu qabtay Maga alada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Shirkaan Golaha Wasiirada oo Kusimaha Madaxweynaha shir gudoominayay ayaa wa xaa ka qeybgalay oo warbixinta xaaladaha Gob olka looga dhageystay Guddoomiyaha Maamul ka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan, isaga oo Warbixin siiyay Golaha.

Inta uu socday Shirka Golaha ayaa waxaa ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay kamid yih iin Amniga, xasilinta nabadgelyada Hirshabeel le iyo u diyaar garoowga Arrimaha Doorashooy inka Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka.

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa looga arrinsa day Mashaariicyada horumarineed ee ka socda Hirshabeelle sida ka hortaga fatahaadaha iyo Mashaariicyada kale ee soo socda sidii loo ma areyn lahaa oo qorshe mideysan looga yeelan lahaa.

Yuusuf Daba-geed iyo Golaha Wasiirada ay aa warbixin ka dhageystay qaar kamid ah Gola ha Wasiirada iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Hirshabeelle oo Golaha uga warbixiy ay xaaladaha Amniga ee Hirshabeelle.

Waa markii ugu horreysay ee Shalay Mag aalada Baladweyne lagu qabtay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle, tan iyo markii Madax weynaha Maamulkaas loo doortay Cali C/hi Xu seen Guudlaawe, waxaana Shalay halkaas ka dhacay dagaal khasaaro geystay oo Shirka loo ga horjeeday.

Xildhibaanaa Puntland oo simay awood aha xilka qaadista madaxda sare

Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa Shalay ansixiyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed, oo ah ayd in la simo awoodaha xilka qaadista madax da sare ee Puntland.

Golaha ayaa u codeeyay in guddoonka Baa rlamaanka ay ridi karaan saddex milood labo meelood (2/3) tirada xubnaha Golaha, halkii ay horay u ahayd kala bar iyo hal (1/2+1 ) tirada Golaha.

34 mudane oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ayaa ogolaaday qaraarkan, waxaana diiday10 mudane, halka ay ka aamuseen 4 md ane.

Qaraarkan ayaa sidoo kale dhigaya in eed eynta guddoonka Golaha ay ogolaadaan ugu yaraan kala bar iyo hal (1/2+1 ) tirada golaha.

Intii Puntland jirtay ayaa xilka laga xayuubiyay dhowr guddoomiye Baarlamaanka, waxaana u gu dambeeyay Dhoobo Daareed.

Madaxweynaha Puntland Oo Safar Ugu Amba-Baxay Magaalada Nairobi

Maadxweynaha Maamul G/edka Puntland Siciid C/hi Deni ayaa Shalay u amba-baxay M/ Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.

Md. Deni ayaa ka ama-baxay M/Kismaayo ee Xarunta G/Jub bada Hoose, halkaasi oo uu dha waan tagay, walina lama shaac in u jeedka safarkiisa.

Tan iyo markii lasoo gaba-gabe eyay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho la gu soo gaba-gabeeyay, waxaa jiray warar she egayay in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi deni uu safar ku mari doona Maamul Goboleedyada dalka.

Waxaana Safarkiisii ugu horreeyay tan iyo shirkii wadatashiga qaran uu ka billaabay D/G/edka jubbaland, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweyay, waxaana hadda uu kaga sii gu dbay M/Nairobi ee Dalka Kenya.


DF oo shaacisay in la dilay Maxamed Cabdi Toosoow

Militariga Soomaaliya ayaa sheegay in ciid amo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ay deg aanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dileen horjooge Maxa med Cabdi Suubiye, oo loo ya qaan Toosoow, oo ka tirsanaa madaxda sar sare ee kooxda Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusu Raage ayaa warbaahinta qara nka u sheegay in Toosow lagu dilay howlgal qo rsheysan oo ay ciidamada ka fuliyeen aagga Masaajid Cali Gaduud.

Jeneral Odowaa ma shaacin xilka uu Max amed Cabdi Suubiye Toosoow ka hayey koox da Al-Shabaab.

Dilka Toosoow ayaa yimid maalin kadib mar kii Ciidanka Xoogga Dalka ay 15 ka tirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal ay ka sameeyeen in ta u dhaxeysa Tuula-Xaayow iyo Ceel-dheere oo jihada koonfureed kaga beegan magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamada dowladda ayaa dhowaanahan dagaallo culus Al-Shabaab kula jiray G/Sh/G/ Dhexe, ayada oo qorshaha uu yahay in halkaas laga sifeeyo kooxdan, waxayna sheegteen guu lo waaweyn oo ay ka gaareen dagaalka.

Ciidamada ayaa sidoo kale laba toddobaad ka hor sheegay in howlgal ay Danab ka sameey een deegaano ka tirsan gobolka, gaar ahaan Sabuun, Baaroow Madiina Cade, Gaaleef iyo Buurdhee, ay ku dileen 8-kamid ah maleeshiya adka Al-Shabaab.

Ganacsadihii lagu la’aa dalka Koonfur Afrika oo meydkiisa la helay

Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ay aa sheegaya in afar cisho, kadib la helay Me ydka Allaha u naxariistee Cabdul laahi Bootaan Saruurow oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaal iyeed ee ku dhaqan gudaha wa dankaasi.

Marxuumka oo horey loogu la’ aa nolol iyo geeri ayaa waxaa haatan Meydkiisa soo helay ciidamada Boo liska ee ka howl-gala Gobolka North West, ka dib warbixin ay heleen.

Wararka ayaa sheegaya in meydka ganac sadahaasi uu markii hore soo arkay nin Hindi ah, kaas oo ku wargeliyey laamaha ammaanka ee dalka Koonfur Afrika oo ugu dambeyn go obta tegay, kana soo qaaday meydka muwaa dinka Soomaaliyeed ee la weysanaa.

Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in di lka marxuumka oo si arxan darro ah u dhacay loo adeegsaday rasaas, mana cadda sababta rasmiga ee loo dilay iyo cida ka dambeysa.

Qaar ka mid ah ehellada marxuumka ayaa si doo kale ka sheekeeyey qaabka loo soo helay meydka, iyaga oo shaaciyey in gacan ka xaq-daran ay dishay wiilkooda.

"Meydka walaalkeen waxaa soo sheegay Nin Hindi ah oo gaariga Baakiga ah ee uu watay meel kusoo arkay, markii la dabagalayna Bo oliska ayaa Meydka heley isagoo Xabado ku yaalaan….ALLAHA u Naxariisto dabcan gacan ka xaqdaran ayaa nafta u qoonsatay oo ay muuqato in dhac loo gaysanayey” ayuu yiri Cabdalla oo adeer u ahaa Marxuumka.

AUN Cabdullaahi Bootaan Saruurow oo ah aa wiil dhalinyaro ah ayaa waxa uu ka mid ah aa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku shaqe ysta gaadiidka lagu wareejiyo alaabaha Deli very ah, waxaana si weyn looga yaqaanay hal ka uu deganaa oo ah Brits oo ka tirsan gobalka North. West

Si kastaba ha’ahaatee Koonfur Afrika ayaa ka mid ah wadamada lagu dhibaateeyo Soom aalida, waxaana inta badan loogu geystaa dil, dhaawac iyo boob hantiyeed.

Ciidanka Dowladda Oo Howlgalo Ka Same eyay Degaano Ka Tirsan Sh/Hoose

Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka So omaaliya ee DANAB ayaa saacadihii lasoo dh aafay waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sam eeyeen deegaano hoo stega degmada Afgoo ye ee Gobolka Sh/ Hoose ee Maamulka K/ Gal beed.

Ciidamada Xoogga ayaa howlgalkaas si ga ar ah uga fuliyay deegaana da kala ah Maraca da, Wa rgodka, Luuq Xaluul, iyo dee gaano hoos tega Arba cow, halkaas oo la sheegay in xil iya da qaar ay tegaan xubno ka tirsan Al-sha baab.

Galmudug oo ka hadashay dagaalkii khasaar aha geystay ee Tuula-xaayow

Taliyaha hoggaaminayay howlgalka Ciidan ka Cabdullaahi Mustafa Madaale-Qaran oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in Ujeedka howlgalkaas la sameeyay uu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga deegaa nada ay Ciidanka tageen.

Waxaa uu sheegay Taliye Cabdullaahi Mus tafa in howlgalka uu sii socon doono, isla mar kaana ay ku doonayaan inay ku gaaraan degaa no kale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoo se oo ku sugan yihiin Al-shabaab.

Si kastaba deegaano ka tirsan Sh/Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa dhowr jeer howlgalo qorsheysan ka sameeyay Ciidan ka dowladda Federaalka, waxaana halkaas ka dhacay dagaalo iyo weeraro geystay khasaaro kala duwan.

Sababta Shabaab ku kaliftay xeeladda cus ub ee qaraxyada Muqdisho ay u adeegsato

Kooxda Al-Shabaab ayaa bilihii ugu dembee yay beddeshay xeeladda ay u adeegsato qara xyada ka dhaca Soomaaliya, gaar ahaa Muqdi sho, waxayne u weecdeen qaraxyada is-miid aaminta ah oo ay fulinayaan dad isku soo xira waxyaabaha qarxa, kuwaas oo lala beegsana yay bartilm aameedyo kala duwan.

Qaraxyadaas ayaa inta badan waxay sabab aan dhimashada dad bad an, halka kuwa kal ana ay ku dhaawacmaan, waxayna meesha ka saare en qaraxyadii inta badan la gu yaqaanay argagixisada ee gawaar ida iyo miinooyinka.

Haddaba, maxay tahay sababta ay u soo badanay aan qaraxyada is-miidaminta ee da dka is ku soo xiraya waxyaabaha qarxa?

Khabiir amni Xuseen Macallin Maxamuud oo ah maamulaha machadka daraaseeya amn i ga ee Hiraal ee fadhigiisu yahay Muqdisho oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in xe elada is-miidaaminta dadka is-qarxinaya ay u soo badaneyso waxyeeladeeda oo sareysay iyo sida fudud ee ugu gudbi karaan barti lma ameedkooda.

Xuseen ayaa asagu qaba in argagixisada ay ku guul-dareysteen in gawaari qaraxyo ka buu xan ay soo galiyaan gudaha magaalada Muqdi sho, islamarkaana ay u wareegsadeen xeelada is-miidaaminta dadka.

"Tabaha ay kusoo weerar tagaan waa midka baabuurta iyo ciidamada isla socda waana mid ka ay jeclaan lahaayeen inay fuliyaan, midka badalka ah ee ugu muhiimsan waa qofka is-qar xinaya maadama uu halkii mar leyn karo tiro dad ah,” ayuu yiri.

Kooxda Al-Shabaab oo ayadu inta badan qa ra xyada ka fulisa magaalada Muqdisho, ayaa xiligaan si weyn u adeegsata qaraxyada is-miid aaminta ee qofku isku soo xiro, kadib mar kii ay ku guul-dareysteen inay gudaha u soo galiya an magaalada gawaari ay ka buuxan walxa ha qarxa. Xigasho:- Caasimada Online

General XUUD oo war ka soo saaray dagaalkii Beledweyne

General buukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha golaha la magac-baxay Kacdo on ka Hiiraan ayaa faah faahiyey dagaal u dhexeeyey maleeshiyaadkiisa iyo ciidamada do wladda oo Shalay ka dhacay Beledweyne.

Xuud oo wareysi gaar ah siiyey Radio Mustaq bal ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaasi uu geystay khasaare kala duwan, wuxuuna qiray inay dhankooda uga dhaawacmeen 2 askari.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dagaal ka ka qarxay Beledweyne uu yimid, kadib mar kii sida uu sheegay looga baxay heshiis ay la galeen HirShabelle oo ahaa in shirar aysan ku qabsan karin magaaladaas oo xarun u ah gobol ka Hiiraan, sida uu hadalka u dhigay.

"Dagaalka waxaa dhaliyay Hir-Shabeelle oo dhowr & toban Wasiir gelisay Magaalada si shir ay u qabsadaan, waxa ay ka baxeen heshiis ay nala galeen oo ahaa in aan kulan ama mas’u uliyiin kale imaan karin” ayuu wareysigan ku yiri Genaral Abuukar Xuud.

Generaalkan ka gooday dooerashadii HirSh abelle oo hadalkiisa sii wata ayaa ku goodiyey in haatan wixii ka dambeeya ay xabad ku wa jahi doonaan maamulka HirShabelle.

"Todobo bil ayaan wanaag & nabad raadin eynay, dhinac waliba waa nalaga soo galay, wa xa ay u muuqaataa in nala qasbayo balse ma aqbali doono, xal aan xabad ahayn kuma wajah eyno HirShabelle” ayuu markale sii raaciyay hadalkiisa.

Xaaladda Belweyne ayaa weli kacsan, wax aana laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq u dhexe eya labada dhinac oo ka socda gudaha maga aladaasi.

Si kastaba xiisadan ayaa kusoo aadeysa, iyada oo Shalay la filayo in golaha wasiirada HirShabelle ay shir xasaasi ah ku yeeshaan ma gaalada Beleweyne oo bilihii u dambeeyey uu ku sugnaa madaxweyne ku xigeenka maamulk

aasi, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).


Wariye lagu xiray Magaalada Beledweyne

Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledw eyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Shalay xireen Wariye Xuseen Cabdi Jimc aale (Diini)oo kamid ah Wariyeyaasha ka how lgalla M/Bledweyne.

Wariyaha oo ah Wakiil wareed ka Tv-ga RTN ee M/Beledweyne ayaa wararka la helay waxaa ay sheegayaan in amar ka lagu xir ay ay bixiyeen Mada xda sare ee Hir-Shabeelle ee ku sugan maga alada Beledweyne.

Xogaha la helay ayaa sheegaya in sababaha loo xiray Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale (Diini) ay tahay warbixin uu baahiyay Dorraad oo ay ha dlayeen dhallinyaro kamid ah Golaha la ma gac baxday kacdoonka Go bolka Hiiraan, kuwa asi oo ka careesnaa Wasiirro ka tirsan Hir-Sha beelle oo Dorraad Beledweyne gaaray.

Qaar kamid ah Wariyeyaasha ka howlgalla M/Beledweyne ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin xariga, waxaana uu kusoo aadayaa xilli Habeen hore ilaa Shalay Mada Beledwye ne la ga dareemayay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa Cii damada ammaanka iyo kuwa uu hoggaam iyo Janeraal Xuud oo siwyen uga soo horjeeda Ma amulka Hir-Shabeelle.

Abwaan reer Hargaysa ah oo sheegay in uu aqbalay xil Muqdisho looga magacaabay

Yuusuf Cisman Cabdulle ( Yuusuf Shaacir), oo ah abwaan reer Hargaysa ah, ayaa sheegay in uu ka aqbalay dowlada Soomaaliya, oo ku dartay guddida xeel dheerayaasha Afsomaliga.

Abwaanka ayaa kadib markii la magacabay magiciisa aad loo wareejiyay bar aha bulshada iya doo dad badani shaki galiyeen inuu isaga yahay iyo in kale.

Yuusuf Shaacir oo MMTV waraysi siiyay, ay aa sheegay in loo magacaabay mid kamida xe el dheerayaasha Afsomaliga ee wasaarada wa xbarashada Soomaaliya.

"Waxay ii sheegeen in ay laba liis soo saar een oo kala ah 19 qof oo guddida rasmiga ah iyo 5 qof oo xeel dheerayaal ah oo aan ku jiro" ayuu yidhi.

"Waxay igu yidhaahdeen ma tihidin gudidi rasmiga ahayd laakin waxaad noo noqonaysan musdanbeed".

"Waxay igu yidhaahdeen xubin sharafeed ay aanu idinka dhignay waliba waxa suuragal ah inaydaan mushaar qadan" ayuu hadalkisa kud aray.

Yuusuf Shaacir ayaa sheegay in uu aqbalay xilka wasaarada waxbarashada Soomaaliya u magacowday.

"Awalba waanka shaqaynayay afka, imikana hadii ay i yidhaahdeen waar afkii ayaad ku jirta ye naga caawi dhib umaan arag" ayuu yidhi.

Abwaanka ayaa sheegay in shaqada uu qaban ayaa anay siyaasad shaqo ku lahayn.

"Arrin siyaasi ahna uman arag oo dowlad maanaan wada xidhiidhin, hadii wax kale kasoo kordhaana waa laga wada socon" ayuu yidhi.

Magaca abwaanka oo kusoo baxay liiska wasa arada waxbarashada Soomaaliya u magacowd ay xeeldheerayaasha afka, ayaa baraha bulsha da ku baahay iyado bulshadu siyaabo kala duw an uga fal celisay.

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Shalay Ka Dhacay Somaliland

Shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu Shalay ka dhacay duleedka degmada Gabilley ee Maroodijeex ee Somaliland, waxaana kasoo baxaya faah faah ino dheeraad ah Shilk aas dhacay.

Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka ga daal markii ay isku dhac een gaari siday dad shacab ah iyo gaari oo ku socday xawaare sare,xili ay 2da gaari ay maray een laamiga duleedka degmada Gabilley.

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay shilk aas gaari, halka 8 qof kalena ay soo gaareen dhaawacyo, kuwaasi oo deg deg ah loogula car aray Isbitaalka degmada Gabilley, si xaalado oda Caafimaad loogu dabiibo.

Goobta uu shilka ka dhacay ayaa waxaa ka gaaray dadweyne farabadan iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo gurmad xoogan u sam eeyay dadkii waxyeelada kasoo gaartay oo dha mmaantood shacab ahaa.

Si kastaba degaano iyo degmooyin ka ti rsan Somaliland ayaa waxaa horey sidaan oo kale uga dhacay shilal kala duwan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, waxaana inta badan loo sababeeyaa shilalka gaadiidka xa waare sare loo wado.

Ciidanka DF & Shabaab oo ku dagaa lamay Shalay duleedka Dhuusamareeb

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhex eeyey ciidamada Xoogga dalka iyo dagaalyah anada Al-Shabaab oo Shalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud.

Wararka ayaa sheegaya in dagaallkaasi uu xoogiisa uu ka dhacay dhanka koonfureed ee duleedka magaalada Dhuusamareeb oo caas imad u ah Galmudug, waxaa na halkaasi ka dhacay daga al muddo qaatay, kaas oo la’ isku adeegsaday hubka nooc yadiisa kala duwan.

Ilo deegaanka ah ayaa sidoo kale Caasim ada Online ay la xirirtay u sheegeen in dagaa lka u ka dhashay, kadib markii ciidamada dowl adda oo ho wl-gallo waday ay gudaha u galeen deegaan ada Tuula-xaadow & Cabdi Haaray, halkaas oo ay ku sugnaayeen xoogag ka tirsan Al-Shabaab.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dagaalkan uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac, walow aan la ogeyn inta uu la’egyahay.

Saraakiil ka tirsan ciidamada qeybta 21-aad ee ciidamada Xoogga dalka oo la hadlay war baahinta ayaa shaaca ka qaaday inay dagaal ku qaadeen deegaanadaasi, xilli ay isku uruurs anayeen dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo weeraro ka fuliyo halkaasi.

Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay inay dag aalkaasi ku dileen ugu yaraan 15 ka tirsanaa ko oxda Al-Shabaab, ayna sidoo kale kasoo furt een hub badan, sida ay hadalka u dhigeen.

Wararkii ugu dambeeyey waxay haatan she egayaan in xaaladda duleedka Dhuusamareeb ay aad u kacsan tahay, iyada oo laga daree mayo dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo.

Muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa gobo llada Galgaduud iyo Mudug ka socday guluf ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shababa oo weli ku xoogan deegaano ka tirsan gobolladaasi.

Maraykanka oo abaalmarin siinaya Ask artii ka qeyb qaadatay dagaalka Muqdisho ay ku galeen sanadkii 1993

Lixdan askari oo Mareykan ah oo ka qeyb qaatay dagaalkii sanadkii 1993 ciidamada Mar aykanku ku galeen Muqdisho ayaa heli doona abaalmarino casri ah sanadkan gudihiisa.

Askartan ayaa lagu abaal marindoonaa, sida la sheegay dagaalkoodii geesinimada leh oo ay 28 sano ka hor ay ku galeen waddooyinka caa simada Soomaaliya ee Muqdisho.

Saraakiisha Taliska Howlgalada Gaarka ah ee Ciidanka ayaa abaalmarin siin doona 58 Si lver Stars iyo laba Flying Crossways oo kala du wan oo la siin doono askarta ka qeyb qaadatay dagaalkaas saacadaha badan qaatay.

Go'aanka kor loo gu qaadayo billa daha ayaa daba socda dib u ee gis lagu sameey ay abaalmarino uu dalbaday 2020 xoghayihii hore ee ciidamada Ryan McCarthy.

Dagaalkii Oktoobar 3, 1993, oo dhexmaray ciidamadii general Maxamed Faarax Ceydiid iyo ciidamada Maraykanka ee Muqdisho ku su gnaaa ayaa laga sameeyay filinkii "Black Hawk Down" filinkaas oo adduunka aad caan uga noqday.

Guddiga bixinaya abaalmarintan waxay diideen inay sheegaan magacyada askarta ab aalmarintooda dib loo casriyayndoono ama qeybihii ay ka soo shaqeeyeen.

Dagaalku wuxuu qarxay markii ciidamada gaarka ah ay damceen inay soo qabtaan gen eral Maxamed Faraax Ceydiid, oo uu Maraykan ka u haystay inuu mas'uul ka ahaa weeraradii Ciidamada nabad ilaalinta UN-ka ee ka sha qeynayay joojinta dagaalka sokeeye ee Soo maaliya.

Sideed iyo toban askari oo Mareykan ah ay aa ku dhintay dagaalkaas oo socday muddo 18-ka saacadood socday, waxaana askarta la dilay ku jiray seddex ka mid ah afartii duuliye ee diyaaradda Black Hawk ee la soo riday.

Isku soo wada duuboo, 73 askari oo Mareykan ah ayaa ku dhaawacmay dagaalka, sida laga soo xigtay Ciidanka.

Howlgalkaas ayaa raad dheer ku reebay siya asada arimaha dibada ee Mareykanka kadib markii telefishinka laga sii daayay sawirada Askari Mareykan ah oo meydkiisa lagu jiiday wadooyinka Muqdisho iyadoo dadka deegaan ka ay ku faraxsan yihiin.

Xoghayihii gaashaandhiga ee waqtigaas, Les Aspin, ayaa ku sigtay inuu iska casilo xilkii sa dagaalka ka dib. Ugu dambeyntiina, Mada xweynihii hore Bill Clinton ayaa ka saaray dha mmaan ciidamadii Mareykanka ee ku sugnaa Soomaaliya Maarso 1994.

Ciidamada Mareykanka kuma laaban Soom aaliya ilaa 2007.


Al-Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay isku soo dhiibeen

Al-Shabaab ayaa degaanka Abooreey oo ho ostaga degmada Buul- Burde ee Gobolka Hii raan waxaa ay kusoo bandhigeen 11 Askari oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ciidamada DS balse isku dhiibay Al-Shabaab.

Askartan ayaa Al-Shabaab sheegeen inay ka howlgeli jireen magaalloyinka, Beledwyene, Bu ulo-Burde, Muqdisho, Maxaas & degmada Gur iceel ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ka ka la tirsanaa Milalteriga, Nabadsugida & Kuwa macaawiisleyda.

Qaar kamid ah Askata ay Al-Shabaab soo ban dhigeen oo hadlay ayaa sheegay inay qeybo ka mid ah G/Hiiraan uga qe yb qaataan dagaalo ka dhan ahaa Ururka Al-Sh abaab, isla markaa na duruufo soo wajahay dar teed ay isaga soo tageen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Saraakiisha Ciidamada dowladda gaar ahan qeybta 27aad ee ka howlgasha Gobolada Hiira an & Sh/Dhexe weli kama hadlin askarta ay soo badnhigeen Al-Shabaab oo ay ku sheeg een inay kasoo goosteen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Dhowr jeer oo hore ayaa DS & Al-Shabaab waxaa ay siyaabo kala duwan u soo ban dhigeen askar iyo saraakiil ay sheegeen in mi dba midka kale uu isku soo dhiibay, waxaana ay kusoo aadeysaa xilli todobaadyadii la soo dhaafay ay dhaceen dagaalo u dhaxeeyay Ciid amada dowladda & Al-Shabaab.

Kenya: Cabasho xooggan oo ka soo yee rtay macallimiinta dhiga maaddada Islaa miga ah.

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Muslimi inta Kenya ayaa ku hanjabay inay maxkamad la tiigsan doonaan Guddiga Macallimiinta Ke nya ee TSC, sababo la xiriira inaysan soo xay eysiin fursado badan oo waxbarashada Isla amiga ah.

Hoggaamiyeyaasha ayaa ka cabanaya in la gacan bidixeeyo macallimiinta maaddada Isla amiga ah ee IRE, iyadoo boosas yar uun la soo xayeysiiyo.

"Boosaska ay soo xayeysiiyeen TSC, keliya 12 ayaa laga siiyay maaddada IRE. Taasi waa caddaalad darro,” ayuu yiri Sheikh Juma Ngao, oo ah Mada Golaha Muslim iinta Kenya (Kemnac).

Wuxuu intaas ku daray in inta badan macallimiintu ay shaqo la’aan yihiin, taas oo ku qasbeysa inay raadsadaan shaqooyinka wax baridda halka ge lin, iyadoo sidaas ay tahayna ay yihiin kuwo u qalma boosaska macallinnimo ee la soo xay eysiiyo.

"Boosaska macallimiinta Muslimiinta ah iyo kuwa dhiga diinta Kirishtaanka waa inay sinn aandaan. Jaamacado Islaami ah ayaan ku lee nnahay inta badan gobollada dalka, balse mar ka ay macallimiintu qalin jebiyaan ma helaan meel ay wax ka baraan,” ayuu yiri Sheikh Ngao.

Hoggaamiyeyaashan Muslimiinta ayaa si doo kale doonaya in macallimiinta IRE laga sha qaaleysiiyo iskuullada dowladda.

Xasan Ruuxaani Oo Raali-Gelin Ka Dalbad ay Dowladda Mareykanka

Madaxweynaha xilka ka sii degayo ee Iran Xasan Ruuxaani ayaa sheegay inay Dowladda Maraykanka raalli-gelin ka bixiyaan Diyaaradii Rakaabka ee ay hawada ku toogteen bishii July 3-deedii ee sanadkii 1988-dii.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Airbus A300 ayaa waxaa Gantaal la beegsaday Markab Dagaal oo ay Maraykanka lahaayeen oo ka shakiyey Diyaaradda inay fulin lahayd weerar Ismiidaamin ah.

Dhamaan Muslimiinta 290-kii qof ee Rakaab ka ahaa waxay ku wada geeriyoodeen Shilkaa asi, iyadoo Diyaaradda isaga kala gooshaysay magaalooyinka Tehraan iyo Dubai.

Ciidamo ku le’day Shil diyaaradeed oo dhac ay iyo Xog laga helay

Askartii toogtay Diyaaradaas ayaa la sheeg ay in xilligaasi lagu abaal mariyey Toogashad aasi.

Dhinaca kale, Dowladda Maraykanka weli ka ma aysan jawaabin hadal uu Madaxweynaha Ir an ku dalbaday inay raalli-gelin ka bixiyaan Shi lkaas lagu hoobtay.

Maxkamad ku taalla Koofur Afrika oo oggo laatay inay dhegeysato codsiga Jacob Zuma

Maxkamad ku taalla dalka Koofur Afrika ay aa oggolaatay inay dhegeysiga codsiga madax weynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma, ee ahaa in dib u eegis lagu sameeyo xukunka xabsi ee lagu riday.

Boqollaal taageerayaashiisa ah ayaa isugu soo baxay bannaanka gurigiisa.

Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalkaas ayaa Talaadadii xukun 15 bilood oo xabsi ah ku rid day Zuma sababo la xiriira eedeymo musuqma asuq oo loo heysto.

Muddadii loo qabtay inuu isku soo dhiibo ayaa Shalay ku ekeyd, balse maxkamadda ayaa Dorraad aqbashay codsigiisa.

Telefishinka SABC ee Koofur Afrika ayaa shee gay in maxkamadda ay codsiga Zuma dheg eysan doonto 12-ka JUly

Khasaare nafeed oo ka dhashay diyaarad Milatari oo ku dhacday Filibiin

Ugu yaraan 17 qof ayaa dhimatay 40 kalena waxaa soo gaaray dhaawac kadib markii diyaa rad milatari oo siday ciidamo ay ku dhacday ko onfurta Filibiin, sida uu sheegay wasiirka dif aaca Philippine.

92 qof, oo badankood ay yihiin ciidamada, ayaa saarnaa diyaaradda xamuulka qaada ee C-130 Hercules markii uu shilku dhacay xilli ay isku dayeysay inay ku degto jasiiradda Jolo ee gobolka Sulu Shalay, xoghaya ha difaaca Delfin Lorenzana ay aa oo ka hadlay arinta ayaa sheegay in ilaa iyo hadda 40 qof oo dhaawac ah la badbaadiyey 17 mayd ah na la helay.

Mar sii horreysay, General Cirilito Sobejana ayaa saxaafadda u sheegay in ugu yaraan 40 qof laga soo badbaadiyay burburka diyaaradda C-130.

Sobejana. "Waa wax aad looga xumaado. Diyaaradda ayaa seegtay dhabaha ay diyaara duhu ku ordaan, waxayna isku dayaysay inay dib u soo ceshato awooddeeda laakiin way ku fashilantay wayna dhacday ayuu yiri ” . Sobejana ayaa sheegay in diyaaradda ay waday ciidamo ka yimid Cagayan de Oro oo ku taal jasiiradda Mindanao ee koonfurta.

Diyaaradda ayaa isku dayday inay "dib u soo ceshato awoodda laakiin ma aysan sam eyn”, ayuu u sheegay warbaahinta maxalliga ah, isagoo ku tilmaamay shilka "mid aad looga xumaado uu yahay”.

Afhayeen u hadlay militariga, Korneel Ed gard Arevalo, ayaa sheegay in aysan jirin wax ti lmaam ah oo ku saabsan wax weerar ah oo di yaaradda lagu soo qaaday, laakiin baaritaanka shilka uu socdo hada, dadaalladuna ay xoogga saareen badbaadinta iyo daaweynta dadkii diy aaradda saarnaa.

Sawirro goobta laga soo qaaday ayaa muuji nayay holac iyo qiiq ka baxayay goobta ay diy aarada ku dhacday islamarkaana kooxda gur madka deg deg ah aysan ku guuleysan iney da miyaan diyaarad.

Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil Oo Duq eyn Ka Geystay Marinka Qasa

Duqeyntaasi ayaa timid, kadib, markii ay Dag aalamayaasha Reer Falastiin ay Buufimaha Olola la beegsadeen qeybo ka mid ah Koonfur ta Israel, iyagoo geystay khasaaraha.

Diyaaradaha Dagaalka Isr ael waxay Habeen hore duq eeyeen Fariisimo ay Dagaal amayaasha Kataa’ib Cisadiin Qasaam ee Garabka Milliteri ee Dhaqdhaqaa qa Islaamiga ee XAMAAS ku leeyihiin Waqoo yiga iyo Galbeedka magaalladda Qasa.

Lama soo werinin khasaaraha ka dhashay Duqeymahaasi. Dhinaca kale, Askarta Israel wa xay toogasho ku dileen Nin Falastiini oo la gu magacaabi jirey Maxamed Xasan oo 20-jir ahaa, kaasi oo hawl dayactir ah ka waday saq afka sare guri uu ku lahaa Tuulladda Qusra ee duleedka magaalladda Nablus ee Deegaanada Daanta Galbeed ee dhulka Reer Falastiin.

Markab Nooca Xamuulka Qaada Oo Lagu Weeraray Badweynta Hindiya

Markabkaasi ayaa la sheegay in lagu wee raray Waqooyiga Badweynta Hindiya, sida ay sheegeen Ilo-wareedyo.

Markabka oo lagu magacaabo MV CSAV Tyndall waxaa la sheegay inuu lahaa Ganacsa de caan ah oo u dhashay Israel.

Ma cadda Jihada weerartay Markabkaasi oo uu ka dul bababayey Calanka dalka Liberia, ba lse, Israel waxay ku tuhunsan yihiin inay Dowladda Iran ka dambeysay weerarkaasi.

Telefishinka Al-Maydeen ee ku hadla Codka Kooxda Xisbull aahi Lubnaan ayaa sheegtay in Markabka la weeraray uu ka soo shiraacatay Dekedda mag aalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, kuna waja hnaa Dekedda Jabel Cali ee magaalladda Dub ai ee dalka Imaaraadka.

TPLF oo soo bandhigtay kumannaan max aabiis ka tirsan ciidammada federaalka Si kasta ba ha ahaatee, Israel iyo Iran waxay horey isu gu eedeeyeen weeraro loo geystay Maraakiib Ganacsi oo ay kala lahaayeen.

Bishii Feberaayo 26-da we sanadkan, Warg eyska The Wall Street Journal ee Maraykanka laga leeyahay waxa uu qoray inay Israel weera reen ugu yaraan 12 Markab oo Iran lahayd oo Shixnad Shidaal u waday dalka Syria.

Sidoo kale, Iran waxay Miino la beegsadeen dhowr Markab oo ay Israel leedahay oo uu ka mid ahaa MV Helios Ray.


SACUUDIGA oo billaabay qorshe uu loolan adag kula galayo Imaaraadka iyo Qatar

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qorshe yneysa inay sameysato shirkad cusub oo dhan ka duulimaadka ah, waxayna tartan dhanka su uqa duulimaadyada caalamiga ah la geli doontaa shirkadaha du ulimaadyada ee ay leeyihiin dow ladaha Gacanka Cadmeed ee The Emirates iyo Qatar Airways.

Tallaabada ay qaadeyso dowladda Sucuud igu ayaa tartan ganacsi oo dhanka suuqa duul imaadyada ah dhex dhigi doonta seddaxdaan dowladood ee Carabta ah Sucuudiga, Imaar aadka iyo Qatar.

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Car abiya Mohammed bin Salman, ayaa gadaal ka riixaya qorshahaan ay miisaaniyadda badan ku baxayso, waxayna Sucuudigu ku tashanayaan dhaqaalaha faraha badan ee uga soo xarooda shidaalkooda.

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa haatan wel-wel xoog leh ku abuureysaa dowladaha Im aaraadka iyo Qatar, maadaama ay Sacuudigu ay qorsheynayaan inay noqdaan marinka shan aad ee adduunka ugu weyn dhanka duulimaad ka hawada.

Diyaaradda cusub ee ay sameysaneyso Bo qortooyada Sucuudigu waxay sarre u qaadi do ontaa dhaqaalaha dalkeeda iyo inuu Sacuudigu noqdo marin caalami ah (International routes) oo dhanka Gacanka Cadmeed ah.

Wasaaradda Gaadiidka Boqortooyada Sacu udi Carabiya ayaan illaa hadda soo saarin qo rsheyaal faah-faahsan oo ku saabsan diyaara ddaan cusub ee ay sameysaneyso.

Codsigoo da Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa horay u laheyd shirkad duulimaad oo yar oo ka shaqeysa gudaha dalkeeda waana Flyad eal, diyaaraddaas ayaa inta badan waxay sam eyn jirtay duulimaadyada bar-ka-barta ah (Poi nt-to-point flights) ee loogu adeego shacabka Sacuudiga oo dhan 35 milyan.

Balse, haatan Sacuudigu wuxuu ballaarin do ona adeegyadiisa duulimaad si uu uga mid noq do dalalka ugu badan ee ay soo maraan duul imaadyada caalamiga ah ee Gacanka Cadme ed, waxayna midaasi walaac hore ku abuurey sa ku abuureysaa shirkadaha The Emirates iyo Qatar Airways.

Riyadh waxay durba u dhaqaaqday inay la tartanto Imaaraadka oo ah wadanka ganacsiga iyo dalxiiska ee Gobolka, waxayna Sacuudiga sheegtay in laga bilaabo sanadka 2024-ka ay jo ojineyso qandaraaska ay siiso shirkadaha aan xarunta ugu weyn ku laheyn gudaha boqor tooyada.

"Tartanka ganacsiga ee dhinaca duulimaad ka had iyo jeer wuxuu ahaa mid aad u xun, had dana wuxuu u muuqdaa inuu kasii dari doono, waxaa soo dhow jahwareer ku saabsan xiriirka Gobolka,” ayuu yiri Robert Mogielnicki, oo ah aqoonyahan wax ka dhigo Machadka Arab Gulf States Institute ay

Dubai, oo ah xarunta ugu weyn adduunka ee safarka duulimaadyada ayaa ku dhawaaqd ay qorshe shan sano ah oo lagu kobcinayo bo qolkiiba 50% duulimaadyada iyo marinnada ma raakiibta iyo sidoo kale in la laban-laabo awo odda dalxiiska labaatanka sano ee soo socota.

Amiir Maxamed wuxuu isku dayayaa inuu soo jiito Ra’simaalka shisheeye si uu u abuuro wa rshado cusub oo ay ka mid yihiin dalxiiska, wu xuuna hamigiisa yahay inuu kordhiyo guud ah aan dalxiisayaasha lana gaarsiiyo 100 milyan sanadka 2030 halka ay ka aheyd 40 milyan sa nadkii 2019.

"Sacuudi Carabiya waxay awood u leedahay inay horey u sii wado istiraatiijiyadeeda duulim aadka iyo dalxiiska marka kuwa kale ay dib u guranayaan oo ay dib uga laabanayaan,” ayuu yiri Brendan Sobie oo ah lataliye dhanka duul ista ah.

"Waa istiraatiijiyad qatar ah, laakiin sidoo ka le macquul ah marka la fiiriyo mowqifkeeda iyo ujeedada guud ee kala duwanaanta.” Ayuu sii raaciyey.

Si kastaba, shirkad kasta oo diyaaradeed waxay u baahan tahay Ra’isumaal bilow ah, wa xayna khubaradu ka digayaan hamiga Sacuudi Carabiya ee ah inay ku tartanto duulimyaadya da transit-ka taas oo ay kala kulmi karto san nado khasaare ah.

Arrintaan ayaa imaneysa iyadoo shirkadda Emirates ay ku dhawaaqday khasaare dhan 5.5 bilyan oo dollar bishii lasoo dhaafay, maada ama uu isku socodka duulimaadyada caalamka saameyn xoogan ku yeshay feyriska Covid-19.

D/Imaaraadka Carabta ayaa waxay shirkadda Emirates ku kabtay adduun dhan 3.1 bilyan oo dollars, si ay u sii wado shaqadeeda duu limaadyada.

Weerar aad u baaxad weyn oo lagu qaa day Mareykanka iyo Sweden, FBI da bareeysa

Mid ka mid ah weeraradii ugu weynaa ee taariikhda lagu faafiyo taariikhda ayaa ku faafay adduunka oo dhan Sabtidii, taas oo ku qa sbeysa silsiladda dukaamada waaweyn ee Isw iidhan Coop in la xiro dhammaan 800 oo duk aan sababtoo ah ma aysan awoodin inay shaq eeyaan.

Xiritaanka weyn ee tafaariiqleyaasha cun tada ayaa daba socday weerarkii aan caadiga ahayn ee jimcihii lagu qaaday alaab-qeybiyaha tikniyoolajiyadda Mareykanka ee Kaseya. Burcad-Internetka ‘ransomware’ ee loo yaqaan ‘REvil’ ayaa looga shakisan yahay afduubka qa labka maaraynta desktop-ka ee Kaseya VSA iyo riixitaanka cusbooneysiin xun oo saameyn ku leh iibiyeyaasha maareynta farsamada ee u adeegaya kumanaan ganacsi. Huntress Labs, mid ka mid ah kuwa ugu horreeya ee ka dhawaajiya qaylo-dhaanta ku saabsan kor u qaadista infekshinka ee maca amiisha bixiyeyaasha, ayaa Sabtidii sheegay in kumanaan ganacsiyo yaryar laga yaabo inay saameeyeen.

Kaseya oo fadhigeedu yahay Miami ayaa sheegtay inay la shaqeyneyso FBI-da oo kaliya 40 ka mid ah macaamiisheeda ay si toos ah u saameysay. Wax faallo ah kama bixin inta ay ahaayeen bixiyeyaasha kuwaas oo iyaguna u qeybiyey barnaamijyada xun xun dadka kale.

Bayaan ay soo saartay galinkii dambe ee Sabti dii, FBI-da waxay ku sheegtay in baaritaanka ay la shaqeysay Hay’adda Amniga iyo Nabadg elyada Kaabayaasha Dhaqaalaha Mareykanka. "Waxaan ku dhiirigalinaynaa qof kasta oo ay sa ameyn karto inuu qaado talaabooyinka lagula taliyay waxaanan ku dhiirigelinaynaa dadka ist icmaala inay raacaan tilmaamaha Kaseya si ay u xiraan si dhakhso leh server-yada VSA,” ayay tiri hay’adda.

Shirkadaha ay dhibaatadu saameysey ayaa fayl galiyay oo helay fariimo elektaroonig ah oo dalbanaya madax furasho kumanaan ah ama malaayiin dollar ah.

Khubarada qaar ayaa sheegay in waqtiga la weerarayo, jimcaha ka hor fasax dheer oo fa saxa Mareykanka ah, looga dan leeyahay in si da ugu dhaqsaha badan loo faafiyo weerarka in ta ay shaqaaluhu shaqo la’aan yihiin.

Adam Meyers, oo ah madaxweyne ku-xig eenka sare ee shirkadda amniga ee Crowd Strike, "Waxa aan hadda ku aragno marka la eego dhaawacyada ayaa laga yaabaa inay yih iin uun cirifka barafka,”

Madaxweyne Joe Biden ayaa Sabtidii shee gay inuu amar ku siiyay laamaha sirdoonka Mareykanka inay baaraan cidii ka dambeysay weerarka.

Sida laga soo xigtay Coop, o ka mid ah silsi ladaha waawayn ee waaweyn ee Iswiidhan, qal ab loo adeegsaday in meel fog laga cusboon eysiiyo diiwaanka lacagta ayaa lagu garaacay weerarka, taas oo ka hortageysa in lacag la bixiyo.

Afhayeen u hadlay Coop oo lagu magaca abo Therese Knapp ayaa u sheegay TV-ga Sweden "Waxaan dhibaato kaheynay oo aan soo kabsaneyney habeenki oo dhan, laakiin wa xaan la socodsiinay inaan Shalay xirno duk aamada”.

Wakaaladda wararka Sweden ee TT ayaa sheegtay in tikniyoolajiyadda Kaseya ay ade egsan jirtay shirkadda iswiidhishka ah ee Visma Esscom, oo iyadu maamusha serverka iyo aaladaha shirkado badan oo reer Sweden ah.

Tareennada Gobolka iyo silsiladda farmashi yaha ayaa sidoo kale saameyn ku yeelatay.

"Waxay u saameeyeen heerar kala duwan,” Fa bian Mogren, oo ah madaxa shirkadda Visma Esscom ayaa u sheegay TT.

Wasiirka gaashaandhigga Peter Hultqvist ayaa telefishanka Sweden u sheegay in weerar ku ahaa "mid aad u khatar badan” wuxuuna mu ujiyey sida shirkadaha iyo hay’adaha dawliga ah ay u horumarin karaan diyaargarowgooda.

"Xaalad kale oo siyaasadeed, waxay noqon kartaa jilayaal dowladeed oo sidan noo soo weerara si loo xiro bulshada loona abuuro qalalaase,” ayuu yiri.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip