WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 11-KA ABRIILE 2016-KA

0
Monday April 11, 2016 - 07:55:45 in Wararka by
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 11-KA ABRIILE 2016-KA

    MADAXWEYNAHA: ''SI AAN HOREY UGU DHAQAAQNO WAA INAAN ISKU TANAASUL NAA, KANA SHAQEYNAA DHISMAHA SOOM AALIYA OO HORUMARSAN'' Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md.Xasan Sh.Maxamuud, ayaa shalay M/Muqdisho si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA: ''SI AAN HOREY UGU DHAQAAQNO WAA INAAN ISKU TANAASUL NAA, KANA SHAQEYNAA DHISMAHA SOOM AALIYA OO HORUMARSAN'' Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md.Xasan Sh.Maxamuud, ayaa shalay M/Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Gobol eedyada.

Madaxweynaha, khudbad uu madasha ka jeediyay ayaa sheegay in shirkan loo ga hadli doono ajendayaal ay ka mid yihi in dhaqangelinta nidaamka doorasho ee lagu heshiiyay, in laga munaa qishoodo ba rnaamijka siyaasadda dowladda ee amni ga qaranka, iyo barnaamijka dib u eegista dastuurka KMG ee qaranka.

"maanat waa maalin kale oo muhiim u ah qaranka Soomaaliyeed. Waddankeena waxaa uu ku tallaabsad ey horumar dhinacyo badan, taasina waxaan ku gaarney waa isku tanaasul iyo dulqaad aan muujinay. Wax aan rajeynayaa inaan meesha ka sii wadno dadaalkeena aan horay ugu dhaqaa jineyno dalka si aan u helno Soomaaliya cusub oo ku dhisan nabad, horumar iyo barwaaqo’’, ayuu yiri Madaxweyna ha.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke oo isna halkaasi ka hadley ayaa sheegay in barnaamijyada siyaasad eed ee socda ay muhiim tahay inay noqdaan kuwo daahfuran, loo wada dhan yahay, isla markaana leh sharciyad iyo kalsoonida shacabka. Md.Sharma’arke ayaa intaa raac iyay in dhammaan hawlahani la qabanayo ay lagama maarmaan tahay in Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyo.

R/Wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in la qorsheynayo in shirka dib u eegista dastuurka uu ka dhaco M/Garowe, bisha May ee nagu soo aaddan. Waxaa isna kul anka sharaxaad ku saabsan bar naamijka siyaas adda amniga qaranka ka jeediyay R/Wasaare KuXigeenka, Md.Maxamed Cumar Carte. Shirka waxaa iyana hadalo ka jeediyay, isla markaana muujiyey tageero ku aaddan geeddi socodka hannaan ka siyaasadda ee dalka, Madaxweyneya asha dowlad goboleedyada, Jubbaland (Axmed Maxamed Islaam), Galmudug (Cabdikariim Xuseen Guuleed), Koonfuur Galbeed (Shariif Xasan Sheekh Aadan), iyo iyo Puntland, (Cabdiweli Maxamed Gaas). DHAMMAAD

ROOB XOOG LEH OO KA DA’AY MAGAALADA BELEDWEYNE IYO DEEGAANADA KU DHOWDHOW

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay uu ka da’ay roob lagu diirsaday magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Roobka oo socday muddo ka badan 2 saacadood ayaan la sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay,iyadoo wadooyinka dhax mara bartamaha magaalada baledweyn buux dhaafiyey daadad ka dhashay roobabkii ka da’ay xalay magaalada.

Sidoo kale deegaanada ku dhow dhow magaalada Beledweyne ayaa laga soo sheegayaa in uu roobkan ku da’ay iyadoo dadka iyo duunyadaba ay ku diirsadeen.

Roobabku waxay ku soo beegmayaan xilli deegaano badan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ay ku dhufteen abaaro saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba. waxaana gudaha magaalada ka jiro biyo yari aad u baahsan waxaana kordhay qiimaha la kala siisto biyaha laga isticmaalo magaalada Beledweyne.

Shirka dib u heshiisiinta ee ka socda magaalada Beledweyne ayaa saaka waxa uu ku eedeeyay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif dowlada federalka inaysan wax ka qaban biyo la’aanta ka jirta gobolka Hiiraan.

Roobabka ka da’ay gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn ku yeelanayaan wabiga Shabelle iyadoo marka ay roobaba ka da’aan deegaanada ku yaal gobolka Hiiraan iyo qeybo ka mid ah dalka Itoobiya uu wabigu biyo keeno.

MUCAARADKA JABUUTI OO KU GACANSEY RAY NATIIJADA DOORASHADA MADAXTIN IMADA

Xubnaha Mucaaradka Jabuuti ayaa qa adacay natiijada doorashadii Madaxtinima da ee jimcihii dhacday, kaasoo uu ku guu leystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. 3dex ka mid ah Musharax iinta ku la tartamayay Madaxweyne Geelle doora shadii jimcihii ayaa sheegay inuu dhacay afgambi siyaasadeed, isla markaana nati ijada doorashada soo baxday aanay mar naba aqbaleyn.

Maxamed Muuse Cali Tuur Tuur ayaa sheegay in doorashadii dhacday lagu shu btay, waxaana uu xusay inay qaadaceen gebi ahaanba doorashadaas.

Sidoo kale Jaamac C/raxmaan Jaam ac ayaa sheegay in natiijadan aanay ma rna aqbali doonin, isagoo xusay in nida am kali talisnimo ay dhacday.

Cumar Cilmi Kheyre oo ahaa ninka ku soo xigay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaki geliyay natiijada cod bi xinta la soo bandhigay, waxaana uu xus ay in aanay wali dhicin in 86% uu qof ku guuleysto, taasna ay tahay mid ku shuba sho iska cad.

Saddexdan Musharax ayaa ku hanjab ay inay qaadi doonaan tallaabo, isla mar kaana ay sida ugu dhaqsiyaha badan soo saari doonaan war murtiyeed. Guddiga do orashada Jabuuti ayaa been iyay wararka sheegaya in lagu shubtay doorashada, waxaana G/Guddigan Cabdi Ismaaciil Xi rsi uu u sheegay idaacada VOA in doora shada ay u dhacday si waafaqsan sharc iga Jabuuti iyo kan caalamiga ee doora shooyinka.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay ko rmeerayaasha caalamiga ahaa ee indha indheynayay sida ay u dhacday doorash ada, waxaana qeyb ka ahaa Guddi ka socday Midowga Afrika. Madaxwe yne Ism aaciil Cumar Geelle ayaa markii afaraad dib loo soo doortay, waxaana uu xilka he yn doo naa mudada 5ta sano ee soo soc ota.

SAVE THE CHILDREN: MALAAYIIN CARRUUR AH OO MACLUUL AY SOO FOOD SAARTAY GEESKA AFRIKA

Sida ay sheegtay hayada carruurta ee Save the Children, carruur malaayiin ah oo ku dhaqan gob olka Geeska Afrika ay aa waxaa soo food saartay ama ay waja hayaan macaluul ba'an. Dalalka ay macaluushu haatan kajirto ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya iyo weliba Itoobiya.

Ugu yaraan 6 milyan oo caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha dalka Itoobiya ku waj ahayaan macaluul daran iyo gaajo kadib markii ay wadankaasi ku dhufatay abaartii ugu xumeyd ee soo marta mudo 50 sanadood ah.

Hay'adda aan dowliga ahayn ee badb aadada carruurta ee loo yaqaanno Save The Children ay aa war bixin qeylo dhaan ah oo ay dhawaan soo saartay ku sheegt ay inay sii kordheyso tirada caru urta Itoo biya ee aan heysanin biyo iyo raashin ku filan.

Abaarta daran ayey hay'addu sheegtay in ay si weyn u saameysay dalkaasi ku ya alla bariga Afr ika, waxaana carruurtu ay noqdeen kuwa ay saameynta ugu badan ku yeelatay abaartu. Ilaa 30 mil yan oo ru ux oo ku sugan deegaannada ay abaartu ku dhufatay ayaa waxay kala bar dadka asi ka mid ah u baahan yihiin gargaar ba ni'aadanimo oo deg deg ah, ka hor inta aysan macluusha u geeri yoonin.

Gobolka ayaan helin wax uu uga gaa shaanto saameynta abaarta maadaama tan iyo sanadkii 2014kii ilaa 3 jeer lagu guul dareystay abuurashada dalagyada beeraha. Dad fara badan oo xoola dhaqa to reer guuraa ah ayaa tan iyo bishii todo baad ee sanadkii lasoo dhaafay u guurgu uraya me elo kala duwan oo ay ka raadina yaan dhul daaqsin wanaagsan iyo biyo nadiif ah.

Qaar ka mid ah dadkaasi oo ay xo olihii uga dhammaadeen abaarta ayaa doon doonaya shaq ooyin kale oo ay qabt aan si ay noloshooda ugu maareeyaan.

Dalka Soomaaliya gaajo iyo oon iyo weliba macaluul ayaa waxaa lasoo sheeg ayaa inay dad ga araya tobaneeyo ay u geeriyoodeen kadib markii ay xoolihii ay dhaqan jireen ku dhinteen abaaraha haatan jira ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika oo dhan ka taagan. Gobolada abaarta da dku ugu dhint een waxaa ka mid ah Shab eelooyinka, Jubada Dhexe iyo Gedo iyo weliba gobolka Baay halkaas oo la shee gayo nafaqo darro iyo cuduro nafaqo dar ro lala xiriirshay in carruur badan ay ugu dhinteen.

DADKA REER GAALKACYO OO KU BAAQAY IN LA JOOJIYO SHAQADA MONITORING GROUP KA WADO SOMALIYA

Waxaa M/G/kacyo lagu qabtay kulan ka dhan ah Kooxda la socodka cunaqaba teenta hubka So maliya iyo Eritrea (Monit oring Group), oo Q/M uga turxaan bixisa arrimaha hubka iyo dhaq dhaqa aqyada siyaasadeed ee ka jira labadaasi dal.

Kulankan oo Sabtidii ka qabsoomay Hotelka Embassy, ayaa waxaa ka qaybga lay qaybaha bulsh ada ee ku dhaqan Mag aaladaasi, waxaana si kulul loogu camba areeyay shaqada ay Monitoring Group ka wado dalka.

Ka qaybgalayaasha kulankaasi waxay hay’adan ku eedeeyeen inay markasta warar been abuur ihi ka sameyso Madax da Dowladda, Siyaasiyiinta iyo shakhsiya ad kale, oo ganacsato ay ka mid yih iin.

Waxay si isu midda u sheegeen in laga ma maarmaan ay tahay in shaqada laga joojiyo Monitoring Group, maadaama ay ku eedeeyeen inay caqabad ku tahay hor umarka iyo nabadda dalka.

Xubno ka mid ah dadkii kulankaasi ka qaybgalay, ayaa waxay Madaxda Somali du ugu baaqeen in lagu baraarugo xagal daacinta Monitoring Group, ee danaha dalka iyo dadka Somaliyeed.

Kulankan wuxuu daba socdaa kulamo kale oo horay kaga dhacay Magaalooyin ka Baledweyne, Muqdisho iyo Baydhabo, islamarkaana looga soo horjeeday Moni toring Group. Hay’adan, ayaa sa nadihii la soo dhaafay soo saartay warbixino is buri naaya, islamarkaana aan lagu salayn xa qiiqda dhabta ah ee dalka ka jirta, iyadoo warbixinadaasi si wayn loogu dhaliilay Ma daxtooyada Somaliya, siyaasiyiin, ganacs ato iyo shakhsiyaad kale.

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Dhaqan ka Somaliyeed, ayaa marar kala duwan Warbaahinta ka sheegay Monitoring Gro up inay halis ku tahay jiritaanka dalka Soomaaliya.

SHACABKA JAAD OO SHALAY U DAREERAY DOORASHO..

Malaayiin ka mid ah shacabka Jaad ay aa shalay safaf ugu jira goobaha cod bixi nta si ay u door taan madaxweyne.

Madaxweynaha xilka haya, Idriss Deby, oo jagada u tartamaya markii 5aad, isla markaana xilka ha yay 25 sano, ayaa ka mid ah 14 musharrax oo u tartamaya mad axtinimada dalkaasi.

Ololaha doorashada oo dhammaaday oo maalin ka hor dhamaaday ayaa waxaa hareeyay diba dbaxyo iyo xarig loo geys tay hogaamiyayaal ka tirsan bulshada ra yidka ah, kuwaasi oo madaxwe yne Deby ugu baaqayay inuu ka haro tartanka.

Afar ka mid ah hogaamiyayaasha bul shada rayidka ah, ayaa xabsiga la dhigay kuwaasi oo kiisko oda la qaadi doono 14ka bishan April, waxaana loo haysto in ay waxyeeleeyeen kala dambeynta bulsh ada.

Musharraxiinta la tartameysa madax weyne Deby ayaa waxaa ugu cadcad Saa lax Kebzabo, oo jagadaasi u tartamaya markii 3aad. Wuxuu dhowr jeer xubin ka noqday golihii wasiiradda ee madax wey ne Deby sanadihii u dhexeeyay 1993 ilaa 2001.

KOOXDII WEERARYAY CAASIMADA BILJIMKA OO LA OGAADAY INAY WEERAR KALE LA DAMACSANAAYEEN CAASIMADA FARANSIISKA..

Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Biljimka ayaa sheegay in kooxdii bishii hore ee we erartay garoonka diyaaradaha iyo goobta tareenadda laga raaco ee caasimada Bilj imka ku yaala ay damacsanaayeen sidoo kale inay weeraraan caasimada dalka Far ansiiska.

Dacwad ooge dawlada ka tirsan ay aa u sheegay warbaahinta in shaqsiyaad ka ay hayaan u sheegeen in sidoo kale ay diyaariyeen qorshe lagu weerarayo mar kale xarunta dalka Faransiis ee Par is.Meelaha ay qorsheeyeen inay weerar aan meelaha iskugu yimaado iyo xarumo dawladeed.

Max’ed Abrini oo ka mid ah shaqsiya adka loo haysto weerarkii Brasalis ayaa u sheegay hay’adaha amaanka in markii hore qorshahoodu ahaa inay Faransiiska weeraraan laakiin weerarkooda u weeciye en dalka Biljimka markii ay ciidamada Bilji mku xireen Saalax C/Salaan oo ka mid ah kooxdii diyaarisay weerarkii magaalada Paris lagu qaaday bishii November sanad kii hore.

Weeraradii M/Barasalis ka dhacay dab ayaaqadii bishii hore waxaa ku naf waay ay Sodomeeyo ruux halka ay boqolaal kal ena ku dhaawacmeen.

AL-SHABAAB OO WEERARTAY SALDHIG AY LEEYIHIIN BOOLISKA KENYA

Dabley hubeysan oo la aaminsan ya hay inay ka tirsan yihiin Xarakadda AlShabab ayaa weerar ku qaaday xarun ay booliska Kenya ku leeyihiin magaalo ku taala koofurta M/Wajeer oo dhanka xad uuda Soomaaliya soo xigta.

Weerarkaan oo shalay subaxdii hore dhacay ayaa waxaa ku dhaawacmay 3 askari oo Kenyan ah waxaana la gubay saldhigii la weeraray oo ku yaala tuulo la yiraahdo Diif.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in kooxda weerarka qaatay oo tiro ahaan gaaraysay 100 ruux ayaa mag aalada jihooyin kala duwan ka galay wax aana la sheegay in inta badan askartii sal dhiga joogay oo 18 askari gaarayay ay baxsadeen.

Kooxdaan ayaa horey u sii qaatay ga ari ciidamadu lahaayeen iyo qori nooca hoobiyaha ah oo saldhiga yaalay. Warba ahinta dalka Kenya ayaa baahiyay in had da uu socdo hawlgal ay si wadajir ah u sa meynayaan ciidamada booliska iyo milit ryga Kenya oo ay ku baadi goobayaan ko oxdii weerarka qaaday.

Saraakiil Kenyan ah ayaa sheegay in ay u baxsadeen dhanka Soomaaliya.

AlShabab dhawr jeer ayay weeraro khas aara badan geystay ku qaadeen dalka Kenya.

DUFCADDII 8AAD EE ARDAYDA JAAMACA DDA HOPE UNIVERSITY OO SHALAY QALIN JEBISAY.

Xaflad balaaran oo lagu maamuusaay ay arday soo dhameysataay waxbarasha dda heerka jaamacadeed ah oo gaareyso 248 arday manta lagu qabtay xarunta jam acdda Hope ee magaaladda muqdisho.

Xafladaan oo ay ka Qeyb galeen, Xildhib aano ka tirsan dawladda Federaalka soo maaliya, Wasiiro, Agaasimayaal ka Tirsan XFS,Xubno ka tirsan Ururadda Bulshadda Rayidka ah, iyo Marti sharaf lagu casuu may iyo Qaar ka mid ah Ardaydda waxk abarata Jaamacadda Hope ee M/Muqdi sho.

Munaasabadaan ayaa sidoo kale wax aa ka qeeyb galay R/wasaarihii hore ee Dawladii KMG aheeyd Prof Cali Max amed geedi, Gudoomiyaha Akadeemaiy adda Dhaqanka iyo suugaanta iyo Sidoo kale qaar ka mid ah gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Ardaydda dhamesatay Culuunta kala duwan ee Waxbarashadda heerka sare ah, ayaa waxay ka qalin jibiyeen Jaamac adda Hope University, waxayna haayeen Dufcaddii 8aad ee shahaadadda Mater Digree iyo Dufcaddii 9aad ee Shaadadda Bachelarska ee Digree, waxaana ay ka koobnaayeen araday Gaareysa 248 arday muddo afar sanno ah manta oo ay tahay 10 Abriil 2016ka.

Ugu horeyntii waxaa munasabadaasi ka hadlay gudoomiyaha jaamacadda Ho pe Prof Najiib Cabdikariim oo ka hadlay uj eedadda Munasabadasi isagoo ka shee keeyay heerka waxbarasho ee jaamacad da iyo maraxiiladii ay soo bartay in arday da manta u fadhidda qalin jibinta waxaa na uu oo soo dhaweeyay martisharafta ka soo qeeyb gashay, isagoo sidoo kaleka hadlay xagga waxbarashadda ee jaama cadda iyo doorka ay kaga jirto horumarin ta dhanka waxbarashadda ee bulshadda soomaliyeed.

Sido kale waxaa iyagana munasaba daasi ka hadlay qaar ka mid ah ardaydii ka qalin jibisay jaamacadda, kuwaasi oo kala ahaa Muxudiin maxamed jurus, Cum ar mayoow mahad iyo C/Qaadir dhoore, kuwaasi oo sheegay in ay aad ugu farax san yihiin Guulaha ay ka gaareen Heerka waxbarashaadda Sare eejamaacadda iyagoo xusay in ay sii wadi doonaan waxb arashadoodda inta ka dhiman.

Munaasabadaasi ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay R/Wasaarihii Hore ee Xuk uumadii KMG aheeyd Prof Cali maxamed geedi isagoo isagoo marka hore Hambal yo iyo Bogaaadin u jeediayay Maamulka iyo ardaydda jaamacadda University Ho pe waxaana uu ku amaanay doorka wa xbarasho ee jamacadaasi isagoo ku boori yayaa in ay dadaalkoodda sii labalaaba an,

Prof geedi ayaa sidoo kale waxaa uu si qoto dheer uga hadlay taariikhdda wax barashomee dalka soomalaiya, isagoo xusay in inta haatan qoran mooyee inta dhiman la sii qoro si ay waxtar ugu noqo to Jiilka soomalaiyeed ee soo koraaya.

Prof cali maxamed geedi ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay in munaasabadaan ay tahay tii ugu horeeysay ee uu ka qe eyb gaalo, isagoo sheegay in ay soo saar tay dhalinyarro ku hubeysan dhanka aqo onta balse aysan ku hubeysneynin qoriga dilaayga ah, waxaana uu ugu baaqay da wladda federaalka soomaliya in ay dhalin yaradaan aqoonta leh u abuurto shaqo si ay dalka iyo dadka wax ugu taraan., waxa ana uu amaan iyo bogaadin u jeediyay maamulka jaamacadda iyo waalidiinta Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay suu rageliyeen in ay soo saarto dhalinyaro leh aqoon iyo hufnaan oo intaan la eg kuwa asi oo uu xusay inay yihiin mustaqbalkii dalka iyo dadka soomaliyeed.

Profasoorku waxaa uu sheegay in dal kasta oo ka mid ah aduunku uu ku horm aray waxbarashadda, sidaasi darted wax aa loo baahann yahay in la derdergeliyo lana laba laabo xagga waxbarashadda si loo hormariyo aqoonta guud ee heerka jaamacadeed ah.

DIB U DHAC KU YIMID FURMASHADA KALFA DHIGII UGU DAMBEEYAY EE BAARLAMAAN KA SOMALIYA

Waxaa dib u dhac uu ku yimid furmash ada Kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarla maanka Somaliya oo shalay lagu madal sanaa inuu si rasmi ah kaga furmo M/Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaan ka Somaliya ayaa ku sii xaadiray xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdi sho, halkaasi oo qorshaha uu ahaa in Madaxweynaha Somaliya uu furo Kalfa dhiga.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somal iya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo ta gay xarunta Golaha shacabka wuxuu ku wargeliyay Xildhibaanada in Kalfadhiga shalay uusan furmeyn. G/Jawaari ayaa Xildhibaanada u sheegay in Madaxweyna ha Somaliya Xasan Sh.Maxamuud oo si da Dastuurka uu qabo furi lahaa Kalfa dhigii 8aad ee Baarlamaanka Somaliya uu mashquulsan yahay.

Md.Jawaari wuxuu ku soo koobay had alka Madaxweynaha inuu ku mashquuls an yahay arimo qaran, sidaasi awgeedna maalinta berito ah la furi doono Kalfa dhiga Baarlamaanka. Madaxweynaha So maliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada wuxuu ka furay Shirka u dhaxeeya Madaxda Somalida iyo Madax da maamul Goboledyada dalka ka jira.

MARYAN QAASIM: "WAA INAAD KU DAYATA AN JAALIYADAHA SOOMAALIDA YURUB IYO AMEERIKA OO DALKA KA WADA HORUMAR”

Guddoomiyaha gudiga dastuuurka ee Baarlmaanka Soomaaliya Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ku sugan dalka Thailand ayaa waxaa kulan soo dhawe eyn ah u sameyay Jaalidda Soomaaliye ed ee ku sugan dalkaasi, iyadoo uga war bixisay xaaladda uu dalka marayo.

Qaar ka mid ah Jaalidda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Thailand ayaa Xildhibaa nada uga warbaxiyay sida ay isugu xirany ahiin Jaaliyadda, isla markaana sheegay in ay diyaar u yahiin ka qeyb qaadasha dib u dhiska iyo horumarka dalka.

G/G/Dastuurka ee G/shacabka Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo kulanka hadal kooban ka jeedisay ayaa ku boorisay qur ba joogta in ay dalka yimaadaan, ayna ka qeyb qaataan dib u dhiska iyo horumarka dalka

Xildhibaan Maryan Cariif ayaa tilm aamtay in dalka xilligan meel wanaaags an marayo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku kala sugan Wadamada Yurub iyo Ame erika, in ay ku kala hormaraan dhismaha dalka, isagoo intaa ku dartay in dalka hor markiisa qeybta ugu wayn ay door shariif ah ka qaateen qurba joogta Soomaaliye ed oo meherado ganacsi ka hirgeliyay caasimadda iyo meelo kale oo ka baxsan Muqdisho.

Dhinaca kale kulanka soo dhaweynta ah ee loo sameeyay Xidlhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa imaanayo xilli ay ho wlo shaqo ku mareyso qaar ka mid ah dalalka Asia iyo Yurub, iyadoo horay kula mo sidaan oo kale la yeelatay jaaliyadaha Soomaalida dalalkii ay booqatay.

100 RUUX OO KU GEERIYOOTAY DALKA INDIA

Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhi matay halka in ka badan 200 oo kalena ay ku dhaawacmeen dab xoogan oo sha lay subaxdii ka kacay goob lagu cibaade ysto oo ku taalla dalka India.

Dabkaan ayaa mar qura hareeyay ma cbadkaasi oo ku yaalla magaalo xeebeed ka Paravur ee gobolka Kerala, kadib mar kii xaruntaas ku dhacday dhimbil dab ah oo kasoo duushay bulaleyrka loo isticma alayay dabaaldaga fantasyaha Diimeed ee halkaasi ka socday.

Qarax xooggan oo ka dhashay dabka ayaa aroornimadii hore ee shalay abba are 3di Subaxnimo laga maqlay goobta macbadka ah oo ay ku sugnaayeen kum anaan ruux.

Dabka ayaa lagu soo waramay in uu si dhaqso ah ugu fiday dhismaha iyo agag aarkiisaba, iyadoo ay dad fara bandanna ku xayirmeen gudaha xaruntaasi. Maalmi hii lasoo dhaafayba waxaa India ka socd ay fantasyo loogu dabaaldagayay ciidaha dadka heysta diinta Hinduga, hase ahaa tee qaar ka mid ah dabaaldegyadaasi ay aa lagu qabtaa meelo aan fasax looga heysanin masuuliyiinta amaanka.

Mid ka mid ah saraakiisha maamulka gobolka Kerala oo la hadlay wakaaladda wararka ee Associated Press (AP) ayaa sheegay in dadka dhintay ay kor u dhaafa yaan 90 qof.

Shibu Baby John oo ah Wasiirka shaq aalaha ee maamulka gobolka ay musiiba daan ka dhacday ayaa sheegay in baarita an lagu sameyn doono isla markaana mag dhow la siin doono dadka ay same ysay dhibaatada dhacday.

JAAMACADDA BANAADIR IYO INTERNATIONAL UNIVERSITY OF AFRICA OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS ISKAASHI

Jaamacadda Banaadir ee dalka Somalyia iyo Jaamacada International Un iversity of Afrika oo xarunteedu tahay wa danka Sudan ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan dhinaca waxbar ashada ka dib munaasabad lagu qabtay M/ Muqdisho. Sida uu qorayo heshiiskan ardayda heysata shahaadada Bachelorka ee kuliyada Qaanuunka & shareecada ee Jaamacadda Banaadir iyo Jaamacada ha kale ee dalka ayaa hadda ka dib heli doona illaa sideed taqasus oo isugu jira waxbarashada heerka labaad (Master) iyo waxbarashada heerka 3aad (Phd), iya doo lala kaashanayo Jaamacadda Intern ational University of Africa.

Waxaa heshiiskan si rasmi ah qalinka ugu duugay mas’uuliyiin ka tirsan labada Jaamacadood oo kala ahaa Dr. Ba’aziiz Ali Bin Ali Elfaky oo ah hormuudka kuliy ada shareecada iyo Qaanuunka ee Jaam acada International University of Africa & Dr.C/raxmaan Xasan Cumar oo ah gudo omiye kuxigeenka dhinaca maamulka ee Jaamacada Banaadir ahna hormuudka kuliyadda shareecada iyo qaanuunka, iya doo hadal labadan masuul ay ka jeediye en kulanka ay ku dheeraadeen faa’iidada ay taqasusyadan cusub leeyihiin iyo ded aalka badan ee lagu bixiyey sidii dalka loo ga hirgelin lahaa.

G/guddiga adeega bulshada ee baar lamanka Somalia Prof. Cismaan Max’uud Dufle oo khudbad ka jeediyey munaasaba daas ayaa sheegay in taqasusyadan cus ub ardayda Soomaaliyeed ay u aadi jire en safaro dibeda ah, qarash iyo waqti ba dana uu kaga bixi jiray, balse ay ku farax san yihiin hadda iyo wixii ka dambeeya in ay ka heli karaan dalkooda.

"Waxaan aad ugu faraxsanahay he shiiskan iskaashi ee ay kala saxiixdeen Jaamacadaha Banaadir iyo International University of Africa oo muhimad gaar ah u leh ardayda dhameystay kuliyadda qaanu unka iyo Shareecada ee jaamacada Bana adir iyo jaamacadaha kale ee dalka ka ji ra, waxayna ka heli karaan illaa sideed ta qasus oo aan dalka horey uga jirin, wax aana u mahad celinaynaa masuuliyiinta la bada Jaamacadood ee ka shaqeeyey” ay uu yiri Prof. Dufle oo wafdiga ka socday Jaamacadda International University of Africa soo gaarsiiyey salaan uu uga siday gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Max amed Cismaan Jawaari.

Dr.Omar Ahmed Saed oo ah Hormu udka qeybta waxbarashada sare ee Jaa macadda International University of Africa oo isna munaasaban hadalo ka jeediyey ayaa ka mahad celiyey sida isaga wafdigiisa loogu soo dhoweeyey dalka, wuxuuna xusay inuu soo dhoweynayo heshiiska labada Jaamacadood kala saxiixdeen.

Heshiiskan ujeedadiisu maahan dano dhaqaale iyo dano kale midna, waxaan rabnaa inaan si walaalnimo iyo lab furnaan ah u taageerno shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan aqoonyanada doonaya iney sare u qaadaan culuunta la xiriirta qaanuunka iyo shareecada” ayuu yiri Dr. Omar Ahmed Saed.

Gudoomiyaha Jaamacada Banaadir Dr. C/risaaq Axmed Dalmar oo isna munaasabadan khudbad ka jeediyey ayaa sheegay in dedaal iyo juhdi badan ka dib ay jaamacadu ku guuleysatay iney soo kordhiso qeybta taqasuska ee kuliyada Qaanuunka iyo shareecada, iyadoo la kaashaneysa International University of Africa ee dalka Sudan.

"Wax walba oo la qabanayo waxay u baahan yihiin sharci iyo nidaam in lagu sameeyo, heerka ay marayaan garsoorka iyo cadaalada dalkeenu waan la soconaa, taqasusyadan cusub ee lagu soo kordhiyey kuliyada shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacada Banaadir waxaan rajeynaynaa iney horseedaan iney soo baxaan kaadiriin soo celiya garsoorkii saxda ahaa ee dalka ka jiray” ayuu yiri Dr. Dalmar oo u mahad celiyey maamulka Jaamacadda International University of Africa, wuxuuna ugu baaqay ardayda Soomaaliyeed iney ka faaiideystaan fursadan qaaliga ah.

Intii munaasabadan ay socotay ayaa waxaa sidoo kale hadalo ka jeediyey Dr. Mohamed Xaaji oo ah xiriiriyaha barnaamijka waxbarashada sare ee labada Jaamacadood, Dr. Maxamed Xuseen Liibaan oo ah madaxa cilmi baarista ee dallada Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed iyo xubno kale oo ka waramay nuxurka heshiiska labada Jaamacadood iyo baahida loo qabo in laga faaiideysto. Ugu dambeyn maamulka Jaamacadda Banaadir ayaa munaasabadaas ku gudoonsiiyey wafdiga ka socday International University of Africa ee dalka Sudan hadiyado ka koobnaa agabyada hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed taasoo ay si weyn ugu farxeen, waxayna munaasabadaas ku soo dhamaatay jawi farxad leh.

MADAXWEYNAHA KENYA: FARANSIISKU WAXAA UU NAGA CAAWIN DOONAA DAGAALKA ALSHABAAB.

Madaxweynaha qaranka Kenya uhuru Kenyatta oo ka soo laabtay booqasho qaadatay saddex maalin oo uu ku tagay qaarada yurub gaar ahaan dalalka faransiiska iyo jarmalka ayaa dib ugu soo noqday dalka Kenya.

Uhuro Kenyatta ayaa maanta ka warbixiyey waxa uga soo qabsoomay safarkiisa isagoo sheegay in faransiiska ay la gaareen hishiis bku aadan in ay ka gacan siin doonaan dagaalka ay kula jiraan Alshabaabka soomaaliya.

Uhuru ayaa faransiiska ka dalbaday taageero dheeri ah oo laga siiyo dagaalka ay kula jiraan Alshabaab xili uu qudbad ka jeediyey kulan ka dhacay Magaalada Paris.

Uhuru ayaa sheegay in argagaxisada aysan ku ekeen gobol oo kaliyah hasa ahaatee ay dhamaan dhibaato ku yihiin caalamka.

Booqashada mdaxweyne Kenyatta uu ku tagay faransiiska ayaa waxaa uu kaloo uu madaxweynaha sheegay in ay faransiiska iyo Kenya ay soo kala saxiixdeen dhinacyada amaanka, dalxiiska iyo maalgalin uu faransiiska ku sameysto dalka Kenya.

NAAG IYO NASIIB RAGGA WAA EY KA FARXIYAAN

 {SheekoTaxane ah}

Q/69aad

Raxmo abbaayo macaanto waxaa I deeqay suuradaada aad ka u quruxda badan,waxaad dhex hu ruddaa beerta raa xada ee qalbigeyga , qalanjo raxmo gacaliso waxaan farya ra da kuu gelin doonaa kaatunkii jaceylka ogoowse adduunya du inay tahay jid dheer oo meel uu ku dhammaado aan an laheyn.

Midda kale Raxmo abbaayo macaanto jaceylku wuxuu la mid yahay sida hawada macaan ee hab eenka xilligiisa da mbe ee saamuleylka loo yaqaano soo dhacda balshar kuna uu ku raaxeysto, kuna seexdo ubaxyaduna waxaay u muuq daan kuwa qurux badan samandana waxaa ku xar dhan xidd igo aad u bilicsan oo indhaha insaanka aad u soo jiita mar marka qaarkoodna waxaan niyadda iska iraah daa firaash ey ku seexato gabadha Raxmo ah iyo shaalk Xariirta ah oo ey huwato ayaa kaa Nasiib badan ee allow yaa kaa dhigo iy aga, marmarka qaarkoodna waxaan is we ydiiyaa salaama ha salaanta ugu farxadda badan ee aan kugu salaami lahaa qalanj adaan jeclaayeey iyo qoraalka ugu habboon ee aan ku ugu qaabili lahaa inta aan iga maq an tahayna waxaan isku maaweeliyaa daawashada uba xyada quruxda badan ee ilqa badka leh ee ka baxa ruun kaeenna dhexdiisa si aan waqt iga qaaliga ah aan ugu ga absado waxaanase jeclaan lahaa wixii aan dhambaal kuugu soo qori lahaa in aan afka kaa iraahdo

Raxmo Abbaayo Macaan Jaceylka aan kuu qabo Awg iis waxaad ka dhex muuqataa qalbigeyga iyo indhaheyga baxad soorahooda, waxaana jira xikmad soomaaliyeed oo dhaheyso {shaqsiga cad ownimo abuura miraha qasaaraha ayuu goos taa} ee ha abuurin miraha cadowtinnimada si aadan u gu gur an miraha qasaaraha .

Midda kale Gacaliso Raxmo abbaayo macaan ilaaheey ha inaga dhigo kuwo xusuusta qalbiga Is ku haaya { insha alla ah} oo aan is iloobin balse isu soo hilooba, hana igu no qon sida xikmadii soomaaliyeed ee oraneysay {Dumarku wey Ilo owsho dhaw yihiin }.

Haddana xabiibi Geeraarkaan aadka u macaan igula Raaxeeyso qalbigaada iyo dhegahaaguba xusuustooda ku keydi Gacaliso Macaanto waana kan Geeraarkii:

GEERAAR:

Ø Dahab la moodyeey, da’ yar in aad tahay dadkaan u

Ø sheegaa

Ø Dhaliil looma baahnee dheemman luul in aad tahay dha btii waan ogsoonahay

Ø Damqashada jirkeeygana mabadeyn karaayoo tii naf deydi deeqdaay haddaad dugeyga joogine,

Ø Waxaan daliishadaa tii aan dugsanayeey in aad daacad ii tahay daqiiqadaha sekenkastana uu ku dego dareenkeey

Ø Waxaad tahay gacaladeey mida gabdhaha

Ø gayaankeed guur laga damaaciyo gogol lala wadaagoo guri loo yagleelaa kow waxaad ka tahay raga teey u guux een anna aan gardaadsaday cishigeyna gaamuray ayaan ha guuleyso leeyahay

Ø Caaqiada jaceylkana waxa ay ku garameen hadii gay aan la soo xulan oo guur laga damaacshaa gacalooy in aad tahay garta tey ku qaateen anna aan guulle ka bar iyoon guur inaan wadaagnaa guryo samo ku waarnaa Ogoo beey gacaliso ruux haddaan gacloonayo oonba garab ku siin la

Ø haa guushiisa guurkaa adigaan guddonsday inaan garab ku siiyee ha guuleysto caanshaqa

Ø Macaankii nafteeydaay muuqaalkaaga wacabaa maqs uud iga dhigaayoo macaaneey ha murugoon kuuma quuro meel xune mininkeena waa mide alla mahadi wee yaan in guur laga mqsuud yahay mininkeen la keena aad adigan marwadiisa noqotoo anna aan muhuraanka aabaha midigtaada taagnaa mowle iga yeelaa .

Ø Qalbi kasta waxaa ugu qaalisan inuu ku qancaa qofkii uu jeclaad,kama go’do xusuustiis qaaliga ku ahedee, qiim etnta xiisaha xilliyadii la soo maray baa qalbigya dooda ku xardhanoo kama go’o xiskoodoo xarigii xun waa go’i kii xalaala wuu hari xiisihii wanaagsan xaakin wuu ba guuleyn xaask qoys abuurmayna guushiisu waa gogol iyo duco gu weyne ku gardaadshay gurigaa ubadna waa alle xagii ducan ma duugowdo

Ø Saaxibeey I maqaloo aan kula dardaarmee saacadah aan laga bilaabo in aad sadrigeyga ku weyn tahay sadk eygii jaceylka ayaad tahay ogoowna owrkiida bar la; aan baxana in dugaagu cuno walaaleey , dheemantaan jecla ayey aadanaha dhammaantis adigaan kaa ishaartay aqdar indhah u roon iyo aleel la daawadaad tahay

Ø Asraar kuuma quuroo ceen ubax leh baad tahay,

Ø Abxadkii qalbigeeygaay amart kuuma quuroo amiiradii nafteeydaay ayaad thay

Ø Adigaan ku sugayaa aflaxaad iyo waxaan doonayaa aqal iyo aroos iyo aayo wacan alle ha ina siiyee

Raxmooy walaaleey saacado badan markii ruwaay adala daawaday dabadeed waxaa soo dhammaaday Riwaayadii habeenkaa la daawanaayey Bushra iyo C/qa adir waxaa ey iskala soo baxeen gudihii tiyaatarka wax ayna iskula soo daadageen sallaankiiuu lahaa tiyaatartka , daqiiqado ka dibna waxay soo hor joogsadeen shine mo macallin jaamac, kaftan yar ka dib waxaa loo dhaqaaqay degma da shingaani si gabadha bushra ah loo geeyo xa afadee da, saacado markii ay waaddada lagu sii jiray ka dib Bushra waxaa la geeyey xaafadeediika dibna inta la is soo macalsalaameeyey ayaa goobtii lagu soo kala teg ay.

Raxmo iyo C/qaadir waxaay soo abbaareen goobtii gaariga howlwadaag laga soo raacayey waxaayna ka soo raaceen gaari markii ay daqiiqado saarnaayeen ga arigii ka dib ayay gaarigii kaga dageen isgoyska xaaf adda h/wadaag wax yar ka dibna gurigii raxmo ayaa wa da fariistay qolkii fadhiga daqiiqado ka dibna gabadhii Raxma aheyd waxaa ay talaajad ama firintjeer ay ka soo bixisay falaas ay ku jiraan sharaab qaboow ah aad na u macaan iyo dhadhanba leh labo galas kolkii cabbit aankii la cabbay oo kaftan dheer la galay ka dib has aawe goos goos ahna la isku tebiyey raxmo waxaay soo dhaweysay lamaanaheedii C/qaadir ahaa waxaayna ga ar bus ah ka saartay isgoywski h/wadaag iyagoo isku haat inaya lammaanayaashaas is jeclaa ee C/qaadir iyo Raxmo ayuu gaarigii dhaqaaqay C/qaadir markuu in cab baar ah saarnaa gaariga ayuu gaarigu ugu degay me eshii taagedka u aheyd wuxuuna cagta saaray {halo osigii} gurigiisa geynayey daqiiqado ka dibna …..

W/Qoray C/Qaadir Cabdulle Nuur {QalbbiDahab}

Tel: 0618455506

NATIONLINK TELCOME



OGEYSIIS

 

QIIMO DHIMIS BALAARAN

BISHAARO , BISHAARO, BISHAARO

Shirkada isgaarsiinta Casriga caalamiga ah ee NATIONLINK waxay maca amiisheeda sharafta leh u sa meysay Qiimo Dhimis Dal & dibad ah Muddo 2 bilood ah oo ka bilaabaneynsa 18 / 03/2016 waana adeega ku shuba shada ah ( prepaid ka)

A.Wicitaanada Gudaha Dalka oo dhan ku shubo $1 kuna hadal 140 daqiiqo Habeen iyo Maalin

 

B.Wicitaanada Dibada : ku shubo $1 oo ku hadal

10 daqiiqo wadamada

  • USA.
  • CANADA
  • CHINA.
  • INDIA.
  • AUSTRALIA.
  • BANGLADESH.
  • MALAYSIA.
  • PAKISTAN.
  • SOUTH AFRICA
  • SWEDEN

 

NATIONLINK ISKUXIRAHA DADWEYNAHA

FAAHFAAHIN DHEERI AH, FADLAN WAC 100/222/333

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip